# so/ted2020-1469.xml.gz
# ur/ted2020-1469.xml.gz


(src)="1"> Waxaan hayaa jawaabta suaasha aan dhamaanteen is waydiinay
(trg)="1"> میرے پاس ایک سوال کا جواب ہے جو ہم سب پوچھتے ہیں

(src)="2"> suaashu waxay tahay , Sababta xarafka X ugu taaganyahay midkaan la garanayn ?
(trg)="2"> سوال یہ ہے کہ یہ کیا وجہ ہے کہ نا معلوم جزو کا اظہار ہمیشہ ' x ' سے ہوتا ہے ؟

(src)="3"> iminka waxaan ogahay inaan taas ku soo baranay fasalka xisaabta , laakiin iminka meel kasta way ku jirtaa -- X prize-ta X-files-ka , project X-ka , TEDx-ta
(trg)="3"> ہم سب نے یہ ریاضی کی کلاس میں سیکھا تھا پر اب یہ روز مرہ کی زبان میں استعمال ہوتا ہے ' x ' پرائز ، ' x ' فائلز پروجیکٹ ' x ' ، ٹیڈ ' x '

(src)="4"> halkay taasi ka timid ?
(trg)="4"> کہاں سے آیا یہ ' x ' ؟

(src)="5"> qiyaastii lix sano ka hor waxaan go 'aansaday inaan barto Carabida taasoo u muuqata inay tahay luuqad caqliyeed oo sareysa .
(trg)="5"> تقریباً 6 سال پہلے میں نے عربی سیکھنے کا فیصلہ کیا جو کہ ایک نہایت منطقی زبان نکلی

(src)="6"> in la qoro kelmad ama kelmad isku xidhan ama odhaah lagu qoro Carabi waa sida dhirindhirinta qaaciido , maxaa yeelay qayb kasta ilaa xad way cadahay waxayna sidaa xog aad u badan .
(trg)="6"> عربی میں ایک لفظ یا فقرہ یا جملہ ایک تسفیہ بنانے کی مانند ہے کیونکہ ہر جزو بلکل درست اور بامعنی ہوتا ہے

(src)="7"> taas waa mid ka mida sababaha inta waxay tahay inaynu kaga fekerno cilmiga reer galbeedka iyo xisaabta iyo muhadisnimada in runtii ay hore uga shaqeeyeen qarniyadii ugu horeeyey ee Common Era ( BC ) Beershiyaanka , Carabta iyo Turkidu .
(trg)="7"> یہی ایک وجہ ہے کہ بہت کچھ جو ہم سوچتے ہیں مغربی سائنس ، ریاضی اور انجینرنگ کا حصّہ وہ دراصل عیسوی دور کی پہلی صدیوں میں ایرانیوں ، عربوں اور ترکوں کا کام تھا .

(src)="8"> tan waxaa ku jirta habka yar ee Carabiga ah ee lagu magcaabo Aljabra .
(trg)="8"> اس میں عربی کا ایک نظام ہے جسسے ' الجبرا ' کہتے ہیں .

(src)="9"> Aljabr waxaa sida caadiga lagu turjumaa " habka laysugu xidhayo qaybaha kala baahsan . "
(trg)="9"> اور ' الجبر ' کے معنی ہیں ' مختلف بے جوڑ جز کے میل کا نظام '

(src)="10"> Aljabr ugu danbayntii waxay ingiriisi isu bedeshay Algebra .
(trg)="10"> ' الجبر ' آخرکار انگریزی میں ' algebra ' بن گیا .

(src)="11"> tusaale ka mida waxyaalahas badan
(trg)="11"> الجبرا بہت الفاظ میں سے ایک مثال ہے جو مغرب نے اپناتے .

(src)="12"> qoraalka Carabida ee ay ku jirto xigmada xisaabtu ugu danbayntii waxay timid Yurub -- taaso ah , aan dhaho Isbayn -- qarnigii koobiyo tobnaan iyo labiyo tobnaad .
(trg)="12"> ریاضی کی دانائی سے بھرپور یہ عربی عبارات آخرکار یورپ تک پہنچ گئیں -- یعنی کہ اسپین میں پہنچیں -- گیارویں اور بارویں صدی میں .

(src)="13"> markay soo gaadhay waxaa jirtay xiiso baaxad wayn oo loo hayey u turjumida xikmadan luuqadaha reer Yurub .
(trg)="13"> اور جب یہ عبارات پہنچیں تو بہت زیادہ دلچسپی تھی , اس علم کا ترجمہ کرنے کی ایک یورپی زبان میں .

