# gv/Manx-PART.xml.gz
# so/Somali.xml.gz


(src)="b.EST.1.1.1"> Nish haink eh gy-kione ayns lhing Ahasuerus ( shoh yn Ahasuerus shen ren reill voish India eer gys Ethiopia , harrish shey-feed as shiaght rheamyn )
(trg)="b.EST.1.1.1"> Wakhtigii Ahashwerus ( Ahashweruskaasu wuxuu ahaa kii xukumi jiray Hindiya iyo Itoobiya inta ka dhex leh , oo u talin jiray boqol iyo toddoba iyo labaatan gobol )

(src)="b.EST.1.2.1"> Ayns ny laghyn shen , tra va ree Ahasuerus ny hoie er stoyl-reeoil e reeriaght , va ayns Shushan yn phlaase reeoil ,
(trg)="b.EST.1.2.1"> markii Boqor Ahashwerus uu ku fadhiistay carshigii boqortooyadiisa oo ku yiil Shuushan oo ahayd hoygii boqorka ,

(src)="b.EST.1.3.1"> Ayns y trass vlein jeh e reill , ren eh cuirraghyn da ooilley e phrinceyn , as e harvaantyn ; pooaraghyn Phersia as Media , ard gheiney as princeyn ny rheamyn ec y traa cheddin kionfenish .
(trg)="b.EST.1.3.1"> sannaddii saddexaad oo boqornimadiisa ayuu martiqaad u sameeyey amiirradiisii iyo addoommadiisii oo dhan , taas oo ay hortiisa joogeen xooggii Faaris iyo Maaday , iyo dadkii gobta ahaa iyo amiirradii gobollada .

(src)="b.EST.1.4.1"> Tra hoilshee eh magh berchys e reeriaght ghloyroil , as onnor e ard-ooashley reeoil , ymmodee laghyn , eer nuy-feed laa .
(trg)="b.EST.1.4.1"> Oo wuxuu soo bannaan dhigay maalkii boqortooyadiisa ammaanta badnayd , iyo sharaftii haybaddiisa sarraysa , intii maalmo badan ah oo gaadha boqol iyo siddeetan maalmood .

(src)="b.EST.1.5.1"> As lurg da ny laghyn shoh ve harrish , ren y ree cuirraghyn da ooilley yn pobble va ry-gheddyn ayns Shushan y phlaase , chammah da ard as injil son shiaght laa , ayns cooyrtyn garey plaase y ree ,
(trg)="b.EST.1.5.1"> Oo markii maalmahaasu dhammaadeen ayuu boqorku diyaafad u sameeyey dadkii Shuushan oo hoygii boqorka ahayd joogay oo dhan , yar iyo weynba , intii toddoba maalmood ah , oo diyaafaddiina waxaa lagu dhigay barxaddii beerta ku dhex tiil hoygii boqorka .

(src)="b.EST.1.6.1"> Raad va curtanyn baney , geayney , as gorrym , sheeynt er coyrdyn dy heeidey purple , lesh loopyn argid , as pillaryn marble : as nyn ynnydyn-soie dy airh , as argid , er laare dy phurple , as gorrym , as bane , as doo ,
(trg)="b.EST.1.6.1"> Oo waxaa meeshaas ka laalaaday daahyo ah caddaan iyo cagaar iyo buluug , oo waxaa ku xidhnaa xadhko laga sameeyey maro wanaagsan iyo dhar guduudan oo sudhan siddooyin lacag ah iyo tiirar marmar ah .
(trg)="b.EST.1.6.2"> Sariiruhuna waxay ahaayeen dahab iyo lacag , oo waxaa la dhigay meel siman oo laga sameeyey marmar ah casaan iyo caddaan iyo huruud iyo madow .

(src)="b.EST.1.7.1"> As hirveish ad jough orroo ayns siyn airhey ( va ny siyn jeh dagh sorch ) as palchey dy feeyn reeoil , cooie rish stayd y ree .
(trg)="b.EST.1.7.1"> Oo waxaa dadka cabniin lagu siiyey weelal dahab ah ( oo weelashana midba midka kale wuu ka duwanaa ) , oo khamrigii boqorkuna wuu badnaa sidii ay ahayd deeqsinimadii boqorku .

(src)="b.EST.1.8.1"> As va ' n giu cordail rish y leigh , cha row fer erbee eginit : son shoh myr doardee yn ree da ooilley fir-oik e hie , dy row dy chooilley ghooinney dy ghoaill myr baillish .
(trg)="b.EST.1.8.1"> Oo cabniinkuna wuxuu waafaqsanaa qaynuunka , dirqina ma jirin , waayo , boqorku wuxuu madaxdii gurigiisa oo dhan ku amray inay nin kasta u yeelaan siduu doonayo .

(src)="b.EST.1.9.1"> Ren Vashti yn ven-rein myrgeddin cuirraghyn son ny mraane , ayns thie reeoil Ahasuerus .
(trg)="b.EST.1.9.1"> Oo weliba Boqorad Washtiina waxay dumarkii diyaafad ugu samaysay hoygii reer boqor oo uu Boqor Ahashwerus lahaa .

(src)="b.EST.1.10.1"> Er y chiaghtoo laa , tra va cree yn ree gennal lesh feeyn , doardee eh Mehuman , Biztha , Harboua , Bigtha , as Abagtha , Zethar , as Carcas , ny shiaght ard fir-oik , va shirveish fenish Ahasuerus yn ree ,
(trg)="b.EST.1.10.1"> Oo maalintii toddobaad boqorkii , isagoo qalbigiisu khamri ku faraxsan yahay , wuxuu amray toddobadii midiidin oo Boqor Ahashwerus ka adeegi jiray oo ahaa Mehuumaan , Bista , Xarboona , Bigtaa , Abagta , Seetar , iyo Karkas ,

(src)="b.EST.1.11.1"> Dy chur lhieu Vashti yn ven-rein kiongoyrt rish y ree , ceau yn attey reeoil dy yeeaghyn da ' n pobble as ny princeyn yn aalid eck , son v ' ee feer aalin dy yeeaghyn urree .
(trg)="b.EST.1.11.1"> oo wuxuu iyagii ku amray inay Boqorad Washtii hortiisa keenaan , iyadoo qabta taajkii boqornimada , si quruxdeeda loo tuso dadka iyo amiirrada , waayo , iyadu waxay lahayd suurad wanaagsan oo in la fiirsado ku fiican .

(src)="b.EST.1.12.1"> Agh dob Vashti yn ven-rein dy heet er sarey yn ree liorish ny fir-oik : va ' n ree , er-y-fa shen , feer jymmoosagh , as ren e chorree lostey cheu-sthie jeh .
(trg)="b.EST.1.12.1"> Laakiinse boqoraddii Washtii ahayd way diidday inay ku timaado amarkii boqorku ugu soo dhiibay midiidinnada .
(trg)="b.EST.1.12.2"> Sidaas daraaddeed boqorkii aad buu u xanaaqay , oo cadhadiisiina wuu la gubtay .

(src)="b.EST.1.13.1"> Eisht dooyrt y ree rish ny deiney creeney , va toiggal cooishyn ( son shoh va cliaghtey yn ree dy ghoaill y choyrle ocsyn va tushtagh ayns leigh as briwnys :
(trg)="b.EST.1.13.1"> Markaasaa boqorkii wuxuu la hadlay nimankii xigmadda lahaa oo xilliyada yiqiin , ( waayo , boqorka caadadiisu saasay ahayd xagga kulli kuwii sharcigii yiqiin iyo xukunkaba ,

(src)="b.EST.1.14.1"> As ny ard-gheiney jeu shoh va Carshena , Shethar , Admatha , Tarshish , Meres , Marsena , as Memucan , shiaght princeyn Phersia as Media , as fir-choyrlee kinjagh y ree , as ayns ard phooar ayns y reeriaght ) .
(trg)="b.EST.1.14.1"> oo waxaa isaga ku xigay Karshena , Shetaar , Admata , Tarshiish , Meres , Marsena , iyo Memuukaan oo ahaa toddobadii amiir oo Faaris iyo Maaday , oo arkay boqorka wejigiisa , oo fadhiyey boqortooyada derejadeeda kowaad ) ,

(src)="b.EST.1.15.1"> Cre nee mayd rish Vashti yn ven-rein cordail rish y leigh , er-yn-oyr nagh vel ee er choyrt biallys da sarey yn ree Ahasuerus , liorish e hirveishee ?
(trg)="b.EST.1.15.1"> oo wuxuu ku yidhi , War maxaan ku samaynaa Boqorad Washtii sida sharciga waafaqsan ?
(trg)="b.EST.1.15.2"> Maxaa yeelay , iyadu ma ay yeelin yeedhiddii Boqor Ahashwerus iyada midiidinnada ugu sii dhiibay .

