# so/Somali.xml.gz
# zh/Chinese-tok.xml.gz


(src)="b.GEN.1.1.1"> Bilowgii Ilaah samada iyo dhulkuu abuuray .
(trg)="b.GEN.1.1.1"> 起初 神 創造 天地

(src)="b.GEN.1.2.1"> Dhulkuna qaab ma lahayn , wuuna madhnaa ; gudcurna moolkuu dul joogay ; oo Ruuxa Ilaahna wuxuu ka dul dhaqdhaqaaqayay biyaha .
(trg)="b.GEN.1.2.1"> 地是 空虛 混沌 . 淵面 黑暗 . 神 的 靈運 行在 水面上

(src)="b.GEN.1.3.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Iftiin ha ahaado : iftiin baana ahaaday .
(trg)="b.GEN.1.3.1"> 神說 、 要 有 光 、 就 有 了 光

(src)="b.GEN.1.4.1"> Ilaahna wuxuu arkay iftiinkii inuu wanaagsan yahay : Ilaahna iftiinkii ayuu ka soocay gudcurkii .
(trg)="b.GEN.1.4.1"> 神 看 光是 好 的 、 就 把 光 暗 分開了

(src)="b.GEN.1.5.1"> Ilaahna iftiinkii wuxuu u bixiyey Maalin , gudcurkiina wuxuu u bixiyey Habeen .
(src)="b.GEN.1.5.2"> Waxaana jiray fiid iyo subax , isla maalin ah .
(trg)="b.GEN.1.5.1"> 神稱光為晝 、 稱暗為夜 . 有 晚上 、 有 早晨 、 這是 頭一日

(src)="b.GEN.1.6.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Meel bannaani ha noqoto biyaha dhexdooda , oo iyadu biyaha ha ka soocdo biyaha .
(trg)="b.GEN.1.6.1"> 神說 、 諸水 之 間 要 有 空氣 、 將水分 為 上下

(src)="b.GEN.1.7.1"> Markaasuu Ilaah sameeyey meeshii bannaanka ahayd , oo wuxuu biyihii bannaanka ka hooseeyey ka soocay kuwii bannaanka ka sarreeyey ; sidaasayna ahaatay .
(trg)="b.GEN.1.7.1"> 神 就 造出 空氣 、 將空氣 以下 的 水 、 空氣 以上 的 水分 開 了 . 事 就 這樣 成了

(src)="b.GEN.1.8.1"> Ilaahna bannaankii wuxuu u bixiyey Samo .
(src)="b.GEN.1.8.2"> Waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii labaad .
(trg)="b.GEN.1.8.1"> 神稱 空氣 為天 . 有 晚上 、 有 早晨 、 是 第二日

(src)="b.GEN.1.9.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Biyaha samada ka hooseeya meel ha isugu soo urureen , oo ciidda engegani ha muuqato ; sidaasayna ahaatay .
(trg)="b.GEN.1.9.1"> 神說 、 天下 的 水要 聚 在 一 處 、 使 旱地 露出 來 . 事 就 這樣 成了

(src)="b.GEN.1.10.1"> Markaasuu Ilaah ciiddii engegnayd u bixiyey Dhul ; ururkii biyahana wuxuu u bixiyey Bado : oo Ilaah wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .
(trg)="b.GEN.1.10.1"> 神稱 旱地 為地 、 稱水 的 聚處為 海 . 神 看著 是 好 的

(src)="b.GEN.1.11.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Dhulku ha soo bixiyo doog , iyo geedo yaryar oo iniino dhala , iyo geedo waaweyn oo midho caynkooda ah dhala , oo iniinahoodu ku dhex jiraan , oo dhulka ku kor yaal ; sidaasayna ahaatay .
(trg)="b.GEN.1.11.1"> 神說 、 地 要 發生 青草 、 和 結種 子 的 菜蔬 、 並結 果子 的 樹木 、 各從其類 、 果子 都 包著 核 . 事 就 這樣 成了

(src)="b.GEN.1.12.1"> Dhulkiina wuxuu soo bixiyey doog , iyo geedo yaryar oo leh iniino caynkooda ah , iyo geedo waaweyn oo midho dhala , oo iniinahoodu ku dhex jiraan , iyagoo caynkooda ah , Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .
(trg)="b.GEN.1.12.1"> 於是 地發 生 了 青草 、 和 結種 子 的 菜蔬 、 各從其類 、 並結 果子 的 樹木 、 各從其類 、 果子 都 包著 核 。 神 看著 是 好 的

(src)="b.GEN.1.13.1"> Waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii saddexaad .
(trg)="b.GEN.1.13.1"> 有 晚上 、 有 早晨 、 是 第三 日

(src)="b.GEN.1.14.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Iftiimmo ha ahaadeen meesha bannaan oo samada dhex ah si ay u kala soocaan maalinta iyo habeenka ; oo ha u ahaadeen calaamooyin , iyo xilliyo , iyo maalmo iyo sannado ;
(trg)="b.GEN.1.14.1"> 神說 、 天上 要 有 光體 、 可以 分 晝夜 、 作 記號 、 定 節令 、 日子 、 年歲

(src)="b.GEN.1.15.1"> oo iftiimmo ha u noqdeen meeshii bannaanayd oo samada dhex ahayd si ay u iftiimiyaan dhulka dushiisa ; sidaasayna ahaatay .
(trg)="b.GEN.1.15.1"> 並要 發光 在 天空 、 普照 在 地上 . 事 就 這樣 成了