(src)="14"> laakiin waxaa jirtay dhibaatooyin .
(trg)="14"> مگر اس میں کافی مسلے تھے

(src)="15"> dhibaato ka mida waxay ahayd tiraabta codka ee Carabida taason lagu odhan karin codka reer Yurub iyadoon aad loogu celcelin .
(trg)="15"> ایک مسلہ یہ تھا کہ عربی میں کچھ ایسی آوازیں ہیں جو کہ یورپ کے لوگ نہیں بول سکتے اور اس کے لئے انکو بہت مشق کرنی پڑتی ہے .

(src)="16"> taas iga rumaysta
(trg)="16"> یقین کیجیے مجھ پر .

(src)="17"> sidoo kale , codadkaas iyaga ah waxay noqdeen kuwaan ka muuqan xarfaha ku jira luuqadaha reer Yurub .
(trg)="17"> اور یہ جو آوازیں ہیں ان کا اظہار نہیں ہو سکتا , یوروپی زبانوں کے حروف سے .

(src)="18"> halkan waxaa ah mid ka mida khaladaadka
(trg)="18"> ان میں سے ایک نمایاں مثال ہے .

(src)="19"> xarafkan waa shiin , waxayna samaysaa codka aan filayno inuu yahay shi ' -- " sh ' "
(trg)="19"> حرف ' ش ' , اور اسکی آواز ہے ' شح ' جیسی

(src)="20"> waana mid kamida xarfaha ugu horeeya ee kelmada shay 'un , taasoo macnaheedu yahay " wuxuun " sida kelmada Ingiriisida ee " wuxuun " -- wax aan qayaxnayn , shay aan la garanayn .
(trg)="20"> اور یہ پہلا حرف بھی ہے لفظ ' شیء ' کا , جسکے معنی ہیں ' کچھ ' کہ , انگریزی کے لفظ ' something ' کی طرح کوئی مبہم ، نا معلوم چیز کی طرح .

(src)="21"> iminka Carabida , waxaan ka dhigi karnaa tan mid qayaxan inagoo ku darayna xarfahah " al "
(trg)="21"> اب ہم عربی میں , اسکو واضح کر سکتے ہیں واضح کرنے والے جزو ' ال ' کو شامل کر کے .

(src)="22"> markaa waa alshay 'un shayga aan la garanayn .
(trg)="22"> پس یہ ہو گیا ' الشیء ' یعنی نامعلوم چیز .

(src)="23"> tani waa kelmadii ka muuqan jirtay xiliyadii hore ee xisaabta , sida dhirindhirintan qarnigii tobnaad ah
(trg)="23"> اور یہ لفظ ریاضی کے ابتدائی دور میں نمایاں ہے , جیسا کہ دسویں صدی میں دلیلوں کو اخذ کرنے کے لئے .

(src)="24"> dhibaatada heshay aqoonyahankii Medieval Spanish ee loo xilsaaray turjumida arintan waxay ahayd in kelmada shiin ama xarafka shay 'un inaan laga dhigi karin Isbaanish sababtoo ah Isbaanishku ma laha Sha ' , codka " sha '
(trg)="24"> قرون وستوی کے وہ ہسپانوی علما جنکو اس علم کا ترجمہ سونپا گیا انکو مسلہ پیش آیا کہ حرف ' ش ' اور لفظ ' شیء ' کو ہسپانوی زبان میں نقش نہیں کیا جا سکتا کیونکہ ہسپانوی زبان میں ' ش ' نہیں ہوتا یعنی ' شہ ' کی آواز نہیں ہوتی .

(src)="25"> markaa waxaa laysla qaatay , sameeyeen xeer ay ka soo amaahdeen codka CK , codka " ka ' taasoo ay ka soo qaateen Giriigii hore oo ah qaabka xaraka kaay .
(trg)="25"> پس دستور کے مطابق , انہوں نے قانون بنایا جس میں انہوں نے ' ck ' کی آواز یعنی ' کہ ' کو اپنایا , پرانی یونانی زبان سے حرف ' کاے ' کی صورت میں .