(src)="b.EST.1.16.1"> As dreggyr Memucan ayns fenish y ree as ny princeyn , Cha nee da ' n ree ny-lomarcan ta ' n ven-rein er n ' yannoo aggair , agh myrgeddin da ooilley ny princeyn , as da ooilley yn pobble t ' ayns slane reeriaght ree Ahasuerus .
(trg)="b.EST.1.16.1"> Markaasaa Memuukaan jawaabay , oo wuxuu boqorkii iyo amiirradii hortooda ka yidhi , Boqoradda Washtii boqorka oo keliya ma ay xumayn , laakiinse waxay xumaysay amiirrada oo dhan , iyo dadka deggan Boqor Ahashwerus gobolladiisa oo dhan .

(src)="b.EST.1.17.1"> Son shoh ta ' n ven-rein er n ' yannoo ayns clashtyn ooilley ny mraane , myr shen dy jean ad beg y hoiaghey jeh ny deiney oc , tra hed y skeeal magh , Doardee ree Ahasuerus Vashti yn ven-rein dy heet stiagh kiongoyrt rish , agh cha daink ee .
(trg)="b.EST.1.17.1"> Haddaba wixii ay boqoraddu samaysay wuu wada gaadhi doonaa dumarka oo dhan , kolkaasay nimankooda quudhsan doonaan markii warkan loo sheego , oo lagu yidhaahdo , Boqorkii Ahashwerus wuxuu amray in Boqorad Washtii hortiisa la keeno , laakiinse ma ay iman .

(src)="b.EST.1.18.1"> Yn ansoor cheddin ver ooilley mraane seyr Phersia as Media nish , da ooilley princeyn y ree , ta er chlashtyn jeh ymmyrkey yn ven-rein .
(src)="b.EST.1.18.2"> As bee shoh oyr lane mee viallys as anvea .
(trg)="b.EST.1.18.1"> Haddaba isla maantadan amiiradaha Faaris iyo Maaday oo maqlay wixii ay boqoraddu samaysay , sidaasoo kalay ku odhan doonaan boqorka amiirradiisa oo dhan .
(trg)="b.EST.1.18.2"> Oo saas aawadeed waxaa kici doona quudhsasho iyo xanaaq badan .

(src)="b.EST.1.19.1"> My s ' gooidsave lesh y ree , lhig da jannoo sarey reeoil , as lhig da ve scruit mastey leighyn ny Persianee , as ny Medeyn , nagh bee er ny chaghlaa , nagh jig Vashti arragh ayns fenish ree Ahasuerus , as lhig da ' n ree stowal y stayd reeoil eck er unnane elley ta ny share na ish .
(trg)="b.EST.1.19.1"> Haddaba haddii boqorku raalli ka yahay , amar boqornimo ha bixiyo , oo amarkaasna si aan loo beddelin ha lagu dhex qoro qaynuunnada reer Faaris iyo reer Maaday , inaanay boqoradda Washtii mar dambe iman Boqor Ahashwerus hortiisa .
(trg)="b.EST.1.19.2"> Boqorkuna boqoradnimadeedii ha siiyo mid kale oo iyada ka wanaagsan .

(src)="b.EST.1.20.1"> As tra vees sarey yn ree er ny ockley magh trooid e slane reeriaght ( son s ' mooar te ) ver ooilley ny mraane onnor da ny deiney oc , chammah ard as injil .
(trg)="b.EST.1.20.1"> Oo marka boqorka amarkiisa uu bixin doono lagu faafiyo boqortooyadiisa oo dhan ( waayo , way weyn tahay ) ayaa dumarka oo dhammu nimankooda maamuusi doonaan , yar iyo weynba .

(src)="b.EST.1.21.1"> As va ' n choyrle mie ayns shilley yn ree , as ny princeyn , as ren y ree cordail rish goan Vemucan :
(trg)="b.EST.1.21.1"> Oo odhaahdaasu waxay ka farxisay boqorkii iyo amiirradii oo dhanba , kolkaasuu boqorkii yeelay sidii uu Memuukaan yidhi.Oo wuxuu warqado u diray boqorka gobolladiisii oo dhan , oo gobol walba wuxuu ugu qoray fartiisii , oo dad kastana wuxuu ugu qoray afkoodii , si nin kastaa ugu taliyo reerkiisa oo uu ku sheego afka dadkiisu ku hadlo .

(src)="b.EST.1.22.1"> Son hug eh screeunyn trooid ooilley rheamyn y ree gys dy chooilley ard cordail rish nyn aght screeuee , as gys dy chooilley phobble lurg nyn ghlare hene , dy row dy chooilley ghooinney dy ymmyrkey reill ayns e hie hene , as dy beagh shoh er ny ockley magh ayns glare dy chooilley phobble .
(trg)="b.EST.1.22.1"> Oo wuxuu warqado u diray boqorka gobolladiisii oo dhan , oo gobol walba wuxuu ugu qoray fartiisii , oo dad kastana wuxuu ugu qoray afkoodii , si nin kastaa ugu taliyo reerkiisa oo uu ku sheego afka dadkiisu ku hadlo .

(src)="b.EST.2.1.1"> Lurg ny reddyn shoh , tra va farg ree Ahasuerus er ny veeinaghey dy chooinee eh er Vashti , as ny v ' ee er n ' yannoo , as y decree hie magh noi eck .
(trg)="b.EST.2.1.1"> Oo waxyaalahaas dabadood markii Boqor Ahashwerus cadho baxay ayuu soo xusuustay Washtii , iyo wixii ay samaysay , iyo wixii iyada ka geesta ahaa oo la amray .

(src)="b.EST.2.2.1"> Eisht dooyrt fir-oik y ree va shirveish er , Lhig da moidynyn aegey as aalin v ' er ny gheddyn da ' n ree :
(trg)="b.EST.2.2.1"> Markaasaa boqorka midiidinnadiisii u adeegi jiray waxay yidhaahdeen , Boqorka ha loo doondoono bikrado qurux badan oo dhallinyaro ah ;

(src)="b.EST.2.3.1"> As lhig da ' n ree pointeil fir-oik ayns ooilley rheamyn e reeriaght , dy haglym cooidjagh ooilley ny moidynyn aegey as aalin gys Shushan y phlaase , gys thie ny mraane , fo kiarail Hege shamyrlin y ree , oaseir ny mraane , as lhig da spiceyn-oonlee cour glenney v ' er ny choyrt daue :
(trg)="b.EST.2.3.1"> oo boqorku gobol kasta oo boqortooyadiisa ka mid ah ha ka dhex doorto wakiillo , si ay bikradaha quruxda badan oo dhallinyarada ah oo dhan ugu soo ururiyaan Shuushan oo ah hoyga boqorka , oo iyaga ha keeneen guriga naagaha , oo gacanta ha u geliyeen Heegay oo ah midiidinka boqorka naagaha u dhawra , oo iyaga ha la siiyo alaabtoodii ay isku daahirin lahaayeen .

(src)="b.EST.2.4.1"> As lhig da ' n voidyn share by-haittin lesh y ree , ve yn ven-rein ayns ynnyd Vashti .
(src)="b.EST.2.4.2"> As va ' n raa cordail rish aigney yn ree , as shen myr ren eh .
(trg)="b.EST.2.4.1"> Oo gabadhii boqorka la wanaagsanaata , meeshii Washtii boqorad ha ka noqoto .
(trg)="b.EST.2.4.2"> Oo waxaasuna boqorka way ka farxiyeen ; kolkaasuu saas yeelay .