(src)="b.GEN.1.16.1"> Oo Ilaah wuxuu sameeyey labada iftiin ee waaweyn ; si uu iftiinka weynu u xukumo maalinta , iftiinka yaruna u xukumo habeenka ; oo xiddigahana wuu sameeyey .
(trg)="b.GEN.1.16.1"> 於是 神造 了 兩個 大光 、 大 的 管晝 、 小 的 管夜 . 又 造眾星

(src)="b.GEN.1.17.1"> Ilaahna wuxuu iyaga dhigay meeshii bannaanayd oo samada dhex ahayd si ay dhulka u iftiimiyaan ,
(trg)="b.GEN.1.17.1"> 就 把 這些 光擺列 在 天空 、 普照 在 地上

(src)="b.GEN.1.18.1"> oo ay u xukumaan maalinta iyo habeenka , oo ay iftiinka uga soocaan gudcurka , Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .
(trg)="b.GEN.1.18.1"> 管理 晝夜 、 分 別 明暗 . 神 看著 是 好 的

(src)="b.GEN.1.19.1"> Oo waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii afraad .
(trg)="b.GEN.1.19.1"> 有 晚上 、 有 早晨 、 是 第四 日

(src)="b.GEN.1.20.1"> Oo Ilaah wuxuu yidhi , Biyuhu aad ha u soo bixiyeen uun dhaqdhaqaaqa oo badan , oo naf nool leh , haadduna ha duusho dhulka dushiisa xagga meeshii bannaanayd oo samada dhex ahayd .
(trg)="b.GEN.1.20.1"> 神說 、 水 要 多多 滋生 有 生命 的 物 . 要有 雀鳥飛 在 地面 以上 、 天空 之中

(src)="b.GEN.1.21.1"> Oo Ilaah wuxuu abuuray nibiriyada badda oo waaweyn , iyo uun kasta oo nool oo dhaqdhaqaaqa , ee biyuhu aad u soo bixiyeen iyagoo badan , oo caynkooda oo kale dhala , iyo haad kasta oo caynkiisa dhala ; Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .
(trg)="b.GEN.1.21.1"> 神 就 造出 大魚 、 和 水 中 所 滋生 各 樣 有 生命 的 動物 、 各從其類 . 又 造出 各 樣飛鳥 、 各從其類 . 神 看著 是 好 的

(src)="b.GEN.1.22.1"> Oo Ilaah baa barakeeyey iyaga , isagoo leh , Wax badan dhala , oo tarma , oo biyaha badaha ka buuxsama , haadduna ha ku tarmeen dhulka .
(trg)="b.GEN.1.22.1"> 神 就 賜福給這 一切 、 說 、 滋生 繁多 、 充滿 海中 的 水 . 雀鳥 也 要 多生 在 地上

(src)="b.GEN.1.23.1"> Oo waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii shanaad .
(trg)="b.GEN.1.23.1"> 有 晚上 、 有 早晨 、 是 第五 日

(src)="b.GEN.1.24.1"> Oo Ilaah wuxuu yidhi , Dhulku ha soo bixiyo uun nool oo caynkiisa dhala , kuwaasoo ah xoolo , iyo waxa gurguurta , iyo dugaagga dhulka oo caynkooda dhala ; sidaasayna ahaatay .
(trg)="b.GEN.1.24.1"> 神說 、 地 要 生出 活物 來 、 各從其類 . 牲畜 、 昆蟲 、 野獸 、 各從其類 . 事 就 這樣 成了

(src)="b.GEN.1.25.1"> Ilaahna wuxuu sameeyey dugaagga dhulka oo caynkiisa dhala , iyo xoolo caynkooda dhala , iyo wax kasta oo dhulka gurguurta oo caynkiisa dhala ; Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .
(trg)="b.GEN.1.25.1"> 於是 神 造出 野獸 、 各從其類 . 牲畜 、 各從其類 . 地上 一切 昆蟲 、 各從其類 . 神 看著 是 好 的

(src)="b.GEN.1.26.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Aan nin inoo eg ka samayno araggeenna , oo iyagu ha xukumeen kalluunka badda , iyo haadda hawada , iyo xoolaha , iyo dhulka oo dhan , iyo waxa dhulka gurguurta oo dhan .
(trg)="b.GEN.1.26.1"> 神說 、 我 們 要 照著 我 們 的 形像 、 按 著 我 們 的 樣式 造 人 、 使 他 們 管理 海裡的魚 、 空中 的 鳥 、 地上 的 牲畜 、 和 全 地 、 並地 上 所 爬 的 一切 昆蟲

(src)="b.GEN.1.27.1"> Oo Ilaah nin buu ka abuuray araggiisa , Ilaah araggiisa ayuu ka abuuray isaga ; lab iyo dhaddig ayuu abuuray .
(trg)="b.GEN.1.27.1"> 神 就 照著 自己 的 形像 造 人 、 乃是 照著 他 的 形像 造 男 造 女

(src)="b.GEN.1.28.1"> Oo Ilaah waa barakeeyey iyaga ; oo Ilaah wuxuu iyaga ku yidhi , Wax badan dhala oo tarma , oo dhulka ka buuxsama , oo ka sara mara dhulka , oo xukuma kalluunka badda , iyo haadda hawada , iyo wax kasta oo nool oo dhulka kor dhaqdhaqaaqa .
(trg)="b.GEN.1.28.1"> 神 就 賜福給 他 們 、 又 對 他 們說 、 要 生養眾 多 、 遍滿 地面 、 治理 這地 . 也 要 管理 海裡的魚 、 空中 的 鳥 . 和 地上 各 樣行動 的 活物

