# gd/Gaelic-PART.xml.gz
# so/Somali.xml.gz
(src)="b.MAR.1.1.1"> T oiseachd soisgeul Iosa Criosda , Mac Dhe
(trg)="b.MAR.1.1.1"> Bilowgii injiilkii Ciise Masiix , oo ah Wiilka Ilaah .
(src)="b.MAR.1.2.1"> Air reir `s mar tha e sgriobhte san fhaidh Isaias: seall, cuiridh mi m` aingeal roimh do ghnuis, a reiticheas do shlighe romhad
(trg)="b.MAR.1.2.1"> Sidii Nebi Isayos u qoray , Eeg , waxaan hortaada soo dirayaa wargeeyahayga , Kan jidkaaga diyaargarayn doona ;
(src)="b.MAR.1.3.1"> Guth neach ag eigheach san fhasach : Reitichibh slighe an Tighearna , agus dianaibh a rathadain direach
(trg)="b.MAR.1.3.1"> Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya , Jidka Rabbiga hagaajiya , Waddooyinkiisa toosiya .
(src)="b.MAR.1.4.1"> Bha Eoin anns an fhasach a baisteadh , `sa searmonachadh baisteadh an aithreachais gu mathanas pheacannan
(trg)="b.MAR.1.4.1"> Waxaa yimid Yooxanaa kan cidlada dadka ku baabtiisayay oo ku wacdiyeyey baabtiiskii toobadda dembidhaafka aawadiis .
(src)="b.MAR.1.5.1"> Agus chaidh duthaich Iudea uile mach ga ionnsuidh , agus muinntir Ierusalem gu leir , is bhaisteadh iad leis ann an abhuinn Iordain ag aideachadh am peacannan
(trg)="b.MAR.1.5.1"> Markaasaa waxaa u soo baxay dadkii Yahuudiya oo dhan iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan , oo kulligoodna Webi Urdun ayuu ku baabtiisay , iyagoo dembiyadooda qiranaya .
(src)="b.MAR.1.6.1"> Agus bha Eoin air eideadh le fionnadh chamhal , is crios leathair mu mheadhon ; agus dh` ith e locuist is mil fhiadhaich.
(src)="b.MAR.1.6.2"> Agus shearmonaich e ag radh
(trg)="b.MAR.1.6.1"> Yooxanaa wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa , oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa , oo wuxuu cunay ayax iyo malab dibadeed .
(src)="b.MAR.1.7.1"> Tha fear nas cumhachdaiche na mise tighinn as mo dheigh : neach nach airidh mise air cromadh sios is barail a bhrogan fhuasgladh
(trg)="b.MAR.1.7.1"> Oo wax buu wacdiyey oo yidhi , Waxaa iga daba imanaya ku iga itaal weyn , kan aanan istaahilin inaan foororsado oo aan yeelmihii kabihiisa furo .
(src)="b.MAR.1.8.1"> Bhaist mise sibh le uisge ; ach baistidh esan sibh leis an Spiorad Naomh
(trg)="b.MAR.1.8.1"> Anigu waxaan idinku baabtiisay biyo , isaguse wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah .
(src)="b.MAR.1.9.1"> Is thachair , gun tainig Iosa anns na laithean sin bho Nasareth Ghalile ; agus bhaisteadh e le Eoin ann an abhuinn Iordan
(trg)="b.MAR.1.9.1"> Wakhtigaas waxay noqotay in Ciise ka yimid Naasared tii Galili , oo Yooxanaa baa Webi Urdun ku baabtiisay isagii .
(src)="b.MAR.1.10.1">`S air ball a direadh as an uisge, chunnaic e neamh fosgailte, `s an Spiorad mar chalman a tearnadh `sa fantuinn air
(trg)="b.MAR.1.10.1"> Markiiba intuu biyihii ka soo baxay wuxuu arkay samooyinkii oo kala dillaacay iyo Ruuxii oo sidii qoolley oo kale dushiisa ugu soo degaya .
(src)="b.MAR.1.11.1"> Agus thainig guth bho neamh : Is tusa mo Mhac gaolach , is mor mo thlachd dhiot
(trg)="b.MAR.1.11.1"> Waxaa samooyinka ka yimid cod leh , Adigu waxaad tahay Wiilkayga aan jeclahay oo aan ku faraxsanahay .
(src)="b.MAR.1.12.1"> Agus ghrad-ghreas an Spiorad e dhan fhasach
(trg)="b.MAR.1.12.1"> Oo markiiba Ruuxii baa xaggii cidlada u eryay .
(src)="b.MAR.1.13.1"> Agus bha e san fhasach da-fhichead latha , agus da-fhichead oidhche ; is bhuaireadh le Satan e ; `s bha e comhla ris na h-ainmhidhean, agus bha na h-ainglean a frithealadh dha
(trg)="b.MAR.1.13.1"> Afartan maalmood buu cidlada joogay , Shayddaan baana jirrabay oo wuxuu la jiray dugaagga , malaa ' igahuna waa u adeegeen .
