# ch/Chamorro-PART.xml.gz
# so/Somali.xml.gz


(src)="b.PSA.1.1.1"> DICHOSO y taotao , ni ti mamomocat gui pinagat y manaelaye , ni y ti sumasaga gui chalan manisao , ni y ti matatachong gui siyan ayo sija y manmanmofefea .
(trg)="b.PSA.1.1.1"> Waxaa barakaysan ninkii aan ku socon talada kuwa sharka leh , Oo aan istaagin jidka dembilayaasha , Oo aan ku fadhiisan kursiga kuwa wax quudhsada .

(src)="b.PSA.1.2.1"> Lao guiya lay Jeova , ayo y minagofña , ya y layña jajaso , jaane yan puenge .
(trg)="b.PSA.1.2.1"> Laakiinse waxaa isaga ka farxiya sharciga Rabbiga , Oo habeen iyo maalinba sharcigiisuu ka fikiraa .

(src)="b.PSA.1.3.1"> Ya taegüijeja y trongcon jayo ni y matanme gui oriyan sadog , ya guaja tinegchaña gui tiempoña , ya y jagonña ti umalayo ; ya todo y finatinasña mumemegae .
(trg)="b.PSA.1.3.1"> Oo wuxuu ahaan doonaa sida geed lagu beeray durdurrada biyaha agtooda , Oo midhihiisa dhala xilligooda , Oo aan caleentiisuna engegin .
(trg)="b.PSA.1.3.2"> Oo wax alla wuxuu sameeyoba wuu ku liibaani doonaa .

(src)="b.PSA.1.4.1"> Lao ti taegüine y manaelaye ; lao parejo yan y paja ni y güinaefe ni y manglo .
(trg)="b.PSA.1.4.1"> Laakiinse kuwa sharka lahu sidaas ma aha , Iyaguse waxay la mid yihiin buunshaha dabayshu kaxayso .

(src)="b.PSA.1.5.1"> Sa enao na ti mangajujulo y manaelaye gui sentensia ; ni y manisao gui y inetnon manunas .
(trg)="b.PSA.1.5.1"> Sidaas daraaddeed kuwa sharka lahu isma dhex taagi doonaan xukunka , Dembilayaashuna sooma dhex geli doonaan kuwa xaqa ah ururkooda.Waayo , Rabbigu waa yaqaan kuwa xaqa ah jidkooda , Laakiinse kuwa sharka ah jidkoodu waa baabbi ' i doonaa .

(src)="b.PSA.1.6.1"> Sa si Jeova jatungo y chalan manunas : lao y chalan manaelaye ufanmalingo .
(trg)="b.PSA.1.6.1"> Waayo , Rabbigu waa yaqaan kuwa xaqa ah jidkooda , Laakiinse kuwa sharka ah jidkoodu waa baabbi ' i doonaa .

(src)="b.PSA.2.1.1"> SA jafa na manlalalo y nasion sija , ya y taotao sija manmanjaso y banida ?
(trg)="b.PSA.2.1.1"> Bal quruumuhu maxay u cadhoodaan , Dadkuna maxay ugu fikiraan wax aan waxba ahayn ?

(src)="b.PSA.2.2.1"> Manotojgue y ray sija gui tano , ya y prinsipe sija manafaesen entalo sija contra si Jeova , yan contra y pinalaeña , ilegñija :
(trg)="b.PSA.2.2.1"> Boqorrada dhulku col bay u taagan yihiin , Taliyayaashuna waxay u wada tashadaan Rabbiga iyo Masiixiisa , iyagoo leh ,

(src)="b.PSA.2.3.1"> Nita yulang y guinideña , ya nasuja guiya jita y godeña .
(trg)="b.PSA.2.3.1"> Silsiladahooda aan gooyno Oo xadhkahoodana aan iska fogayno .

(src)="b.PSA.2.4.1"> Ya y sumasaga gui langet uchumachaleg : ya y Señot jamofefea sija .
(trg)="b.PSA.2.4.1"> Kan samada fadhiyaa wuu qosli doonaa , Oo Sayidku iyaga wuu ku majaajiloon doonaa .

(src)="b.PSA.2.5.1"> Ayo nae cumuentos yan sija yan y linalaloña : ya y binibuña ninafañatsaga sija .
(trg)="b.PSA.2.5.1"> Markaasuu isagoo cadhaysan iyaga la hadli doonaa , Oo wuxuu iyaga ku dhibi doonaa dhirifkiisa isagoo leh ,

(src)="b.PSA.2.6.1"> Lao guajo japolo y rayjo gui jilo Sion , gui santos na egsojo .
(trg)="b.PSA.2.6.1"> Anigu boqorkaygii waxaan fadhiisiyey Buurtayda quduuska ah oo Siyoon .

(src)="b.PSA.2.7.1"> Guajo bae jusangan y tinagojo : si Jeova ilegña nu guajo : Lajijo jao ; ya guajo julilis jao pago na jaane .
(trg)="b.PSA.2.7.1"> Amarkii ayaan wax ka sheegi doonaa , Rabbigu wuxuu igu yidhi , Adigu waxaad tahay wiilkayga , Maantaan ku dhalay .

