Skrifer a Russi a welir avel onan a'n gwella awtours y'n istori yw an yurl Lev Nikolayevich Tolstoy (Russek: Лев Николаевич Толстой, tr.
Leo Tolstoy (Sebtembar 9, 1828 - Noofambar 20, 1910) wuxuu ahaa qoraa Ruush ah. Waxaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay qorayaasha ugu waaweyn taariikhda.


Lev Nikoláyevich Tolstóy; 9 mis Gwynngala [28 mis Est y'n hen gis] 1828 – 20 mis Du [7 mis Du y'n hen gis] 1910), menowgh aswonys avel Leo Tolstoy.
Buugaagtiisa ugu caansan waa "Dagaalka iyo Nabadda" iyo "Anna Karenina", oo ah labada buug ee ugu waaweyn ee abid la qoro.

Ev a recevas lies nominacyon rag an Pewas Nobel rag Lien pub bledhen a 1902 dhe 1906 ha nominacyons rag an Pewas Nobel a Gres yn 1901, 1902 ha 1910, ha hwath gorthargyadow yn kelghyow Nobel yw na waynyas bythkweth.
Waxa kale oo uu qoray novellas, sheekooyin, qirasho, iyo qoraallo saamayn ku yeeshay Mahatma Gandhi iyo Vladimir Lenin. Sanadihii dambe, waxa uu noqday falaag kirishtaan ah ka dib markii uu burburay. Muddadaas waxa uu qoray qoraallo falsafadeed oo saamayn ku leh hoggaamiyeyaashii siyaasadda qarnigii 20-aad.[1][2][3][4]