(src)="b.MAR.1.14.1">`S an deigh do dh` Eoin a bhith air a chuir an greim, thainig Iosa do Ghalile, a searmonachadh soisgeul rioghachd Dhe
(trg)="b.MAR.1.14.1"> Kolkii Yooxanaa la qabtay dabadeed , Ciise wuxuu yimid Galili , oo wuxuu dadka ku wacdiyey injiilka Ilaah ,
(src)="b.MAR.1.15.1">`S ag radh: Tha `n t-am air a choimhlionadh, `s tha rioghachd Dhe aig laimh; deanaibh aithreachas, agus creidibh san t-soisgeul
(trg)="b.MAR.1.15.1"> wuxuuna yidhi , Wakhtigii waa buuxsamay , oo boqortooyadii Ilaah waa soo dhowaatay ; toobad keena oo injiilka rumaysta .
(src)="b.MAR.1.16.1">`Sa gabhail ri taobh muir Ghalile, chunnaic e Simon,agus Anndra a bhrathair, a cur lion sa mhuir (oir b` iasgairean iad.)
(trg)="b.MAR.1.16.1"> Markuu badda Galili ag marayay , wuxuu arkay Simoon iyo walaalkiis Andaros , iyagoo shabag badda ku tuuraya , waayo , waxay ahaayeen kuwa kalluun jillaabta .
(src)="b.MAR.1.17.1"> Agus thuirt Iosa riutha : Thigibh leanaibh mise , agus ni mi iasgairean dhaoine dhibh
(trg)="b.MAR.1.17.1"> Ciise wuxuu ku yidhi , I soo raaca .
(trg)="b.MAR.1.17.2"> Waxaan idinka dhigayaa kuwa dadka jillaabta .
(src)="b.MAR.1.18.1"> Agus ghrad dh` fhag iad na lin, is lean iad e
(trg)="b.MAR.1.18.1"> Markiiba shabagyadoodii way ka tageen , wayna raaceen .
(src)="b.MAR.1.19.1">`Sa gabhail as a sin ceum beag air adhart, chunnaic e Seumas mac Shebede agus Eoin a bhrathair, `s iad a caradh nan lion sa bhata
(trg)="b.MAR.1.19.1"> Markuu cabbaar socday , wuxuu arkay Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa , iyagoo doonnida dhexdeeda shabagyadoodii ku hagaajinaya .
(src)="b.MAR.1.20.1"> Agus ghairm e iad san uair . `Sa fagail an athar Sebede maille ris an luchd thuarasdail sa bhata, lean iad e
(trg)="b.MAR.1.20.1"> Markiiba wuu u yeedhay .
(trg)="b.MAR.1.20.2"> Kolkaasay aabbahood Sebedi iyo shaqaalayaasha kaga soo tageen doonnida , oo isagay raaceen .
(src)="b.MAR.1.21.1"> Agus chaidh iad a stigh do Chapharnaum ; agus air dha a dhol a stigh gun dail air na laithean sabaid dhan t-sinagog , theagaisg e iad
(trg)="b.MAR.1.21.1"> Markaasay Kafarna ' um galeen , oo markiiba sabtida wuxuu galay sunagogga oo dadka wax baray .
(src)="b.MAR.1.22.1"> Agus ghabh iad ioghnadh ri theagasg : oir bha e gan teagasg mar neach aig an robh cumhachd , `s chan ann mar na Sgriobhaich
(trg)="b.MAR.1.22.1"> Waxayna la yaabeen wax bariddiisa , waayo , wuxuu wax u barayay sida mid amar leh , oo uma uu baraynin sida culimmada .
(src)="b.MAR.1.23.1"> Agus bha san t-sinagag aca duine anns an robh spiorad neoghlan , is dh` eigh
(trg)="b.MAR.1.23.1"> Markaasaa waxaa sunagoggoodii ku jiray nin jinni wasakh leh qaba , wuuna qayliyey , oo wuxuu yidhi ,
(src)="b.MAR.1.24.1"> Ag radh : Ciod an comunn eadar sinn agus thusa , Iosa bho Nasareth ?
(src)="b.MAR.1.24.2"> An tainig thu gus ar sgrios ?
(src)="b.MAR.1.24.3"> Is aithne dhomh co thu , Aon Naomh Dhe
(trg)="b.MAR.1.24.1"> Maxaa inoo dhexaya , Ciise reer Naasaredow ?
(trg)="b.MAR.1.24.2"> Ma waxaad u timid inaad na baabbi ' iso ?
(trg)="b.MAR.1.24.3"> Anigu waa ku garanayaa kii aad tahay Kan Quduuska ah ee Ilaah .
(src)="b.MAR.1.25.1"> Is mhaoith Iosa air , ag radh : Bi samhach , agus gabh a-mach as an duine
(trg)="b.MAR.1.25.1"> Ciise baa canaantay oo ku yidhi , Aamus oo ka soo bax .
(src)="b.MAR.1.26.1">`S an spiorad neoghlan ga reubadh, `s ag eigheach le guth ard, chaidh e mach as
(trg)="b.MAR.1.26.1"> Goortii jinnigii wasakhda lahaa gilgilay oo cod weyn ku qayliyey , ayuu ka soo baxay .
(src)="b.MAR.1.27.1"> Agus ghabh iad uile ioghnadh , ionnus gun d` fharraid iad `nam measg fhein, ag radh: De tha so?
