# am/Amharic.xml.gz
# so/Somali.xml.gz


(src)="b.GEN.1.1.1"> በመጀመሪያ እግዚአብሔር ሰማይንና ምድርን ፈጠረ ።
(trg)="b.GEN.1.1.1"> Bilowgii Ilaah samada iyo dhulkuu abuuray .

(src)="b.GEN.1.2.1"> ምድርም ባዶ ነበረች ፥ አንዳችም አልነበረባትም ፤ ጨለማም በጥልቁ ላይ ነበረ ፤ የእግዚአብሔርም መንፈስ በውኃ ላይ ሰፍፎ ነበር ።
(trg)="b.GEN.1.2.1"> Dhulkuna qaab ma lahayn , wuuna madhnaa ; gudcurna moolkuu dul joogay ; oo Ruuxa Ilaahna wuxuu ka dul dhaqdhaqaaqayay biyaha .

(src)="b.GEN.1.3.1"> እግዚአብሔርም ። ብርሃን ይሁን ኣለ ፤ ብርሃንም ሆነ ።
(trg)="b.GEN.1.3.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Iftiin ha ahaado : iftiin baana ahaaday .

(src)="b.GEN.1.4.1"> እግዚአብሔርም ብርሃኑ መልካም እንደ ሆነ አየ ፤ እግዚብሔርም ብርሃንንና ጨለማን ለየ ።
(trg)="b.GEN.1.4.1"> Ilaahna wuxuu arkay iftiinkii inuu wanaagsan yahay : Ilaahna iftiinkii ayuu ka soocay gudcurkii .

(src)="b.GEN.1.5.1"> እግዚአብሔርም ብርሃኑን ቀን ብሎ ጠራው ፥ ጨለማውንም ሌሊት አለው ። ማታም ሆነ ጥዋትም ሆነ ፥ አንድ ቀን ።
(trg)="b.GEN.1.5.1"> Ilaahna iftiinkii wuxuu u bixiyey Maalin , gudcurkiina wuxuu u bixiyey Habeen .
(trg)="b.GEN.1.5.2"> Waxaana jiray fiid iyo subax , isla maalin ah .

(src)="b.GEN.1.6.1"> እግዚአብሔርም ። በውኆች መካከል ጠፈር ይሁን ፥ በውኃና በውኃ መካከልም ይክፈል አለ ።
(trg)="b.GEN.1.6.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Meel bannaani ha noqoto biyaha dhexdooda , oo iyadu biyaha ha ka soocdo biyaha .

(src)="b.GEN.1.7.1"> እግዚአብሔርም ጠፈርን አደረገ ፥ ከጠፈር በታችና ከጠፈር በላይ ያሉትንም ውኆች ለየ ፤ እንዲሁም ሆነ ።
(trg)="b.GEN.1.7.1"> Markaasuu Ilaah sameeyey meeshii bannaanka ahayd , oo wuxuu biyihii bannaanka ka hooseeyey ka soocay kuwii bannaanka ka sarreeyey ; sidaasayna ahaatay .

(src)="b.GEN.1.8.1"> እግዚአብሔር ጠፈርን ሰማይ ብሎ ጠራው ። ማታም ሆነ ጥዋትም ሆነ ፥ ሁለተኛ ቀን ።
(trg)="b.GEN.1.8.1"> Ilaahna bannaankii wuxuu u bixiyey Samo .
(trg)="b.GEN.1.8.2"> Waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii labaad .

(src)="b.GEN.1.9.1"> እግዚአብሔርም ። ከሰማይ በታች ያለው ውኃ በአንድ ስፍራ ይሰብሰብ ፥ የብሱም ይገለጥ አለ እንዲሁም ሆነ ።
(trg)="b.GEN.1.9.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Biyaha samada ka hooseeya meel ha isugu soo urureen , oo ciidda engegani ha muuqato ; sidaasayna ahaatay .

(src)="b.GEN.1.10.1"> እግዚአብሔርም የብሱን ምድር ብሎ ጠራው ፤ የውኃ መከማቻውንም ባሕር አለው ፤ እግዚእብሔርም ያ መልካም እንደ ሆነ አየ ።
(trg)="b.GEN.1.10.1"> Markaasuu Ilaah ciiddii engegnayd u bixiyey Dhul ; ururkii biyahana wuxuu u bixiyey Bado : oo Ilaah wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .

(src)="b.GEN.1.11.1"> እግዚአብሔርም ። ምድር ዘርን የሚሰጥ ሣርንና ቡቃያን በምድርም ላይ እንደ ወገኑ ዘሩ ያለበትን ፍሬን የሚያፈራ ዛፍን ታብቅል አለ ፤ እንዲሁም ሆነ ።
(trg)="b.GEN.1.11.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Dhulku ha soo bixiyo doog , iyo geedo yaryar oo iniino dhala , iyo geedo waaweyn oo midho caynkooda ah dhala , oo iniinahoodu ku dhex jiraan , oo dhulka ku kor yaal ; sidaasayna ahaatay .

(src)="b.GEN.1.12.1"> ምድርም ዘርን የሚሰጥ ሣርንና ቡቃያን እንደ ወገኑ ዘሩም ያለበትን ፍሬን የሚያፈራ ዛፍን እንደ ወገኑ አበቀለች ። እግዚአብሔርም ያ መልካም እንደ ሆነ አየ ።
(trg)="b.GEN.1.12.1"> Dhulkiina wuxuu soo bixiyey doog , iyo geedo yaryar oo leh iniino caynkooda ah , iyo geedo waaweyn oo midho dhala , oo iniinahoodu ku dhex jiraan , iyagoo caynkooda ah , Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .

(src)="b.GEN.1.13.1"> ማታም ሆነ ጥዋትም ሆነ ፥ ሦስተኛ ቀን ።
(trg)="b.GEN.1.13.1"> Waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii saddexaad .

(src)="b.GEN.1.14.1"> እግዚአብሔርም አለ ። ቀንና ሌሊትን ይለዩ ዘንድ ብርሃናት በሰማይ ጠፈር ይሁኑ ፤ ለምልክቶች ለዘመኖች ለዕለታት ለዓመታትም ይሁኑ ፤
(trg)="b.GEN.1.14.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Iftiimmo ha ahaadeen meesha bannaan oo samada dhex ah si ay u kala soocaan maalinta iyo habeenka ; oo ha u ahaadeen calaamooyin , iyo xilliyo , iyo maalmo iyo sannado ;

(src)="b.GEN.1.15.1"> በምድር ላይ ያበሩ ዘንድ በሰማይ ጠፈር ብርሃናት ይሁኑ ፤ እንዲሁም ሆነ ።
(trg)="b.GEN.1.15.1"> oo iftiimmo ha u noqdeen meeshii bannaanayd oo samada dhex ahayd si ay u iftiimiyaan dhulka dushiisa ; sidaasayna ahaatay .

