# so/ted2020-1192.xml.gz
# th/ted2020-1192.xml.gz


(src)="1"> waan jeclahay Internetka
(trg)="1"> ผมรักอินเตอร์เน็ต

(src)="2"> waa xaqiiq
(trg)="2"> จริงๆนะครับ

(src)="3"> ka fikir wax walboo ay noo keentay
(trg)="3"> ลองนึกดูว่ามันทำอะไรให้เราได้บ้าง

(src)="4"> ka fikir adeegyada aan isticmaalno dhamaan xiriiryadaas Maaweelooyinkaas dhan iyo Dhamaan howlaha ganacsiga iyo iibka
(trg)="4"> บริการทุกอย่างที่เราใช้ การติดต่อสื่อสาร ความบันเทิงทั้งหลายแหล่ ธุรกิจ การค้า

(src)="5"> Taasina waxay dhacdaa inta aan noolnahay
(trg)="5"> และทุกอย่างเกิดขึ้นภายในช่วงชีวิตของพวกเรา

(src)="6"> Anigu waxaan hubaa in maalin Buugaagta Taariikhda ay qori doonto Boqolaal sano hada kadib Waqtigaan , Jiilkeena waxaa lagu soo xasuusan doonaa Jiilkii ku wada xariiray Internetka Jiilkaasoo dhisay wax Run ahaantii Caalami ah
(trg)="6"> ผมมั่นใจว่าวันหนึ่ง เราจะมีหนังสือประวัติศาสตร์ เขียนขึ้นหลายร้อยปีจากวันนี้ ที่เขียนว่า พวกเรายุคปัจจุบัน เป็นยุคแรกที่ก้าวเข้าสู่โลกออนไลน์ เป็นยุคสมัย ที่เราได้สร้างสิ่งที่ทำให้เราหลอมรวมเป็นหนึ่งเดียวได้จริงๆ

(src)="7"> Laakiin haa , sidoo kale waa sax Internetka waxa uu wajahayaa Dhibaatooyin , Dhibaatooyin adag Dhibaatooyin Xagga Nabad galyada. iyo Dhibaatooyinka xaga waxyaabaha ugaarka ah Adeegsadaha internetka
(trg)="7"> แต่จริงครับ ที่อินเตอร์เน็ตทุกวันนี้ยังมีปัญหา ปัญหาใหญ่ซะด้วย ปัญหาเกี่ยวกับความปลอดภัย และปัญหาเรื่องข้อมูลส่วนตัว

(src)="8"> inta aan shaqeynaayay waxaan ku dhameystay in aan la dagaalamo dhibaatooyinkaas
(trg)="8"> ผมใช้เวลาทั้งชีวิต เพื่อต่อสู้กับปัญหาเหล่านี้

(src)="9"> aan idin tusiyo waxyar
(trg)="9"> ดูนะครับ

(src)="10"> kani waa ' Brain '
(trg)="10"> นี่คือ ไวรัสชื่อว่า เบรน

(src)="11"> Cajaladaan ' ' floppy disk ' ' -ga ah Cajalad 5 1 ⁄ 4 inji ah waxaa kudhacay Viruska ' Brain .
(trg)="11"> นี่คือฟลอปปี้ดิสก์ -- ฟลอปปี้ดิสก์ขนาด 5 1 / 4 นิ้ว ที่ติดไวรัส เบรน เอ ( Brain.A )

(src)="12"> A ' waa Virus-kii ugu horeeyay ee aan ku aragno Kambiyuutarada Shakhsiyeedka
(trg)="12"> มันเป็นไวรัสตัวแรกที่เราพบ ของคอมพิวเตอร์ตั้งโต๊ะ

(src)="13"> Runtiina waan ognahay meesha uu ka imaaday ' Brain '
(trg)="13"> เรารู้ด้วยครับ ว่าเจ้า เบรน นี้ มาจากที่ไหน

(src)="14"> waan ognahay maxaa yeelay , asiga ayaa sheegaayo sidaas ' ' Code-ka ' ' dhexdiisa
(trg)="14"> เรารู้เพราะมันมีเขียนไว้ อยู่ในโค้ดของมัน

