# so/Somali.xml.gz
# syr/Syriac-NT.xml.gz


(src)="b.MAT.1.1.1"> Kanu waa kitaabkii abtirsiinyada Ciise Masiix , ina Daa ' uud , ina Ibraahim .
(trg)="b.MAT.1.1.1"> ܟܬܒܐ ܕܝܠܝܕܘܬܗ ܕܝܫܘܥ ܡܫܝܚܐ ܒܪܗ ܕܕܘܝܕ ܒܪܗ ܕܐܒܪܗܡ

(src)="b.MAT.1.2.1"> Ibraahim wuxuu dhalay Isxaaq , Isxaaqna wuxuu dhalay Yacquub , Yacquubna wuxuu dhalay Yahuudah iyo walaalihiis ,
(trg)="b.MAT.1.2.1"> ܐܒܪܗܡ ܐܘܠܕ ܠܐܝܤܚܩ ܐܝܤܚܩ ܐܘܠܕ ܠܝܥܩܘܒ ܝܥܩܘܒ ܐܘܠܕ ܠܝܗܘܕܐ ܘܠܐܚܘܗܝ

(src)="b.MAT.1.3.1"> Yahuudahna wuxuu Tamar ka dhalay Feres iyo Serah , Feresna wuxuu dhalay Esroom , Esroomna wuxuu dhalay Araam ,
(trg)="b.MAT.1.3.1"> ܝܗܘܕܐ ܐܘܠܕ ܠܦܪܨ ܘܠܙܪܚ ܡܢ ܬܡܪ ܦܪܨ ܐܘܠܕ ܠܚܨܪܘܢ ܚܨܪܘܢ ܐܘܠܕ ܠܐܪܡ

(src)="b.MAT.1.4.1"> Araamna wuxuu dhalay Caminadaab , Caminadaabna wuxuu dhalay Naasoon , Naasoonna wuxuu dhalay Salmoon ,
(trg)="b.MAT.1.4.1"> ܐܪܡ ܐܘܠܕ ܠܥܡܝܢܕܒ ܥܡܝܢܕܒ ܐܘܠܕ ܠܢܚܫܘܢ ܢܚܫܘܢ ܐܘܠܕ ܠܤܠܡܘܢ

(src)="b.MAT.1.5.1"> Salmoonna wuxuu Raxab ka dhalay Bocas , Bocasna wuxuu Ruud ka dhalay Coobeed , Coobeedna wuxuu dhalay Yesay ,
(trg)="b.MAT.1.5.1"> ܤܠܡܘܢ ܐܘܠܕ ܠܒܥܙ ܡܢ ܪܚܒ ܒܥܙ ܐܘܠܕ ܠܥܘܒܝܕ ܡܢ ܪܥܘܬ ܥܘܒܝܕ ܐܘܠܕ ܠܐܝܫܝ

(src)="b.MAT.1.6.1"> Yesayna wuxuu dhalay boqor Daa ' uud .
(trg)="b.MAT.1.6.1"> ܐܝܫܝ ܐܘܠܕ ܠܕܘܝܕ ܡܠܟܐ ܕܘܝܕ ܐܘܠܕ ܠܫܠܝܡܘܢ ܡܢ ܐܢܬܬܗ ܕܐܘܪܝܐ

(src)="b.MAT.1.7.1"> Sulaymaanna wuxuu dhalay Rexabcaam , Rexabcaamna wuxuu dhalay Abyaah , Abyaahna wuxuu dhalay Aasaa ,
(trg)="b.MAT.1.7.1"> ܫܠܝܡܘܢ ܐܘܠܕ ܠܪܚܒܥܡ ܪܚܒܥܡ ܐܘܠܕ ܠܐܒܝܐ ܐܒܝܐ ܐܘܠܕ ܠܐܤܐ

(src)="b.MAT.1.8.1"> Aasana wuxuu dhalay Yoosafaad , Yoosafaadna wuxuu dhalay Yooraam , Yooraamna wuxuu dhalay Cusyaah ,
(trg)="b.MAT.1.8.1"> ܐܤܐ ܐܘܠܕ ܠܝܗܘܫܦܛ ܝܗܘܫܦܛ ܐܘܠܕ ܠܝܘܪܡ ܝܘܪܡ ܐܘܠܕ ܠܥܘܙܝܐ

(src)="b.MAT.1.9.1"> Cusyaahna wuxuu dhalay Yootam , Yootamna wuxuu dhalay Axaas , Axaasna wuxuu dhalay Xisqiyaah ,
(trg)="b.MAT.1.9.1"> ܥܘܙܝܐ ܐܘܠܕ ܠܝܘܬܡ ܝܘܬܡ ܐܘܠܕ ܠܐܚܙ ܐܚܙ ܐܘܠܕ ܠܚܙܩܝܐ

(src)="b.MAT.1.10.1"> Xisqiyaahna wuxuu dhalay Manaseh , Manasehna wuxuu dhalay Aamoon , Aamoonna wuxuu dhalay Yoosiyaah ,
(trg)="b.MAT.1.10.1"> ܚܙܩܝܐ ܐܘܠܕ ܠܡܢܫܐ ܡܢܫܐ ܐܘܠܕ ܠܐܡܘܢ ܐܡܘܢ ܐܘܠܕ ܠܝܘܫܝܐ

(src)="b.MAT.1.11.1"> Yoosiyaahna wuxuu dhalay Yekonyaah iyo walaalihiis waagii Baabuloon loo kaxeeyey .
(trg)="b.MAT.1.11.1"> ܝܘܫܝܐ ܐܘܠܕ ܠܝܘܟܢܝܐ ܘܠܐܚܘܗܝ ܒܓܠܘܬܐ ܕܒܒܠ

(src)="b.MAT.1.12.1"> Goortii Baabuloon loo kaxeeyey dabadeed , Yekonyaah wuxuu dhalay Salaatii ' eel , Salaatii ' eelna wuxuu dhalay Serubaabel ,
(trg)="b.MAT.1.12.1"> ܡܢ ܒܬܪ ܓܠܘܬܐ ܕܝܢ ܕܒܒܠ ܝܘܟܢܝܐ ܐܘܠܕ ܠܫܠܬܐܝܠ ܫܠܬܐܝܠ ܐܘܠܕ ܠܙܘܪܒܒܠ

(src)="b.MAT.1.13.1"> Serubaabelna wuxuu dhalay Abihuud , Abihuudna wuxuu dhalay Eliyaaqiim , Eliyaaqiimna wuxuu dhalay Asoor ,
(trg)="b.MAT.1.13.1"> ܙܘܪܒܒܠ ܐܘܠܕ ܠܐܒܝܘܕ ܐܒܝܘܕ ܐܘܠܕ ܠܐܠܝܩܝܡ ܐܠܝܩܝܡ ܐܘܠܕ ܠܥܙܘܪ

(src)="b.MAT.1.14.1"> Asoorna wuxuu dhalay Saadooq , Saadooqna wuxuu dhalay Akhiim , Akhiimna wuxuu dhalay Eliyuud ,
(trg)="b.MAT.1.14.1"> ܥܙܘܪ ܐܘܠܕ ܠܙܕܘܩ ܙܕܘܩ ܐܘܠܕ ܠܐܟܝܢ ܐܟܝܢ ܐܘܠܕ ܠܐܠܝܘܕ

