# so/abduh.xml.gz
# zh/jian.xml.gz
(src)="s1.1"> Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista .
(trg)="s1.1"> 奉至仁至慈的真主之名
(src)="s1.2"> Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah ( Koonka ) .
(trg)="s1.2"> 一切赞颂全归真主 , 众世界 的主 ,
(src)="s1.3"> Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista .
(trg)="s1.3"> 至仁至慈的主 ,
(src)="s1.4"> Ee hanta maalinta abaalmarinta ( Qiyaamada ) .
(trg)="s1.4"> 报应日的主 ,
(src)="s1.5"> adiga unbaan ku caabudaynaa , adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa ( Eebow ) .
(trg)="s1.5"> 我们只崇拜你 , 只求你祐助
(src)="s1.6"> ee nagu hanuuni jidka toosan ( Xaqa ) .
(trg)="s1.6"> 求你引领我们正路 ,
(src)="s1.7"> Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna .
(trg)="s1.7"> 你所祐助者的路 , 不是受谴怒者的路 , 也不是迷误者的路 。
(src)="s2.1"> Aad baa Macnaheeda looga hadlay , waxaana la sheegay inay magaca suuradda tahay , ama ay ku tusin Muejisadda Quraanka , Eebe unbaa waa la dhahaa .
(trg)="s2.1"> 艾列弗 , 俩目 , 米目 。
(src)="s2.2"> Kitaabkaas ( Quraanka ) shaki kuma jiro Hanuunbaana ugu sugan kuwa dhawrsada .
(trg)="s2.2"> 这部经 , 其中毫无可疑 , 是敬畏者的向导 。
(src)="s2.3"> ee ah kuwa rumeeya waxan la arkayn ( ee xaq ah ) oogana Salaadda , waxaan ku arzaaqnayna wax ka bixiya .
(trg)="s2.3"> 他们确信幽玄 , 谨守拜功 , 并分舍我所给与他们的 。
(src)="s2.4"> ee ah kuwa rumeeya waxa lagugu dajiyey Nabiyow , iyo wixii la dajiyey horay , Aakhirana yaqiinin .
(trg)="s2.4"> 他们确信降示你的经典 , 和在你以前降示的经典 , 并且笃信後世 。
(src)="s2.5"> kuwaasi hanuun Eebe yey ku suganyihiin , kuwaasina waa uun kuwa liibaanay .
(trg)="s2.5"> 这等人 , 是遵守他们的主的正道的 ; 这等人 , 确是成功的 。
(src)="s2.6"> kuwii Gaaloobay waxaa isugumid ah udigtayaa iyo umaadan diginaa mana rumeeyaan ( xaqa ) .
(trg)="s2.6"> 不信道者 , 你对他们加以警告与否 , 这在他们是一样的 , 他们毕竟不信道 。
(src)="s2.7"> Lebaa daabacay Quluubtooda iyo Maqalkooda. aragoodana wuxuu yeeley Dabool waxaana u sugnaaday Cadaab weyn .
(trg)="s2.7"> 真主已封闭他们的心和耳 , 他们的眼上有翳膜 ; 他们将受重大的刑罚 。
(src)="s2.8"> Dadka waxaa ka mid ah kuwo dhihi waxaan rumeynay Eebe iyo maalintii dambaysay ( Qiyaamada ) haddana aan Mu 'miniin ahyn .
(trg)="s2.8"> 有些人说 : 我们已信真主和末日了 。 其实 , 他们绝不是信士 。
(src)="s2.9"> waxay khiyaameyn Eebe iyo kuwa ( Xaqa ) rumeeyey naftooda ahayn mase kasayaan .
(trg)="s2.9"> 他们想欺瞒真主和信士 , 其实 , 他们只是自欺 , 却不觉悟 。
(src)="s2.10"> Quluubtay ka bukaan markaasaa Eebe u siyaadiyay Cuduro waxayna mudan Cadaab daran Beentoodii Darteed .
(trg)="s2.10"> 他们的心里有病 , 故真主增加他们的心病 ; 他们将为说谎而遭受重大的刑罚 。
(src)="s2.11"> marka lagu dhoho ha fasaadinina dhulka waxay dhahaan annagu waxaan uun nahay Hagaajiyayaal .
(trg)="s2.11"> 有人对他们说 : 你们不要在地方上作恶 。 他们就说 : 我们只是调解的人 。
(src)="s2.12"> iyaga unbaa fasaadiyayaal ah hasa yeeshee ma kasayaan .
(trg)="s2.12"> 真的 , 他们确是作恶者 , 但他们不觉悟 。
(src)="s2.13"> marka lagu dhaho rumeeya sida Dadku u rumeeyey waxay dhihi mawaxaannu u rumayn sida sufahada ( Caqli gaabka ) , waxaase sufaha ah iyaga uun laakiin ma oga .
(trg)="s2.13"> 有人对他们说 : 你们应当象众人那样信道 。 他们就说 : 我们能象愚人那样轻信吗 ? 真的 , 他们确是愚人 , 但他们不知道 。
(src)="s2.14"> markay la kulmaan kuwa ru-meeyey ( Xaqa ) waxay dhihi waan rumaynay , markay la kaliyoobaan shaydaamiidana waxay dhahaan annagu waan idinla Jirraa , ee waxaan ahayn uun kuwa ku jees jeesa ( Mu 'miniinta ) .
(trg)="s2.14"> 他们遇见信士们就说 : 我们已信道了 。 他们回去见了自己的恶魔 , 就说 : 我们确是你们的同党 , 我们不过是愚弄他们罢了 。
(src)="s2.15"> Eebaa ja abaal marin Jees jeeska , wuxuuna u siyaadin kibirkooda iyo Baadidooda , iyagoo ku dhexwareeri .