(src)="b.EST.2.5.1"> Nish ayns Shushan y phlaase , va Hew dy row , enmyssit Mordecai , mac Jair , mac Shimei , mac Kish , ny Venjamite :
(trg)="b.EST.2.5.1"> Oo Shuushan oo hoygii boqorka ahaa waxaa jiray nin Yuhuud ah , oo magiciisana waxaa la odhan jiray Mordekay ina Ya ' iir , ina Shim ' i , ina Qiish , oo wuxuu ahaa reer Benyaamiin ;

(src)="b.EST.2.6.1"> Va goit ersooyl veih Jerusalem , ayns y chappeeys marish Jeconiah ree Yudah , ren Nebuchadnezzar ree Vabylon y chur lesh ersooyl .
(trg)="b.EST.2.6.1"> oo isaga waxaa mar hore laga soo kaxaystay Yeruusaalem , wuxuuna la socday maxaabiistii lala soo kaxaystay Yekonyaah oo ahaa boqorkii reer Yahuudah , oo uu soo kaxaystay Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon .

(src)="b.EST.2.7.1"> As va Hadassah ( ta shen Esther ) inneen e naim troggit liorish , son cha row ayr ny moir eck , as va ' n ven aeg aalin as stoamey , ee ghow Mordecai ( lurg baase yn ayr as y voir eck ) son e lhiannoo hene .
(trg)="b.EST.2.7.1"> Oo isagu wuxuu soo koriyey Hadasaah , taasoo ahayd ina-adeertiis Esteer , waayo , iyadu aabbe iyo hooyo toona ma ay lahayn ; gabadhuna way suurad wacnayd , wayna qurux badnayd ; oo markii aabbeheed iyo hooyadeed dhinteen ayaa Mordekay qaatay oo sidii gabadhiisii ka dhigtay .

(src)="b.EST.2.8.1"> Myr shen haink eh gykione , tra va sarey as oardagh y ree er ny chlashtyn , as tra va ymmodee moidynyn er nyn jaglym cooidjagh gys Shushan y phlaase fo currym Hegai , dy row Esther myrgeddin er ny choyrt lh ' ee gys thie yn ree , fo kiarail Hegai ,
(trg)="b.EST.2.8.1"> Markii la maqlay boqorka amarkiisii iyo naadadiisii , kolkii hablo badan lagu soo ururiyey Shuushan oo ahayd hoygii boqorka , oo gacanta loo geliyey Heegay , ayaa Esteer la geeyey gurigii boqorka , oo waxaa gacanta loo geliyey Heegay oo ahaa kii naagaha dhawri jiray .

(src)="b.EST.2.9.1"> As by-laik lesh y ven aeg , as yeeagh eh foayr jee , as hug eh jee chelleeragh spiceyn oonlee ry-hoi glenney , marish lheid ny reddyn as va cooie er e son , as shiaght mraane aegey va dy hirveish urree , ass thie yn ree , as phoint eh jeeish as da ny mraane eck , yn reih ynnyd va ayns thie ny mraane .
(trg)="b.EST.2.9.1"> Oo gabadhii way la wanaagsanaatay isagii , wuuna u roonaaday ; oo markiiba wuxuu iyadii siiyey alaabteedii isdaahirinta , iyo intii ay qaybta u lahayd , iyo toddoba gabdhood oo ay waajib u lahayd in laga siiyo guriga boqorka .
(trg)="b.EST.2.9.2"> Markaasuu iyadii iyo gabdhaheediiba geeyey meeshii ugu wanaagsanayd guriga naagaha .

(src)="b.EST.2.10.1"> Cha row Esther foast er n ' insh quoi va ' n sleih-mooinjerey , ny ' n kynney eck : son va Mordecai er choyrt currym gyere urree , nagh n ' inshagh ee eh .
(trg)="b.EST.2.10.1"> Esteerna ma ay sheegin dadkeedii iyo qoladeedii toona ; waayo , waxaa Mordekay ku amray inaanay waxba sheegin .

(src)="b.EST.2.11.1"> As huill Mordecai dy chooilley laa roish cooyrt thie ny mraane dy vriaght kys va Esther , as cre ' n erree harragh urree .
(trg)="b.EST.2.11.1"> Mordekayna wuxuu maalin kasta mari jiray barxadda guriga naagaha horteeda si uu ku ogaado Esteer nabadqabkeeda iyo waxa iyada ku dhici lahaa .

(src)="b.EST.2.12.1"> Nish tra haink shayll dagh moidyn mygeayrt , dy gholl stiagh gys ree Ahasuerus , erreish j ' ee v ' er ve daa vee jeig , cordail rish cliaghtey mraane , ( son shoh myr va nyn laghyn glennee cooilleenit , ta shen dy ghra shey meeaghyn lesh myrrh , as shey meeagh yn lesh spiceyn millish , as lesh reddyn elley cooie son mraane y ghlenney . )
(trg)="b.EST.2.12.1"> Haddaba markii gabadh walba wakhtigeedii la gaadhay inay u gasho Boqor Ahashwerus , oo iyada loogu sameeyo sida waafaqsan waxa sharcigu dumarka farayo laba iyo toban bilood dabadeed , ( waayo , saasaa isdaahirintoodu ku dhammaan jirtay , inay intii lix bilood ah ismariyaan saliidda malmalka , intii lix bilood ahna ismariyaan uunsi udgoon iyo waxyaalaha dumarka lagu daahiriyo )

(src)="b.EST.2.13.1"> Eisht er yn aght shoh haink dagh ben aeg gys y ree , va , cre-erbee hirragh ee coyrt jee , dy gholl maree ass thie ny mraane , gys plaase y ree .
(trg)="b.EST.2.13.1"> ayaa sidaas gabadhii boqorkii ugu timid , oo wax alla wixii ay doonaysay inay guriga naagaha ka qaadato , oo ay la tagto guriga boqorka , dhammaantood waa la siiyey iyada .

(src)="b.EST.2.14.1"> Ayns yn astyr hie ee stiagh , as er laa-ny-vairagh haink ee magh , gys yn nah hie va cour ny mraane fo currym Shaashgaz shamyrder y ree , va currym ny co-lhiabbee er : cha daink ee arragh stiagh gys y ree , mannagh ghow yn ree taitnys aynjee , as fegooish yn ennym ec ve eit .
(trg)="b.EST.2.14.1"> Oo iyadu fiidkii bay tagtay , oo subaxdii ayay ku soo noqotay gurigii labaad oo naagaha , iyo gacanta Shacashgas oo ahaa boqorka midiidinkiisii u dhawri jiray naagaha addoommaha ah .
(trg)="b.EST.2.14.2"> Iyana mar dambe boqorkii uma ay soo gelin , in boqorku ku farxo iyo in magaceeda loogu yeedho mooyaane .

(src)="b.EST.2.15.1"> Nish tra va coorse Esther , inneen Abihail , naim Mordecai ( va er ghoaill ee son e lhiannoo hene ) er jeet mygeayrt dy gholl stiagh gys y ree , cha hir ee veg , agh ny ren Hegai shamyrder y ree , va currym ny mraane er phointeil : as va Esther dy mooar soit j ' ee son e aalid , ' sy chilley ocsyn ooilley honnick ee .
(trg)="b.EST.2.15.1"> Haddaba Esteer oo ahayd ina Abiixayil , kaasoo adeer u ahaa Mordekay oo iyada qaatay oo ka dhigtay sidii gabadhiisii oo kale , markii wakhtigeedii ay boqorka u geli lahayd la gaadhay , iyadu waxba ma ay dalban wixii Heegay oo ahaa boqorka midiidinkiisii naagaha u dhawri jiray uu u dooray mooyaane .
(trg)="b.EST.2.15.2"> Oo intii Esteer aragtay oo dhammu way u bogeen .

