# so/ted2020-70.xml.gz
# te/ted2020-70.xml.gz


(src)="1"> Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah , Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran , oo u socda TED ,
(trg)="1"> నేనిది స్క ల్ విద్యార్థ లక 2 గ టల చెప్తాన 3 ని . ఇక్కడ క ది చపడి ది

(src)="2.1"> Todobo sano ka hor .
(src)="2.2"> Iyo fadhiga dhinecay ah
(trg)="2"> ఈ ఆలోచన 7 స క్రిత TED సమావేశానికి వస్త న్నప్ప డ విమాన లో తట్టి ది

(src)="3"> Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah , Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah .
(trg)="3"> నా పక్క సీట్లో ఒక టీనేజ్ స్క ల్ అమ్మాయి క ర్చ ది ఆమె నిర పేద క ట బ న చి వచ్చి ది

(src)="4.1"> Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso , Waxeyna i weydisey su 'aal fudud .
(src)="4.2"> Waxey tiri , " maxaa guul lagu gaaraa " ?
(trg)="4"> జీవిత లో ఏదైనా సాది చాలనే తపన కలిగిఉన్నది ఆమె నన్నో చిన్న ప్రశ్నవేసి ది

(src)="5"> Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey .
(trg)="5"> అడిగి ది , " విజయానికి మర్గమే టి ? "

(src)="6"> Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican .
(trg)="6"> అని నాక చాల బాధ వేసి ది ఒక మ చి జవాబివ్వలేక పోయిన ద క

(src)="7"> Marka diyaarada ayaan kasoo dagey , TED ayaan imaadey .
(trg)="7"> ఆ తరవాత TEDక హాజరయ్యాన

(src)="8"> Waxaan ku fikirey , Hoogayey , waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan !
(trg)="8"> అప్ప డ స్ప రి చి ది , విజయవ తమైన వ్యక్త ల మధ్యలో ఉన్నానని

(src)="9"> Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey 0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer ?
(trg)="9"> వారి న చే గెల ప స త్రాలన తెల స క దా అన క న్నాన అలా పిల్లలక అ దిద్దామని

(src)="10"> Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa , todobo sano , 500 oo wareysi ka bacdi , Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro oo ka dhiga kuwa TED 'ka sax .
(trg)="10"> 7 స తర్వాత 500 ఇ టర్వ్య ల అన తర మీక నేన , గెల ప క నిజమైన చిట్కా ఏమిటో చెప్తాన TEDస్టర్స్ యొక్క రహస్య

(src)="11"> Midka uga horeeyana waa Dareen .
(trg)="11"> మొదటది అభిర చి

(src)="12"> Free man Thomas wuxuu yiri , " Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga . "
(trg)="12"> ఫ్రీమన్ థామస్ అ టార " నా అభిర చి నన్న నడిపిస్త oట ది "

(src)="13"> ReernTED waxey u sameeyaan jecel ; ma u sameeyaan lacag awgeed
(trg)="13"> TEDస్టర్స్ డబ్బ ల కోస చేయర . ప్రేమ కోస చేస్తార

(src)="14"> Carol Coletta ayaa yiri , " Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa . "
(trg)="14"> కారల్ కాలెత్త అ టార " నా పని చేసే ద క ఇ కొరికి డబ్బిస్తాన . "

(src)="15"> waxa xiisaha leh ayaa ah : Hadaad jecel aad u sameyso , lacag ayada aa iska imaaneyso .
(trg)="15"> అని ఆశ్చర్యకర గా ప్రేమతో శ్రమిస్తే స పద వెన్న ట త ది

(src)="16.1"> dadaal !
(src)="16.2"> Rupert Murdoch ayaa igu yiri , " waxa dhan waa dadaal .
(trg)="16"> శ్రమ ! ర పెర్ట్ మ ర్డోచ్ అ టార " కఠిన పరిశ్రమ

(src)="17"> Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan , laakiin waxaan leeyahay waqti fiican . "
(trg)="17"> ఏది తేలికగా రాద . కాని నేన దానిని ఆస్వాదిస్తాన "

(src)="18.1"> Ma kaftan buu yiri ?
(src)="18.2"> Rupert ?
(trg)="18"> ఆస్వాదిస్తాన అన్నారా ?

(src)="19"> haa ! dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo
(trg)="19"> అవ న ( నవ్వ ల ) TEDస్టర్స్ పనిని ప్రేమిస్తార . కఠిన గా శ్రమిస్తార

(src)="20"> waxaan ogaadey in aysan jirin damuur. waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah .
(trg)="20"> నాక తెలిసి వార పని రాక్షస ల కార .

(src)="21.1"> Good !
(src)="21.2"> Alex Garden ayaa yiri , " si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid
(trg)="21"> పని ప్రేమిక ల . ( నవ్వ ల ) గ డ్ !

(src)="22.1"> sida aad ugu fiicnaatid . "
(src)="22.2"> Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal , dadaa , dadaal .
(trg)="22"> ( చప్పట్ల ) అలెక్స్ గార్డెన్ అ టార , " గెల పొ దాల టే మ ద ఒక ర గ లో ప్రవేశి చి అ ద లో నిష్ణత లవ్వాలి "

(src)="23"> Iyo in aad diirada saartid .
(trg)="24"> మరియ గ రి

(src)="24"> Norman Jewison ayaa igu yiri , " Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey . "
(trg)="25"> నార్మన్ జేవిసన్ నాతొ అన్నార " ఒకే లక్ష్య పట్ల ద ష్టి కలిగిఉ డడ "

(src)="25.1"> IIyo riixid !
(src)="25.2"> David Gallo ayaa yiri , " naftaada riix .
(trg)="26"> మరియ మ ద క వెళ్ళట !