(trg)="s2.15"> 真主将用他们的愚弄还报他们 , 将任随他们彷徨於悖逆之中 。
(src)="s2.16"> kuwaase waxay ku gateen haadida hanuunka , mana ribxin ( faa 'iidin ) ganacsigoodu mana hanuunsana .
(trg)="s2.16"> 这等人 , 以正道换取迷误 , 所以他们的交易并未获利 , 他们不是遵循正道的 。
(src)="s2.17"> waxay la mid yihiin mid huriyey Dab , markuu iftiimiyay gaararkoodana yaa Eche la tagay Nuurkoodii ugagana tadax arkayn .
(trg)="s2.17"> 他们譬如燃火的人 , 当火光照亮了他们的四周的时候 , 真主把他们的火光拿去 , 让他们在重重的黑暗中 , 甚麽也看不见 。
(src)="s2.18"> waa Dhaga la 'aan , Hadala 'aan , aragla 'aan , xaqana uma soo noqdaan .
(trg)="s2.18"> ( 他们 ) 是聋的 , 是哑的 , 是瞎的 , 所以他们执迷不悟 。
(src)="s2.19"> wuxuu la midyahay xaalkoodu sidii Roob Samada ka soo degay oo Mugdiyo onkod iyo Hillaac leh , oy yeelayaan Farahooda Dhagahooda hanqadhka ( Danabka ) xaggiisa geeri ka digtooni darteed , Eebana waa koobay Gaalo .
(trg)="s2.19"> 或者如遭遇倾盆大雨者 , 雨里有重重黑暗 , 又有雷和电 , 他们恐怕震死 , 故用手指塞住耳朵 , 以避疾雷 。 真主是周知不信道的人们的 。
(src)="s2.20"> wuxuu u dhawyahay hillaacu ( xaqu ) inuu dafo aragooda , markastoos u Ifo way ku socdaan , markuu ku mugdiyoobana way istaagaan , hadduu Eebe doonana wuxuu la tagaa Maqalkooda iyo Aragooda Eebana wax walba waa karaa ( oos doonoo ) .
(trg)="s2.20"> . 电光几乎夺了他们的视觉 , 每逢电光为他们而照耀的时候 , 他们在电光中前进 ; 黑暗的时候 , 他们就站住 。 假如真主意欲 , 他必褫夺他们的听觉和视觉 。 真主对於万事确是全能的 。
(src)="s2.21"> Dadow caabuda Echihiinna idin abuuray idinka iyo kuwii idinka horrecyey , waxaadna mudataan inaad dhowrsataan .
(trg)="s2.21"> 众人啊 ! 你们的主 , 创造了你们 , 和你们以前的人 , 你们当崇拜他 , 以便你们敬畏 。
(src)="s2.22"> Eebaha Dhulka idiin ka yeelay Gogol , Samadana dhismo , idiinkanasoo dajiyey Samada Biyo , kuna soo bixiyey Midho si laydiinku arzuqo ee hayeelina Eebe kuwa la mid ah idiinkoo og .
(trg)="s2.22"> 他以大地为你们的席 , 以天空为你们的幕 , 并且从云中降下雨水 , 而借雨水生许多果实 , 做你们的给养 , 所以你们不要明知故犯地给真主树立匹敌 。
(src)="s2.23"> haddaad shakisantihiin waxaan ku dejinay addoonkanaga ( Nabiga ) keena Suurad la mid ah , una yeedha markhaatiyadin ( kaalmeeyayaashiinna ) ee Eebe ka soo hadhay haddaad runlowtihiin .
(trg)="s2.23"> 如果你们怀疑我所降示给我的仆人的经典 , 那末 , 你们试拟作一章 , 并舍真主而祈祷你们的见证 , 如果你们是诚实的 。
(src)="s2.24"> haddaydaan falin mana falaysaane ka dhawrsada Naar lagu shido Dadka iyo Dhagaxa , loona darbay gaalada .
(trg)="s2.24"> 如果你们不能作 ─ ─ 你们绝不能作 ─ ─ 那末 , 你们当防备火狱 , 那是用人和石做燃料的 , 已为不信道的人们预备好了 。
(src)="s2.25"> ugu bishaaree kuwa rumeeyey ( xaqa ) Camal fiicanna falay inay mudan Janooyin ay socoto dhexdeeda Wabiyaalkii , markastoo laga arxaaqo xaggeeda midho waxay dhahaan kani waa kii horay naloogu arzuqay , waxaa la siiyey isagoo isu eg ( araga ) waxayna dhexdeeda ku leeyihiin Haween ( Janno ) oo nadiif ah , dhexdeedana way ku waari .
(trg)="s2.25"> 你当向信道而行善的人报喜 ; 他们将享有许多下临诸河的乐园 , 每当他们得以园里的一种水果为给养的时候 , 他们都说 : 这是我们以前所受赐的 。 其实 , 他们所受赐的是类似的 。 他们在乐园里将享有纯洁的配偶 , 他们将永居其中 。
(src)="s2.26"> Eebe kama xishoodo ( reebtoonaado ) inuu tusaale u yeelo kaneeco iyo waxkasareeyaba , kuwa ( xaqa ) ru-meeyeyse waxay ogyihiin inuu xaqyahay ( Quraanku ) kana yimid xagga Eebahood kuwa gaaloobayse waxay dhihi muxuu Eebe ula jeedaatusaalahan , wuxuu ku dhumin Eebe in badan wuxuuna ku hanuunin in badan waxaan faasiqiin ahayna kuma dhumiyo .
