# fi/10.xml.gz
# so/10.xml.gz


# fi/13.xml.gz
# so/13.xml.gz


(src)="1"> Kaikki InfoFinlandin verkkosivuilla julkaistut tekstit kaikilla kielillä ovat vapaasti käytettävissä Creative Commons Nimeä 4.0 -lisenssin mukaisesti .
(trg)="1"> Dhammaan qoraallada ka kooban luqadaha kala duwan ee lagu soo daabacay bogga internetka ee InfoFinland , si xorriyad ah ayaa loo isticmaali karaa iyagoo wata , laguna salynaayo rukhsadda ama ogolaanshaha magaca ah Creative Commons 4.0

(src)="2"> Voit vapaasti :
(trg)="2"> Waxaad si xorriyad ah u awooddaa :

(src)="3"> Jakaa — kopioida aineistoa ja levittää sitä edelleen missä tahansa välineessä ja muodossa
(trg)="3"> Inaad qeybiso — koobi aad ku sameyso qoraalka aad dooneyso , islamarkaana aad sii faafiso , adigoo adeegsanaaya qalabkaa doonto iyo qaabkaad dooneysaba .

(src)="4"> Muunnella — remiksata ja muokata aineistoa sekä luoda sen pohjalta uusia aineistoja missä tahansa tarkoituksessa , myös kaupallisesti .
(trg)="4"> Wax ka bedelid — waad isku dhex qasi kartaa waxna ka bedeli kartaa , sidoo kale adigoo adeegsanaaya asalka qoraalka ayaad mid cusub ka sameyn kartaa , ujeedo kasta oo aad ka leedahayba , xitaa mid ganacsi ha ahaatee .

(src)="5"> Seuraavilla ehdoilla :
(trg)="5"> Shuruudaha soo socda waa in lagaa helaa :

(src)="6"> Nimeä ( BY ) — Sinun on mainittava lähde InfoFinland.fi.
(trg)="6"> Magaacbid cidda iska leh howshan Magaca ( BY ) — Waa in aad xustaa xigashada qoraalka ee bogga InfoFinland.fi.

(src)="7"> Linkitä InfoFinland.fi-sivustolle ja mainitse lisenssi CC BY 4.0 .
(trg)="7"> Waa inaad qoraalkaaga ku xirtaa bogga InfoFinland.fi , islamarkaana aad xustaa rukhsadda aama leeysinka nooceedu yahay CC BY 4.0 .

(src)="8"> Merkitse , jos olet tehnyt aineistoon muutoksia .
(trg)="8"> Waa inaad sheegtaa ama tusmaysaa haddii aad qoraalka wax ka bedeshay .

(src)="10"> Ei muita rajoituksia
(src)="11"> — Et voi asettaa sellaisia oikeudellisia ehtoja tai teknisiä estoja , jotka estävät oikeudellisesti muita tekemästä mitään sellaista , minkä lisenssi sallii .
(trg)="9"> Wax kale oo xadidaad ah ma jiraan — Xaq uma lihid inaad dejiso ama sameyso shuruudo xuquuqeed ama farsamooyin kale oo ka horistaagaya dadka kale in ai ay si xaq ah u sameystaan waxyaabaha rukhsadda ama ogolaanshaha arinkaan uu u saamaxayo in ay sameeyaan .

(src)="13"> Nimeä 4.0 Kansainvälinensuomi _ ruotsi _ englanti _ venäjä _ ranska _ espanja _ turkki _ kiina _ persia _ arabia _ saksa _ portugali _ puola _ norja
(trg)="11"> Magaca rukhsada ama ogolaanshaha 4.0 Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Faraansiis _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi _ Jarmal _ Burtuqiis _ Boolish _ Norwey

(src)="15"> _ latvia _ liettua _ tanska
(trg)="13"> _ Latfian
(trg)="14"> _ Lituwanian

(src)="16"> _ islanti
(trg)="15"> _ Danish

(src)="17"> _ kreikka
(trg)="16"> _ Ayslandik

(src)="18"> _ tsekki
(trg)="17"> _ Griig
(trg)="18" conf="0"> _

(src)="26"> Kaikki InfoFinlandin verkkosivuilla julkaistut tekstit kaikilla kielillä ovat vapaasti käytettävissä Creative Commons Nimeä 4.0 -lisenssin mukaisesti .
(trg)="24"> Dhammaan qoraallada ka kooban luqadaha kala duwan ee lagu soo daabacay bogga internetka ee InfoFinland , si xorriyad ah ayaa loo isticmaali karaa iyagoo wata , laguna salynaayo rukhsadda ama ogolaanshaha magaca ah Creative Commons 4.0