(src)="b.EST.2.16.1"> Myr shoh va Esther goit stiagh liorish ree Ahasuerus , gys e phlaase reeoil , ayns y jeihoo vee ( ta shen yn vee Tebeth ) ' sy chiaghtoo vlein jeh e reill .
(trg)="b.EST.2.16.1"> Haddaba boqorka sannaddiisii toddobaad ee boqornimadiisa , bisheedii tobnaad oo ahayd bisha Tebed ayaa Esteer loogu geeyey Boqor Ahashwerus gurigiisii boqornimada .

(src)="b.EST.2.17.1"> As bynney lesh y ree Esther , erskyn ooilley ny mraane , as hooar ee foayr as aigney mie ayns e hilley , erskyn ooilley ny moidynyn ; myr shen dy hoie eh yn crown reeoil er y chione eck , as ren eh ee yn ven-rein , ayns ynnyd Vashti :
(trg)="b.EST.2.17.1"> Haddaba boqorkii Esteer buu ka jeclaaday naagihii kale oo dhan , oo iyana waxay isagii ka heshay raxmad iyo roonaan ka sii badan intii ay bikradaha kale heleen oo dhan ; oo sidaas daraaddeed ayuu madaxa u saaray taajkii boqornimada , oo meeshii Washtii ayuu iyada boqorad uga dhigay .

(src)="b.EST.2.18.1"> Eisht ren y ree cuirraghyn mooar da ooilley e phrinceyn , as e ir-oik , eer cuirraghyn Esther , as ren eh mial keeshyn ny rheamyn , as hug eh giootyn , cordail rish stayd y ree .
(trg)="b.EST.2.18.1"> Markaasaa boqorkii martiqaad weyn u sameeyey amiirradiisii iyo addoommadiisii oo dhan , taasuna waxay ahayd martiqaad Esteer loo sameeyey ; oo gobolladiina boqorku wuu nasiyey , oo hadiyadona wuxuu u bixiyey sidii deeqsinimadiisii ahayd .

(src)="b.EST.2.19.1"> As tra va ny moidynyn er nyn jaglym cooidjagh yn nah cheayrt , eisht hoie Mordecai ayns giat y ree .
(trg)="b.EST.2.19.1"> Oo markii bikradihii mar labaad la soo ururiyey ayaa Mordekay soo fadhiistay boqorka iriddiisii .

(src)="b.EST.2.20.1"> Cha hoilshee Esther foast yn sleih mooinjerey , ny yn kynney eck ; myr va Mordecai er harey ee : son ren Esther er raa
(trg)="b.EST.2.20.1"> Oo Esteerna weli ma ay sheegin qoladeedii iyo dadkeedii toona , sidii Mordekay ku amray ; waayo , Esteer amarkii Mordekay bay u addeeci jirtay sidii markii uu korinayay oo kale .

(src)="b.EST.2.21.1"> Ayns ny laghyn shen ( choud as va Mordecai ny hoie ayns giat y ree ) va jees jeh shamyrderyn y ree , Bigthan as Teresh jeusyn va freayll yn dorrys , lhieent lesh farg , as fieau er caa dy stroie ree Ahasuerus :
(trg)="b.EST.2.21.1"> Oo waagaas mar uu Mordekay boqorka iriddiisa fadhiistay ayaa waxaa aad u cadhooday laba nin oo boqorka midiidinno u ahaa , waxayna ahaayeen Bigtaan iyo Teresh oo ka mid ahaa kuwa iridda dhawra , oo waxay dooneen inay Boqor Ahashwerus dilaan .

(src)="b.EST.2.22.1"> As hooar Mordecai fys er shoh , as dinsh eshyn eh da Esther yn ven-rein , as ren Esther y chooish y hoilshaghey da ' n ree , ayns ennym Vordecai .
(trg)="b.EST.2.22.1"> Oo xaalkaas waxaa ogaaday Mordekay , kolkaasuu u sheegay Boqorad Esteer ; Esteerna waxay u sheegtay boqorkii , iyadoo ku hadlaysa Mordekay magiciisa.Oo markii xaalkaas la baadhay ayaa waxaa la ogaaday inay saas tahay , oo labadoodiiba geed baa laga soo deldelay ; oo taasna waxaa lagu qoray buuggii taariikhda boqorka hortiisa .

(src)="b.EST.2.23.1"> As tra va briaght jeant ' sy chooish , ve er ny gheddyn magh ; v ' ad ny-neesht , er-y-fa shen , croghit er billey : as ve scruit ayns lioar ny recortyssyn fenish y ree .
(trg)="b.EST.2.23.1"> Oo markii xaalkaas la baadhay ayaa waxaa la ogaaday inay saas tahay , oo labadoodiiba geed baa laga soo deldelay ; oo taasna waxaa lagu qoray buuggii taariikhda boqorka hortiisa .

(src)="b.EST.3.1.1"> Lurg ny reddyn shoh , ren ree Ahasuerus soiaghey seose Haman mac Hammedatha yn Agagite , as hrog eh gys ard-olk eh , as hoie eh eh erskyn ooilley ny princeyn va marish .
(trg)="b.EST.3.1.1"> Oo waxyaalahaas dabadeed Boqor Ahashwerus wuxuu dalliciyey oo kursigiisii ka sarraysiiyey amiirradii isaga la joogay oo dhan Haamaan ina Hamedaata oo ahaa reer Agag , oo isaga wuu hore mariyey .

(src)="b.EST.3.2.1"> As ren ooilley sharvaantyn y ree , va ayns giat y ree , croymmey as ooashley choyrt da Haman , son shen myr doardee yn ree mychione echey : agh cha chroym Mordecai , chamoo hug eh ooashley da .
(trg)="b.EST.3.2.1"> Oo waxaa Haamaan u foororsaday oo u sujuuday boqorka addoommadiisii iriddiisa joogay oo dhan , waayo , boqorka ayaa in saas loo yeelo amray .
(trg)="b.EST.3.2.2"> Laakiinse Mordekay uma uu foororsan , umana sujuudin .

(src)="b.EST.3.3.1"> Eisht dooyrt sharvaantyn y ree , va ayns giat y ree , rish Mordecai , Cre ' n-fa t ' ou brishey sarey yn ree ?
(trg)="b.EST.3.3.1"> Markaasaa addoommadii boqorka oo joogay boqorka iriddiisa waxay Mordekay ku yidhaahdeen , War maxaad u jebinaysaa boqorka amarkiisa ?

(src)="b.EST.3.4.1"> Nish haink eh gy-kione , tra loayr ad rish gagh-laa , as nagh dug eh geill daue , dy dinsh ad da Haman , dy yeeaghyn cre ' n erree harragh er Mordecai , as e chooish , son v ' eh er n ' insh daue , dy row eh ny Hew .
(trg)="b.EST.3.4.1"> Haddaba waxaa dhacday , markay maalin kasta saas ku lahaayeen , laakiinse isagu uusan dheg u dhigin , inay warkaas Haamaan u sheegeen inay arkaan bal wuxuu xaalka Mordekay noqdo , waayo , wuxuu iyagii u sheegay inuu Yuhuud yahay .

(src)="b.EST.3.5.1"> As tra honnick Haman , nagh chroym Mordecai huggey , as nagh dug eh ooashley da , eisht va Haman lane dy sproght .
(trg)="b.EST.3.5.1"> Haamaanna markuu arkay inaan Mordekay u foororsan oo aanu u sujuudin , ayuu Haamaan aad u cadhooday .

(src)="b.EST.3.6.1"> As cha beeagh lesh e laueyn y choyrt er Mordecai ny-lomarcan , son v ' ad er n ' insh da mychione pobble Vordecai : hir Haman er-y-fa shen , caa dy stroie ooilley ny Hewnyn va trooid magh slane reeriaght Ahasuerus , eer pobble Vordecai .
(trg)="b.EST.3.6.1"> Laakiinse wuu quudhsaday inuu Mordekay oo qudha gacanta saaro , waayo , waxaa isaga loo sheegay Mordekay qabiilkiisa ; oo sidaas daraaddeed Haamaan wuxuu doonayay inuu wada baabbi ' iyo Yuhuudda boqortooyada Ahashwerus deggan oo dhan , kuwaasoo ahaa Mordekay qabiilkiisii .

