# sl/ted2020-1071.xml.gz
# so/ted2020-1071.xml.gz
(src)="1"> V Somaliji se že 20 let številni ljudje vojskujejo .
(trg)="1"> Hawa Abdi : Dad aad ubadan -- 20 sano ee Somalia ayaa isku dagalaayay .
(src)="2"> Zato ni bilo služb , ni bilo hrane .
(trg)="2"> Shaqa iyo cunaba toona maysan jidhin .
(src)="3"> Večina otrok je podhranjenih , kot tale .
(trg)="3"> Caruurta badankooda waxay noqdeen kuwa nafaqa dareeysan , sidaan oo kale
(src)="4"> Kakor veste , so v državljanski vojni najbolj prizadeti ženske in otroci .
(trg)="4"> Deqo Mohamed : Sida aad ogtihiin Dagaalada sokeeya inta ay socdaan kuwa aay badanaa saameyso waa caruurta iyo dumarka
(src)="5"> Zato so naši pacienti ženske in otroci .
(trg)="5"> Marka , bukaanadeenu waa dumar iyo caruur .
(src)="6"> Prebivajo na našem dvorišču .
(trg)="6"> Waxay ku jiraan deyrkeena .
(src)="7"> To je naš dom , kjer so dobrodošli .
(trg)="7.1"> waa gurigeena .
(trg)="7.2"> Waan kusoo dhaweynaa .
(src)="8"> V našem kampu imamo ta trenutek 90.000 ljudi , od katerih je 75 % žensk in otrok .
(trg)="8"> waa xerada aan hada ku hayno dad gaarayo 90,000 , halka 75 % ay yihiin dumar iyo caruur .
(src)="9"> To je vaša bolnišnica , njena notranjost .
(trg)="9"> Pat Mitchell : Kani waa isbitaalkiin .
(src)="10"> Delamo carske reze in druge operacije , kajti ljudje potrebujejo pomoč .
(trg)="10.1"> halkani waa gudaha .
(trg)="10.2"> HA : Waxaynu sameynaa qeebaha C iyo hoolgalo kala duwan maxa yelay dadku waxay u baahan yihiin caawimad .
(src)="11"> Ni vlade , ki bi jih zaščitila .
(trg)="11"> Dowlad difaacda majirto .
(src)="12"> Vsako jutro pride okoli 400 bolnikov , morda več , morda manj .
(trg)="12"> DM : Bukaano gaaraya 400 ayaan subax walbo daaweynaa , weey ka badataan ama ka yaaradaan .
(src)="13"> Včasih nas je le pet zdravnikov in 16 medicinskih sester , pregledi nas fizično izčrpajo .
(trg)="13"> Mararka qaar waxaynu nahay kaliya 5 dhaqaatiir iyo 16 kalkaaliyal. jismiyan aad baan u daalnaa si aan dhamaantooda u qaabilno .
(src)="14"> Sprejmemo resne primere , ostale prenaročimo na naslednji dan .
(trg)="14"> Laakin waxan qaabilnaa kuwa daran oo kaliya , kuwa kalena waxaan dib u balaminaa maalinta xigta .
(src)="15"> Zelo je težko .
(trg)="15"> aad beey u adagtahay .
(src)="16"> Kot vidite , so ženske tiste , ki nosijo otroke , ženske pridejo v bolnišnico , ženske so zgradile hiše .
(trg)="16"> Sida aad u jeedo , dumarka ayaa caruurta wadaan ; waa dumar kuwa isbitaalka imaada ; waa dumar kuwa dhisayo guryaha .
(src)="17"> To so njihove hiše .
(trg)="17"> kaasi waa gurigooda .
(src)="18.1"> Imamo šolo .
(src)="18.2"> To so naše svetle ...
(src)="18.3"> V zadnjih dveh letih smo odprli osnovno šolo , kamor hodi 850 otrok , večinoma žensk in deklic .
(trg)="18.1"> Iskuul ayeeynu leenahay .