(src)="b.GEN.1.16.1"> እግዚአብሔርም ሁለት ታላላቆች ብርሃናትን አደረገ ፤ ትልቁ ብርሃን በቀን እንዲሠለጥን ፥ ትንሹም ብርሃን በሌሊት እንዲሰለጥን ፤ ከዋክብትንም ደግሞ አደረገ ።
(trg)="b.GEN.1.16.1"> Oo Ilaah wuxuu sameeyey labada iftiin ee waaweyn ; si uu iftiinka weynu u xukumo maalinta , iftiinka yaruna u xukumo habeenka ; oo xiddigahana wuu sameeyey .

(src)="b.GEN.1.17.1"> እግዚአብሔርም በምድር ላይ ያበሩ ዘንድ በሰማይ ጠፈር አኖራቸው ፤
(trg)="b.GEN.1.17.1"> Ilaahna wuxuu iyaga dhigay meeshii bannaanayd oo samada dhex ahayd si ay dhulka u iftiimiyaan ,

(src)="b.GEN.1.18.1"> በቀንም በሌሊትም እንዲሠለጥኑ ፥ ብርሃንንና ጨለማንም እንዲለዩ ፤ እግዚአብሔርም ያ መልካም እንደ ሆነ አየ ።
(trg)="b.GEN.1.18.1"> oo ay u xukumaan maalinta iyo habeenka , oo ay iftiinka uga soocaan gudcurka , Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .

(src)="b.GEN.1.19.1"> ማታም ሆነ ጥዋትም ሆነ ፥ አራተኛ ቀን ።
(trg)="b.GEN.1.19.1"> Oo waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii afraad .

(src)="b.GEN.1.20.1"> እግዚአብሔርም አለ ። ውኃ ሕያው ነፍስ ያላቸውን ተንቀሳቃሾች ታስገኝ ፥ ወፎችም ከምድር በላይ ከሰማይ ጠፈር በታች ይብረሩ ።
(trg)="b.GEN.1.20.1"> Oo Ilaah wuxuu yidhi , Biyuhu aad ha u soo bixiyeen uun dhaqdhaqaaqa oo badan , oo naf nool leh , haadduna ha duusho dhulka dushiisa xagga meeshii bannaanayd oo samada dhex ahayd .

(src)="b.GEN.1.21.1"> እግዚአብሔርም ታላላቆች አንበሪዎችን ፥ ውኃይቱ እንደ ወገኑ ያስገኘቻቸውንም ተንቀሳቃሾቹን ሕያዋን ፍጥረታት ሁሉ ፥ እንደ ወገኑ የሚበሩትንም ወፎች ሁሉ ፈጠረ ፤ እግዚአብሔርም ያ መልካም እንደ ሆነ አየ ።
(trg)="b.GEN.1.21.1"> Oo Ilaah wuxuu abuuray nibiriyada badda oo waaweyn , iyo uun kasta oo nool oo dhaqdhaqaaqa , ee biyuhu aad u soo bixiyeen iyagoo badan , oo caynkooda oo kale dhala , iyo haad kasta oo caynkiisa dhala ; Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .

(src)="b.GEN.1.22.1"> እግዚአብሔርም እንዲህ ብሎ ባረካቸው ። ብዙ ተባዙም የባሕርንም ውኃ ሙሉአት ፤ ወፎችም በምድር ላይ ይብዙ ።
(trg)="b.GEN.1.22.1"> Oo Ilaah baa barakeeyey iyaga , isagoo leh , Wax badan dhala , oo tarma , oo biyaha badaha ka buuxsama , haadduna ha ku tarmeen dhulka .

(src)="b.GEN.1.23.1"> ማታም ሆነ ጥዋትም ሆነ ፥ አምስተኛ ቀን ።
(trg)="b.GEN.1.23.1"> Oo waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii shanaad .

(src)="b.GEN.1.24.1"> እግዚአብሔርም አለ ። ምድር ሕያዋን ፍጥረታትን እንደ ወገኑ ፥ እንስሳትንና ተንቀሳቃሾችን የምድር አራዊትንም እንደ ወገኑ ፥ ታውጣ ፤ እንዲሁም ሆነ ።
(trg)="b.GEN.1.24.1"> Oo Ilaah wuxuu yidhi , Dhulku ha soo bixiyo uun nool oo caynkiisa dhala , kuwaasoo ah xoolo , iyo waxa gurguurta , iyo dugaagga dhulka oo caynkooda dhala ; sidaasayna ahaatay .

(src)="b.GEN.1.25.1"> እግዚአብሔር የምድር አራዊትን እንደ ወገኑ አደረገ ፥ እንስሳውንም እንደ ወገኑ ፥ የመሬት ተንቀሳቃሾችንም እንደ ወገኑ አደረገ ፤ እግዚአብሔርም ያ መልካም እንደ ሆነ አየ ።
(trg)="b.GEN.1.25.1"> Ilaahna wuxuu sameeyey dugaagga dhulka oo caynkiisa dhala , iyo xoolo caynkooda dhala , iyo wax kasta oo dhulka gurguurta oo caynkiisa dhala ; Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay .

(src)="b.GEN.1.26.1"> እግዚአብሔርም አለ ። ሰውን በመልካችን እንደ ምሳሌአችን እንፍጠር ፤ የባሕር ዓሦችንና የሰማይ ወፎችን ፥ እንስሳትንና ምድርን ሁሉ ፥ በምድር ላይ የሚንቀሳቀሱትንም ሁሉ ይግዙ ።
(trg)="b.GEN.1.26.1"> Ilaahna wuxuu yidhi , Aan nin inoo eg ka samayno araggeenna , oo iyagu ha xukumeen kalluunka badda , iyo haadda hawada , iyo xoolaha , iyo dhulka oo dhan , iyo waxa dhulka gurguurta oo dhan .

(src)="b.GEN.1.27.1"> እግዚአብሔርም ሰውን በመልኩ ፈጠረ ፤ በእግዚአብሔር መልክ ፈጠረው ፤ ወንድና ሴት አድርጎ ፈጠራቸው ።
(trg)="b.GEN.1.27.1"> Oo Ilaah nin buu ka abuuray araggiisa , Ilaah araggiisa ayuu ka abuuray isaga ; lab iyo dhaddig ayuu abuuray .

