# ha/gumi.xml.gz
# so/abduh.xml.gz


(src)="s1.1"> Da sũnan Allah , Mai rahama , Mai jin ƙai .
(trg)="s1.1"> Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista .

(src)="s1.2"> Godiya ta tabbata ga Allah , Ubangijin halittu ;
(trg)="s1.2"> Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah ( Koonka ) .

(src)="s1.3"> Mai rahama , Mai jin ƙai ;
(trg)="s1.3"> Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista .

(src)="s1.4"> Mai nuna Mulkin Rãnar Sakamako .
(trg)="s1.4"> Ee hanta maalinta abaalmarinta ( Qiyaamada ) .

(src)="s1.5"> Kai muke bauta wa , kuma Kai muke neman taimakonKa .
(trg)="s1.5"> adiga unbaan ku caabudaynaa , adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa ( Eebow ) .

(src)="s1.6"> Ka shiryar da mu ga hanya madaidaiciya .
(trg)="s1.6"> ee nagu hanuuni jidka toosan ( Xaqa ) .

(src)="s1.7"> Hanyar waɗanda Ka yi wa ni 'ima , ba waɗanda aka yi wa fushi ba , kuma ba ɓatattu ba .
(trg)="s1.7"> Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna .

(src)="s2.1.0"> A. L ̃ .
(src)="s2.1.1"> M ̃ .
(trg)="s2.1"> Aad baa Macnaheeda looga hadlay , waxaana la sheegay inay magaca suuradda tahay , ama ay ku tusin Muejisadda Quraanka , Eebe unbaa waa la dhahaa .

(src)="s2.2"> Wãncan ne Littãfi , bãbu shakka a cikinsa , shiriya ne ga mãsu taƙawa .
(trg)="s2.2"> Kitaabkaas ( Quraanka ) shaki kuma jiro Hanuunbaana ugu sugan kuwa dhawrsada .

(src)="s2.3"> Waɗanda suke yin ĩmãni game da gaibi , kuma suna tsayar da salla , kuma daga abin da Muka azurta su suna ciyarwa .
(trg)="s2.3"> ee ah kuwa rumeeya waxan la arkayn ( ee xaq ah ) oogana Salaadda , waxaan ku arzaaqnayna wax ka bixiya .

(src)="s2.4"> Kuma waɗanda suke yin ĩmãni da abin da aka saukar zuwa gare ka , da abin da aka saukar daga gabãninka , kuma game da Lãhira suna yin yaƙĩni .
(trg)="s2.4"> ee ah kuwa rumeeya waxa lagugu dajiyey Nabiyow , iyo wixii la dajiyey horay , Aakhirana yaqiinin .

(src)="s2.5"> Waɗannan suna kan shiriya , daga Ubangjinsu , kuma waɗannan su ne mãsu cin nasara .
(trg)="s2.5"> kuwaasi hanuun Eebe yey ku suganyihiin , kuwaasina waa uun kuwa liibaanay .

(src)="s2.6"> Lalle ne waɗanda suka kãfirta daidai ne a kansu , shin kã yi musu gargaɗi kõ ba ka yi musu gargaɗi ba , ba zã su yi ĩmãni ba .
(trg)="s2.6"> kuwii Gaaloobay waxaa isugumid ah udigtayaa iyo umaadan diginaa mana rumeeyaan ( xaqa ) .

(src)="s2.7"> Allah Ya sa hãtimi a kan zukãtansu , da a kan jinsu , kuma a Kan ganin su akwai wata yãna ; kuma suna da wata azãba mai girma .
(trg)="s2.7"> Lebaa daabacay Quluubtooda iyo Maqalkooda. aragoodana wuxuu yeeley Dabool waxaana u sugnaaday Cadaab weyn .

(src)="s2.8.0"> Kuma akwai daga mutãne wanda yake cewa : " Mun yi imani da Allah kuma da Yinin Lãhira . "
(src)="s2.8.1"> Alhãli kuwa su ba muminai ba ne .
(trg)="s2.8"> Dadka waxaa ka mid ah kuwo dhihi waxaan rumeynay Eebe iyo maalintii dambaysay ( Qiyaamada ) haddana aan Mu 'miniin ahyn .

(src)="s2.9"> Suna yaudarayya da Allah da waɗanda suka yi ĩmãni , alhãli bã su yaudarar kõwa fãce kansu , kuma bã su sakankancẽwa !
(trg)="s2.9"> waxay khiyaameyn Eebe iyo kuwa ( Xaqa ) rumeeyey naftooda ahayn mase kasayaan .

(src)="s2.10.0"> A cikin zukãtansu akwai wata cũta .
(src)="s2.10.1"> Sai Allah Ya ƙãramusu wata cũta , kuma suna da azãba mai raɗaɗi sabõda ãbin da suka kasance suna yi na ƙarya .
(trg)="s2.10"> Quluubtay ka bukaan markaasaa Eebe u siyaadiyay Cuduro waxayna mudan Cadaab daran Beentoodii Darteed .

(src)="s2.11"> Kuma idan aka ce musu : " Kada ku yi ɓarna a cikin ƙasa , " sukan ce : " Mũ mãsu kyautatawa kawai ne ! "
(trg)="s2.11"> marka lagu dhoho ha fasaadinina dhulka waxay dhahaan annagu waxaan uun nahay Hagaajiyayaal .

(src)="s2.12"> To , lalle ne su , sũne mãsu ɓarna , kuma amma bã su sansancewa .
(trg)="s2.12"> iyaga unbaa fasaadiyayaal ah hasa yeeshee ma kasayaan .

(src)="s2.13.0"> Kuma idan aka ce musu : " ku yi ĩmãni kamar yadda mutãne suka yi ĩmãni , " sukan ce : " Zã mu yi ĩmãni ne kamar yadda wãwãye suka yi ĩmãni ? "
(src)="s2.13.1"> To , lalle ne su , sũ ne wãwãye , kuma amma bã su sani .
(trg)="s2.13"> marka lagu dhaho rumeeya sida Dadku u rumeeyey waxay dhihi mawaxaannu u rumayn sida sufahada ( Caqli gaabka ) , waxaase sufaha ah iyaga uun laakiin ma oga .

(src)="s2.14.0"> Kuma idan sun haɗu da waɗanda suka yi ĩmãni , sukan ce : " Mun yi ĩmãni .
(src)="s2.14.1"> " Kuma idan sun wõfinta zuwa ga shaiɗãnunsu , sukan ce : " Lalle ne muna tãre da ku : Mu mãsu izgili , kawai ne . "
(trg)="s2.14"> markay la kulmaan kuwa ru-meeyey ( Xaqa ) waxay dhihi waan rumaynay , markay la kaliyoobaan shaydaamiidana waxay dhahaan annagu waan idinla Jirraa , ee waxaan ahayn uun kuwa ku jees jeesa ( Mu 'miniinta ) .

(src)="s2.15"> Allah Yana yin izgili gare su kuma Yana taimakon su a cikin ɓatarsu , suna ɗimuwa .
(trg)="s2.15"> Eebaa ja abaal marin Jees jeeska , wuxuuna u siyaadin kibirkooda iyo Baadidooda , iyagoo ku dhexwareeri .