(trg)="s2.26"> 真主的确不嫌以蚊子或更小的事物设任何譬喻 ; 信道者 , 都知道那是从他们的主降示的真理 ; 不信道者 , 却说 : 真主设这个譬喻的宗旨是甚麽 ? 他以譬喻使许多人入迷途 , 也以譬喻使许多人上正路 ; 但除悖逆者外 , 他不以譬喻使人入迷途 。
(src)="s2.27"> ee ah kuwa buriya ballanka Eebe intay adkeeyeen ka dib , oo gooya wuxuu faray Eebe in la xidhiidhiyo oo fasaadiya Dhulka kuwaasu waa kuwa khasaaray .
(trg)="s2.27"> 他们与真主缔约之後 , 并断绝真主命人联络的 , 且在地方上作恶 ; 这等人 , 确是亏折的 。
(src)="s2.28"> seed uga gaaloobaysaan Eebe idinkoo ahaa waxaan noolayn , markaas Eebe idin soo noolayn ka dibna xaggiisa laydiin eelin .
(trg)="s2.28"> 你们怎麽不信真主呢 ? 你们原是死的 , 而他以生命赋予你们 , 然後使你们死亡 , 然後使你们复活 ; 然後你们要被召归於他 。
(src)="s2.29"> Eebe waa kan idiin abuuray waxa dhulka ku sugan dhamaan , markaas Samada ahaysiiyey kana dhigay Todobo Samo , Eebe wax walbana waa ogyahay .
(trg)="s2.29"> 他已为你们创造了大地上的一切事物 , 复经营诸天 , 完成了七层天 。 他对於万物是全知的 。
(src)="s2.30"> xus markuu ku yidhi Eebahaa Malaa 'igta waxaan yeeli Dhulka cid u hadha , oyna dheheen ma waxaad yeeli dhexdeeda cid fasaadisa oo kudaadisa dhiig annagoo ku wayneynayna markaasuu yidhi anigu waxaan ogahay waxaydaan ogayn .
(trg)="s2.30"> 当时 , 你的主对众天神说 : 我必定在大地上设置一个代理人 。 他们说 : 我们赞你超绝 , 我们赞你清净 , 你还要在大地上设置作恶和流血者吗 ? 他说 : 我知道你们所不知道的 。
(src)="s2.31"> Eebe wuxuu baray Nabi Aadam magacyada dhammaan , markaasuu u bandhigay Eebe malaa 'igtakuna yidhi 'iiga warama magacyada kuwaas hadaad runlowtihiin .
(trg)="s2.31"> 他将万物的名称 , 都教授阿丹 , 然後以万物昭示众天神 , 说 : 你们把这些事物的名称告诉我吧 , 如果你们是诚实的 。
(src)="s2.32"> waxayna dheheen nasahnidaada Eebow , cilmi malihin waxaad na barto mooyee waxaad tahay adigu wax oge falsan .
(trg)="s2.32"> 他们说 : 赞你超绝 , 除了你所教授我们的知识外 , 我们毫无知识 , 你确是全知的 , 确是至睿的 。
(src)="s2.33"> wuxuuna yidhi Eebe Aadamow uga warran magacyadooda , markuu magacyadooda uga warramay yuu yidhi Eebe miyaanan idiin ku dhihin anigu waxaan ogahay waxa ku maqan Samooyinka. iyo inaan ogahay waxaad muujinaysaan iyo waxaad qarsanaysaan .
(trg)="s2.33"> 他说 : 阿丹啊 ! 你把这些事物的名称告诉他们吧 。 当他把那些事物的名称告诉他们的时候 , 真主说 : 难道我没有对你们说过吗 ? 我的确知道天地的幽玄 , 我的确知道你们所表白的 , 和你们所隐讳的 。
(src)="s2.34"> xus markaan ku nidhi Malaa 'igay u sujuuda Aadam , markaasay sujnudeen Ibliis mooye , wuu diiday wuuna iskibriyay , wuxuuna ka midnoqday galaada .
(trg)="s2.34"> 当时 , 我对众天神说 : 你们向阿丹叩头吧 ! 他们就叩头 , 惟有易卜劣厮不肯 , 他自大 , 他原是不信道的 。
(src)="s2.35"> waxaana nidhi Aadamow dag adida iyo Haweenaydaadu janada , kana cuna xageeda ( cunno ) shifo oo waasac ah meeshaad doontaan hana u dhawaanina geedan oo markaas aad kamid noqotaan daalimiinta .
(trg)="s2.35"> 我说 : 阿丹啊 ! 你和你的妻子同住乐园吧 ! 你们俩可以任意吃园里所有丰富的食物 , 你们俩不要临近这棵树 ; 否则 , 就要变成不义的人 。
(src)="s2.36"> Waxaana ka fogeeyey xagooda Jannada shaydaan wuxuuna ka bixiyey waxay ku sugnaayeen , waxaana ku nidhi ka hoobta Jannada , qaarkiinna dhulka idiinku sugnaaday meel aad ku nagaataan iyo raaxo tan iyo waqti .
(trg)="s2.36"> 然後 , 恶魔使他们俩为那棵树而犯罪 , 遂将他们俩人从所居的乐园中诱出 。 我说 : 你们互相仇视下去吧 。 大地上有你们暂时的住处和享受 。
(src)="s2.37"> waxuuna kala kulmay Aadam xagga Eebe kalimooyin , wuuna ka toobad aqbalay Eebana waa toobad aqbalbadane waana naxariiste .
(trg)="s2.37"> 然後 , 阿丹奉到从主降示的几件诫命 , 主就恕宥了他 。 主确是至宥的 , 确是至慈的 。
(src)="s2.38"> waxaan ku nidhi ka hoobta xaggeeda dhamaantiin , hadduu idiinka yi-maaddo xaggayga hanuun ruuxii raaca hanuunka cabsi korkiisa ma ahaato iyo murug midna .