(src)="b.MAR.1.27.2"> De an teagasg ur so ? oir tha e toirt orduigh le cumhachd do na spioraid neoghlan fhein , agus tha iad umhail dha
(trg)="b.MAR.1.27.1"> Kulligoodba ayay la wada yaabeen , sidaa aawadeed iyaga dhexdooda way isweyddiiyeen oo yidhaahdeen , Waa maxay waxani ?
(trg)="b.MAR.1.27.2"> Ma wax barid cusub baa ?
(trg)="b.MAR.1.27.3"> Xataa jinniyadii wasakhda lahayd amar buu ku amraa , wayna yeelaan .
(src)="b.MAR.1.28.1">`Agus sgaoil iomradh air gun dail feadh duthaich Ghalile uile
(trg)="b.MAR.1.28.1"> Markiiba warkiisii waa gaadhay dhulkii Galili ku wareegsanaa oo dhan .
(src)="b.MAR.1.29.1">`Sa dol a mach air ball as an t-sinagog, thainig iad maille ri Seumas is Eoin gu tigh Shimoin is Anndra
(trg)="b.MAR.1.29.1"> Oo markiiba kolkay sunagoggii ka soo baxeen , waxay galeen guriga Simoon iyo Andaros , iyaga iyo Yacquub iyo Yooxanaaba .
(src)="b.MAR.1.30.1"> Agus bha mathair-cheile Shimoin `na laidhe ann am fiabhras; agus dh `innis iad dha gun dail mu deidhinn
(trg)="b.MAR.1.30.1"> Simoon soddohdiis baa qandho la jiiftay , oo kolkiiba waxay isaga u sheegeen wax iyada ku saabsan .
(src)="b.MAR.1.31.1"> Agus thainig e , `sa breith air laimh oirre thog e i is ghrad-dh` fhag am fiabhras i, agus fhreasdail i dhaibh
(trg)="b.MAR.1.31.1"> Markaasuu u soo dhowaaday oo gacanteeda qabtay oo uu kiciyey .
(trg)="b.MAR.1.31.2"> Kolkiiba qandhadii waa ka baxday oo ay u adeegtay iyaga .
(src)="b.MAR.1.32.1">`S nuair thainig am feasgar, `sa chaidh a ghrian fodha, thug iad ga ionnsuidh iadsan uile a bha easlainteach, agus anns an robh deomhain
(trg)="b.MAR.1.32.1"> Makhribkii goortay qorraxdii dhacday , waxay u keeneen kuwa buka oo dhan iyo kuwa jinniyo qaba .
(src)="b.MAR.1.33.1">`S bha am baile uile air cruinneachadh aig an dorus
(trg)="b.MAR.1.33.1"> Markaasaa dadkii magaalada oo dhan albaabka ku soo ururay .
(src)="b.MAR.1.34.1"> Agus leighis e moran , a bha air an leireadh le iomadh gne ghalar , agus thilg e mach moran dheomhan , `s cha do leig e leo labhairt, a chionn `s gum b` aithne dhaibh e
(trg)="b.MAR.1.34.1"> Oo wuxuu bogsiiyey dad badan oo cudurro kala cayncayn ah qabay , dadkana jinniyo badan buu ka saaray , oo uma oggolaanin jinniyadu inay hadlaan , waayo , isagay garanayeen .
(src)="b.MAR.1.35.1">`S ag eirigh ro-mhoch, `sa dol a mach, chaidh e gu aite fas; is rinn e urnaigh an sin
(trg)="b.MAR.1.35.1"> Aroortii hore intaan weli waagii beryin ayuu kacay oo wuxuu tegey meel cidla ah , halkaasuuna ku soo tukanayay .
(src)="b.MAR.1.36.1"> Agus lean Simon e , agus iadsan a bha comhla ris
(trg)="b.MAR.1.36.1"> Markaasaa Simoon iyo kuwii la jiray ka daba tageen .
(src)="b.MAR.1.37.1">`S nuair a fhuair iad e, thuirt iad ris: Tha iad uile gad shireadh
(trg)="b.MAR.1.37.1"> Goortay heleen waxay ku yidhaahdeen , Dadka oo dhan baa ku doondoonaya .
(src)="b.MAR.1.38.1"> Is thuirt e riutha : rachamaid dha na bailtean sa choimhearsnachd , gus an searmonaich mi an sin cuideachd : `s gur ann air son so a thainig mi
(trg)="b.MAR.1.38.1"> Wuxuu ku yidhi , Aan tagno magaalooyinka inoo dhow , inaan halkaasna wax ku wacdiyo ; waayo , taas aawadeed ayaan u imid .
(src)="b.MAR.1.39.1">`S bha e teagasg `nan sinagogan, `s feadh Ghalile uile, `sa tilgeadh a-mach dheomhan
(trg)="b.MAR.1.39.1"> Wuxuu galay sunagogyadoodii Galili ku yiil oo dhan ; dadkana ayuu ka wacdiyey , jinniyadiina ayuu dadka ka saaray .
(src)="b.MAR.1.40.1"> Agus thainig lobhar ga ionnsuidh , a guidhe air ; `sa tuiteam air a ghluinean,thuirt e ris: Ma `s aill leat, is urrainn dhut mo ghlanadh
(trg)="b.MAR.1.40.1"> Markaasaa waxaa u yimid nin baras leh , wuuna jilba joogsaday oo baryay , oo ku yidhi , Haddaad doonaysid waad i daahirin kartaa .
