# chr/Cherokee-NT.xml.gz
# so/Somali.xml.gz
(src)="b.MAT.1.1.1"> ᎯᎠ ᎪᏪᎵ ᎧᏃᎮᎭ ᏧᏁᏢᏔᏅᏒ ᏥᏌ ᎦᎶᏁᏛ , ᏕᏫ ᎤᏪᏥ , ᎡᏆᎭᎻ ᎤᏪᏥ .
(trg)="b.MAT.1.1.1"> Kanu waa kitaabkii abtirsiinyada Ciise Masiix , ina Daa ' uud , ina Ibraahim .
(src)="b.MAT.1.2.1"> ᎡᏆᎭᎻ ᎡᏏᎩ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎡᏏᎩᏃ ᏤᎦᏈ ᎤᏕᏁᎴᎢ , ᏤᎦᏈᏃ ᏧᏓ ᎠᎴ ᎾᏍᎩ ᎠᎾᏓᏅᏟ ᎬᏩᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.2.1"> Ibraahim wuxuu dhalay Isxaaq , Isxaaqna wuxuu dhalay Yacquub , Yacquubna wuxuu dhalay Yahuudah iyo walaalihiis ,
(src)="b.MAT.1.3.1"> ᏧᏓᏃ ᏇᎵᏏ ᎠᎴ ᏎᎳ ᎬᏩᏕᏁᎴᎢ ᏖᎹ ᏚᎾᏄᎪᏫᏎᎢ ; ᏇᎵᏏᏃ ᎢᏏᎳᎻ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎢᏏᎳᎻᏃ ᎡᎵᎻ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.3.1"> Yahuudahna wuxuu Tamar ka dhalay Feres iyo Serah , Feresna wuxuu dhalay Esroom , Esroomna wuxuu dhalay Araam ,
(src)="b.MAT.1.4.1"> ᎡᎵᎻᏃ ᎡᎻᏂᏓᏈ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎡᎻᏂᏓᏈᏃ ᎾᏐᏂ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎾᏐᏂᏃ ᏌᎵᎹ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.4.1"> Araamna wuxuu dhalay Caminadaab , Caminadaabna wuxuu dhalay Naasoon , Naasoonna wuxuu dhalay Salmoon ,
(src)="b.MAT.1.5.1"> ᏌᎵᎹᏃ ᏉᏏ ᎤᏕᏁᎴᎢ ᎴᎭᏫ ᎤᎾᎸᎪᏫᏎᎢ ; ᏉᏏᏃ ᎣᏇᏗ ᎤᏕᏁᎴᎢ ᎷᏏ ᎤᎾᏄᎪᏫᏎᎢ ; ᎣᏇᏗᏃ ᏤᏏ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.5.1"> Salmoonna wuxuu Raxab ka dhalay Bocas , Bocasna wuxuu Ruud ka dhalay Coobeed , Coobeedna wuxuu dhalay Yesay ,
(src)="b.MAT.1.6.1"> ᏤᏏᏃ ᏕᏫ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᏕᏫᏃ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᏐᎵᎹᏅ ᎤᏕᏁᎴᎢ ᏳᎳᏯ ᎤᏓᏴᏛ ᎤᎾᏄᎪᏫᏎᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.6.1"> Yesayna wuxuu dhalay boqor Daa ' uud .
(src)="b.MAT.1.7.1"> ᏐᎵᎹᏅᏃ ᎶᏉᎹ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎶᏉᎹᏃ ᎡᏆᏯ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎡᏆᏯᏃ ᎡᏏ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.7.1"> Sulaymaanna wuxuu dhalay Rexabcaam , Rexabcaamna wuxuu dhalay Abyaah , Abyaahna wuxuu dhalay Aasaa ,
(src)="b.MAT.1.8.1"> ᎡᏏᏃ ᏦᏏᏆ ᎤᏕᏁᎴᎢ . ᏦᏏᏆᏃ ᏦᎳᎻ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᏦᎳᎻᏃ ᎣᏌᏯ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.8.1"> Aasana wuxuu dhalay Yoosafaad , Yoosafaadna wuxuu dhalay Yooraam , Yooraamna wuxuu dhalay Cusyaah ,
(src)="b.MAT.1.9.1"> ᎣᏌᏯᏃ ᏦᏓᎻ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᏦᏓᎻᏃ ᎡᎭᏏ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎡᎭᏏᏃ ᎮᏏᎦᏯ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.9.1"> Cusyaahna wuxuu dhalay Yootam , Yootamna wuxuu dhalay Axaas , Axaasna wuxuu dhalay Xisqiyaah ,
(src)="b.MAT.1.10.1"> ᎮᏏᎦᏯᏃ ᎹᎾᏏ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎹᎾᏏᏃ ᎠᎼᏂ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎠᎼᏂᏃ ᏦᏌᏯ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.10.1"> Xisqiyaahna wuxuu dhalay Manaseh , Manasehna wuxuu dhalay Aamoon , Aamoonna wuxuu dhalay Yoosiyaah ,
(src)="b.MAT.1.11.1"> ᏦᏌᏯᏃ ᏤᎪᎾᏯ ᎠᎴ ᎠᎾᏓᏅᏟ ᎬᏩᏕᏁᎴᎢ ; ᎾᎯᏳ ᏓᏗᎶᏂ ᏥᏫᏗᎨᎦᏘᏅᏍᏔᏁᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.11.1"> Yoosiyaahna wuxuu dhalay Yekonyaah iyo walaalihiis waagii Baabuloon loo kaxeeyey .
(src)="b.MAT.1.12.1"> ᏓᏗᎶᏂᏃ ᏫᏗᎨᎦᏘᏃᎸ ᏤᎪᎾᏯ ᏌᎳᏓᏱᎵ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᏌᎳᏓᏱᎵᏃ ᏥᎳᏇᎵ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.12.1"> Goortii Baabuloon loo kaxeeyey dabadeed , Yekonyaah wuxuu dhalay Salaatii ' eel , Salaatii ' eelna wuxuu dhalay Serubaabel ,
(src)="b.MAT.1.13.1"> ᏥᎳᏇᎵᏃ ᎠᏆᏯᏗ ᎤᏕᏁᎴᎢ , ᎠᏆᏯᏗᏃ ᎢᎳᏯᎩᎻ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎢᎳᏯᎩᎻᏃ ᎡᏐ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.13.1"> Serubaabelna wuxuu dhalay Abihuud , Abihuudna wuxuu dhalay Eliyaaqiim , Eliyaaqiimna wuxuu dhalay Asoor ,
(src)="b.MAT.1.14.1"> ᎡᏐᏃ ᏎᏙᎩ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᏎᏙᎩᏃ ᎡᎩᎻ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎡᎩᎻᏃ ᎢᎳᏯᏗ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.14.1"> Asoorna wuxuu dhalay Saadooq , Saadooqna wuxuu dhalay Akhiim , Akhiimna wuxuu dhalay Eliyuud ,
(src)="b.MAT.1.15.1"> ᎢᎳᏯᏗᏃ ᎢᎵᎡᏌ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎢᎵᎡᏌᏃ ᎹᏓᏂ ᎤᏕᏁᎴᎢ ; ᎹᏓᏂᏃ ᏤᎦᏈ ᎤᏕᏁᎴᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.15.1"> Eliyuudna wuxuu dhalay Elecaasaar , Elecaasaarna wuxuu dhalay Mataan , Mataanna wuxuu dhalay Yacquub ,
(src)="b.MAT.1.16.1"> ᏤᎦᏈᏃ ᏦᏩ ᎤᏕᏁᎴᎢ , ᎾᏍᎩ ᎺᎵ ᎤᏰᎯ ᎾᏍᎩ ᏧᎾᏄᎪᏫᏎ ᏥᏌ ᎦᎶᏁᏛ ᏣᏃᎭᎰᎢ .
(trg)="b.MAT.1.16.1"> Yacquubna wuxuu dhalay Yuusuf oo ahaa ninkii Maryan , tii Ciise , kan Masiix la yidhaahdo , ka dhashay .
(src)="b.MAT.1.17.1"> ᎾᏍᎩᏃ ᏂᎦᏛ ᏄᎾᏓᏁᏟᏴᏒ ᎡᏆᎭᎻ ᏤᎮ ᎾᎯᏳ ᏅᏓᎬᏩᏓᎴᏅᏛ ᏕᏫᏃ ᏤᎮ ᏅᏛᏍᏘ ᏂᎦᏚ ᏄᎾᏓᏁᏟᏴᏎᎢ ; ᏕᏫᏃ ᏤᎮ ᎾᎯᏳ ᏅᎵᎬᏩᏓᎴᏅᏛ ᏓᏗᎶᏂᏃ ᏥᏫᏗᎨᎦᏘᏅᏍᏔᏁ ᎾᎯᏳ ᏅᏛᏍᏘ ᏂᎦᏚ ᏄᎾᏓᏁᏟᏴᏎᎢ ; ᏓᏗᎶᏂᏃ ᎾᎯᏳ ᏥᏫᏗᎨᎦᏘᏅᏍᏔᏁ ᎤᏓᏳᏓᎴᏅᏛ ᏥᏌᏃ ᏧᏕᏁ ᎾᎯᏳ ᏅᏛᏍᏘ ᏂᎦᏚ ᏄᎾᏓᏁᏟᏴᏎᎢ .
