# so/ted2020-1660.xml.gz
# zh/ted2020-1660.xml.gz


(src)="1"> Asalaama calaykum
(trg)="1"> 願平安與各位同在 !

(src)="2"> Kusoo dhawaada Dooxa
(trg)="2"> 歡迎大家蒞臨多哈

(src)="3"> Waxaan ka masuul ahay sidii dalkan isugu filaan lahaa cunto ahaan .
(trg)="3"> 我宜家嘅工作係負責卡塔爾嘅食品安全

(src)="4"> Taas waa shaqadayda labada sano ee soo socda , inaan sameeyo qorshe dhamaystiran , oon dhamaystirno dabcan tobanka sano soo socda -- dabcan , aniga iyo dad kaleba .
(trg)="4"> 但喺未來兩年 我要幫手規劃一個大項目 同埋喺之後嗰十年執行項目 當然有好多同事兼埋一齊做啦

(src)="5"> Laakiin ugu horayn , waxaan u baahanahay inaan idiin sheego qiso , waa qisadayda , waa qiso ku saabsan dalkan aad maanta dhaamntiin joogtaan .
(trg)="5"> 但首先 , 我想同大家 分享一個我自己嘅故仔 呢個故仔發生喺大家身處嘅呢個國家

(src)="6"> dabcan , intiina badani sadex wakhti ayaad maanta wax cunteen , run ahaantiina waad wadi doontaan munaasibadan ka dib .
(trg)="6"> 在座嘅大多數今日都應該食過三餐 或者喺活動之後仲會食

(src)="7"> Hadanba aan wadee , Qadar siday ahayd 1940kii ?
(trg)="7"> 但係 , 二十世紀四十年代嘅 卡塔爾是乜嘢樣嘅呢 ?

(src)="8"> Waxaa ku noolaa 11,000 oo qof halkn .
(trg)="8"> 大概有 11,000 人口

(src)="9.1"> May jirin biyo .
(src)="9.2"> May jirin tamar , saliid , gawaadhi , waxaas ma jirin .
(trg)="9"> 冇水 、 冇能源 冇石油 、 冇汽車 … 乜都冇

(src)="10"> Dadka badi ku noolaa halkan waxay ku noolaayeen xeebaha si ay u kaluumaystaan ama waxay ahaayeen reer guuraa hadba saxara u guurguura si ay biyo u helaan .
(trg)="10"> 喺度生活嘅大多數人 一係喺海邊村莊打魚為生 一係周圍遊牧揾水源

(src)="11"> Waxba kama jirin quruxda aad maanta aragtaan .
(trg)="11"> 宜家大家所見嘅迷人景緻喺當時仲未有

(src)="12"> Magaalooyinka aad maanta aragtaan ma jirin sida Dooxa , Dubay ama Abu Dubay ama Kuwayd ama Riyaad .
(trg)="12"> 多哈 、 迪拜 、 阿布扎比 、 科威特 或者利雅得以前都係好落後

(src)="13"> Maaha in la samayn kari waayey magaalooyin .
(trg)="13"> 之所以落後唔係因為人哋發展唔到城市

(src)="14"> Muu jirin khayraadkii lagu samayn lahaa .
(trg)="14"> 而係事關資源貧乏

(src)="15"> Sidaad arkaysaan cimriga dadku wuu gaabnaa
(trg)="15"> 眾所週知 , 當時嘅人均壽命短

(src)="16"> Dadka intooda badan waxay ku dhiman jireen 50 .
(trg)="16"> 大多數人嘅壽命都係得 50 歲

(src)="17"> Hadaba aan u wareegno mawduuca labaad : wakhtigii saliid .
(trg)="17"> 隨著時間發展 , 石油時代蒞臨嘞

(src)="18"> 1939 kii , waa xiligii ay heleen saliida .
(trg)="18"> 1939 年 , 當時嘅人首次喺中東發現石油

(src)="19"> Laakii nasiib daro , runtii qaab ganacsi looma soo saarin ilaa intii laga gaadhayey dagaalkii labaad ee adduunka .
(trg)="19"> 但遺憾嘅係 , 直到二戰之前 石油仲未得到全面嘅商業開採

(src)="20"> Maxay qabatay saliidu ?
(trg)="20"> 咁 , 石油到底起到幾大作用 ?