(src)="b.MAR.1.41.1">`Sa gabhail truais ris, shin Iosa a lamh, `sa beantuinn dha, thuirt e ris : Is aill leam: bi glan
(trg)="b.MAR.1.41.1"> Kolkaasaa Ciise u naxariistay , oo intuu gacantiisa soo taagay , ayuu taabtay oo ku yidhi , Waa doonayaa ee daahirsanow .
(src)="b.MAR.1.42.1">`S nuair thuirt e so, ghrad-dh` fhag an luibhre e, agus bha e air a ghlanadh
(trg)="b.MAR.1.42.1"> Kolkiiba baraskii waa ka baxay , oo wuu daahirsanaaday .
(src)="b.MAR.1.43.1">`S thug e sparradh cruaidh dha, agus leig e air falbh e gun dail
(trg)="b.MAR.1.43.1"> Ciisena aad buu u xukumay , oo markiiba ayuu iska diray ,
(src)="b.MAR.1.44.1">`S thuirt e ris: Fiach nach innis thu do neach sam bith : ach falbh, fiach thu fhein don ard-shagart, agus tairg air son do ghlanaidh na nithean a dh` orduich Maois, mar theisteanas dhaibh
(trg)="b.MAR.1.44.1"> oo ku yidhi , Ninna waxba ha kala hadlin , laakiin tag oo wadaadka istus .
(trg)="b.MAR.1.44.2"> Waxaad daahirsanaantaada u bixisaa wixii uu Muuse amray , marag iyaga ha u ahaatee.Laakiin wuu baxay oo bilaabay inuu aad u naadiyo oo warka faafiyo , taas aawadeed kol dambe Ciise magaaladuu bayaan u geli kari waayay , laakiin wuxuu joogay dibadda ee meelo cidla ah , meel kastana waa looga yimid .
(src)="b.MAR.1.45.1"> Ach air dhasan a dhol a mach , thoisich e ri innse , `s ri sgaoileadh an sgeoil; air chor `s nach b` urrainn dha a nis a dhol a stigh don bhaile gu follaiseach, ach dh` fhuirich e a mach ann an aiteachan fas, agus chrunnaich iad as gach aite ga ionnsuidh
(trg)="b.MAR.1.45.1"> Laakiin wuu baxay oo bilaabay inuu aad u naadiyo oo warka faafiyo , taas aawadeed kol dambe Ciise magaaladuu bayaan u geli kari waayay , laakiin wuxuu joogay dibadda ee meelo cidla ah , meel kastana waa looga yimid .
(src)="b.MAR.2.1.1"> Agus thill e gu Capharnaum an ceann beagan laithean , agus chualas gun robh e aig an tigh
(trg)="b.MAR.2.1.1"> Dhawr maalmood dabadeed goortuu haddana Kafarna ' um galay , waxaa la maqlay inuu guriga joogo .
(src)="b.MAR.2.2.1"> Agus chruinnich na h-uimhir , `s nach robh aite aca eadhon timcheall an dorais, is labhair e am facal riutha
(trg)="b.MAR.2.2.1"> Markaasaa waxaa is-urursaday dad badan , sidaa daraaddeed meel ay joogsadaan ayay ka waayeen xataa albaabka hortiisii , oo iyaga ayuu ereygii kula hadlay .
(src)="b.MAR.2.3.1"> Agus thainig iad ga ionnsuidh a toirt leo duine , air an robh am pairilis , air a ghiulan le ceathrar
(trg)="b.MAR.2.3.1"> Kolkaasay u yimaadeen oo nin curyaan ah u keeneen , waxaana siday afar qof .
(src)="b.MAR.2.4.1">`Sa chionns nach b` urrainn dhaibh a chur `na lathair le domhlachd an t-sluaigh, ruisg iad mullach an tighe far an robh e; `S air dhaibh fosgladh a dhianamh, leig iad sios an leaba air an robh fear na crithe `na laidhe
(trg)="b.MAR.2.4.1"> Goortay u soo dhowaan kari waayeen dadkii badnaa daraaddiis ayay saqafka dusha ka fureen meeshuu joogay .
(trg)="b.MAR.2.4.2"> Goortii ay jebsheen , waxay ka soo dejiyeen sariirtii ninkii curyaanka ahaa ku jiifay .
(src)="b.MAR.2.5.1">`S nuair chunnaic Iosa an creideamh, thuirt e ri fear na crithe: A mhic, tha do pheacannan mathte dhut
(trg)="b.MAR.2.5.1"> Ciise kolkuu rumaysadkoodii arkay , ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi , Wiilkow , dembiyadaadu waa cafiyan yihiin .
(src)="b.MAR.2.6.1"> Ach bha cuid de na Sgriobhaich `nan suidhe an sin, `sa smaoineachadh `nan cridheachan
(trg)="b.MAR.2.6.1"> Laakiin halkaa waxaa joogay qaar culimmada ah oo iska fadhiyey oo qalbiyadooda ka fikirayay , oo waxay isku yidhaahdeen ,
(src)="b.MAR.2.7.1"> Carson a tha e a bruidhinn mar so ? tha e labhairt blaisbheum .