(src)="27"> Voit vapaasti :
(trg)="25"> Waxaad si xorriyad ah u awooddaa :

(src)="28"> Jakaa — kopioida aineistoa ja levittää sitä edelleen missä tahansa välineessä ja muodossa
(trg)="26"> Inaad qeybiso — koobi aad ku sameyso qoraalka aad dooneyso , islamarkaana aad sii faafiso , adigoo adeegsanaaya qalabkaa doonto iyo qaabkaad dooneysaba .

(src)="29"> Muunnella — remiksata ja muokata aineistoa sekä luoda sen pohjalta uusia aineistoja missä tahansa tarkoituksessa , myös kaupallisesti .
(trg)="27"> Wax ka bedelid — waad isku dhex qasi kartaa waxna ka bedeli kartaa , sidoo kale adigoo adeegsanaaya asalka qoraalka ayaad mid cusub ka sameyn kartaa , ujeedo kasta oo aad ka leedahayba , xitaa mid ganacsi ha ahaatee .

(src)="30"> Seuraavilla ehdoilla :
(trg)="28"> Shuruudaha soo socda waa in lagaa helaa :

(src)="31"> Nimeä ( BY ) — Sinun on mainittava lähde InfoFinland.fi.
(trg)="29"> Magaacbid cidda iska leh howshan Magaca ( BY ) — Waa in aad xustaa xigashada qoraalka ee bogga InfoFinland.fi.

(src)="32"> Linkitä InfoFinland.fi-sivustolle ja mainitse lisenssi CC BY 4.0 .
(trg)="30"> Waa inaad qoraalkaaga ku xirtaa bogga InfoFinland.fi , islamarkaana aad xustaa rukhsadda aama leeysinka nooceedu yahay CC BY 4.0 .

(src)="33"> Merkitse , jos olet tehnyt aineistoon muutoksia .
(trg)="31"> Waa inaad sheegtaa ama tusmaysaa haddii aad qoraalka wax ka bedeshay .

(src)="35"> Ei muita rajoituksia
(src)="36"> — Et voi asettaa sellaisia oikeudellisia ehtoja tai teknisiä estoja , jotka estävät oikeudellisesti muita tekemästä mitään sellaista , minkä lisenssi sallii .
(trg)="32"> Wax kale oo xadidaad ah ma jiraan — Xaq uma lihid inaad dejiso ama sameyso shuruudo xuquuqeed ama farsamooyin kale oo ka horistaagaya dadka kale in ai ay si xaq ah u sameystaan waxyaabaha rukhsadda ama ogolaanshaha arinkaan uu u saamaxayo in ay sameeyaan .

(src)="38"> Nimeä 4.0 Kansainvälinensuomi _ ruotsi _ englanti _ venäjä _ ranska _ espanja _ turkki _ kiina _ persia _ arabia _ saksa _ portugali _ puola _ norja
(trg)="34"> Magaca rukhsada ama ogolaanshaha 4.0 Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Faraansiis _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi _ Jarmal _ Burtuqiis _ Boolish _ Norwey

(src)="40"> _ latvia _ liettua _ tanska
(trg)="36"> _ Latfian
(trg)="37"> _ Lituwanian

(src)="41"> _ islanti
(trg)="38"> _ Danish

(src)="42"> _ kreikka
(trg)="39"> _ Ayslandik

(src)="43"> _ tsekki
(trg)="40"> _ Griig
(trg)="41" conf="0"> _

(src)="51"> InfoFinland tekstien käyttö muualla
(trg)="47"> Meel kale ku isticmaalidda qoraallada InfoFinland

(src)="52"> InfoFinland.fi-verkkopalvelun tekstit ovat käytössä seuraavissa palveluissa :
(trg)="48"> Qoraallada adeegga shabakadda InfoFinland.fi waxaa lagu isticmaala adeegyada soo socda :

(src)="54"> Tervetuloa Suomeen -opas ( pdf , 3,40 MB ) suomi _ ruotsi _ englanti _ venäjä _ viro _ ranska _ somali _ espanja _ turkki _ kiina _ persia _ arabia
(trg)="50"> Buugga
(trg)="51"> Ku soo dhowow Finland ( pdf , 3,40 MB ) Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Estoniyan _ Faraansiis _ Soomaali _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi

(src)="55"> Kaikki InfoFinlandin verkkosivuilla julkaistut tekstit kaikilla kielillä ovat vapaasti käytettävissä Creative Commons Nimeä 4.0 -lisenssin mukaisesti .
(trg)="52"> Dhammaan qoraallada ka kooban luqadaha kala duwan ee lagu soo daabacay bogga internetka ee InfoFinland , si xorriyad ah ayaa loo isticmaali karaa iyagoo wata , laguna salynaayo rukhsadda ama ogolaanshaha magaca ah Creative Commons 4.0

(src)="56"> Voit vapaasti :
(trg)="53"> Waxaad si xorriyad ah u awooddaa :

(src)="57"> Jakaa — kopioida aineistoa ja levittää sitä edelleen missä tahansa välineessä ja muodossa
(trg)="54"> Inaad qeybiso — koobi aad ku sameyso qoraalka aad dooneyso , islamarkaana aad sii faafiso , adigoo adeegsanaaya qalabkaa doonto iyo qaabkaad dooneysaba .

(src)="58"> Muunnella — remiksata ja muokata aineistoa sekä luoda sen pohjalta uusia aineistoja missä tahansa tarkoituksessa , myös kaupallisesti .
(trg)="55"> Wax ka bedelid — waad isku dhex qasi kartaa waxna ka bedeli kartaa , sidoo kale adigoo adeegsanaaya asalka qoraalka ayaad mid cusub ka sameyn kartaa , ujeedo kasta oo aad ka leedahayba , xitaa mid ganacsi ha ahaatee .

(src)="59"> Seuraavilla ehdoilla :
(trg)="56"> Shuruudaha soo socda waa in lagaa helaa :

(src)="60"> Nimeä ( BY ) — Sinun on mainittava lähde InfoFinland.fi.
(trg)="57"> Magaacbid cidda iska leh howshan Magaca ( BY ) — Waa in aad xustaa xigashada qoraalka ee bogga InfoFinland.fi.

(src)="61"> Linkitä InfoFinland.fi-sivustolle ja mainitse lisenssi CC BY 4.0 .
(trg)="58"> Waa inaad qoraalkaaga ku xirtaa bogga InfoFinland.fi , islamarkaana aad xustaa rukhsadda aama leeysinka nooceedu yahay CC BY 4.0 .

(src)="62"> Merkitse , jos olet tehnyt aineistoon muutoksia .
(trg)="59"> Waa inaad sheegtaa ama tusmaysaa haddii aad qoraalka wax ka bedeshay .

(src)="64"> Ei muita rajoituksia
(src)="65"> — Et voi asettaa sellaisia oikeudellisia ehtoja tai teknisiä estoja , jotka estävät oikeudellisesti muita tekemästä mitään sellaista , minkä lisenssi sallii .
(trg)="60"> Wax kale oo xadidaad ah ma jiraan — Xaq uma lihid inaad dejiso ama sameyso shuruudo xuquuqeed ama farsamooyin kale oo ka horistaagaya dadka kale in ai ay si xaq ah u sameystaan waxyaabaha rukhsadda ama ogolaanshaha arinkaan uu u saamaxayo in ay sameeyaan .

(src)="67"> Nimeä 4.0 Kansainvälinensuomi _ ruotsi _ englanti _ venäjä _ ranska _ espanja _ turkki _ kiina _ persia _ arabia _ saksa _ portugali _ puola _ norja
(trg)="62"> Magaca rukhsada ama ogolaanshaha 4.0 Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Faraansiis _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi _ Jarmal _ Burtuqiis _ Boolish _ Norwey

(src)="69"> _ latvia _ liettua _ tanska
(trg)="64"> _ Latfian
(trg)="65"> _ Lituwanian

(src)="70"> _ islanti
(trg)="66"> _ Danish

(src)="71"> _ kreikka
(trg)="67"> _ Ayslandik

(src)="72"> _ tsekki
(trg)="68"> _ Griig
(trg)="69" conf="0"> _

(src)="80"> InfoFinland tekstien käyttö muualla
(trg)="75"> Meel kale ku isticmaalidda qoraallada InfoFinland

(src)="81"> InfoFinland.fi-verkkopalvelun tekstit ovat käytössä seuraavissa palveluissa :
(trg)="76"> Qoraallada adeegga shabakadda InfoFinland.fi waxaa lagu isticmaala adeegyada soo socda :