(src)="b.GEN.1.28.1"> እግዚአብሔርም ባረካቸው ፥ እንዲህም አላቸው ። ብዙ ፥ ተባዙ ፥ ምድርንም ሙሉአት ፥ ግዙአትም ፤ የባሕርን ዓሦችና የሰማይን ወፎች በምድር ላይ የሚንቀሳቀሱትንም ሁሉ ግዙአቸው ።
(trg)="b.GEN.1.28.1"> Oo Ilaah waa barakeeyey iyaga ; oo Ilaah wuxuu iyaga ku yidhi , Wax badan dhala oo tarma , oo dhulka ka buuxsama , oo ka sara mara dhulka , oo xukuma kalluunka badda , iyo haadda hawada , iyo wax kasta oo nool oo dhulka kor dhaqdhaqaaqa .

(src)="b.GEN.1.29.1"> እግዚአብሔርም አለ ። እነሆ መብል ይሆናችሁ ዘንድ በምድር ፊት ሁሉ ላይ ዘሩ በእርሱ ያለውን ሐመልማል ሁሉ ፥ የዛፍን ፍሬ የሚያፈራውንና ዘር ያለውንም ዛፍ ሁሉ ሰጠኋችሁ ፤
(trg)="b.GEN.1.29.1"> Oo Ilaah wuxuu yidhi , Bal eeg , waxaan idin siiyey geed kasta oo yar oo iniino dhala , oo ku yaal dhulka dushiisa oo dhan , iyo geed kasta oo weyn , kaasoo midho leh , iniinona dhala ; oo waxay idiin noqon doonaan cunto ;

(src)="b.GEN.1.30.1"> ለምድርም አራዊት ሁሉ ፥ ለሰማይም ወፎች ሁሉ ፥ ሕያው ነፍስ ላላቸው ለምድር ተንቀሳቃሾችም ሁሉ የሚበቅለው ሐመልማል ሁሉ መብል ይሁንላቸው ፤ እንዲሁም ሆነ ።
(trg)="b.GEN.1.30.1"> oo dugaag kasta oo dhulka jooga , iyo haad kasta oo hawada duula , iyo wax kasta oo dhulka gurguurta , oo naf nool leh ayaan geed kasta oo cagaar ah cunto u siiyey ; sidaasayna ahaatay.Oo Ilaah wuxuu arkay wax kasta oo uu sameeyey , oo bal eeg , aad bay u wanaagsanaayeen .
(trg)="b.GEN.1.30.2"> Waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii lixaad .

(src)="b.GEN.1.31.1"> እግዚአብሔርም ያደረገውን ሁሉ አየ ፥ እነሆም እጅግ መልካም ነበረ ። ማታም ሆነ ጥዋትም ሆነ ፥ ስድስተኛ ቀን ።
(trg)="b.GEN.1.31.1"> Oo Ilaah wuxuu arkay wax kasta oo uu sameeyey , oo bal eeg , aad bay u wanaagsanaayeen .
(trg)="b.GEN.1.31.2"> Waxaana jiray fiid iyo subax , maalintii lixaad .

(src)="b.GEN.2.1.1"> ሰማይና ምድር ሠራዊታቸውም ሁሉ ተፈጸሙ ።
(trg)="b.GEN.2.1.1"> Samada iyo dhulkuna way dhammaadeen , iyo waxa badan ee ku jira oo dhammuba .

(src)="b.GEN.2.2.1"> እግዚአብሔርም የሠራውን ሥራ በሰባተኛው ቀን ፈጸመ ፤ በሰባተኛውም ቀን ከሠራው ሥራ ሁሉ ዐረፈ ።
(trg)="b.GEN.2.2.1"> Maalintii toddobaadna Ilaah wuu dhammeeyey shuqulkiisii uu sameeyey ; oo maalintii toddobaad ayuu ka nastay shuqulkiisii uu sameeyey oo dhanba .

(src)="b.GEN.2.3.1"> እግዚአብሔርም ሰባተኛውን ቀን ባረከው ቀደሰውም ፤ እግዚአብሔር ሊያደርገው ከፈጠረው ሥራ ሁሉ በእርሱ ዐርፎአልና ።
(trg)="b.GEN.2.3.1"> Oo Ilaah wuu barakeeyey maalintii toddobaad , quduusna wuu ka dhigay ; maxaa yeelay , maalintaas ayaa Ilaah ka nastay shuqulkiisii uu sameeyey ee ahaa abuuridda oo dhan .

(src)="b.GEN.2.4.1"> እግዚአብሔር አምላክ ሰማይንና ምድርን ባደረገ አምላክ ሰማይንና ምድርን ቀን ፥ በተፈጠሩ ጊዜ የሰማይና የምድር ልደት ይህ ነው ።
(trg)="b.GEN.2.4.1"> Kuwanu waa bilowgii samada iyo dhulka kolkii la abuuray iyaga , maalintii Rabbiga Ilaah ahu sameeyey dhulka iyo samada .

(src)="b.GEN.2.5.1"> የሜዳ ቁጥቋጦ ሁሉ በምድር ላይ ገና አልነበረም ፤ የሜዳውም ቡቃያ ሁሉ ገና አልበቀለም ነበር ፤ እግዚአብሔር አምላክ ምድር ላይ አላዘነበም ነበርና ፥ ምድርንም የሚሠራባት ሰው አልነበረም ፤
(trg)="b.GEN.2.5.1"> Dhirta duurkuna weli kuma ay oollin dhulka , geedaha yaryar oo duurkuna weli sooma ay bixin : waayo , Rabbiga Ilaah ahu dhulka roob kuma soo dayn , nin dhulka beeraana ma jirin ;

(src)="b.GEN.2.6.1"> ነገር ግን ጉም ከምድር ትወጣ ነበር ፥ የምድርንም ፊት ሁሉ ታጠጣ ነበር ።
(trg)="b.GEN.2.6.1"> laakiin ceeryaamo baa dhulka kor uga soo bixi jirtay , oo waraabin jirtay dhulka dushiisa oo dhan .

(src)="b.GEN.2.7.1"> እግዚአብሔር አምላክም ሰውን ከምድር አፈር አበጀው ፤ በአፍንጫውም የሕይወት እስትንፋስን እፍ አለበት ፤ ሰውም ሕያው ነፍስ ያለው ሆነ ።
(trg)="b.GEN.2.7.1"> Rabbiga Ilaah ahuna nin buu ka sameeyey ciidda dhulka , dulalka sankiisana wuxuu kaga afuufay neeftii nolosha ; ninkiina wuxuu noqday naf nool .