(src)="b.MAT.1.15.1"> Eliyuudna wuxuu dhalay Elecaasaar , Elecaasaarna wuxuu dhalay Mataan , Mataanna wuxuu dhalay Yacquub ,
(trg)="b.MAT.1.15.1"> ܐܠܝܘܕ ܐܘܠܕ ܠܐܠܝܥܙܪ ܐܠܝܥܙܪ ܐܘܠܕ ܠܡܬܢ ܡܬܢ ܐܘܠܕ ܠܝܥܩܘܒ

(src)="b.MAT.1.16.1"> Yacquubna wuxuu dhalay Yuusuf oo ahaa ninkii Maryan , tii Ciise , kan Masiix la yidhaahdo , ka dhashay .
(trg)="b.MAT.1.16.1"> ܝܥܩܘܒ ܐܘܠܕ ܠܝܘܤܦ ܓܒܪܗ ܕܡܪܝܡ ܕܡܢܗ ܐܬܝܠܕ ܝܫܘܥ ܕܡܬܩܪܐ ܡܫܝܚܐ

(src)="b.MAT.1.17.1"> Haddaba abtirsiinyada oo dhan oo Ibraahim ilaa Daa ' uud waa afar iyo toban oday , Daa ' uud ilaa waagii Baabuloon loo kaxeeyeyna waa afar iyo toban oday , waagii Baabuloon loo kaxeeyey ilaa Masiixana waa afar iyo toban oday .
(trg)="b.MAT.1.17.1"> ܟܠܗܝܢ ܗܟܝܠ ܫܪܒܬܐ ܡܢ ܐܒܪܗܡ ܥܕܡܐ ܠܕܘܝܕ ܫܪܒܬܐ ܐܪܒܥܤܪܐ ܘܡܢ ܕܘܝܕ ܥܕܡܐ ܠܓܠܘܬܐ ܕܒܒܠ ܫܪܒܬܐ ܐܪܒܥܤܪܐ ܘܡܢ ܓܠܘܬܐ ܕܒܒܠ ܥܕܡܐ ܠܡܫܝܚܐ ܫܪܒܬܐ ܐܪܒܥܤܪܐ

(src)="b.MAT.1.18.1"> Dhalashadii Ciise Masiix sidanay ahayd .
(src)="b.MAT.1.18.2"> Kolkii hooyadiis Maryan u doonanayd Yuusuf , intaanay isu iman , waxaa la arkay iyadoo Ruuxa Quduuskaa ka uuraysatay .
(trg)="b.MAT.1.18.1"> ܝܠܕܗ ܕܝܢ ܕܝܫܘܥ ܡܫܝܚܐ ܗܟܢܐ ܗܘܐ ܟܕ ܡܟܝܪܐ ܗܘܬ ܡܪܝܡ ܐܡܗ ܠܝܘܤܦ ܥܕܠܐ ܢܫܬܘܬܦܘܢ ܐܫܬܟܚܬ ܒܛܢܐ ܡܢ ܪܘܚܐ ܕܩܘܕܫܐ

(src)="b.MAT.1.19.1"> Ninkeedii Yuusuf wuxuu ahaa nin xaq ah oo aan doonayn inuu dadka tuso , wuxuuse doonayay inuu si qarsoon u eryo .
(trg)="b.MAT.1.19.1"> ܝܘܤܦ ܕܝܢ ܒܥܠܗ ܟܐܢܐ ܗܘܐ ܘܠܐ ܨܒܐ ܕܢܦܪܤܝܗ ܘܐܬܪܥܝ ܗܘܐ ܕܡܛܫܝܐܝܬ ܢܫܪܝܗ

(src)="b.MAT.1.20.1"> Laakiin intuu waxan ka fiirsanayay ayaa malaa ' igtii Rabbigu riyo ugu muuqatay , iyadoo leh , Yuusuf ina Daa ' uudow , ha ka baqin inaad naagtaada Maryan qaadatid , waayo , waxa ay uuraysatay ayaa Ruuxa Quduuskaa ka yimid .
(trg)="b.MAT.1.20.1"> ܟܕ ܗܠܝܢ ܕܝܢ ܐܬܪܥܝ ܐܬܚܙܝ ܠܗ ܡܠܐܟܐ ܕܡܪܝܐ ܒܚܠܡܐ ܘܐܡܪ ܠܗ ܝܘܤܦ ܒܪܗ ܕܕܘܝܕ ܠܐ ܬܕܚܠ ܠܡܤܒ ܠܡܪܝܡ ܐܢܬܬܟ ܗܘ ܓܝܪ ܕܐܬܝܠܕ ܒܗ ܡܢ ܪܘܚܐ ܗܘ ܕܩܘܕܫܐ

(src)="b.MAT.1.21.1"> Oo waxay umuli doontaa wiil , magiciisana waxaad u bixin doontaa Ciise , waayo , dadkiisa ayuu dembiyadooda ka badbaadin doonaa .
(trg)="b.MAT.1.21.1"> ܬܐܠܕ ܕܝܢ ܒܪܐ ܘܬܩܪܐ ܫܡܗ ܝܫܘܥ ܗܘ ܓܝܪ ܢܚܝܘܗܝ ܠܥܡܗ ܡܢ ܚܛܗܝܗܘܢ

(src)="b.MAT.1.22.1"> Waxaas oo dhan waxay u dhaceen in la arko wixii Rabbigu kaga dhex hadlay nebiga , isagoo leh ,
(trg)="b.MAT.1.22.1"> ܗܕܐ ܕܝܢ ܟܠܗ ܕܗܘܬ ܕܢܬܡܠܐ ܡܕܡ ܕܐܬܐܡܪ ܡܢ ܡܪܝܐ ܒܝܕ ܢܒܝܐ

(src)="b.MAT.1.23.1"> Gabadh bikrad ah baa uuraysan doonta oo wiil umuli doonta , Magiciisana waxaa loo bixin doonaa , Cimmaanuu ' eel ; kan micnihiisu yahay , Ilaah baa inala jooga .
(trg)="b.MAT.1.23.1"> ܕܗܐ ܒܬܘܠܬܐ ܬܒܛܢ ܘܬܐܠܕ ܒܪܐ ܘܢܩܪܘܢ ܫܡܗ ܥܡܢܘܐܝܠ ܕܡܬܬܪܓܡ ܥܡܢ ܐܠܗܢ

(src)="b.MAT.1.24.1"> Markaasaa Yuusuf hurdadii ka kacay oo yeelay sidii malaa ' igtii Rabbigu ku amartay , oo naagtiisii ayuu qaatay ; uma uuse tegin iyada ilaa ay wiil umushay , oo wuxuu magiciisa u baxshay Ciise .
(trg)="b.MAT.1.24.1"> ܟܕ ܩܡ ܕܝܢ ܝܘܤܦ ܡܢ ܫܢܬܗ ܥܒܕ ܐܝܟܢܐ ܕܦܩܕ ܠܗ ܡܠܐܟܗ ܕܡܪܝܐ ܘܕܒܪܗ ܠܐܢܬܬܗ

(src)="b.MAT.1.25.1"> uma uuse tegin iyada ilaa ay wiil umushay , oo wuxuu magiciisa u baxshay Ciise .
(trg)="b.MAT.1.25.1"> ܘܠܐ ܚܟܡܗ ܥܕܡܐ ܕܝܠܕܬܗ ܠܒܪܗ ܒܘܟܪܐ ܘܩܪܬ ܫܡܗ ܝܫܘܥ