(trg)="b.MAT.1.17.1"> Haddaba abtirsiinyada oo dhan oo Ibraahim ilaa Daa ' uud waa afar iyo toban oday , Daa ' uud ilaa waagii Baabuloon loo kaxeeyeyna waa afar iyo toban oday , waagii Baabuloon loo kaxeeyey ilaa Masiixana waa afar iyo toban oday .
(src)="b.MAT.1.18.1"> ᎾᏍᎩᏃ ᎯᎠ ᏄᎵᏍᏔᏂᏙᎴ ᎤᏕᏅᏥᏌ ᎦᎶᏁᏛ . ᎾᏍᎩ ᎺᎵ ᏥᏌ ᎤᏥ ᏦᏩ ᎤᏓᏴᏍᏗ , ᎠᏏᏉ ᏂᏓᎾᏤᎬᎾ ᎨᏎᎢ , ᎤᏁᎵᏤ ᎦᎸᏉᏗᏳ ᎠᏓᏅᏙ ᎤᏓᏅᏖᎸᎯ .
(trg)="b.MAT.1.18.1"> Dhalashadii Ciise Masiix sidanay ahayd .
(trg)="b.MAT.1.18.2"> Kolkii hooyadiis Maryan u doonanayd Yuusuf , intaanay isu iman , waxaa la arkay iyadoo Ruuxa Quduuskaa ka uuraysatay .
(src)="b.MAT.1.19.1"> ᏦᏩ ᎾᏍᎩ Ꮎ ᏧᎾᏨᏍᏗ ᎤᏓᏅᏘᏳ ᎨᏒ ᎢᏳᏍᏗ , ᎠᎴ ᏄᏚᎵᏍᎬᎾ ᎨᏒ ᎢᏳᏍᏗ ᎬᏂᎨᏒ ᎤᏕᎰᎯᏍᏙᏗᏱ , ᎤᏕᎵᏛᏉ ᎢᏴᏛ ᏮᏓᏥᏯᎧᏂ , ᎤᏪᎵᏎᎢ .
(trg)="b.MAT.1.19.1"> Ninkeedii Yuusuf wuxuu ahaa nin xaq ah oo aan doonayn inuu dadka tuso , wuxuuse doonayay inuu si qarsoon u eryo .
(src)="b.MAT.1.20.1"> ᎠᏎᏃ ᎠᏏᏉ ᎯᎠ ᎾᏍᎩ ᏄᏍᏕᎠᏓᏅᏖᏍᎨᎢ , ᎬᏂᏳᏉ ᏗᎧᎿᏩᏗᏙᎯ ᏱᎰᏩ ᎤᏅᏏᏛ ᎬᏂᎨᏒ ᏄᏛᏁᎴ ᎠᏍᎩᏓᏍᎬᎢ , ᎯᎠ ᏂᎦᏪᏍᎨᎢ ; ᏦᏩ , ᏕᏫ ᎤᏪᏥ , ᏞᏍᏗ ᏣᏍᎦᎸ ᎯᏯᏅᏗᏱ ᎺᎵ ᏣᏓᏴᏍᏗ , ᎾᏍᎩᏰᏃ Ꮎ ᏥᎦᏁᎵ ᎦᎸᏉᏗᏳ ᎠᏓᏅᏙ ᎤᏓᏅᏖᎸᎯ ;
(trg)="b.MAT.1.20.1"> Laakiin intuu waxan ka fiirsanayay ayaa malaa ' igtii Rabbigu riyo ugu muuqatay , iyadoo leh , Yuusuf ina Daa ' uudow , ha ka baqin inaad naagtaada Maryan qaadatid , waayo , waxa ay uuraysatay ayaa Ruuxa Quduuskaa ka yimid .
(src)="b.MAT.1.21.1"> ᎠᎴ ᏓᎦᎾᏄᎪᏫᏏ ᎠᏧᏣ , ᎾᏍᎩᏃ ᏥᏌ ᏕᎯᏲᎥᎭ , ᏧᏤᎵᏰᏃ ᏴᏫ ᏙᏛᏍᏕᎸᎯ ᏙᏓᎫᏓᎴᏏ ᎤᏂᏍᎦᏅᏨᎢ .
(trg)="b.MAT.1.21.1"> Oo waxay umuli doontaa wiil , magiciisana waxaad u bixin doontaa Ciise , waayo , dadkiisa ayuu dembiyadooda ka badbaadin doonaa .
(src)="b.MAT.1.22.1"> ᎾᏍᎩᏃ ᎯᎠ ᏂᎦᏗᏳ ᏄᎵᏍᏔᏂᏙᎴ ᎤᏙᎯᏳᏗᏱ ᎠᏰᎸᏒᎢ ᎯᎠ ᏥᏄᏪᏎ ᏱᎰᏩ ᎠᏙᎴᎰᏍᎩ ᎠᎬᏗᏍᎬᎢ ;
(trg)="b.MAT.1.22.1"> Waxaas oo dhan waxay u dhaceen in la arko wixii Rabbigu kaga dhex hadlay nebiga , isagoo leh ,
(src)="b.MAT.1.23.1"> ᎬᏂᏳᏉ ᎠᏛ ᎾᏥᏰᎲᎾ ᎦᏁᎵᏛ ᎨᏎᏍᏗ , ᎠᎴ ᏓᎦᎾᏄᎪᏫᏏ ᎠᏧᏣ , ᎾᏍᎩᏃ ᎢᎹᏄᎡᎵ ᎠᏃᏎᎮᏍᏗ , ᎾᏍᎩ ᎠᏁᏢᏔᏅᎯ ᎨᏒ ᎯᎠ ᏄᏍᏗ ᎦᏛᎦ , ᎤᏁᎳᏅᎯ ᎢᎨᎳᏗᏙᎭ .
(trg)="b.MAT.1.23.1"> Gabadh bikrad ah baa uuraysan doonta oo wiil umuli doonta , Magiciisana waxaa loo bixin doonaa , Cimmaanuu ' eel ; kan micnihiisu yahay , Ilaah baa inala jooga .
(src)="b.MAT.1.24.1"> ᏦᏩᏃ ᎤᏰᏨ ᎤᎸᏅᎢ ᏗᎧᎿᏩᏗᏙᎯ ᏱᎰᏩ ᏅᏓᏳᏅᏏᏛ ᏄᏪᏎᎸ ᏄᏛᏁᎴᎢ , ᎤᏯᏅᎨᏉ ᎤᏓᏴᏍᏗ .
(trg)="b.MAT.1.24.1"> Markaasaa Yuusuf hurdadii ka kacay oo yeelay sidii malaa ' igtii Rabbigu ku amartay , oo naagtiisii ayuu qaatay ; uma uuse tegin iyada ilaa ay wiil umushay , oo wuxuu magiciisa u baxshay Ciise .
(src)="b.MAT.1.25.1"> ᎠᎴ ᎥᏝ ᏳᎦᏙᎥᏎᎢ ᎬᏂ ᎤᎾᏄᎪᏫᏒ ᎢᎬᏱ ᎡᎯ ᎤᏪᏥ ᎠᏧᏣ , ᏥᏌᏃ ᏑᏬᎡᎢ .
(trg)="b.MAT.1.25.1"> uma uuse tegin iyada ilaa ay wiil umushay , oo wuxuu magiciisa u baxshay Ciise .
(src)="b.MAT.2.1.1"> ᏥᏌᏃ ᎤᏕᏅ ᎦᏚᏱ ᎦᏚᎲ ᏧᏗᏱ , ᎾᎯᏳ ᏤᎮ ᎡᎶᏛ ᎤᎬᏫᏳᎯ , ᎬᏂᏳᏉ ᎤᏂᎷᏤ ᏥᎷᏏᎵᎻ ᎠᏂᎦᏔᎿᎢ ᏅᏙ ᏗᎧᎸᎬ ᎢᏗᏢ ᏧᏂᎶᏎᎢ ,
(trg)="b.MAT.2.1.1"> Goortii Ciise ku dhashay Beytlaxamtii Yahuudiya , waagii Herodos boqorkii ahaa , waxaa Yeruusaalem bari kaga yimid niman xigmad leh iyagoo leh ,
(src)="b.MAT.2.2.1"> ᎯᎠ ᏄᏂᏪᏎᎢ ; ᎭᏢ Ꮎ ᏧᏕᏅ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎠᏂᏧᏏ ᎤᎾᏤᎵᎦ , ᎣᎩᎪᎲᏰᏃ ᎤᏤᎵ ᏃᏈᏏ ᏗᎧᎸᎬ ᎢᏗᏢ , ᎠᎴ ᎣᏣᏓᏙᎵᏍᏓᏁᎵᎦ .
