# so/ted2020-1045.xml.gz
# zh_tw/ted2020-1045.xml.gz


(src)="1"> Laga yaabee inaad maqasheen aragtida Quraanka ee Janada inay ku jiraan 72 xuuraylcayn ahi , Waana idiin balanqaadayaa inaan xuuralcaynta kusoo noqon doono .
(trg)="1"> 你或許有聽說過 古蘭經裡關於天堂的描述 那裡有 72 位處女 我保證一會兒會回到處女這一部份

(src)="2"> Laakiin , xaqiiqdii halkan waqooyigalbeed Waxanu ku noolahay wax u dhow aragtida Quraanka ee Janada , lagu sheegay 36 jeer inay yihiin ' beero ay qulqulayaan durduro . ' '
(trg)="2"> 事實上 , 在美國東北部 我們的身處之處 近似於古蘭經裡所描述的天堂 古蘭經裡對天堂的定義出現了 36 次 意為 「 流水滋養的花園 」

(src)="3"> Maadaamoo aan ku noolahay guri dooni ah oo ku yaal durdurka Harada Union , Tani dareen qiima leh bay ii samaysay .
(trg)="3"> 因為我住在聯合湖水流過的船屋裡 所以要理解這個概念輕而易舉

(src)="4"> Laakiin arintu waa , siday u arkaan dadku arintan warkeeda ?
(trg)="4"> 但是 , 為何大部分的人卻是首次聽到這樣的概念

(src)="5"> Waxan og ahay gaalo niyad wanaagsan kuwaasoo bilaabay akhrinta Quraanka , balse iska daayay , markii ay ku wareereen qariibnimadiisa .
(trg)="5"> 我了解很多心懷善意的非穆斯林 開始閱讀古蘭經 , 但最後放棄了 對於它的奇異感到困惑

(src)="6"> Taariikhyahankii Thomas Caryle wuxu u gartay Muxamed mid kamid ah geesiyaashii ugu waynaa aduunka , laakiin Quraanka wuxu ugu yeedhay ' ' akhriskii ugu kakanaa ee aan dhexgalo kii ugu daalka iyo wareerka badnaa . ' '
(trg)="6"> 歷史學家湯瑪斯卡來爾 認為穆罕默德是世上極為偉大的英雄 即便如此 , 對於古蘭經 , 他曾說道 「 我從沒讀過這麼讓人費解的書 , 乏味不堪 、 讓人既困惑又混亂 」

(src)="7"> ( Qosol ) Qayb kamida dhibaatadu , waxan filayaa , inay tahay inaan u haysano in Quraanka loo akhriyi karo sida aynu caadiyan u akhrino buug- oo aynu intaynu gees ula baxno galab roobaad inagoo salool dubana ina horyaalo , sidii oo Ilaahay -- Quraankuna gebi ahaanba waa hadalkii Ilaahay kula hadlayey Muxamad -- uu yahay mid kamida qoraayada liiska ugu wacan ku jira
(trg)="7"> ( 笑聲 ) 這裡的問題 , 我想 , 一部分是因為 我們把古蘭經想成是一本 我們平常就會閱讀的書籍 彷彿我們可以在一個午後的雨天 , 抱著它蜷縮於一角閱讀 同時還有一碗觸手可及的爆米花 彷彿真主- 因為古蘭經裡全是真主對穆罕默德的話語- 彷彿真主就只是某個暢銷書作家

(src)="8"> Welise xaqiiqadu waxay tahay in dad yari ay dhabtii akhriyaan Quraanka way cadahahay sababta ay aadka ugu fududahay in la soo xigto -- taas waxay tahay , in si khalkdan loo xigto .
(trg)="8"> 而事實上 , 真正讀古蘭經 的人少之又少 這正是為什麼古蘭經這麼容易被引用- 也就是說 , 誤引 。

(src)="9"> Jumlado iyo weedho dulucdoodii laga saaray oo ah waxan ugu yeedho ' ' qeybta naqshada la mariyay ' Kaasoo ah kay jecelyihiin Muslimiinta xagjirka ah iyo kuwa islaamka neceb labbaduba .
(trg)="9"> 詞組與短語被斷章取義 截出的的版本 , 我稱它為 「 標明版本 」 穆斯林基本教義派和反穆斯林的恐伊斯蘭教者 都偏愛此版本