(src)="s2.16"> Waɗannan su ne waɗanda suka sayi ɓata da shiriya , sai fataucinsu bai yi rĩba ba , kuma ba su kasance masu shiryuwa ba .
(trg)="s2.16"> kuwaase waxay ku gateen haadida hanuunka , mana ribxin ( faa 'iidin ) ganacsigoodu mana hanuunsana .

(src)="s2.17"> Misãlinsu shĩ ne kamar misãlin wanda ya hũra wuta , to , a lõkacin da ta haskake abin da yake gẽfensa ( na abin tsõro ) , Allah Ya tafi da haskensu , kuma Ya bar su a cikin duffai , bã su gani .
(trg)="s2.17"> waxay la mid yihiin mid huriyey Dab , markuu iftiimiyay gaararkoodana yaa Eche la tagay Nuurkoodii ugagana tadax arkayn .

(src)="s2.18"> Kurãme , bẽbãye , makãfi , sabõda haka bã su kõmõwa .
(trg)="s2.18"> waa Dhaga la 'aan , Hadala 'aan , aragla 'aan , xaqana uma soo noqdaan .

(src)="s2.19.0"> Ko kuwa kamar girgije mai zuba daga sama , a cikinsa akwai duffai da tsãwa da walƙiya : suna sanyãwar yãtsunsu a cikin kunnuwansu dãga tsãwarwakin , dõmin tsõron mutuwa .
(src)="s2.19.1"> Kuma Allah Mai kẽwayewane gã kãfirai !
(trg)="s2.19"> wuxuu la midyahay xaalkoodu sidii Roob Samada ka soo degay oo Mugdiyo onkod iyo Hillaac leh , oy yeelayaan Farahooda Dhagahooda hanqadhka ( Danabka ) xaggiisa geeri ka digtooni darteed , Eebana waa koobay Gaalo .

(src)="s2.20.0"> Walƙiyar tana yin kusa ta fizge gannansu , ko da yaushe ta haskakã musu , sai su yi tafiya a cikinta , kuma idan ta yi duhu a kansu , sai su yi tsaye .
(src)="s2.20.1"> Kuma dã Allah Yã so , sai Ya tafi da jinsu da gannansu .
(src)="s2.20.2"> Lalle ne Allah a kan dukan kõme Mai ĩkon yi ne .
(trg)="s2.20"> wuxuu u dhawyahay hillaacu ( xaqu ) inuu dafo aragooda , markastoos u Ifo way ku socdaan , markuu ku mugdiyoobana way istaagaan , hadduu Eebe doonana wuxuu la tagaa Maqalkooda iyo Aragooda Eebana wax walba waa karaa ( oos doonoo ) .

(src)="s2.21.0"> Yã ku mutãne !
(src)="s2.21.1"> Ku bauta wa Ubangjinku , Wanda Ya halicce ku , kũ da waɗanda suke daga gabãninku , tsammãninku ku kãre kanku !
(trg)="s2.21"> Dadow caabuda Echihiinna idin abuuray idinka iyo kuwii idinka horrecyey , waxaadna mudataan inaad dhowrsataan .

(src)="s2.22.0"> Wanda Ya sanya muku ƙasa shimfiɗa , kuma sama gini , kuma Ya saukar da ruwa daga sama , sa 'an nan Ya fitar da abinci daga ' ya 'yan itãce game da shi , sabõda ku .
(src)="s2.22.1"> Sabõda haka kada ku sanya wa Allah wasu kĩshiyõyi , alhãli kuwa kuna sane .
(trg)="s2.22"> Eebaha Dhulka idiin ka yeelay Gogol , Samadana dhismo , idiinkanasoo dajiyey Samada Biyo , kuna soo bixiyey Midho si laydiinku arzuqo ee hayeelina Eebe kuwa la mid ah idiinkoo og .

(src)="s2.23.0"> Kuma idan kun kasance a cikin shakka daga abin da Muka sassaukar ga Bãwanmu , to , ku zõ da sũra guda daga misalinsa ( Alƙur 'ãni ) .
(src)="s2.23.1"> Kuma ku kirãwo shaidunku baicin Allah , idan kun kasance mãsu gaskiya .
(trg)="s2.23"> haddaad shakisantihiin waxaan ku dejinay addoonkanaga ( Nabiga ) keena Suurad la mid ah , una yeedha markhaatiyadin ( kaalmeeyayaashiinna ) ee Eebe ka soo hadhay haddaad runlowtihiin .

(src)="s2.24"> To , idan ba ku aikata ( kãwo sura ) ba , to , bã zã ku aikataba , sabõda haka , ku ji tsoron wuta , wadda makãmashinta mutãne da duwãtsu ne , an yi tattalinta dõmin kãfurai .
(trg)="s2.24"> haddaydaan falin mana falaysaane ka dhawrsada Naar lagu shido Dadka iyo Dhagaxa , loona darbay gaalada .

(src)="s2.25.0"> Kuma ka bãyar da bishãra ga waɗanda suka yi ĩmãni. kuma suka aikata ayyuka na ƙwarai , cẽwa lallene , suna da gidãjen Aljanna , ƙõramu na gudãna daga ƙarƙashinsu .
(src)="s2.25.1"> Ko da yaushe aka azurta su da abinci daga wasu ' ya 'yan itãce daga gare su , sai su ce : " Wannan shi ne aka azurta mu da shi daga gabãnin haka , " Kuma a je musu da shi yana mai kama da juna , Kuma sunã da , a cikin su , mãtan aure mãsu tsarki , kuma su , cikin su madawwama ne .
(trg)="s2.25"> ugu bishaaree kuwa rumeeyey ( xaqa ) Camal fiicanna falay inay mudan Janooyin ay socoto dhexdeeda Wabiyaalkii , markastoo laga arxaaqo xaggeeda midho waxay dhahaan kani waa kii horay naloogu arzuqay , waxaa la siiyey isagoo isu eg ( araga ) waxayna dhexdeeda ku leeyihiin Haween ( Janno ) oo nadiif ah , dhexdeedana way ku waari .

(src)="s2.26.0"> Lalle ne , Allah bã Ya jin kunyar Ya bayyana wani misãli , kõwane iri ne , sauro da abin da yake bisa gare shi .
(src)="s2.26.1"> To , amma waɗanda suka yi ĩmãni , sai su san cewa lalle shi ne gaskiya daga Ubangijin su , kuma amma waɗanda suka kãfirta , sai su ce : " Mẽne ne Allah Ya yi nufi da wannan ya zama misãli ? " na ɓatar da wasu mãsu yawa da shi , kuma Yana shiryar da wasu mãsu yawada shi , kuma bã Ya ɓatarwa da shi fãce fasiƙai .
(trg)="s2.26"> Eebe kama xishoodo ( reebtoonaado ) inuu tusaale u yeelo kaneeco iyo waxkasareeyaba , kuwa ( xaqa ) ru-meeyeyse waxay ogyihiin inuu xaqyahay ( Quraanku ) kana yimid xagga Eebahood kuwa gaaloobayse waxay dhihi muxuu Eebe ula jeedaatusaalahan , wuxuu ku dhumin Eebe in badan wuxuuna ku hanuunin in badan waxaan faasiqiin ahayna kuma dhumiyo .