(trg)="b.MAT.2.2.1"> Xaggee buu joogaa boqorka Yuhuudda ee dhashay ?
(trg)="b.MAT.2.2.2"> Waayo , bari ayaannu xiddigtiisii ka aragnay , oo waxaannu u nimid inaannu caabudno .
(src)="b.MAT.2.3.1"> ᎡᎶᏛᏃ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎤᏛᎦᏅ ᎾᏍᎩ , ᎤᏪᎵᎯᏍᏗ ᎤᏓᏅᏓᏕᎢ , ᎠᎴ ᏂᎦᏛ ᏥᎷᏏᎵᎻ ᎠᏁᎯ .
(trg)="b.MAT.2.3.1"> Goortuu boqor Herodos waxan maqlay , ayuu welwelay , isaga iyo reer Yeruusaalem oo dhan .
(src)="b.MAT.2.4.1"> ᏚᎳᏫᏛᏃ ᏂᎦᏛ ᏄᏂᎬᏫᏳᏒ ᎠᏥᎸ ᎠᏁᎶᎯ , ᎠᎴ ᏴᏫ ᏗᏃᏪᎳᏁᎯ , ᏚᏛᏛᏁᎢ , ᎾᎿ ᎤᏕᏗ ᎨᏒ ᎦᎶᏁᏛ .
(trg)="b.MAT.2.4.1"> Oo intuu isu ururiyey wadaaddadii sare iyo culimmadii dadka oo dhan , ayuu weyddiiyey meeshii Masiixu ku dhalan lahaa .
(src)="b.MAT.2.5.1"> ᎯᎠᏃ ᏂᎬᏩᏪᏎᎴᎢ ; ᏧᏗᏱ ᎦᏚᏱ ᎦᏚᎲᎢ ; ᎯᎠᏰᏃ ᏄᏩᏅ ᎤᏬᏪᎳ ᎠᏙᎴᎰᏍᎩ ;
(trg)="b.MAT.2.5.1"> Oo waxay ku yidhaahdeen , Beytlaxamtii Yahuudiya , waayo , sidaasaa nebigii u qoray ,
(src)="b.MAT.2.6.1"> ᎠᎴ ᏂᎯ ᎦᏚᏱ ᎦᏚᎲ ᏧᏗᏱ , ᎥᏝᏍᎩᏂ ᏣᏍᏗᎧᏂ ᏱᎩ , ᏥᎶᏓᏑᏯ ᏄᏂᎬᏫᏳᏒ ᏧᏗᏱ , ᏂᎯᏰᏃ ᏓᏣᏄᎪᏥ ᏗᏆᏤᎵ ᏴᏫ ᎢᏏᎵ-ᏗᎧᏁᏤᎯ .
(trg)="b.MAT.2.6.1"> Adigu Beytlaxam , oo dhulka Yahuudah ahay , Kuma aad yaridba caaqillada Yahuudah dhexdooda , Waayo , waxaa adiga kaa soo bixi doona taliye , Kan dadkayga Israa ' iil u talin doona .
(src)="b.MAT.2.7.1"> ᎿᏉᏃ ᎡᎶᏛ ᎤᏕᎵᏛ ᏫᏚᏯᏅᎲ ᎾᏍᎩ ᎠᏂᎦᏔᎿᎢ , ᎣᏍᏛ ᏚᏛᏘᏌᏁ ᎢᏳᏉ ᎾᏍᎩ ᏃᏈᏏ ᎤᎾᏄᎪᏨᎢ .
(trg)="b.MAT.2.7.1"> Markaasuu Herodos nimankii xigmadda lahaa hoos ahaan ugu yeedhay , oo ka hubsaday goortay xiddigtu u muuqatay .
(src)="b.MAT.2.8.1"> ᎠᎴ ᏚᏅᏎ ᎦᏚᏱ , ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎢ ; ᎢᏤᎾ ᎣᏍᏛ ᏪᏥᏲᎦ ᎾᏍᎩ ᎤᏍᏗ ᎠᏲᎵ , ᎢᏳᏃ ᎡᏥᏩᏛᎲᎭ , ᎢᏍᎩᏃᏁᎵᎸᎭ , ᎠᏴᏃ ᎾᏍᏉ ᏫᏥᎷᏨᎭ , ᎠᎴ ᏥᏯᏓᏙᎵᏍᏓᏁᎸᎭ .
(trg)="b.MAT.2.8.1"> Kolkaasuu Beytlaxam cid u diray oo ku yidhi , Taga oo ilmaha aad u doondoona , oo goortaad heshaan i soo ogeysiiya si aan anna ugu tago oo u caabudo .
(src)="b.MAT.2.9.1"> ᎤᎾᏛᎦᏃᏁᎸᏃ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎤᎾᏂᎩᏎᎢ , ᎬᏂᏳᏉᏃ ᏃᏈᏏ , ᎾᏍᎩ ᎤᏂᎪᎲᎯ ᏗᎧᎸᎬ ᎢᏗᏢ , ᎢᎬᏱ ᎤᏁᏅᎡᎴᎢ , ᎬᏂ ᏭᎷᏥᎸ ᎠᎴ ᎤᎴᏫᏍᏔᏅ ᎦᎸᎳᏗᏢ ᎾᎿ ᎠᏥᎵ ᎡᎲᎢ .
(trg)="b.MAT.2.9.1"> Goortay boqorkii maqleen ayay tageen , oo xiddigtii ay bari ka arkeen ayaa hor kacday ilaa ay timid oo ay kor joogsatay meeshii ilmuhu joogay ,
(src)="b.MAT.2.10.1"> ᎤᏂᎪᎲᏃ ᎾᏍᎩ ᏃᏈᏏ , ᎤᎶᏔᏅᎯ ᎤᎾᎵᎮᎵᏤᎢ .
(trg)="b.MAT.2.10.1"> oo goortay xiddigtii arkeen ayay farxad aad u weyn ku farxeen .
(src)="b.MAT.2.11.1"> ᎠᏓᏁᎸᏃ ᎤᏂᏴᎸ ᎤᏂᎪᎮ ᎠᏲᏝ ᎠᎴ ᎤᏥ ᎺᎵ , ᎠᎴ ᎡᎳᏗ ᏚᎾᏓᏅᏁᎢ , ᎤᎾᏓᏙᎵᏍᏓᏁᎴᎢ , ᎠᎴ ᏧᎬᏩᎶᏗ ᎤᏂᎳᏅᏛ ᏚᏂᏍᏚᎢᏒ ᎤᏂᏁᎸᏁ ᏅᎾᎵᏍᎪᎸᏔᏅᎯ , ᎠᏕᎸ-ᏓᎶᏂᏛ , ᎠᎴ ᎤᎦᎾᏍᏛ ᎦᏩᏒᎩ ᎠᏜ , ᎠᎴ ᎻᎳ .
(trg)="b.MAT.2.11.1"> Markaasay gurigii galeen oo waxay arkeen ilmihii iyo Maryan hooyadiis , wayna dhaceen oo caabudeen isaga , oo intay khasnadahoodii fureen waxay isaga u dhiibeen hadiyado dahab iyo beeyo iyo malmal ah .
(src)="b.MAT.2.12.1"> ᎠᎾᏍᎩᏓᏍᎬᏃ ᎤᏁᎳᏅᎯ ᏚᏁᏤᎸ ᎡᎶᏛᏱ ᏭᏂᎶᎯᏍᏗᏱ ᏂᎨᏒᎾ , ᎤᎾᏂᎩᏒ ᎤᏣᏘᏂᏉ ᎢᏗᏢ ᏭᏂᎶᏎ ᎢᎤᏁᏅ ᎤᎾᏤᎵᎪᎯ .
(trg)="b.MAT.2.12.1"> Markaasaa riyo loogu digay inaanay Herodos ku noqon , oo dhulkoodii ayay jid kale u mareen .
(src)="b.MAT.2.13.1"> ᎤᎾᏂᎩᏒᏃ ᎬᏂᏳᏉ ᏗᎧᎿᏩᏗᏙᎯ ᎤᏅᏏᏛ ᏱᎰᏩ ᎬᏂᎨᏒ ᏄᏛᏁᎴ ᏦᏩ ᎠᏍᎩᏓᏍᎬᎢ , ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎴᎢ ; ᏔᎴᎲᎦ , ᎠᎴ ᏔᏘᏄᎦ ᎠᏲᎵ ᎠᎴ ᎤᏥ ᎠᎴ ᎭᎵᏘ , ᎢᏥᏈ ᏫᎶᎯ , ᎾᎿᏃ ᏪᎮᏍᏗ ᎬᏂ ᏫᎬᏁᏤᎸᎭ , ᎡᎶᏛᏰᏃ ᎠᏎ ᏛᏲᎵ ᎤᏍᏗ ᎠᏲᎵ ᎤᎯᏍᏗᏱ .