(src)="b.MAT.2.1.1"> Goortii Ciise ku dhashay Beytlaxamtii Yahuudiya , waagii Herodos boqorkii ahaa , waxaa Yeruusaalem bari kaga yimid niman xigmad leh iyagoo leh ,
(trg)="b.MAT.2.1.1"> ܟܕ ܕܝܢ ܐܬܝܠܕ ܝܫܘܥ ܒܒܝܬ ܠܚܡ ܕܝܗܘܕܐ ܒܝܘܡܝ ܗܪܘܕܤ ܡܠܟܐ ܐܬܘ ܡܓܘܫܐ ܡܢ ܡܕܢܚܐ ܠܐܘܪܫܠܡ

(src)="b.MAT.2.2.1"> Xaggee buu joogaa boqorka Yuhuudda ee dhashay ?
(src)="b.MAT.2.2.2"> Waayo , bari ayaannu xiddigtiisii ka aragnay , oo waxaannu u nimid inaannu caabudno .
(trg)="b.MAT.2.2.1"> ܘܐܡܪܝܢ ܐܝܟܘ ܡܠܟܐ ܕܝܗܘܕܝܐ ܕܐܬܝܠܕ ܚܙܝܢ ܓܝܪ ܟܘܟܒܗ ܒܡܕܢܚܐ ܘܐܬܝܢ ܠܡܤܓܕ ܠܗ

(src)="b.MAT.2.3.1"> Goortuu boqor Herodos waxan maqlay , ayuu welwelay , isaga iyo reer Yeruusaalem oo dhan .
(trg)="b.MAT.2.3.1"> ܫܡܥ ܕܝܢ ܗܪܘܕܤ ܡܠܟܐ ܘܐܬܬܙܝܥ ܘܟܠܗ ܐܘܪܫܠܡ ܥܡܗ

(src)="b.MAT.2.4.1"> Oo intuu isu ururiyey wadaaddadii sare iyo culimmadii dadka oo dhan , ayuu weyddiiyey meeshii Masiixu ku dhalan lahaa .
(trg)="b.MAT.2.4.1"> ܘܟܢܫ ܟܠܗܘܢ ܪܒܝ ܟܗܢܐ ܘܤܦܪܐ ܕܥܡܐ ܘܡܫܐܠ ܗܘܐ ܠܗܘܢ ܕܐܝܟܐ ܡܬܝܠܕ ܡܫܝܚܐ

(src)="b.MAT.2.5.1"> Oo waxay ku yidhaahdeen , Beytlaxamtii Yahuudiya , waayo , sidaasaa nebigii u qoray ,
(trg)="b.MAT.2.5.1"> ܗܢܘܢ ܕܝܢ ܐܡܪܘ ܒܒܝܬ ܠܚܡ ܕܝܗܘܕܐ ܗܟܢܐ ܓܝܪ ܟܬܝܒ ܒܢܒܝܐ

(src)="b.MAT.2.6.1"> Adigu Beytlaxam , oo dhulka Yahuudah ahay , Kuma aad yaridba caaqillada Yahuudah dhexdooda , Waayo , waxaa adiga kaa soo bixi doona taliye , Kan dadkayga Israa ' iil u talin doona .
(trg)="b.MAT.2.6.1"> ܐܦ ܐܢܬܝ ܒܝܬ ܠܚܡ ܕܝܗܘܕܐ ܠܐ ܗܘܝܬܝ ܒܨܝܪܐ ܒܡܠܟܐ ܕܝܗܘܕܐ ܡܢܟܝ ܓܝܪ ܢܦܘܩ ܡܠܟܐ ܕܗܘ ܢܪܥܝܘܗܝ ܠܥܡܝ ܐܝܤܪܐܝܠ

(src)="b.MAT.2.7.1"> Markaasuu Herodos nimankii xigmadda lahaa hoos ahaan ugu yeedhay , oo ka hubsaday goortay xiddigtu u muuqatay .
(trg)="b.MAT.2.7.1"> ܗܝܕܝܢ ܗܪܘܕܤ ܡܛܫܝܐܝܬ ܩܪܐ ܠܡܓܘܫܐ ܘܝܠܦ ܡܢܗܘܢ ܒܐܝܢܐ ܙܒܢܐ ܐܬܚܙܝ ܠܗܘܢ ܟܘܟܒܐ

(src)="b.MAT.2.8.1"> Kolkaasuu Beytlaxam cid u diray oo ku yidhi , Taga oo ilmaha aad u doondoona , oo goortaad heshaan i soo ogeysiiya si aan anna ugu tago oo u caabudo .
(trg)="b.MAT.2.8.1"> ܘܫܕܪ ܐܢܘܢ ܠܒܝܬ ܠܚܡ ܘܐܡܪ ܠܗܘܢ ܙܠܘ ܥܩܒܘ ܥܠ ܛܠܝܐ ܚܦܝܛܐܝܬ ܘܡܐ ܕܐܫܟܚܬܘܢܝܗܝ ܬܘ ܚܘܐܘܢܝ ܕܐܦ ܐܢܐ ܐܙܠ ܐܤܓܘܕ ܠܗ

(src)="b.MAT.2.9.1"> Goortay boqorkii maqleen ayay tageen , oo xiddigtii ay bari ka arkeen ayaa hor kacday ilaa ay timid oo ay kor joogsatay meeshii ilmuhu joogay ,
(trg)="b.MAT.2.9.1"> ܗܢܘܢ ܕܝܢ ܟܕ ܫܡܥܘ ܡܢ ܡܠܟܐ ܐܙܠܘ ܘܗܐ ܟܘܟܒܐ ܗܘ ܕܚܙܘ ܒܡܕܢܚܐ ܐܙܠ ܗܘܐ ܩܕܡܝܗܘܢ ܥܕܡܐ ܕܐܬܐ ܩܡ ܠܥܠ ܡܢ ܐܝܟܐ ܕܐܝܬܘܗܝ ܛܠܝܐ

(src)="b.MAT.2.10.1"> oo goortay xiddigtii arkeen ayay farxad aad u weyn ku farxeen .
(trg)="b.MAT.2.10.1"> ܟܕ ܕܝܢ ܚܙܐܘܗܝ ܠܟܘܟܒܐ ܚܕܝܘ ܚܕܘܬܐ ܪܒܬܐ ܕܛܒ

(src)="b.MAT.2.11.1"> Markaasay gurigii galeen oo waxay arkeen ilmihii iyo Maryan hooyadiis , wayna dhaceen oo caabudeen isaga , oo intay khasnadahoodii fureen waxay isaga u dhiibeen hadiyado dahab iyo beeyo iyo malmal ah .
(trg)="b.MAT.2.11.1"> ܘܥܠܘ ܠܒܝܬܐ ܘܚܙܐܘܗܝ ܠܛܠܝܐ ܥܡ ܡܪܝܡ ܐܡܗ ܘܢܦܠܘ ܤܓܕܘ ܠܗ ܘܦܬܚܘ ܤܝܡܬܗܘܢ ܘܩܪܒܘ ܠܗ ܩܘܪܒܢܐ ܕܗܒܐ ܘܡܘܪܐ ܘܠܒܘܢܬܐ

(src)="b.MAT.2.12.1"> Markaasaa riyo loogu digay inaanay Herodos ku noqon , oo dhulkoodii ayay jid kale u mareen .
(trg)="b.MAT.2.12.1"> ܘܐܬܚܙܝ ܠܗܘܢ ܒܚܠܡܐ ܕܠܐ ܢܗܦܟܘܢ ܠܘܬ ܗܪܘܕܤ ܘܒܐܘܪܚܐ ܐܚܪܬܐ ܐܙܠܘ ܠܐܬܪܗܘܢ