(src)="15"> aan fiirino
(trg)="15"> ลองมาดูกัน

(src)="16"> hagaag
(trg)="16"> ดูนะครับ

(src)="17"> qeybtaani waa qeybta ay kusoo kacayso Cajaladaan Virus-ka qabto Hadaana si dhaw usii fiirino inta ayaan ku arkeynaa ' ' wuxuu leeyahay ' ' Kusoo dhawaada Xabsiga
(trg)="17"> นี่คือโค้ดส่วนแรกสุดของดิสก์ ถ้าเราดูให้ดีๆ เราจะเห็นว่า มีเขียนไว้ว่า " ยินดีต้อนรับสู่ห้องใต้ดิน "

(src)="18"> kadibna wuu sii wadayaa wuxuu leeyahay : 1986 Basit iyo Amjad
(trg)="18"> ต่อไปครับ " ปี 1986 โดย บาซิทและอัมจาด "

(src)="19"> Basit iyo Amjadna waa Magacyo koowaad Magacyo Pakistaaniyiin
(trg)="19"> และ บาซิท กับ อัมจาด เป็นชื่อคนครับ ชื่อคนชาวปากีสถาน

(src)="20"> Runtii , waxaa meesha kuyaala Telfoon iyo Address wadanka Pakistan ah
(trg)="20"> จริงๆมีทั้งเบอร์โทร และที่อยู่ในปากีสถานด้วย

(src)="21"> ( Qosal ) Hada 1986
(trg)="21"> ( เสียงหัวเราะ ) ตอนนั้นคือปี 1986

(src)="22"> Hada waa 2011
(trg)="22"> เราอยู่ปี 2011 แล้ว

(src)="23"> Kaasi waxa uu ahaa 25 sano kahor
(trg)="23"> คิดเป็น 25 ปีให้หลัง

(src)="24"> Dhibaatooyinka Virus-yada Kambiyuutarada way 25 sano jirsatay hada
(trg)="24"> ปัญหาไวรัสคอมพิวเตอร์ มีมากว่า 25 ปีแล้วครับ

(src)="25"> sidaa daraadeed , Sanad iyo bar kahor waxaan go 'aansaday in aan Pakistan aado
(trg)="25"> ดังนั้น ครึ่งปีที่แล้ว ผมตัดสินใจเดินทางไปปากีสถาน

(src)="26"> aan aragno sawiradaan aan kasoo qaaday markii aan halkaas tagay
(trg)="26"> ผมถ่ายรูปกลับมาด้วยครับ

(src)="27"> halkani waa magaalada ' ' Lahore ' ' taasoo 300 km koonfur kajirta ' ' Abbottabad ' ' meeshii Bin Laaden lagu qabtay
(trg)="27"> นี่คือรูปจากเมืองลาฮอร์ ( Lahore ) ประมาณ 300 กม . ทางตอนใต้ ของเมืองแอบบอตตาแบด ที่ที่บินลาเดนถูกจับตาย

(src)="28"> sidaan ayay u muuqataa wadada
(trg)="28"> นี่คือสภาพถนนทั่วไป

(src)="29"> Jidkaana waa Jidka ku geynaayo dhismaha Guri lambar 730 , Nizaam Block ee Magaalada Allama iqbal
(trg)="29"> และนี่คือถนนที่พาเราไปสู่ตึกแห่งนี้ เลขที่ 730 นิแซม ในเมืองอัลลามา อิคบาล

(src)="30"> albaabka ayaan garaacay
(trg)="30"> แล้วผมก็เคาะประตู

(src)="31"> ( Qosal ) ma rabtaan in aad qiyaastaan qofka albaabka furay
(trg)="31"> ( เสียงหัวเราะ ) คุณรู้ไหมใครเปิดประตูนั้น ?

(src)="32"> Basit iyo Amjad meeshaas ayay joogaan weli
(trg)="32"> บาซิท และ อัมจาด ครับ พวกเขายังอยู่

(src)="33"> ( Qosal ) ( Sacab ) Qofka istaagsan waa Basit
(trg)="33"> ( เสียงหัวเราะ ) ( เสียงปรบมือ ) คนที่ยืนอยู่นี้คือบาซิท

(src)="34"> Kan fadhiyana waa walaalkiis Amjad
(trg)="34"> อีกคนหนึ่งคืออัมจาด

(src)="35"> Kuwaani waa dadka qoray Virus-kii ugu horeeyay ee Kombiyuutarada
(trg)="35"> นี่คือคนที่สร้างคอมพิวเตอร์ไวรัสตัวแรกของโลก