(src)="b.PSA.2.8.1"> Gagaoyo ya guajo junaejao ni y nasion sija pot y erensiamo ya y uttimon patte y tano , uiyomo .
(trg)="b.PSA.2.8.1"> I bari oo waxaan dhaxal ahaan kuu siin doonaa quruumaha , Oo dunida meelaha ugu fogfogna hanti ahaan baan kuu siin doonaa .

(src)="b.PSA.2.9.1"> Ya unyulang sija ni y baran lulog ; taegüije y bason y yero unyogyog sija .
(trg)="b.PSA.2.9.1"> Waxaad iyaga ku jejebin doontaa ul bir ah , Oo waxaad u burburin doontaa sida weelka dheryasameeyaha .

(src)="b.PSA.2.10.1"> Ya pago , tingo , O ray sija : resibe finanagüe , jamyo man jues gui tano .
(trg)="b.PSA.2.10.1"> Haddaba sidaas daraaddeed , Boqorradow , caqli yeesha , Oo xaakinnada dhulkow , edeb yeesha .

(src)="b.PSA.2.11.1"> Setbe si Jeova ni y minaañao , yan fanmagof ni minayengyong .
(trg)="b.PSA.2.11.1"> Rabbiga cabsi ugu adeega , Oo reyreeya idinkoo gariiraya.Wiilka dhunkada , waaba intaasoo uu idiin cadhoodaa oo aad jidka ku baabba ' daane .
(trg)="b.PSA.2.11.2"> Waayo , cadhadiisu haddiiba way kululaan doontaa .
(trg)="b.PSA.2.11.3"> Waxaa barakaysan kuwa isaga isku halleeya oo dhan .

(src)="b.PSA.2.12.1"> Chico y laje , no sea ulalálalo , ya unfanmalingo jamyo gui chalan , sa gusisija y linalaloña sinenggue .
(src)="b.PSA.2.12.2"> Mandichoso todos y umangoco sija guiya güiya .
(trg)="b.PSA.2.12.1"> Wiilka dhunkada , waaba intaasoo uu idiin cadhoodaa oo aad jidka ku baabba ' daane .
(trg)="b.PSA.2.12.2"> Waayo , cadhadiisu haddiiba way kululaan doontaa .
(trg)="b.PSA.2.12.3"> Waxaa barakaysan kuwa isaga isku halleeya oo dhan .

(src)="b.PSA.3.1.1"> JEOVA , jafa muna manlajyan y enimigujo !
(src)="b.PSA.3.1.2"> Megae mangajulo contra guajo .
(trg)="b.PSA.3.1.1"> Rabbiyow , cadaawayaashaydu fara badanaa !
(trg)="b.PSA.3.1.2"> Kuwa igu kacaa aad bay u badan yihiin .

(src)="b.PSA.3.2.1"> Megae umaalog ni y antijo : Taya inayuda para güiya , gui as Yuus .
(src)="b.PSA.3.2.2"> Sila .
(trg)="b.PSA.3.2.1"> Way badan yihiin kuwa naftayda wax ka sheegaa , iyagoo leh , Ilaah isaga caawin maayo .
(trg)="b.PSA.3.2.2"> ( Selaah )

(src)="b.PSA.3.3.1"> Lao jago , O Jeova , jago y patang gui oriyajo ; y minalagjo yan ayo ni y janacajulo y ilujo .
(trg)="b.PSA.3.3.1"> Laakiinse , Rabbiyow , adigu waxaad tahay gaashaan igu wareegsan , Iyo sharaftayda , iyo kan madaxayga kor u qaada .

(src)="b.PSA.3.4.1"> Ya y inagangjo juagang si Jeova , ya güiyaja umopeyo gui santos na ogsoña .
(src)="b.PSA.3.4.2"> Sila .
(trg)="b.PSA.3.4.1"> Codkayga ayaan Rabbiga ugu qayliyaa , Oo isaguna wuxuu iiga jawaabaa buurtiisa quduuska ah .
(trg)="b.PSA.3.4.2"> ( Selaah )

(src)="b.PSA.3.5.1"> Bae juason ya maegoyo ; ya magmatayo ; sa si Jeova gumuguutyo .
(trg)="b.PSA.3.5.1"> Anigu waan jiifsaday oo waan iska seexday , Oo haddana waan soo toosay , waayo , Rabbiga ayaa i xannaaneeya .

(src)="b.PSA.3.6.1"> Ti maañaoyo nu y dies mit na taotao , ni y mapolo sija gui oriyajo contra guajo .
(trg)="b.PSA.3.6.1"> Ka baqi maayo dadka kumanyaalkaa , Oo gees kasta iga hareereeyey .