(src)="b.GEN.2.8.1"> እግዚአብሔር አምላክም በምሥራቅ በዔድን ገነትን ተከለ የፈጠረውንም ሰው ከዚያው አኖረው ።
(trg)="b.GEN.2.8.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu beer buu ka beeray xagga bari ee Ceeden ; oo halkaasuuna geeyey ninkii uu sameeyey .

(src)="b.GEN.2.9.1"> እግዚአብሔር አምላክም ለማየት ደስ የሚያሰኘውን ፥ ለመብላትም መልካም የሆነውን ዛፍ ሁሉ ከምድር አበቀለ ፤ በገነትም መካከል የሕይወትን ዛፍ ፥ መልካምንና ክፉን የሚያስታውቀውንም ዛፍ አበቀለ ።
(trg)="b.GEN.2.9.1"> Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu dhulka ka soo bixiyey geed kasta oo indhaha u roon , oo cunto ku wanaagsan ; beerta dhexdeedana wuxuu ka soo bixiyey geedkii nolosha iyo geedkii aqoonta wanaagga iyo xumaanta .

(src)="b.GEN.2.10.1"> ወንዝም ገነትን ያጠጣ ዘንድ ከዔድን ይወጣ ነበር ፤ ከዚያም ለአራት ክፍል ይከፈል ነበር ።
(trg)="b.GEN.2.10.1"> Ceedenna webi baa ka baxay inuu beerta waraabiyo ; halkaasuuna ku kala qaybsamay , wuxuuna noqday afar madax .

(src)="b.GEN.2.11.1"> የአንደኛው ወንዝ ስም ፊሶን ነው ፤ እርሱም ወርቅ የሚገኝበትን የኤውላጥ ምድርን ይከብባል ፤ የዚያም ምድር ወርቅ ጥሩ ነው ፤
(trg)="b.GEN.2.11.1"> Kan kowaad magiciisu wuxuu ahaa Fiishoon : kaasu waa kan ku wareegsan dhulka Xawiilaah oo dhan , meeshaas oo dahab leh ;

(src)="b.GEN.2.12.1"> ከዚያም ሉልና የከበረ ድንጋይ ይገኛል ።
(trg)="b.GEN.2.12.1"> oo dahabka dhulkaasu waa wanaagsan yahay : oo meeshaasuna waxay leedahay beduliyum iyo dhagaxyo onika la yidhaahdo .

(src)="b.GEN.2.13.1"> የሁለተኛውም ወንዝ ስም ግዮን ነው ፤ እርሱም የኢትዮጵያን ምድር ሁሉ ይከብባል ።
(trg)="b.GEN.2.13.1"> Webiga labaad magiciisuna waa Giixoon : kaasuna waa kan ku wareegsan dhulka Kuush oo dhan .

(src)="b.GEN.2.14.1"> የሦስተኛውም ወንዝ ስም ጤግሮስ ነው ፤ እርሱም በአሦር ምሥራቅ የሚሄድ ነው ።
(trg)="b.GEN.2.14.1"> Webiga saddexaad magiciisuna waa Xiddeqel : kaasu waa kan Ashuur dhankeeda bari mara .
(trg)="b.GEN.2.14.2"> Webiga afraadna waa Yufraad .

(src)="b.GEN.2.15.1"> አራተኛውም ወንዝ ኤፍራጥስ ነው ። እግዚአብሔር አምላክም ሰውን ወስዶ ያበጃትም ይጠብቃትም ዘንድ በዔድን ገነት አኖረው ።
(trg)="b.GEN.2.15.1"> Rabbiga Ilaah ahuna ninkii wuu kaxeeyey oo wuxuu geeyey beer Ceeden inuu falo oo dhawro .

(src)="b.GEN.2.16.1"> እግዚአብሔር አምላክም ሰውን እንዲህ ብሎ አዘዘው ። ከገነት ዛፍ ሁሉ ትበላለህ ፤
(trg)="b.GEN.2.16.1"> Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu ninkii ku amray isagoo leh , Geed kasta oo beerta ku yaal wax baad ka cuni kartaa :

(src)="b.GEN.2.17.1"> ነገር ግን መልካምንና ክፉን ከሚያስታውቀው ዛፍ አትብላ ፤ ከእርሱ በበላህ ቀን ሞትን ትሞታለህና ።
(trg)="b.GEN.2.17.1"> laakiin geedka aqoonta wanaagga iyo xumaanta waa inaanad waxba ka cunin : waayo , maalintii aad wax ka cuntid hubaal waad dhiman doontaa .

(src)="b.GEN.2.18.1"> እግዚአብሔር አምላክም አለ ። ሰው ብቻውን ይሆን ዘንድ መልካም አይደለም ፤ የሚመቸውን ረዳት እንፍጠርለት ።
(trg)="b.GEN.2.18.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu yidhi , Ma wanaagsana in ninku keligiis ahaado ; waxaan u samayn doonaa mid caawisa oo ku habboon .

(src)="b.GEN.2.19.1"> እግዚአብሔር አምላክም የምድር አራዊትንና የሰማይ ወፎችን ሁሉ ከመሬት አደረገ ፤ በምን ስም እንደሚጠራቸውም ያይ ዘንድ ወደ አዳም አመጣቸው ፤ አዳምም ሕያው ነፍስ ላለው ሁሉ በስሙ እንደ ጠራው ስሙ ያው ሆነ ።
(trg)="b.GEN.2.19.1"> Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu ciidda ka sameeyey dugaag kasta oo duurka jooga , iyo haad kasta oo hawada duula ; oo iyagii wuxuu u keenay ninkii , inuu arko wuxuu u bixiyo ; oo wax kastoo ninkii u bixiyey uun kasta oo nool ayaa magiciisii noqday .

(src)="b.GEN.2.20.1"> አዳምም ለእንስሳት ሁሉ ፥ ለሰማይ ወፎችም ሁሉ ፥ ለምድር አራዊትም ሁሉ ስም አወጣላቸው ፤ ነገር ግን ለአዳም እንደ እርሱ ያለ ረዳት አልተገኘለትም ነበር ።
(trg)="b.GEN.2.20.1"> Oo ninkii baa magacyo u bixiyey xoolaha oo dhan , iyo haadda hawada , iyo dugaag kasta oo duurka jooga , laakiin ninkii looma helin mid caawisa oo ku habboon .