(src)="10"> Hadaba gu 'gii ina dhaafay , anigoo u tafaxaydanaya inaan bilaabo qoraal aan ka qoro taariikhdii Muxamed Waxan garawsaday inaan u baahan ahay inaan Quraanka akhriyo si tafatiran -- sida ugu haboon ee aan awooda , waa taas .
(trg)="10"> 所以在這個春天 當我正準備 著手撰寫穆罕默德的傳記時 我意識到自己必須要好好的讀古蘭經 盡我所能好好讀一讀

(src)="11"> Afkayga carbeed wuxu ku xidhnaa Qaamuus aan isticmaalo uun , markaa waxan soo qaatay afar tafsiir oo caan ah waxan go 'aansaday inaan isla akhriyo dacal ilaa dacal , ayaad-aayad iyadoo alfabeet cod ahna lagu daray iyo carabidii asalka ahayd ee qarnigii 7aad .
(trg)="11"> 我的阿拉伯語已經退步到 需要依賴字典的地步 所以我拿了四本著名的譯本 決定將它們並排開來同時讀 一句接著一句 並且參照音譯本 和一本七世紀阿拉伯語原版

(src)="12"> Halkaa faa 'iidaan hore uga haystay .
(trg)="12"> 我確實有一項優勢

(src)="13"> Buugaygii u danbeeyay wuxu ku saabsanaa taariikhda ka danbaysa kala jabka Suniga iyo Shiicada Markaas waxan si dhow ugu kuur galay taariikhdii hore ee Islaamka , Markaas waxaan ogaa dhacdooyinka uu Quraanku sida joogtada u tilmaamayo , Qaabkiisa ujeedka .
(trg)="13"> 我最新的一本書 是有關什葉派和遜尼派分裂的故事 為了這本書 , 我鑽研伊斯蘭早期的歷史 所以古蘭經裡反覆提及的事情 我都很熟悉 也就是它的信仰準則

(src)="14"> Waxan si buuxda u ogaa inaan ahaa dalxiise Quraanka dhex yimi -- mid war haya weliba mid khibrad u leh ah , laakiin weli ah soo-galooti , Alla-kood Yahuudi ah. oo akhriyaya kitaabka dhowrsan ee cid kale .
(trg)="14"> 我已了解夠多 , 也就是說 我就像一個旅客在遊歷古蘭經 是有見地的一位旅客 更甚是一位經驗豐富的旅客 但依舊是個局外人 是一個不可知論的猶太人 閱讀著其他宗教的聖書

(src)="15"> ( Qosol ) Marka si degan baan u akhriyay .
(trg)="15"> ( 笑聲 ) 所以我就慢慢的讀 。

(src)="16"> ( Qosol ) Sadex todobaad baan u qorsheeyay mashruucas waxana filaya taasi waa waxa ' isla baxsanaanta ' micneheedu yahay -- ( Qosol ) waayo waxay igu qaadatay sadex bilood .
(trg)="16"> ( 笑聲 ) 為了這個計畫 , 我空出了三星期 而這在我看來 , 就是所謂的狂妄自大 ( 笑聲 ) 因為最終我花了三個月才完成

(src)="17"> Waxan isku celinayay dareenka ah inaan u boodo meelaha danbe ee jusaska xaqiiqada dahsoon ku yaaliin .
(trg)="17"> 我確實止住了跳到書的後半段的誘惑 因為後面的章節更短 , 更富神秘性 。

(src)="18"> Laakiin markastoo aan is iraahdo hadaad Quraanka majaraha u qabatay -- dareenkaas ah ' hadaan helay ' ' -- waxay igaga sii badataa isla habeenkaas , Aroortiina waxan kusoo noqdaa anoo dhex wareegalaysanaya dhul aan ku dhex lumay ,
(trg)="18"> 但每當我以為我漸漸 了解古蘭經的精要時 那種 「 我明白了 」 的感覺- 在一夜過後便消失無蹤 當我早上醒來 , 便會開始納悶 我是否曾迷失在某個異地

(src)="19"> laakiin weli dhulku wuxu iila eekaa midaan si fiican u garanayo .
(trg)="19"> 但是卻又非常熟悉的地方 。