(trg)="s2.38"> 我说 : 你们都从这里下去吧 ! 我的引导如果到达你们 , 那末 , 谁遵守我的引导 , 谁在将来没有恐惧 , 也不愁 。
(src)="s2.39"> kuwa gaaloobayse oo beeniyey aayaadkanaga , kuwaasu waa chclunaar dhexdeedana way ku waari .
(trg)="s2.39"> 不信道而且否认我的迹象的人 , 是火狱的居民 , 他们将永居其中 。
(src)="s2.40"> Bini Israa 'iilow xusa nicmadayda aan idiinku nicmeeyey , oofiyana ballankaygii aan oofiyo ballankiina , aniga uun igacabsada .
(trg)="s2.40"> 以色列的後裔啊 ! 你们当铭记我所赐你们的恩惠 , 你们当履行对我的约言 , 我就履行对你们的约言 ; 你们应当只畏惧我 。
(src)="s2.41"> rumeeyana waxaan dejiyey isagoo rumayn waxaad haysataan , hana noqonina mid ka gaaloobay quraanka kii ugu horreeyay , hana ku gadanina aayaadkayga qiimo yar ( aduunka ) aniga uun iga dhawrsada .
(trg)="s2.41"> 你们当信我所降示的 , 这能证实你们所有的经典 , 你们不要做首先不信的人 , 不要以廉价出卖我的迹象 , 你们应当只敬畏我 。
(src)="s2.42"> hana ku khaldina xaqa baadilka , ood qarisaan xaqa idinkoo og .
(trg)="s2.42"> 你们不要明知故犯地以伪乱真 , 隐讳真理 。
(src)="s2.43"> ooga salaada , hixiyana sakada , lana rukuuca ( lukada ) .
(trg)="s2.43"> 你们当谨守拜功 , 完纳天课 , 与鞠躬者同齐鞠躬 。
(src)="s2.44"> ma waxaad faraysaan dadka wanaaga od halmaansantihin naftiina idinkoo akhrin Kitaabka miyeydaan wax ka sayn .
(trg)="s2.44"> 你们是读经的人 , 怎麽劝人为善 , 而忘却自身呢 ? 难道你们不了解吗 ?
(src)="s2.45"> kaalmaysta samirka iyo salaadda wayna ku wayn tahay salaaddu ( ku culustahay ) kuwa khushuuca mooyee .
(trg)="s2.45"> 你们当借坚忍和礼拜而求佑助 。 礼拜确是一件难事 , 但对恭敬的人却不难 。
(src)="s2.46"> kuwa citiqaadsan inay la kulmi Echahood xagiisana loo celin .
(trg)="s2.46"> 他们确信自己必定见主 , 必定归主 。
(src)="s2.47"> Bini 'israa 'iillow xusa nicmadeydii aan idiinku nicmeeyey , iyo inaan idinka fadilay caalamkii ( markaas ) .
(trg)="s2.47"> 以色列的後裔啊 ! 你们当铭记我所赐你们的恩典 , 并铭记我曾使你们超越世人 。
(src)="s2.48"> 48 kana dhawrsada maalin aan naf abaalmarinayn naf ( kale ) qiyaamada aan lagana aqbalayn shafeeeo lagana qaadayn ( ogalayn ) furasho loona gargaarayn .
(trg)="s2.48"> 你们当防备将来有这样的一日 : 任何人不能替任何人帮一点忙 , 任何人的说情 , 都不蒙接受 , 任何人的赎金 , 都不蒙采纳 , 他们也不获援助 。
(src)="s2.49"> xusa markaan idinka korinay fircoon iyo colkiisii ce idin dhadhansiin jiray cadaab daran , ayna gawrici jireen wiilashiina ayna dayn jireen gabdhihiina , taasina waxaa ku sugan irntixaam wayn oo Eebihiin .
(trg)="s2.49"> 当时 , 我拯救你们脱离了法老的百姓 。 他们使你们遭受酷刑 ; 屠杀你们的儿子 , 留存你们的女子 ; 这是从你们的主降下的大难 。
(src)="s2.50"> xusa markaan idiin dhanballay badda oon idin korinay oona maanshaynay fircoon iyo colkiisii idinkoo cegaya .
(trg)="s2.50"> 我为你们分开海水 , 拯救了你们 , 并溺杀了法老的百姓 , 这是你们看著的 。
(src)="s2.51"> xusa markaan u yaboohnay ( Nabi ) muuse afartan habeen , markaas aad yeelateen dibi ( aad caabudeen ) gadaashiis idinkoo daalimiin ah .
(trg)="s2.51"> 当时 , 我与穆萨约期四十日 , 在他离别你们之後 , 你们认犊为神 , 你们是不义的 。
(src)="s2.52"> markaas aan idin saamaxnay arrintaas ka dib si aad u mahdisaan .
(trg)="s2.52"> 在那件事之後 , 我恕饶了你们 , 以便你们感谢 。
(src)="s2.53"> xusa markaan siinay ( Nabi ) muusc kitaab iyo kala bixiyc ( xaqa iyo baadilka ) si aad u hanuuntaan .
(trg)="s2.53"> 当时 , 我以经典和证据赏赐穆萨 , 以便你们遵循正道 。
(src)="s2.54"> xusa markuu ( Nabi ) muuse ku yidhi qoonkisa qoonkiisa qoonkayiw waxaad dulmideennaftiina yeelashadiini dibiga ( caabudo ) ee u toobadkeena Eebihiina dilana naftiina , saasaa idinku khayr badan Eebihiin agtiis , markaasu idinka toobad aqbalay maxaa yeelay Eche waa toobad aqbal badane naxariista .