(src)="b.GEN.2.21.1"> እግዚአብሔር አምላክም በአዳም ከባድ እንቅልፍን ጣለበት ፥ አንቀላፋም ፤ ከጎኑም አንዲት አጥንትን ወስዶ ስፍራውን በሥጋ ዘጋው ።
(trg)="b.GEN.2.21.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu hurdo weyn buu ku riday ninkii , kolkaasuu gam ' ay ; kolkaasuu wuxuu ka bixiyey feedhihiisii middood , meesheediina hilib buu ku awday .

(src)="b.GEN.2.22.1"> እግዚአብሔር አምላክም ከአዳም የወሰዳትን አጥንት ሴት አድርጎ ሠራት ፤ ወደ አዳምም አመጣት ።
(trg)="b.GEN.2.22.1"> Oo feedhii Rabbiga Ilaah ahu ka bixiyey ninka ayuu naag ka sameeyey , oo wuxuu iyadii u keenay ninkii .

(src)="b.GEN.2.23.1"> አዳምም አለ ። ይህች አጥንት ከአጥንቴ ናት ፥ ሥጋም ከሥጋዬ ናት ፤ እርስዋ ከወንድ ተገኝታለችና ሴት ትባል ።
(trg)="b.GEN.2.23.1"> Ninkiina wuxuu yidhi , Tanu hadda waa laf ka mid ah lafahayga , iyo hilib ka mid ah hilibkayga : waxaa iyada loogu yeedhi doonaa Naag , maxaa yeelay , iyada waxaa laga soo saaray Nin .

(src)="b.GEN.2.24.1"> ስለዚህ ሰው አባቱንና እናቱን ይተዋል ፥ በሚስቱም ይጣበቃል ፤ ሁለቱም አንድ ሥጋ ይሆናሉ ።
(trg)="b.GEN.2.24.1"> Sidaas daraaddeed nin wuxuu ka tegayaa aabbihiis iyo hooyadiis , wuxuuna la joogayaa naagtiisa : oo waxay noqonayaan isku jidh.Oo labadooduba way qaawanaayeen , ninka iyo naagtiisuba , mana ay xishoonaynin .

(src)="b.GEN.2.25.1"> አዳምና ሚስቱ ሁለቱም ዕራቁታቸውን ነበሩ ፥ አይተፋፈሩም ነበር ።
(trg)="b.GEN.2.25.1"> Oo labadooduba way qaawanaayeen , ninka iyo naagtiisuba , mana ay xishoonaynin .

(src)="b.GEN.3.1.1"> እባብም እግዚአብሔር አምላክ ከፈጠረው ከምድር አውሬ ሁሉ ይልቅ ተንኰለኛ ነበረ ። ሴቲቱንም ። በውኑ እግዚአብሔር ከገነት ዛፍ ሁሉ እንዳትበሉ አዝዞአልን ? አላት ።
(trg)="b.GEN.3.1.1"> Haddaba abeesadu way ugu khiyaano badnayd bahal kasta ee duurka jooga oo Rabbiga Ilaah ahu sameeyey .
(trg)="b.GEN.3.1.2"> Oo waxay naagtii ku tidhi , Ilaah miyuu idinku yidhi , Waa inaydnaan waxba ka cunin geed kasta oo beerta ku yaal ?

(src)="b.GEN.3.2.1"> ሴቲቱም ለእባቡ አለችው ። በገነት ካለው ከዛፍ ፍሬ እንበላለን ፤
(trg)="b.GEN.3.2.1"> Naagtiina waxay abeesadii ku tidhi , Midhaha geedaha beerta waannu cuni karnaa ;

(src)="b.GEN.3.3.1"> ነገር ግን በገነት መካከል ካለው ከዛፉ ፍሬ ፥ እግዚአብሔር አለ ። እንዳትሞቱ ከእርሱ አትብሉ አትንኩትም ።
(trg)="b.GEN.3.3.1"> laakiinse midhaha geedka beerta dhexdeeda ku yaal , Ilaah wuxuu nagu yidhi , Waa inaydnaan waxba ka cunin , ama aydnaan taaban , yeydnan dhimanine .

(src)="b.GEN.3.4.1"> እባብም ለሴቲቱ አላት ። ሞትን አትሞቱም ፤
(trg)="b.GEN.3.4.1"> Abeesadiina waxay naagtii ku tidhi , Ma dhiman doontaan ;

(src)="b.GEN.3.5.1"> ከእርስዋ በበላችሁ ቀን ዓይኖቻችሁ እንዲከፈቱ እንደ እግዚአብሔርም መልካምንና ክፉን የምታውቁ እንድትሆኑ እግዚአብሔር ስለሚያውቅ ነው እንጂ ።
(trg)="b.GEN.3.5.1"> waayo , Ilaah wuxuu og yahay in maalinta aad cuntaan ay indhihiinnu furmi doonaan , oo aad noqon doontaan sida Ilaah oo kale , idinkoo kala garanaya wanaagga iyo xumaanta .

(src)="b.GEN.3.6.1"> ሴቲቱም ዛፉ ለመብላት ያማረ እንደ ሆነ ፥ ለዓይንም እንደሚያስጎመጅ ፥ ለጥበብም መልካም እንደ ሆነ አየች ፤ ከፍሬውም ወሰደችና በላች ፤ ለባልዋም ደግሞ ሰጠችው እርሱም ከእርስዋ ጋር በላ ።
(trg)="b.GEN.3.6.1"> Oo markii naagtii aragtay in geedkii cunto ku wanaagsan yahay , oo indhaha u roon yahay , oo uu yahay geed caqli lagu yeesho , ayay midho ka qaadatay , oo cuntay ; ninkeedii la joogayna wax bay ka siisay , oo isagiina wuu cunay .

(src)="b.GEN.3.7.1"> የሁለቱም ዓይኖች ተከፈቱ ፥ እነርሱም ዕራቁታቸውን እንደ ሆኑ አወቁ ፤ የበለስንም ቅጠሎች ሰፍተው ለእነርሱ ለራሳቸው ግልድም አደረጉ ።
(trg)="b.GEN.3.7.1"> Oo labadoodiiba indhahoodii way furmeen , oo waxay garteen inay qaawan yihiin ; waxayna isku tosheen caleemo berde , oo ay gunti ka samaysteen .