(src)="20.1"> Quraanku wuxu sheegayaa inuu u yimid inuu dib u cusboonaysiiyo fariintii Tawraad iyo Injiil .
(src)="20.2"> Sidaa awaadood 3 meelood meel
(trg)="20"> 古蘭經聲明它的目的是來 更新摩西五經和福音書的神訊 所以裡面有三分之一

(src)="21"> waxay ddib u sheegaysaa ashqaastii Injiil ku jirtay sida Ibraahim , Muuse , Yuusuf , Maryama , Ciise
(trg)="21"> 都在重述聖經人物的故事 像是亞伯拉罕 、 摩西 約瑟夫 、 聖母瑪莉和耶穌

(src)="22"> Ilaahay oo qudhiisu aad loogu bartay bayaankiisii hore ee Yahweh -- wuxu si adag u sheegayaa inaan Ilaahyo kale jirin .
(trg)="22"> 真主本身是極為熟悉的 從祂早時以耶和華為化身 心存嫉妒 , 堅稱祂是世上唯一的神

(src)="23"> Joogitaanka geela , buuraha , lama-deeganaada iyo durdurada ayaa waxay dib iigu celiyeen sanadihii aan ku qaatay dhex wareega Saxaraha Siinaay .
(trg)="23"> 書裡的駱駝 、 高山 沙漠水井和泉水 將我帶回了我在 西奈沙漠遊走的那年

(src)="24"> Waxan jirtay luqada luuqda ku jirtaa , ay i xasuusinaysay habeeno aan ku qaatay dhegaysiga odayaal Badawiyiin ah oo tirinaya gabayo saacado qaadanaya gabigoodna korka ka shubaya .
(trg)="24"> 再者是書裡的語言 帶著抑揚頓挫的節奏 一再讓我想起那些夜晚 , 聆聽貝都因老人 吟詠著好幾時長的敘事詩 他們全部憑著記憶吟詠

(src)="25"> Waxan bilaabay inaan fahmo sababta loo yiri : Quraanku wuxu Quraan ku yahay keliya Af-Carabi .
(trg)="25"> 然後我開始了解 為什麼人們會說 只有以阿拉伯文書寫的古蘭經 才是真正的古蘭經 。

(src)="26"> Soo qaado suurada Faatixa Suurada 7da aayadood ee bilowga ahi waa sidan : ' ' Ducada Eebe ' ' ee Kiristanka iyo ta Yuhuuda ee ' ' Shema Yisrael ' ' oo laysku daray .
(trg)="26"> 拿首章 「 法諦海 」 來說 開篇的七節經文 是由主禱文和伊斯蘭猶太施瑪篇所組成

(src)="27"> Waa 29 kalmood af carabi ahaan , laakiin waxay tagtaa 65 ilaa 72 marka la tafsiiro .
(trg)="27"> 在阿拉伯文裡只有 29 個字 但翻譯後的版本卻變成 65 到 72 個字

(src)="28"> markastoo aad wax ku dartidna waa markastoo micnihii sii lumo .
(trg)="28"> 而你加進去的字義越多 本意似乎也流失越多

(src)="29"> Carabidu waxay leedahay meerin , taaso soo jiidasho sixira leh , tayoo u baahan in la dhagaysto iyadoon la akhrin , la dareemo iyadoon la faaqidin .
(trg)="29"> 阿拉伯語有一種咒語般 幾近催眠的特色 它邀人聆聽 , 而非閱讀它 感受它 , 而非解析它

(src)="30"> Waxay u baahantay in kor loogu heeso , si looga dhawaajiyo muusigeeda dhagaha iyo carabka .
(trg)="30"> 它希望你大聲吟詠它 發出它的音樂聲 , 繚繞於耳並且停於舌尖

(src)="31"> Markaa Quraanka Ingiliishka ahi wuxu u eeghay hadh wax daboolaya , ama sida uu Arthur Arberry uu ugu yeedhay ' ' sharaxaad ' '
(trg)="31"> 所以英文版的古蘭經 是原版的影子 或者如同亞瑟阿伯理形容他的版本為 「 一種詮釋 」 。

(src)="32"> Laakiin dhamaanteed ku lunto fasiraada .
(trg)="32"> 但並非所有含意都會在翻譯中流失

(src)="33"> Sida Quraanka lagu balanqaaday , sabirka waa la abaal marinayaa , waxana jiri doona wax yaabo lala kulmi doono oo cajiib ah -- wacyigelin deegaanka ah ayaa ku jirta ah , tusaale ahaan , Biniaadamku waa khaliifka abuurta Ilaahay ee dhulka , Injiil laguma sheegin .
(trg)="33"> 一如古蘭經所許諾 , 耐心將會有所回報 其中有許多的驚喜之處- 例如對於環境保護的認知 或者 , 人類僅僅只是真主造物的幫手 與聖經所言有過之而無不及 。