(src)="b.MAT.2.13.1"> Goortay ka tageen , malaa ' igtii Rabbiga ayaa Yuusuf riyo ugu muuqatay , iyadoo leh , Kac oo kaxee ilmaha iyo hooyadiis , oo Masar u carar oo halkaas joog ilaa aan kuu soo sheego , waayo , Herodos ayaa ilmaha dooni doona inuu dilo .
(trg)="b.MAT.2.13.1"> ܟܕ ܕܝܢ ܐܙܠܘ ܐܬܚܙܝ ܡܠܐܟܐ ܕܡܪܝܐ ܒܚܠܡܐ ܠܝܘܤܦ ܘܐܡܪ ܠܗ ܩܘܡ ܕܒܪ ܠܛܠܝܐ ܘܠܐܡܗ ܘܥܪܘܩ ܠܡܨܪܝܢ ܘܬܡܢ ܗܘܝ ܥܕܡܐ ܕܐܡܪ ܐܢܐ ܠܟ ܥܬܝܕ ܗܘ ܓܝܪ ܗܪܘܕܤ ܠܡܒܥܝܗ ܠܛܠܝܐ ܐܝܟ ܕܢܘܒܕܝܘܗܝ

(src)="b.MAT.2.14.1"> Wakhti habeen ah ayuu kacay , oo ilmihii iyo hooyadiis kaxeeyey , oo Masar tegey ,
(trg)="b.MAT.2.14.1"> ܝܘܤܦ ܕܝܢ ܩܡ ܫܩܠܗ ܠܛܠܝܐ ܘܠܐܡܗ ܒܠܠܝܐ ܘܥܪܩ ܠܡܨܪܝܢ

(src)="b.MAT.2.15.1"> oo halkaasuu joogay ilaa dhimashadii Herodos , inay noqoto wixii Rabbigu kaga dhex hadlay nebiga , isagoo leh , Wiilkayga ayaan Masar uga yeedhay .
(trg)="b.MAT.2.15.1"> ܘܗܘܐ ܬܡܢ ܥܕܡܐ ܠܡܘܬܗ ܕܗܪܘܕܤ ܕܢܬܡܠܐ ܡܕܡ ܕܐܬܐܡܪ ܡܢ ܡܪܝܐ ܒܢܒܝܐ ܕܐܡܪ ܕܡܢ ܡܨܪܝܢ ܩܪܝܬ ܠܒܪܝ

(src)="b.MAT.2.16.1"> Goortuu Herodos arkay inay nimankii xigmadda lahaa ku cayaareen isagii , ayuu aad u cadhooday , oo cid buu u diray oo laayay wiilashii yaryaraa oo dhan , kuwii laba sannadood jiray iyo kuwii ka yaraa oo joogay Beytlaxam iyo meelaha u dhow oo dhan , sida wakhtigii uu nimankii xigmadda lahaa ka hubsaday .
(trg)="b.MAT.2.16.1"> ܗܝܕܝܢ ܗܪܘܕܤ ܟܕ ܚܙܐ ܕܐܬܒܙܚ ܡܢ ܡܓܘܫܐ ܐܬܚܡܬ ܛܒ ܘܫܕܪ ܩܛܠ ܛܠܝܐ ܟܠܗܘܢ ܕܒܝܬ ܠܚܡ ܘܕܟܠܗܘܢ ܬܚܘܡܝܗ ܡܢ ܒܪ ܬܪܬܝܢ ܫܢܝܢ ܘܠܬܚܬ ܐܝܟ ܙܒܢܐ ܕܥܩܒ ܡܢ ܡܓܘܫܐ

(src)="b.MAT.2.17.1"> Markaas waxaa noqotay wixii nebi Yeremyaah lagaga dhex hadlay , isagoo leh ,
(trg)="b.MAT.2.17.1"> ܗܝܕܝܢ ܐܬܡܠܝ ܡܕܡ ܕܐܬܐܡܪ ܒܝܕ ܐܪܡܝܐ ܢܒܝܐ ܕܐܡܪ

(src)="b.MAT.2.18.1"> Cod baa Raamaah laga maqlay , Oohin iyo baroor weyn , Raaxeel oo u ooyaysa carruurteeda , Oo aan doonaynin in la qalbi qabowjiyo , waayo , ma ay joogin .
(trg)="b.MAT.2.18.1"> ܩܠܐ ܐܫܬܡܥ ܒܪܡܬܐ ܒܟܝܐ ܘܐܠܝܐ ܤܓܝܐܐ ܪܚܝܠ ܒܟܝܐ ܥܠ ܒܢܝܗ ܘܠܐ ܨܒܝܐ ܠܡܬܒܝܐܘ ܡܛܠ ܕܠܐ ܐܝܬܝܗܘܢ

(src)="b.MAT.2.19.1"> Laakiin goortuu Herodos dhintay , malaa ' igtii Rabbiga ayaa riyo ugu muuqatay Yuusuf oo Masar jooga , iyadoo leh ,
(trg)="b.MAT.2.19.1"> ܟܕ ܡܝܬ ܕܝܢ ܗܪܘܕܤ ܡܠܟܐ ܐܬܚܙܝ ܡܠܐܟܐ ܕܡܪܝܐ ܒܚܠܡܐ ܠܝܘܤܦ ܒܡܨܪܝܢ

(src)="b.MAT.2.20.1"> Kac oo kaxee ilmaha iyo hooyadiis , oo dhulka Israa ' iil tag , waayo , kuwii ilmaha naftiisa doonayay waa dhinteen .
(trg)="b.MAT.2.20.1"> ܘܐܡܪ ܠܗ ܩܘܡ ܕܒܪ ܠܛܠܝܐ ܘܠܐܡܗ ܘܙܠ ܠܐܪܥܐ ܕܐܝܤܪܐܝܠ ܡܝܬܘ ܠܗܘܢ ܓܝܪ ܗܢܘܢ ܕܒܥܝܢ ܗܘܘ ܢܦܫܗ ܕܛܠܝܐ

(src)="b.MAT.2.21.1"> Markaasuu kacay oo kaxeeyey ilmihii iyo hooyadiis , oo dalkii Israa ' iil tegey .
(trg)="b.MAT.2.21.1"> ܘܝܘܤܦ ܩܡ ܕܒܪ ܠܛܠܝܐ ܘܠܐܡܗ ܘܐܬܐ ܠܐܪܥܐ ܕܐܝܤܪܐܝܠ

(src)="b.MAT.2.22.1"> Laakiin goortuu maqlay in Arkhela ' os meeshii aabbihiis Herodos Yahuudiya xukumayo , wuu ka baqay inuu halkaas tago .
(src)="b.MAT.2.22.2"> Markaase Ilaah baa riyo ugu digay , oo uu dhinacyada Galili ku leexday.Wuxuuna yimid oo degay magaalada Naasared la odhan jiray si ay u noqoto wixii nebiyada lagaga hadlay , Waxaa loogu yeedhayaa Naasaraani .
(trg)="b.MAT.2.22.1"> ܘܐܬܐ ܥܡܪ ܒܡܕܝܢܬܐ ܕܡܬܩܪܝܐ ܢܨܪܬ ܐܝܟ ܕܢܬܡܠܐ ܡܕܡ ܕܐܬܐܡܪ ܒܢܒܝܐ ܕܢܨܪܝܐ ܢܬܩܪܐ

(src)="b.MAT.2.23.1"> Wuxuuna yimid oo degay magaalada Naasared la odhan jiray si ay u noqoto wixii nebiyada lagaga hadlay , Waxaa loogu yeedhayaa Naasaraani .
(trg)="b.MAT.2.23.1"> ܟܕ ܕܝܢ ܫܡܥ ܕܐܪܟܠܐܘܤ ܗܘܐ ܡܠܟܐ ܒܝܗܘܕ ܚܠܦ ܗܪܘܕܤ ܐܒܘܗܝ ܕܚܠ ܕܢܐܙܠ ܠܬܡܢ ܘܐܬܚܙܝ ܠܗ ܒܚܠܡܐ ܕܢܐܙܠ ܠܐܬܪܐ ܕܓܠܝܠܐ