(src)="26"> ka dib markii tan loo bedelay luuqadihi caadiga ahaa ee reer Yurub , oo ah Laatiinka , waxay si dhibyar ugu bedeleen Kaay-dii Giriiga xarkii X
(trg)="26"> بعد میں اس علمی مجموے کا ترجمہ ایک مشترکہ یوروپی زبان , یعنی کہ لاطینی میں ہوا تو انہوں نے لاطینی ' کاے ' کو تبدیل کر دیا لاطینی ' x ' کے ساتھ .

(src)="27"> markii taasi dhacdayna , markii tani noqotay Laatiin waxay samaysay buugaagta aasaasiga ee xiisaabta ilaa lix boqol oo sano ,
(trg)="27"> اور ایک دفعہ جب ایسا ہوا , اور یہ مجموعہ لاطینی میں آ گیا , تو اس نے ریاضی کی درسی کتب کی بنیادی تشکیل دی تقریبن 600 سال کے لیے .

(src)="28"> hadaba iminka aan ka jawaabno suaasheeni
(trg)="28"> مگر اب ہمارے پاس اس سوال کا جواب ہے .

(src)="29"> maxay X u tahay mid aan la garanayn
(trg)="29"> کہ ' x ' نامعلوم جزو کیوں کہلاتا ہے ?

(src)="30"> X waa mid aan la garanayn sababtu waa inaysan ku odhan karayn " sha ' luuqada Isbaanishka
(trg)="30"> ' x ' نامعلوم اس لیے ہے کیوںکے ہم ہسپانوی زبان میں ' ش ' نہیں کہ سکتے .

(src)="31"> ( qosol ) waxaanan filayaa inay taasi tamay mid mudan inaan idinla wadaago
(trg)="31"> ( ہنسی ) اور میں نے سوچا کہ یہ علم آپ کے ساتھ بانٹنے کے لائق تھا .

(src)="32"> ( sacab )
(trg)="32"> ( تالیاں )

# so/ted2020-1666.xml.gz
# ur/ted2020-1666.xml.gz


(src)="1"> 11-jir markaan ahaay , Waxaan xasuustaa inaan subax kusoo kacay dhawaaq farxadeed oo gurigeena ka jiray .
(trg)="1"> مجھے یاد ھے وہ دن جب میں گیارہ سال کی تھی اور ایک صبح گھر میں کسی خوشی کے مناے جانے کی آواز سے میری آنکھ کھلی ۔

(src)="2"> aabahay waxuu dhagaysanaayay aqbaacta BBC-da raadiyihiisa yaraa ee dambasta u ekaay .
(trg)="2"> میرے والد اپنے سلیٹی رنگ کے چھوٹے سے ریڈیو پر ۔ بی بی سی کی خبریں سن رہے تھے

(src)="3"> Wejigiisa waxa ka muuqday dhoolacadeen aad u weyn oo aan caadi aheen waqtigaas , maxaa yelay aqbaaradka marwalbo wey niyad jebin jireen .
(trg)="3"> وہ بہت مسکرا رہے تھے جو کہ بہت غیر معمولی تھا ۔ کیونکہ خبرین انہیں ہمیشہ پریشان کر دیا کرتی تھیں

(src)="4"> " Taalibaaniintii weey baxeen ! " ayuu aabehey mar qura ku dhawaaqay .
(trg)="4"> " طالبان چلے گؑے ہیں " میرے والد چلاےؑ ۔

(src)="5"> ma 'aanan ogeyn wuxuu ula jeedo , laakin waxan arki karay inuu aabahey aad iyo aad u faraxsanaa .
(trg)="5"> مجھے انکی بات کا مطلب معلوم نہیں تھا ۔ مگر میں دیکھ سکتی تھی کہ میرے والد بہت ہی زیادہ خوش تھے

(src)="6"> " Hada waxaad aadi kartaa iskuul dhab ah " , Ayuu yiri .
(trg)="6"> " تم اب ایک با قاعدہ سکول جا سکتی ہو " ، انہوں نے بتایا ۔

(src)="7"> Subax aanan weligeey hilmaami doonin .
(trg)="7"> وہ صبح میں کبھی نہیں بھول سکتی -

(src)="8"> Iskuul dhab ah .
(trg)="8"> ایک باقاعدہ سکول ۔

(src)="9"> Sida aad u jeedid , waxaan jiray 6 sano markay Taliban qabsadeen Afgaanistan misna ay soo rogeen ineey mamnuc tahay gabar ineey iskuul aado .
(trg)="9"> آپ دیکھیے کہ میں چھ سال کی تھی جب طالبان نے افغانستان پر قبضہ کیا ۔ اور لڑکیوں کا سکول جانا غیر قانونی قرار دے دیا