(src)="36"> Hada , Hagaag , waxaan galnay doodwadaag aad xiiso u leh
(trg)="36"> แน่นอน เราได้คุยอะไรกันมากมาย

(src)="37"> waxaan weydiiyay Sabab ?
(trg)="37"> ผมถามว่า ทำไปทำไม

(src)="38"> waxaan weydiiyay dareenkooda ku aadan waxa ay bilaabeen
(trg)="38"> ผมถามว่า เขารู้สึกอย่างไรตอนที่เขาสร้างมัน

(src)="39"> kadibna waxaan helay Qanacsanaasho markii aan ogaaday in labadoodaba ( Basit iyo Amjad ) Kombiyuutarooda uu virus ku dhacay , halmar wax kabadan waxayna eheed virus-yo kale oo nooc kale ah sanadahaasi
(trg)="39"> และผมพอใจ ที่ได้ยินว่า ทั้งคอมพิวเตอร์ของบาซิทและอัมจาด ใช้การไม่ได้เป็นครั้งคราว โดยไวรัสที่ไม่เกี่ยวข้องกับเขา ตลอดหลายปีที่ผ่านมา

(src)="40"> marka waxaa jiro xoogaa cadaalad ah caalamka taasoo wax walba ka danbeyso .
(trg)="40"> กรรมสมัยนี้ ตามทันจริงๆครับ

(src)="41"> hada Virus-yada aan caadeesanay in aan aragno sideetameeyadii iyo sagaashameeyadii hada dhibaato ma ahan
(trg)="41"> ไวรัสที่เราเห็นในช่วง ปี 1980 ถึง 1990 นั้น ไม่ได้เป็นปัญหากับเราอีกต่อไป

(src)="42"> aan idin tusiyo tusaalooyin dhowr ah sideey u muuqdeen
(trg)="42"> ผมจะยกตัวอย่างให้ดูคร่าวๆ ว่ามันหน้าตาเป็นอย่างไร

(src)="43"> waxa aan hada shidaayo waa system ii suuro galinaaya in barnaamijyo hore aan ku kiciyo kambiyuutaro casri ah
(trg)="43"> สิ่งที่ผมเปิดอยู่นี้ คือระบบที่ทำให้ผม สามารถเปิดโปรแกรมดึกดำบรรพ์ บนคอมพิวเตอร์สมัยใหม่

(src)="44"> aan rakibo Drive-yo qaar ah , halkaan ayaan aadayaa
(trg)="44"> ขอเวลาผมตระเตรียมสักเล็กน้อย นี่ครับ

(src)="45"> waxaan aan heesano waa liis virus-yo qadiimi ah
(trg)="45"> นี่คือรายชื่อไวรัสเก่าๆที่ผมมี

(src)="46"> qaar kamid ah aan ku kiciyo kombiyuutarkeyga
(trg)="46"> ผมจะลองดูสักตัวหนึ่ง

(src)="47"> Tusaale ahaan aan kicino Virus-kaan ' ' Farabadnaha ' ' ah marka hore
(trg)="47"> ยกตัวอย่างเช่น ไวรัสชื่อ ' ตะขาบ ' ( Centipede )

(src)="48"> waxaad ku arki kartaa shaashada meesha ugu korayso Farabadne ayaa kusocdo shaashada computerkaaga markii tan ay kugu dhacdo
(trg)="48"> คุณจะเห็นนะครับ ว่าจะมีตะขาบตัวหนึ่งเดินไต่อยู่รอบจอ เมื่อไวรัสตัวนี้เข้าเครื่องคุณ

(src)="49"> waad ogaaneysaa in ay kugu dhacday maxaa yeelay way soo muuqaneysaa .
(trg)="49"> คุณรู้ว่าคอมพิวเตอร์ติดเชื้อ เพราะเรามองเห็นมัน

(src)="50"> kani waa mid kale Virus la dhaho ( Crash ) Ruushka ayaa lagu sameeyay 1992
(trg)="50"> อีกตัวครับ ตัวนี้ชื่อว่า แครช ( Crash ) คิดค้นขึ้นในรัสเซีย ปี 1992