(src)="s2.27"> Waɗanda suke warware alƙawarin Allah daga bãyan ƙulla shi , kuma su yanke abin da Allah Ya yi umurni da shi a sãdar , kuma suna ɓarna a cikin ƙasa , waɗannan sũ ne mãsu hasãra .
(trg)="s2.27"> ee ah kuwa buriya ballanka Eebe intay adkeeyeen ka dib , oo gooya wuxuu faray Eebe in la xidhiidhiyo oo fasaadiya Dhulka kuwaasu waa kuwa khasaaray .

(src)="s2.28"> Yaya kuke kãfirta da Allah , alhãli kuwa kun kasance matattu sa 'an nan Ya rãyar da ku , sa 'nnan kuma Ya matar da ku , sa 'an nan kuma Ya rãya ku , sa 'an nan zuwa gare Shi ake mayar da ku ?
(trg)="s2.28"> seed uga gaaloobaysaan Eebe idinkoo ahaa waxaan noolayn , markaas Eebe idin soo noolayn ka dibna xaggiisa laydiin eelin .

(src)="s2.29.0"> Shi ne Wanda Ya halitta muku abin da ke a cikin ƙasa gaba ɗaya , sa 'an nan kuma Ya daidaita zuwa sama , sa 'an nan Y a aikata su sammai bakwai .
(src)="s2.29.1"> Kuma Shi ga dukan kõmai Masani ne .
(trg)="s2.29"> Eebe waa kan idiin abuuray waxa dhulka ku sugan dhamaan , markaas Samada ahaysiiyey kana dhigay Todobo Samo , Eebe wax walbana waa ogyahay .

(src)="s2.30"> Kuma a lõkacin da Ubangijinka Ya ce ga malã 'iku : " Lalle ne , Ni Mai sanya wani halĩfa ne a cikin ƙasa , " suka ce : " Ashe , zã Ka sanya a cikinta , wanda zai yi ɓarna a cikinta , kuma mu , muna yi maka tasbihi tare da gõde maka , kuma muna tsarkakewa gareka " Ya ce : " Lalle ne , Ni Na san abin da ba ku sani ba . "
(trg)="s2.30"> xus markuu ku yidhi Eebahaa Malaa 'igta waxaan yeeli Dhulka cid u hadha , oyna dheheen ma waxaad yeeli dhexdeeda cid fasaadisa oo kudaadisa dhiig annagoo ku wayneynayna markaasuu yidhi anigu waxaan ogahay waxaydaan ogayn .

(src)="s2.31"> Kuma Ya sanar da Ãdam sũnãye dukansu , sa 'an nan kuma ya gitta su a kan malã 'iku , sa 'n nan Ya ce : " Ku gaya mini sũnayen waɗannan , idan kun nasance mãsu gaskiya . "
(trg)="s2.31"> Eebe wuxuu baray Nabi Aadam magacyada dhammaan , markaasuu u bandhigay Eebe malaa 'igtakuna yidhi 'iiga warama magacyada kuwaas hadaad runlowtihiin .

(src)="s2.32.0"> Suka ce : " Tsarki ya tabbata a gare Ka !
(src)="s2.32.1"> Bãbu sani a gare mu , lalle ne Kai , Kai ne Masani , Mai hikima . "
(trg)="s2.32"> waxayna dheheen nasahnidaada Eebow , cilmi malihin waxaad na barto mooyee waxaad tahay adigu wax oge falsan .

(src)="s2.33.0"> Ya ce : " Yã Ãdam !
(src)="s2.33.1"> Ka gaya musu sũnãyensu . "
(src)="s2.33.2"> To , a lokacin da ya gaya musu sũnãyensu , ( Allah ) Ya ce : " Ashe , ban ce muku ba , lalle Ni , Inã sane da gaibin sammai da ƙasa , kuma ( Inã sane da ) abin da kuke bayyanawa da abin da kuka kasance kuna ɓõyewa ? "
(trg)="s2.33"> wuxuuna yidhi Eebe Aadamow uga warran magacyadooda , markuu magacyadooda uga warramay yuu yidhi Eebe miyaanan idiin ku dhihin anigu waxaan ogahay waxa ku maqan Samooyinka. iyo inaan ogahay waxaad muujinaysaan iyo waxaad qarsanaysaan .

(src)="s2.34"> Kuma a lõkacin da Muka ce ga malã 'iku : " Ku yi sujada ga Ãdam , " Sai suka yi sujada , fãce Ibilĩsa ya ƙi , kuma ya yi girman kai , kuma ya kasance daga kãfirai .
(trg)="s2.34"> xus markaan ku nidhi Malaa 'igay u sujuuda Aadam , markaasay sujnudeen Ibliis mooye , wuu diiday wuuna iskibriyay , wuxuuna ka midnoqday galaada .

(src)="s2.35.0"> Kuma muka ce : " Ya Ãdam !
(src)="s2.35.1"> Ka zauna kai da matarka a gidan Aljanna , kuma ku ci daga gare ta , bisa wadãta , inda kuke so , kuma kada ku kusanci wannan itãciyar , har ku kasance daga azzãlumai . "
(trg)="s2.35"> waxaana nidhi Aadamow dag adida iyo Haweenaydaadu janada , kana cuna xageeda ( cunno ) shifo oo waasac ah meeshaad doontaan hana u dhawaanina geedan oo markaas aad kamid noqotaan daalimiinta .

(src)="s2.36.0"> Sai Shaiɗan ya talãlãɓantar da su ga barinta , sai ya fitar da su daga abin da suka kasance a cikinsa .
(src)="s2.36.1"> Kuma muka ce : " Sãshenku nã maƙiyi ga sãshe , kuma kuna da a cikin ƙasa matabbata da jin dãɗi zuwa ga wani lõkaci . "
(trg)="s2.36"> Waxaana ka fogeeyey xagooda Jannada shaydaan wuxuuna ka bixiyey waxay ku sugnaayeen , waxaana ku nidhi ka hoobta Jannada , qaarkiinna dhulka idiinku sugnaaday meel aad ku nagaataan iyo raaxo tan iyo waqti .

(src)="s2.37.0"> Sai Ãdam ya karɓi wasu kalmõmi daga Ubangjjinsa , sabõda haka ya karɓi tũba a kansa .
(src)="s2.37.1"> Lalle ne Shi , Shĩ ne Mai karɓar tũba , Mai jin ƙai .
(trg)="s2.37"> waxuuna kala kulmay Aadam xagga Eebe kalimooyin , wuuna ka toobad aqbalay Eebana waa toobad aqbalbadane waana naxariiste .

(src)="s2.38.0"> Muka ce : " Ku ku sauka daga gare ta gabã ɗaya .
(src)="s2.38.1"> To , imma lalle shiriya ta je muku daga gare Ni , to , wanda ya bi shiriya ta to , bãbu tsõro a kansu , kuma bã su yin baƙin ciki . "
(trg)="s2.38"> waxaan ku nidhi ka hoobta xaggeeda dhamaantiin , hadduu idiinka yi-maaddo xaggayga hanuun ruuxii raaca hanuunka cabsi korkiisa ma ahaato iyo murug midna .

