# en/10.xml.gz
# so/10.xml.gz


(src)="1"> Content is not available in the selected language .
(trg)="1"> Waxyaabaha halkan ku jira laguma helayo luqada aad xulatay .

(src)="2"> Please select another language .
(trg)="2"> Xulo luqad kale .

(src)="3"> Finnish
(trg)="3"> Finnish

(src)="4"> Content is not available in the selected language .
(trg)="4"> Waxyaabaha halkan ku jira laguma helayo luqada aad xulatay .

(src)="5"> Please select another language .
(trg)="5"> Xulo luqad kale .

(src)="6"> Finnish
(trg)="6"> Finnish

(src)="7"> Content is not available in the selected language .
(trg)="7"> Waxyaabaha halkan ku jira laguma helayo luqada aad xulatay .

(src)="8"> Please select another language .
(trg)="8"> Xulo luqad kale .

(src)="9"> Finnish
(trg)="9"> Finnish

# en/13.xml.gz
# so/13.xml.gz


(src)="1"> All texts that have been published on the InfoFinland website in all languages are freely available to be used according to the Creative Commons Attribution 4.0 licence .
(trg)="1"> Dhammaan qoraallada ka kooban luqadaha kala duwan ee lagu soo daabacay bogga internetka ee InfoFinland , si xorriyad ah ayaa loo isticmaali karaa iyagoo wata , laguna salynaayo rukhsadda ama ogolaanshaha magaca ah Creative Commons 4.0

(src)="2"> You are free to :
(trg)="2"> Waxaad si xorriyad ah u awooddaa :

(src)="3"> Share — copy and redistribute the material in any medium or format
(trg)="3"> Inaad qeybiso — koobi aad ku sameyso qoraalka aad dooneyso , islamarkaana aad sii faafiso , adigoo adeegsanaaya qalabkaa doonto iyo qaabkaad dooneysaba .

(src)="4"> Adapt — remix , transform , and build upon the material for any purpose , even commercially .
(trg)="4"> Wax ka bedelid — waad isku dhex qasi kartaa waxna ka bedeli kartaa , sidoo kale adigoo adeegsanaaya asalka qoraalka ayaad mid cusub ka sameyn kartaa , ujeedo kasta oo aad ka leedahayba , xitaa mid ganacsi ha ahaatee .

(src)="5"> Under the following terms :
(trg)="5"> Shuruudaha soo socda waa in lagaa helaa :

(src)="6"> Attribution ( BY ) — You must mention the source InfoFinland.fi .
(trg)="6"> Magaacbid cidda iska leh howshan Magaca ( BY ) — Waa in aad xustaa xigashada qoraalka ee bogga InfoFinland.fi.

(src)="7"> Provide a link to the InfoFinland.fi website and mention the licence CC BY 4.0 .
(trg)="7"> Waa inaad qoraalkaaga ku xirtaa bogga InfoFinland.fi , islamarkaana aad xustaa rukhsadda aama leeysinka nooceedu yahay CC BY 4.0 .

(src)="8"> Indicate if you have made changes to the material .
(trg)="8"> Waa inaad sheegtaa ama tusmaysaa haddii aad qoraalka wax ka bedeshay .

(src)="10"> No additional restrictions — You may not apply legal terms or technological measures that legally restrict others from doing anything the licence permits .
(trg)="9"> Wax kale oo xadidaad ah ma jiraan — Xaq uma lihid inaad dejiso ama sameyso shuruudo xuquuqeed ama farsamooyin kale oo ka horistaagaya dadka kale in ai ay si xaq ah u sameystaan waxyaabaha rukhsadda ama ogolaanshaha arinkaan uu u saamaxayo in ay sameeyaan .

(src)="12"> Attribution 4.0 InternationalFinnish _ Swedish _ English _ Russian _ French _ Spanish _ Turkish _ Chinese _ Persian _ Arabic _ German _ Portuguese _ Polish _ Norwegian
(trg)="11"> Magaca rukhsada ama ogolaanshaha 4.0 Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Faraansiis _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi _ Jarmal _ Burtuqiis _ Boolish _ Norwey

(src)="13"> _ Dutch _ Croatian _ Romanian _ Hungarian _ Japanese _ Italian
(trg)="12"> _ Holand _ Kroashan _ Romaniyan _ Hungariyan _ Jabanees _ Talyaani