(src)="b.MAT.3.1.1"> Maalmahaas waxaa yimid Yooxanaa Baabtiisaha isagoo cidlada Yahuudiya wax ku wacdiyaya , oo leh ,
(trg)="b.MAT.3.1.1"> ܒܗܘܢ ܕܝܢ ܒܝܘܡܬܐ ܗܢܘܢ ܐܬܐ ܝܘܚܢܢ ܡܥܡܕܢܐ ܘܡܟܪܙ ܗܘܐ ܒܚܘܪܒܐ ܕܝܗܘܕ

(src)="b.MAT.3.2.1"> Toobad keena , waayo , boqortooyadii jannadu waa dhow dahay .
(trg)="b.MAT.3.2.1"> ܘܐܡܪ ܬܘܒܘ ܩܪܒܬ ܠܗ ܡܠܟܘܬܐ ܕܫܡܝܐ

(src)="b.MAT.3.3.1"> Waayo , kan waa kii nebi Isayos ka hadlay kolkuu yidhi , Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya , Jidka Rabbiga hagaajiya , Waddooyinkiisa toosiya .
(trg)="b.MAT.3.3.1"> ܗܢܘ ܓܝܪ ܗܘ ܕܐܡܝܪ ܒܝܕ ܐܫܥܝܐ ܢܒܝܐ ܩܠܐ ܕܩܪܐ ܒܚܘܪܒܐ ܛܝܒܘ ܐܘܪܚܗ ܕܡܪܝܐ ܘܐܫܘܘ ܠܫܒܝܠܘܗܝ

(src)="b.MAT.3.4.1"> Yooxanaa qudhiisu wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa , oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa , cuntadiisuna waxay ahayd ayax iyo malab dibadeed .
(trg)="b.MAT.3.4.1"> ܗܘ ܕܝܢ ܝܘܚܢܢ ܐܝܬܘܗܝ ܗܘܐ ܠܒܘܫܗ ܕܤܥܪܐ ܕܓܡܠܐ ܘܐܤܪ ܚܨܐ ܕܡܫܟܐ ܥܠ ܚܨܘܗܝ ܘܡܐܟܘܠܬܗ ܩܡܨܐ ܘܕܒܫܐ ܕܒܪܐ

(src)="b.MAT.3.5.1"> Markaas waxaa u soo baxay dadka Yeruusaalem , iyo kuwa Yahuudiya oo dhan iyo kuwa dalka Urdun ku wareegsan oo dhan ,
(trg)="b.MAT.3.5.1"> ܗܝܕܝܢ ܢܦܩܐ ܗܘܬ ܠܘܬܗ ܐܘܪܫܠܡ ܘܟܠܗ ܝܗܘܕ ܘܟܠܗ ܐܬܪܐ ܕܚܕܪܝ ܝܘܪܕܢܢ

(src)="b.MAT.3.6.1"> markaasuu Webi Urdun ku baabtiisay iyagoo dembiyadooda qiranaya .
(trg)="b.MAT.3.6.1"> ܘܥܡܕܝܢ ܗܘܘ ܡܢܗ ܒܝܘܪܕܢܢ ܢܗܪܐ ܟܕ ܡܘܕܝܢ ܒܚܛܗܝܗܘܢ

(src)="b.MAT.3.7.1"> Laakiin goortuu arkay qaar badan oo Farrisiin iyo Sadukiin ah oo baabtiiskiisa yimid wuxuu ku yidhi , Dhal jilbisay , yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa ?
(trg)="b.MAT.3.7.1"> ܟܕ ܚܙܐ ܕܝܢ ܤܓܝܐܐ ܡܢ ܦܪܝܫܐ ܘܡܢ ܙܕܘܩܝܐ ܕܐܬܝܢ ܠܡܥܡܕ ܐܡܪ ܠܗܘܢ ܝܠܕܐ ܕܐܟܕܢܐ ܡܢܘ ܚܘܝܟܘܢ ܠܡܥܪܩ ܡܢ ܪܘܓܙܐ ܕܐܬܐ

(src)="b.MAT.3.8.1"> Haddaba midho toobad istaahila soo bixiya ,
(trg)="b.MAT.3.8.1"> ܥܒܕܘ ܗܟܝܠ ܦܐܪܐ ܕܫܘܝܢ ܠܬܝܒܘܬܐ

(src)="b.MAT.3.9.1"> hana ku fikirina inaad tidhaahdaan , Waxaannu leennahay Ibraahim oo aabbe noo ah .
(src)="b.MAT.3.9.2"> Waayo , waxaan idinku leeyahay , Ilaah waa karaa inuu dhagaxyadan carruur uga kiciyo Ibraahim .
(trg)="b.MAT.3.9.1"> ܘܠܐ ܬܤܒܪܘܢ ܘܬܐܡܪܘܢ ܒܢܦܫܟܘܢ ܕܐܒܐ ܐܝܬ ܠܢ ܐܒܪܗܡ ܐܡܪ ܐܢܐ ܠܟܘܢ ܓܝܪ ܕܡܫܟܚ ܐܠܗܐ ܡܢ ܗܠܝܢ ܟܐܦܐ ܠܡܩܡܘ ܒܢܝܐ ܠܐܒܪܗܡ

(src)="b.MAT.3.10.1"> Haddeer weliba faaska waxaa la dhigay geedaha guntooda .
(src)="b.MAT.3.10.2"> Sidaa darteed geed walba oo aan midho wanaagsan soo bixin waa la gooyaa oo dabkaa lagu tuuraa .
(trg)="b.MAT.3.10.1"> ܗܐ ܕܝܢ ܢܪܓܐ ܤܝܡ ܥܠ ܥܩܪܐ ܕܐܝܠܢܐ ܟܠ ܐܝܠܢܐ ܗܟܝܠ ܕܦܐܪܐ ܛܒܐ ܠܐ ܥܒܕ ܡܬܦܤܩ ܘܢܦܠ ܒܢܘܪܐ

(src)="b.MAT.3.11.1"> Anigu biyo ayaan idinku baabtiisaa ilaa toobadda , laakiin kan iga daba imanayaa waa iga itaal weyn yahay , kan aanan istaahilin inaan kabihiisa u qaado .
(src)="b.MAT.3.11.2"> Isagu wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab .
(trg)="b.MAT.3.11.1"> ܐܢܐ ܡܥܡܕ ܐܢܐ ܠܟܘܢ ܒܡܝܐ ܠܬܝܒܘܬܐ ܗܘ ܕܝܢ ܕܒܬܪܝ ܐܬܐ ܚܤܝܢ ܗܘ ܡܢܝ ܗܘ ܕܠܐ ܫܘܐ ܐܢܐ ܡܤܢܘܗܝ ܠܡܫܩܠ ܗܘ ܡܥܡܕ ܠܟܘܢ ܒܪܘܚܐ ܕܩܘܕܫܐ ܘܒܢܘܪܐ