(src)="b.PSA.3.7.1"> Cajulo , O Jeova ; nalibre yo , O Yuusso : sa jago manalamen todo y enimigujo ni y guijadas ; y nifen y manaelaye unyamag .
(trg)="b.PSA.3.7.1"> Kac , Rabbiyow , oo i badbaadi , Ilaahayow , Waayo , cadaawayaashaydii oo dhan waxaad ku dhufatay dhabanka , Oo kuwa sharka leh ilkahoodiina waad jejebisay.Badbaado waxaa leh Rabbiga , Barakadaadu dadkaaga ha ku soo degto .
(trg)="b.PSA.3.7.2"> ( Selaah )

(src)="b.PSA.3.8.1"> Gui as Jeova nae gaegue y satbasion : ya y taotaomo nae gaegue y bendisonmo .
(src)="b.PSA.3.8.2"> Sila .
(trg)="b.PSA.3.8.1"> Badbaado waxaa leh Rabbiga , Barakadaadu dadkaaga ha ku soo degto .
(trg)="b.PSA.3.8.2"> ( Selaah )

(src)="b.PSA.4.1.1"> ANAE juagangjao , opeyo , O Yuus y tininasso : anae chatsagayo jago munadangculoyo : maase nu guajo ya jungog y tinaetaejo .
(trg)="b.PSA.4.1.1"> Ilaaha xaqnimadaydow , markii aan ku baryo i maqal , Markii aan cidhiidhi ku jirayba meel baad ii bannaysay , Ii naxariiso oo baryadayda maqal .

(src)="b.PSA.4.2.1"> Jamyo , famaguon taotao , asta ñgaean nae innanalo y onraco gui minamajlao ?
(src)="b.PSA.4.2.2"> Asta ñgaean yanmiyo y banida ya inaliligao y dinague ?
(src)="b.PSA.4.2.3"> Sila .
(trg)="b.PSA.4.2.1"> Binu-aadmigow , ilaa goormaa sharaftaydu sharafjab u rogmanaysaa ?
(trg)="b.PSA.4.2.2"> Ilaa goormaad wax aan micne lahayn jeclaanaysaan ?
(trg)="b.PSA.4.2.3"> Oo ilaa goormaad been doondoonaysaan ?
(trg)="b.PSA.4.2.4"> ( Selaah )

(src)="b.PSA.4.3.1"> Tingoja , na si Jeova japolo apatte y deboto para güiya namaesa : si Jeova jajungog yo , anae juagang güe .
(trg)="b.PSA.4.3.1"> Laakiinse ogaada in Rabbigu gooni ahaan isugu soocay kii cibaado leh , Rabbigu wuu maqli doonaa markii aan u yeedho isaga .

(src)="b.PSA.4.4.1"> Fangalamten ya chatmiyo faniisao : fanmanjaso nu y corasonmiyo gui jilo camanmiyo , ya famacaca .
(src)="b.PSA.4.4.2"> Sila .
(trg)="b.PSA.4.4.1"> Cadhooda oo ha dembaabina , Qalbigiinna la hadla markii aad sariirtiinna ku jiiftaan , oo aamusa .
(trg)="b.PSA.4.4.2"> ( Selaah )

(src)="b.PSA.4.5.1"> Nae y tunas na inefresen ya angoco si Jeova .
(trg)="b.PSA.4.5.1"> Bixiya allabaryadii xaqnimada , Oo Rabbiga isku halleeya .

(src)="b.PSA.4.6.1"> Megae umaalog : Jaye ufanuejit jafa minauleg ?
(src)="b.PSA.4.6.2"> Jatsa gui jilonmame , O Jeova , y minalag y matamo .
(trg)="b.PSA.4.6.1"> Waxaa jira kuwo badan oo yidhaahda , Bal yaa wanaag na tusaya ?
(trg)="b.PSA.4.6.2"> Rabbiyow , iftiinka wejigaaga nagu ifi .

(src)="b.PSA.4.7.1"> Jago numae minagof y corasonjo , megaeña qui uguaja sija anae umemegae y maeisñija yan y binoñija .
(trg)="b.PSA.4.7.1"> Waxaad qalbigayga gelisay farxad Ka sii badan tan ay helaan markii hadhuudhkooda iyo khamrigoodu ay kordhaan.Nabad baan ku jiifsanayaa oo aan ku seexanayaa , Waayo , Rabbiyow , adigoo keliya ayaa ammaan igu bariiya .

(src)="b.PSA.4.8.1"> Ya y pas nae umason yo ya taegüijeja maegoyo : sa jagoja Jeova , unnasagayo seguro .
(trg)="b.PSA.4.8.1"> Nabad baan ku jiifsanayaa oo aan ku seexanayaa , Waayo , Rabbiyow , adigoo keliya ayaa ammaan igu bariiya .

(src)="b.PSA.5.1.1"> JUNGOG , O Jeova , y sinanganjo , ecungog y jinasoco .
(trg)="b.PSA.5.1.1"> Rabbiyow , bal hadalladayda dhegta u dhig , Oo ka fiirso fikirradayda .

(src)="b.PSA.5.2.1"> Ecungog y vos y inagangjo , Ray jo , yan Yuusso : sa jago jutaetaetaye .
(trg)="b.PSA.5.2.1"> Boqorkayga iyo Ilaahaygow , bal maqal codka baryadayda , Waayo , adigaan kuu tukanayaa .