(src)="51"> aan idin tusiyo , mid cod leh .
(trg)="51"> บางตัวมีเสียงด้วยครับ

(src)="52"> ( Cod Ambalaas ) tusaalaha ugu danbeeyo qiyaas waxa uu sameynaayo viruskaan ( Socdo )
(trg)="52"> ( เสียงหวอ ) และตัวอย่างสุดท้าย ทายดูครับ ตัวที่ชื่อว่า " นักเดินเท้า " จะทำอะไร

(src)="53"> Haa , qof ayaa socdo shaashadaada dhexdeeda markii ay kugu dhacdo
(trg)="53"> ใช่ครับ มีคนเดินอยู่บนจอมอนิเตอร์ เมื่อเครื่องคุณติดมัน

(src)="54"> waxaa fududeed ah in aad ogaato in Virus uu kugu dhacay Markii Viruska ay sameyn jireen dadka arimahaas ka hela iyo dad Da 'yar
(trg)="54"> ดังนั้น มันเคยเป็นเรื่องง่าย ที่จะรู้ว่าคุณติดไวรัส เมื่อครั้งที่ไวรัสถูกสร้างขึ้นเป็นงานอดิเรก โดยวัยรุ่นทั่วไป

(src)="55"> Maanta , ma qoraan Da 'yartaasi iyo dadkaas howlahaas jeclaaba
(trg)="55"> แต่ทุกวันนี้ มันไม่ได้เขียนขึ้น เป็นงานอดิเรก โดยวัยรุ่นทั่วไป อีกต่อไป

(src)="56"> Maanta , Virus-ku waa Dhibaato Caalami ah
(trg)="56"> ทุกวันนี้ ไวรัสเป็นปัญหาทั่วโลก

(src)="57"> meeshaan danbe waxaan heysanaa tusaale Kambiyuutarada aan ku shidno Xarunteena dhexdeeda. meeshaasoo aan ku dabagalno dhibaatooyinka Virus-yada Caalamka
(trg)="57"> นี่คือตัวอย่าง ของระบบที่เราทดลองในห้องทดลอง เพื่อติดตามการติดเชื้อไวรัสทั่วโลก

(src)="58"> marka waxaan arki karnaa isla waqtigaas uu virus-ka soo baxo waxaan ka istaajinay Virus-yo Sweden iyo Taiwan iyo Ruushka iyo meelo kale
(trg)="58"> เราเห็นได้ทันที ว่าเราเพิ่งสกัดไวรัสในสวีเดน และไต้หวัน และรัสเซีย ฯลฯ

(src)="59"> runtii markale hadii aan la xariiro Kambiyuutarada xarunteena websiteka korkiisa isla markaasba waxaan arki karnaa fikrado sida inta virus inta tusaalooyin ee oo barnaamijyo wasaq ah ' ee aan helno maalin walba
(trg)="59"> ผมจะเชื่อมต่อกลับไปที่ห้องทดลองของผม ผ่านทางเว็บ เราจะเห็นว่า ณ วินาทีนี้ มีไวรัสกี่ตัว มีไวรัสสายพันธุ์ใหม่อีกกี่ตัว ที่เกิดขึ้นใหม่ทุกๆวัน

(src)="60"> kani waa virus-kii ugu danbeeyay ee aan helnay. oo kudhex jira file lagu magacaabo ' ' Server.exe ' '
(trg)="60"> นี่คือไวรัสตัวล่าสุดที่เราพบ ในไฟล์ที่ชื่อว่า Server.exe

(src)="61"> waxaana helnay halkaan 3 ilbiriqsi kahor midkii ka horeeyay , lix ilbiriqsi kahor
(trg)="61"> เราจับมันได้ 3 วินาทีที่แล้ว -- ตัวก่อนหน้า เมื่อ 6 วินาทีก่อน

(src)="62"> hadii aan sii wadno aad ayay u badanyihiin
(trg)="62"> ถ้าเราดูไปเรื่อยๆ จะเห็นว่ามันเยอะมากๆ

(src)="63"> waxaan helnaa Tobanaan kun , xataa boqolaal kun
(trg)="63"> เราพบเป็นหมื่นๆแสนๆตัว

(src)="64"> kaasna waa 20kii daqiiqo ee ugu danbeysay ee barnaamijyada wasaqeesan maalin walba
(trg)="64"> และเป็นเพียงช่วง 20 นาที ของทุกๆวัน

(src)="65"> marka halkee ayay ka imaadaan waxyaabahaan dhan
(trg)="65"> ไวรัสพวกนี้มาจากไหนล่ะ ?