(src)="b.EST.3.7.1"> Ayns y chied vee ( ta shen yn vee Nisan ) ayns y nah vlein yeig jeh reill Ahasuerus , hilg ad Pur , ta shen , yn lot , fenish Haman , laa lurg laa , as veih mee dy mee , gys y nah vee yeig , ta shen , yn vee Adar .
(trg)="b.EST.3.7.1"> Oo sannaddii laba iyo tobnaad oo Boqor Ahashwerus , bisheedii kowaad taasoo ah bisha Niisaan ayay Haamaan hortiisa ku rideen saami magiciisa la yidhaahdo Fuur , oo taasuna waxay socotay maalin ka maalin , iyo bil ka bil , ilaa bishii laba iyo tobnaad oo ah bisha Adaar .

(src)="b.EST.3.8.1"> As dooyrt Haman rish ree Ahasuerus , Ta ashoon dy leih t ' er skeayley dy lhean mastey dty phobble , ayns dy chooilley ard jeh dty reeriaght , as ta leighyn oc er-lheh noi leighyn dy chooilley phobble , chamoo t ' ad freayll leighyn y ree , er-y-fa shen cha vel eh son vondeish y ree dy chur raad daue .
(trg)="b.EST.3.8.1"> Markaasaa Haamaan wuxuu Boqor Ahashwerus ku yidhi , Waxaa jira dad ku wada dhex firidhsan dadyowga deggan gobollada boqortooyadaada oo dhan , qaynuunnadooduna way ka wada duwan yihiin kuwa dadyowga kale oo dhan .
(trg)="b.EST.3.8.2"> Iyaguna qaynuunnada boqorka ma dhawraan .
(trg)="b.EST.3.8.3"> Sidaas daraaddeed , boqorow , inaad iska daysid faa ' iido kuugu ma jirto .

(src)="b.EST.3.9.1"> My s ' gooidsave lesh y ree , lhig da oardagh ve jeant , dy bee ad er nyn stroie : as eeck-yms jeih thousane talent dy argid gys tashtaghyn y ree , liorish ny laueyn ocsyn vees currym yn obbyr shoh orroo .
(trg)="b.EST.3.9.1"> Haddaba , boqorow , taas haddaad raalli ka tahay , ha la qoro in iyaga la baabbi ' iyo ; oo anna waxaan bixin doonaa toban kun oo talanti oo lacag ah , oo waxaan gacanta u gelin doonaa kuwa boqorka shuqulkiisa u taliya inay iyagu maalkaas geliyaan khasnadaha boqorka .

(src)="b.EST.3.10.1"> As ghow yn ree fainey jeh e laue , as hug eh eh da Haman mac Hammedatha yn Agagite , noid ny Hewnyn .
(trg)="b.EST.3.10.1"> Markaasaa boqorkii wuxuu gacantiisa ka siibay kaatunkiisii oo wuxuu siiyey Haamaan ina Hamedaata oo ahaa reer Agag ee weliba ahaa cadowgii Yuhuudda .

(src)="b.EST.3.11.1"> As dooyrt y ree rish Haman , Lhiat hene yn argid , as y sleih myrgeddin , dy yannoo roo lurg dty aigney hene .
(trg)="b.EST.3.11.1"> Kolkaasaa boqorkii wuxuu Haamaan ku yidhi , Lacagta adigaa lagu siiyey , oo weliba dadkana waxaad ku samaysaa wax alla wixii kula wanaagsan .

(src)="b.EST.3.12.1"> Eisht va scrudeyryn y ree er ny eam yn trass laa yeig jeh yn chied vee , as ve scruit cordail rish ooilley ny doardee Haman dauesyn v ' ayns pooar fo yn ree , gys ny kiannoortyn va harrish dy chooilley heer , as fir reill dagh pobble , cordail rish yn aght screeuee oc hene , as gys dy chooilley ashoon lurg nyn ghlare ; ayns ennym ree Ahasuerus hie eh er scrieu , as ve sealit lesh fainey
(trg)="b.EST.3.12.1"> Oo bishii kowaad maalinteedii saddex iyo tobnaad ayaa loo wada yeedhay boqorka karraaniyadiisii oo dhan , oo waxaa la qoray kulli wixii Haamaan ku amray boqorka saraakiishiisii iyo taliyayaashii gobollada oo dhan xukumayay , iyo amiirradii u talinayay dad kasta , oo gobol kasta waxaa loogu qoray afkiisii .
(trg)="b.EST.3.12.2"> Oo waxaa lagu qoray Boqorka Ahashwerus magiciisa , waxaana lagu shaabadeeyey boqorka kaatunkiisii .

(src)="b.EST.3.13.1"> As hie ny screeunyn lesh postyn gys ooilley cheeraghyn y ree , dy choyrt mow , dy varroo , as dy stroie ooilley ny Hewnyn , chammah aeg as shenn , cloan aegey as mraane ' syn un laa , eer y trass laa yeig jeh ' n nah vee yeig ( ta shen yn vee Adar ) as dy ghoaill y chooid oc son spooilley .
(trg)="b.EST.3.13.1"> Oo warqadona waxaa loo dhiibay warqaadayaal , oo waxaa loo diray boqorka gobolladiisii oo dhan , in Yuhuudda oo dhan la wada baabbi ' iyo , oo la wada laayo , oo la halaago dhammaantood , yar iyo weyn , iyo dhallaanka iyo dumarkaba , bisha Adaar oo ah bisha laba iyo tobnaad , maalinteeda saddex iyo tobnaad , iyo in maalkoodana booli ahaan loo dhaco .

(src)="b.EST.3.14.1"> Va copy yn order son dagh cheer , er ny ockley magh da dy chooilley phobble , ad dy ve aarloo er y laa shen .
(trg)="b.EST.3.14.1"> Oo waxaa dadyowga oo dhan lagu dhex faafiyey warqaddii la qoray naqilkeedii , oo leh amar ha la wada siiyo gobollada oo dhan inay diyaar u noqdaan maalintaas.Oo warqaadayaashiina haddiiba degdeg bay ugu ambabbexeen boqorka amarkiisii , oo Shuushan oo ahayd hoygii boqorkana amarkii waa lagu bixiyey .
(trg)="b.EST.3.14.2"> Haddaba boqorkii iyo Haamaan waxay u fadhiisteen inay wax cabbaan ; laakiinse magaaladii Shuushan oo dhammu way ka wareertay .

(src)="b.EST.3.15.1"> Hie ny postyn magh ayns fiyr , liorish sarey yn ree , as va ' n oardagh jeant ayns Shushan y phlaase : as hoie yn ree as Haman sheese dy iu , agh va ( ny Hewnyn ayns ) ard-valley Shushan dy mooar seaghnit .
(trg)="b.EST.3.15.1"> Oo warqaadayaashiina haddiiba degdeg bay ugu ambabbexeen boqorka amarkiisii , oo Shuushan oo ahayd hoygii boqorkana amarkii waa lagu bixiyey .
(trg)="b.EST.3.15.2"> Haddaba boqorkii iyo Haamaan waxay u fadhiisteen inay wax cabbaan ; laakiinse magaaladii Shuushan oo dhammu way ka wareertay .

(src)="b.EST.4.1.1"> Tra cheayll Mordecai kys myr ve kiarit , raip Mordecai e choamrey as hug eh er aanrit-sack lesh leoie , as hie eh magh gys mean yn ard-valley , as cheayn eh lesh coraa ard as sharroo .
(trg)="b.EST.4.1.1"> Haddaba markii Mordekay ogaaday wixii la sameeyey oo dhan ayuu dharkiisii jeexjeexay , dhar joonyad ahna wuu xidhay oo dambas ismariyey , markaasuu magaalada dhex galay oo oohin dheer oo qadhaadh ku qayliyey .

(src)="b.EST.4.2.1"> As haink eh roish giat y ree : son cha row unnane erbee dy gholl stiagh er giat y ree ayns aanrit-sack .
(trg)="b.EST.4.2.1"> Wuxuuna hor yimid boqorka iriddiisa ; waayo , ninna iridda boqorka ma geli karayn isagoo dhar joonyad ah qaba .