(src)="b.PSA.5.3.1"> O Jeova , y egaan unjungog y vosso ; y egaan juguaguato y tinaetaejo guiya jago , ya jubébela .
(trg)="b.PSA.5.3.1"> Rabbiyow , codkayga aroorta baad maqli doontaa , Oo aroorta ayaan tukashadayda kugu soo hagaajin doonaa , oo waan soo jeedi doonaa .

(src)="b.PSA.5.4.1"> Sa ti jago na Yuus ni y gumaeya y tinaelaye : y taelaye ti usaga guiya jago .
(trg)="b.PSA.5.4.1"> Waayo , adigu ma ihid Ilaah xumaanta ku farxa , Oo shar adiga kula jiri maayo .

(src)="b.PSA.5.5.1"> Ti manasaga y mangaduco gui menan matamo : ya ti yamo todo y fumatitinas y taelaye .
(trg)="b.PSA.5.5.1"> Kan ismadax-weyneeya hortaada soo istaagi maayo , Oo waxaad neceb tahay xumaanfalayaasha oo dhan .

(src)="b.PSA.5.6.1"> Jago yumulang y manguecuentos mandague : ya y taotao cajâgâ yan y dinague , si Jeova jaguefchatlie .
(trg)="b.PSA.5.6.1"> Waad wada baabbi ' in doontaa kuwa beenta ku hadla , Rabbigu aad buu u karhaa kan dhiigyacabka ah iyo khaa ' inkaba .

(src)="b.PSA.5.7.1"> Ya guajoja , yan y megagae y minaasemo , bae jalom gui guimamo : ya juadora anae juatan y santo templomo ni y ninamaañaomo .
(trg)="b.PSA.5.7.1"> Laakiinse anigu kalgacaylkaaga badan ayaan gurigaaga ku soo gelayaa , Oo anigoo kaa cabsanaya ayaan xagga macbudkaaga quduuska ah u soo tukan doonaa .

(src)="b.PSA.5.8.1"> O Jeova , esgaejonyo gui tininasmo , pot causa ya enimigujo ; natunas gui menajo y chalanmo .
(trg)="b.PSA.5.8.1"> Rabbiyow , cadaawayaashayda daraaddood xaqnimadaada igu hoggaami , Oo jidkaaga hortayda ku toosi .

(src)="b.PSA.5.9.1"> Sa taya finitme gui pachotñija ; ya sanjalomñija senmanaelaye : naftan mababa y agagañija ; yan y jilañija finande :
(trg)="b.PSA.5.9.1"> Waayo , afkooda daacadnimo kuma jirto , Oo uurkooda hoosena waa xumaan miidhan , Hungurigooduna waa qabri af bannaan , Oo carrabkooduna waa sasabasho miidhan .

(src)="b.PSA.5.10.1"> Condena sija , O Yuus , polo y ufamodong pot y pinagatñija : gui minegae y isaoñija nasuja sija sa managuaguat contra jago .
(trg)="b.PSA.5.10.1"> Ilaahow , iyaga kuwo eed leh ku tiri , Oo iyagu taladooda ha ku baabbe ' een , Oo xadgudubkooda batay daraaddiis u tuur iyaga , Waayo , way kugu caasiyoobeen .

(src)="b.PSA.5.11.1"> Nafanmagof todos y umangngocojao , polo para taejinecog ya ufanagang pot y minagofñija sa undefiende sija , polo ya ufanmagof ni jago , y gumaeya y naanmo .
(trg)="b.PSA.5.11.1"> Laakiinse kuwa adiga isku kaa halleeya oo dhammu ha reyreeyeen , Oo farxad ha ku qayliyeen weligoodba , maxaa yeelay , adigaa daafaca iyaga , Kuwa magacaaga jeceluna adiga ha kugu farxeen.Waayo , Rabbiyow , kii xaq ah waad barakayn doontaa , Oo waxaad hareerihiisa ku wareejinaysaa raallinimo sidii gaashaan oo kale .

(src)="b.PSA.5.12.1"> Sa jago bumendise y manunas ; O Jeova , parejoja yan un patang unpolo gui oriyaña y finaborese .
(trg)="b.PSA.5.12.1"> Waayo , Rabbiyow , kii xaq ah waad barakayn doontaa , Oo waxaad hareerihiisa ku wareejinaysaa raallinimo sidii gaashaan oo kale .

(src)="b.PSA.6.1.1"> JEOVA chamoyo lumalalatde ni y binibumo : chamoyo cumastitiga nu y dangculo na linalalomo .
(trg)="b.PSA.6.1.1"> Rabbiyow , cadhadaada ha igu canaanan , Oo dhirifkaaga kululna ha igu edbin .

(src)="b.PSA.6.2.1"> Gaease nu guajo , O Jeova , sa estagüe yo namasogsog : amte yo , O Jeova , sa y tolangjo esta mananatchatsaga .
(trg)="b.PSA.6.2.1"> Rabbiyow , ii naxariiso , waayo , anigu waan taagdaranahay , Rabbiyow , i bogsii , waayo , lafahaygu way dhib qabaan .