(src)="b.MAT.3.12.1"> Masaftiisu gacantiisay ku jirtaa , goobta wax lagu tumona aad buu u safayn doonaa , oo sarreenkiisa ayuu maqsinka ku soo ururin doonaa , laakiin buunshaha ayuu dab aan damayn ku gubi doonaa .
(trg)="b.MAT.3.12.1"> ܗܘ ܕܪܦܫܐ ܒܐܝܕܗ ܘܡܕܟܐ ܐܕܪܘܗܝ ܘܚܛܐ ܟܢܫ ܠܐܘܨܪܘܗܝ ܘܬܒܢܐ ܡܘܩܕ ܒܢܘܪܐ ܕܠܐ ܕܥܟܐ

(src)="b.MAT.3.13.1"> Markaasaa Ciise Galili ka yimid oo Webi Urdun ugu tegey Yooxanaa inuu baabtiiso .
(trg)="b.MAT.3.13.1"> ܗܝܕܝܢ ܐܬܐ ܝܫܘܥ ܡܢ ܓܠܝܠܐ ܠܝܘܪܕܢܢ ܠܘܬ ܝܘܚܢܢ ܕܢܥܡܕ ܡܢܗ

(src)="b.MAT.3.14.1"> Yooxanaase waa diiday , isagoo leh , Anaa u baahan inaad i baabtiisto , adiguna miyaad ii timid ?
(trg)="b.MAT.3.14.1"> ܗܘ ܕܝܢ ܝܘܚܢܢ ܟܠܐ ܗܘܐ ܠܗ ܘܐܡܪ ܐܢܐ ܤܢܝܩ ܐܢܐ ܕܡܢܟ ܐܬܥܡܕ ܘܐܢܬ ܠܘܬܝ ܐܬܝܬ

(src)="b.MAT.3.15.1"> Laakiin Ciise waa u jawaabay oo ku yidhi , Haddeer oggolow , waayo , sidaas waa inoo eg tahay inaynu xaqnimada oo dhan wada yeelno ; markaasuu u oggolaaday .
(trg)="b.MAT.3.15.1"> ܗܘ ܕܝܢ ܝܫܘܥ ܥܢܐ ܘܐܡܪ ܠܗ ܫܒܘܩ ܗܫܐ ܗܟܢܐ ܓܝܪ ܝܐܐ ܠܢ ܕܢܡܠܐ ܟܠܗ ܟܐܢܘܬܐ ܘܗܝܕܝܢ ܫܒܩܗ

(src)="b.MAT.3.16.1"> Ciise goortii la baabtiisay , ayuu markiiba biyaha kor uga baxay , kolkaasaa samooyinku furmeen , oo wuxuu arkay Ruuxa Ilaah oo sida qoolley oo kale u soo degaya oo dushiisa imanaya , oo cod baa samooyinka ka lahaa , Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay , oo aan ku faraxsanahay .
(trg)="b.MAT.3.16.1"> ܘܗܐ ܩܠܐ ܡܢ ܫܡܝܐ ܕܐܡܪ ܗܢܘ ܒܪܝ ܚܒܝܒܐ ܕܒܗ ܐܨܛܒܝܬ

(src)="b.MAT.3.17.1"> oo cod baa samooyinka ka lahaa , Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay , oo aan ku faraxsanahay .
(trg)="b.MAT.3.17.1"> ܟܕ ܥܡܕ ܕܝܢ ܝܫܘܥ ܡܚܕܐ ܤܠܩ ܡܢ ܡܝܐ ܘܐܬܦܬܚܘ ܠܗ ܫܡܝܐ ܘܚܙܐ ܪܘܚܐ ܕܐܠܗܐ ܕܢܚܬܐ ܐܝܟ ܝܘܢܐ ܘܐܬܬ ܥܠܘܗܝ

(src)="b.MAT.4.1.1"> Goortaasaa Ruuxu Ciise cidlada u kaxeeyey in Ibliisku jirrabo .
(trg)="b.MAT.4.1.1"> ܗܝܕܝܢ ܝܫܘܥ ܐܬܕܒܪ ܡܢ ܪܘܚܐ ܕܩܘܕܫܐ ܠܡܕܒܪܐ ܕܢܬܢܤܐ ܡܢ ܐܟܠܩܪܨܐ

(src)="b.MAT.4.2.1"> Oo goortuu afartan maalmood iyo afartan habeen soomanaa , ayuu dabadeed gaajooday .
(trg)="b.MAT.4.2.1"> ܘܨܡ ܐܪܒܥܝܢ ܝܘܡܝܢ ܘܐܪܒܥܝܢ ܠܝܠܘܢ ܐܚܪܝܬ ܕܝܢ ܟܦܢ

(src)="b.MAT.4.3.1"> Markaasaa duufiyihii u yimid oo ku yidhi , Haddaad tahay Wiilka Ilaah , dhagaxyadan ku dheh , Kibis noqda .
(trg)="b.MAT.4.3.1"> ܘܩܪܒ ܗܘ ܕܡܢܤܐ ܘܐܡܪ ܠܗ ܐܢ ܒܪܗ ܐܢܬ ܕܐܠܗܐ ܐܡܪ ܕܗܠܝܢ ܟܐܦܐ ܢܗܘܝܢ ܠܚܡܐ

(src)="b.MAT.4.4.1"> Laakiin wuu u jawaabay oo ku yidhi , Waa qoran tahay , Dadku waa inaanu kibis oo keliya ku noolaan , laakiin waa inuu eray walba oo afka Ilaah ka soo baxa ku noolaado .
(trg)="b.MAT.4.4.1"> ܗܘ ܕܝܢ ܥܢܐ ܘܐܡܪ ܟܬܝܒ ܕܠܐ ܗܘܐ ܒܠܚܡܐ ܒܠܚܘܕ ܚܝܐ ܒܪܢܫܐ ܐܠܐ ܒܟܠ ܡܠܐ ܕܢܦܩܐ ܡܢ ܦܘܡܗ ܕܐܠܗܐ

(src)="b.MAT.4.5.1"> Markaasaa Ibliisku magaaladii quduuska ahayd geeyey , wuxuuna saaray munaaraddii macbudka
(trg)="b.MAT.4.5.1"> ܗܝܕܝܢ ܕܒܪܗ ܐܟܠܩܪܨܐ ܠܡܕܝܢܬ ܩܘܕܫܐ ܘܐܩܝܡܗ ܥܠ ܟܢܦܐ ܕܗܝܟܠܐ

(src)="b.MAT.4.6.1"> oo ku yidhi , Haddaad tahay Wiilka Ilaah , hoos isu tuur , waayo , waa qoran tahay , Malaa ' igihiisa ayuu amri doonaa , Oo gacmahooda ayay sare kuugu qaban doonaan , Inaanay cagtaadu dhagax ku dhicin .
(trg)="b.MAT.4.6.1"> ܘܐܡܪ ܠܗ ܐܢ ܒܪܗ ܐܢܬ ܕܐܠܗܐ ܫܕܝ ܢܦܫܟ ܠܬܚܬ ܟܬܝܒ ܓܝܪ ܕܠܡܠܐܟܘܗܝ ܢܦܩܕ ܥܠܝܟ ܘܥܠ ܐܝܕܝܗܘܢ ܢܫܩܠܘܢܟ ܕܠܐ ܬܬܩܠ ܒܟܐܦܐ ܪܓܠܟ

(src)="b.MAT.4.7.1"> Ciise wuxuu ku yidhi , Haddana waa qoran tahay , Rabbiga Ilaahaaga ah waa inaanad jirrabin .
(trg)="b.MAT.4.7.1"> ܐܡܪ ܠܗ ܝܫܘܥ ܬܘܒ ܟܬܝܒ ܕܠܐ ܬܢܤܐ ܠܡܪܝܐ ܐܠܗܟ