(src)="s2.39"> " Kuma waɗanda suka kãfirta , kuma suka ƙaryata game da ãyõyinMu , waɗannan sũ ne abõkan Wuta ; sũ a cikinta madawwama ne . "
(trg)="s2.39"> kuwa gaaloobayse oo beeniyey aayaadkanaga , kuwaasu waa chclunaar dhexdeedana way ku waari .

(src)="s2.40.0"> Yã Banĩ Isrã 'Ĩla !
(src)="s2.40.1"> Ku tuna ni 'imãTa a kanku , kuma ku cika alƙawariNa , In cika muku da alƙawarinku. kuma Ni , ku ji tsõro Na .
(trg)="s2.40"> Bini Israa 'iilow xusa nicmadayda aan idiinku nicmeeyey , oofiyana ballankaygii aan oofiyo ballankiina , aniga uun igacabsada .

(src)="s2.41.0"> Kuma , ku yi ĩmãni da abin da na saukar , mai gaskatãwa ga abin da yake tãre da ku , kuma kada ku kasance farkon kãfiri game da shi , Kuma kada ku sayi ' yan kuɗi kaɗan da ãyõyiNa .
(src)="s2.41.1"> Kuma ku ji tsõrõNa , Nĩ kaɗai .
(trg)="s2.41"> rumeeyana waxaan dejiyey isagoo rumayn waxaad haysataan , hana noqonina mid ka gaaloobay quraanka kii ugu horreeyay , hana ku gadanina aayaadkayga qiimo yar ( aduunka ) aniga uun iga dhawrsada .

(src)="s2.42"> Kuma kada ku lulluɓe gaskiya da ƙarya , kuma ku ɓõye gaskiya , alhãli kuwa kuna sane .
(trg)="s2.42"> hana ku khaldina xaqa baadilka , ood qarisaan xaqa idinkoo og .

(src)="s2.43"> Kuma ku tsayar da salla ; kuma ku bãyar da zakka ; kuma ku yi rukũ 'i tãre da mãsu yin rukũ 'i .
(trg)="s2.43"> ooga salaada , hixiyana sakada , lana rukuuca ( lukada ) .

(src)="s2.44.0"> Shin , kuna umurnin mutãne da alhẽri , kuma ku manta da kanku alhãli kuwa kuna karatun littãfi ?
(src)="s2.44.1"> Shin , bãzã ku hankalta ba ?
(trg)="s2.44"> ma waxaad faraysaan dadka wanaaga od halmaansantihin naftiina idinkoo akhrin Kitaabka miyeydaan wax ka sayn .

(src)="s2.45.0"> Kuma ku nẽmi taimako da yin haƙuri , da salla .
(src)="s2.45.1"> Kuma lalle ne ita , haƙĩƙa , mai girma ce fãce fa a kan mãsu tsõron Allah .
(trg)="s2.45"> kaalmaysta samirka iyo salaadda wayna ku wayn tahay salaaddu ( ku culustahay ) kuwa khushuuca mooyee .

(src)="s2.46"> Waɗanda suka tabbata cẽwa lalle ne su mãsu haɗuwa da Ubangijinsu , kuma lalle ne sũ a gareshi mãsu kõmãwa ne .
(trg)="s2.46"> kuwa citiqaadsan inay la kulmi Echahood xagiisana loo celin .

(src)="s2.47.0"> Yã banĩ Isrã 'ĩla !
(src)="s2.47.1"> Ku tuna ni 'imaTa , wadda Na ni 'imta a kanku , kuma lalle ne Ni , na fĩfĩta ku a kan tãlikai .
(trg)="s2.47"> Bini 'israa 'iillow xusa nicmadeydii aan idiinku nicmeeyey , iyo inaan idinka fadilay caalamkii ( markaas ) .

(src)="s2.48"> Kuma ku ji tsron wani yini , ( a cikinsa ) rai bã ya Wadãtar da wani rai da kõme , kuma bã a karɓar cetõ daga gareshi , kuma ba a karɓar fansa daga gare shi , kuma bã su zama ana taimakon su ba .
(trg)="s2.48"> 48 kana dhawrsada maalin aan naf abaalmarinayn naf ( kale ) qiyaamada aan lagana aqbalayn shafeeeo lagana qaadayn ( ogalayn ) furasho loona gargaarayn .

(src)="s2.49.0"> Kuma a lõkacin da muka tsĩrar da ku daga mutãnen Fir 'auna , su na taya muku muguntar azãba , su na yayyanke ɗiyanku maza su na rãyar da mãtanku .
(src)="s2.49.1"> Kuma a cikin wancan akwai jarabawa mai girma daga Ubangijinku .
(trg)="s2.49"> xusa markaan idinka korinay fircoon iyo colkiisii ce idin dhadhansiin jiray cadaab daran , ayna gawrici jireen wiilashiina ayna dayn jireen gabdhihiina , taasina waxaa ku sugan irntixaam wayn oo Eebihiin .

(src)="s2.50"> Kuma a lõkacin da Muka raba tẽku sabõda ku , sai Muka tsĩrar da ku kuma Muka nutsar da mutãnen Fir 'auna , alhãli kuwa kũ kuna kallo .
(trg)="s2.50"> xusa markaan idiin dhanballay badda oon idin korinay oona maanshaynay fircoon iyo colkiisii idinkoo cegaya .

(src)="s2.51"> Kuma a lõkacin da muka yi wa 'adi ga Mũsa , dare arba 'in , sa 'an nan kuma kuka riƙi maraƙi daga bãyansa , alhãli kũ , kuna mãsu zãlunci ( da bauta masa ) .
(trg)="s2.51"> xusa markaan u yaboohnay ( Nabi ) muuse afartan habeen , markaas aad yeelateen dibi ( aad caabudeen ) gadaashiis idinkoo daalimiin ah .

(src)="s2.52"> Sa 'an nan kuma muka yãfe muku daga bãyan wancan , tsammãninku , kuna gõdẽwa .
(trg)="s2.52"> markaas aan idin saamaxnay arrintaas ka dib si aad u mahdisaan .

(src)="s2.53"> Kuma a lõkacin da Muka baiwa Mũsa Littãfi da rarrabẽwa , tsammãninku , kuna shiryuwa .
(trg)="s2.53"> xusa markaan siinay ( Nabi ) muusc kitaab iyo kala bixiyc ( xaqa iyo baadilka ) si aad u hanuuntaan .

(src)="s2.54.0"> Kuma a lõkacin da Mũsa ya ce ga mutãnensa : " Ya mutãnena !
(src)="s2.54.1"> Lalle ne ku , kun zãlunci kanku game da riƙonku maraƙin , sai ku tũba zuwa ga Mahaliccinku , sai ku kashe kãwunanku .
(src)="s2.54.2"> Wancan ne mafii alheri a wajen mahaliccinku .
(src)="s2.54.3"> Sa 'an nan Ya karɓi tuba a kanku. lalle ne Shi , Shi ne Mai karɓar tũba , Mai jin ƙai .
(trg)="s2.54"> xusa markuu ( Nabi ) muuse ku yidhi qoonkisa qoonkiisa qoonkayiw waxaad dulmideennaftiina yeelashadiini dibiga ( caabudo ) ee u toobadkeena Eebihiina dilana naftiina , saasaa idinku khayr badan Eebihiin agtiis , markaasu idinka toobad aqbalay maxaa yeelay Eche waa toobad aqbal badane naxariista .