(src)="34"> Halka Injiil si gaara loogula hadlayo raga iyadoo la isticmaalayo jinsiga rageed labbaad iyo sadexaad , Quranku wuxu ku soo darayaa dumarka -- wuxu ka hadlaya tuusaale ahaan ; raga mu 'miniita ah iyo dumarka mu 'miinta ah , raga sharafta badan iyo dumarka sharafta badan .
(trg)="34"> 相較於聖經裡單單只針對男性敘述 使用第二和第三人稱的陽性詞彙 古蘭經的敘述則包含了女人 例如 講到信男信女- 可敬的男女 。

(src)="35"> Ama soo qaado aayada aan caanka ahayn ee ka sheekaynaysa gaalada oo la dilo .
(trg)="35"> 那句惡名昭彰的句子 談及的是屠殺異教徒

(src)="36.1"> Haa , saasay leedahay , laakiin duluc gaar ah weeye .
(src)="36.2"> Furashadii la filayay ee magaalada barakaysan ee Maka taaaso dagaalku xaaraam ka yahay ,
(trg)="36"> 沒錯 , 古蘭經裡真的這麼說 不過是在某個特定的脈絡下 對麥加聖城的 入侵計畫 - 聖城通常是禁止打鬥的 。

(src)="37"> Ogolaanshuna wuxu la imanayaa shuruudo
(trg)="37"> 而屠殺的許可卻附帶著限制條件

(src)="38.1"> Keliya ma aha ' ' Waa inaad dishaan gaalada Maka . ' '
(src)="38.2"> Waad awoodaan , waa laydiin ogolyahay , laakiin keliya waa marka waqtiga xurmada lihi dhamaado waana keliya marka aan heshiis hore u jirin waana keliya marka ay idinka joojiyaan galida Kacbada , waana keliya haday marka hore idin soo weeraraan .
(trg)="38"> 不是說 , 你必須殺死麥加城裡的異教徒 而是說 , 你可以這麼做 , 並且受到允許 不過僅能在寬限期結束之後 並且不存在任何其他條約的時候 只能在他們試圖阻止你去卡巴聖堂朝觀的時候 只有在他們首先發動攻擊的時候

(src)="39"> Intaasoo dhan kadibna -- Ilaahay waa naxariiste ; Cafiska ugu sareeya -- Asal ahaantiina waxa kasii wanaagsan inaanaydin samayn .
(trg)="39"> 即便在這個時候-真主還是慈悲的 寬恕至上- 所以 , 根本上而言 你最好別殺

(src)="40"> ( Qosol ) Tanina macquul inay tahay cajiibnimadii ugu waynayd -- ee ina tusta sida Quraanku u furfuranyahay , ugu yaraan maskaxaha aan asalkoodu ahayn kuwa xidhxidhan .
(trg)="40"> ( 笑聲 ) 這或許是最大的驚喜- 古蘭經是多麼的靈活彈性 至少對於那些並非 完全固不可化的人來說是如此

(src)="41"> ' ' Aayadaha qaarkood macnohoodu waa biya-kama-dhibcaan ' ' ' ' qaarkoodna waxay leeyihiin micne mutaashih ah ' '
(trg)="41"> 「 有些語句意義很明確 。 」 它說 「 而有些則含混不清 。 」

(src)="42"> Qalbiyada aan wanaaagsanayni kuwa macnohoodu mutashaabiha yahay ayay wax ka baadhaan , iyagoo is-diido abuuraya markay ku ladhaan macne ay u samaysteen iyagu .
(trg)="42"> 心術不正者 會找尋有歧義之處 藉由自己所闡述的解釋 企圖製造矛盾

(src)="43"> Ilaahay keliyaa og micnaha dhabta ah .
(trg)="43"> 只有真主知道真義

(src)="44.1"> Jumalada ' ' Ilaahay waa ladiif ' ' ayaa soo noqnoqota in badan , taasina xaqiiqdii waxay ina tusay in Quraanku la ladiifsanyay sida in badan oo inaga midi u rumaysay .
(src)="44.2"> Tusaale ahaa ,
(trg)="44"> 「 真主難以捉摸 」 的詞句 一再的出現 誠然 , 整部古蘭經更是難以捉摸 其程度超過我們原本所盲目相信的一切 例如