(src)="66"> Hagaag Maanta , waxaa maamulo gaangiistarada danbiilayaasha ayagaana qoraan virus-yadaan maxaa yeelay lacag ayay ku helaan virus-yadooda
(trg)="66"> ทุกวันนี้ มันมาจากแก๊งอาชญากร ที่เป็นคนเขียนไวรัสพวกนี้ เพราะพวกเขาทำเงินจากมันได้

(src)="67"> waa sida gaangiistarnimo aan fiirino GangstaBucks.com
(trg)="67"> แก๊งจำพวก -- ลองไปดูเว็บ GangstaBucks.com

(src)="68"> webkaan waxaa laga maamulaa Magaalada Moosko Ragaana waxay iibsadaan Kambiyuutarada viruska ku dhacay
(trg)="68"> นี่เป็นเว็บไซต์ในมอสโคว คนพวกนี้กำลังกว้านซื้อคอมพิวเตอร์ที่ติดไวรัส

(src)="69"> marka hadii aad tahay Virus qore oo aad awoodid in aad Kambiyuutarada windwos-yada wax qaadsiisid oo aadan ogeen waxaad kusii sameyn leheed kambiyuutaradaas waxaad ka iibin kartaa Raggaan ayaad ka iibin kartaa kambiyuutaradaasi dadoow
(trg)="69"> ดังนั้น ถ้าคุณเป็นนักเขียนโปรแกรมไวรัส และคุณสามารถทำให้มันติดเครื่องวินโดวส์ได้ แต่ไม่รู้ว่าจะทำอย่างไรกับเครื่องพวกนั้น คุณสามารถขายเครื่องพวกนั้น -- เครื่องที่ไม่ใช่ของคุณ -- ให้กับคนพวกนี้

(src)="70"> runtii ayagana lacag ayay kaa siisanayaan kambiyuutaradaasi
(trg)="70"> และพวกนี้จ่ายเงินจริงๆ

(src)="71"> marka sidee ragaasi lacag ugu badalayaan kambiyuutaradaasi haleesan ?
(trg)="71"> เขาหารายได้ กับคอมพิวเตอร์ติดไวรัสได้อย่างไร ?

(src)="72"> Hagaag , waxaa jiro wadooyin badan oo kala duwan. sida virus-yada bangiga , kaasoo lacag ka xadaayo xisaabtaada bangiyeed ee Online-ka marka aad xisaabta Bangigaaga Online ahaan u isticmaasho ama Fure duubayaasha
(trg)="72"> มันมีหลายวิธีครับ เช่นโทรจันธุรกรรมทางการเงิน ที่จะขโมยเงินของคุณจากบัญชีออนไลน์ เวลาที่คุณทำรายการออนไลน์ หรือจดจำสิ่งที่คุณพิมพ์

(src)="73"> Fure duubayaasha si qarsoon ayay kombiyuutarkaaga ugu jiraan , ma arki kareysid waxayna duubayaan wax walboo aad qortid
(trg)="73"> พวกดักจับคีย์บอร์ดจะอยู่ในเครื่องของคุณเงียบๆ คอยดักจับทุกปุ่มที่คุณกด

(src)="74"> marka waxaad fadhisaa kambiyuutarkaaga , waxaadna wax ka baareysaa Google
(trg)="74"> ระหว่างที่คุณเล่นคอมของคุณ ค้นหาคำในกูเกิล

(src)="75"> wax walboo aad ku qortid Google way duubmayaan waxayna u dirsamayaan dambiilayaashaas
(trg)="75"> มันจะจดจำทุกคำที่คุณค้นหา แล้วส่งไปให้อาชญากรพวกนั้น

(src)="76"> email walboo aad qortid , wuu keedsanyahay , waxa uuna u dirsamayaa dambiilayaashaas
(trg)="76"> ทุกๆอีเมล์ที่คุณเขียน ถูกส่งไปให้อาชญากร

(src)="77"> sidoo kale password walboo aad qortid , iyo wixii lamid ah
(trg)="77"> ชะตากรรมเช่นเดียวกับรหัสผ่านทุกๆตัว