(src)="b.EST.4.3.1"> As ayns dy chooilley heer , raad erbee dy daink oardagh y ree , va dobberan trome mastey ny Hewnyn , as trostey , as keayney , as yllaghey , as lhie ymmodee ayns aanrit sack as leoie .
(trg)="b.EST.4.3.1"> Oo gobol kasta oo qaynuunkii iyo amarkii boqorku gaadhayba waxaa Yuhuuddii ka dhex dhacday baroor weyn , iyo soon , iyo oohin , iyo qaylo ; kuwo badanuna dambas bay ku jiifeen iyagoo dhar joonyad ah qaba .

(src)="b.EST.4.4.1"> Er shoh haink sharvaantyn Esther , as ny shamyrderyn eck , as dinsh ad shoh jee : eisht va ' n ven-rein erskyn towse seaghnit , as hug ee coamrey dy chur er Mordecai , as dy ghoaill jeh yn aanrit-sack : agh cha ghow eh eh .
(trg)="b.EST.4.4.1"> Markaasaa Esteer waxaa u yimid oo xaalkaas u soo sheegay gabdhaheedii iyo midiidinnadeedii ; kolkaasay boqoraddii aad iyo aad u murugootay ; oo Mordekay ayay u sii dirtay dhar uu xidho , waxayna u sheegtay inuu dharkiisii joonyadda ahaa iska furo ; laakiinse dharkii ma uu qaadan .

(src)="b.EST.4.5.1"> Eisht deie Esther son Hatach fer jeh shamyrderyn y ree , va pointit dy hirveish urree , as hug ee lesh chaghteraght gys Mordecai , dy gheddyn fys kys va shoh , as cre ' n-fa ve .
(trg)="b.EST.4.5.1"> Markaasaa Esteer waxay u yeedhay Hatag oo boqorka midiidinnadiisa ka mid ahaa oo uu boqorku u doortay inuu u adeego , oo waxay isagii ku amartay inuu Mordekay u tago oo uu soo ogaado bal waxa xaalkanu ahaa , iyo wuxuu u dhacayba .

(src)="b.EST.4.6.1"> Er shoh hie Hatach magh gys Mordecai , ayns straid yn ard-valley , va roish giat y ree .
(trg)="b.EST.4.6.1"> Sidaas daraaddeed Hatag wuxuu Mordekay ugu tegey magaalada bannaankeedii ka soo hor jeeday boqorka iriddiisa .

(src)="b.EST.4.7.1"> As dinsh Mordecai dasyn ooilley ny v ' er daghyrt da , as mychione yn sym dy argid yiall Haman dy eeck stiagh gys tashtaghyn y ree , son kied dy stroie ny Hewnyn .
(trg)="b.EST.4.7.1"> Markaasaa Mordekay wuxuu isagii u sheegay dhammaan wixii isaga ku dhacay , iyo lacagtii uu Haamaan u ballanqaaday inuu siinayo boqorka khasnadihiisa in Yuhuudda la baabbi ' iyo aawadeed .

(src)="b.EST.4.8.1"> Hug eh da myrgeddin copy jeh ' n oardagh v ' er ny choyrt ec Shushan dy stroie ad dy yeeaghyn eh da Esther , as dy choyrt jee toiggal jeh , as dy churmal ee dy gholl stiagh gys y ree , dy yannoo aghin huggey , as dy ghuee son foayr ayns lieh yn pobble eck .
(trg)="b.EST.4.8.1"> Oo weliba wuxuu isagii u dhiibay naqilka warqaddii oo amarku ku qornaa oo Shuushan lagu faafiyey si Yuhuudda loo wada baabbi ' iyo , wuxuuna taas u siiyey inuu Esteer tuso oo uu iyada u warramo , oo wuxuu iyada ku amray inay boqorka u gasho , oo ay barido oo ay isaga hortiisa wax ka weyddiisato dadkeeda aawadiis .

(src)="b.EST.4.9.1"> As haink Hatach , as dinsh eh da Esther goan Vordecai .
(trg)="b.EST.4.9.1"> Kolkaasaa Hatag yimid oo wuxuu Esteer u sheegay erayadii Mordekay .

(src)="b.EST.4.10.1"> Reesht loayr Esther rish Hatach , as hug ee eh er chaghteraght gys Mordecai ;
(trg)="b.EST.4.10.1"> Dabadeedna Esteer baa la hadashay Hatag oo waxay farriin ugu sii dhiibtay Mordekay oo ku tidhi ,

(src)="b.EST.4.11.1"> Ta fys ec ooilley sharvaantyn y ree , as pobble cheeraghyn y ree , quoi-erbee , lhig da ve dooinney ny ben , hig fenish y ree gys y chooyrt sodjey-stiagh , gyn ad veeit , ta un leigh ayn dy chur ad gy-baase , er-lhimmey jeusyn huc nee yn ree sheeyney magh yn lorg airh reeoil , dy choyrt e vioys da : agh cha vel mish er ve eit dy heet fenish y ree rish jeih laghyn as feed .
(trg)="b.EST.4.11.1"> Boqorka addoommadiisa oo dhan iyo dadka boqorka gobolladiisa deggan oo dhammu way wada og yihiin in ku alla kii , isagoo aan loo yeedhin , boqorka ugu soo gala barxadda dhexe , ama nin ha ahaado ama naag ha ahaatee , qaynuun baa loo hayaa , waana in isaga la dilo , haddaan boqorku usha dahabka ah fidin , si uu u noolaado aawadeed ; laakiinse aniga la iima yeedhin inaan boqorka u soo galo intii soddon maalmood ah .

(src)="b.EST.4.12.1"> As dinsh ad da Mordecai goan Esther .
(trg)="b.EST.4.12.1"> Kolkaasaa Mordekay loo soo sheegay Esteer erayadeedii .

(src)="b.EST.4.13.1"> Eisht doardee Mordecai dy ansoor Esther , Ny smooinee rhyt hene , dy jean uss scapail ayns thie yn ree veg share na ooilley ny Hewnyn .
(trg)="b.EST.4.13.1"> Markaasuu Mordekay iyagii jawaab ugu sii dhiibay Esteer , oo wuxuu ku yidhi , Ha moodin inaad adiga qudhaadu guriga boqorka ku baxsan doontid iyadoo aanay Yuhuudda ka baxsan .

(src)="b.EST.4.14.1"> Son my vees oo ooilley cooidjagh dty host ec y traa shoh , eisht nee feaysley as livrey-ys da ny Hewnyn troggal veih boayl elley , agh bee uss as thie dty ayrey er nyn stroie : as quoi ec ta fys , nagh vel oo er jeet gys y reeriaght , cour lheid y traa shoh ?
(trg)="b.EST.4.14.1"> Waayo , haddaad wakhtigan iska aamustid , waxaa Yuhuudda meel kale uga kici doona furasho iyo samatabbax , laakiinse adiga iyo reerka aabbahaaba waad halligmi doontaan .
(trg)="b.EST.4.14.2"> Bal yaase garanaya inaad wakhtigan oo kale daraaddiis boqortooyada u soo gashay ?

(src)="b.EST.4.15.1"> Eisht doardee Esther daue dy chur yn ansoor shoh da Mordecai .
(trg)="b.EST.4.15.1"> Markaasaa Esteer waxay iyaga u sheegtay inay Mordekay jawaab ku celiyaan , oo waxay ku tidhi ,

(src)="b.EST.4.16.1"> Immee as chaggil cooidjagh ooilley ny Hewnyn t ' ayns Shushan , as trosht-jee er my hon ' s , as ny jean-jee gee ny giu son three laa , oie ny laa : neem ' s as my vraane aegey myr geddyn trostey , as eisht hem stiagh gys y ree , red nagh vel cordail rish y leigh : as my ta mee kiarit son cherraghtyn , lhig dou cherraghtyn .
(trg)="b.EST.4.16.1"> Tag , oo soo wada ururi Yuhuudda Shuushan joogta oo dhan , oo ii sooma , oo intii saddex maalmood ah , habeen iyo maalin toona , waxba ha cunina , waxna ha cabbina ; oo aniga iyo gabdhahayguna sidaas oo kalaan u soomaynaa ; oo kolkaasaan boqorka u gelayaa , taasoo aan sharciga waafaqsanayn ; oo haddii aan halligmona , waan halligmayaa.Markaasuu Mordekay iska tegey oo sameeyey wax alla wixii Esteer ku amartay oo dhan .