(trg)="b.MAT.2.13.1"> Goortay ka tageen , malaa ' igtii Rabbiga ayaa Yuusuf riyo ugu muuqatay , iyadoo leh , Kac oo kaxee ilmaha iyo hooyadiis , oo Masar u carar oo halkaas joog ilaa aan kuu soo sheego , waayo , Herodos ayaa ilmaha dooni doona inuu dilo .
(src)="b.MAT.2.14.1"> ᎿᏉᏃ ᏚᎴᏅ ᎤᏘᏅᏎ ᎠᏲᎵ ᎠᎴ ᏅᏥ ᏒᏃᏱ , ᎠᎴ ᎢᏥᏈᏱ ᏭᎶᏎᎢ .
(trg)="b.MAT.2.14.1"> Wakhti habeen ah ayuu kacay , oo ilmihii iyo hooyadiis kaxeeyey , oo Masar tegey ,
(src)="b.MAT.2.15.1"> ᎠᎴ ᎾᎿ ᏪᎮ ᎬᏂ ᎡᎶᏛ ᎤᏲᎱᏒ ; ᎤᏙᎯᏳᏁ ᎤᏁᎳᏅᎯ ᎤᏁᏨᎢ , ᎠᏙᎴᎰᏍᎩ ᏧᏮᏔᏁᎢ , ᎯᎠ ᏥᏄᏪᏎᎢ ; ᎢᏥᏈᏱ ᏫᏥᏯᏅᎲ ᎠᏇᏥ .
(trg)="b.MAT.2.15.1"> oo halkaasuu joogay ilaa dhimashadii Herodos , inay noqoto wixii Rabbigu kaga dhex hadlay nebiga , isagoo leh , Wiilkayga ayaan Masar uga yeedhay .
(src)="b.MAT.2.16.1"> ᎿᏉᏃ ᎡᎶᏛ ᎤᏙᎴᎰᏒ ᎠᏂᎦᏔᎿᎢ ᎬᏩᎵᏓᏍᏔᏅᎢ , ᎤᏣᏔᏅᎯ ᎤᏔᎳᏬᏎᎢ , ᎠᎴ ᎤᏓᏅᏎ ᏫᏚᏂᎰᏁ ᏂᎦᏛ ᏗᏂᏲᎵ ᎦᏚᏱ ᎠᏁᎯ , ᎠᎴ ᏂᎦᏛ ᏂᎬᎾᏛ ᎾᎿᏂ , ᏔᎵ ᎢᏳᎾᏕᏘᏴᏛ ᏩᏍᏘ , ᎾᎯᏳ ᏅᏓᏳᏓᎴᏅᏛ ᏥᏓᎵᏏᎾᎯᏍᏓᏁᎮ ᏥᏓᏛᏛᎮᎸᎥᏍᎨ ᎠᏂᎦᏔᎿᎢ .
(trg)="b.MAT.2.16.1"> Goortuu Herodos arkay inay nimankii xigmadda lahaa ku cayaareen isagii , ayuu aad u cadhooday , oo cid buu u diray oo laayay wiilashii yaryaraa oo dhan , kuwii laba sannadood jiray iyo kuwii ka yaraa oo joogay Beytlaxam iyo meelaha u dhow oo dhan , sida wakhtigii uu nimankii xigmadda lahaa ka hubsaday .
(src)="b.MAT.2.17.1"> ᎿᏉᏃ ᎤᏙᎯᏳᏁ ᏤᎵᎹᏯ ᎠᏙᎴᎰᏍᎩ ᎤᏁᏨᎯ , ᎠᎴ ᏥᏄᏪᏎᎢ ;
(trg)="b.MAT.2.17.1"> Markaas waxaa noqotay wixii nebi Yeremyaah lagaga dhex hadlay , isagoo leh ,
(src)="b.MAT.2.18.1"> ᎴᎹᏱ ᎧᏁᎬ ᎤᎾᏛᎦᏅᎩ , ᏓᏂᏴᎬᎢ , ᎠᎴ ᏓᎾᏠᏱᎲᎢ , ᎠᎴ ᎤᏣᏘ ᎤᏁᎷᎬᎢ ; ᎴᏥᎵ ᏓᏍᎪᏂᎲ ᏧᏪᏥ , ᎠᎴ ᏄᏚᎵᏍᎬᎾ ᎨᏒ ᎤᏄᏬᎯᏍᏗᏱ , ᏅᏗᎦᎵᏍᏙᏗᏍᎬ ᎾᏁᎲᎾᏉ ᎨᏒᎢ .
(trg)="b.MAT.2.18.1"> Cod baa Raamaah laga maqlay , Oohin iyo baroor weyn , Raaxeel oo u ooyaysa carruurteeda , Oo aan doonaynin in la qalbi qabowjiyo , waayo , ma ay joogin .
(src)="b.MAT.2.19.1"> ᎿᏉᏃ ᎡᎶᏛ ᎤᏲᎱᏒ , ᎬᏂᏳᏉ ᏗᎧᎿᏩᏗᏙᎯ ᏱᎰᏩ ᎤᏤᎵᎦ ᎬᏂᎨᏒ ᏄᏛᏁᎴ ᏦᏩ ᎠᏍᎩᏓᏍᎬ ᎢᏥᏈᏱ ,
(trg)="b.MAT.2.19.1"> Laakiin goortuu Herodos dhintay , malaa ' igtii Rabbiga ayaa riyo ugu muuqatay Yuusuf oo Masar jooga , iyadoo leh ,
(src)="b.MAT.2.20.1"> ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎴᎢ ; ᏔᎴᎲᎦ ᎠᎴ ᎭᏘᏄᎦ ᎠᏲᎵ ᎠᎴ ᎤᏥ , ᎠᎴ ᎮᎾ ᎢᏏᎵᏱ , ᎿᏉᏰᏃ ᏚᏂᏲᎱᏒ ᎠᏲᎵ ᎬᏅ ᏧᏂᏲᎲᎩ .
(trg)="b.MAT.2.20.1"> Kac oo kaxee ilmaha iyo hooyadiis , oo dhulka Israa ' iil tag , waayo , kuwii ilmaha naftiisa doonayay waa dhinteen .
(src)="b.MAT.2.21.1"> ᏚᎴᏅᏃ ᎤᏘᏅᏎ ᎠᏲᎵ ᎠᎴ ᎤᏥ , ᎠᎴ ᎢᏏᎵᏱ ᏭᎷᏤᎢ .
(trg)="b.MAT.2.21.1"> Markaasuu kacay oo kaxeeyey ilmihii iyo hooyadiis , oo dalkii Israa ' iil tegey .
(src)="b.MAT.2.22.1"> ᎠᏎᏃ ᎤᏛᎦᏅ ᎠᏥᎳ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎨᏒ ᏧᏗᏱ ᎤᏙᏓ ᎡᎶᏛ ᎤᏓᏁᏟᏴᏍᏓᏁᎸᎢ , ᎤᏍᎦᎴ ᎾᎿ ᏭᎶᎯᏍᏗᏱ ; ᎠᏎᏃ ᎤᏁᎳᏅᎯ ᎤᏪᏯᏔᏅᎯ ᎨᏒ ᎠᏍᎩᏓᏍᎬᎢ , ᎨᎵᎵ ᏭᎪᎸᏍᏔᏁᎢ ;
(trg)="b.MAT.2.22.1"> Laakiin goortuu maqlay in Arkhela ' os meeshii aabbihiis Herodos Yahuudiya xukumayo , wuu ka baqay inuu halkaas tago .
(trg)="b.MAT.2.22.2"> Markaase Ilaah baa riyo ugu digay , oo uu dhinacyada Galili ku leexday.Wuxuuna yimid oo degay magaalada Naasared la odhan jiray si ay u noqoto wixii nebiyada lagaga hadlay , Waxaa loogu yeedhayaa Naasaraani .
(src)="b.MAT.2.23.1"> ᎦᏚᎲᏃ ᎾᏎᎵᏗ ᏧᏙᎢᏛ ᏭᎷᏨ ᎾᎿ ᎡᎮᎢ . ᎾᏍᎩᏃ ᎤᏙᎯᏳᏁ ᎠᎾᏙᎴᎰᏍᎩ ᏧᏂᏁᏤᎢ , ᎾᏎᎵᏗ ᎡᎯ ᎠᎪᏎᎮᏍᏗ , ᏧᎾᏛᏁᎢ .
(trg)="b.MAT.2.23.1"> Wuxuuna yimid oo degay magaalada Naasared la odhan jiray si ay u noqoto wixii nebiyada lagaga hadlay , Waxaa loogu yeedhayaa Naasaraani .