(src)="21"> Waxay bedeshay muuqaalka wadankan , sidaad maanta aragtaan ama makhraatiga ka tihiinba .
(trg)="21"> 正如各位所見 佢改變咗呢個國家嘅面貌

(src)="22"> Waxay ka dhigtay dadkii u guurguuri jiray saxara -- ee raadinayey biyaha , raadinayey cuntada , iskuna dayayay inay xanaaneeyaan xoolohooda -- inay degaan magaalooyin .
(trg)="22"> 佢亦令喺沙漠揾水源同食物嘅 遊牧民族移居到城市

(src)="23"> Waa laga yaabaa inaad la yaabtaan tan , laakiin qoyskaygu waa kala lahjad
(trg)="23"> 大家可能會覺得奇 ︰ 我屋企人嘅口音不盡相同

(src)="24"> Hooyaday waxay ku hadashaa lahjad ka duwan tan aabahay , waxaanu nahay dad gaadhaya ilaa 300,000 dalkan .
(trg)="24"> 我嘅母親同我嘅父親嘅口音有好大分別 那怕喺呢個人口 30 萬嘅國家

(src)="25"> Waxaa jira shan ilaa lix lahjadood dalkan iminkadan aan hadlayo .
(trg)="25"> 就已經有五六種唔同口音

(src)="26.1"> Qaar baa dhaha " sidee hada ?
(src)="26.2"> Siday ku dhici kartaa tani ? "
(trg)="26"> 有人會問點解 ?

(src)="27"> Sababtu waxay ahayd inaan kala filiqsanayn .
(trg)="27"> 査實係事關我哋住得好零散

(src)="28"> Kumaan noolaan karayn inaan isu nimaadno .
(trg)="28"> 畢竟資源唔集中 我哋冇可能咁集中居住

(src)="29"> Markii khayraadka la helay , ha noqoto saliidee , waxaan bilownay dhisida teknoolajiyadaa layaabka leh waanuna isu keenay dadkii sababtoo ah waxaan u baahanay inaan isu nimaadno .
(trg)="29"> 但當資源 , 即係石油 , 豐富嘅時候 我哋就開始發展先進技術 並因應發展所需 , 將人集中起嚟

(src)="30"> Dadkii markaa way is barteen .
(trg)="30"> 住喺唔同地方嘅人開始瞭解對方

(src)="31"> waxayna ogaadeen inay jirto faraq u dhaxeeya lahjadaha .
(trg)="31"> 於是乎發現大家嘅口音好唔相同

(src)="32"> Taasi waa mawduucii labaad : xiligii saliida .
(trg)="32"> 以上就係石油時代嘅情況

(src)="33"> Aan eegno maanta .
(trg)="33"> 宜家我哋嚟關注今日

(src)="34"> Dhismayaashan dhaadheer waa waxaad dhabtii ku taqaanaan Dooxa .
(trg)="34"> 呢個就係今時今日嘅多哈

(src)="35"> Hadaba tirada dadku maanta waa intee ?
(trg)="35"> 今日嘅人口有幾多 ?

(src)="36"> Waa hal milyan oo qof .
(trg)="36"> 經已係 170 萬人嘅大城市

(src)="37"> Intaasi waa in ka yar lixdan sano .
(trg)="37"> 但發展所花嘅時間卻少過 60 年

(src)="38"> Koboca dhaqaaluhu waa ilaa 15 boqolkiiba shantii sano ee la soo dhaafay .
(trg)="38"> 過去五年經濟平均增長 15 %

(src)="39"> Cimriga dadku waxay gaadhay 78 sano
(trg)="39"> 壽命預期提升至 78 歲

(src)="40"> Isticmaalka biyuhu waxay kordheen 430 litir .
(trg)="40"> 人均用水量上到去 430 升

(src)="41"> Tani waxay ka mid tahay kuwa ugu badan adduunka .
(trg)="41"> 人均用水量達到世界高水平

(src)="42"> Iyadoo sideedaba la haysan wax biyo ah lana gaadhay isticmaalka ugu badan biya , mid ka badan dal kasta
(trg)="42"> 由水資源極其匱乏 到用水量達到世最高水平

(src)="43"> Ma garanayo inay tahani falcelis u ahayd biyo la 'aantii .
(trg)="43"> 我唔知係咪因為過往啲人太缺水所致

(src)="44"> Balse maxay xiiso leedahay waxaan idhi ?
(trg)="44"> 之不過呢個故仔最盞鬼係乜嘢呢 ?