(src)="b.GEN.1.29.1"> Oo Ilaah wuxuu yidhi , Bal eeg , waxaan idin siiyey geed kasta oo yar oo iniino dhala , oo ku yaal dhulka dushiisa oo dhan , iyo geed kasta oo weyn , kaasoo midho leh , iniinona dhala ; oo waxay idiin noqon doonaan cunto ;
(trg)="b.GEN.1.29.1"> 神說 、 看 哪 、 我 將 遍地 上 一切 結 種子 的 菜蔬 、 和 一切 樹 上 所 結 有 核 的 果子 、 全賜給 你 們作 食物

(src)="b.GEN.1.30.1"> oo dugaag kasta oo dhulka jooga , iyo haad kasta oo hawada duula , iyo wax kasta oo dhulka gurguurta , oo naf nool leh ayaan geed kasta oo cagaar ah cunto u siiyey ; sidaasayna ahaatay.Oo Ilaah wuxuu arkay wax kasta oo uu sameeyey , oo bal eeg , aad bay u wanaagsanaayeen .
(src)="b.GEN.1.30.2"> Waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii lixaad .
(trg)="b.GEN.1.30.1"> 至於 地上 的 走獸 、 和 空中 的 飛鳥 、 並各樣爬 在 地上 有 生命 的 物 、 我 將 青草 賜給 他 們作 食物 . 事 就 這樣 成了

(src)="b.GEN.1.31.1"> Oo Ilaah wuxuu arkay wax kasta oo uu sameeyey , oo bal eeg , aad bay u wanaagsanaayeen .
(src)="b.GEN.1.31.2"> Waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii lixaad .
(trg)="b.GEN.1.31.1"> 神 看著 一切 所 造 的 都 甚 好 . 有 晚上 、 有 早晨 、 是 第六 日

(src)="b.GEN.2.1.1"> Samada iyo dhulkuna way dhammaadeen , iyo waxa badan ee ku jira oo dhammuba .
(trg)="b.GEN.2.1.1"> 天地 萬物 都 造齊了

(src)="b.GEN.2.2.1"> Maalintii toddobaadna Ilaah wuu dhammeeyey shuqulkiisii uu sameeyey ; oo maalintii toddobaad ayuu ka nastay shuqulkiisii uu sameeyey oo dhanba .
(trg)="b.GEN.2.2.1"> 到 第七 日 、 神 造物 的 工 已 經完畢 、 就 在 第七 日 歇 了 他 一切 的 工 、 安息 了

(src)="b.GEN.2.3.1"> Oo Ilaah wuu barakeeyey maalintii toddobaad , quduusna wuu ka dhigay ; maxaa yeelay , maalintaas ayaa Ilaah ka nastay shuqulkiisii uu sameeyey ee ahaa abuuridda oo dhan .
(trg)="b.GEN.2.3.1"> 神賜福給 第七 日 、 定為聖 日 、 因為 在 這日神 歇 了 他 一切 創造 的 工 、 就 安息 了

(src)="b.GEN.2.4.1"> Kuwanu waa bilowgii samada iyo dhulka kolkii la abuuray iyaga , maalintii Rabbiga Ilaah ahu sameeyey dhulka iyo samada .
(trg)="b.GEN.2.4.1"> 創造 天地 的 來歷 、 在 耶和華 神造 天地 的 日子 、 乃是 這樣

(src)="b.GEN.2.5.1"> Dhirta duurkuna weli kuma ay oollin dhulka , geedaha yaryar oo duurkuna weli sooma ay bixin : waayo , Rabbiga Ilaah ahu dhulka roob kuma soo dayn , nin dhulka beeraana ma jirin ;
(trg)="b.GEN.2.5.1"> 野地 還沒 有 草木 、 田間 的 菜蔬 還沒 有 長起來 、 因為 耶和華 神 還沒 有 降雨 在 地上 、 也沒 有 人 耕地

(src)="b.GEN.2.6.1"> laakiin ceeryaamo baa dhulka kor uga soo bixi jirtay , oo waraabin jirtay dhulka dushiisa oo dhan .
(trg)="b.GEN.2.6.1"> 但 有霧氣 從地 上 騰 、 滋潤 遍地

(src)="b.GEN.2.7.1"> Rabbiga Ilaah ahuna nin buu ka sameeyey ciidda dhulka , dulalka sankiisana wuxuu kaga afuufay neeftii nolosha ; ninkiina wuxuu noqday naf nool .
(trg)="b.GEN.2.7.1"> 耶和華 神 用地 上 的 塵土 造 人 、 將生氣吹 在 他 鼻孔 裡 、 他 就 成 了 有靈 的 活人 、 名叫 亞當

(src)="b.GEN.2.8.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu beer buu ka beeray xagga bari ee Ceeden ; oo halkaasuuna geeyey ninkii uu sameeyey .
(trg)="b.GEN.2.8.1"> 耶和華 神 在 東方 的 伊甸 立 了 一 個 園子 、 把 所 造 的 人 安置 在 那 裡

(src)="b.GEN.2.9.1"> Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu dhulka ka soo bixiyey geed kasta oo indhaha u roon , oo cunto ku wanaagsan ; beerta dhexdeedana wuxuu ka soo bixiyey geedkii nolosha iyo geedkii aqoonta wanaagga iyo xumaanta .
(trg)="b.GEN.2.9.1"> 耶和華 神 使 各 樣 的 樹從 地 裡長 出來 、 可以 悅人 的 眼目 、 其上 的 果子 好作 食物 . 園子當 中 又 有 生命 樹 、 和 分別善惡的樹