(src)="26"> Jismi ahaan , masqax ahaan , waad in aad riixdaa , riix , riix . "
(trg)="28"> శారీరిక గా , మానసిక గా హద్ద ల్ని దాటడానికి నిర్విరామ గా

(src)="27"> Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is-Shaki .
(trg)="29"> క షి చేయ డి . బిడియాన్ని , ఆత్మ న్య నతన వదిలేయాలి

(src)="28"> Goldie Hawn ayaa tiri , " aniga mar walba waxaan lahaa iska-shaki badan .
(trg)="30"> గోల్డీ హవన్ అ టార " నాక ఆత్మ న్య నతా భావ ఉ డేది

(src)="29"> Aniga saas uma fiicneyn ; aniga saas uma caqli badneen .
(trg)="31"> నేన తగనేమో నేన చ ర కైన వాడ్ని కానేమో

(src)="30"> Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo . "
(trg)="32"> నేన ఏదైనా సాధిస్తాన అన కోలేద "

(src)="31"> Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid , Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen .
(trg)="33"> నిర్విరామ గా క షి చేయడ అ త స ల వ కాద అ ద కే అమ్మలన కన క న్నార

(src)="32"> ( Qosol ) Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri , " hooyadey ayaa i riixi jirtey . "
(trg)="34"> ( నవ్వ ల ) ( చప్పట్ల ) ఫ్రా క్ గెహ్రీ నాతొ అన్నార " మా అమ్మ నన్న తోసార "

(src)="33.1"> adeeg !
(src)="33.2"> Sherwin Nuland ayaa yiri , " Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar . "
(trg)="35"> ( నవ్వ ల ) సేవ !

(src)="34"> Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka .
(trg)="37"> మ ది పిల్లల లక్షాధికార్ల కావాలన క టార

(src)="35"> waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa : " Hagaag , si fiican naftaada uma adeegi karto ; waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah .
(trg)="38"> మొదటగా నేన చెప్పేది " స్వయ సేవ కాద ప్రధాన ఇతర లక విల వైన సేవన మన మ ద చేయాలి

(src)="36"> Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan . "
(trg)="39"> అలా సేవా మార్గ లో స పన్న ల అవ తార . "

(src)="37"> Fikradadha !
(trg)="40"> ఆలోచనల !

(src)="38"> Bill gates ayaa yiri , , " waxaan hayaa fikrad : asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer . "
(trg)="41"> TEDస్టర్ బిల్ గేట్స్ అ టార , " నాకో ఆలోచన ఉ డేది ఒక డెస్క్ టాప్ క ప్య టర్ సాఫ్ట్ వేర్ క పెనీ స్థాపి చాలని "

(src)="39"> Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan .
(trg)="42"> అదో మ చి ఆలోచన అ టాన

(src)="40"> Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad --- Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer .
(trg)="43"> స జనాత్మక గా ఆలోచి చడానికి మర్మమేమి లేద అవి చిన్న చిన్న పన ల చేయట లో ఉ ది

(src)="41"> Waxaana siisaa caddeymo badan .
(trg)="44"> నేన ఎన్నో ఉదాహరణల చ పగలన

(src)="42.1"> Ku adkeysasho !
(src)="42.2"> Joe Kraus ayaa yiri ,
(trg)="45"> ఓర్ప !

(src)="43"> " Adkeysiga ayaa ah sababta ugu horeeya ee aan ku gaarno guul . "
(trg)="46"> జో క్రౌస్ అ టార " ఓర్ప గెల ప క అతి పెద్ద రహస్య

(src)="44"> Waa in aad ku adkeysataa guuldarada , waa in aad ku adkeysataa waqtiga dhibka !
(trg)="47"> ఓటమ లన , ఒడిద డ క లన ఓర్చ కోవాలి

(src)="45"> Taas oo dhab ahaantii ula micno ah " " Naqdiga , Diidmada , maasuq ah iyo Cadaadiska . "
(trg)="48"> అవి అవమానాల , తిరస్కరణ , ఒత్తిడి , విమర్శక ల కావొచ్చ "

(src)="46"> ( Qosol ) marka waxa weyn -- suaashaan jawaabteeda waa fudeed : ama bixi 4,000 oo doolar waxaadna imaadaa TED
(trg)="49"> ( నవ్వ ల ) ఈ ప్రశ్నక సమాధాన స ల వైనదే 4,000 $ ఇచ్చి TEDకి ర డి

(src)="47"> hadii taas aad ku guul dareysitidna , fuli sideedaan sheey -- i aamin ku wani waa sideeda shey ee ugu weyn taas oo ku gaarsiineyso guul
(trg)="50"> ( నవ్వ ల ) లేదా ఈ 8 స త్రాలన పాటి చ డి నన్న నమ్మ డి , ఈ 8 స త్రాల విజయానికి మెట్ల

(src)="48"> waad mahadsantihiin reer TED wareysigiina oo dhan !
(trg)="51"> TEDస్టర్స్ క ఇ టర్వ్య ల ఇచ్చిన ద క ధన్యవాదాల