(src)="10"> Shanti sano ee soo socotay , waxaan ulabisan jiray sida wiil si aan u ilaaliyo walaashey , oo markaas loo ogoleen ineey banaan si kali ah u aado oo ay si qarsoodi ah u dhigato Iskuul .
(trg)="10"> اس لیے ، اگلے پانچ سالوں تک ، مجھے لڑکوں کا لباس پہن کر اپنی بڑی بہن کو ایک خفیا اسکول تک لے کر جانا پڑتا ، کیونکہ اس کا اکیلے گھر سے باہر رہنا منع کر دیا گیا تھا ۔

(src)="11"> waxay ahayd wadada kaliya aan labadeenaba aqoon yahano ku noqon karno .
(trg)="11"> بس اسی ایک طریقے سے ہم تعلیم حاصل کر سکتے تھے ۔

(src)="12"> waxaan maalin walbo mari jirnay wada kala duwan si ay qofna nooga shakinin meesha aan usocono
(trg)="12"> ہر روز ، ہم مختلف راستے سے جایا کرتے تا کہ کسی کو یہ شک نا گزرے کہ ہم کہاں جا رہے ہیں ۔

(src)="13"> Waxaan buugaagteena ku dabooli jirnay baagaga adeega si ay u muuqato inaan soo adeeganeenay .
(trg)="13"> ہم اپنی کتابوں کو سبزی والے تھیلوں میں چھپاتے تاکہ ایسا لگے کہ ہم خریداری کے لیے باہر نکلے ہیں

(src)="14"> Iskuulku wuxuu ku dhexyaalay guri , In ka badan 100 anaga ah ayaa waxa nalagu xareen jiray qol jiif oo yar .
(trg)="14"> سکول ایک مکان میں تھا جس کے ایک کمرے میں ہم سو سے زیادہ لوگ اپنی جگہ بنا تے تھے

(src)="15"> waqtiga jiilalka wuu iska yara roona laakin xagaaga aad buu ukululaay .
(trg)="15"> سردیوں میں وہ جگہ بہت گرم اور آرام دہ ہوا کرتی تھی مگر گرمیوں میں بہت زیادہ گرمی ہوتی تھی

(src)="16"> Nolosheena inaan halis galineeno waan ogeen -- macalimiinta , ardayda iyo waalidiinteenaba .
(trg)="16"> ستاد ، طلبہ اور ہمارے والدین ؛ ہم سب کو معلوم تھا کہ ہم اپنی جانوں کو خطرے میں ڈال رہے ہیں ۔

(src)="17"> waqti walbo waxaala baajin jiray iskuulka ilaa iyo hal isbuuc maxa yelay Taalibaaniinta ayaa naga shakin jiray .
(trg)="17"> بعض اوقات ، طالبان کو شک ہو جانے کی وجہ سے ، سکول کو ایک ہفتے کے لیےؑ بند کرنا پڑتا ۔

(src)="18"> Mar walbo waxaan la fajacsaneen waxa ee naga ogyihiin .
(trg)="18"> ہم اکثر سوچا کرتے تھے کہ وہ ہمارے بارے میں کیا جان گیےؑ ہیں ۔

(src)="19"> Miyaan nala beegsan jiray ?
(trg)="19"> کیا ہمارا پیچھا کیا جا رہا ہے ؟

(src)="20"> Miyeey ogyihiin halka aan ku noolnahay ?
(trg)="20"> کیا انہیں ہماری رہایؑش کا معلوم ہے ؟

(src)="21"> Aaad ayaan u baqan jirnay , laakin weli , Iskuulka ayuu ahaa meesha kaliya aan rabno .
(trg)="21"> ہم خوفزدہ تھے ، لیکن پھر بھی ، ہم سکول جانا چاہتے تھے ۔

(src)="22"> aad baan unasiib badanahaya inaan kusoo dhex koro qoys halka waxbarasha iyo gabdhahaba aad looga qiimeeyo .
(trg)="22"> میں خوش قسمت ہوں کہ ایسے گھر میں پیدا ہوی جہاں تعلیم کی قدر کی جاتی تھی اور بیٹیوں کو انعام سمجھا جاتا تھا ۔

(src)="23"> Awoowgey waqtigisa wuxuu ahaa nin aad u cajiib leh .
(trg)="23"> میرے نانا اپنے زمانے کے بہت غیر معمولی آدمی تھے ۔