(src)="s2.55.0"> Kuma a lõkacin da kuka ce : " Ya Musa !
(src)="s2.55.1"> Bã zã mu yi ĩmãni ba dõminka , sai munga Allah bayyane , " sabada haka tsãwar nan ta kamaku , alhãli kuwa kuna kallo .
(trg)="s2.55"> xusa markaad dhahdeen muusow kuma rumaynayno intaan ka aragno Eebe si cadaan ah , markaasay idin qabatay qaylo iyo naar idinkoo eegi .

(src)="s2.56"> Sa 'an nan kuma Muka tãyar da ku daga bãyan mutuwarku , tsammãninku , kuna gõdẽwa .
(trg)="s2.56"> markaasaan idin soo bixinay geeridiinii ka dib si aad u mahadisaan .

(src)="s2.57"> Kuma Muka sanya girgije ya yi inuwa a kanku , kuma Muka saukar da darɓa da tantabaru a kanku ; " Ku ci daga mãsu dãɗin abin da Muka azurta ku . " kuma ba su zãlunce Mu ba , kuma amma kansu suka kasance suna zãlunta .
(trg)="s2.57"> waxaan idinku haddaynay Daruur , waxaan idinku soo dajinay macaan iyo hilib ( shimbireed ) waxaana idinku nidhi wax ka cuna wanaaggan idiinku arzaaqnay , mana ayan na dulmin , laakiin waxay ahaayeen naftooda uun kuwa dulmiya .

(src)="s2.58.0"> Kuma a lokacin da Muka ce : " Ku shiga wannan alƙarya .
(src)="s2.58.1"> San nan ku ci daga gareta , idan kuka so , bisa wadata , kuma ku shiga ƙofa kuna masu tawalu 'i , kuma ku ce ; " kãyar da zunubai " Mu gãfarta muku laifukanku , kuma zã mu ƙãra wa mãsu kyautatawa . "
(trg)="s2.58"> Xusa markaan nidhi gala magaaladan oo kacuna xageeda Meejaad doontaan barwaaqa ah. kana gala irridda idinkoo sujuudsan dhahana ( Eebow ) hoobi ( danbi ) aan idiin dhaafno gafafkiinee. waxaan u siyaadinayna samafalayaasha ( wanaag ) .

(src)="s2.59"> Sai waɗanda suka yi zalunci suka sake magana watar wannan da aka ce musu , saboda haka muka saukar a kan waɗanda suka yi zãlunci da azãba daga sama sabõda abin da suka kasance suna yi na fãsiƙanci .
(trg)="s2.59"> markaasay ku badaleen kuwwi dulmi falay hadalkii loo yidhi mid aan ahayn , markaasaan kaga soodajinay kuwii dulmiga falay Cadaab samada faasiqnimadoodii ay falayeen darteed .

(src)="s2.60.0"> Kuma a lokacin da Mũsa ya nemi shãyarwa domin mutãnensa , Muka ce ; " Ka dõki dũtsen da sandarka . "
(src)="s2.60.1"> Sai marmaro gõma sha biyu suka ɓuɓɓugo , haƙĩƙa , kõwaɗanne mutãne sun san wurin shansu .
(src)="s2.60.2"> " Ku ci kuma ku sha daga arziƙin Ubangijinku , kuma kada ku yi fasadi , a cikin ƙasa , kuna mãsu ɓarna . "
(trg)="s2.60"> Xusa markuu ( Nabi ) Muuse u roobdoonay qoonkiisa markaasaan ku nidhi ku garaac ushaada Dhagaxa , waxaana ka dilaacay xaggeeda Labo iyo toban ilood , wunna ogaaday ruuxkasto ( Koox kasta ) meeshay ka cabbilahayd , waxaan ku nidhi ka cuna oo ka cabba rizqiga Eebe Dhulkana fasaad ha ku xumeynina .

(src)="s2.61.0"> Kuma a lõkacin da kuka ce : " Yã Mũsã !
(src)="s2.61.1"> Bã zã mu yi haƙuri ba a kan abinci guda .
(src)="s2.61.2"> Sai ka rõƙa mana Ubangijinka Ya fitar mana daga abin da ƙasa take tsirarwa daga ganyenta , dumanta , da alkamarta da albasarta .
(src)="s2.61.3"> Ya ce : " Kuna nẽman musanya abin da yake mafi ƙasƙanci da wanda yake mafi alhẽri ?
(src)="s2.61.4"> Ku sauka wani birni ( daga cikin birane ) , lalle ne , kuna da abin da kuka rõƙa .
(src)="s2.61.5"> " Kuma Muka dõka musu walãƙanci da talauci .
(src)="s2.61.6"> Kuma suka kõma da wani fushi daga Allah .
(src)="s2.61.7"> Wancan sabõda lalle su , sun kasance suna kãfirta da ãyõyin Allah , kuma suna kashe Aannabãwa , bãda hakki ba .
(src)="s2.61.8"> Wancan , sabõda sãɓawarsu ne , kuma sun kasance suna ƙẽtarewar haddi .
(trg)="s2.61"> Xusa markaad dhahdeen Muusow kuma samrayno cunno kaliya ee noobari Eebaha ha noo soo bixiyo waxa dhulku soo dhaliyo , oo ah Bagal , Xinidh , Toon , cadas iyo Basal , wuxuuna ku yidhi mawaxaad ku bedalanaysaan wax xun kii khayrka badnaa , u ( hoobta ) daga masar waxaad helaysaan waxaad warsateen , waxaana laguqadaray dulli iyo miskiinimo , waxayna lanoqdeen cadho Eeve , arrintaasna waxaa ugu wacan inay yihiin kuwo ka Gaalooba aayaadka Eebe , dilayeenna Nabiyada xaql … aan , taasina waa caasinimadooda darteed iyo xadgudubkoodii .

(src)="s2.62"> Lalle ne waɗanda suka yi ĩmãni , da waɗanda suka tũba , da Nasãra da Makarkata , wana ya yi ĩmani da Allah da Yinin Lãhira , kuma ya aikata aikin ƙwarai , to , suna da ijãrarsu a wurin Ubangijinsu , kuma bãbu tsõro a kansu , kuma ba su zama suna yin baƙin ciki ba .
(trg)="s2.62"> kuwwi rumeeyey iyo kuwii Yuhuudda ah iyo Nasaarada iyo saab 'iiinta cidii rumeysa Eebe iyo Maalintii dambee oo camal suubanna falay waxay ku leeyihiin Eebe agtiisa ajir , cabsina korkooda ma noqoto mana tiiraanyoodan .

(src)="s2.63.0"> Kuma a lõkacin da Muka riƙi alƙawarinku , kuma Muka ɗaukaka dũtse a bisa gareku : " Ku kãma abin da Muka baku da ƙarfi .
(src)="s2.63.1"> Kuma ku ambaci abin da yake a cikin sa , tsammãninku ku kãrekanku .
(trg)="s2.63"> Xusa markaan idinka qaadnay ballan ( adag ) oo korkiina yeelay ( Buurta ) Dhuur oon idinku nidhi ku qaata waxaan idinsiinay niyad adag , xusuustana waxa ku sugan , si aad u dhawrsataan .