(src)="b.GEN.3.8.1"> እነርሱም ቀኑ በመሸ ጊዜ የእግዚአብሔርን የአምላክን ድምፅ ከገነት ውስጥ ሲመላለስ ሰሙ ፤ አዳምና ሚስቱም ከእግዚአብሔር ከአምላክ ፊት በገነት ዛፎች መካከል ተሸሸጉ ።
(trg)="b.GEN.3.8.1"> Oo waxay maqleen codkii Rabbiga Ilaaha ah , isagoo beerta dhex socda kolkii maalintu qaboobayd : oo ninkii iyo naagtiisii way iska qariyeen Ilaah , oo waxay ku dhuunteen geedihii beerta dhexdooda .

(src)="b.GEN.3.9.1"> እግዚአብሔር አምላክም አዳምን ጠርቶ ። ወዴት ነህ ? አለው ።
(trg)="b.GEN.3.9.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu wuu u yeedhay ninkii , oo wuxuu ku yidhi , Xaggee baad joogtaa ?

(src)="b.GEN.3.10.1"> እርሱም አለ ። በገነት ድምፅህን ሰማሁ ፤ ዕራቁቴንም ስለ ሆንሁ ፈራሁ ፥ ተሸሸግሁም ።
(trg)="b.GEN.3.10.1"> Isagiina wuxuu yidhi , Codkaagaan beerta ka dhex maqlay , waanan cabsaday , maxaa yeelay , waan qaawanaa ; oo waan isqariyey .

(src)="b.GEN.3.11.1"> እግዚአብሔርም አለው ። ዕራቁትህን እንደ ሆንህ ማን ነገረህ ? ከእርሱ እንዳትበላ ካዘዝሁህ ዛፍ በውኑ በላህን ?
(trg)="b.GEN.3.11.1"> Kolkaasuu ku yidhi , Yaa kuu sheegay inaad qaawan tahay ?
(trg)="b.GEN.3.11.2"> Miyaad wax ka cuntay geedkii aan kugu amray inaadan wax ka cunin ?

(src)="b.GEN.3.12.1"> አዳምም አለ ። ከእኔ ጋር እንድትሆን የሰጠኸኝ ሴት እርስዋ ከዛፉ ሰጠችኝና በላሁ ።
(trg)="b.GEN.3.12.1"> Ninkiina wuxuu yidhi , Naagtii aad i siisay inay ila joogto ayaa geedkii wax iga siisay , oo anna waan cunay .

(src)="b.GEN.3.13.1"> እግዚአብሔር አምላክም ሴቲቱን ። ይህ ያደረግሽው ምንድር ነው ? አላት ። ሴቲቱም አለች ። እባብ አሳተኝና በላሁ ።
(trg)="b.GEN.3.13.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu naagtii ku yidhi , Waa maxay waxan aad samaysay ?
(trg)="b.GEN.3.13.2"> Naagtiina waxay tidhi , Abeesadaa i khiyaanaysay oo anna waan cunay .

(src)="b.GEN.3.14.1"> እግዚአብሔር አምላክም እባቡን አለው ። ይህን ስላደረግህ ከእንስሳት ከምድር አራዊትም ሁሉ ተለይተህ አንተ የተረገምህ ትሆናለህ ፤ በሆድህም ትሄዳለህ ፥ አፈርንም በሕይወትህ ዘመን ሁሉ ትበላለህ ።
(trg)="b.GEN.3.14.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu abeesadii ku yidhi , Waxan aad samaysay aawadiis waad ka habaaran tahay xoolaha oo dhan , iyo dugaag kasta oo duurka jooga ; waxaanad ku socon doontaa boggaaga , ciid baanad cuni doontaa maalmaha cimrigaaga oo dhan :

(src)="b.GEN.3.15.1"> በአንተና በሴቲቱ መካከል ፥ በዘርህና በዘርዋም መካከል ጠላትነትን አደርጋለሁ ፤ እርሱ ራስህን ይቀጠቅጣል ፥ አንተም ሰኰናውን ትቀጠቅጣለህ ።
(trg)="b.GEN.3.15.1"> oo colaad baan idin dhex dhigi doonaa adiga iyo naagta , iyo farcankaaga iyo farcankeeda ; oo madaxaaguu burburin doonaa , adiguna cedhibtiisaad burburin doontaa .

(src)="b.GEN.3.16.1"> ለሴቲቱም አለ ። በፀነስሽ ጊዜ ጭንቅሽን እጅግ አበዛለሁ ፤ በጭንቅ ትወልጃለሽ ፤ ፈቃድሽም ወደ ባልሽ ይሆናል ፥ እርሱም ገዥሽ ይሆናል ።
(trg)="b.GEN.3.16.1"> Naagtiina wuxuu ku yidhi , Dhibtaada iyo wallacaaga aad baan u badin doonaa ; oo dhib baad carruur ku dhali doontaa ; oo waxay doonistaadu ahaan doontaa ninkaaga , wuuna kuu talin doonaa .

(src)="b.GEN.3.17.1"> አዳምንም አለው ። የሚስትህን ቃል ሰምተሃልና ፥ ከእርሱ እንዳትበላ ካዘዝሁህ ዛፍም በልተሃልና ምድር ከአንተ የተነሣ የተረገመች ትሁን ፤ በሕይወት ዘመንህም ሁሉ በድካም ከእርስዋ ትበላለህ ፤
(trg)="b.GEN.3.17.1"> Aadanna wuxuu ku yidhi , Codkii naagtaadaad maqashay oo waxaad wax ka cuntay geedkii aan kugu amray , anigoo leh , Waa inaadan waxba ka cunin , sidaas daraaddeed dhulku waa habaaran yahay adiga aawadaa ; maalmaha cimrigaaga oo dhanna dhibaataad wax kaga cuni doontaa .

(src)="b.GEN.3.18.1"> እሾህንና አሜከላን ታበቅልብሃለች ፤ የምድርንም ቡቃያ ትበላለህ ።
(trg)="b.GEN.3.18.1"> Qodxan iyo yamaarugna waa kaaga soo bixi doonaan , waxaanad cuni doontaa geedaha yaryar oo duurka .

(src)="b.GEN.3.19.1"> ወደ ወጣህበት መሬት እስክትመለስ ድረስ በፊትህ ወዝ እንጀራን ትበላለህ ፤ አፈር ነህና ፥ ወደ አፈርም ትመለሳለህና ።
(trg)="b.GEN.3.19.1"> Wejigaagoo dhididsan baad wax cuni doontaa , ilaa aad dhulka ku noqotid ; maxaa yeelay , dhulkaa lagaa qaaday ; waayo , ciid baad tahay , ciid baadna ku noqon doontaa .