(src)="24"> Aqoonyahan sare oo ka imaaday gobol aad u dheer ee ku yaalo Afgaanistan wuxuu ku adkeesaday in gabadhiisa , oo ah hooyadey , ay aado iskuul , misna ay arintaas darteed aabihiisa ku deeyriyay .
(trg)="24"> افغانستان کے ایک دور دراز صوبے کا ایک روایت شکن آدمی مگر اپنی بیٹی ، میری ماں ، کو سکول بھیجنے پر اصرار کرنے کی وجہ سے ان کے والد نے انہیں آق کر دیا ۔

(src)="25"> Laakin hooyadeyda aqoonyahanta aheyd ayaa macalimad noqotay .
(trg)="25"> لیکن میری پڑھی لکھی ماں استانی بن گیؑں ۔

(src)="26"> Waa tanaa .
(trg)="26"> وہ ھے میری ماں

(src)="27"> Laba sano kahor ayeey shaqa gabtay , si ay gurigeena ugu badasho Iskuul wax lagu baro gabdhaha iyo dumarka dariskeena ahaay .
(trg)="27"> وہ دو سال پہلے ہی نوکری سے ریٹایؑر ہویں اور اپنے گھر میں ہی ہمارے محلے کی بچیوں اور خواتین کے لیے سکول کھول لیا ۔

(src)="28"> Abaahey --- waa kaa -- Wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee qoyskiisa oo wax barto .
(trg)="28"> اور میرے والد -- جو کہ یہ ہیں -- اپنے خاندان کے سب سے پہلے فرد تھے جس نے تعلیم حاصل کی ۔

(src)="29"> Marnaba su 'aal kama taagneen in caruurtiisa ay wax baran doonaan , taas oo ay kujiraan gabdhiisa , Inkastoo Taalibaan iyo halistooda ay jireen .
(trg)="29"> سوال ہی نہیں پیدا ہوتا کہ ان کے بچے ، حتٰی کہ بیٹیاں بھی ، طالبان اور ان کے دھمکیوں کے باوجود ، تعلیم نا حاصل کرتے ۔

(src)="30"> Asiga ahaan , majirin halis ka daran aqoon la 'aanta caruutiisa .
(trg)="30"> ان کے نزدیک ، اپنے بچوں کو تعلیم نا دینا ، اس سے بڑا خطرہ تھا ۔

(src)="31"> Waxaan xasuustaa , xilayadii Taalibaaniyiinta in mararka qaar aan aad nolsheena uga niyad-jebi jiray misna aan aad u cabsan jiray oo aana mustaqbal ku hamin jirin .
(trg)="31"> طالبان کی حکومت کے دنوں میں ، مجھے یاد ہے ، کچھ ایسے لمحات بھی آے میری زندگی میں جب میں ہماری زندگیوں اور ہمیشہ کے ڈر ، اور غیر واضع مستقبل سے عاجز آ جاتی ۔ ،

(src)="32"> Waxaan rabay inaan iska dhaafo , laakin aabahey , wuxuu igu oran jiray , Maqal , gabadheey-diyeey , wax walbo oo aad noloshaada leedahay weey kaa dhumi karaan .
(trg)="32"> میں ہار ماننا چاہتی لیکن میرے والد صاحب مجھ سے کہتے تھے بیٹی میری بات غور سے سنو " تم اپنی زندگی کا سارا سرمایا کھو سکتی ہو ،

(src)="33.1"> Lacagtaada waa lagaa xadi karaa .
(src)="33.2"> Waqtiyada dagaalka gurigaaga xoog waalagaga baxsan karaa .
(trg)="33"> تمہارے پیسے چوری ہو سکتے ہیں ، تمہیں جنگ کے دوران اپنا گھر چھوڑے پر مجبور کیا جا سکتا ہے ۔

(src)="34"> Laakin sheyga kaliya mar walbo kuu harayo waa waxa halkani ku jiro , xitaa hadaan dhiigeena kuu iibino si aan qarashka wax barashadada kaaga bixino , waan ku sameen doona .
(trg)="34"> لیکن ایک چیز جو ہمیشہ تمہارے ساتھ رہے گی وہ یہ ( تعلیم ) ہے ، ، اور اگر ہمیں اپنا خون بیچ کر بھی تمہاری فیس اد کرنی پڑی تو ھم یہ بھی کریں گے