(src)="b.MAT.4.8.1"> Haddana Ibliiskii ayaa buur aad u dheer geeyey , wuxuuna tusay boqortooyooyinka dunida oo dhan iyo ammaantooda .
(trg)="b.MAT.4.8.1"> ܬܘܒ ܕܒܪܗ ܐܟܠܩܪܨܐ ܠܛܘܪܐ ܕܛܒ ܪܡ ܘܚܘܝܗ ܟܠܗܝܢ ܡܠܟܘܬܐ ܕܥܠܡܐ ܘܫܘܒܚܗܝܢ

(src)="b.MAT.4.9.1"> Wuxuuna ku yidhi , Waxyaalahan oo dhan waan ku siinayaa haddaad sujuuddid oo i caabuddid .
(trg)="b.MAT.4.9.1"> ܘܐܡܪ ܠܗ ܗܠܝܢ ܟܠܗܝܢ ܠܟ ܐܬܠ ܐܢ ܬܦܠ ܬܤܓܘܕ ܠܝ

(src)="b.MAT.4.10.1"> Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi , Shayddaan yahow , bax , waayo , waa qoran tahay , Waa inaad caabuddo Rabbiga Ilaahaaga ah oo waa inaad isaga keliya u adeegto .
(trg)="b.MAT.4.10.1"> ܗܝܕܝܢ ܐܡܪ ܠܗ ܝܫܘܥ ܙܠ ܠܟ ܤܛܢܐ ܟܬܝܒ ܓܝܪ ܕܠܡܪܝܐ ܐܠܗܟ ܬܤܓܘܕ ܘܠܗ ܒܠܚܘܕܘܗܝ ܬܦܠܘܚ

(src)="b.MAT.4.11.1"> Markaasaa Ibliiskii ka tegey , oo waxaa u yimid malaa ' igo , wayna u adeegeen .
(trg)="b.MAT.4.11.1"> ܗܝܕܝܢ ܫܒܩܗ ܐܟܠܩܪܨܐ ܘܗܐ ܡܠܐܟܐ ܩܪܒܘ ܘܡܫܡܫܝܢ ܗܘܘ ܠܗ

(src)="b.MAT.4.12.1"> Maarkuu maqlay in Yooxanaa la qabtay , ayuu Galili ku leexday ,
(trg)="b.MAT.4.12.1"> ܟܕ ܫܡܥ ܕܝܢ ܝܫܘܥ ܕܝܘܚܢܢ ܐܫܬܠܡ ܫܢܝ ܠܗ ܠܓܠܝܠܐ

(src)="b.MAT.4.13.1"> oo intuu Naasared ka tegey , wuxuu yimid oo degay Kafarna ' um , tan badda agteeda ahayd oo ku jirtay soohdimaha Sebulun iyo Naftaali ,
(trg)="b.MAT.4.13.1"> ܘܫܒܩܗ ܠܢܨܪܬ ܘܐܬܐ ܥܡܪ ܒܟܦܪܢܚܘܡ ܥܠ ܝܕ ܝܡܐ ܒܬܚܘܡܐ ܕܙܒܘܠܘܢ ܘܕܢܦܬܠܝ

(src)="b.MAT.4.14.1"> inay noqoto wixii nebi Isayos lagaga dhex hadlay , isagoo leh ,
(trg)="b.MAT.4.14.1"> ܕܢܬܡܠܐ ܡܕܡ ܕܐܬܐܡܪ ܒܝܕ ܐܫܥܝܐ ܢܒܝܐ ܕܐܡܪ

(src)="b.MAT.4.15.1"> Dhulka Sebulun iyo dhulka Naftaali , Xagga jidka badda , Webi Urdun shishadiisa , Galili quruumaha ka mid ah ,
(trg)="b.MAT.4.15.1"> ܐܪܥܐ ܕܙܒܘܠܘܢ ܐܪܥܐ ܕܢܦܬܠܝ ܐܘܪܚܐ ܕܝܡܐ ܥܒܪܘܗܝ ܕܝܘܪܕܢܢ ܓܠܝܠܐ ܕܥܡܡܐ

(src)="b.MAT.4.16.1"> Dadkii fadhiyi jiray gudcurka Ayaa iftiin weyn arkay , Kuwii fadhiyi jiray dalka iyo hooska dhimashadana , Iftiin baa u baxay .
(trg)="b.MAT.4.16.1"> ܥܡܐ ܕܝܬܒ ܒܚܫܘܟܐ ܢܘܗܪܐ ܪܒܐ ܚܙܐ ܘܐܝܠܝܢ ܕܝܬܒܝܢ ܒܐܬܪܐ ܘܒܛܠܠܐ ܕܡܘܬܐ ܢܘܗܪܐ ܕܢܚ ܠܗܘܢ

(src)="b.MAT.4.17.1"> Markaas dabadeed Ciise wuxuu bilaabay inuu wax ku wacdiyo oo yidhaahdo , Toobad keena , waayo , boqortooyadii jannadu waa dhow dahay .
(trg)="b.MAT.4.17.1"> ܡܢ ܗܝܕܝܢ ܫܪܝ ܝܫܘܥ ܠܡܟܪܙܘ ܘܠܡܐܡܪ ܬܘܒܘ ܩܪܒܬ ܠܗ ܓܝܪ ܡܠܟܘܬܐ ܕܫܡܝܐ

(src)="b.MAT.4.18.1"> Markuu badda Galili ag marayay wuxuu arkay laba walaalo ah , Simoon kii Butros la odhan jiray iyo Andaros oo ahaa walaalkiis , iyagoo shabag badda ku tuuraya , waayo , waxay ahaayeen kalluumaystayaal .
(trg)="b.MAT.4.18.1"> ܘܟܕ ܡܗܠܟ ܥܠ ܝܕ ܝܡܐ ܕܓܠܝܠܐ ܚܙܐ ܬܪܝܢ ܐܚܝܢ ܫܡܥܘܢ ܕܐܬܩܪܝ ܟܐܦܐ ܘܐܢܕܪܐܘܤ ܐܚܘܗܝ ܕܪܡܝܢ ܡܨܝܕܬܐ ܒܝܡܐ ܐܝܬܝܗܘܢ ܗܘܘ ܓܝܪ ܨܝܕܐ

(src)="b.MAT.4.19.1"> Oo wuxuu ku yidhi , I soo raaca , waxaan idinka dhigayaa kuwa dadka jillaabta .
(trg)="b.MAT.4.19.1"> ܘܐܡܪ ܠܗܘܢ ܝܫܘܥ ܬܘ ܒܬܪܝ ܘܐܥܒܕܟܘܢ ܕܬܗܘܘܢ ܨܝܕܐ ܕܒܢܝ ܐܢܫܐ

(src)="b.MAT.4.20.1"> Markiiba intay shabagyadii ka tageen , ayay raaceen isagii .
(trg)="b.MAT.4.20.1"> ܗܢܘܢ ܕܝܢ ܡܚܕܐ ܫܒܩܘ ܡܨܝܕܬܗܘܢ ܘܐܙܠܘ ܒܬܪܗ

(src)="b.MAT.4.21.1"> Markuu meeshaas hore uga socday wuxuu arkay laba kale oo walaalo ah , Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa , iyagoo aabbahood doonnida kula jira oo shabagyadoodii hagaajinaya , wuuna u yeedhay .
(trg)="b.MAT.4.21.1"> ܘܟܕ ܥܒܪ ܡܢ ܬܡܢ ܚܙܐ ܐܚܪܢܐ ܐܚܐ ܬܪܝܢ ܝܥܩܘܒ ܒܪ ܙܒܕܝ ܘܝܘܚܢܢ ܐܚܘܗܝ ܒܐܠܦܐ ܥܡ ܙܒܕܝ ܐܒܘܗܘܢ ܕܡܬܩܢܝܢ ܡܨܝܕܬܗܘܢ ܘܩܪܐ ܐܢܘܢ