(src)="s2.64"> Sa 'an nan kuma kuka jũya daga bayan wancan , to , bã dõmin falalar Allah ba da rahamarSa a kanku , haƙĩƙa , dã kun kasance daga mãsu hasãra . "
(trg)="s2.64"> markaasaad jeedsateen intaas ka dib , hadduusan jirin fadliga Eebe ee korkiina iyo naxariistiisa waxaad ahaan lahaydeen kuwa Khasaaray .

(src)="s2.65"> Kuma lalle ne , haƙĩƙa , kun san waɗanda suka ƙẽtare haddi daga gare ku a cikin Asabar , sai muka ce musu : " ku kasance birai ƙasƙantattu . "
(trg)="s2.65"> dhab ahaanbaad u ogtihin kuwii xadgudbay Sabtida , oo idinka mid ah markaasaan ku nidhi noqda daanyeer la fageeyo ( oo dullaysan ) .

(src)="s2.66"> Muka sanya ta ( mas 'alar ) azãba , dõmin abin da yake gaba gareta , da yake a bãyanta , kuma wa 'azi ga mãsu taƙawa .
(trg)="s2.66"> waxaana kayeelay ciqabtaas waanada waxa ka horeeya iyo wax ka danbeeyaba , iyo waano kuwa dhowrsada .

(src)="s2.67.0"> Kuma a lõkacin da Musa yace ga mutanensa : " Lalle ne , Allah Yana umurtar ku da ku yanka wata sãniya . "
(src)="s2.67.1"> Suka ce : " Shin kana riƙon mu ne da izgili ? "
(src)="s2.67.2"> Ya ce : " Ina nẽman tsari daga Allah da in kasance daga jãhilai . "
(trg)="s2.67"> xusa markuu ku ( yidhi ) ( Nabi ) Muuse Qoomkiisa Eebe wuxuu idin fari inaad gawraedaan sac , waxayna dheheen miyaad nagu jees jeesi , wuxuuna yidhi waxaan ka magangali Eebe inaan ka mid noqdo Jaahiliinta .

(src)="s2.68.0"> Suka ce : " Ka rõƙa mana Ubangijinka , Ya bayyana mana , mecẽ ce ita ? "
(src)="s2.68.1"> Ya ce : " Lalle ne , Shi , Yana cewa : " Lalle ne ita sãniya ce ; bã tsõfuwa ba , bã kuma budurwa ba , tsakãtsaki ce a tsakãnin wancan , ' sai ku aikata abin da ake umurninku . "
(trg)="s2.68"> waxaayna dhaheen noobari Eebahaa ha noo caddeeyo waxay tahaye , wuxuuna yidhi Eebe wuxuu leeyahay waa sac oon duq ahayn yarayna , oo u dhaxaysa taas ( labadaas ) ee fala waxa laydin fari .

(src)="s2.69.0"> Suka ce : " Ka rõƙa mana Ubangijinka Ya bayyana mana abin da yake launinta . "
(src)="s2.69.1"> Ya ce : " Lalle ne , Shi Yana cewa : " Ita wata saniya ce fatsa-fatsa , mai tsan-tsan launi , tana faranta ran mausu kallonta . "
(trg)="s2.69"> waxay dhaheen noobari Eebahaa ha noo caddeeyo Midabkeeda , wuxuuna yidhi Eebe wuxuu leeyahay waa sac Boora ah , booranimadeed darantahay , oo ka farxin ( cajabin ) kuwa eegi .

(src)="s2.70"> Suka ce : " Ka rõƙa mana Ubangijinka , Ya bayyana mana abin da yake ita , lalle ne shãnu suna yi mana kamã da jũna , kuma mu , idan Allah Yã so , haƙĩƙa , shiryuwa ne . "
(trg)="s2.70"> waxay dhaheen no hari Eebahaa ha noo caddeeyo waxay tahay , maxaa yeelay waxaa is kaga , kaana shabbahday ( isu ekaatay ) Lo 'dee , hadduu Eebe doonana waan toosaynaa .

(src)="s2.71.0"> Ya ce : " Lalle ne Shi , Yana cẽwa : " Ita wata sãniya ce ; ba horarra bã tana noman ƙasa , kuma ba ta shayar da shuka , lãfiyayya ce : bãbu wani sõfane a cikinta . "
(src)="s2.71.1"> Suka ce : " Yanzu kã zo da gaskiya .
(src)="s2.71.2"> Sai suka yanka ta , kamar ba zã su aikata ba .
(trg)="s2.71"> wuxuu yidhi Eebe wuxuu leeyahay waa sac aan laylanayn oon qodayn dhulka , oon waraabinayna Beerta , wayna ka nabadgashantahay ( eeeb ) midab kalana ma leh , waxay dheheen haddaad la timid dhabta , markaasay gawraccen Siccii , waxayna udhwadeen inayna falin .

(src)="s2.72"> Kuma a lõkacin da kuka yi kisan kai , kuka dinga tunkuɗa wa jũna laifĩ a cikinsa , kuma Allah Mai fitar da abin da kuka kasance kuna ɓõyẽwa ne .
(trg)="s2.72"> xusa markaad disheen naf ood isku khilaafteen Eebana wuu soo bixin ( muujin ) Waxaad qarineyseen .

(src)="s2.73.0"> Sai Muka ce : " Ku dõke shi da wani sãshenta . "
(src)="s2.73.1"> Kamar wancan ne Allah Yake rãyar da matattu , kuma Ya nũna muku ayõyinSa , tsammãninku kuna hankalta .
(trg)="s2.73"> waxaan ku nidhi ku garaaca kan la dilay Saca qaarkiis , saasuuna u nooleeyaa Eebe wixii dhintay , idiina tusin aayaadkiisa si aad wax u kastaan .

(src)="s2.74.0"> San 'nan kuma zukãtanku , suka ƙẽƙashe daga bãyan wancan .
(src)="s2.74.1"> Sabõda haka suka zamanto kamar duwatsu .
(src)="s2.74.2"> Ko mafi tsananin ƙeƙashewa. kuma lalle ne daga duwãtsu , haƙĩka , akwai abin da maremari suke ɓuɓɓuga daga gare shi , kuma lalle ne daga gare su , haƙĩƙa , akwai abin da yake tsatstsagewa har ruwa ya fita daga gare shi , kuma lalle ne , haƙĩƙa , daga gare su , haƙĩƙa , akwai da yake fãɗõwa dõmin tsõron Allah , kuma Allah bai zama gãfili ba daga barin abin da kuke aikatãwa .
(trg)="s2.74"> markaasay ingagtay Quluubtiinu intaas ka dib , waxayna la mid tahay Dhagax , ama waa ka darantahay ingeega , Dhagaxyada waxaa ka mid ah kuway ka burqadaan wabiyaal , waxaana ka mid ah kuwo dildillaaca oo ka soo .