(src)="45"> Qaybta xiisaha lihi waa inaan korayno 15 boqolkiiba sanad kasta shantii sano ee la soo dhaafay biyo la 'aan .
(trg)="45"> 最盞鬼係過去五年係冇水嘅情況下 我哋仍然能夠保持 15 % 經濟增長

(src)="46"> Iminka waa taariikhi. weligeed hore ugama dhicin taariikhda .
(trg)="46"> 呢個簡直係傳奇 係從未喺歷史出現過嘅

(src)="47"> Magaalooyinka waxaa gebi ahaanba baabiyey waa biyo la 'aanta .
(trg)="47"> 歷史上 , 冇水源嘅城市都會被廢棄

(src)="48"> Tan waa taariikh gobolkani sameeyey .
(trg)="48"> 但係喺多哈 , 啲人卻改寫歷史

(src)="49"> Maaha qudha magaaloyinkaan dhisayno , laakiin magaalooyinka lagu hamiyo dadkuna rabaan inay noqdaan saynisyahano , dhakhtaro .
(trg)="49"> 城市唔止係講緊興建咁簡單 更加載住好多人嘅夢想 想成為科學家 、 醫生

(src)="50"> Dhisaan guryo qurux badan , keenaan farshaxanyahano , sameeyaan gurigayga .
(trg)="50"> 佢哋都想起靚嘅家園 請建築師設計屋企

(src)="51"> Dadkani waxay ku fekereen meel lagu noolaan karo iyadoon ahayn markaas .
(trg)="51"> 正因為人嘅堅定同努力 令呢笪不毛之地變成宜居繁榮

(src)="52"> Dabcan , iyadoo la isticmaalayo teknolojiyada .
(trg)="52"> 但一切都必須歸功於先進科技

(src)="53"> Hadaba Baraasiil waxay heshaa 1,782 milimitir oo biyaha roobka sanadkii .
(trg)="53"> 巴西嘅年降雨量有 1,782 毫米

(src)="54"> Qadarna 74 , hadana sidaas ayaan u koraynaa [ 15 boqolkiiba ]
(trg)="54"> 卡塔爾淨係得 74 但同巴西經濟發展率一樣

(src)="55"> Suaashu waa sidee .
(trg)="55"> 咁點解我哋可以齋靠 74 毫米嘅 雨量成就今日呢 ?

(src)="57"> Si kastay ahaatoba biyo ma haysano
(trg)="56"> 雖然我哋冇水資源

(src)="58"> Iyadoo fudud sababtu waa mishiinka baaxada wayn aan ugu yeedhno biyo sifeeyaha
(trg)="57"> 但我哋有好龐大嘅海水淨化裝置

(src)="59"> Tamartu waa furaha isbelka. wax kasta way bedeshay .
(trg)="58"> 呢個時候能源就係關鍵 ︰ 能源改變一切

(src)="60"> Waa shayga aan ka soo saarno dhulka , u guno xajmi badan , runtii intiina badan waad isticmaasheed iyada imaatinkiini Dooxa .
(trg)="59"> 能源就係我哋從地底抽取同消耗嘅石油 査實在大多數人嚟到多哈都係靠佢

(src)="61"> Markaa taasi waa haradayada , hadaad arki karaysaan .
(trg)="60"> 所以 , 石油就似係我哋嘅湖泊同河流

(src)="63"> Taasi waa sidaad dhamaantin u isticmaashaan uguna raaxaysataan biyaha .
(trg)="61"> 事關有佢 , 大家先至有淡水可用

(src)="64"> Tani waa teknoolojiyada ugu wanaagsan ee dalkan yeelan karo abid : biyo-sifaynta .
(trg)="62"> 講到呢度 , 海水淡化技術 係對呢個地方最大嘅恩物

(src)="65"> Hadaba khatartu maxay tahay ?
(trg)="63"> 但呢個地方咁樣發展 , 有咩風險 ?