(src)="b.GEN.3.20.1"> አዳምም ለሚስቱ ሔዋን ብሎ ስም አወጣ ፥ የሕያዋን ሁሉ እናት ናትና ።
(trg)="b.GEN.3.20.1"> Ninkiina wuxuu naagtiisii u bixiyey Xaawa , maxaa yeelay , waxay ahayd hooyadii waxa nool oo dhan .

(src)="b.GEN.3.21.1"> እግዚአብሔር አምላክም ለአዳምና ለሚስቱ የቁርበትን ልብስ አደረገላቸው ፥ አለበሳቸውም ።
(trg)="b.GEN.3.21.1"> Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu Aadan iyo naagtiisii u sameeyey dhar harag ah , wuuna u xidhay iyagii .

(src)="b.GEN.3.22.1"> እግዚአብሔር አምላክም አለ ። እነሆ አዳም መልካምንና ክፉን ለማወቅ ከእኛ እንደ አንዱ ሆነ ፤ አሁንም እጁን እንዳይዘረጋ ፥ ደግሞም ከሕይወት ዛፍ ወስዶ እንዳይበላ ፥ ለዘላለምም ሕያው ሆኖ እንዳይኖር ፤
(trg)="b.GEN.3.22.1"> Oo Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu yidhi , Ninku wuxuu noqday sidii mid innaga mid ah , isagoo garanaya wanaagga iyo xumaanta ; oo haatan , waaba intaasoo uu gacantiisa soo fidiyaa , oo uu wax ka qaataa geedka nolosha , oo uu cunaa oo uu weligiis noolaadaa :

(src)="b.GEN.3.23.1"> ስለዚህ እግዚአብሔር አምላክ ከዔድን ገነት አስወጣው ፥ የተገኘባትን መሬት ያርስ ዘንድ ።
(trg)="b.GEN.3.23.1"> sidaas daraaddeed Ilaah isaga wuu ka saaray Beer Ceeden , si uu u beerto dhulkii isaga laga soo qaaday.Kolkaasuu ninkii eryay ; Beer Ceeden barigeedana wuxuu taagay Keruubiim , iyo seef ololaysa , oo dhan walba u jeesanaysa , si ay u dhawrto jidka geedka nolosha .

(src)="b.GEN.3.24.1"> አዳምንም አስወጣው ፥ ወደ ሕይወት ዛፍ የሚወስደውንም መንገድ ለመጠበቅ ኪሩቤልንና የምትገለባበጥ የነበልባል ሰይፍን በዔድን ገነት ምሥራቅ አስቀመጠ ።
(trg)="b.GEN.3.24.1"> Kolkaasuu ninkii eryay ; Beer Ceeden barigeedana wuxuu taagay Keruubiim , iyo seef ololaysa , oo dhan walba u jeesanaysa , si ay u dhawrto jidka geedka nolosha .

(src)="b.GEN.4.1.1"> አዳምም ሚስቱን ሔዋንን አወቀ ፤ ፀነሰችም ፥ ቃየንንም ወለደች ። እርስዋም ። ወንድ ልጅ ከእግዚአብሔር አገኘሁ አለች ።
(trg)="b.GEN.4.1.1"> Ninkiina naagtiisii Xaawa ahayd buu u tegey ; wayna uuraysatay , oo Qaabiil bay dhashay , oo waxay tidhi , Wiil baan ku helay Rabbiga caawimaaddiisa .

(src)="b.GEN.4.2.1"> ደግሞም ወንድሙን አቤልን ወለደች ። አቤልም በግ ጠባቂ ነበረ ፤ ቃየንም ምድርን የሚያርስ ነበረ ።
(trg)="b.GEN.4.2.1"> Dabadeedna waxay dhashay walaalkiis Haabiil .
(trg)="b.GEN.4.2.2"> Haabiilna wuxuu ahaa adhijir , laakiin Qaabiil wuxuu ahaa beerfale .

(src)="b.GEN.4.3.1"> ከብዙ ቀን በኋላም ቃየን ከምድር ፍሬ ለእግዚአብሔር መሥዋዕትን አቀረበ ፤
(trg)="b.GEN.4.3.1"> Maalmo dabadeed waxay noqotay in Qaabiil qurbaan ahaan Rabbiga ugu keenay midhihii dhulka .

(src)="b.GEN.4.4.1"> አቤልም ደግሞ ከበጎቹ በኵራትና ከስቡ አቀረበ ። እግዚአብሔርም ወደ አቤልና ወደ መሥዋዕቱ ተመለከተ ፤
(trg)="b.GEN.4.4.1"> Haabiilna wuxuu wax uga keenay curadyadii adhigiisa iyo baruurtoodiiba .
(trg)="b.GEN.4.4.2"> Rabbiguna wuu eegay Haabiil iyo qurbaankiisii ;

(src)="b.GEN.4.5.1"> ወደ ቃየንና ወደ መሥዋዕቱ ግን አልተመለከተም ። ቃየንም እጅግ ተናደደ ፊቱም ጠቆረ ።
(trg)="b.GEN.4.5.1"> laakiinse Qaabiil iyo qurbaankiisii Rabbigu ma uu eegin .
(trg)="b.GEN.4.5.2"> Qaabiilna aad buu u cadhooday , wejigiisiina wuu madoobaaday .

(src)="b.GEN.4.6.1"> እግዚአብሔርም ቃየንን አለው ። ለምን ተናደድህ ? ለምንስ ፊትህ ጠቆረ ?
(trg)="b.GEN.4.6.1"> Oo Rabbigu wuxuu ku yidhi Qaabiil , Maxaad u cadhoonaysaa ?
(trg)="b.GEN.4.6.2"> Maxaase wejigaagu u madoobaaday ?

(src)="b.GEN.4.7.1"> መልካም ብታደርግ ፊትህ የሚበራ አይደለምን ? መልካም ባታደርግ ግን ኃጢአት በደጅ ታደባለች ፤ ፈቃድዋም ወደ አንተ ነው ፥ አንተ ግን በእርስዋ ንገሥባት ።
(trg)="b.GEN.4.7.1"> Haddaad wax wanaagsan samaysid , sow laguma aqbaleen ?
(trg)="b.GEN.4.7.2"> Haddaadan wax wanaagsan samaynse , dembi illinkuu kuugu gabbanayaa ; doonistiisuna aday noqon doontaa , adiguna waa inaad xukuntid isaga .