(src)="78"> laakiin waxa ugu badan ay raadinayaan waa waqtiyada aad Online-ka galeysid kadibna aad online-ka wax ka iibsaneysid , dukaan walboo Online ah kii ay ahaataba
(trg)="78"> แต่สิ่งที่พวกเขาสนใจมากที่สุด คือช่วงที่คุณต่ออินเตอร์เน็ต เพื่อซื้อขายของออนไลน์

(src)="79"> maxaa yeelay markaad Online-ka wax ka iibsaneysid waxaad qoreysaa magacaaga , iyo cinwaanka laguu soo dhigi lahaa waxaas aad iibsatay Lambarka ( Credit Card-kaaga ) iyo furaha amaanka ee Credit cardkaaga
(trg)="79"> เพราะเวลาที่คุณซื้อของออนไลน์ คุณต้องใส่ชื่อ ที่อยู่ รวมถึงเลขที่บัตรเครดิต และรหัสบัตรด้วย

(src)="80"> kani waa tusaale Feel aan ka helany kambiyuutar isbuucyo dhowr ah kahor
(trg)="80"> และนี่คือไฟล์ที่เราพบ จากเซิร์ฟเวอร์ตัวหนึ่ง หลายอาทิตย์ก่อน

(src)="81"> Lambarka Credit Card-ka Xiliga uu dhacaayo , iyo furaha amaanka iyo qofka isla kaarkaas magaciisa
(trg)="81"> นี่คือเลขที่บัตรเครดิต วันที่หมดอายุ และรหัสบัตร และนั่นคือชื่อเจ้าของบัตร

(src)="82"> marka aad heshid dadka kale macluumaadka kaararkooda markaas Online-ka ayaad geli kartaa oo waxa aad rabtid ayaad iibsan kartaa macluumaadkaasi
(trg)="82"> เมื่อคุณได้ข้อมูลบัตรเครดิตของคนอื่น คุณสามารถใช้มันซื้ออะไรก็ได้ ด้วยข้อมูลพวกนั้น

(src)="83"> taasina waa dhibaato
(trg)="83"> และแน่นอนว่านี่คือปัญหา

(src)="84"> waan ognahay in aan leenahay Suuq madoow oo aad u weyn iyo hab Ganacsi lagu dhisay dambiyada internetka
(trg)="84"> เรามีตลาดมืดขนาดใหญ่ และวงจรธุรกิจ ที่เกิดขึ้นจากอาชญากรรมออนไลน์

(src)="85"> hal tusaale sida raggaani ay lacag ugu helaan howlahooda waxaan fiirineynaa Bogga ' ' Booliska Aduunka ' ' waxaana raadineynaa dadka la baadi goobaayo
(trg)="85"> วิธีหนึ่งที่พวกนี้ใช้ ในการกอบโกยเงินนั้น เราไปดูที่หน้าเว็บขององค์การตำรวจสากล ( INTERPOL ) และค้นหาบุคคลผู้ต้องหา

(src)="86"> waxaan ujeednaa Ragg sida Bjorn Sundin oo asal ahaan Sweden kasoo jeeda iyo dadka gacanta kusiiyay danbiyada waxaa lagu daray liiska dadka la baadi goobaayo ee Bogga Booliiska Caalamiga ah , ku qoran Mr. Shaileshkumar Jain muwaadin Ameerikaan ah
(trg)="86"> เราเจอคนอย่าง บอร์น ซันดิน จากสวีเดน และเพื่อนร่วมก่อการของเขา ก็อยู่บนหน้าประกาศจับของตำรวจสากลเช่นกัน ชื่อ ไชเลชกุมาร์ เจน สัญชาติอเมริกัน

(src)="87"> Raggaani waxay wadeen howl la dhaho I.M.U. , fal danbiyeed internetka ah kaasoo ay ka faa 'iideyn malaayiin
(trg)="87"> คนพวกนี้ก่อขบวนการที่ชื่อว่า ไอเอ็มยู ขบวนการอาชญากรรมไซเบอร์ ที่ทำเงินเป็นล้านๆดอลลาร์

(src)="88"> labadoodaba hada way baxsadeen
(trg)="88"> สองคนนั้นอยู่ระหว่างการไล่ล่าโดยตำรวจ

(src)="89"> qof og majiro meesha ay joogaan
(trg)="89"> ไม่มีใครรู้ว่าพวกเขาอยู่ที่ไหน