(src)="b.PSA.6.3.1"> Ya y antijo esta senchatsaga : Ya jago , O Jeova , asta ngaean ?
(trg)="b.PSA.6.3.1"> Oo weliba naftayduna aad iyo aad bay u dhibaataysan tahay , Adiguse , Rabbiyow , ilaa goormaad sugaysaa ?

(src)="b.PSA.6.4.1"> Nanalo , O Jeova , nalibre y antijo : satbayo pot causa y minaasemo .
(trg)="b.PSA.6.4.1"> Rabbiyow , soo noqo oo naftayda samatabbixi , Oo igu badbaadi raxmaddaada daraaddeed .

(src)="b.PSA.6.5.1"> Sa y finatae nae taya jinaso guiya jago : ya y naftan nae jaye numannae jao grasias ?
(trg)="b.PSA.6.5.1"> Waayo , geeridu ma leh xusuus adiga lagugu xusuusto , Bal yaase She ' ool kaaga mahad naqi doona ?

(src)="b.PSA.6.6.1"> Yayasyo nu y todo y siningonjo : todo y puenge junamamaya y camajo ni lagojo : junafotgon y catreco nu y lagojo .
(trg)="b.PSA.6.6.1"> Waxaan la daalay jibaadkayga , Habeen kasta sariirtayda oohin baan ku qoyaa .
(trg)="b.PSA.6.6.2"> Gogoshaydana waxaan ku qoyaa ilmadayda .

(src)="b.PSA.6.7.1"> Y atadogjo esta magasta nu y pinite : ninafanbijo pot todo ayo y munachachatsaga yo .
(trg)="b.PSA.6.7.1"> Ishaydu waxay la gudhaysaa tiiraanyo , Oo cadaawayaashayda daraaddood ayay la gabowdaa .

(src)="b.PSA.6.8.1"> Nafanjanao guiya guajo todo ayo y fumatitinas y taelaye : sa si Jeova jajungog y vos y casaojo .
(trg)="b.PSA.6.8.1"> Iga taga , kuwiinna xaqdarrada ka shaqeeya oo dhammow , Waayo , Rabbigu waa maqlay codkii oohintayda .

(src)="b.PSA.6.9.1"> Si Jeova jajungog y guinagaojo : si Jeova uresibe y tinaetaejo .
(trg)="b.PSA.6.9.1"> Rabbigu waa maqlay baryootankaygii , Oo Rabbigu waa aqbalayaa tukashadayda.Cadaawayaashayda oo dhammu way wada ceeboobi doonaan , oo aad iyo aad bay u dhibtoon doonaan , Dib bay u noqon doonaan , oo si kediso ah ayay u ceeboobi doonaan .

(src)="b.PSA.6.10.1"> Manmamajlao ya ninafañatsaga megae , todo y enimigujo : sija manalo , sija manmamajlao gusise .
(trg)="b.PSA.6.10.1"> Cadaawayaashayda oo dhammu way wada ceeboobi doonaan , oo aad iyo aad bay u dhibtoon doonaan , Dib bay u noqon doonaan , oo si kediso ah ayay u ceeboobi doonaan .

(src)="b.PSA.7.1.1"> O Jeova , Yuusso , yya jago nae gaegue y inangococo : Satbayo todo gui pumetsisigue yo , ya nalibre yo .
(trg)="b.PSA.7.1.1"> Rabbiyow , Ilaahayow , adigaan isku kaa halleeyaa , Haddaba iga badbaadi kuwa i eryanaya oo dhan , oo iga samatabbixi ,

(src)="b.PSA.7.2.1"> Para chaña pumedasitos y antijo taegüije y leon , ni jayulang , anae taya jaye uninalibre .
(trg)="b.PSA.7.2.1"> Waaba intaasoo ay naftayda sida libaax oo kale u kala dildillaaciyaane , Oo ay i kala jeexjeexaan intii aanay jirin cid iga samatabbixisaa .

(src)="b.PSA.7.3.1"> O Jeova , Yuusso , yaguin jufatinas este : yaguin guaja gui canaejo taelaye ;
(trg)="b.PSA.7.3.1"> Rabbiyow , Ilaahayow , haddii aan waxan sameeyey , Haddii xumaanu gacmahayga ku jirto ,

(src)="b.PSA.7.4.1"> Yan juapase taelaye y sumaga guiya guajo yan pas , ( magajet na junalibre y pumetsisigue yo pot taya causa : )
(trg)="b.PSA.7.4.1"> Haddii aan shar ugu abaal guday mid ila nabad ah , ( Haah , oo waxaan samatabbixiyey kii sababla ' aan cadowga iigu ahaa , )

(src)="b.PSA.7.5.1"> Japetsisigue y enimigujo y antijo , ya jachule ; magajet , na jagacha gui tano y jaanijo : ya y onraco japolo gui eda .
(src)="b.PSA.7.5.2"> Sila .
(trg)="b.PSA.7.5.1"> De markaas cadowgu naftayda ha eryado , oo ha qabsado , Oo isagu ha igu tunto , Oo sharaftaydana ciidda ha ku rido .
(trg)="b.PSA.7.5.2"> ( Selaah )

(src)="b.PSA.7.6.1"> Cajulo , O Jeova , yan y linalalomo ; jatsa namaesa contra y binibon y munachachatsagayo : ya magmata pot guajo untago y sentensia .
(trg)="b.PSA.7.6.1"> Rabbiyow , cadhadaada la kac , Oo ku kac dhirifka cadaawayaashayda , Aniga daraadday u sara joogso , waayo , waxaad amartay xukun .