(trg)="s2.54"> 当时 , 穆萨对他的宗族说 : 我的宗族啊 ! 你们确因认犊为神而自欺 , 故你们当向造物主悔罪 , 当处死罪人 。 在真主看来 , 这对於你们确是更好的 。 他就恕宥你们 。 他确是至宥的 , 确是至慈的 。
(src)="s2.55"> xusa markaad dhahdeen muusow kuma rumaynayno intaan ka aragno Eebe si cadaan ah , markaasay idin qabatay qaylo iyo naar idinkoo eegi .
(trg)="s2.55"> 当时 , 你们说 : 穆萨啊 ! 我们绝不信你 , 直到我们亲眼看见真主 。 故疾雷袭击了你们 , 这是你们看著的 。
(src)="s2.56"> markaasaan idin soo bixinay geeridiinii ka dib si aad u mahadisaan .
(trg)="s2.56"> 在你们晕死之後 , 我使你们苏醒 , 以便你们感谢 。
(src)="s2.57"> waxaan idinku haddaynay Daruur , waxaan idinku soo dajinay macaan iyo hilib ( shimbireed ) waxaana idinku nidhi wax ka cuna wanaaggan idiinku arzaaqnay , mana ayan na dulmin , laakiin waxay ahaayeen naftooda uun kuwa dulmiya .
(trg)="s2.57"> 我曾使白云荫蔽你们 , 又降甘露和鹌鹑给你们 。 你们可以吃我所供给你们的佳美食物 。 他们没有损害我 , 但他们自欺 。
(src)="s2.58"> Xusa markaan nidhi gala magaaladan oo kacuna xageeda Meejaad doontaan barwaaqa ah. kana gala irridda idinkoo sujuudsan dhahana ( Eebow ) hoobi ( danbi ) aan idiin dhaafno gafafkiinee. waxaan u siyaadinayna samafalayaasha ( wanaag ) .
(trg)="s2.58"> 当时 , 我说 : 你们进这城市去 , 你们可以随意吃其中所有丰富的食物 。 你们应当鞠躬而进城门 , 并且说 : ` 释我重负 。 ' 我将赦宥你们的种种罪过 , 我要厚报善人 。
(src)="s2.59"> markaasay ku badaleen kuwwi dulmi falay hadalkii loo yidhi mid aan ahayn , markaasaan kaga soodajinay kuwii dulmiga falay Cadaab samada faasiqnimadoodii ay falayeen darteed .
(trg)="s2.59"> 但不义的人改变了他们所奉的嘱言 , 故我降天灾於不义者 , 那是由於他们的犯罪 。
(src)="s2.60"> Xusa markuu ( Nabi ) Muuse u roobdoonay qoonkiisa markaasaan ku nidhi ku garaac ushaada Dhagaxa , waxaana ka dilaacay xaggeeda Labo iyo toban ilood , wunna ogaaday ruuxkasto ( Koox kasta ) meeshay ka cabbilahayd , waxaan ku nidhi ka cuna oo ka cabba rizqiga Eebe Dhulkana fasaad ha ku xumeynina .
(trg)="s2.60"> 当时 , 穆萨替他的宗族祈水 , 我说 : 你用手杖打那磐石吧 。 十二道水泉 , 就从那磐石里涌出来 , 各部落都知道自己的饮水处 。 你们可以吃饮真主的给养 , 你们不要在地方上为非作歹 。
(src)="s2.61"> Xusa markaad dhahdeen Muusow kuma samrayno cunno kaliya ee noobari Eebaha ha noo soo bixiyo waxa dhulku soo dhaliyo , oo ah Bagal , Xinidh , Toon , cadas iyo Basal , wuxuuna ku yidhi mawaxaad ku bedalanaysaan wax xun kii khayrka badnaa , u ( hoobta ) daga masar waxaad helaysaan waxaad warsateen , waxaana laguqadaray dulli iyo miskiinimo , waxayna lanoqdeen cadho Eeve , arrintaasna waxaa ugu wacan inay yihiin kuwo ka Gaalooba aayaadka Eebe , dilayeenna Nabiyada xaql … aan , taasina waa caasinimadooda darteed iyo xadgudubkoodii .
(trg)="s2.61"> 当时 , 你们说 : 穆萨啊 ! 专吃一样食物 , 我们绝不能忍受 , 所以请你替我们请求你的主 , 为我们生出大地所产的蔬菜 ─ ─ 黄瓜 、 大蒜 、 扁豆和玉葱 。 他说 : 难道你们要以较贵的换取较贱的吗 ? 你们到一座城里去吧 ! 你们必得自己所请求的食物 。 他们陷於卑贱和穷困中 , 他们应受真主的谴怒 。 这是因为他们不信真主的迹象 , 而且枉杀众先知 ; 这又是因为他们违抗主命 , 超越法度 。
(src)="s2.62"> kuwwi rumeeyey iyo kuwii Yuhuudda ah iyo Nasaarada iyo saab 'iiinta cidii rumeysa Eebe iyo Maalintii dambee oo camal suubanna falay waxay ku leeyihiin Eebe agtiisa ajir , cabsina korkooda ma noqoto mana tiiraanyoodan .
(trg)="s2.62"> 信道者 、 犹太教徒 、 基督教徒 、 拜星教徒 , 凡信真主和末日 , 并且行善的 , 将来在主那里必得享受自己的报酬 , 他们将来没有恐惧 , 也不忧愁 。
(src)="s2.63"> Xusa markaan idinka qaadnay ballan ( adag ) oo korkiina yeelay ( Buurta ) Dhuur oon idinku nidhi ku qaata waxaan idinsiinay niyad adag , xusuustana waxa ku sugan , si aad u dhawrsataan .