(src)="14"> _ Latvian
(trg)="13"> _ Latfian

(src)="15"> _ Lithuanian
(trg)="14"> _ Lituwanian

(src)="16"> _ Danish
(trg)="15"> _ Danish

(src)="17"> _ Icelandic
(trg)="16"> _ Ayslandik

(src)="18" conf="0"> _
(src)="19"> Greek
(trg)="17"> _ Griig

(src)="21"> Czech
(trg)="19"> Czech

(src)="22"> Application programming interface ( API )
(trg)="20"> linkkiInfoFinland :

(src)="29"> All texts that have been published on the InfoFinland website in all languages are freely available to be used according to the Creative Commons Attribution 4.0 licence .
(trg)="24"> Dhammaan qoraallada ka kooban luqadaha kala duwan ee lagu soo daabacay bogga internetka ee InfoFinland , si xorriyad ah ayaa loo isticmaali karaa iyagoo wata , laguna salynaayo rukhsadda ama ogolaanshaha magaca ah Creative Commons 4.0

(src)="30"> You are free to :
(trg)="25"> Waxaad si xorriyad ah u awooddaa :

(src)="31"> Share — copy and redistribute the material in any medium or format
(trg)="26"> Inaad qeybiso — koobi aad ku sameyso qoraalka aad dooneyso , islamarkaana aad sii faafiso , adigoo adeegsanaaya qalabkaa doonto iyo qaabkaad dooneysaba .

(src)="32"> Adapt — remix , transform , and build upon the material for any purpose , even commercially .
(trg)="27"> Wax ka bedelid — waad isku dhex qasi kartaa waxna ka bedeli kartaa , sidoo kale adigoo adeegsanaaya asalka qoraalka ayaad mid cusub ka sameyn kartaa , ujeedo kasta oo aad ka leedahayba , xitaa mid ganacsi ha ahaatee .

(src)="33"> Under the following terms :
(trg)="28"> Shuruudaha soo socda waa in lagaa helaa :

(src)="34"> Attribution ( BY ) — You must mention the source InfoFinland.fi .
(trg)="29"> Magaacbid cidda iska leh howshan Magaca ( BY ) — Waa in aad xustaa xigashada qoraalka ee bogga InfoFinland.fi.

(src)="35"> Provide a link to the InfoFinland.fi website and mention the licence CC BY 4.0 .
(trg)="30"> Waa inaad qoraalkaaga ku xirtaa bogga InfoFinland.fi , islamarkaana aad xustaa rukhsadda aama leeysinka nooceedu yahay CC BY 4.0 .

(src)="36"> Indicate if you have made changes to the material .
(trg)="31"> Waa inaad sheegtaa ama tusmaysaa haddii aad qoraalka wax ka bedeshay .

(src)="38"> No additional restrictions — You may not apply legal terms or technological measures that legally restrict others from doing anything the licence permits .
(trg)="32"> Wax kale oo xadidaad ah ma jiraan — Xaq uma lihid inaad dejiso ama sameyso shuruudo xuquuqeed ama farsamooyin kale oo ka horistaagaya dadka kale in ai ay si xaq ah u sameystaan waxyaabaha rukhsadda ama ogolaanshaha arinkaan uu u saamaxayo in ay sameeyaan .

(src)="40"> Attribution 4.0 InternationalFinnish _ Swedish _ English _ Russian _ French _ Spanish _ Turkish _ Chinese _ Persian _ Arabic _ German _ Portuguese _ Polish _ Norwegian
(trg)="34"> Magaca rukhsada ama ogolaanshaha 4.0 Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Faraansiis _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi _ Jarmal _ Burtuqiis _ Boolish _ Norwey

(src)="41"> _ Dutch _ Croatian _ Romanian _ Hungarian _ Japanese _ Italian
(trg)="35"> _ Holand _ Kroashan _ Romaniyan _ Hungariyan _ Jabanees _ Talyaani

(src)="42"> _ Latvian
(trg)="36"> _ Latfian

(src)="43"> _ Lithuanian
(trg)="37"> _ Lituwanian

(src)="44"> _ Danish
(trg)="38"> _ Danish

(src)="45"> _ Icelandic
(trg)="39"> _ Ayslandik

(src)="46" conf="0"> _
(src)="47"> Greek
(trg)="40"> _ Griig

(src)="49"> Czech
(trg)="42"> Czech

(src)="50"> Application programming interface ( API )
(trg)="43"> linkkiInfoFinland :

(src)="56"> Open application programming interfaceFinnish
(trg)="47"> Meel kale ku isticmaalidda qoraallada InfoFinland

(src)="58"> The texts of the InfoFinland service are used in the following services :
(trg)="48"> Qoraallada adeegga shabakadda InfoFinland.fi waxaa lagu isticmaala adeegyada soo socda :