(src)="83"> Tervetuloa Suomeen -opas ( pdf , 3,40 MB ) suomi _ ruotsi _ englanti _ venäjä _ viro _ ranska _ somali _ espanja _ turkki _ kiina _ persia _ arabia
(trg)="78"> Buugga
(trg)="79"> Ku soo dhowow Finland ( pdf , 3,40 MB ) Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Estoniyan _ Faraansiis _ Soomaali _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi

# fi/142.xml.gz
# so/142.xml.gz


(src)="1"> Perustietoa
(trg)="1"> Warbixinta asaasigga ah

(src)="2"> Turun historiaa
(trg)="2"> Sooyaalka Turku

(src)="3"> Liikenne
(trg)="3"> Gaadiidka

(src)="4"> Uskonto
(trg)="4"> Diinta

(src)="5"> Päätöksenteko ja vaikuttaminen
(trg)="5"> Go ’ aan sameynta iyo saameyn ku yeelashada

(src)="6"> Perustietoa
(trg)="6"> Warbixinta asaasigga ah

(src)="7"> Turku on Suomen vanhin kaupunki ja maan entinen pääkaupunki .
(trg)="7"> Turku waa magaaladda Finland ugu da ’ ada weyn waana dalka magaalo madaxdiisii hore .

(src)="8"> Turku on myös yksi Suomen suurimmista kaupungeista .
(trg)="8"> Turku waxay ka mid tahay magaalooyinka Finland ugu waaweyn .

(src)="9"> Turku sijaitsee Varsinais-Suomen maakunnassa ja on Länsi-Suomen läänin pääkaupunki .
(trg)="9"> Turku waxay ku taalaa gobolka Varsinais-Suomi waana magaalo madaxda gobolka Galbeedka.Finland ( Länsi-Suomi )

(src)="10"> Turku on virallisesti kaksikielinen kaupunki , ja sen asukkaista noin 5 % puhuu äidinkielenään ruotsia .
(trg)="10"> Turku waa magaalo si sharciyeysan laba af loogaga hadlo , dadka deggana ilaa 5 % ayaa ku hadla af iswidhishka .

(src)="11"> Turku on myös erittäin monikulttuurinen kaupunki ja sen asukkaista noin 14 000 puhuu äidinkielenään muuta kuin suomea tai ruotsia .
(trg)="11"> Turku sidoo kale waa magaalo aad u dhaqamo kala gedisan waana magaalo dadka deggan 14000 ay ku hadlaan afaf kale oo aan aheyn Finnish ama iswidhish .

(src)="12"> Turussa asuu kansalaisia noin 130 eri maasta .
(trg)="12"> Turku waxaa deggan qowmiyaddo kala duduwan ooka kala yimid ilaa iyo 130 dal oo kala duwan .

(src)="13"> Suurimpia kansalaisuusryhmiä Turussa ovat Venäjä , Viro , Irak , Iran , Somalia ja Ruotsi .
(trg)="13"> Kooxaha jinsiyadaha ee ugu waaweyn ee Turku deggani waa Ruush , Istooniyaan , Ciraaq , Iiraan , Soomaali iyo Iswidhish .

(src)="15"> Turku.infosuomi _ ruotsi _ englanti
(trg)="15"> Turku.infoFinnish _ Iswidish _ Ingiriis

(src)="16"> Turun historiaa
(trg)="16"> Sooyaalka Turku

(src)="17"> Turun kaupunki syntyi jo 1200 -luvulla kohtaan , jossa Aurajoki laskee mereen .
(trg)="17"> Magaaladda Turkuwaxay dhalatey qarnigii-1200 xilliyadiisii , halka ay webigga Aura kaga darsamo badda .

(src)="18"> Kaupungin historia aloitetaan usein kirjeestä , missä paavi Gregorius IX antoi luvan siirtää piispanistuimen nykyisen Turun alueelle .
(trg)="18"> Sooyaalka magaaladda inta badan waxaa laga bilaabaa xaanshidii uu baadarigga Gregorius IX siiyey ogolaansha in uu Turku agagaarkeeda ku wareejinayo kanniisadda fadhigga biishobkan hadda .

(src)="19"> Turku oli Suomen suurin ja samalla koko Ruotsin valtakunnan suurimpia ja tärkeimpiä keskiaikaisia kaupunkeja .
(trg)="19"> Turku waxay aheyd magaaladda Finland ugu weyn sidoo kalena boqortooyadda iswidhishka magaalooyinka ugu waaweyn uguna muhiimsan .