(src)="b.GEN.2.10.1"> Ceedenna webi baa ka baxay inuu beerta waraabiyo ; halkaasuuna ku kala qaybsamay , wuxuuna noqday afar madax .
(trg)="b.GEN.2.10.1"> 有 河從 伊甸 流出 來滋潤 那 園子 、 從那裡 分 為 四 道

(src)="b.GEN.2.11.1"> Kan kowaad magiciisu wuxuu ahaa Fiishoon : kaasu waa kan ku wareegsan dhulka Xawiilaah oo dhan , meeshaas oo dahab leh ;
(trg)="b.GEN.2.11.1"> 第一 道 名叫 比遜 、 就是 環繞 哈腓拉全 地 的 . 在 那裡 有 金子

(src)="b.GEN.2.12.1"> oo dahabka dhulkaasu waa wanaagsan yahay : oo meeshaasuna waxay leedahay beduliyum iyo dhagaxyo onika la yidhaahdo .
(trg)="b.GEN.2.12.1"> 並且 那地 的 金子 是 好 的 . 在 那 裡 又 有 珍珠 和 紅瑪瑙

(src)="b.GEN.2.13.1"> Webiga labaad magiciisuna waa Giixoon : kaasuna waa kan ku wareegsan dhulka Kuush oo dhan .
(trg)="b.GEN.2.13.1"> 第二 道 河 名叫 基訓 、 就是 環繞 古 實全 地 的

(src)="b.GEN.2.14.1"> Webiga saddexaad magiciisuna waa Xiddeqel : kaasu waa kan Ashuur dhankeeda bari mara .
(src)="b.GEN.2.14.2"> Webiga afraadna waa Yufraad .
(trg)="b.GEN.2.14.1"> 第三 道 河名 叫 希底結 、 流 在 亞述 的 東邊 。 第四 道 河 就 是 伯拉河

(src)="b.GEN.2.15.1"> Rabbiga Ilaah ahuna ninkii wuu kaxeeyey oo wuxuu geeyey beer Ceeden inuu falo oo dhawro .
(trg)="b.GEN.2.15.1"> 耶和華 神 將 那 人 安置 在 伊甸園 、 使 他 修理 看守

(src)="b.GEN.2.16.1"> Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu ninkii ku amray isagoo leh , Geed kasta oo beerta ku yaal wax baad ka cuni kartaa :
(trg)="b.GEN.2.16.1"> 耶和華 神 吩咐 他 說 、 園中 各 樣樹 上 的 果子 、 你 可以 隨意喫

(src)="b.GEN.2.17.1"> laakiin geedka aqoonta wanaagga iyo xumaanta waa inaanad waxba ka cunin : waayo , maalintii aad wax ka cuntid hubaal waad dhiman doontaa .
(trg)="b.GEN.2.17.1"> 只是 分別善惡樹 上 的 果子 、 你 不 可 喫 、 因為 你 喫 的 日子 必定 死

(src)="b.GEN.2.18.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu yidhi , Ma wanaagsana in ninku keligiis ahaado ; waxaan u samayn doonaa mid caawisa oo ku habboon .
(trg)="b.GEN.2.18.1"> 耶和華 神說 、 那人 獨居 不 好 、 我 要 為他 造 一 個 配偶 幫助他

(src)="b.GEN.2.19.1"> Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu ciidda ka sameeyey dugaag kasta oo duurka jooga , iyo haad kasta oo hawada duula ; oo iyagii wuxuu u keenay ninkii , inuu arko wuxuu u bixiyo ; oo wax kastoo ninkii u bixiyey uun kasta oo nool ayaa magiciisii noqday .
(trg)="b.GEN.2.19.1"> 耶和華 神 用土 所 造成 的 野地 各 樣走獸 、 和 空中 各 樣飛鳥 、 都 帶到 那人 面前 看他 叫 甚麼 . 那人 怎樣 叫 各 樣 的 活物 、 那 就 是 他 的 名字

(src)="b.GEN.2.20.1"> Oo ninkii baa magacyo u bixiyey xoolaha oo dhan , iyo haadda hawada , iyo dugaag kasta oo duurka jooga , laakiin ninkii looma helin mid caawisa oo ku habboon .
(trg)="b.GEN.2.20.1"> 那人 便 給 一切 牲畜 、 和 空中 飛鳥 、 野地 走 獸 都 起 了 名 . 只是 那人 沒有 遇見 配偶 幫助他

(src)="b.GEN.2.21.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu hurdo weyn buu ku riday ninkii , kolkaasuu gam ' ay ; kolkaasuu wuxuu ka bixiyey feedhihiisii middood , meesheediina hilib buu ku awday .
(trg)="b.GEN.2.21.1"> 耶和華 神 使 他 沉睡 、 他 就 睡了 . 於是 取下 他 的 一 條 肋骨 、 又 把 肉合 起來

(src)="b.GEN.2.22.1"> Oo feedhii Rabbiga Ilaah ahu ka bixiyey ninka ayuu naag ka sameeyey , oo wuxuu iyadii u keenay ninkii .
(trg)="b.GEN.2.22.1"> 耶和華 神 就 用 那 人 身 上 所取 的 肋骨 、 造成 一 個 女人 、 領 他 到 那人 跟前