(src)="b.MAT.3.1.1"> ᎾᎯᏳ ᎤᎷᏤ ᏣᏂ ᏗᏓᏬᏍᎩ ᎠᎵᏥᏙᎲᏍᎨ ᎢᎾᎨ ᏧᏗᏱ ,
(trg)="b.MAT.3.1.1"> Maalmahaas waxaa yimid Yooxanaa Baabtiisaha isagoo cidlada Yahuudiya wax ku wacdiyaya , oo leh ,
(src)="b.MAT.3.2.1"> ᎯᎠ ᏂᎦᏪᏍᎨᎢ ; ᏗᏥᏁᏟᏴᎾ ᏕᏣᏓᏅᏛᎢ , ᎿᏉᏰᏃ ᎦᎸᎳᏗ ᎡᎯ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎨᏒ ᎡᏍᎦᏂᏳ ᏓᏯᎢ .
(trg)="b.MAT.3.2.1"> Toobad keena , waayo , boqortooyadii jannadu waa dhow dahay .
(src)="b.MAT.3.3.1"> ᎾᏍᎩ ᎯᎠ Ꮎ ᏥᎧᏁᎢᏍᏗᏍᎨ ᎠᏙᎴᎰᏍᎩ ᎢᏌᏯ , ᎯᎠ ᏥᏂᎦᏪᏍᎨᎢ ; ᎤᏪᎷᎦ ᎩᎶ ᎢᎾᎨᎢ , ᎯᎠ ᏂᎦᏪᎭ ; ᎣᏍᏛ ᏂᏨᎦ ᏱᎰᏩ ᎤᎶᎯᏍᏗᏱ , ᏚᏅᏅ ᏗᏥᏥᏃᎯᏍᏓ .
(trg)="b.MAT.3.3.1"> Waayo , kan waa kii nebi Isayos ka hadlay kolkuu yidhi , Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya , Jidka Rabbiga hagaajiya , Waddooyinkiisa toosiya .
(src)="b.MAT.3.4.1"> ᎾᏍᎩᏃ ᎯᎠ ᏣᏂ ᎤᏄᏪ ᎨᎻᎵ ᎤᏍᏘᏰᏅᎯ , ᎦᏃᏥᏃ ᎤᏓᏠᏍᏕᎢ , ᎤᎵᏍᏓᏴᏗᏃ ᎥᎴ ᎨᏎ ᎢᎾᎨᏃ ᎡᎯ ᏩᏚᎵᏏ .
(trg)="b.MAT.3.4.1"> Yooxanaa qudhiisu wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa , oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa , cuntadiisuna waxay ahayd ayax iyo malab dibadeed .
(src)="b.MAT.3.5.1"> ᎾᏉᏃ ᏫᎬᏩᎷᏤᎴ ᏥᎷᏏᎵᎻ ᎠᎴ ᏂᎦᏛ ᏧᏗᏱ , ᎠᎴ ᏂᎦᏛ ᎾᏅᎾᏛ ᏦᏓᏂ ,
(trg)="b.MAT.3.5.1"> Markaas waxaa u soo baxay dadka Yeruusaalem , iyo kuwa Yahuudiya oo dhan iyo kuwa dalka Urdun ku wareegsan oo dhan ,
(src)="b.MAT.3.6.1"> ᏦᏓᏂᏃ ᏕᎤᏬᎡᎢ , ᎠᏂᏃᎲᏍᎨ ᎤᏂᏍᎦᏅᏨᎢ .
(trg)="b.MAT.3.6.1"> markaasuu Webi Urdun ku baabtiisay iyagoo dembiyadooda qiranaya .
(src)="b.MAT.3.7.1"> ᎠᏎᏃ ᏚᎪᎲ ᎤᏂᏣᏘ ᎠᏂᏆᎵᏏ ᎠᎴ ᎠᏂᏌᏚᏏ ᎠᏂᎷᎬ ᏓᏓᏬᏍᎬᎢ , ᎯᎠ ᏂᏚᏪᎭᎴᎢ ; Ꮵ ! ᎢᎾᏛ ᏧᏁᏥ ᏂᎯ ! ᎦᎪ ᎢᏤᏯᏔᏅ ᎡᏣᎵᎡᏗᏱ ᎤᏔᎳᏬᎯᏍᏗ ᏨᏣᎢ ?
(trg)="b.MAT.3.7.1"> Laakiin goortuu arkay qaar badan oo Farrisiin iyo Sadukiin ah oo baabtiiskiisa yimid wuxuu ku yidhi , Dhal jilbisay , yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa ?
(src)="b.MAT.3.8.1"> ᎢᏥᎾᏄᎪᏩᏲᎪ ᎠᏙᎴᎰᎯᏍᏙᏗ ᏕᏥᏁᏟᏴᏒ ᏕᏣᏓᏅᏛᎢ ;
(trg)="b.MAT.3.8.1"> Haddaba midho toobad istaahila soo bixiya ,
(src)="b.MAT.3.9.1"> ᎠᎴ ᏝᏍᏗ ᎯᎠ ᏅᏓᏲᏥᏪᏏ ᎢᏤᎵᏒᎩ ᏙᏗᏣᏓᏅᏛᎢ ; ᎡᏆᎭᎻ ᎣᎩᏙᏓ ; ᎢᏨᏲᏎᏰᏃ ᎤᏁᎳᏅᎯ ᏰᎵᏉ ᎯᎠ ᏅᏯ ᏱᏕᎬᏓ ᏱᏕᎪᏢᎾ ᎡᏆᎭᎻ ᏧᏪᏥ .
(trg)="b.MAT.3.9.1"> hana ku fikirina inaad tidhaahdaan , Waxaannu leennahay Ibraahim oo aabbe noo ah .
(trg)="b.MAT.3.9.2"> Waayo , waxaan idinku leeyahay , Ilaah waa karaa inuu dhagaxyadan carruur uga kiciyo Ibraahim .
(src)="b.MAT.3.10.1"> ᎠᎴ ᎾᏍᏉ ᎦᏳᎳ ᎦᎷᏯᏍᏗ ᎠᎭ ᏚᎿᏍᏕᏢ ᏕᏡᎬᎢ ; ᎾᏍᎩᏃ ᏂᎦᏛ ᏕᏡᎬ ᎠᏃᏍᏛ ᎾᎾᏓᏛᏍᎬᎾ ᏗᎦᎴᏴᏍᏙᏗ ᎠᎴ ᎠᏥᎸᏱ ᏫᏓᏗᏅᏗ ᎨᏎᏍᏗ .
(trg)="b.MAT.3.10.1"> Haddeer weliba faaska waxaa la dhigay geedaha guntooda .
(trg)="b.MAT.3.10.2"> Sidaa darteed geed walba oo aan midho wanaagsan soo bixin waa la gooyaa oo dabkaa lagu tuuraa .
(src)="b.MAT.3.11.1"> ᎠᏴ ᎤᏙᎯᏳᎯ ᎠᎹ ᏕᏨᏯᏬᏍᏗᎭ ᏗᏥᏁᏟᏴᏍᏗᏱ ᏕᏣᏓᏅᏛ ᎤᎬᏩᎵ ; ᎠᏎᏃ ᎾᏍᎩ Ꮎ ᎣᏂ ᏨᏓᏯᎢ ᎤᏟᎯᏳ ᎤᎵᏂᎩᏗᏳ ᎡᏍᎦᏉ ᎠᏴ , ᏧᎳᏑᎶ ᎥᏝ ᏰᎵ ᏱᏂᎪᎢ ᏗᎩᏂᏓᏍᏗᏱ ; ᎾᏍᎩᏍᎩᏂ ᎦᎸᏉᏗᏳ ᎠᏓᏅᏙ ᎠᎴ ᎠᏥᎸ ᏙᏓᏣᏬᏍᏔᏂ .
(trg)="b.MAT.3.11.1"> Anigu biyo ayaan idinku baabtiisaa ilaa toobadda , laakiin kan iga daba imanayaa waa iga itaal weyn yahay , kan aanan istaahilin inaan kabihiisa u qaado .
(trg)="b.MAT.3.11.2"> Isagu wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab .
(src)="b.MAT.3.12.1"> ᎾᏍᎩ ᎦᎳᏐᏫᏍᏗ ᎤᏤᎵᎦ ᎠᏰᎭ , ᎠᎴ ᏂᎦᏛ ᏓᎦᎳᏐᏫᏏ , ᎤᏤᎵᏃ ᎤᎦᏔᏔᏅᎯ ᏓᎦᏟᏌᏂ ᏛᏂ ᎠᏓᎾᏅᏗᏱ ᎤᏘᏴᎯᏍᎩᏂ ᏛᎪᎲᏍᏔᏂ ᏂᎬᏠᏍᎬᎾ ᎠᏥᎸᏱ .
(trg)="b.MAT.3.12.1"> Masaftiisu gacantiisay ku jirtaa , goobta wax lagu tumona aad buu u safayn doonaa , oo sarreenkiisa ayuu maqsinka ku soo ururin doonaa , laakiin buunshaha ayuu dab aan damayn ku gubi doonaa .