(src)="60"> Guide Welcome to Finland(pdf , 3,40 MB)Finnish _ Swedish _ English _ Russian _ Estonian _ French _ Somali _ Spanish _ Turkish _ Chinese _ Persian _ Arabic
(trg)="51"> Ku soo dhowow Finland ( pdf , 3,40 MB ) Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Estoniyan _ Faraansiis _ Soomaali _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi

(src)="61"> All texts that have been published on the InfoFinland website in all languages are freely available to be used according to the Creative Commons Attribution 4.0 licence .
(trg)="52"> Dhammaan qoraallada ka kooban luqadaha kala duwan ee lagu soo daabacay bogga internetka ee InfoFinland , si xorriyad ah ayaa loo isticmaali karaa iyagoo wata , laguna salynaayo rukhsadda ama ogolaanshaha magaca ah Creative Commons 4.0

(src)="62"> You are free to :
(trg)="53"> Waxaad si xorriyad ah u awooddaa :

(src)="63"> Share — copy and redistribute the material in any medium or format
(trg)="54"> Inaad qeybiso — koobi aad ku sameyso qoraalka aad dooneyso , islamarkaana aad sii faafiso , adigoo adeegsanaaya qalabkaa doonto iyo qaabkaad dooneysaba .

(src)="64"> Adapt — remix , transform , and build upon the material for any purpose , even commercially .
(trg)="55"> Wax ka bedelid — waad isku dhex qasi kartaa waxna ka bedeli kartaa , sidoo kale adigoo adeegsanaaya asalka qoraalka ayaad mid cusub ka sameyn kartaa , ujeedo kasta oo aad ka leedahayba , xitaa mid ganacsi ha ahaatee .

(src)="65"> Under the following terms :
(trg)="56"> Shuruudaha soo socda waa in lagaa helaa :

(src)="66"> Attribution ( BY ) — You must mention the source InfoFinland.fi .
(trg)="57"> Magaacbid cidda iska leh howshan Magaca ( BY ) — Waa in aad xustaa xigashada qoraalka ee bogga InfoFinland.fi.

(src)="67"> Provide a link to the InfoFinland.fi website and mention the licence CC BY 4.0 .
(trg)="58"> Waa inaad qoraalkaaga ku xirtaa bogga InfoFinland.fi , islamarkaana aad xustaa rukhsadda aama leeysinka nooceedu yahay CC BY 4.0 .

(src)="68"> Indicate if you have made changes to the material .
(trg)="59"> Waa inaad sheegtaa ama tusmaysaa haddii aad qoraalka wax ka bedeshay .

(src)="70"> No additional restrictions — You may not apply legal terms or technological measures that legally restrict others from doing anything the licence permits .
(trg)="60"> Wax kale oo xadidaad ah ma jiraan — Xaq uma lihid inaad dejiso ama sameyso shuruudo xuquuqeed ama farsamooyin kale oo ka horistaagaya dadka kale in ai ay si xaq ah u sameystaan waxyaabaha rukhsadda ama ogolaanshaha arinkaan uu u saamaxayo in ay sameeyaan .

(src)="72"> Attribution 4.0 InternationalFinnish _ Swedish _ English _ Russian _ French _ Spanish _ Turkish _ Chinese _ Persian _ Arabic _ German _ Portuguese _ Polish _ Norwegian
(trg)="62"> Magaca rukhsada ama ogolaanshaha 4.0 Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Faraansiis _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi _ Jarmal _ Burtuqiis _ Boolish _ Norwey

(src)="73"> _ Dutch _ Croatian _ Romanian _ Hungarian _ Japanese _ Italian
(trg)="63"> _ Holand _ Kroashan _ Romaniyan _ Hungariyan _ Jabanees _ Talyaani

(src)="74"> _ Latvian
(trg)="64"> _ Latfian

(src)="75"> _ Lithuanian
(trg)="65"> _ Lituwanian

(src)="76"> _ Danish
(trg)="66"> _ Danish

(src)="77"> _ Icelandic
(trg)="67"> _ Ayslandik

(src)="78" conf="0"> _
(src)="79"> Greek
(trg)="68"> _ Griig

(src)="81"> Czech
(trg)="70"> Czech

(src)="82"> Application programming interface ( API )
(trg)="71"> linkkiInfoFinland :

(src)="88"> Open application programming interfaceFinnish
(trg)="75"> Meel kale ku isticmaalidda qoraallada InfoFinland