(src)="b.GEN.2.23.1"> Ninkiina wuxuu yidhi , Tanu hadda waa laf ka mid ah lafahayga , iyo hilib ka mid ah hilibkayga : waxaa iyada loogu yeedhi doonaa Naag , maxaa yeelay , iyada waxaa laga soo saaray Nin .
(trg)="b.GEN.2.23.1"> 那人說 、 這是 我 骨 中 的 骨 、 肉 中 的 肉 、 可以 稱 他 為 女人 、 因為 他 是 從 男人 身上 取出 來的

(src)="b.GEN.2.24.1"> Sidaas daraaddeed nin wuxuu ka tegayaa aabbihiis iyo hooyadiis , wuxuuna la joogayaa naagtiisa : oo waxay noqonayaan isku jidh.Oo labadooduba way qaawanaayeen , ninka iyo naagtiisuba , mana ay xishoonaynin .
(trg)="b.GEN.2.24.1"> 因此 、 人 要 離開 父母 、 與妻子 連合 、 二 人 成 為一體

(src)="b.GEN.2.25.1"> Oo labadooduba way qaawanaayeen , ninka iyo naagtiisuba , mana ay xishoonaynin .
(trg)="b.GEN.2.25.1"> 當時 夫妻 二 人 、 赤身 露體 、 並不羞恥

(src)="b.GEN.3.1.1"> Haddaba abeesadu way ugu khiyaano badnayd bahal kasta ee duurka jooga oo Rabbiga Ilaah ahu sameeyey .
(src)="b.GEN.3.1.2"> Oo waxay naagtii ku tidhi , Ilaah miyuu idinku yidhi , Waa inaydnaan waxba ka cunin geed kasta oo beerta ku yaal ?
(trg)="b.GEN.3.1.1"> 耶和華 神 所 造 的 、 惟有 蛇 比 田野 一切 的 活物 更 狡猾 。 蛇 對 女人 說 、 神豈 是 真說 、 不 許 你 們喫園 中 所有 樹上 的 果子 麼

(src)="b.GEN.3.2.1"> Naagtiina waxay abeesadii ku tidhi , Midhaha geedaha beerta waannu cuni karnaa ;
(trg)="b.GEN.3.2.1"> 女人 對 蛇說 、 園中樹 上 的 果子 我 們 可以 喫

(src)="b.GEN.3.3.1"> laakiinse midhaha geedka beerta dhexdeeda ku yaal , Ilaah wuxuu nagu yidhi , Waa inaydnaan waxba ka cunin , ama aydnaan taaban , yeydnan dhimanine .
(trg)="b.GEN.3.3.1"> 惟有 園當 中 那 棵 樹上 的 果子 、 神 曾 說 、 你 們不可喫 、 也 不 可 摸 、 免得 你 們死

(src)="b.GEN.3.4.1"> Abeesadiina waxay naagtii ku tidhi , Ma dhiman doontaan ;
(trg)="b.GEN.3.4.1"> 蛇 對 女人 說 、 你 們 不一定 死

(src)="b.GEN.3.5.1"> waayo , Ilaah wuxuu og yahay in maalinta aad cuntaan ay indhihiinnu furmi doonaan , oo aad noqon doontaan sida Ilaah oo kale , idinkoo kala garanaya wanaagga iyo xumaanta .
(trg)="b.GEN.3.5.1"> 因 為神 知道 、 你 們喫 的 日子 眼睛 就 明亮 了 、 你 們便 如神 能 知道 善惡

(src)="b.GEN.3.6.1"> Oo markii naagtii aragtay in geedkii cunto ku wanaagsan yahay , oo indhaha u roon yahay , oo uu yahay geed caqli lagu yeesho , ayay midho ka qaadatay , oo cuntay ; ninkeedii la joogayna wax bay ka siisay , oo isagiina wuu cunay .
(trg)="b.GEN.3.6.1"> 於是 女人 見 那 棵樹 的 果子 好 作 食物 、 也悅人 的 眼目 、 且 是 可喜愛 的 、 能使 人 有 智慧 、 就 摘下 果子 來喫 了 . 又 給他 丈夫 、 他 丈夫 也 喫了

(src)="b.GEN.3.7.1"> Oo labadoodiiba indhahoodii way furmeen , oo waxay garteen inay qaawan yihiin ; waxayna isku tosheen caleemo berde , oo ay gunti ka samaysteen .
(trg)="b.GEN.3.7.1"> 他 們 二 人 的 眼睛 就 明亮 了 、 纔 知道 自己 是 赤身 露體 、 便 拿 無花果 樹 的 葉子 、 為自己 編作 裙子

(src)="b.GEN.3.8.1"> Oo waxay maqleen codkii Rabbiga Ilaaha ah , isagoo beerta dhex socda kolkii maalintu qaboobayd : oo ninkii iyo naagtiisii way iska qariyeen Ilaah , oo waxay ku dhuunteen geedihii beerta dhexdooda .
(trg)="b.GEN.3.8.1"> 天 起 了 涼風 、 耶和華 神 在 園中 行走 。 那人 和 他 妻子 聽見 神 的 聲音 、 就 藏在 園裡 的 樹木 中 、 躲避 耶和華 神 的 面

(src)="b.GEN.3.9.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu wuu u yeedhay ninkii , oo wuxuu ku yidhi , Xaggee baad joogtaa ?
(trg)="b.GEN.3.9.1"> 耶和華 神 呼喚那人 、 對 他 說 、 你 在 那裡