(src)="b.MAR.2.7.2"> Co is urrainn peacannan a mhathadh , ach Dia `na aonar
(trg)="b.MAR.2.7.1"> Ninkanu muxuu sidan ugu hadlayaa ?
(trg)="b.MAR.2.7.2"> Wuu caytamayaa .
(trg)="b.MAR.2.7.3"> Ayaa dembiyo cafiyi kara Ilaah keliya maahee ?
(src)="b.MAR.2.8.1"> Dh` aithnich Iosa san uair `na spiorad fhein gun robh iad a smaoineachadh so aca fhein, is thuirt e riutha : Carson tha sibh a smaoineachadh nan nithean sin `nur cridheachan
(trg)="b.MAR.2.8.1"> Kolkiiba Ciise ruuxiisuu ka ogaaday inay sidaas qalbiyadooda ka fikirayaan , oo wuxuu ku yidhi , Maxaad waxan qalbiyadiinna ugaga fikiraysaan ?
(src)="b.MAR.2.9.1"> Co dhiu is fhasa radh ri fear na crithe : Tha do pheacannan mathte dhut ; no radh : Eirich , tog do leaba , agus coisich
(trg)="b.MAR.2.9.1"> Iyamaa hawl yar , in curyaanka lagu yidhaahdo , Dembiyadaadu waa cafiyan yihiin , ama in lagu yidhaahdo , Kac oo sariirtaada qaado oo soco ?
(src)="b.MAR.2.10.1"> Ach los fios a bhith agaibh gu bheil comas aig Mac an duine peacannan a mhathadh air talamh ( thuirt e ri fear na crithe ,
(trg)="b.MAR.2.10.1"> Laakiin si aad ku garataan in Wiilka Aadanahu dhulka ku leeyahay amar uu dembiyada ku cafiyo ( ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi ) ,
(src)="b.MAR.2.11.1"> Tha mi ag radh riut : Eirich , tog do leaba , agus falbh dhachaigh
(trg)="b.MAR.2.11.1"> Waxaan ku leeyahay , Kac oo sariirtaada qaado oo gurigaaga tag .
(src)="b.MAR.2.12.1"> Agus ghrad-dh` eirich e: `sa togail a leaba, dh` fhalbh e `nam fianuis uile; air chors gun do ghabh iad ioghnadh air fad, `s thug iad gloir do Dhia, ag radh: Chan fhaca sinn riamh a leithid so
(trg)="b.MAR.2.12.1"> Kolkiiba wuu kacay oo sariirtiisii qaatay ; wuuna baxay dadkii oo dhan hortooda , sidaa darteed ayay la wada yaabeen , wayna ammaaneen Ilaah , oo waxay yidhaahdeen , Weligayo sidan oo kale ma aannu arag .
(src)="b.MAR.2.13.1"> Is chaidh e mach a-rithist gu taobh na mara ; agus thainig an sluagh uile ga ionnsuidh , is theagaisg e iad
(trg)="b.MAR.2.13.1"> Haddana wuu u baxay badda xeebteeda , oo dadkii oo dhan baa u yimid , wuuna wax baray .
(src)="b.MAR.2.14.1">`S nuair a bha e gabhail seachad, chunnaic e Lebhi Mac Alpheuis `na shuidhe an tigh na cise, is thuirt e ris: Lean mise. `S ag eirigh, lean e e
(trg)="b.MAR.2.14.1"> Goortuu ag marayay , wuxuu arkay Laawi ina Alfayos , isagoo fadhiya meesha cashuurta lagu qaado , oo uu ku yidhi isaga , I soo raac .
(trg)="b.MAR.2.14.2"> Wuuna kacay oo raacay .
(src)="b.MAR.2.15.1"> Agus thachair , nuair a bha e `na shuidhe aig biadh `na thigh-san, gun do shuidh moran chismhaor is pheacach maille ri Iosa agus a dheisciopuil: oir bha moran ann, a lean e
(trg)="b.MAR.2.15.1"> Waxaa dhacay markii Ciise gurigiisa cunto u fadhiistay in kuwa badan oo cashuurqaadayaal iyo dembilayaal ah Ciise iyo xertiisii la fadhiistay ; waayo , way badnaayeen , wayna raaceen .
(src)="b.MAR.2.16.1"> Agus na Sgriobhaich `s na Phairisich a faicinn gun robh e ag ithe comhla ri cismhaoir agus peacaich, thuirt iad ri dheisciopuil: Carson a tha ur maighistir ag ithe `s ag ol comhla ri cismhaoir agus peacaich
(trg)="b.MAR.2.16.1"> Culimmadii iyo Farrisiintii markay arkeen isagoo dembilayaal iyo cashuurqaadayaal wax la cunaya , waxay xertiisii ku yidhaahdeen , Waa sidee ?
(trg)="b.MAR.2.16.2"> Wuxuu wax la cunaa oo la cabbaa cashuurqaadayaal iyo dembilayaal .
(src)="b.MAR.2.17.1"> Air do Iosa so a chluinntinn , thuirt e riutha : Chan eil feum aig daoine slana air lighich , ach aig daoine tinne : oir cha tainig mi a ghairm nan naomh ach nam peacach
(trg)="b.MAR.2.17.1"> Ciise goortuu maqlay ayuu ku yidhi , Kuwa ladan dhakhtar uma baahna , laakiin kuwa buka ayaa u baahan .