(src)="b.PSA.7.7.1"> Polo ya y inetnon taotao unineriyaye jao : ya gui san jiloñija natalo jao guato gui san jilo .
(trg)="b.PSA.7.7.1"> Oo dadyowga ururradoodu ha ku hareereeyeen , Oo adna iyaga xagga sare uga noqo .

(src)="b.PSA.7.8.1"> Si Jeova jajusga y taotao : jusgayo , O Jeova , taemanoja y tininasso : taemanoja y minaulegmo ni y gaegue guiya guajo .
(trg)="b.PSA.7.8.1"> Rabbigu dadyowga buu u garsooraa , Rabbiyow , ii xukun siday xaqnimadaydu tahay , iyo siday daacadnimadayda igu jirtaa tahay .

(src)="b.PSA.7.9.1"> Polo ya ujocog y taelayen manaelaye , lao nafitme y manunas : sa si Yuus , ni tinas , jachachague y corason yan y jinaso gui sanjalom .
(trg)="b.PSA.7.9.1"> Kuwa sharka leh sharkoodu ha dhammaado , laakiinse xoogee kuwa xaqa ah , Waayo , Ilaaha xaqa ahu wuxuu imtixaamaa qalbiga iyo uurka .

(src)="b.PSA.7.10.1"> Y patangjo gaegue gui as Yuus , güiya munalibre y manunas gui corason .
(trg)="b.PSA.7.10.1"> Gaashaankaygu wuxuu la jiraa Ilaaha Badbaadiya kuwa qalbigoodu qumman yahay .

(src)="b.PSA.7.11.1"> Si Yuus y tinas na jues : magajet na si Yuus lalalalo todo na jaane .
(trg)="b.PSA.7.11.1"> Ilaah waa xaakin xaq ah , Oo waa Ilaah maalin kasta dhirifsan .

(src)="b.PSA.7.12.1"> Yaguin y taotao ti jabira güe , güiya janamalagtos y espadaña : janaregla y atcosña ya janalisto .
(trg)="b.PSA.7.12.1"> Haddii aan laga noqon , isagu seeftiisuu afaysan doonaa , Qaansadiisana wuu xootay , oo wuu diyaarsaday .

(src)="b.PSA.7.13.1"> Ya jafatinas para güiya y atmas y finatae : janafañila y flechaña .
(trg)="b.PSA.7.13.1"> Oo weliba wuxuu diyaarsaday alaabtii dhimashada , Oo fallaadhihiisana wuxuu ka dhigtaa kuwo ololaya .

(src)="b.PSA.7.14.1"> Estagüe na uguaja piniten mañago tinaelaye : magajet na mapotgue y inacacha ya mañago dinague .
(trg)="b.PSA.7.14.1"> Bal eega , ninku wuxuu la dhibtoodaa xumaan , Oo wuxuu wallacay belaayo , oo wuxuu dhalay been .

(src)="b.PSA.7.15.1"> Jaguadog y tipo , ya janatadong : ya esta podong gui joyo na y finatinasñaja .
(trg)="b.PSA.7.15.1"> Booraan buu sameeyey , oo uu qoday , Oo wuxuu ku dhacay bohoshii uu isagu sameeyey .

(src)="b.PSA.7.16.1"> Polo ya y inacachaña ubira güi jilo y iluña : ya y binibuña upodong gui jilo cácagongña .
(trg)="b.PSA.7.16.1"> Belaayadiisu waxay dib ugu noqonaysaa madaxiisa , Oo dulmigiisuna dhaladiisuu ku soo degayaa.Rabbiga waan ugu mahad naqayaa sida ay xaqnimadiisu tahay , Oo waxaan u ammaanayaa magaca Rabbiga ah Ilaaha ugu sarreeya .

(src)="b.PSA.7.17.1"> Bae junae si Jeova gracias taemanoja y tininasña : ya jucantaye ni y tinina y naan Jeova Gueftaquilo .
(trg)="b.PSA.7.17.1"> Rabbiga waan ugu mahad naqayaa sida ay xaqnimadiisu tahay , Oo waxaan u ammaanayaa magaca Rabbiga ah Ilaaha ugu sarreeya .

(src)="b.PSA.8.1.1"> O Jeova , Señotmame , jafa muna mauleg y naanmo gui todo y tano : ni y unpolo y minalagmo gui jilo y langet .
(trg)="b.PSA.8.1.1"> Rabbiyow , Sayidkayagiiyow , Magacaagu dunida oo dhan ku fiicanaa !
(trg)="b.PSA.8.1.2"> Waayo , sharaftaadii waxaad ka sarraysiisay samooyinka .