(src)="90"> Saraakiisha mareekanka , isbuucyo dhowr ah kahor waxay xireen Xisaab bangi oo iswiisarland ah taasoo uu leeyahay Mr. Jain waxaana kujirtay akoonkaas 14.9 Milyan Dollar
(trg)="90"> เจ้าหน้าที่สหรัฐเพิ่งอายัดบัญชีสวิส เมื่อไม่กี่อาทิตย์ก่อน บัญชีซึ่งเป็นของคุณเจน ที่กล่าวถึง และในบัญชีนั้น มีเงินกว่า 14.9 ล้านดอลลาร์

(src)="91"> Sidaa darteed , tirada lacaga laga helo falalka danbiyada internetka way weyntahay .
(trg)="91"> คงจะเห็นได้ว่า อาชญากรรมออนไลน์ สามารถสร้างเงิน ได้อย่างมหาศาล

(src)="92"> taasina waxay micno ka tahay , in danbiilayaashaasi internetka ay maal galin karaan howlahooda
(trg)="92"> และนั่นหมายความว่าอาชญกรเหล่านี้ มีเงินลงทุนเพื่อก่อการที่ใหญ่ขึ้นเรื่อยๆ

(src)="93"> waan oganahay danbiilayaashaasi internetka in ay kireystaan dad Barnaamijyada dhisa , ay kireystaan dad tijaabiya , tijaabiya furayaashaas waxay heystaan habab casri ah oo SQL databases wadata .
(trg)="93"> เรารู้ว่าอาชญากรออนไลน์เหล่านี้ กำลังจ้างโปรแกรมเมอร์ จ้างนักทดสอบ เพื่อทดสอบโค้ดที่เขียนขึ้นมา และมีระบบฐานข้อมูลรองรับอยู่เบื้องหลัง

(src)="94"> waxay wax ku bixin karaan oo ay fiirin karaan sidaan u shaqeyno sida dadka amaanka suga ay u shaqeeyaan waxayna isku dayaan in ay wado u helaan hababka Amni ee aan dhisi karno
(trg)="94"> พวกเขาสามารถเฝ้ามองวิธีการทำงานของเรา -- เช่นเฝ้ามองระบบการรักษาความปลอดภัย -- เพื่อหาทางหลบหลีก การป้องกันที่เราสร้างไว้

(src)="95"> waxayna u isticmaalaan deegaanka caalamiga ah ee Internetka faa 'iidadooda .
(trg)="95"> คนพวกนี้ยังใช้ลักษณะเด่นของอินเตอร์เน็ต เพื่อประโยชน์ส่วนตน

(src)="96"> waxaan ka wadaa , Internetku waa caalami
(trg)="96"> เพราะอินเตอร์เน็ตครอบคลุมทั่วโลก

(src)="97"> sidaa darteed ayaan Internet ugu yeernaa
(trg)="97"> นั่นคือเหตุผลที่เราเรียกมันว่าอินเตอร์เน็ต

(src)="98"> hadii aan fiirino waxa ka dhacaaya Dunida online-ka ah kani waa Video ay dhiseen Clarified Networks , kaasoo cadeynaaya sida hal qoys oo barnaamijyadaasi wasaqda ah uu u awoodo in ku wareego aduunka
(trg)="98"> ถ้าคุณลองดูให้ดี ว่าเกิดอะไรขึ้นในโลกออนไลน์บ้าง นี่คือวีดีโอที่ผลิตโดย คลาริไฟด์ เน็ตเวิรคส์ ( Clarified Networks ) ที่แสดงให้เห็นว่า ไวรัสตัวเดียวสามารถแพร่เชื้อไปทั่วโลกได้อย่างไร

(src)="99"> falkaani , waxaa la aaminsanyahay in asal ahaan uu ka imaado wadanka Estonia waxa uu u dhaqaaqayaa wadan ka wadan. isla markii la isku dayo in webkaas la xiro
(trg)="99"> เจ้าตัวนี้ เราเชื่อว่ามาจากเอสโตเนีย เคลื่อนย้ายตัวเองจากประเทศหนึ่งไปสู่อีกประเทศหนึ่ง ทุกๆครั้งที่เว็บไซต์จะถูกปิดตัว

(src)="100"> marka ragaasi ma celin kareysid
(trg)="100"> ดังนั้น คุณไม่สามารถหยุดคนพวกนี้ได้