(src)="b.GEN.3.10.1"> Isagiina wuxuu yidhi , Codkaagaan beerta ka dhex maqlay , waanan cabsaday , maxaa yeelay , waan qaawanaa ; oo waan isqariyey .
(trg)="b.GEN.3.10.1"> 他 說 、 我 在 園中聽見 你 的 聲音 、 我 就 害怕 、 因為 我 赤身 露體 . 我 便 藏 了

(src)="b.GEN.3.11.1"> Kolkaasuu ku yidhi , Yaa kuu sheegay inaad qaawan tahay ?
(src)="b.GEN.3.11.2"> Miyaad wax ka cuntay geedkii aan kugu amray inaadan wax ka cunin ?
(trg)="b.GEN.3.11.1"> 耶和華 說 、 誰告訴 你 赤身 露 體 呢 、 莫非 你 喫 了 我 吩咐 你 不 可 喫 的 那 樹 上 的 果子 麼

(src)="b.GEN.3.12.1"> Ninkiina wuxuu yidhi , Naagtii aad i siisay inay ila joogto ayaa geedkii wax iga siisay , oo anna waan cunay .
(trg)="b.GEN.3.12.1"> 那人說 、 你 所 賜給 我 、 與 我 同居 的 女人 、 他 把 那 樹 上 的 果子 給 我 、 我 就 喫了

(src)="b.GEN.3.13.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu naagtii ku yidhi , Waa maxay waxan aad samaysay ?
(src)="b.GEN.3.13.2"> Naagtiina waxay tidhi , Abeesadaa i khiyaanaysay oo anna waan cunay .
(trg)="b.GEN.3.13.1"> 耶和華 神 對 女人 說 、 你 作 的 是 甚 麼事 呢 。 女人 說 、 那 蛇 引誘 我 、 我 就 喫了

(src)="b.GEN.3.14.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu abeesadii ku yidhi , Waxan aad samaysay aawadiis waad ka habaaran tahay xoolaha oo dhan , iyo dugaag kasta oo duurka jooga ; waxaanad ku socon doontaa boggaaga , ciid baanad cuni doontaa maalmaha cimrigaaga oo dhan :
(trg)="b.GEN.3.14.1"> 耶和華 神對蛇說 、 你 既 作 了 這事 、 就 必 受 咒詛 、 比 一切 的 牲畜 野 獸 更 甚 、 你 必 用 肚子 行走 、 終身喫土

(src)="b.GEN.3.15.1"> oo colaad baan idin dhex dhigi doonaa adiga iyo naagta , iyo farcankaaga iyo farcankeeda ; oo madaxaaguu burburin doonaa , adiguna cedhibtiisaad burburin doontaa .
(trg)="b.GEN.3.15.1"> 我 又 要 叫 你 和 女人 彼此 為仇 、 你 的 後裔 和 女人 的 後裔 、 也 彼此 為仇 . 女人 的 後裔 要 傷 你 的 頭 、 你 要 傷 他 的 腳跟

(src)="b.GEN.3.16.1"> Naagtiina wuxuu ku yidhi , Dhibtaada iyo wallacaaga aad baan u badin doonaa ; oo dhib baad carruur ku dhali doontaa ; oo waxay doonistaadu ahaan doontaa ninkaaga , wuuna kuu talin doonaa .
(trg)="b.GEN.3.16.1"> 又 對 女人 說 、 我 必 多多 加增 你 懷胎 的 苦楚 、 你 生產兒 女必 多受 苦楚 . 你 必戀慕 你 丈夫 、 你 丈夫 必 管 轄你

(src)="b.GEN.3.17.1"> Aadanna wuxuu ku yidhi , Codkii naagtaadaad maqashay oo waxaad wax ka cuntay geedkii aan kugu amray , anigoo leh , Waa inaadan waxba ka cunin , sidaas daraaddeed dhulku waa habaaran yahay adiga aawadaa ; maalmaha cimrigaaga oo dhanna dhibaataad wax kaga cuni doontaa .
(trg)="b.GEN.3.17.1"> 又 對亞 當說 、 你 既 聽從 妻子 的話 、 喫 了 我 所 吩咐 你 不 可 喫 的 那 樹 上 的 果子 、 地必 為 你 的 緣 故受 咒詛 . 你 必終身勞苦 、 纔能 從地裡 得 喫的

(src)="b.GEN.3.18.1"> Qodxan iyo yamaarugna waa kaaga soo bixi doonaan , waxaanad cuni doontaa geedaha yaryar oo duurka .
(trg)="b.GEN.3.18.1"> 地必給 你 長出荊棘 和 蒺藜來 、 你 也 要 喫田間 的 菜蔬

(src)="b.GEN.3.19.1"> Wejigaagoo dhididsan baad wax cuni doontaa , ilaa aad dhulka ku noqotid ; maxaa yeelay , dhulkaa lagaa qaaday ; waayo , ciid baad tahay , ciid baadna ku noqon doontaa .
(trg)="b.GEN.3.19.1"> 你 必 汗流 滿面纔 得 糊口 、 直 到 你 歸 了 土 、 因 為 你 是 從土 而出 的 . 你本 是 塵土 、 仍 要 歸於 塵土

(src)="b.GEN.3.20.1"> Ninkiina wuxuu naagtiisii u bixiyey Xaawa , maxaa yeelay , waxay ahayd hooyadii waxa nool oo dhan .
(trg)="b.GEN.3.20.1"> 亞當給 他 妻子 起名 叫 夏娃 、 因為 他 是 眾生 之母

(src)="b.GEN.3.21.1"> Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu Aadan iyo naagtiisii u sameeyey dhar harag ah , wuuna u xidhay iyagii .
(trg)="b.GEN.3.21.1"> 耶和華 神 為亞 當和 他 妻子 用 皮子 作 衣服 、 給 他 們穿