(src)="b.PSA.8.2.1"> Guinin pachot y mandiquique yan y mañususo nae unpolo y minetgot ?
(src)="b.PSA.8.2.2"> Pot y enimigumo sija : sa para unnasuja y enimigo yan y umeemog .
(trg)="b.PSA.8.2.1"> Waxaad xoog u yeeshay afka ilmaha yaryar iyo caanonuugga , Waana cadaawayaashaada daraaddood , Si aad u aamusiisid cadowga iyo aardoonka .

(src)="b.PSA.8.3.1"> Anae julie y langetmo , ni y checho y calolotmo , y pilan yan y pution , ni jago pumolo ;
(trg)="b.PSA.8.3.1"> Markaan ka fiirsado samooyinka farahaaga lagu sameeyey , Iyo dayaxa iyo xiddigaha aad amartay ,

(src)="b.PSA.8.4.1"> Jaye y taotao , para uguaja guiya güiya jinaso ? yan lajin taotao para ubinesita güe .
(trg)="b.PSA.8.4.1"> Bal waa maxay dadku oo aad u xusuusataa isaga ?
(trg)="b.PSA.8.4.2"> Iyo wiilka aadanaha oo aad u soo booqataa ?

(src)="b.PSA.8.5.1"> Sa unfatinas didide diquiqueña qui y angjeles , ya uncorona güe ni y minalag yan inenra .
(trg)="b.PSA.8.5.1"> Waayo , waxaad isaga wax yar ka hoosaysiisay malaa ' igaha , Waxaanad taaj uga dhigtay ammaan iyo murwad .

(src)="b.PSA.8.6.1"> Unnafanmagas todo ni checho y canaemo : todo unpolo gui papa y adengña .
(trg)="b.PSA.8.6.1"> Oo waxaad isaga ka dhigtay inuu u taliyo shuqullada gacmahaaga , Oo wax walbana cagihiisaad ka hoosaysiisay ,

(src)="b.PSA.8.7.1"> Y quinilo yan y nobiyo todo ayo : taegüenaoja y gâgâ ni gaegue gui fangualuan .
(trg)="b.PSA.8.7.1"> Idaha iyo lo ' da oo dhan , Iyo xayawaanka duurka joogaba ,

(src)="b.PSA.8.8.1"> Y pajaro gui langet , yan y güijan gui tase : ya jafaja ni manmalolofan gui chalan y tase .
(trg)="b.PSA.8.8.1"> Iyo haadka hawada , iyo kalluunka badda , Iyo wax alla waxa ku dhex socda waddooyinka badaha.Rabbiyow , Sayidkayagiiyow , Magacaagu dunida oo dhan ku fiicanaa !

(src)="b.PSA.8.9.1"> O Jeova , Señotmame : jafa muna mauleg y naanmo gui todo y tano .
(trg)="b.PSA.8.9.1"> Rabbiyow , Sayidkayagiiyow , Magacaagu dunida oo dhan ku fiicanaa !

(src)="b.PSA.9.1.1"> BAE junae grasias si Jeova contodo y corasonjo : bae jufanue todo ni ninamanman na chechomo .
(trg)="b.PSA.9.1.1"> Qalbigayga oo dhan ayaan Rabbiga ugu mahad naqi doonaa , Waxaan muujin doonaa shuqulladaada yaabka leh oo dhan .

(src)="b.PSA.9.2.1"> Bae jumagof , ya unnasenmagofyo guiya jago : jucantaye ni y tinina y naanmo O jago Gueftaquilo .
(trg)="b.PSA.9.2.1"> Waan kugu farxi doonaa oo kugu rayrayn doonaa , Kaaga ah kan ugu sarreeyow , magacaaga ayaan ammaan ugu gabyi doonaa .

(src)="b.PSA.9.3.1"> Anae y enimiguja unnabira sija tate : manbasnag , ya manmalingo gui menamo .
(trg)="b.PSA.9.3.1"> Cadaawayaashaydu markii ay dib u noqdaan , Way kufaan , oo waxay ku halligmaan hortaada .

(src)="b.PSA.9.4.1"> Sa jago fumatinas y jinasoco yan y causaco : unfatachong gui trono , ya unjusga y tinas .
(trg)="b.PSA.9.4.1"> Waayo , adigu xaqaygii iyo dacwadaydiiba waad ilaalisay , Carshigaad ku fadhiday adigoo si xaq ah wax u xukumaya .

(src)="b.PSA.9.5.1"> Guinin unlalatde y nasion sija , guinin unyulang y manaelaye , guinin unfunas y naanñija para siempre taejinecog .
(trg)="b.PSA.9.5.1"> Quruumaha ayaad canaanatay , oo kuwa sharka lehna waad baabbi ' isay , Oo magacoodiina waad tirtirtay weligiis iyo weligiis .