(trg)="b.MAR.2.17.2"> Uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho , laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid .
(src)="b.MAR.2.18.1"> Agus bha deisciopuil Eoin `s nam Phairiseach a trasgadh; agus thainig iad, is thuirt iad ris: Carson tha deisciopuil Eoin `s nan Phairiseach ri traisg, agus nach eil na deisciopuil agadsa ri traisg
(trg)="b.MAR.2.18.1"> Xertii Yooxanaa iyo Farrisiintii ayaa soomi jiray .
(trg)="b.MAR.2.18.2"> Isagay u yimaadeen oo waxay ku yidhaahdeen , Xertii Yooxanaa iyo xertii Farrisiintu maxay u soomaan oo ay xertaadu u soomi weydaa ?
(src)="b.MAR.2.19.1"> Is thuirt Iosa riutha : An urrainn clann na bainnse trasgadh , fhad sa bhitheas fear-na-bainnse comhla riutha ?
(src)="b.MAR.2.19.2"> Fhad sa bhitheas fear-na-bainnse comhla riutha , chan urrainn dhaibh trasgadh
(trg)="b.MAR.2.19.1"> Markaasaa Ciise ku yidhi , Dadka aroosku miyay soomi karaan intuu aroosku la joogo ?
(trg)="b.MAR.2.19.2"> In alla intii aroosku la joogo ma ay soomi karaan .
(src)="b.MAR.2.20.1"> Ach thig na laithean anns an toirear bhuatha fear-na-bainnse : agus an sin ni iad traisg anns na laithean sin
(trg)="b.MAR.2.20.1"> Laakiin waxaa iman doona maalmaha arooska laga qaadi doono , markaasay soomi doonaan maalintaas .
(src)="b.MAR.2.21.1"> Chan fhuaghail duine sam bith breid de dh` aodach ur air seann eideadh: air-neo bheir am breid ur a liad fhein as an t-seann aodach, is bithidh an stracadh nas mua
(trg)="b.MAR.2.21.1"> Ninna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah , haddii kale tan cusub ee lagu buuxin lahaa ayaa ka go ' da kan duug ah , oo jeexdintu waa ka sii xumaataa .
(src)="b.MAR.2.22.1"> Agus cha chuir duine sam bith fion ur ann an seann searragan : air-neo sgainidh am fion na searragan , is doirtear am fion , agus caillear na searragan : ach is coir fion ur a chur an searragan ura
(trg)="b.MAR.2.22.1"> Khamri cusubna qarbeddo duug ah laguma shubo , haddii kale khamrigii cusbaa ayaa qarbeddada kala dildillaacinaya , khamriguna waa daadanayaa , qarbeddaduna waa hallaabayaan , laakiin khamriga cusubse waxaa lagu shubaa qarbeddo cuscusub .
(src)="b.MAR.2.23.1"> Is thachair a rithist , nuair a bha an Tighearna triall tro achaidhean arbhair air an t-sabaid , gun do theann a dheisciopuil , `s iad a gabhail air adhart, ri spioladh dhias
(trg)="b.MAR.2.23.1"> Waxaa dhacay inuu sabtidii beeraha dhex marayay , oo xertiisii intay soconayeen ayay bilaabeen inay sabuullada jartaan .
(src)="b.MAR.2.24.1"> Is thuirt na Phairisich ris : Seall , carson tha iad a dianamh air latha na sabaid ni nach eil ceadaichte
(trg)="b.MAR.2.24.1"> Markaasaa Farrisiintii waxay isaga ku yidhaahdeen , Bal eeg , maxay sabtida u samaynayaan wixii aan xalaal ahayn ?
(src)="b.MAR.2.25.1"> Is thuirt e riutha : Nach do leugh sibh riamh , ciod a rinn Daibhidh , nuair a bha e feumach `s air acras, e fhein agus iadsan a bha cuideris
(trg)="b.MAR.2.25.1"> Wuxuu ku yidhi , Miyaydnaan weligiin akhriyin wixii Daa ' uud sameeyey markuu wax u baahnaa oo uu gaajaysnaa , isaga iyo kuwii la jiray ?
(src)="b.MAR.2.26.1"> Mar a chaidh e stigh do thigh Dhe ri linn Abiathair an t-ard-shagart , agus dh` ith e an t-aran-tairgse, nach robh ceadaichte itheadh, ach do na sagairt, agus thug e dhaibhsan a bha comhla ris
(trg)="b.MAR.2.26.1"> Siduu guriga Ilaah u galay waagii wadaadkii sare ee Aabyaataar , oo uu u cunay kibistii tusniinta oo aan xalaal uu ahayn dad kale wadaaddada maahee , oo uu siiyey kuwii la jirayna .
(src)="b.MAR.2.27.1"> Is thuirt e riutha : Rinneadh an t-sabaid air son an duine , `s chan e an duine air son na sabaid
(trg)="b.MAR.2.27.1"> Markaasaa wuxuu ku yidhi iyaga , Sabtida waxaa loo sameeyey dadka aawadiis ee dadka looma samayn sabtida aawadeed.Sidaa darteed Wiilka Aadanahu waa sayidka sabtida .