(src)="20"> Sana turku tulee muinaisvenäjän sanasta tǔrgǔ , joka tarkoittaa toria .
(trg)="20"> Ereyggaturku waxay ka timid ereygga qadiimi ah oo ruushka ah ee tǔrgǔ , kaas oo looga jeedosuuq .

(src)="21"> Hyvien kulkuyhteyksien takia kaupunkiin muutti paljon ihmisiä , erityisesti kauppiaita .
(trg)="21"> Gaaddiidka wanaagsan ee isgag dhex goosh awgeed ayaa magaaladda waxaa u soo guurey dad badan , khaas ahaan baayac mushtari .

(src)="22"> Vähitellen kaupunki kasvoi ja rikastui .
(trg)="22"> Tartiibtartiib ayey magaaladdii u kortey una taajirtey .

(src)="23"> Turun kaupungin keskusta sijaitsi tuomiokirkon ympäristössä .
(trg)="23"> Badhtamaha magaaladda turku waxay ku wareegsaneyd kanniisada ( tuomiokirkko ) .

(src)="24"> Suurin osa taloista ja rakennuksista oli rakennettu puusta ja siksi myös tulipaloja oli usein .
(trg)="24"> Inta ugu badan guryaha iyo dhismayaashaba waxaa laga dhisey qoryo sababtaas ayuuna u badnaa dabku ama gubshada guryuhu .

(src)="25"> Kaupungin lähellä sijainnut Turun linna oli tärkeimpiä maallisen vallan tukikohtia Suomen alueella .
(trg)="25"> Magaaladda agteeda qasrigga Turku ( Turun linna ) oo muhiim u ahaa awoodda ugu muhiimsan ee saldhigga u ah Finland agagaarkeeda .

(src)="26"> Linnan antamasta suojasta huolimatta kaupunki joutui keskiajalla useita kertoja sotanäyttämöksi .
(trg)="26"> Difaac siinta qasrigaasi isagoo jiraa xataa magaaladdu marar badan waxay noqotey goob dagaal .

(src)="27"> Turun asema Ruotsin valtakunnan itäisenä keskuksena korostui 1600-luvulla , kun sinne perustettiin lukuisia koulu- ja hallintolaitoksia .
(trg)="27"> Saldhigga Turku ee boqortooyadda barigga iswidhishka waxay awood yeelatey qarnigii-1600 , markii la aasaasey iskuulo badan- iyoxarumo dawladeed .

(src)="28"> Esimerkiksi lääninhallitus perustettiin Turkuun vuonna 1617 ja Suomen ensimmäinen hovioikeus vuonna 1623 .
(trg)="28"> Tusaale ahaan dawladda hoose laga asaasey Turku sanadkii 1617 oo markii ugu horeysey maxkamadda rafcaanka ee Finland la furey sanadkii 1623 kii .

(src)="29"> Ruotsin kuningatar antoi käskyn perustaa Turkuun Suomen ensimmäinen yliopisto , Turun akatemia , vuonna 1640 .
(trg)="29"> Boqoradda iswidhishka ayaa amartey in laga aasaaso Turku Finland markii ugu horeysey jaamacad , akademiyada Turku , sanadkii 1640 kii .

(src)="30"> Vuosina 1808-1809 käytiin Ruotsin ja Venäjän välillä sota , jonka seurauksena Suomi siirtyi Ruotsilta Venäjän vallan alle .
(trg)="30"> Sanadihii 1808-1809 waxaa lala dagaalamey Iswidhan iyo Ruushka , kaas oo kalifey in ay Finland ka soo wareegto Iswidhan una soo wareegto oo ay hoos timaado xukunka ruushka .

(src)="31"> Suomen hallitsijaksi tuli Venäjän keisari , ja suomalaisista tuli Venäjän kansalaisia .
(trg)="31"> Finnishka waxaa xukunkiisa qabsadey boqor Ruush ah finnishkuna waxay noqdeen bulsho ruush ah

(src)="32"> Turusta tuli 1809 Suomen suuriruhtinaskunnan keskushallinnon sijoituspaikka eli autonomisen Suomen pääkaupunki .
(trg)="32"> Turku waxay noqotey sanadkii 1809 kii gobolka ugu ballaadhan ee ammiradda goobta ku sii simidda dowladda
(trg)="33"> Finland ujeedauna tahay magaalo madaxda Finland .