(src)="b.PSA.9.6.1"> Esta malachae y enimigo ; esta mayulang para siempre : yan y siuda ni y inyilang , y jinasoñija manachamalingo yan sija .
(trg)="b.PSA.9.6.1"> Cadaawayaashii way dhammaadeen , oo weligoodba waa baabba ' , Oo magaalooyinkii aad afgembidayna Xataa xusuustoodii waa baabba ' day .

(src)="b.PSA.9.7.1"> Ya si Jeova sumaga calang ray para siempre , ya janalisto y tronuña para usentensia .
(trg)="b.PSA.9.7.1"> Laakiinse Rabbigu wuxuu weligiis u fadhiyaa sida boqor , Oo carshigiisiina wuxuu u diyaarsaday garsoorid .

(src)="b.PSA.9.8.1"> Ya güiya jumusga y tano ni tininas , ujajusga y taotao sija yan y minagajet .
(trg)="b.PSA.9.8.1"> Oo dunida xaqnimuu ku xukumi doonaa .
(trg)="b.PSA.9.8.2"> Oo dadyowgana qummanaan buu ugu garsoori doonaa .

(src)="b.PSA.9.9.1"> Ya si Jeova locue y taquilo na tore para y manmachiguit , y taquilo na tore gui tiempon chinatsaga .
(trg)="b.PSA.9.9.1"> Oo weliba Rabbigu wuxuu kuwa la dulmay u noqon doonaa magangal .
(trg)="b.PSA.9.9.2"> Oo kolkii ay dhibaataysan yihiinna magangal buu u ahaan doonaa ,

(src)="b.PSA.9.10.1"> Ya jaangoco sija guiya jago y tumungo y naanmo ; sa jago , Jeova , ti unyute ayo y umaliligao jao .
(trg)="b.PSA.9.10.1"> Oo kuwa magacaaga yaqaanna way isku kaa hallayn doonaan , Waayo , adigu Rabbiyow , ma aad dayrisid kuwa ku doondoona .

(src)="b.PSA.9.11.1"> Cantaye si Jeova ni y tinina ni sumasaga gui Sion : namatungo gui entalo taotao sija y checoña .
(trg)="b.PSA.9.11.1"> Rabbiga Siyoon deggan ammaan ugu gabya , Oo waxyaalahuu sameeyey dadka dhexdiisa ka caddeeya .

(src)="b.PSA.9.12.1"> Sa anae jacocobla y jâgâ jajaso sija : ya ti malefa ni inagang y mamoble .
(trg)="b.PSA.9.12.1"> Waayo , waxaa iyaga xusuusta ka dhiigga ka aarguda , Oo isagu ma illoobo qaylada masaakiinta .

(src)="b.PSA.9.13.1"> Gaease nu guajo , O Jeova ; atan y pinitejo ni jususungonja y chumatlie yo , jago y munacajulo yo gui pettan finatae :
(trg)="b.PSA.9.13.1"> Rabbiyow , ii naxariiso , Bal eeg dhibaatada ay kuwa i necebu igu hayaan .
(trg)="b.PSA.9.13.2"> Waxaad kor iiga qaaddaa irdaha dhimashada ,

(src)="b.PSA.9.14.1"> Para jufamanue todo ni y tininamo gui trangcan y jagan Sion : ya umagof yo gui satbasionmo .
(trg)="b.PSA.9.14.1"> Si aan u muujiyo ammaantaada oo dhan , Badbaadadaada aawadeed ayaan ugu farxi doonaa irdaha Siyoon .

(src)="b.PSA.9.15.1"> Unnafanmafondo y nasion gui joyo ni y finatinasñija : ya y casiyas nae ni janaaatog , y patasñija esta mangodon .
(trg)="b.PSA.9.15.1"> Quruumihii waxay ku dheceen yaamayskii ay qodeen , Oo cagtoodiina waxaa qabsaday shabaggii ay qariyeen .

(src)="b.PSA.9.16.1"> Si Jeova janamatungo güe ni y sentensia ni jafatinas ; ya jalaso y taelaye ni y checho y canaena : Jinaso .
(src)="b.PSA.9.16.2"> Sila .
(trg)="b.PSA.9.16.1"> Rabbigu waa ismuujiyey , oo xukun buu dejiyey , Kii shar lahaa waxaa dabay shuqulkii gacmihiisa .
(trg)="b.PSA.9.16.2"> ( Higgayoon .
(trg)="b.PSA.9.16.3"> Selaah )

(src)="b.PSA.9.17.1"> Ufanmanalo guato y manaelaye gui sasalaguan : yan todo y taotao ni manmalefa as Yuus .
(trg)="b.PSA.9.17.1"> Kuwa sharka lahu waxay ku noqonayaan She ' ool , Waana quruumaha Ilaah illoobay oo dhan .

(src)="b.PSA.9.18.1"> Sa ti para siempre umamalefanñaejon y nesesitao : ni y ninanggan y mamoble ufanmalingo para siempre .
(trg)="b.PSA.9.18.1"> Waayo , kan baahan mar walba lama illoobi doono , Oo masaakiinta waxfilashadooduna weligeed ma baabba ' sanaan doonto .