(src)="b.MAT.3.13.1"> ᎿᏉᏃ ᏥᏌ ᎨᎵᎵ ᏧᎶᏎᎢ , ᏦᏓᏂ ᎤᎷᏤ ᏣᏂ ᎡᏙᎲᎢ ᎠᎦᏬᏍᏗᏱ ᎤᏰᎸᏎᎢ .
(trg)="b.MAT.3.13.1"> Markaasaa Ciise Galili ka yimid oo Webi Urdun ugu tegey Yooxanaa inuu baabtiiso .
(src)="b.MAT.3.14.1"> ᎠᏎᏃ ᏣᏂ ᏚᏢᏫᏎᎴᏉ , ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎢ ; ᎠᏴᏍᎩᏂ ᏱᏍᏆᏬᎥ ; ᏥᎪᏃ ᎢᏍᎩᎷᏤᎭ ?
(trg)="b.MAT.3.14.1"> Yooxanaase waa diiday , isagoo leh , Anaa u baahan inaad i baabtiisto , adiguna miyaad ii timid ?
(src)="b.MAT.3.15.1"> ᏥᏌᏃ ᏧᏁᏨ ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎴᎢ ; ᎤᏁᎳᎩ ᎮᎳ ᎪᎯ ᎨᏒᎢ , ᎣᏏᏳᏰᏃ ᎾᏍᎩ ᎢᎩᎾᏛᏁᏗᏱ ᎩᏂᏍᏆᏗᏍᏗᏱ ᏂᎦᎥ ᏚᏳᎪᏛ ᎨᏒᎢ . ᎩᎳ ᎤᏁᎳᎩ ᎤᏪᎵᏎᎴᎢ .
(trg)="b.MAT.3.15.1"> Laakiin Ciise waa u jawaabay oo ku yidhi , Haddeer oggolow , waayo , sidaas waa inoo eg tahay inaynu xaqnimada oo dhan wada yeelno ; markaasuu u oggolaaday .
(src)="b.MAT.3.16.1"> ᏥᏌᏃ ᎠᎦᏬᎥ , ᎩᎳᏉ ᎢᏴᏛ ᎤᎿᎷᏎᎢ , ᎠᎹᏱ ᎤᏓᏅᏎᎢ , ᎠᎴ ᎬᏂᏳᏉ ᎦᎸᎳᏗ ᏣᏥᏍᏚᎩᎡᎴᎢ , ᎠᎴ ᏭᎪᎮ ᎤᏁᎳᏅᎯ ᎤᏓᏅᏙ ᎡᎳᏗ ᏅᏧᏛᎿᏗᏎ ᎫᎴ-ᏗᏍᎪᏂᎯ ᏗᏤᎵᏛ ; ᎠᎴ ᎤᏪᏯᎸᏤᎢ .
(trg)="b.MAT.3.16.1"> Ciise goortii la baabtiisay , ayuu markiiba biyaha kor uga baxay , kolkaasaa samooyinku furmeen , oo wuxuu arkay Ruuxa Ilaah oo sida qoolley oo kale u soo degaya oo dushiisa imanaya , oo cod baa samooyinka ka lahaa , Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay , oo aan ku faraxsanahay .
(src)="b.MAT.3.17.1"> ᎠᎴ ᎬᏂᏳᏉ ᎯᎠ ᏅᏧᏪᏎ ᎦᎸᎳᏗ ; ᎯᎠ ᏥᎨᏳᎢ ᎠᏇᏥ , ᎾᏍᎩ ᎣᏏᏳ ᏥᏥᏰᎸᎠ .
(trg)="b.MAT.3.17.1"> oo cod baa samooyinka ka lahaa , Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay , oo aan ku faraxsanahay .
(src)="b.MAT.4.1.1"> ᎿᏉᏃ ᎠᏓᏅᏙ ᎢᎾᎨ ᏭᏘᏅᏍᏔᏁ ᏥᏌ , ᎠᏍᎩᎾ ᎤᎪᎵᏰᏗᏱ ᎠᏰᎸᏎᎢ .
(trg)="b.MAT.4.1.1"> Goortaasaa Ruuxu Ciise cidlada u kaxeeyey in Ibliisku jirrabo .
(src)="b.MAT.4.2.1"> ᏅᎦᏍᎪᎯᏃ ᏧᏙᏓᏆᏛ ᎠᎴ ᏅᎦᏍᎪᎯ ᏧᏒᎯᏛ ᎠᎹᏟ ᎤᏩᏅ ᎩᎳ ᎤᏲᏏᏌᏁᎢ
(trg)="b.MAT.4.2.1"> Oo goortuu afartan maalmood iyo afartan habeen soomanaa , ayuu dabadeed gaajooday .
(src)="b.MAT.4.3.1"> ᎿᏉᏃ ᎤᎪᎵᏰᏍᎩ ᎤᎷᏤᎸ ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎢ ; ᎢᏳᏃ ᏂᎯ ᎤᏁᎳᏅᎯ ᎤᏪᏥ ᎨᏎᏍᏗ , ᎯᎠ ᏅᏯ ᎦᏚ ᎤᎾᏙᏢᏗᏱ ᎯᏁᎩ .
(trg)="b.MAT.4.3.1"> Markaasaa duufiyihii u yimid oo ku yidhi , Haddaad tahay Wiilka Ilaah , dhagaxyadan ku dheh , Kibis noqda .
(src)="b.MAT.4.4.1"> ᎠᏎᏃ ᎤᏁᏨ , ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎢ ; ᎯᎠ ᏂᎬᏅ ᎪᏪᎳ , ᏴᏫ ᎥᏝ ᎦᏚᏉ ᎤᏩᏒ ᏱᎬᎿᏗᏍᏗ , ᏂᎦᎥᏍᎩᏂ ᎧᏃᎮᏛ ᎤᏁᎳᏅᎯ ᎠᎰᎵ ᏅᏓᏳᎾᏄᎪᏨᎯ .
(trg)="b.MAT.4.4.1"> Laakiin wuu u jawaabay oo ku yidhi , Waa qoran tahay , Dadku waa inaanu kibis oo keliya ku noolaan , laakiin waa inuu eray walba oo afka Ilaah ka soo baxa ku noolaado .
(src)="b.MAT.4.5.1"> ᎿᏉᏃ ᎠᏍᎩᎾ ᎦᎸᏉᏗᏳ ᏗᎦᏚᎲ ᏭᏘᏅᏍᏔᏁᎢ , ᎠᎴ ᏭᎩᎸᏔᏁ ᎤᏍᎪᎵ ᎤᏛᏅ-ᏗᎦᎳᏫᎢᏍᏗᏱ ;
(trg)="b.MAT.4.5.1"> Markaasaa Ibliisku magaaladii quduuska ahayd geeyey , wuxuuna saaray munaaraddii macbudka
(src)="b.MAT.4.6.1"> ᎯᎠᏃ ᏄᏪᏎᎴᎢ ; ᎢᏳᏃ ᏂᎯ ᎤᏁᎳᏅᎯ ᎤᏪᏥ ᎨᏎᏍᏗ , ᎭᏓᎶᎥᏓ ᏨᏒ ; ᎯᎠᏰᏃ ᏂᎬᏅ ᎢᎪᏪᎳ ; ᎠᏎ ᏙᏓᎧᏁᏤᎵ ᎫᏤᎵ ᏗᏂᎧᎿᏩᏗᏙᎯ ᏂᏌ ᎨᏒ ᎤᎬᏩᎵ , ᎠᎴ ᏧᏃᏰᏂ ᎨᏣᏌᎳᏙᏕᏍᏗ ᎾᏍᎩ ᎢᎸᎯᏳ ᏅᏲᎯ ᏣᎾᏍᏆᎶᏍᏙᏗᏱ ᏂᎨᏒᎾ .
(trg)="b.MAT.4.6.1"> oo ku yidhi , Haddaad tahay Wiilka Ilaah , hoos isu tuur , waayo , waa qoran tahay , Malaa ' igihiisa ayuu amri doonaa , Oo gacmahooda ayay sare kuugu qaban doonaan , Inaanay cagtaadu dhagax ku dhicin .
(src)="b.MAT.4.7.1"> ᏥᏌ ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎴᎢ ; ᎯᎠ ᎾᏍᏉ ᏂᎬᏅ ᎢᎪᏪᎳ ; ᏞᏍᏗ ᎯᎪᎵᏰᎥᎩ ᏱᎰᏩ ᏣᏁᎳᏅᎯ .
(trg)="b.MAT.4.7.1"> Ciise wuxuu ku yidhi , Haddana waa qoran tahay , Rabbiga Ilaahaaga ah waa inaanad jirrabin .
(src)="b.MAT.4.8.1"> ᎿᏆᎴ ᎠᏍᎩᎾ ᎤᏣᏘ ᎢᏅ-ᎢᎦᏘ ᎣᏓᎸ ᏫᎤᏘᏅᏍᏔᏁᎢ , ᎠᎴ ᏚᏎᎮᎴ ᏂᎦᎥ ᎠᏰᎵ ᏕᎪᏢᏩᏗᏒ ᎡᎳᏂᎬᎢ , ᎠᎴ ᎾᏍᎩ ᏂᏚᏬᏚᏒᎢ ;
(trg)="b.MAT.4.8.1"> Haddana Ibliiskii ayaa buur aad u dheer geeyey , wuxuuna tusay boqortooyooyinka dunida oo dhan iyo ammaantooda .