(src)="b.GEN.3.22.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu yidhi , Ninku wuxuu noqday sidii mid innaga mid ah , isagoo garanaya wanaagga iyo xumaanta ; oo haatan , waaba intaasoo uu gacantiisa soo fidiyaa , oo uu wax ka qaataa geedka nolosha , oo uu cunaa oo uu weligiis noolaadaa :
(trg)="b.GEN.3.22.1"> 耶和華 神說 、 那人 已 經與 我 們 相似 、 能 知道 善惡 . 現在 恐怕 他 伸手 又 摘 生命 樹 的 果子 喫 、 就 永 遠 活著

(src)="b.GEN.3.23.1"> sidaas daraaddeed Ilaah isaga wuu ka saaray Beer Ceeden , si uu u beerto dhulkii isaga laga soo qaaday.Kolkaasuu ninkii eryay ; Beer Ceeden barigeedana wuxuu taagay Keruubiim , iyo seef ololaysa , oo dhan walba u jeesanaysa , si ay u dhawrto jidka geedka nolosha .
(trg)="b.GEN.3.23.1"> 耶和華 神便 打發 他 出 伊甸 園去 、 耕種 他 所 自出 之 土

(src)="b.GEN.3.24.1"> Kolkaasuu ninkii eryay ; Beer Ceeden barigeedana wuxuu taagay Keruubiim , iyo seef ololaysa , oo dhan walba u jeesanaysa , si ay u dhawrto jidka geedka nolosha .
(trg)="b.GEN.3.24.1"> 於是 把 他 趕出去 了 . 又 在 伊甸園 的 東邊安設 惹 韁皎 、 和 四面 轉動發 火焰 的劍 、 要 把守 生命 樹 的 道路

(src)="b.GEN.4.1.1"> Ninkiina naagtiisii Xaawa ahayd buu u tegey ; wayna uuraysatay , oo Qaabiil bay dhashay , oo waxay tidhi , Wiil baan ku helay Rabbiga caawimaaddiisa .
(trg)="b.GEN.4.1.1"> 有 一 日 、 那人 和 他 妻子 夏娃 同房 、 夏娃 就 懷孕 、 生了 該隱 、 〔 就 是 得 的 意思 〕 便 說 、 耶和華 使 我 得了 一 個 男子

(src)="b.GEN.4.2.1"> Dabadeedna waxay dhashay walaalkiis Haabiil .
(src)="b.GEN.4.2.2"> Haabiilna wuxuu ahaa adhijir , laakiin Qaabiil wuxuu ahaa beerfale .
(trg)="b.GEN.4.2.1"> 又 生 了 該隱 的 兄弟 亞伯 。 亞伯 是 牧羊 的 . 該隱 是 種地的

(src)="b.GEN.4.3.1"> Maalmo dabadeed waxay noqotay in Qaabiil qurbaan ahaan Rabbiga ugu keenay midhihii dhulka .
(trg)="b.GEN.4.3.1"> 有 一 日 、 該隱拿 地裡 的 出產為 供物 獻給 耶和華

(src)="b.GEN.4.4.1"> Haabiilna wuxuu wax uga keenay curadyadii adhigiisa iyo baruurtoodiiba .
(src)="b.GEN.4.4.2"> Rabbiguna wuu eegay Haabiil iyo qurbaankiisii ;
(trg)="b.GEN.4.4.1"> 亞伯 也 將 他 羊群 中 頭生 的 、 和 羊 的 脂油 獻上 . 耶和華 看中 了 亞伯 和 他 的 供物

(src)="b.GEN.4.5.1"> laakiinse Qaabiil iyo qurbaankiisii Rabbigu ma uu eegin .
(src)="b.GEN.4.5.2"> Qaabiilna aad buu u cadhooday , wejigiisiina wuu madoobaaday .
(trg)="b.GEN.4.5.1"> 只是 看不 中 該隱 和 他 的 供物 . 該隱 就 大大 的 發怒 、 變 了 臉色

(src)="b.GEN.4.6.1"> Oo Rabbigu wuxuu ku yidhi Qaabiil , Maxaad u cadhoonaysaa ?
(src)="b.GEN.4.6.2"> Maxaase wejigaagu u madoobaaday ?
(trg)="b.GEN.4.6.1"> 耶和華 對該 隱說 、 你 為甚麼發 怒 呢 、 你為甚麼變 了 臉色呢

(src)="b.GEN.4.7.1"> Haddaad wax wanaagsan samaysid , sow laguma aqbaleen ?
(src)="b.GEN.4.7.2"> Haddaadan wax wanaagsan samaynse , dembi illinkuu kuugu gabbanayaa ; doonistiisuna aday noqon doontaa , adiguna waa inaad xukuntid isaga .
(trg)="b.GEN.4.7.1"> 你 若 行 得好 、 豈不蒙悅納 、 你 若 行 得 不 好 、 罪 就 伏在 門前 . 他 必戀慕 你 、 你 卻要 制伏 他

(src)="b.GEN.4.8.1"> Qaabiilna wuxuu ku yidhi walaalkiis Haabiil , Ina keen , aynu duurka tagnee .
(src)="b.GEN.4.8.2"> Waxaana dhacday , markii ay duurka joogeen , in Qaabiil walaalkiis Haabiil ku kacay oo dilay isagii .
(trg)="b.GEN.4.8.1"> 該隱與 他 兄弟 亞伯說話 、 二 人 正在 田間 、 該隱 起 來打 他 兄弟 亞伯 、 把 他 殺了