(src)="b.GEN.4.8.1"> ቃየንም ወንድሙን አቤልን ። ና ወደ ሜዳ እንሂድ አለው ። በሜዳም ሳሉ ቃየን በወንድሙ በአቤል ላይ ተነሣበት ፥ ገደለውም ።
(trg)="b.GEN.4.8.1"> Qaabiilna wuxuu ku yidhi walaalkiis Haabiil , Ina keen , aynu duurka tagnee .
(trg)="b.GEN.4.8.2"> Waxaana dhacday , markii ay duurka joogeen , in Qaabiil walaalkiis Haabiil ku kacay oo dilay isagii .

(src)="b.GEN.4.9.1"> እግዚአብሔርም ቃየንን አለው ። ወንድምህ አቤል ወዴት ነው ? እርሱም አለ ። አላውቅም ፤ የወንድሜ ጠባቂው እኔ ነኝን ?
(trg)="b.GEN.4.9.1"> Rabbiguna wuxuu Qaabiil ku yidhi , Walaalkaa Haabiil meeh ?
(trg)="b.GEN.4.9.2"> Kolkaasuu yidhi , Ma aqaan : ma anigaa ah walaalkay ilaaliyihiisa ?

(src)="b.GEN.4.10.1"> አለውም ። ምን አደረግህ ? የወንድምህ የደሙ ድምፅ ከምድር ወደ እኔ ይጮኻል ።
(trg)="b.GEN.4.10.1"> Kolkaasaa Ilaah ku yidhi , Maxaad samaysay ?
(trg)="b.GEN.4.10.2"> Codkii dhiiggii walaalkaa ayaa dhulka iiga dhawaaqayaye .

(src)="b.GEN.4.11.1"> አሁንም የወንድምህን ደም ከእጅህ ለመቀበል አፍዋን በከፈተች በምድር ላይ አንተ የተረገምህ ነህ ።
(trg)="b.GEN.4.11.1"> Oo haatan waad ka habaaran tahay dhulkii afkiisa u kala qaaday si uu dhiiggii walaalkaa gacantaada uga helo .

(src)="b.GEN.4.12.1"> ምድርንም ባረስህ ጊዜ እንግዲህ ኃይልዋን አትሰጥህም ፤ በምድርም ላይ ኰብላይና ተቅበዝባዥ ትሆናለህ ።
(trg)="b.GEN.4.12.1"> Kolkii aad dhulka beeratid , wax badan kuuma dhali doono .
(trg)="b.GEN.4.12.2"> Waxaad dhulka ku noqon doontaa mid carcarara oo warwareega .

(src)="b.GEN.4.13.1"> ቃየንም እግዚአብሔርን አለው ። ኃጢአቴ ልሸከማት የማልችላት ታላቅ ናት ።
(trg)="b.GEN.4.13.1"> Qaabiilna wuxuu Rabbiga ku yidhi , Taqsiirtaydu waa ka sii badan tahay wax aan qaadi karo .

(src)="b.GEN.4.14.1"> እነሆ ዛሬ ከምድር ፊት አሳደድኸኝ ፤ ከፊትህም እሰወራለሁ ፤ በምድርም ላይ ኰብላይና ተቅበዝባዥ እሆናለሁ ፤ የሚያገኘኝም ሁሉ ይገድለኛል ።
(trg)="b.GEN.4.14.1"> Bal eeg , maanta dhulkaad iga eriday , wejigaagana waan ka qarsoonaan doonaa , waxaanan dhulka ku noqon doonaa mid carcarara oo warwareega ; waxaana dhici doonta in kii i arkaaba i dili doono .

(src)="b.GEN.4.15.1"> እግዚአብሔርም እርሱን አለው ። እንግዲህ ቃየንን የገደለ ሁሉ ሰባት እጥፍ ይበቀልበታል ። እግዚአብሔርም ቃየንን ያገኘው ሁሉ እንዳይገድለው ምልክት አደረገለት ።
(trg)="b.GEN.4.15.1"> Oo Rabbigu wuxuu ku yidhi isagii , Sidaas daraaddeed ku alla kii dila Qaabiil , waxaa looga aargudan doonaa toddoba labanlaab .
(trg)="b.GEN.4.15.2"> Rabbiguna calaamad buu u sameeyey Qaabiil , si aanu ku alla kii arkaaba u dilin .

(src)="b.GEN.4.16.1"> ቃየንም ከእግዚአብሔር ፊት ወጣ ፤ ከዔድንም ወደ ምሥራቅ በኖድ ምድር ተቀመጠ ።
(trg)="b.GEN.4.16.1"> Qaabiilna Rabbiga hortiisuu ka tegey , oo wuxuu degay dalkii la odhan jiray Nood , oo xagga bari oo Ceeden ku yiil .

(src)="b.GEN.4.17.1"> ቃየንም ሚስቱን አወቀ ፤ ፀነሰችም ፥ ሄኖሕንም ወለደች ። ከተማም ሠራ ፥ የከተማይቱንም ስም በልጁ ስም ሄኖሕ አላት ።
(trg)="b.GEN.4.17.1"> Qaabiilna naagtiisuu u tegey ; wayna uuraysatay , oo waxay dhashay Enoog .
(trg)="b.GEN.4.17.2"> Wuxuuna dhisay magaalo , oo magaaladiina wuxuu ku magacaabay magicii wiilkiisii Enoog .

(src)="b.GEN.4.18.1"> ሄኖሕም ጋይዳድን ወለደ ፤ ጋይዳድም ሜኤልን ወለደ ፤ ሜኤልም ማቱሣኤልን ወለደ ፤ ማቱሣኤልም ላሜሕን ወለደ ።
(trg)="b.GEN.4.18.1"> Enoogna waxaa u dhashay Ciiraad , Ciiraadna wuxuu dhalay Mexuuya ' el , Mexuuya ' elna wuxuu dhalay Metuusha ' el , Metuusha ' elna wuxuu dhalay Lameg .

(src)="b.GEN.4.19.1"> ላሜሕም ለራሱ ሁለት ሚስቶችን አገባ ፤ የአንዲቱ ስም ዓዳ ፥ የሁለተኛይቱ ስም ሴላ ነበረ ።
(trg)="b.GEN.4.19.1"> Lamegna wuxuu guursaday laba naagood ; mid magaceedu wuxuu ahaa Caadah , tan kalena magaceedu wuxuu ahaa Sillah .

(src)="b.GEN.4.20.1"> ዓዳም ያባልን ወለደች ፤ እርሱም በድንኳን የሚቀመጡት የዘላኖች አባት ነበረ ።
(trg)="b.GEN.4.20.1"> Caadahna waxay dhashay Yaabaal : isna wuxuu ahaa aabbihii kuwa teendhooyinka deggan oo xoolaha leh .