(src)="b.EST.4.17.1"> Er shoh hie Mordecai roish , as ren eh cordail rish ooilley ny va Esther er harey eh .
(trg)="b.EST.4.17.1"> Markaasuu Mordekay iska tegey oo sameeyey wax alla wixii Esteer ku amartay oo dhan .

(src)="b.EST.5.1.1"> Nish haink eh gy-kione er y trass laa , dy dug Esther urree e coamrey reeoil , as hass ee ayns y chooyrt sodjey stiagh jeh thie yn ree , jeeragh er thie yn ree : as va ' n ree ny hoie er e stoyl-reeoil ayns thie yn ree , jeeragh er giat y thie .
(trg)="b.EST.5.1.1"> Haddaba maalintii saddexaad Esteer baa gashatay dharkeedii boqornimada , oo waxay soo istaagtay guriga boqorka barxaddiisa dhexe , taasoo ka soo hor jeedday guriga boqorka ; oo boqorkuna wuxuu ku fadhiyey carshigiisii boqornimada oo ku dhex yiil guriga boqornimada , wuxuuna ka soo hor jeeday iridda guriga laga soo galo .

(src)="b.EST.5.2.1"> As ve myr shen , tra honnick y ree Esther yn ven-rein shassoo ayns y chooyrt , dy dooar ee foayr ayns e hilley : as heeyn y ree magh da Esther yn lorg airh reeoil v ' ayns e laue : myr shen hayrn Esther er gerrey , as venn ee rish kione y lorg-reeoil .
(trg)="b.EST.5.2.1"> Oo markii boqorkii arkay Boqorad Esteer oo barxadda dhex taagan ayuu raalli ka noqday iyada , oo boqorkiina wuxuu Esteer ku soo fidiyey ushii dahabka ahayd oo gacantiisa ku jirtay .
(trg)="b.EST.5.2.2"> Markaasaa Esteer soo dhowaatay oo taabatay usha dusheedii .

(src)="b.EST.5.3.1"> Eisht dooyrt y ree , Cre ta dty yeearree , ven-rein Esther ? as cre ta dty aghin ? bee eh eer er ny choyrt dhyt , gys derrey lieh yn reeriaght .
(trg)="b.EST.5.3.1"> Kolkaasuu boqorkii ku yidhi , Boqorad Esteeray , maxaad doonaysaa ?
(trg)="b.EST.5.3.2"> Oo maxaad i weyddiisanaysaa ?
(trg)="b.EST.5.3.3"> Xataa hadday boqortooyada badhkeed tahay waa lagu siinayaaye .

(src)="b.EST.5.4.1"> As dreggyr Esther , My s ' gooidsave lesh y ree , lhig da ' n ree as Haman cheet yn laa jiu gys ny cuirraghyn ta mec er chiarail er e hon .
(trg)="b.EST.5.4.1"> Kolkaasaa Esteer waxay tidhi , Boqorow , hadday kula wanaagsan tahay , maanta adiga iyo Haamaanba kaalaya martiqaadka aan u diyaariyey .

(src)="b.EST.5.5.1"> Eisht dooyrt y ree , ny lhig da Haman lhiggey shaghey dy yannoo myr ta Esther er ghra : myr shen haink y ree as Haman gys ny cuirraghyn , va Esther er n ' aarlaghey .
(trg)="b.EST.5.5.1"> Markaasaa boqorkii wuxuu yidhi , Haamaan haddiiba ha dhaqsado , si loo yeelo waxay Esteer tidhi .
(trg)="b.EST.5.5.2"> Oo sidaas daraaddeed boqorkii iyo Haamaanba waxay yimaadeen martiqaadkii ay Esteer u diyaarisay .

(src)="b.EST.5.6.1"> As dooyrt y ree rish Esther , ec y yien feeyney , Cre ta dty accan ? as bee eh giallit dhyt : as cre ta dty yeearree ? gys eer y derrey lieh jeh ' n reeriaght , vees eh cooilleenit .
(trg)="b.EST.5.6.1"> Oo intii martiqaadkii khamriga la joogay ayuu boqorkii Esteer ku yidhi , Baryadaadu waa maxay ?
(trg)="b.EST.5.6.2"> Maxaad i weyddiisanaysaa ?
(trg)="b.EST.5.6.3"> Xataa hadday boqortooyada badhkeed tahay waa laguu yeelayaaye .

(src)="b.EST.5.7.1"> Eisht dreggyr Esther , as dooyrt ee , My accan , as my yeearree te ;
(trg)="b.EST.5.7.1"> Markaasaa Esteer jawaabtay oo tidhi , Baryadayda iyo weyddiisashadaydu waxay tahay ,

(src)="b.EST.5.8.1"> My ta mee er gheddyn foayr ayns shilley yn ree , as my s ' gooidsave lesh y ree dy yialdyn dou my accan , as dy chooilleeney my yeearree , lhig da ' n ree as Haman cheet gys y yien ta mee kiarail er nyn son , as neem ' s mairagh myr ta ' n ree er ghra .
(trg)="b.EST.5.8.1"> Boqorow , haddaad raalli iga tahay , oo aad ku faraxdid inaad ii samaysid waxaan kaa baryay , oo aad yeeshid waxaan ku weyddiistay , haddaba adiga iyo Haamaan kaalaya martiqaadka aan idiin diyaarin doono , oo aniguna berri baan yeelayaa sidaad tidhi , boqorow .

(src)="b.EST.5.9.1"> Eisht hie Haman magh yn laa shen ayns ard-voggey , as gennallys e chree : agh tra honnick Haman Mordecai ayns giat y ree , nagh hass eh seose , as nagh chroym eh huggey , v ' eh ayns farg dewil noi Mordecai .
(trg)="b.EST.5.9.1"> Markaasaa Haamaan maalintaas wuxuu dibadda u baxay isagoo faraxsan oo qalbiga ka rayraynaya .
(trg)="b.EST.5.9.2"> Laakiinse Haamaan markuu arkay Mordekay oo jooga boqorka iriddiisa , oo aan isaga u istaagin , una gariirin , ayuu Mordekay aad iyo aad ugu cadhooday .

(src)="b.EST.5.10.1"> Ny-yeih , chum Haman er hene , as tra haink eh thie , hug eh fys er e chaarjyn , as Zeresh e ven .
(trg)="b.EST.5.10.1"> Habase ahaatee Haamaan wuu isceliyey oo gurigiisuu tegey .
(trg)="b.EST.5.10.2"> Markaasuu u cid dirsaday oo u yeedhay saaxiibbadiis iyo naagtiisii Seresh .

(src)="b.EST.5.11.1"> As dinsh Haman daue mychione gloyr e verchys , as earroo mooar e chloan , as ooilley yn ooashley va ' n ree stowal er , as kys v ' eh er hoiaghey seose eh erskyn ny princeyn , as ard-gheiney yn ree .
(trg)="b.EST.5.11.1"> Markaasaa Haamaan wuxuu iyagii uga sheekeeyey ammaanta maalkiisa , iyo badnaanta carruurtiisa , iyo kulli derejadihii boqorku isaga u dalliciyey oo dhan , iyo sidii boqorku ugu wada sarraysiiyey boqorka amiirradiisa iyo addoommadiisa oo dhan .

(src)="b.EST.5.12.1"> Dooyrt Haman ny sodjey , Cha ren Esther y ven-rein cuirrey dooinney erbee marish y ree gys y yien v ' ee er n ' aarlaghey agh mee hene , as mairagh myrgeddin t ' ee er m ' y chuirrey dy ve marish y ree .
(trg)="b.EST.5.12.1"> Oo Haamaan weliba wuxuu kaloo yidhi , Xataa boqoradda Esteer ninna uma ay oggolaan inuu boqorka u soo raaco martiqaadkii ay diyaarisay aniga mooyaane ; oo weliba berrina anigoo boqorka la jira ayay i martiqaadday .