(src)="b.MAT.4.22.1"> Markiiba doonnidii iyo aabbahood way ka soo tageen oo way raaceen .
(trg)="b.MAT.4.22.1"> ܗܢܘܢ ܕܝܢ ܡܚܕܐ ܫܒܩܘ ܠܐܠܦܐ ܘܠܐܒܘܗܘܢ ܘܐܙܠܘ ܒܬܪܗ

(src)="b.MAT.4.23.1"> Ciise ayaa Galili oo dhan ku wareegay , isagoo sunagogyadooda wax ku baraya oo injiilka boqortooyadii ku wacdiyaya oo bukaan oo dhan iyo cudur oo dhan bogsiinaya dadka dhexdiisa .
(trg)="b.MAT.4.23.1"> ܘܡܬܟܪܟ ܗܘܐ ܝܫܘܥ ܒܟܠܗ ܓܠܝܠܐ ܘܡܠܦ ܗܘܐ ܒܟܢܘܫܬܗܘܢ ܘܡܟܪܙ ܤܒܪܬܐ ܕܡܠܟܘܬܐ ܘܡܐܤܐ ܟܠ ܟܐܒ ܘܟܘܪܗܢ ܒܥܡܐ

(src)="b.MAT.4.24.1"> Warkiisuna waa gaadhay Suuriya oo dhan , oo waxay u keeneen kuwii bukay oo dhan , oo cudurro kala cayncayn ah iyo silic qabay , iyo kuwo jinni qaba , iyo kuwo suuxdin qaba , iyo kuwa curyaan ah , wuuna bogsiiyey.Waxaana raacay dad badan oo ka yimid Galili iyo Dekabolis iyo Yeruusaalem iyo Yahuudiya iyo Webi Urdun shishadiisa .
(trg)="b.MAT.4.24.1"> ܘܐܙܠܘ ܒܬܪܗ ܟܢܫܐ ܤܓܝܐܐ ܡܢ ܓܠܝܠܐ ܘܡܢ ܥܤܪܬ ܡܕܝܢܬܐ ܘܡܢ ܐܘܪܫܠܡ ܘܡܢ ܝܗܘܕ ܘܡܢ ܥܒܪܐ ܕܝܘܪܕܢܢ

(src)="b.MAT.4.25.1"> Waxaana raacay dad badan oo ka yimid Galili iyo Dekabolis iyo Yeruusaalem iyo Yahuudiya iyo Webi Urdun shishadiisa .
(trg)="b.MAT.4.25.1"> ܘܐܫܬܡܥ ܛܒܗ ܒܟܠܗ ܤܘܪܝܐ ܘܩܪܒܘ ܠܗ ܟܠܗܘܢ ܐܝܠܝܢ ܕܒܝܫ ܒܝܫ ܥܒܝܕܝܢ ܒܟܘܪܗܢܐ ܡܫܚܠܦܐ ܘܐܝܠܝܢ ܕܐܠܝܨܝܢ ܒܬܫܢܝܩܐ ܘܕܝܘܢܐ ܘܕܒܪ ܐܓܪܐ ܘܡܫܪܝܐ ܘܐܤܝ ܐܢܘܢ

(src)="b.MAT.5.1.1"> Markuu dadkii badnaa arkay ayuu buur fuulay , markaasuu fadhiistay oo xertiisa ayaa u timid .
(trg)="b.MAT.5.1.1"> ܟܕ ܚܙܐ ܕܝܢ ܝܫܘܥ ܠܟܢܫܐ ܤܠܩ ܠܛܘܪܐ ܘܟܕ ܝܬܒ ܩܪܒܘ ܠܘܬܗ ܬܠܡܝܕܘܗܝ

(src)="b.MAT.5.2.1"> Kolkaasuu afkiisa kala qaaday oo wax baray , isagoo leh .
(trg)="b.MAT.5.2.1"> ܘܦܬܚ ܦܘܡܗ ܘܡܠܦ ܗܘܐ ܠܗܘܢ ܘܐܡܪ

(src)="b.MAT.5.3.1"> Waxaa barakaysan kuwa xagga ruuxa ka masaakiin ah , waayo , boqortooyada jannada iyagaa leh .
(trg)="b.MAT.5.3.1"> ܛܘܒܝܗܘܢ ܠܡܤܟܢܐ ܒܪܘܚ ܕܕܝܠܗܘܢ ܗܝ ܡܠܟܘܬܐ ܕܫܡܝܐ

(src)="b.MAT.5.4.1"> Waxaa barakaysan kuwa baroorta , waayo , waa la qalbiqabowjin doonaa .
(trg)="b.MAT.5.4.1"> ܛܘܒܝܗܘܢ ܠܐܒܝܠܐ ܕܗܢܘܢ ܢܬܒܝܐܘܢ

(src)="b.MAT.5.5.1"> Waxaa barakaysan kuwa camal qabow , waayo , dhulkay dhaxli doonaan .
(trg)="b.MAT.5.5.1"> ܛܘܒܝܗܘܢ ܠܡܟܝܟܐ ܕܗܢܘܢ ܢܐܪܬܘܢ ܠܐܪܥܐ

(src)="b.MAT.5.6.1"> Waxaa barakaysan kuwa xaqnimada u gaajaysan oo u harraadsan , waayo , way dhergi doonaan .
(trg)="b.MAT.5.6.1"> ܛܘܒܝܗܘܢ ܠܐܝܠܝܢ ܕܟܦܢܝܢ ܘܨܗܝܢ ܠܟܐܢܘܬܐ ܕܗܢܘܢ ܢܤܒܥܘܢ

(src)="b.MAT.5.7.1"> Waxaa barakaysan kuwa naxariista leh , waayo , waa loo naxariisan doonaa .
(trg)="b.MAT.5.7.1"> ܛܘܒܝܗܘܢ ܠܡܪܚܡܢܐ ܕܥܠܝܗܘܢ ܢܗܘܘܢ ܪܚܡܐ

(src)="b.MAT.5.8.1"> Waxaa barakaysan kuwa qalbiga ka daahirsan , waayo , Ilaah bay arki doonaan .
(trg)="b.MAT.5.8.1"> ܛܘܒܝܗܘܢ ܠܐܝܠܝܢ ܕܕܟܝܢ ܒܠܒܗܘܢ ܕܗܢܘܢ ܢܚܙܘܢ ܠܐܠܗܐ

(src)="b.MAT.5.9.1"> Waxaa barakaysan kuwa nabadda ka shaqeeyaa , waayo , waxaa loogu yeedhi doonaa wiilashii Ilaah .
(trg)="b.MAT.5.9.1"> ܛܘܒܝܗܘܢ ܠܥܒܕܝ ܫܠܡܐ ܕܒܢܘܗܝ ܕܐܠܗܐ ܢܬܩܪܘܢ

(src)="b.MAT.5.10.1"> Waxaa barakaysan kuwa xaqnimada aawadeed loo silciyo , waayo , boqortooyada jannada iyagaa leh .
(trg)="b.MAT.5.10.1"> ܛܘܒܝܗܘܢ ܠܐܝܠܝܢ ܕܐܬܪܕܦܘ ܡܛܠ ܟܐܢܘܬܐ ܕܕܝܠܗܘܢ ܗܝ ܡܠܟܘܬܐ ܕܫܡܝܐ