(trg)="s2.63"> 当时 , 我与你们缔约 , 并将山树立在你们的上面 , 我说 : 你们当坚守我所赐你们的经典 , 并且当牢记其中的律例 , 以便你们敬畏 。
(src)="s2.64"> markaasaad jeedsateen intaas ka dib , hadduusan jirin fadliga Eebe ee korkiina iyo naxariistiisa waxaad ahaan lahaydeen kuwa Khasaaray .
(trg)="s2.64"> 以後 , 你们背叛 。 假若没有真主赏赐你们的恩惠和慈恩 , 你们必定变成亏折者 。
(src)="s2.65"> dhab ahaanbaad u ogtihin kuwii xadgudbay Sabtida , oo idinka mid ah markaasaan ku nidhi noqda daanyeer la fageeyo ( oo dullaysan ) .
(trg)="s2.65"> 你们确已认识你们中有些人 , 在安息日超越法度 , 故我对他们说 : 你们变成卑贱的猿猴吧 。
(src)="s2.66"> waxaana kayeelay ciqabtaas waanada waxa ka horeeya iyo wax ka danbeeyaba , iyo waano kuwa dhowrsada .
(trg)="s2.66"> 我以这种刑罚为前人和後人的戒与敬畏者的教训 。
(src)="s2.67"> xusa markuu ku ( yidhi ) ( Nabi ) Muuse Qoomkiisa Eebe wuxuu idin fari inaad gawraedaan sac , waxayna dheheen miyaad nagu jees jeesi , wuxuuna yidhi waxaan ka magangali Eebe inaan ka mid noqdo Jaahiliinta .
(trg)="s2.67"> 当时 , 穆萨对他的宗族说 : 真主的确命令你们宰一头牛 。 他们说 : 你愚弄我们吗 ? 他说 : 我求真主保佑我 , 以免我变成愚人 。
(src)="s2.68"> waxaayna dhaheen noobari Eebahaa ha noo caddeeyo waxay tahaye , wuxuuna yidhi Eebe wuxuu leeyahay waa sac oon duq ahayn yarayna , oo u dhaxaysa taas ( labadaas ) ee fala waxa laydin fari .
(trg)="s2.68"> 他们说 : 请你替我们请求你的主为我们说明那头牛的情状 。 他说 : 我的主说 : 那头牛确是不老不少 , 年龄适中的 。 你们遵命而行吧 !
(src)="s2.69"> waxay dhaheen noobari Eebahaa ha noo caddeeyo Midabkeeda , wuxuuna yidhi Eebe wuxuu leeyahay waa sac Boora ah , booranimadeed darantahay , oo ka farxin ( cajabin ) kuwa eegi .
(trg)="s2.69"> 他们说 : 请你替我们请求你的主为我们说明那头牛的毛色 。 他说我的主说 : 那头牛毛色纯黄 , 见者喜悦 。
(src)="s2.70"> waxay dhaheen no hari Eebahaa ha noo caddeeyo waxay tahay , maxaa yeelay waxaa is kaga , kaana shabbahday ( isu ekaatay ) Lo 'dee , hadduu Eebe doonana waan toosaynaa .
(trg)="s2.70"> 他们说 : 请你替我们请求你的主为我们说明那头牛的情状 , 因为在我们看来 , 牛都是相似的 , 如果真主意欲 , 我们必获指导 。
(src)="s2.71"> wuxuu yidhi Eebe wuxuu leeyahay waa sac aan laylanayn oon qodayn dhulka , oon waraabinayna Beerta , wayna ka nabadgashantahay ( eeeb ) midab kalana ma leh , waxay dheheen haddaad la timid dhabta , markaasay gawraccen Siccii , waxayna udhwadeen inayna falin .
(trg)="s2.71"> 他说 : 我的主说 : 那头牛不是受过训练的 , 既不耕田地 , 又不转水车 , 确是全美无斑的 。 他们说 : 现在你揭示真相了 。 他们就宰了那头牛 , 但非出自愿 。
(src)="s2.72"> xusa markaad disheen naf ood isku khilaafteen Eebana wuu soo bixin ( muujin ) Waxaad qarineyseen .
(trg)="s2.72"> 当时 , 你们杀了一个人 , 你们互相抵赖 。 而真主是要揭穿你们所隐讳的事实的 。
(src)="s2.73"> waxaan ku nidhi ku garaaca kan la dilay Saca qaarkiis , saasuuna u nooleeyaa Eebe wixii dhintay , idiina tusin aayaadkiisa si aad wax u kastaan .
(trg)="s2.73"> 故我说 : 你们用它的一部分打他吧 ! 真主如此使死者复活 , 并以他的迹象昭示你们 , 以便你们了解 。
(src)="s2.74"> markaasay ingagtay Quluubtiinu intaas ka dib , waxayna la mid tahay Dhagax , ama waa ka darantahay ingeega , Dhagaxyada waxaa ka mid ah kuway ka burqadaan wabiyaal , waxaana ka mid ah kuwo dildillaaca oo ka soo .
(trg)="s2.74"> 此後 , 你们的心变硬了 , 变得像石头一样 , 或比石头还硬 。 有些石头 , 河水从其中涌出 ; 有些石头 , 自己破裂 , 而水泉从其中流出 ; 有些石头为惧怕真主而坠落 。 真主绝不忽视你们的行为 。
(src)="s2.75"> ma waxaad damcaysaan Mu 'miniintaay inay rumeeyaan yuhuudda xaqa oy ( idinraacaan ) iyahoo kooz ka mid ahi ay maqlayaan hadalka Eebe ( Towreed ) haddana ay xarrifaan ( leexiyaan ) intay kaseen kadib , iyagoo og ( inay gafsanyihiin ) .