(src)="45"> arintii ku saabsanayd bikranimada iyo jannada ,
(trg)="45"> 有關於 處女和天堂這一小部份

(src)="46"> Oryantaaliiskii qadiimka ahaa ayaa arinka soo galaya markan .
(trg)="46"> 老派的東方主義在此發揮了作用

(src)="47"> Kelmeda afarta jeer lagu sheegay Quraanka waa Xuur. kelmeda waxa loo tarjuntay jaariyado indha madmadow oo naasa buurbuuran , ama curubooyin bikra ah .
(trg)="47"> 有個字出現了四次 就是 「 天堂女神 」 ( Houris ) 譯文作解為 擁有豐胸的黑眼少女 或者是 , 白皙挺乳的處女

(src)="48"> Laakiin waxa carabida asalka ah ku jira waxa weeye mid kaliya oo ah ' ' Xuur ' ' .
(trg)="48"> 然而在阿拉伯文原版中 , 卻僅僅那個一個字 那就是 : 天堂女神 ( Houris )

(src)="49"> Ma aha mid naasa buurbuuran mana aha mid curubo ah .
(trg)="49"> 根本沒有豐胸 、 挺乳這樣的形容詞

(src)="50"> ( Qosol ) Tan waxa la dhihi karaa ' ' Abuur saafi ah ' sida malaaigta oo kale , ama sida Giriiga Kuuros ama Kooree , oo ah dhalinyarimo abadi ah .
(trg)="50"> ( 笑聲 ) 這或許是用來描述純潔生物 的一種方式-像是形容天使- 或者像是希臘語中的Kouros或Kórē 意指長生不老的青年

(src)="51"> Laakiin runtu waxay tahay qofna ma oga ,
(trg)="51"> 但事實在於 , 沒有人知道真正的釋義

(src)="52"> taasina waa ujeedada .
(trg)="52"> 而這就是重點所在

(src)="53"> Sababtoo Quraanku waa cadeeyay markuu leeyahay waxaad noqon doontaan ' ' abuur cusub janada dhexdeeda ' ' taasina waxa weeye ' waxa laguu abuuri donaa qaab aanad garanayn adigu ' ' Kaasoo kaba sii qurux badnaa kara xuuralcaynta aynu aamisannahay .
(trg)="53"> 因為古蘭經明確表述 你將會 「 在天堂獲得新生 」 你將會被 「 重新創造成你未知的形式 」 比起成為一個處女 , 這個觀點對我而言 更具有吸引力

(src)="54"> ( Qosol ) Tiradaa 72 marna lama sheegin .
(trg)="54"> ( 笑聲 ) 而 72 這個數字從未出現過

(src)="55"> Laguma sheegin 72 bikro ah / xuuralcayn ah Quraanka .
(trg)="55"> 72 個處女從沒有出現在 古蘭經裡 。

(src)="56"> Aragtidaasi waxay aburantay 300 oo sano kadib Culumada Islaamka waxay ku masaaleeen sidii dad baalal leh oo daruuraha ku fadhiya walax dhawaaq macaanna tumanaya .
(trg)="56"> 這個說法在 300 年後才開始出現 而大多數的伊斯蘭學者視其等同於 坐在雲端上 彈奏豎琴的翼人 。

(src)="57"> Janadu waa kasoo horjeedka taas .
(trg)="57"> 天堂的景象則大不相同

(src)="58.1"> bikronnimo maaha ; waa irmaan. waa badhaadhe .
(src)="58.2"> Waa beero lagu waraabiyay
(trg)="58"> 它和處女無關 它是豐饒 是富庶 它是一處花園

(src)="59"> durduro qulqulaya .
(trg)="59"> 被潺潺流水滋養著

(src)="60"> Mahadsanidiin .
(trg)="60"> 謝謝

(src)="61"> ( Sacab )
(trg)="61"> ( 掌聲 )