(src)="66"> Aad miyaad u werwertaan ?
(trg)="64"> 你哋有冇擔心過 ?

(src)="67"> Waxaan odhan karaa , hadaad eegtaan xaqiiqda dunida , waxaad rumaysan doontaan , dabcan inaan werwero .
(trg)="65"> 我想講嘅係 , 當我哋放眼全球 你就會發現 , 擔心並非多餘

(src)="68"> Waxaa jira dalab kordhaya , bulsho koraysa .
(trg)="66"> 人口不斷增長 對資源嘅需求亦都不斷增長

(src)="69"> Dhawr bilood ka hor 7 billlion ayaynu noqonay .
(trg)="67"> 幾個月前 , 全球人口總數 經已經超過 70 億

(src)="70"> Sidoo kalena tiradaasi cunto ayay u baahantay .
(trg)="68"> 隨之而嚟嘅就係對食物需求嘅增長

(src)="71"> Saadashuna waxay sheegi in 2050ka dadku noqonayo 9 billion .
(trg)="69"> 據預測 , 到 2050 年 全球人口會突破 90 億

(src)="72"> Markaa wadan aan biyo lahayn waa inuu ka werweraa waxa ka dhaca wax ka baxsan xuduudiisa .
(trg)="70"> 對於一個缺乏水資源嘅國家嚟講 必須要考慮未來人口增長帶嚟嘅負擔

(src)="73"> Waxaa sido kale is bedelaysa cuntooyinka .
(trg)="71"> 呢一事實甚至改變咗人嘅飲食方式

(src)="74"> Korodhka dhaqan-dhaqaale ee sare wuxuu sidoo kale bedelay dadka cunadooda .
(trg)="72"> 隨著社會經濟水平提高 人嘅飲食習慣亦都隨之改變

(src)="75"> Waxay bilaabeen inay cunaan hilib badan iyo wax la mida .
(trg)="73"> 例如會食更加多肉

(src)="76"> Dhanka kale , waxaa yaraaday wax soo saarkii sababtu waa cimilida is bedelaysa iyo waxyaabo kale .
(trg)="74"> 另一方面 , 因為氣候變化同其他原因 農作物產量減少

(src)="77"> Markaa qofbaa runtii xaqiiqsaday marka dhibku dhacayo .
(trg)="75"> 所以 , 人不得不面對危機會發生嘅事實

(src)="78"> Tani waa xaalada Qadar , waa inta aan garanayn 'e .
(trg)="76"> 呢個就係卡塔爾嘅現況

(src)="79"> Waxaan haysanaa kaydh biyood oo laba cisho oo qudha ah .
(trg)="77"> 我哋嘅淡水儲備只夠用到兩日

(src)="80"> Waxaan soo dhoofsanaa 90 boqolkiiba cuntadayada , waxaanna beeranaynaa in ka yar 1 boqolkiiba dhulkayaga .
(trg)="78"> 我哋 90 % 嘅食物都依賴進口 我哋亦衹開發咗 1 % 嘅國土

(src)="81"> Tirada yar ee beeralayda aan leenahay waa laga saaray beerahay falan jireen sababtuna waa siyaasada dhaqaalaha furan iyo imaatinka la tartamayaal waawayn iyo wax la mida .
(trg)="79"> 我哋為數唔多嘅農民 亦都因為市場開放政筞 同引進激烈競爭等原因 而唔再從事農業生產

(src)="82"> Markaa sidoo kale waxaan wajahaynay khatar .
(trg)="80"> 所以話 , 危機的確存在

(src)="83"> Khatarahayni waxay si toosa u saamaynaysaa waaritaanka dalkan iyo sii socoshadiisa .
(trg)="81"> 呢啲危機直接影響著呢個國家嘅 可持續發展同延續性

(src)="84"> Suaashu waxay tahay , ma jiraa xal ?
(trg)="82"> 咁 , 有乜解決方案呢 ?