(src)="35"> Marka miyaadan rabin inaad wadato waxbarasha-daada ? "
(trg)="35"> تو ، اب بھی تم پڑہایؑی چھوڑنا چاہتی ہو ؟ "

(src)="36"> Maanta waxaan ahay 22-jir .
(trg)="36"> آج جب کہ میں باییس برس کی ھو چکی ھوں

(src)="37"> waxaan kusoo koray wadan aad u bur-buriyay dagaalo socday qarniyo .
(trg)="37"> میں نے ایک ایسے ملک میں پرورش پایؑی جسے دہایوں پر محیط جنگ نے تباہ کر دیا ۔

(src)="38"> In kayar 6 % dumar da 'deyda ah ayaa ilaa dugsi-ga sare dhaafay , hadey familkeeyga dhanka waxbarasha-dayda ay marnaba ku dadaali laheen , Mid kamid ah ayaan maanta ahaan lahaa .
(trg)="38"> میری ہم عمر لڑکیوں میں سے صرف چھ فیصد نے ہایی سکول کے بعد تک تعلیم حاصل کی اور اگر میرےخاندان میں تعلیم حاصل کرنے کا عزم نا ہوتا ، تو میں بھی باقی ۹۴ فیصد کا حصہ ہوتی ۔

(src)="39"> Halkan ayan badalkii istagsanahay anoo kasoo qalin jibiyay Jaamacada Middlebury .
(trg)="39"> اس سارے کی جگہ ، آج میں آپکے سامنے مڈلبری کالج کی گریجویٹ کی حیثیت سے کھڑی ھوں

(src)="40"> ( Sacbis ) Goortii aan ku laabtay Afgaanistan , awoowahey , Midkii gurigiisa looga soo eryay geesinimo uu gabdhihiisa aqoonyahaniin ugu dhigo darteed , ayaa wuxu ka mid ahaa dadki ugu horeen ii hambalyeeyay .
(trg)="40"> ( تالیاں ) جب میں افغانستان واپس پہنچی تو میرے نانا ، جنہیں اپنی بچیوں کو پڑہانے کی وجہ سے آق کر دیا گیا تھا ، مجھے مبارک باد دینے والوں میں سرفہرست تھے ۔

(src)="41"> Kuma faano kaliyo heerka jaamacadayda , laakin inaan ahaay dumar tii ugu horeysay , misna aan ahay dumar tii ugu horeso ee gaari ku dhex wado wadooyinka Kabul .
(trg)="41"> وہ نہ صرف میری کالج کی تعلیم کے بارے میں بہت فخر سے بتاتے ھیں بلکہ یہ بھی کہ میں وہ پہلی عورت ہوں ، اور یہ بھی کہ میں ایک پہلی خاتون ھوں جس نے انہیں ، کابل کی گلیوں کی سیر کروائی ۔

(src)="42"> ( Sacbis ) Qoyskeeyga weey i aaminsan yihiin .
(trg)="42"> ( تالیاں ) میرا خاندان مجھ پر اعتماد رکھتا ہے ۔

(src)="43"> Heer sare ayaan ku riyoda , lakin famil-keyga heer ka sii sareeyo ayeey iigu sii riyodan
(trg)="43"> میں بڑے بڑے خواب دیکھتی ہوں ، مگر میرا خاندان میرے لیے اس سے بھی بڑے خواب دیکھتا ہے ۔

(src)="44"> Saas darteed ayaan waxan u ahay Safiir caalamiyeed ee 10x10 , Olole caalami ah oo dumarka waxbaro .
(trg)="44"> اسی لیے میں 10x10 کی عالمی سفیر ہوں ، جو کہ خواتین کو تعلیم یافتہ کرنے کی عالمی مہم ہے ۔

(src)="45"> Saas darteed ayaa waxaan u sameenay SOLA , Iskuul xanaaneed kii ugu horeeyay oo gabdhaha ah ee ku yaalo Afgaanistan , wadan ay weli tahay in gabdhaha ay iskuul aadaan .
(trg)="45"> اسی لیے میں نے SOLA کی بنیاد رکھی ، جو کہ افغانستان میں لڑکیوں کے لیے پہلا ، اور غالباََ اکیلا بورڈنگ سکول ہے ۔ ایک ایسے ملک میں جہاں لڑکیوں کا سکول جانا ، ابھی تک خطرے سے خالی نہیں ۔