(src)="b.MAR.2.28.1"> Mar sin se Mac an duine Tighearna na sabaid fhein
(trg)="b.MAR.2.28.1"> Sidaa darteed Wiilka Aadanahu waa sayidka sabtida .
(src)="b.MAR.3.1.1"> Is chaidh e stigh a-rithist dhan t-sinagog , agus bha fear an sin aig an robh lamh sheargte
(trg)="b.MAR.3.1.1"> Kol dambe wuxuu galay sunagogga ; halkaasna waxaa joogay nin gacan engegan .
(src)="b.MAR.3.2.1"> Agus bha suil aca air , fiach an dianadh e leigheas air latha sabaid ; los cuis dhitidh fhaighinn `na aghaidh
(trg)="b.MAR.3.2.1"> Markaasay fiirinayeen inuu sabtida bogsiinayo iyo in kale , si ay u ashtakeeyaan .
(src)="b.MAR.3.3.1"> Agus thuirt e ris an duine aig an robh an lamh sheargte : Seas suas sa mhiadhon
(trg)="b.MAR.3.3.1"> Kolkaasuu ninkii gacanta engegnaa ku yidhi , Dhexda isa soo taag .
(src)="b.MAR.3.4.1"> Is thuirt e riutha : A bheil e laghail math a dhianamh air na laithean sabaid , no olc ? beatha a thiarnadh , no cur as dhi ?
(src)="b.MAR.3.4.2"> Ach bha iadsan `nan tosd
(trg)="b.MAR.3.4.1"> Oo wuxuu iyaga ku yidhi , Sabtida ma xalaal baa in wanaag la falo ama shar ; in naf la badbaadiyo ama la dilo ?
(trg)="b.MAR.3.4.2"> Laakiin way iska aamuseen .
(src)="b.MAR.3.5.1">`S ag amharc orra mun cuairt le feirg `s le duilichinn air son doille an cridhe, thuirt e ris an duine: Sin a mach do lamh.
(src)="b.MAR.3.5.2"> Agus shin e i : is rinneadh slan a lamh dha
(trg)="b.MAR.3.5.1"> Goortuu iyaga isha mariyey isagoo cadhaysan oo qalbigiisii ka tiiraanyooday qalbi engegnaantooda aawadeed , wuxuu ninkii ku yidhi , Gacanta soo taag .
(trg)="b.MAR.3.5.2"> Kolkaasuu soo taagay , oo gacantiisu way bogsatay .
(src)="b.MAR.3.6.1">`S na Phairisich a dol a mach, ghabh iad comhairle san uair cuide ris na Herodianich na aghaidh, fiach ciamar a chuireadh iad as dha
(trg)="b.MAR.3.6.1"> Markaasaa Farrisiintu baxeen , oo markiiba waxay kala tashadeen Herodosiintii si ay u dilaan isaga .
(src)="b.MAR.3.7.1"> Ach chaidh Iosa maille ri dheisciopuil a lethtaobh thun na mara ; agus lean moran sluaigh e bho Ghalile `s bho Iudea
(trg)="b.MAR.3.7.1"> Laakiin Ciise xertiisii ayuu badda kula noqday ; waxaana raacay dad badan oo ka yimid Galili , iyo Yahuudiya ,
(src)="b.MAR.3.8.1"> Agus bho lerusalem , agus bho Idumea , `S bho thaobh thall Iordain; is iadsan mu thimchioll Thiruis agus Shidoin, cuideachda mhor, `s iad air cluinntinn nan nithean a rinn e, thainig iad ga ionnsuidh
(trg)="b.MAR.3.8.1"> iyo Yeruusaalem , iyo Idumiya , iyo Webi Urdun shishadiisa , iyo kuwa ag joogay Turos iyo Siidoon ; dad tiro badan goortii ay maqleen waxa weyn ee uu samaynayay ayay u yimaadeen .
(src)="b.MAR.3.9.1"> Agus thuirt e ri dheisciopuil , bata beag a bhith ga fhreasdal as leth an sluaigh , eagal gun domhlaicheadh iad e
(trg)="b.MAR.3.9.1"> Xertiisii wuu la hadlay oo wuxuu ku yidhi , Doonni yar ha i sugto dadkii badnaa aawadiis si ayan ii cidhiidhiyin .
(src)="b.MAR.3.10.1"> Oir leighis e moran , air chor `s gun do bhruchd iad ga ionnsuidh gu beantuinn dha, a mhiad `sa bha easlainteach
(trg)="b.MAR.3.10.1"> Waayo , dad badan ayuu bogsiiyey , sidaa daraaddeed ayay waxay ugu kufeen si ay kuwii cudur qabay oo dhan u taabtaan isaga .
(src)="b.MAR.3.11.1">`S nuair a chunnaic na spioraid neoghlan e, thuit iad sios air a bhialaobh: agus dheigh iad, ag radh
(trg)="b.MAR.3.11.1"> Oo jinniyada wasakhda lehna goortay arkeen , hortiisii ayay isku tuureen oo qayliyeen , oo waxay yidhaahdeen , Adigu waxaad tahay Wiilka Ilaah .
(src)="b.MAR.3.12.1"> Is tusa Mac Dhe .