(src)="b.MAT.4.9.1"> ᎠᎴ ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎴᎢ ; ᎯᎠ ᏂᎦᏛ ᏱᏕᎬᏲᎯᏏ , ᎢᏳᏃ ᏱᏣᏓᏅᏅ , ᎠᎴ ᏱᏍᏆᏓᏙᎵᏍᏓᏁᎸ .
(trg)="b.MAT.4.9.1"> Wuxuuna ku yidhi , Waxyaalahan oo dhan waan ku siinayaa haddaad sujuuddid oo i caabuddid .
(src)="b.MAT.4.10.1"> ᎿᏉᏃ ᏥᏌ ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎴᎢ ; ᎤᏟ ᏫᎶᎯ , ᏎᏓᏂ , ᎯᎠᏰᏃ ᏂᎬᏅ ᎢᎪᏪᎳ ; ᎠᏎ ᎯᏯᏓᏙᎵᏍᏓᏁᎮᏍᏗ ᏱᎰᏩ ᏣᏁᎳᏅᎯ , ᎠᎴ ᎾᏍᎩᏉ ᎤᏩᏒᎯᏳ ᏕᎯᏯᏁᎶᏕᏍᏗ .
(trg)="b.MAT.4.10.1"> Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi , Shayddaan yahow , bax , waayo , waa qoran tahay , Waa inaad caabuddo Rabbiga Ilaahaaga ah oo waa inaad isaga keliya u adeegto .
(src)="b.MAT.4.11.1"> ᎩᎳᏃ ᎠᏍᎩᎾ ᎤᏓᏅᎡᎴᎢ , ᎬᏂᏳᏉᏃ ᏗᏂᎧᎿᏩᏗᏙᎯ ᎤᏂᎷᏤᎢ , ᎠᎴ ᎬᏩᏍᏕᎸᎯᏙᎴᎢ .
(trg)="b.MAT.4.11.1"> Markaasaa Ibliiskii ka tegey , oo waxaa u yimid malaa ' igo , wayna u adeegeen .
(src)="b.MAT.4.12.1"> ᏥᏌᏃ ᎤᏛᎦᏅ ᏣᏂ ᎠᏥᏍᏚᎲᎢ , ᎨᎵᎵ ᏭᎶᏎᎢ .
(trg)="b.MAT.4.12.1"> Maarkuu maqlay in Yooxanaa la qabtay , ayuu Galili ku leexday ,
(src)="b.MAT.4.13.1"> ᎾᏎᎵᏗᏃ ᎤᏓᏅᏒ ᎨᏆᏂ ᎨᎷᏤ ᎾᎿ ᏭᏕᏁᎢ , ᎾᏍᎩ ᎥᏓᎵ ᎠᎹᏳᎶᏗ ᏥᎦᏚᎭ , ᏤᏆᎳᏂ ᎠᎴ ᏁᏩᏔᎵ ᎤᎾᏤᎵᎪᎯ ,
(trg)="b.MAT.4.13.1"> oo intuu Naasared ka tegey , wuxuu yimid oo degay Kafarna ' um , tan badda agteeda ahayd oo ku jirtay soohdimaha Sebulun iyo Naftaali ,
(src)="b.MAT.4.14.1"> ᎤᏙᎯᏳᏗᏱ ᎠᏙᎴᎰᏍᎩ ᎢᏌᏯ ᏧᏁᏤᎢ , ᎯᎠ ᏥᏄᏪᏎᎢ ;
(trg)="b.MAT.4.14.1"> inay noqoto wixii nebi Isayos lagaga dhex hadlay , isagoo leh ,
(src)="b.MAT.4.15.1"> ᏤᏆᎳᏂ ᎤᎾᏤᎵᎪᎯ , ᎠᎴ ᏁᏩᏔᎵ ᎤᎾᏤᎵᎪᎯ , ᎢᏓᎵ ᎢᏗᏢ , ᏦᏓᏂ ᎤᏗᏗᏢ , ᎨᎵᎵ ᏧᎾᏓᎴᏅᏛ ᏴᏫ ᏓᏂᏁᎸᎢ ,
(trg)="b.MAT.4.15.1"> Dhulka Sebulun iyo dhulka Naftaali , Xagga jidka badda , Webi Urdun shishadiisa , Galili quruumaha ka mid ah ,
(src)="b.MAT.4.16.1"> ᏴᏫ ᎤᎵᏏᎬ ᏣᏂᏅᎩ ᎤᏣᏘ ᎢᎦᎦᏘ ᎤᏂᎪᎲ , ᎾᏃ ᎠᏲᎱᎯᏍᏗᏱ ᎨᏒ ᎤᏤᎵᎪᎯ ᎠᎴ ᎤᏓᏩᏗᏍᎬ ᏣᏂᏅᎩ , ᎢᎦᎦᏘ ᎤᏂᎾᏄᎪᏤᎸ .
(trg)="b.MAT.4.16.1"> Dadkii fadhiyi jiray gudcurka Ayaa iftiin weyn arkay , Kuwii fadhiyi jiray dalka iyo hooska dhimashadana , Iftiin baa u baxay .
(src)="b.MAT.4.17.1"> ᎾᎯᏳ ᏥᏌ ᎤᎴᏅᎮ ᎠᎵᏥᏙᎲᏍᎨᎢ , ᎯᎠ ᏂᎦᏪᏍᎨᎢ ; ᏗᏥᏁᏟᏴᎾ ᏕᏣᏓᏅᏛᎢ , ᎿᏉᏰᏃ ᎦᎸᎳᏗ ᎡᎯ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎨᏒ ᎡᏍᎦᏂᏳ ᏓᏯᎢ .
(trg)="b.MAT.4.17.1"> Markaas dabadeed Ciise wuxuu bilaabay inuu wax ku wacdiyo oo yidhaahdo , Toobad keena , waayo , boqortooyadii jannadu waa dhow dahay .
(src)="b.MAT.4.18.1"> ᏥᏌᏃ ᎠᎢᏒ ᎨᎵᎵ ᎥᏓᎷᎶᏗ ᏚᎪᎮ ᎠᏂᏔᎵ ᎠᎾᎵᏅᏟ , ᏌᏩᏂ ᏈᏓ ᏣᏃᏎᎰᎢ ᎤᏅᏟᏃ ᎡᏂᏗ , ᎥᏓᎵ ᎠᏂᎦᏯᎷᎥᏍᎨᎢ-ᎠᏂᎦᏯᎷᎥᏍᎩᏰᏃ ᎨᏎᎢ .
(trg)="b.MAT.4.18.1"> Markuu badda Galili ag marayay wuxuu arkay laba walaalo ah , Simoon kii Butros la odhan jiray iyo Andaros oo ahaa walaalkiis , iyagoo shabag badda ku tuuraya , waayo , waxay ahaayeen kalluumaystayaal .
(src)="b.MAT.4.19.1"> ᎯᎠᏃ ᏂᏚᏪᏎᎴᎢ ; ᏍᎩᏂᏍᏓᏩᏚᎦ , ᏴᏫᏃ ᎢᏍᏗᎦᏯᎷᎥᏍᎩ ᏅᏓᏍᏛᏴᏁᎵ .
(trg)="b.MAT.4.19.1"> Oo wuxuu ku yidhi , I soo raaca , waxaan idinka dhigayaa kuwa dadka jillaabta .
(src)="b.MAT.4.20.1"> ᎩᎳᏉᏃ ᎢᏴᏛ ᏚᏂᏲᏎ ᏗᎦᏯᎷᏗ ᎠᎴ ᎬᏩᏍᏓᏩᏛᏎᎢ .
(trg)="b.MAT.4.20.1"> Markiiba intay shabagyadii ka tageen , ayay raaceen isagii .
(src)="b.MAT.4.21.1"> ᎾᎿᏃ ᏫᎤᏪᏅ , ᎠᏂᏔᎵ ᏅᏩᎾᏓᎴ ᎠᎾᎵᏅᏟ ᏚᎪᎮᎢ , ᏥᎻ ᏤᏈᏗ ᎤᏪᏥ ᎤᏅᏟᏃ ᏣᏂ , ᏤᏈᏗ ᎤᏂᏙᏓ ᏥᏳᎯ ᎤᎾᏣᎡᎢ , ᏓᏃᏢᎯᏏᏍᎨ ᏧᏂᎦᏯᎷᏗ ; ᏫᏚᏯᏅᎮᏃ .
(trg)="b.MAT.4.21.1"> Markuu meeshaas hore uga socday wuxuu arkay laba kale oo walaalo ah , Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa , iyagoo aabbahood doonnida kula jira oo shabagyadoodii hagaajinaya , wuuna u yeedhay .