(src)="90"> The texts of the InfoFinland service are used in the following services :
(trg)="76"> Qoraallada adeegga shabakadda InfoFinland.fi waxaa lagu isticmaala adeegyada soo socda :

(src)="92"> Guide Welcome to Finland(pdf , 3,40 MB)Finnish _ Swedish _ English _ Russian _ Estonian _ French _ Somali _ Spanish _ Turkish _ Chinese _ Persian _ Arabic
(trg)="79"> Ku soo dhowow Finland ( pdf , 3,40 MB ) Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Estoniyan _ Faraansiis _ Soomaali _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi

# en/142.xml.gz
# so/142.xml.gz


(src)="1"> Basic information
(trg)="1"> Warbixinta asaasigga ah

(src)="2"> History of Turku
(trg)="2"> Sooyaalka Turku

(src)="3"> Transport
(trg)="3"> Gaadiidka

(src)="4"> Religion
(trg)="4"> Diinta

(src)="5"> Decision-making and public engagement
(trg)="5"> Go ’ aan sameynta iyo saameyn ku yeelashada

(src)="6"> Basic Information
(trg)="6"> Warbixinta asaasigga ah

(src)="7"> Turku is the oldest city of Finland and the former capital of the country .
(trg)="7"> Turku waa magaaladda Finland ugu da ’ ada weyn waana dalka magaalo madaxdiisii hore .

(src)="8"> Turku is also one of Finland 's biggest cities and its population is approximately 180 000 .
(trg)="8"> Turku waxay ka mid tahay magaalooyinka Finland ugu waaweyn .

(src)="9"> Turku is located in the region of Southwest Finland and it is the capital of the Province of Western Finland .
(trg)="9"> Turku waxay ku taalaa gobolka Varsinais-Suomi waana magaalo madaxda gobolka Galbeedka.Finland ( Länsi-Suomi )

(src)="10"> Turku is officially a bilingual city and roughly 5 % of its inhabitants speak Swedish as their mother tongue .
(trg)="10"> Turku waa magaalo si sharciyeysan laba af loogaga hadlo , dadka deggana ilaa 5 % ayaa ku hadla af iswidhishka .

(src)="11"> Turku is also a very multicultural city and some 14,000 of its inhabitants speak something other than Finnish or Swedish as their mother tongue .
(trg)="11"> Turku sidoo kale waa magaalo aad u dhaqamo kala gedisan waana magaalo dadka deggan 14000 ay ku hadlaan afaf kale oo aan aheyn Finnish ama iswidhish .

(src)="12"> There are 130 different nationalities living in Turku .
(trg)="12"> Turku waxaa deggan qowmiyaddo kala duduwan ooka kala yimid ilaa iyo 130 dal oo kala duwan .

(src)="13"> The biggest ethnic groups in Turku are Russian , Estonian , Iraqi , Iranian , Somali and Swedish communities .
(trg)="13"> Kooxaha jinsiyadaha ee ugu waaweyn ee Turku deggani waa Ruush , Istooniyaan , Ciraaq , Iiraan , Soomaali iyo Iswidhish .

(src)="15"> Turku.infoFinnish _ Swedish _ English
(trg)="15"> Turku.infoFinnish _ Iswidish _ Ingiriis

(src)="16"> History of Turku
(trg)="16"> Sooyaalka Turku

(src)="17"> The city of Turku was born already in the 13th century in the place where the river Aura runs to the sea .
(trg)="17"> Magaaladda Turkuwaxay dhalatey qarnigii-1200 xilliyadiisii , halka ay webigga Aura kaga darsamo badda .

(src)="18"> Many consider that the history of the city begins with a letter , in which Pope Gregory IX gave the permission to move the bishopric to what we nowadays know as Turku .
(trg)="18"> Sooyaalka magaaladda inta badan waxaa laga bilaabaa xaanshidii uu baadarigga Gregorius IX siiyey ogolaansha in uu Turku agagaarkeeda ku wareejinayo kanniisadda fadhigga biishobkan hadda .

(src)="19"> Turku was the biggest city of Finland and it was also one of the largest and most important medieval cities of the whole Swedish kingdom .
(trg)="19"> Turku waxay aheyd magaaladda Finland ugu weyn sidoo kalena boqortooyadda iswidhishka magaalooyinka ugu waaweyn uguna muhiimsan .

(src)="20"> The word turku comes from tǔrgǔ , a word in Ancient Russian which means ” market place ” i.e. tori in Finnish .
(trg)="20"> Ereyggaturku waxay ka timid ereygga qadiimi ah oo ruushka ah ee tǔrgǔ , kaas oo looga jeedosuuq .