(src)="46"> Sheeyga farxada leh ayaa waxay tahay inaan arko arday dhigto iskuulkeyga kuwaaso leh hami ay ku qabsadaan Jaanis .
(trg)="46"> دلچسپ بات یہ ہے کہ میں نے اپنے اسکول میں طالب علموں کو کامیابی کے جنون کے ساتھ مواقع تلاش کرتے دیکھا ہے

(src)="47"> Waxaan kaloo arkaa waalidiintooda kuwaaso ah kuwa sida waalidiinteyda u taageerayo , inkastoo ay jirto wejiyada cabsida badan ee kuwa kasoo horjeeda .
(trg)="47"> اور میں ان کے والدین کو دیکھتی ہوں جو ، میرے والدین کی طرح ، ، خطرناک مخالفت کے باوجود ان کی ہمایت کرتے ہیں ۔

(src)="48.1"> Sida Ahmed .
(src)="48.2"> Ma ahin magaciisa rasmiga , mana idin tusi karo wejigiisa , Laakin Ahmed waa aabaha ardayad dhigata iskul kayga .
(trg)="48"> احمد کی طرح ، یہ اسکا اصلی نام نہیں ھے اور میں آپکو اسکی تصویر بھی نہیں دکھا سکتی مگر وہ میری ایک شاگرد کا والد ہے ۔

(src)="49"> Bil wax ka yar kahor ayaa asiga iyo gabadhiisa waxay u jeedeen xaafadooda ayagoo ka imaaday SOLA , waxayna ku sigteen ineey ku dhintaan bam loo dhigay geeska wadada daqiiqada gudahooda .
(trg)="49"> ایک ماہ پہلے ، وہ اور انکی بیٹی سولا - ( ہمارے بورڈنگ سکول ) سے واپس اپنے گاوں جا رہے تھے دو منٹ کی تاخیر کے باعث ، سڑک پر پھٹنے والے بم کی وجہ سے ہلاک ہونے سے بچے ۔

(src)="50"> Markuu guriga soo gaaray , ayaa waxaa usoo dhacay taleefanka , cod u digayo haduu dib gabadhiisa ugu diro iskuulka , ineey isku dayayaan qaraxa mar kale
(trg)="50"> جب وہ گھر پہنچے تو انکا فون بجا ایک آواز نے انکو دھمکی دی کہ اگر اپنی بچی کو سکول بحیجا تو وہ انکو دوبارہ قنل کرنے کی کوشش کریں گے

(src)="51"> " Hada idila hadaad rabtaan , " ayuu dhahay , " Laakin marnaba mustaqbalka gabadheyda kuma dheelayo waayo waxaad wadataan feker qaliban . "
(trg)="51"> " اگر تم یہی چاہتے ہو تو مجھے ابھی قتل کر دو " اس نے کہا ۔ " لیکن میں اپنی بیٹے کا مستقبل تمہارے ۔ پرانے اور دقیانوسی خیالات کی وجہ سے تباہ نہیں کرونگا "

(src)="52"> Arinta aan Afgaanistan ka ogaaday , misna ah mid ay wadamada Galbeed-ka ay ka tageen , aya waxay tahay mid walbo anaga naga mid oo gulesytay inuu ka dambeyo aabe og qiimaha gabadhiisa misna arka inay guusheeda tahay guushiisa .
(trg)="52"> افغانستا ن کے متعلق میری راے یہ ھے کہ عام طور پر اس کو مغرب میں اہمیت نہیں دی جاتی ھم لڑکیوں میں سے جو اکثر کامیاب ہوتی ھیں انکے پیچھے ایسے باپ کا ہاتھ ہے جو اپنی بیٹیوں کی قدر کرتے ہیں اور ان کی کامیابی میں ہی اپنی کامیابی سمجھتے ہیں ۔

(src)="53"> macnaha mahin inay hooyo-yinkeena aheen furaha guusheena .
(trg)="53"> اس کا یہ مطلب ہر گز نہیں کہ ہماری ماوں کا اس میں کوئی حصہ نہیں ،

(src)="54"> Xaqiiqdi , waxay yihiin bilawga wada xaajood qancin kara mustaqbal ifo oo ay gabdhahooda helaan , laakin xaalada shacab sida kuwa Afgaanistan , waxa qasban inaan helno taagerida raga .
(trg)="54"> بلکہ وہ تو اکثر اپنی بیٹیوں کے روشن مستقبل کیلیے قایؑل کرنے میں پہل کرتی ہی ، لیکن افغانستان جیسے معاشرے کے تناظر میں ، ہمارے پاس مردوں کی ہمایت ہونا لازمی ہے ۔