(src)="b.MAT.4.22.1"> ᎩᎳᏉᏃ ᎢᏴᏛ ᏚᏂᏲᏎ ᏥᏳ ᎠᎴ ᎤᏂᏙᏓ , ᎠᎴ ᎬᏩᏍᏓᏩᏛᏎᎢ .
(trg)="b.MAT.4.22.1"> Markiiba doonnidii iyo aabbahood way ka soo tageen oo way raaceen .
(src)="b.MAT.4.23.1"> ᏥᏌᏃ ᏂᎬᎾᏛ ᎨᎵᎵ ᎡᏙᎮᎢ ᏓᏕᏲᎲᏍᎨ ᏧᏂᎳᏫᎢᏍᏗᏱ , ᎠᎴ ᎠᎵᏥᏙᎲᏍᎨ ᎣᏍᏛ ᎧᏃᎮᏛ , ᎤᏁᎳᏅᎯ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎨᏒ ᎧᏃᎮᏍᎨᎢ , ᎠᎴ ᏕᎧᏅᏫᏍᎨ ᏧᎵᎴᏅᏛ ᏚᏂᏢᎬᎢ , ᎠᎴ ᏧᏓᎴᏅᏛ ᎥᏳᎩ ᏴᏫ ᎤᏁᎲᎢ .
(trg)="b.MAT.4.23.1"> Ciise ayaa Galili oo dhan ku wareegay , isagoo sunagogyadooda wax ku baraya oo injiilka boqortooyadii ku wacdiyaya oo bukaan oo dhan iyo cudur oo dhan bogsiinaya dadka dhexdiisa .
(src)="b.MAT.4.24.1"> ᏕᎦᏃᏣᎸᏃ ᏂᎬᎾᏛ ᏏᎵᏱ ᎤᏰᎵᏎᎢ ; ᏕᎬᏩᏘᏃᎮᎴᏃ ᏂᎦᏛ ᏧᏂᏢᎩ , ᏧᏓᎴᏅᏛ ᎥᏳᎩ ᎠᎴ ᎡᎯᏍᏗ ᎤᏂᏱᎵᏙᎯ , ᎠᎴ ᎾᏍᏉ ᎠᏂᏍᎩᎾ ᏗᎬᏩᏂᏯᎢ , ᎠᎴ ᎾᏍᏉ ᏧᏂᎸᏃᏘᏍᎩ , ᎠᎴ ᎾᏍᏉ ᏧᏂᎾᏫᏍᎩ ; ᏚᏅᏩᏁᏃ .
(trg)="b.MAT.4.24.1"> Warkiisuna waa gaadhay Suuriya oo dhan , oo waxay u keeneen kuwii bukay oo dhan , oo cudurro kala cayncayn ah iyo silic qabay , iyo kuwo jinni qaba , iyo kuwo suuxdin qaba , iyo kuwa curyaan ah , wuuna bogsiiyey.Waxaana raacay dad badan oo ka yimid Galili iyo Dekabolis iyo Yeruusaalem iyo Yahuudiya iyo Webi Urdun shishadiisa .
(src)="b.MAT.4.25.1"> ᎤᏂᏣᏘᏃ ᏴᏫ ᎬᏩᏍᏓᏩᏛᏎᎢ ᏅᏓᏳᏂᎶᏒᎯ ᎨᎵᎵ , ᎠᏍᎪᎯᏃ-ᎦᏚᎩᏱ , ᎠᎴ ᏥᎷᏏᎵᎻ , ᎠᎴ ᏧᏗᏱ , ᎠᎴ ᏦᏓᏂ ᏍᎪᏂᏗᏢ .
(trg)="b.MAT.4.25.1"> Waxaana raacay dad badan oo ka yimid Galili iyo Dekabolis iyo Yeruusaalem iyo Yahuudiya iyo Webi Urdun shishadiisa .
(src)="b.MAT.5.1.1"> ᎤᏂᏣᏘᏃ ᏫᏚᎪᎲ ᎤᏌᎯᎸ ᎤᎿᎷᏎᎢ , ᎤᏪᏅᏃ ᎬᏩᏍᏓᏩᏗᏙᎯ ᎬᏩᎷᏤᎴᎢ .
(trg)="b.MAT.5.1.1"> Markuu dadkii badnaa arkay ayuu buur fuulay , markaasuu fadhiistay oo xertiisa ayaa u timid .
(src)="b.MAT.5.2.1"> ᎠᎰᎵᏃ ᎤᏍᏚᎢᏒ ᏚᏪᏲᏁ ᎯᎠ ᏄᏪᏎᎢ ;
(trg)="b.MAT.5.2.1"> Kolkaasuu afkiisa kala qaaday oo wax baray , isagoo leh .
(src)="b.MAT.5.3.1"> ᎣᏏᏳ ᎢᏳᎾᎵᏍᏓᏁᏗ ᎤᏲ ᎢᏳᎾᏛᎿᏕᎩ ᏚᎾᏓᏅᏛᎢ ; ᎤᎾᏤᎵᏰᏃ ᎦᎸᎳᏗ ᎡᎯ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎨᏒᎢ .
(trg)="b.MAT.5.3.1"> Waxaa barakaysan kuwa xagga ruuxa ka masaakiin ah , waayo , boqortooyada jannada iyagaa leh .
(src)="b.MAT.5.4.1"> ᎣᏏᏳ ᎢᏳᎾᎵᏍᏓᏁᏗ ᎤᏲ ᎤᎾᏓᏅᏔᏩᏕᎩ , ᏛᎨᏥᏄᏬᎯᏍᏔᏂᏰᏃ .
(trg)="b.MAT.5.4.1"> Waxaa barakaysan kuwa baroorta , waayo , waa la qalbiqabowjin doonaa .
(src)="b.MAT.5.5.1"> ᎣᏏᏳ ᎢᏳᎾᎵᏍᏓᏁᏗ ᎤᎾᏓᏅᏘ , ᎦᏙᎯᏰᏃ ᎤᎾᏤᎵ ᎢᏳᎵᏍᏙᏗ .
(trg)="b.MAT.5.5.1"> Waxaa barakaysan kuwa camal qabow , waayo , dhulkay dhaxli doonaan .
(src)="b.MAT.5.6.1"> ᎣᏏᏳ ᎢᏳᎾᎵᏍᏓᏁᏗ ᎤᏂᏲᏏᏍᎩ ᎠᎴ ᎤᏂᏔᏕᎩᏍᎩ ᎤᎾᏓᏅᏘ ᎢᏳᎾᎵᏍᏙᏗᏱ ; ᏛᎨᏥᎧᎵᎵᏰᏃ .
(trg)="b.MAT.5.6.1"> Waxaa barakaysan kuwa xaqnimada u gaajaysan oo u harraadsan , waayo , way dhergi doonaan .
(src)="b.MAT.5.7.1"> ᎣᏏᏳ ᎢᏳᎾᎵᏍᏓᏁᏗ ᎤᎾᏓᏙᎵᏣᏘ , ᏛᎨᏥᏙᎵᏥᏰᏃ .
(trg)="b.MAT.5.7.1"> Waxaa barakaysan kuwa naxariista leh , waayo , waa loo naxariisan doonaa .
(src)="b.MAT.5.8.1"> ᎣᏏᏳ ᎢᏳᎾᎵᏍᏓᏁᏗ ᏧᏓᏅᎦᎸᏛ ᏧᏂᎾᏫ , ᎤᏁᎳᏅᎯᏰᏃ ᎤᏂᎪᏩᏛᏗ ;
(trg)="b.MAT.5.8.1"> Waxaa barakaysan kuwa qalbiga ka daahirsan , waayo , Ilaah bay arki doonaan .
(src)="b.MAT.5.9.1"> ᎣᏏᏳ ᎢᏳᎾᎵᏍᏓᏁᏗ ᎠᏃᎯᏍᏗᏍᎩ , ᎤᏁᎳᏅᎯᏰᏃ ᏧᏪᏥ ᏛᎨᎪᏎᎵ .
(trg)="b.MAT.5.9.1"> Waxaa barakaysan kuwa nabadda ka shaqeeyaa , waayo , waxaa loogu yeedhi doonaa wiilashii Ilaah .
(src)="b.MAT.5.10.1"> ᎣᏏᏳ ᎢᏳᎾᎵᏍᏓᏁᏗ ᎤᏲ ᎢᎨᎬᎾᏕᎩ ᏚᏳᎪᏛ ᎨᏒ ᎤᏂᏍᏛᏗᏍᎩ , ᎤᎾᏤᎵᏰᏃ ᎦᎸᎳᏗ ᎡᎯ ᎤᎬᏫᏳᎯ ᎨᏒᎢ .
(trg)="b.MAT.5.10.1"> Waxaa barakaysan kuwa xaqnimada aawadeed loo silciyo , waayo , boqortooyada jannada iyagaa leh .