(trg)="s2.75"> 你们还企图他们会为你们的劝化而信道吗 ? 他们当中有一派人 , 曾听到真主的言语 , 他们既了解之後 , 便明知故犯地加以篡改 。
(src)="s2.76"> markay la kulmaan kuwii rumeeye ( xaqana ) waxay dhahaan waan rumaynay , markuu qaarkood qaarka kale la kaliyoobana waxay dhahaan ma waxaad uga sheekaynaysaan ( u qireeysaan ) Mu 'miniinta , waxa Eebe idiinfaray ( oo xaqnimada NabigaMuxamed ah ) si ay idiinkula doodaan Eebe agtiisa miyaydaan waxkasayn .
(trg)="s2.76"> 他们遇见信士们 , 就说 : 我们已信道了 。 他们彼此私下聚会的时候 , 他们却说 : 你们把真主所启示你们的告诉他们 , 使他们将来得在主那里据此与你们争论吗 ? 难道你们不了解吗 ?
(src)="s2.77"> miyayna ogayn in Eebe ogyahay waxay qarsan iyo waxay muujin .
(trg)="s2.77"> 难道他们不晓得真主知道他们所隐讳的 , 和他们所表白的吗 ?
(src)="s2.78"> waxaa ka mid ah Ehelu Kitaabka kuwo aan wax qorayn waxna akhriyeyn , oon aqooninna Kitaab ( Towreed ) hasa yeeshee rumayn yididiilo , waxaan malo ahayna kuma socdaan .
(trg)="s2.78"> 他们中有些文盲 , 不知经典 , 只知妄言 , 他们专事猜测 。
(src)="s2.79"> halaag wuxuu u sugnaaday kuwa ku qoraya Kitaabka ( Towreed ) Gacmhooda hadana dhihi kani wuxuu ka yimid xagga Eebe si ay qiimo yar ugu gataan , halaag baana ugu sugnaaday waxay qori Gacmahoodu , halaag baana ugu suganaaday waxay kasban .
(trg)="s2.79"> 哀哉 ! 他们亲手写经 , 然後说 : 这是真主所降示的 。 他们欲借此换取些微的代价 。 哀哉 ! 他们亲手所写的 。 哀哉 ! 他们自己所营谋的 。
(src)="s2.80"> waxay dhaheen yuhuud nama taabanayso naaru waxaan ayaamo tirsan ahayn , waxaad dhahdaa ma ballan baad ka qaadateen Eebe agtiisa oosan idinkaga baxayn Eebe ballankiisa. mise waxaad ku sheegaysaan waxaydaan ogayn .
(trg)="s2.80"> 他们说 : 火绝不接触我们 , 除非若干有数的日子 。 你说 : 真主是绝不爽约的 , 你们曾与真主缔约呢 ? 还是假借真主的名义而说出自己所不知道的事呢 ?
(src)="s2.81"> saas ma aha ee ruuxii kasbada xumaan oo uu koobo gafkiisu ciddaasi waa asaxaabta naarta , wayna ku waari dhexdeeda .
(trg)="s2.81"> 不然 , 凡作恶而为其罪孽所包罗者 , 都是火狱的居民 , 他们将永居其中 。
(src)="s2.82"> kuwa rumeeyey ( xaqse ) oo camal wanaagsan sameeya kuwaasi waa asaxaabta Jannada wayna kuwaari dhexdeeda .
(trg)="s2.82"> 信道而且行善者 , 是乐园的居民 , 他们将永居其中 。
(src)="s2.83"> xusa markaan ka qaadnay Banii Israa 'iil ballan inaydaan caabudin Eebe mooyee , iyo inay u sama falaan labada Waalid iyo qaraabada , agoonta masaakiinta iyo inay u dhahaan wanaag , salaaddana ooaan bixiyaana sakada , markaasaad jeesateen in yar oo ininka mid ah mooyee , idinkoo jeedsan .
(trg)="s2.83"> 当时 , 我与以色列的後裔缔约 , 说 : 你们应当只崇拜真主 , 并当孝敬父母 , 和睦亲戚 , 怜恤孤儿 , 赈济贫民 , 对人说善言 , 谨守拜功 , 完纳天课 。 然後 , 你们除少数人外 , 都违背约言 , 你们是常常爽约的 。
(src)="s2.84"> xusa markaan idinka qaadnay ballan ( adag ) inaydaan iska daadin Dhiig ( inaydaan isdilin ) aydaan qaarkiin ( qaarka kale ) Guryihiinna , ka bixinin markaasaad aqoonsateen arrintaas idinkoo marag furi .
(trg)="s2.84"> 当时 , 我与你们缔约 , 说 : 你们不要自相残杀 , 不要把同族的人逐出境外 。 你们已经承诺 , 而且证实了 。
(src)="s2.85"> hadana waxaad ahaateen kuwo dili Naftooda , oo ka erya kooxo idinka mid ah Guryahooda , idinkoo isugu kaalmayn korkoodu dambi iyo colnimo haddii la qafaashana waad furanaysaan , iyadooy dhabtu tahay inay xaaraan idinka tahay bixintoodu , Miyaad rumaynaysaan Kitaabtka qaarkiis , kana gaaloobaysaan qaar , ruuxii saas fala oo idinka mid ah abaalkiisu ma aha dulli adduun iyo maalinta qiyaame oo loo celin cadaab daran mooyee , Eebana ma halmaamayo waxaad falaysaan .