# so/ted2020-1071.xml.gz
# zh_tw/ted2020-1071.xml.gz


(src)="1"> Hawa Abdi : Dad aad ubadan -- 20 sano ee Somalia ayaa isku dagalaayay .
(trg)="1"> Hawa Abdi : 20 年來 -- 在索馬里 , 很多人 都一直在打仗 。

(src)="2"> Shaqa iyo cunaba toona maysan jidhin .
(trg)="2"> 所以在那裡沒有工作 、 沒有食物 。

(src)="3"> Caruurta badankooda waxay noqdeen kuwa nafaqa dareeysan , sidaan oo kale
(trg)="3"> 大部分的兒童 , 就像這樣 , 變得非常的營養不良 。

(src)="4"> Deqo Mohamed : Sida aad ogtihiin Dagaalada sokeeya inta ay socdaan kuwa aay badanaa saameyso waa caruurta iyo dumarka
(trg)="4"> Deqo Mohamed : 如你所知 , 在內戰中 , 婦女和兒童總是最受影響的 。

(src)="5"> Marka , bukaanadeenu waa dumar iyo caruur .
(trg)="5"> 所以我們的病人都是婦女和兒童 。

(src)="6"> Waxay ku jiraan deyrkeena .
(trg)="6"> 他們就在我們的後院 。

(src)="7.1"> waa gurigeena .
(src)="7.2"> Waan kusoo dhaweynaa .
(trg)="7"> 那是我們的家 , 我們歡迎他們 。

(src)="8"> waa xerada aan hada ku hayno dad gaarayo 90,000 , halka 75 % ay yihiin dumar iyo caruur .
(trg)="8"> 這是我們現在擁有的營地 , 那裡有 90,000 人 , 其中 75 % 是婦女和兒童 。

(src)="9"> Pat Mitchell : Kani waa isbitaalkiin .
(trg)="9"> Pat Mitchell : 這就是你們的醫院 。 這是醫院內部 。

(src)="10.1"> halkani waa gudaha .
(src)="10.2"> HA : Waxaynu sameynaa qeebaha C iyo hoolgalo kala duwan maxa yelay dadku waxay u baahan yihiin caawimad .
(trg)="10"> HA : 我們執行剖腹產和其他各種不同的手術 , 就因為人們需要幫助 。

(src)="11"> Dowlad difaacda majirto .
(trg)="11"> 那裡沒有政府來保護他們 。

(src)="12"> DM : Bukaano gaaraya 400 ayaan subax walbo daaweynaa , weey ka badataan ama ka yaaradaan .
(trg)="12"> DM : 每天早上 , 我們有大約 400 名病人 , 也許多一些或少一些 。

(src)="13"> Mararka qaar waxaynu nahay kaliya 5 dhaqaatiir iyo 16 kalkaaliyal. jismiyan aad baan u daalnaa si aan dhamaantooda u qaabilno .
(trg)="13"> 但有時我們只有五名醫師 及 16 名護士 , 要看完所有的人實在令我們筋疲力盡 。

(src)="14"> Laakin waxan qaabilnaa kuwa daran oo kaliya , kuwa kalena waxaan dib u balaminaa maalinta xigta .
(trg)="14"> 但是我們會先看較嚴重的病人 , 然後重新安排其他病人到第二天看診 。

(src)="15"> aad beey u adagtahay .
(trg)="15"> 這是非常艱難的 。

(src)="16"> Sida aad u jeedo , dumarka ayaa caruurta wadaan ; waa dumar kuwa isbitaalka imaada ; waa dumar kuwa dhisayo guryaha .
(trg)="16"> 正如你所看到 , 是那些婦女們帶著孩子 、 是那些婦女們來到醫院 , 是那些婦女們搭建了那些房子 。

(src)="17"> kaasi waa gurigooda .
(trg)="17"> 這是他們的家 。

(src)="18.1"> Iskuul ayeeynu leenahay .
(src)="18.2"> Waa iftiinkeena -- labadii sano ugu dambeysay ayaynu furnay dugsi hoose halkaas oo aan ku haayno caruur dhan 850 , misna waa dumar iyo gabdho ugu badnaatii .
(trg)="18"> 此外 , 我們還有一所學校 。 這是我們的光明 -- 我們在過去兩年開設了一所小學 我們有 850 個學生 , 其中大多是婦女和女童 。

(src)="19"> ( Sacbis ) PM : Daqaatiirtu waxay leeyihiin qawaaniin aad u weyn oo ku saabsan qofka helayo daaweyn .
(trg)="19"> ( 掌聲 ) PM : 醫師們對於哪些人可以接受診療 有一些非常嚴格的規則 。

(src)="20"> Manoo sharixi kartaa qawaaniintaas ku saabsan aqbalitaanka ?
(trg)="20"> 你能解釋一下診所受理病人的規則嗎 ?