(src)="55"> Sharciga Taliban , gabdhaha aaday Iskuulka kuwaaso gaarayo boqoleeyo -- xasuuso , waxay aheyd sharci la 'aan .
(trg)="55"> طالبان کی حکومت میں ، سکول جانے والی لڑکیوں کی تعداد سینکڑوں میں تھی -- یاد رہے کہ اس وقت یہ غیر قانونی تھا ۔

(src)="56"> Laakin maanta , gabdho ka badan 3 million ayaa dhigta iskuulada Afgaanistan .
(trg)="56"> لیکن آج ، افغانستان میں تیس لاکھ سے زیادہ لڑکیاں سکول جاتی ہیں ۔

(src)="57"> ( Sacbis ) Afghanistan waxay umuuqata mid ka duwan halkaan America .
(trg)="57"> ( تالیاں ) امریکہ سے افغانستان بہت مختلف نظر آتا ھے

(src)="58"> waxaan u arkaa in Amerikaanku arko burburka is badal .
(trg)="58"> میں دیکھتی ہوں کہ امریکی ان تبدیلیوں کو بہت نازک سمجھتے ہیں .

(src)="59"> Waxaan ka baqanaayo in is badalkani usii socon waayo hore markii ciidamada U.S-ka laga soo bixiyo .
(trg)="59"> مجھے ڈر ہے کہ امریکی فوج کی واپسی کے بعد یہ تبدیلیاں باقی نہیں رہینگی ۔

(src)="60"> Laakin markii aan kusoo laabto Afgaanistan , oo aan arday ku arko iskuulkayga iyo waalidiintooda ku taaageerayo , misna ku dhiira gelinayo , waxaan arkaa mustaqbal aad u ifo iyo isbadal weligiisa socdo .
(trg)="60"> لیکن جب میں افغانستان واپس جاتی ہوں ، اور جب میں وہاں طالبات کو دیکھتی ھوں اور ان کے والدین کو جو انکی حمایت کرتے ہیں ، ان کا حصلہ بڑہاتے ہیں ، تو مجھے ایک روشن مستقبل اورپایؑدار تبدیلی نظر آتی ہے ۔

(src)="61"> Ani ahaan , Afgaanistaan waa wadan rajo iyo suura-gal badan leh , misna maalin walbo gabdhaha SOLA ayaa midaas isoo xasuusiyo .
(trg)="61"> میرے لیے افغانستان امید اور با حد ممکنات سے بھرا ہوا ملک ہے ۔ اور SOLA کی لڑکیاں مجھے ہر روز اس بات کی یاددہانی کرواتی ہیں ۔

(src)="62"> Heer sare ayee ku riyoodaan sidayda oo kale .
(trg)="62"> میری طرح یہ لڑکیاں بھی بڑے بڑے خواب دیکھتی ھیں

(src)="63"> Mahadsanidiin .
(trg)="63"> آپکا بہت بہت شکریہ

(src)="64"> ( Sacbis )
(trg)="64"> ( تالیاں )

# so/ted2020-1755.xml.gz
# ur/ted2020-1755.xml.gz


(src)="1"> Waxa la ii taba-barey in aan noqdo tababare jimicsi mudo labo sano ah gudaha Hunan , china 1970kii .
(trg)="1"> میں نے جمناسٹک کی باقاعدہ تربیت حاصل کی تھی . دو سال تک ، 1970 کی دہائی میں ، چین کے شہر حنان میں .

(src)="2"> markaan fasalka koowaad ahaa , dowdala ayaa waxey rabtey in ay igu wareejiso dugsi loogu talagalay ciyaaraha fudud , oo dhamaan qarashaatka lagaa bixinaayo .
(trg)="2"> جب میں پہلی جماعت میں تھی تو حکومت نے ، مجھے اتھلیٹس کے اسکول میں بھیجنے کی خواہش کی . تمام اخراجات ادا کر دیے گۓ ،

(src)="3"> laakin hooyadeydii geesiyada aheeed ayaa dhahdey , " maya . "
(trg)="3"> لیکن میری غصیلی ماں نے مجھے بھیجنے سے انکار کر دیا .

(src)="4"> waalidiinteyda waxey rabeen in aan noqdo injineer ayaga oo kala ah .
(trg)="4"> مرے والدین چاہتے تھے کہ میں ان کی طرح ایک انجنیئر بنوں .