(src)="s2.75"> Shin fa kuna tsammãnin zã su yi imãni sabõda ku , alhãli kuwa , haƙĩƙa , wata ƙungiya daga gare su sun kasance suna jin maganar Allah , sa 'an nan kuma su karkatar da ita daga bãyan sun gãne ta , alhãli sũ , suna sane ?
(trg)="s2.75"> ma waxaad damcaysaan Mu 'miniintaay inay rumeeyaan yuhuudda xaqa oy ( idinraacaan ) iyahoo kooz ka mid ahi ay maqlayaan hadalka Eebe ( Towreed ) haddana ay xarrifaan ( leexiyaan ) intay kaseen kadib , iyagoo og ( inay gafsanyihiin ) .

(src)="s2.76.0"> Kuma idan sun haɗu da waɗanda suka yi ĩmãni sukan ce : " Mun yi ĩmãni , " kuma idan sãshensu ya wõfinta zuwa ga sãshe , sukan ce : " Shin , kuna yi musu magana da abin da Allah Ya buɗa muku ne dõmin su yi muku hujja da shi a wurin Ubangijinku ? "
(src)="s2.76.1"> Shin fa , bã ku hankalta ?
(trg)="s2.76"> markay la kulmaan kuwii rumeeye ( xaqana ) waxay dhahaan waan rumaynay , markuu qaarkood qaarka kale la kaliyoobana waxay dhahaan ma waxaad uga sheekaynaysaan ( u qireeysaan ) Mu 'miniinta , waxa Eebe idiinfaray ( oo xaqnimada NabigaMuxamed ah ) si ay idiinkula doodaan Eebe agtiisa miyaydaan waxkasayn .

(src)="s2.77"> Shin , kuma bã su sanin cẽwa lalle ne Allah Yana sanin abin da suke ɓõyẽwa da abin da suke bayyanãwa ?
(trg)="s2.77"> miyayna ogayn in Eebe ogyahay waxay qarsan iyo waxay muujin .

(src)="s2.78"> Kuma daga cikinsu akwai ummiyyai , bã su da sanin Littãfi , fãce tãtsuniyoyi , kuma sũ bã kõme suke yi ba fãce suna yin zato .
(trg)="s2.78"> waxaa ka mid ah Ehelu Kitaabka kuwo aan wax qorayn waxna akhriyeyn , oon aqooninna Kitaab ( Towreed ) hasa yeeshee rumayn yididiilo , waxaan malo ahayna kuma socdaan .

(src)="s2.79"> To , bone ya tabbata ga waɗanda suke rubũta littãfi da hannuwansu sa 'an nan kuma su ce wannan daga wurin Allah yake , dõmin su sayi kuɗi kaɗan da shi , san nan bone ya tabbata a gare su daga abin da hannayensu ke rubũtãwa , kuma bone ya tabbata a gare su daga abin da suke sanã 'antãwa .
(trg)="s2.79"> halaag wuxuu u sugnaaday kuwa ku qoraya Kitaabka ( Towreed ) Gacmhooda hadana dhihi kani wuxuu ka yimid xagga Eebe si ay qiimo yar ugu gataan , halaag baana ugu sugnaaday waxay qori Gacmahoodu , halaag baana ugu suganaaday waxay kasban .

(src)="s2.80"> Kuma suka ce : " Wuta bã zã ta shãfe mu ba , fãce , ' yan kwãnuka ƙidãyayyu . " Ka ce : " Ashe kun riƙi wani alkawari a wurin Allah , sa 'an nan Allah ba zai sãɓa wa alkawarinSa ba ko kuwa kuna faɗin abin da ba ku sani ba bisa ga Allah ? "
(trg)="s2.80"> waxay dhaheen yuhuud nama taabanayso naaru waxaan ayaamo tirsan ahayn , waxaad dhahdaa ma ballan baad ka qaadateen Eebe agtiisa oosan idinkaga baxayn Eebe ballankiisa. mise waxaad ku sheegaysaan waxaydaan ogayn .

(src)="s2.81.0"> Na 'am !
(src)="s2.81.1"> Wanda ya yi tsiwur-wurin mũgun abu , kuma laifinsa ya kẽwaye shi , to , waɗannan su ne ' yan Wuta , sũ a cikinta madawwama ne .
(trg)="s2.81"> saas ma aha ee ruuxii kasbada xumaan oo uu koobo gafkiisu ciddaasi waa asaxaabta naarta , wayna ku waari dhexdeeda .

(src)="s2.82"> Kuma waɗanda suka yi ĩmãni kuma suka aikata ayyukan ƙwarai , waɗannan , ' yan Aljanna ne , sũ a cikinta madawwama ne .
(trg)="s2.82"> kuwa rumeeyey ( xaqse ) oo camal wanaagsan sameeya kuwaasi waa asaxaabta Jannada wayna kuwaari dhexdeeda .

(src)="s2.83"> Kuma a lõkacin da Muka karɓi alkawarin Bani-Isrã 'ĩla : " Kada ku bauta wa kõwa fãce Allah , kuma ga mahaifa ku kyautata , da mai zumunta da marãyu da matalauta , kuma ku faɗi magana mai kyau zuwa ga mutãne , kuma ku tsayar da salla , kuma ku bãyar da zakka , sa 'an nan kuka jũya bãya , fãce kaɗan daga gare ku , alhãli kuwa kuna mãsu bijirẽwa .
(trg)="s2.83"> xusa markaan ka qaadnay Banii Israa 'iil ballan inaydaan caabudin Eebe mooyee , iyo inay u sama falaan labada Waalid iyo qaraabada , agoonta masaakiinta iyo inay u dhahaan wanaag , salaaddana ooaan bixiyaana sakada , markaasaad jeesateen in yar oo ininka mid ah mooyee , idinkoo jeedsan .

(src)="s2.84"> Lõkacin da Muka riƙi alkawarinku ; bã zã ku zubar da jininku ba , kuma bã zã ku fitar da kanku daga gidãjenku ba ; sa 'an nan kuka tabbatar alhãli kuwa kuna bãyar da shaida ( a kanku ) .
(trg)="s2.84"> xusa markaan idinka qaadnay ballan ( adag ) inaydaan iska daadin Dhiig ( inaydaan isdilin ) aydaan qaarkiin ( qaarka kale ) Guryihiinna , ka bixinin markaasaad aqoonsateen arrintaas idinkoo marag furi .

(src)="s2.85.0"> Sa 'an nan kuma , gã ku , yã waɗannan !
(src)="s2.85.1"> Kuna kashe kanku , kuma kuna fitar da wani ɓangare daga gare ku daga gidãjensu , kuna taimakon jũna a kansu da zunubi da zãlunci kuma idan kãmammu suka je muku kuna fansarsu alhãli kuwa shĩ fitar da su abin da aka haramta muku ne .
(src)="s2.85.2"> Shin fa , kuna ĩmãni da sãshen Littãfin ne , kuma ku kãfirta da sãshe ?
(src)="s2.85.3"> To , mẽne ne sakamakon wanda ke aikata wancan daga gare ku fãce wulãkanci a cikin rãyuwar dũniya ?
(src)="s2.85.4"> Kuma a Rãnar ¡ iyãma ana mayar da su zuwa ga mafi tsananin azãba .
(src)="s2.85.5"> Kuma Allah bai zama Mai gafala ba daga barin abin da kuke aikatãwa .
(trg)="s2.85"> hadana waxaad ahaateen kuwo dili Naftooda , oo ka erya kooxo idinka mid ah Guryahooda , idinkoo isugu kaalmayn korkoodu dambi iyo colnimo haddii la qafaashana waad furanaysaan , iyadooy dhabtu tahay inay xaaraan idinka tahay bixintoodu , Miyaad rumaynaysaan Kitaabtka qaarkiis , kana gaaloobaysaan qaar , ruuxii saas fala oo idinka mid ah abaalkiisu ma aha dulli adduun iyo maalinta qiyaame oo loo celin cadaab daran mooyee , Eebana ma halmaamayo waxaad falaysaan .