(src)="85"> Ma jiraa xal waara ?
(trg)="83"> 有冇解決方案 ?

(src)="86"> Haa dhabtii wuu jiraa .
(trg)="84"> 答案係有嘅

(src)="87"> Islaydhkan wuxuu koobsaday kumanaan farqadood oo qoraalo farsamo ah oo aanu ka shaqaynaynay labadii sano ee la soo dhaafay .
(trg)="85"> 呢份投影片總結咗數千頁嘅 技術文件內容 亦都係我哋過去兩年嘅工作成果

(src)="88"> Aan ku bilowno biyaha .
(trg)="86"> 我先講水資源

(src)="89"> Si wanaagsan ayaan u garanaynaa -- horaan idiin tusay -- inaan u baahanahay tamartan .
(trg)="87"> 之前我哋經已知道 , 我哋確實需要能源

(src)="90"> Hadaba hadaan u baahanahay tamar , tamar noocee ah ?
(trg)="88"> 如果我哋需要能源 , 要係咩能源 ?

(src)="91"> Tamar dhamaankarta ? tamarka dhulka ku hoos jirta ?
(trg)="89"> 不可再生資源 ? 化石燃料 ?

(src)="92"> Mise wax kale ayaan isticmaalnaa ?
(trg)="90"> 定係我哋可以用其他能源 ?

(src)="93"> Miyaynu haysnaa nooc kale oo tamara oo faaido leh oon ku bedelano ?
(trg)="91"> 假設我哋使用其他能源 係咪會有更多著數 ?

(src)="94"> Waxaan qiyaasi in intiina badani aad iminka xaqiiqsateen inaan haysano : 300 cisho oo cadceeda .
(trg)="92"> 我斷估大多數人都諗到太陽能

(src)="95"> Markaa waxaan isticmaali karnaa tamarta dib loo cusboonaysiiyo si aan ugu soo saarno biyaha aan u baahanahay .
(trg)="93"> 冇錯 , 呢度全年晴天日數 高達 300 日 , 陽光充沛 所以 , 我哋要利用太陽能製造水

(src)="96"> Waxaanan dhabtii samaynaynaa sistam soo saara 1,800 megawat oo tamarta cadceeda ah si aan u soo saarno 3.5 milyan kuyuubik mitir oo biyo ah .
(trg)="94"> 於是我哋興建 180 萬千瓦功率嘅 太陽能發電設施 嚟製造 350 萬立方米嘅淡水

(src)="97"> Taasina waa biyo badan
(trg)="95"> 350 萬一啲都唔細數

(src)="98"> Biyahaasi waxay gaadhi doonaan beeralayda , beeralayduna waxay awoodi inay ku waraabsadaan dalagooda , waxay awoodi doonan inay bulshada u soo saaraan cunto .
(trg)="96"> 呢啲淡水將會分配畀農民 用嚟灌溉農作物 進而為社會供應糧食

(src)="99"> Hadaba si loo joogteeyo udubkan taagan -- maxaa yeelay kuwan waa mashaariic , kuwan waa hababkii aan u gudbin lahayn waxaan markaa u baahanahay inaan samayno udub jiifa : sistam waara , waxbarasho tayadeed sarayso , cilmi baadhis iyo horumar , warshado , teknolojiyad soo saara teknolojiyadii dabikhi lahayd iyo ugu danbayntii suuqyo ganacsi .
(trg)="97"> 但係 , 我哋唔單止要做到可持續 我哋仲需要追求發展同進步 包括系統可靠性 、 高等教育 研究開發 、 工業 、 科技 令製造出嚟嘅科技可以 用於應用同市場裏面

(src)="100"> Hadaba maxaa isku xidha , waxa isku xidha waa sharciyada , siyaasadaha , xeerarka sharciyadeed
(trg)="98"> 但係要將所有嘢到位 需要有法律 、 政策同規範

(src)="101"> La 'aantoodna waxba ma qaban karno .
(trg)="99"> 冇咗法律 、 政策同規範 一切都衹係空談

(src)="102"> Taasi markaa waa waxaan qorshaynayno inaan qabano .
(trg)="100"> 呢個亦正係我哋計劃之中嘅工作