(trg)="s2.85"> 然後 , 你们自相残杀 , 而且把一部分同族的人逐出境外 , 你们同恶相济 , 狼狈为奸地对付他们 ─ ─ 如果他们被俘来归 , 你们却替他们赎身 ─ ─ 驱逐他们 , 在你们是犯法的行为 。 你们确信经典里的一部分律例 , 而不信别一部分吗 ? 你们中作此事者 , 其报酬不外在今世生活中受辱 , 在复活日 , 被判受最严厉的刑罚 。 真主绝不忽视你们的行为 。
(src)="s2.86"> kuwaasina waa kuwa ku gatay nolosha adduunyo ( ee dhaw ) aakhiro , lagamane fududeeyo xaggooda cadaabka loomana gargaaro .
(trg)="s2.86"> 这等人 , 是以後世换取今世生活的 , 故他们所受的刑罚 , 不被减轻 , 他们也不被援助 。
(src)="s2.87"> dhab ahaan yaan u siinnay ( Nabi ) musse Kitaabka , waxaana raacinnary gadaashiis Rasuullo , waxaana siinnay ( Nabi ) Ciise Ibnu maryama Mucjizaad cad cad , waxaana ku xoojinay ruux daahir ah ( Jibriil ) marastoose idiinla yimaaddo rasuul waxaan naftiinu jeclayn ( xaqa ) ma iskibrisaan , koox waad beenisaan , kooxna waa dishaan .
(trg)="s2.87"> 我确已把经典赏赐穆萨 , 并在他之後继续派遣许多使者 , 我把许多明证赏赐给麦尔彦之子尔撒 , 并以玄灵扶助他 。 难道每逢使者把你们的私心所不喜爱的东西带来给你们的时候 , 你们总是妄自尊大吗 ? 一部分使者 , 被你们加以否认 ; 一部分使者 , 被你们加以杀害 。
(src)="s2.88"> waxayna dheheen yuhuud quluubtanadu waxay ku sugantahay dabool , saas ma aha ee waa la nacladay gaalnimadooda darteed wax yar bay rumeeyn .
(trg)="s2.88"> 他们说 : 我们的心是受蒙蔽的 。 不然 , 真主为他们不信道而弃绝他们 , 故他们的信仰是很少的 。
(src)="s2.89"> markuu uga yimid Yuhuud Kitaab xagga Eebe isagoo rumeyn waxa agtooda ah ( Tawreed ) horayna u ahaayeen kuwa ku gargaarsada kuwii gaaloobay , markuu yimid waxay garanayeen way ka gaaloobeen Nabiga , naclad korkooda ha ahaato , gaaladee .
(trg)="s2.89"> 当一部经典能证实他们所有的经典 , 从真主降临他们的时候 , ( 他们不信它 ) 。 以前他们常常祈祷 , 希望借它来克服不信道者 , 然而当他们业已认识的真理降临他们的时候 , 他们不信它 。 故真主的弃绝加於不信道者 。
(src)="s2.90"> waxaa u xun waxay ku gataan Naftooda inay ka gaaloobeen xaqa Eebe soo dajiyey xasad dartiis , ku soo dajinta Eebe fadligiisa ciduu doono , oo adoomadiisa ka mid ah , waxayna la noqdeen Cadho Cadho kale lagu kordhiyey , gaalana waxaa u sugnaaday cadaab wax dulleeya .
(trg)="s2.90"> 他们因真主把他的恩惠降给他所意欲的仆人 , 故他们心怀嫉妒 , 因而不信真主所降示的经典 ; 他们为此而出卖自己 , 他们所得的代价真恶劣 。 故他们应受加倍的谴怒 。 不信道者 , 将受凌辱的刑罚 。
(src)="s2.91"> marka lagu yidhaah Yuhuudda rumeeya waxa Eebe soo dajiyey waxay dhahaan waxaannu rumeeyn waxa nalagu soo dejiyey , wayna ka gaaloobaan waxa ka dambeeyey , isagoo xaq ah oo rumeyn waxa agtooda ah , waxaad dhahdaa maxaad ugu disheen nabiyada Eebe horay haddaad Mu 'miniin tihiin .
(trg)="s2.91"> 有人对他们说 : 你们应当信真主所降示的经典 。 他们就说 : 我们信我们所受的启示 。 他们不信此後的经典 , 其实 , 这部经典是真实的 , 能证实他们所有的经典 。 你说 : 如果你们是信道的人 , 以前你们为甚麽杀害众先知呢 ?
(src)="s2.92"> dhab ahaan yuu idiin la yimid ( Nabi ) Muuse mucjisooyin , markaasaad yeelateen Dibi ( ilaah ) isaga kadib idinkoo daalimiin ah .
(trg)="s2.92"> 穆萨确已昭示你们许多明证 , 他离开你们之後 , 你们却认犊为神 , 你们是不义的 。
(src)="s2.93"> xusa markaan idinka qaadnay ballan , korkiinana yeelay ( Buurta Dhuur ) oon idinku nidhi ku qaata waxaan idin siinay xoog ( niyadadag ) maqlana ( xaqa ) waxayna dheheen waan mawalay waana caasinay , waxaana laga waraabiyey quluubtooda ( jacaylkii ) Dibiga ( ay caabudeen ) gaalnimadooda darteed , waxaad dhahdaa waxaa xumaan badan wuxuu idinfarayo imaankiinu haddaad muuminiin tihiin .
(trg)="s2.93"> 当时 , 我与你们缔约 , 并将山岳树立在你们的上面 , 我说 : 你们当坚守我所赐你们的经典 , 并当听从 。 他们说 : 我们听而不从 。 他们不信道 , 故对犊之爱 , 已浸润了他们的心灵 。 你说 : 如果你们是信士 , 那末 , 你们的信仰所命你们的真恶劣 !