(src)="b.EST.5.13.1"> Ny-yeih cha vel ooilley shoh jannoo ven y vie dou , choud as ta mee fakin Mordecai yn Ew ny hoie ec giat y ree .
(trg)="b.EST.5.13.1"> Laakiinse waxaas oo dhammu waxba ii tari maayaan intaan arkayo Yuhuudiga Mordekay oo boqorka iriddiisa fadhiya.Markaasaa naagtiisii Seresh iyo saaxiibbadiis oo dhammu waxay ku yidhaahdeen , Ha la sameeyo qori wax lagu deldelo oo dhererkiisu konton dhudhun yahay , oo subaxda waxaad boqorka ku tidhaahdaa , Mordekay meeshaas ha lagu deldelo .
(trg)="b.EST.5.13.2"> Oo markaas dabadeed adigoo faraxsan boqorka martiqaadka u raac .
(trg)="b.EST.5.13.3"> Kolkaasaa hadalkaasu ka farxiyey Haamaan ; oo wuxuu amray in meeshii deldelaadda la sameeyo .

(src)="b.EST.5.14.1"> Eisht dooyrt Zeresh e ven , as ooilley e chaarjyn rish , Lhig da criy ve troggit jeih cubityn as da-eed er yrjid , as mairagh loayr uss rish y ree , son Mordecai dy ve croghit er : eisht immee uss dy gennal marish y ree gys y yien .
(src)="b.EST.5.14.2"> As by-laik lesh Haman y choyrle shoh , as doardee eh criy dy ve jeant .
(trg)="b.EST.5.14.1"> Markaasaa naagtiisii Seresh iyo saaxiibbadiis oo dhammu waxay ku yidhaahdeen , Ha la sameeyo qori wax lagu deldelo oo dhererkiisu konton dhudhun yahay , oo subaxda waxaad boqorka ku tidhaahdaa , Mordekay meeshaas ha lagu deldelo .
(trg)="b.EST.5.14.2"> Oo markaas dabadeed adigoo faraxsan boqorka martiqaadka u raac .
(trg)="b.EST.5.14.3"> Kolkaasaa hadalkaasu ka farxiyey Haamaan ; oo wuxuu amray in meeshii deldelaadda la sameeyo .

(src)="b.EST.6.1.1"> Er yn oie shen cha daink cadley er y ree , as doardee eh lioar recortyssyn y reeriaght dy ve er ny choyrt , lesh huggey , as v ' ad lhaiht ayns clashtyn y ree .
(trg)="b.EST.6.1.1"> Habeenkaasna boqorkii wuu seexan kari waayay , kolkaasuu amray in loo keeno buuggii taariikhda wakhtigaas , oo waxaa lagu akhriyey boqorka hortiisa .

(src)="b.EST.6.2.1"> As ve er ny gheddyn scruit , dy row Mordecai er hoilshaghey mychione Bigthana as Teresh , jees jeh shamyrderyn y ree , va currym y dorrys orroo , hug nyn goyrle dy cheilley dy chur ree Ahasuerus gy-baase .
(trg)="b.EST.6.2.1"> Oo waxaa laga dhex helay oo ku qornaa in Mordekay sheegay Bigtaan iyo Teresh oo ahaa boqorka labadiisii midiidin oo ka mid ahaa kuwii iridda dhawri jiray , kuwaas oo doonay inay Boqor Ahashwerus dilaan .

(src)="b.EST.6.3.1"> As dooyrt y ree , Lesh cre ' n ooashley as onnor ta Mordecai er ny ve cooilleenit son shoh ?
(src)="b.EST.6.3.2"> Eisht dooyrt fir-oik y ree va mygeayrt-y-mysh , Cha vel veg jeant er e hon .
(trg)="b.EST.6.3.1"> Markaasaa boqorkii wuxuu yidhi , Taas aawadeed maxaa maamuus iyo derejo ah oo Mordekay loo sameeyey ?
(trg)="b.EST.6.3.2"> Kolkaasaa addoommadii boqorka u adeegi jiray waxay isagii ku yidhaahdeen , Waxba looma samayn .

(src)="b.EST.6.4.1"> As dooyrt y ree , Quoi t ' ayns y chooyrt ? ( nish va Haman er jeet gys y chooyrt mooie jeh thie yn ree , dy loayrt rish y ree , son Mordecai dy ve croghit er y chriy v ' eh er chiarail ny chour .
(trg)="b.EST.6.4.1"> Markaasaa boqorkii wuxuu yidhi , Yaa barxadda jooga ?
(trg)="b.EST.6.4.2"> Haddaba Haamaan ayaa yimid guriga boqorka barxaddiisa dibadda ah inuu boqorka kala hadlo in Mordekay lagu deldelo qorigii deldelaadda oo uu isaga u diyaariyey .

(src)="b.EST.6.5.1"> As dooyrt fir-oik y ree rish , Cur-my-ner ta Haman ny hassoo ' sy chooyrt .
(src)="b.EST.6.5.2"> As dooyrt y ree , Lhig da cheet stiagh .
(trg)="b.EST.6.5.1"> Markaasaa boqorka addoommadiisii waxay isaga ku yidhaahdeen , Bal eeg , Haamaan baa taagan barxadda .
(trg)="b.EST.6.5.2"> Kolkaasaa boqorkii yidhi , Ha soo galo .

(src)="b.EST.6.6.1"> Er shoh haink Haman stiagh : as dooyrt y ree rish , Cre vees jeant rish y dooinney , s ' gooidsave lesh y ree dy hroggal gys y stayd smoo dy ard-ooashley ? ( nish smooinee Haman ayns e chree , Quoi ayns smoo ghoghe y ree taitnys dy hroggal gys ard-ooashley syrjey na mee hene ? )
(trg)="b.EST.6.6.1"> Markaasuu Haamaan soo galay , oo boqorkii wuxuu ku yidhi , Ninkii boqorku ku farxo inuu maamuuso maxaa loo yeelaa ?
(trg)="b.EST.6.6.2"> Haddaba Haamaan wuxuu qalbigiisa iska yidhi , Bal yaa boqorku ku farxi lahaa inuu maamuuso in ka badan intuu i maamuuso ?

(src)="b.EST.6.7.1"> As dreggyr Haman y ree , Da ' n dooinney ta ' n ree aggindagh dy hoilshaghey yn onnor shoh ,
(trg)="b.EST.6.7.1"> Oo Haamaan wuxuu boqorkii ku yidhi , Ninkii boqorku ku farxo inuu maamuuso

(src)="b.EST.6.8.1"> Lhig da ' n coamrey reeoil , lheid as ta ' n ree cliaghtey ceau , ve er ny choyrt lesh , as cabbyl-markiagh y ree , as y crown reeoil t ' er e chione :
(trg)="b.EST.6.8.1"> ha loo keeno dharkii boqornimada oo boqorku xidhan jiray , iyo faraska boqorku fuulo , oo madaxana ha loo saaro taajka boqorka ,

(src)="b.EST.6.9.1"> As lhig da ' n coamrey shoh , as y cabbyl ve livreit da fer jeh princeyn s ' ooasle y ree , dy choamrey yn dooinney lesh , ayn ta ' n ree er ghoaill taitnys dy hroggal gys yn ard-ooashley shoh , as cur-jee lhieu eh markiagh trooid straidyn yn ard-valley , as fockley magh roishyn , Shoh myr vees jeant son y dooinney s ' gooidsave lesh y ree dy choamrey lesh ooashley .
(trg)="b.EST.6.9.1"> oo dharka iyo faraska gacanta ha loo geliyo boqorka amiirradiisa sharafta leh midkood , in loo lebbiso ninkii boqorku ku farxo inuu maamuuso .
(trg)="b.EST.6.9.2"> Oo isaga inta faras la fuushiiyo , jidka magaalada dhexdeeda ha la mariyo , oo hortiisa ha laga naadiyo , Ninkii boqorku ku farxo inuu maamuuso sidaasaa loo yeelaa .