(src)="s2.86"> Waɗannan su ne waɗanda suka sayi rãyuwar dũniya da Lãhira , dõmin haka bã zã a sauƙaƙa azãba ba daga kansu , kuma sũ , bã ataimakonsu .
(trg)="s2.86"> kuwaasina waa kuwa ku gatay nolosha adduunyo ( ee dhaw ) aakhiro , lagamane fududeeyo xaggooda cadaabka loomana gargaaro .

(src)="s2.87.0"> Kuma lalle ne , haƙĩƙa , Munbai wa Mũsã Littãfi , kuma Mun biyar daga bãyansa da wasu Manzanni , kuma Muka bai wa Ĩsã ɗan Maryama hujjõji bayyanannu , kuma Muka ƙarfafa shi da Rũhi mai tsarki .
(src)="s2.87.1"> Shinfa , kõ da yaushe wani manzo ya je muku tãre da abin da rãyukanku bã su so , sai ku kangara , wani ɓangare kun ƙaryata , kuma wani ɓangare kuna kashẽwa ?
(trg)="s2.87"> dhab ahaan yaan u siinnay ( Nabi ) musse Kitaabka , waxaana raacinnary gadaashiis Rasuullo , waxaana siinnay ( Nabi ) Ciise Ibnu maryama Mucjizaad cad cad , waxaana ku xoojinay ruux daahir ah ( Jibriil ) marastoose idiinla yimaaddo rasuul waxaan naftiinu jeclayn ( xaqa ) ma iskibrisaan , koox waad beenisaan , kooxna waa dishaan .

(src)="s2.88.0"> Kuma suka ce : " Zukatanmu suna cikin rufi . "
(src)="s2.88.1"> A 'a , Allah Yã la 'ane su , dõmin kafircinsu kadan kwarai suke yin ĩmãni !
(trg)="s2.88"> waxayna dheheen yuhuud quluubtanadu waxay ku sugantahay dabool , saas ma aha ee waa la nacladay gaalnimadooda darteed wax yar bay rumeeyn .

(src)="s2.89.0"> Kuma a lõkacin da wani Littãfi daga wurin Allah ya je musu , mai gaskatãwa ga abin da yake tãre da su , alhãli kuwa sun kasance daga gabãnin haka suna fãtar taimako da shi a kan waɗanda suka kãfirta .
(src)="s2.89.1"> To , a lõkacin da abin da suka sani ya je musu , sai suka kãfirta da shi .
(src)="s2.89.2"> Sabõda haka la 'anar Allah ta tabbata a kan kãfirai .
(trg)="s2.89"> markuu uga yimid Yuhuud Kitaab xagga Eebe isagoo rumeyn waxa agtooda ah ( Tawreed ) horayna u ahaayeen kuwa ku gargaarsada kuwii gaaloobay , markuu yimid waxay garanayeen way ka gaaloobeen Nabiga , naclad korkooda ha ahaato , gaaladee .

(src)="s2.90.0"> Tir , da abin da suka sayi rãyukansu da shi ; watau su kãfirta da abin da Allah Ya saukar sabõda zãlunci ; kada Allah Ya saukar da falalarsa a kan wanda Yake so daga bãyinsa .
(src)="s2.90.1"> Sai suka kõmo da fushi game da wani fushi .
(src)="s2.90.2"> Kuma ga kãfirai akwai azãba mai wulãƙantarwa .
(trg)="s2.90"> waxaa u xun waxay ku gataan Naftooda inay ka gaaloobeen xaqa Eebe soo dajiyey xasad dartiis , ku soo dajinta Eebe fadligiisa ciduu doono , oo adoomadiisa ka mid ah , waxayna la noqdeen Cadho Cadho kale lagu kordhiyey , gaalana waxaa u sugnaaday cadaab wax dulleeya .

(src)="s2.91.0"> Kuma idan aka ce musu : " Ku yi ĩmãni da abin da Allah Ya saukar . "
(src)="s2.91.1"> Sai su ce : " Muna ĩmãni da abin da aka saukar a gare mu , " kuma suna kãfircẽwa da abin da ke bãyansa , alhãli kuwa , shi ne gaskiyar ( da suka sani ) mai gaskatawa ga abin da yake tãre da su ( na Attaura ) Ka ce : " To , don me kuke kashe annabãwan Allah gabãnin wannan , idan kun kasance mãsu bãyar da gaskiya ? "
(trg)="s2.91"> marka lagu yidhaah Yuhuudda rumeeya waxa Eebe soo dajiyey waxay dhahaan waxaannu rumeeyn waxa nalagu soo dejiyey , wayna ka gaaloobaan waxa ka dambeeyey , isagoo xaq ah oo rumeyn waxa agtooda ah , waxaad dhahdaa maxaad ugu disheen nabiyada Eebe horay haddaad Mu 'miniin tihiin .

(src)="s2.92"> Kuma lalle ne haƙĩƙa Mũsã ya zo muku da hujjõji bayyanannu , sa 'an nan kuka riƙi maraƙi ( daga bãyansa , alhãli kuwa kuna mãsu zãlunci .
(trg)="s2.92"> dhab ahaan yuu idiin la yimid ( Nabi ) Muuse mucjisooyin , markaasaad yeelateen Dibi ( ilaah ) isaga kadib idinkoo daalimiin ah .

(src)="s2.93.0"> Kuma a lõkacin da Muka riƙi alkawarinku kuma Muka ɗaukaka dutse a bisa gare ku , ( Muka ce : ) " Ku riƙi abin da Muka kãwo muku da ƙarfi kuma ku ji " Suka ce : " Mun ji kuma mun ƙi . "
(src)="s2.93.1"> Kuma aka zuba son maraƙin a cikin zukatansu sabõda kãfircinsu .
(src)="s2.93.2"> Ka ce : " Tir da abin da ĩmãninku yake umurnin ku da shi , har idan kun kasance mãsu ĩmãni ! "
(trg)="s2.93"> xusa markaan idinka qaadnay ballan , korkiinana yeelay ( Buurta Dhuur ) oon idinku nidhi ku qaata waxaan idin siinay xoog ( niyadadag ) maqlana ( xaqa ) waxayna dheheen waan mawalay waana caasinay , waxaana laga waraabiyey quluubtooda ( jacaylkii ) Dibiga ( ay caabudeen ) gaalnimadooda darteed , waxaad dhahdaa waxaa xumaan badan wuxuu idinfarayo imaankiinu haddaad muuminiin tihiin .