(src)="b.GEN.4.9.1"> Rabbiguna wuxuu Qaabiil ku yidhi , Walaalkaa Haabiil meeh ?
(src)="b.GEN.4.9.2"> Kolkaasuu yidhi , Ma aqaan : ma anigaa ah walaalkay ilaaliyihiisa ?
(trg)="b.GEN.4.9.1"> 耶和華 對該 隱說 、 你 兄弟 亞伯 在 那 裡 . 他說 、 我 不 知道 、 我 豈是 看守 我 兄弟 的 嗎

(src)="b.GEN.4.10.1"> Kolkaasaa Ilaah ku yidhi , Maxaad samaysay ?
(src)="b.GEN.4.10.2"> Codkii dhiiggii walaalkaa ayaa dhulka iiga dhawaaqayaye .
(trg)="b.GEN.4.10.1"> 耶和華 說 、 你 作 了 甚 麼 事 呢 、 你 兄弟 的 血 、 有 聲音從 地裡 向 我 哀告

(src)="b.GEN.4.11.1"> Oo haatan waad ka habaaran tahay dhulkii afkiisa u kala qaaday si uu dhiiggii walaalkaa gacantaada uga helo .
(trg)="b.GEN.4.11.1"> 地開 了 口 、 從 你 手裡 接受 你 兄弟 的 血 . 現在 你 必從這 地 受 咒詛

(src)="b.GEN.4.12.1"> Kolkii aad dhulka beeratid , wax badan kuuma dhali doono .
(src)="b.GEN.4.12.2"> Waxaad dhulka ku noqon doontaa mid carcarara oo warwareega .
(trg)="b.GEN.4.12.1"> 你 種地 、 地 不 再 給 你 效力 . 你 必 流離飄蕩 在 地上

(src)="b.GEN.4.13.1"> Qaabiilna wuxuu Rabbiga ku yidhi , Taqsiirtaydu waa ka sii badan tahay wax aan qaadi karo .
(trg)="b.GEN.4.13.1"> 該隱對 耶和華 說 、 我的 刑罰 太重 、 過於 我 所 能 當的

(src)="b.GEN.4.14.1"> Bal eeg , maanta dhulkaad iga eriday , wejigaagana waan ka qarsoonaan doonaa , waxaanan dhulka ku noqon doonaa mid carcarara oo warwareega ; waxaana dhici doonta in kii i arkaaba i dili doono .
(trg)="b.GEN.4.14.1"> 你 如今 趕逐 我 離開這 地 、 以致 不 見 你 面 . 我 必 流離飄蕩 在 地上 、 凡 遇見 我 的 必殺我

(src)="b.GEN.4.15.1"> Oo Rabbigu wuxuu ku yidhi isagii , Sidaas daraaddeed ku alla kii dila Qaabiil , waxaa looga aargudan doonaa toddoba labanlaab .
(src)="b.GEN.4.15.2"> Rabbiguna calaamad buu u sameeyey Qaabiil , si aanu ku alla kii arkaaba u dilin .
(trg)="b.GEN.4.15.1"> 耶和華 對 他 說 、 凡殺該 隱的 必 遭 報 七 倍 。 耶和華 就 給該 隱立 一 個記號 、 免得 人 遇見 他 就 殺他

(src)="b.GEN.4.16.1"> Qaabiilna Rabbiga hortiisuu ka tegey , oo wuxuu degay dalkii la odhan jiray Nood , oo xagga bari oo Ceeden ku yiil .
(trg)="b.GEN.4.16.1"> 於是 該隱離開 耶和華 的 面 、 去 住在 伊甸 東邊 挪 得 之地

(src)="b.GEN.4.17.1"> Qaabiilna naagtiisuu u tegey ; wayna uuraysatay , oo waxay dhashay Enoog .
(src)="b.GEN.4.17.2"> Wuxuuna dhisay magaalo , oo magaaladiina wuxuu ku magacaabay magicii wiilkiisii Enoog .
(trg)="b.GEN.4.17.1"> 該隱與 妻子 同房 、 他 妻子 就 懷孕 、 生了 以諾 、 該隱 建造 了 一 座 城 、 就 按 著 他 兒子 的 名將 那 城 叫作 以諾

(src)="b.GEN.4.18.1"> Enoogna waxaa u dhashay Ciiraad , Ciiraadna wuxuu dhalay Mexuuya ' el , Mexuuya ' elna wuxuu dhalay Metuusha ' el , Metuusha ' elna wuxuu dhalay Lameg .
(trg)="b.GEN.4.18.1"> 以 諾生 以 拿 、 以 拿 生米戶雅利 、 米戶雅利生 瑪土撒利 、 瑪土 撒 利生 拉麥

(src)="b.GEN.4.19.1"> Lamegna wuxuu guursaday laba naagood ; mid magaceedu wuxuu ahaa Caadah , tan kalena magaceedu wuxuu ahaa Sillah .
(trg)="b.GEN.4.19.1"> 拉麥娶 了 兩個 妻 、 一 個 名叫 亞大 、 一 個 名叫 洗拉

(src)="b.GEN.4.20.1"> Caadahna waxay dhashay Yaabaal : isna wuxuu ahaa aabbihii kuwa teendhooyinka deggan oo xoolaha leh .
(trg)="b.GEN.4.20.1"> 亞大生雅八 、 雅八 就 是 住帳棚 牧 養 牲畜 之 人 的 祖師