(src)="21"> HA : Dadka noo imaado , weeynu soo dhaweynaa .
(trg)="21"> HA : 來到我們這的人 , 我們都非常歡迎 。

(src)="22"> waxaynu la wadaagnaa wax walbo oo aan heesano .
(trg)="22"> 我們和他們分享 我們擁有的一切 。

(src)="23"> laakin waxaa jira laba sharci .
(trg)="23"> 但是這裡有兩個規則 。

(src)="24"> Sharciga koowaad : Majiraan wax qabiileeysi iyo kala qeebsanaan siyaasadeed kusaabsan ee shacabka Somaliyeed dhexdiisa .
(trg)="24"> 第一 : 在這個索馬里社群中 不容許種族歧視和政治分裂 。

(src)="25"> Qof walboo waxaas ku dhaqmo banaanka ayaan u tuurnaa .
(trg)="25"> 我們會拒收這一類的人 。

(src)="26"> Mida labaad : Nin garaaci karo xaaskiisa majiro .
(trg)="26"> 第二 : 不容許男人打他的妻子 。

(src)="27"> haduu garaaco , Xabsi ayaan dhex dhigeena , misna waxan u yeereena duqoowda .
(trg)="27"> 若有人打妻子 , 我們會送他進監獄 , 而且我們會告訴我們的長老 。

(src)="28"> ilaa ay ka cadeeyan case-kiisa , xabsiga kama soo deeyneeyno .
(trg)="28"> 直到他們釐清案情 , 否則我們永遠不會釋放他 。

(src)="29"> Kuwasi waa labadeena sharci .
(trg)="29"> 這就是我們的兩個規則 。

(src)="30"> ( Sacbis ) Mida kale aan ogaaday aya waxay tahay , Inay dumarku yihiin kuwa ugu adag aduunka daafahiisa .
(trg)="30"> ( 掌聲 ) 我還了解到 , 女人是這個世界上 最強的人 。

(src)="31"> Maxa yelay , 20-kii sano ee ugu dambeysay , Dumarkii Somaliyeed ayaa fadhiga ka kacay .
(trg)="31"> 在過去 20 年來 , 索馬里的女人都站了起來 。

(src)="32"> Hogaamiya-yaal ayeey ahaayen , anaguna waxaynu nahay hogaamiya-yaasha shacabkeena iyo rajada mustaqbalka jiilkeena .
(trg)="32"> 她們是領導者 , 而我們是 我們社區的領導者 也是我們下一代的希望 。

(src)="33"> ma 'aan nihin kuwa miciin laawa yaasha iyo dhibanayaasha dagaalka sokeeye .
(trg)="33"> 我們並非只是那些感到無助 的內戰受害者 。

(src)="34"> Dib weeynu uheshiin karnaa .
(trg)="34"> 我們能夠調停戰爭 。

(src)="35"> Wax walbo weeynu qaban karnaa .
(trg)="35"> 任何事情我們都可以做的到 。

(src)="36"> ( Sacbis ) DM : Waxaynu nahay rajada mustaqbalka sida hoyadey ka dhawajisay , Ragga ayaa kaliya wax laaya .
(trg)="36"> ( 掌聲 ) DM : 正如我的母親說的 , 我們是未來的希望 , 而在索馬里男人只會互相殘殺 。

(src)="37"> Marka waxaynu la imaanay labadaan sharci .
(trg)="37"> 因此 , 我們想出了這兩個規則 。

(src)="38"> Xero ay ku jiraan 90,000 oo qofood , waa inaad la imaada qawaaniin ama dagaal ayaa meesha ka dhalanayo .
(trg)="38"> 在一個有 90,000 人的營區 , 你必須要制訂一些規則 , 不然一定會有一些鬥爭 。

(src)="39"> Marka , Majijran wax kala qeyb-sanaan qabiil , misna nin xaaskiisa garaaci karana majirto ,
(trg)="39"> 所以那裡沒有種族的區分 、 而且沒有人可以打他的妻子 。