(src)="b.MAR.3.12.2"> Is mhaoith e gu fuathasach orra , gun iad ga dhianamh follaiseach
(trg)="b.MAR.3.12.1"> Aad buu u amray inaanay dadka ogeysiinin isaga .
(src)="b.MAR.3.13.1">`Sa dol suas gu beinn, ghairm e h-uige an fheadhainn a b` aill leis fhein; agus thainig iad ga ionnsuidh
(trg)="b.MAR.3.13.1"> Goortaasuu buurta fuulay ; wuu u yeedhayna kuwii uu doonayay ; wayna u yimaadeen .
(src)="b.MAR.3.14.1"> Agus roghnaich e gum biodh da fhear dhiag maille ris ; agus gun cuireadh e a theagasg iad
(trg)="b.MAR.3.14.1"> Laba iyo toban ayuu soo saaray inay isaga la joogaan , iyo inuu u diro inay wax wacdiyaan ,
(src)="b.MAR.3.15.1"> Is thug e comas dhaibh tinneasan a leigheas , agus deomhain a thilgeadh a mach
(trg)="b.MAR.3.15.1"> iyo inay u leeyihiin amar ay cudurro ku bogsiiyaan oo ay jinniyo ku saaraan .
(src)="b.MAR.3.16.1"> Agus thug e Peadar mar ainm air Simon
(trg)="b.MAR.3.16.1"> Waxay ahaayeen Simoon , kan uu Butros u bixiyey ,
(src)="b.MAR.3.17.1"> Agus Seumas Shebede , agus Eoin , brathair Sheumais , is thug e Boanerges mar ainm orra , se sin , mic an tairneanaich
(trg)="b.MAR.3.17.1"> iyo Yacquub ina Sebedi , iyo Yooxanaa , Yacquub walaalkiis , iyaga wuxuu u bixiyey Bo ' anerges , waxaa weeye wiilashii onkodka ,
(src)="b.MAR.3.18.1"> Agus Anndra , agus Philip , agus Bartholome , agus Matu , agus Tomas , agus Seumas Alpheuis , agus Thadeus , agus Simon , an Cananeach
(trg)="b.MAR.3.18.1"> iyo Andaros , iyo Filibos , iyo Bartolomayos , iyo Matayos , iyo Toomas , iyo Yacquub ina Alfayos , iyo Tadayos , iyo Simoon reer Kaana ,
(src)="b.MAR.3.19.1"> Agus Iudas Iscariot , esan mar an ciadna a bhrath e
(trg)="b.MAR.3.19.1"> iyo Yuudas Iskariyod , kii gacangeliyey .
(src)="b.MAR.3.20.1"> Is thainig iad gu tigh ; agus chruinnich an sluagh a rithist , air chor `s nach b urrainn dhaibh urad agus aran ithe
(trg)="b.MAR.3.20.1"> Kolkaasuu guri galay ; oo dad badan ayaa haddana ku soo ururay si aanay karin inay kibis cunaan .
(src)="b.MAR.3.21.1"> S nuair a chuala a chairdean so , chaidh iad a bhreith air ; oir thuirt iad : Gun do ghabh e an caothach
(trg)="b.MAR.3.21.1"> Xigtadiisii goortay maqleen , ayay u soo baxeen inay qabtaan , waayo , waxay yidhaahdeen , Isagu waa waalan yahay .
(src)="b.MAR.3.22.1"> Is thuirt na Sgriobhaich , a thainig a nuas a Ierusalem : Tha Beelsebub aige , `s gur ann le prionnsa nan deomhan a tha e tilgeadh a mach dheomhan
(trg)="b.MAR.3.22.1"> Culimmadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen , Wuxuu qabaa Be ' elsebul , oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa .
(src)="b.MAR.3.23.1">`S an deigh an gairm ri cheile, thuirt e riutha ann an dubhfhacail: Ciamar is urrainn Satan Satan a thilgeadh a mach
(trg)="b.MAR.3.23.1"> Kolkaasuu iyagii u yeedhay oo masaallo kugu yidhi , Sidee baa Shayddaan Shayddaan u saari karaa ?
(src)="b.MAR.3.24.1"> Agus ma bhios rioghachd air a roinn na h-aghaidh fhein , chan urrainn dhan rioghachd sin seasamh
(trg)="b.MAR.3.24.1"> Haddii boqortooyo kala qaybsanto , boqortooyadaasu ma taagnaan karto .
(src)="b.MAR.3.26.1"> Agus ma bhios tigh air a roinn `na aghaidh fhein, chan urrainn dhan tigh sin seasamh
(trg)="b.MAR.3.26.1"> Haddii Shaydaanna isku kaco oo qaybsamo , ma taagnaan karo .
(trg)="b.MAR.3.26.2"> Laakiin wuxuu leeyahay dhammaansho .
(src)="b.MAR.3.27.1"> Chan urrainn do neach sam bith a dhol a stigh do thigh duine laidir , agus airneas a spuilleadh , mur ceangal e an toiseach an duine laidir , agus an sin creachaidh e a thigh
(trg)="b.MAR.3.27.1"> Ninna nin xoog leh gurigiisa ma geli karo inuu alaabtiisa dhaco hadduusan kolkii hore ninka xoogga leh xidhin , goortaasuu gurigiisa dhici doonaa .