(trg)="18.2"> Waa iftiinkeena -- labadii sano ugu dambeysay ayaynu furnay dugsi hoose halkaas oo aan ku haayno caruur dhan 850 , misna waa dumar iyo gabdho ugu badnaatii .
(src)="19"> ( Aplavz ) Zdravniki so določili nekaj pravil o tem , kdo se lahko zdravi na kliniki .
(trg)="19"> ( Sacbis ) PM : Daqaatiirtu waxay leeyihiin qawaaniin aad u weyn oo ku saabsan qofka helayo daaweyn .
(src)="20"> Nam razložite pravila za sprejem ?
(trg)="20"> Manoo sharixi kartaa qawaaniintaas ku saabsan aqbalitaanka ?
(src)="21"> Ljudje , ki pridejo k nam , so dobrodošli .
(trg)="21"> HA : Dadka noo imaado , weeynu soo dhaweynaa .
(src)="22"> Z njimi delimo to , kar imamo .
(trg)="22"> waxaynu la wadaagnaa wax walbo oo aan heesano .
(src)="23"> Imamo le dve pravili .
(trg)="23"> laakin waxaa jira laba sharci .
(src)="24"> Prvo pravilo : v somalski družbi ni razlik med klani in ni politične delitve .
(trg)="24"> Sharciga koowaad : Majiraan wax qabiileeysi iyo kala qeebsanaan siyaasadeed kusaabsan ee shacabka Somaliyeed dhexdiisa .
(src)="25"> Kdor to počne , ga vržemo ven .
(trg)="25"> Qof walboo waxaas ku dhaqmo banaanka ayaan u tuurnaa .
(src)="26"> Drugo pravilo : noben moški ne sme pretepati žene .
(trg)="26"> Mida labaad : Nin garaaci karo xaaskiisa majiro .
(src)="27"> Če jo pretepa , ga zapremo in pokličemo naše staroste .
(trg)="27"> haduu garaaco , Xabsi ayaan dhex dhigeena , misna waxan u yeereena duqoowda .
(src)="28"> Dokler ne razrešijo njegovega primera , ga ne izpustimo .
(trg)="28"> ilaa ay ka cadeeyan case-kiisa , xabsiga kama soo deeyneeyno .
(src)="29"> To sta naši dve pravili .
(trg)="29"> Kuwasi waa labadeena sharci .
(src)="30"> ( Aplavz ) Spoznala sem , da so ženske najmočnejše osebe po celem svetu .
(trg)="30"> ( Sacbis ) Mida kale aan ogaaday aya waxay tahay , Inay dumarku yihiin kuwa ugu adag aduunka daafahiisa .
(src)="31"> V zadnjih 20-ih letih se je somalska ženska dvignila .
(trg)="31"> Maxa yelay , 20-kii sano ee ugu dambeysay , Dumarkii Somaliyeed ayaa fadhiga ka kacay .
(src)="32"> Bile so voditeljice ; me smo voditeljice naše skupnosti in upanje za prihodnje generacije .
(trg)="32"> Hogaamiya-yaal ayeey ahaayen , anaguna waxaynu nahay hogaamiya-yaasha shacabkeena iyo rajada mustaqbalka jiilkeena .
(src)="33"> Nismo nemočne in žrtve državljanske vojne .
(trg)="33"> ma 'aan nihin kuwa miciin laawa yaasha iyo dhibanayaasha dagaalka sokeeye .
(src)="34"> Lahko zgladimo spore .
(trg)="34"> Dib weeynu uheshiin karnaa .
(src)="35"> Vsega smo zmožne .
(trg)="35"> Wax walbo weeynu qaban karnaa .
(src)="36.1"> ( Aplavz ) Kot je mati rekla , smo upanje za prihodnost .
(src)="36.2"> Moški so tisti , ki ubijajo v Somaliji .
(trg)="36"> ( Sacbis ) DM : Waxaynu nahay rajada mustaqbalka sida hoyadey ka dhawajisay , Ragga ayaa kaliya wax laaya .
(src)="37"> Zato smo določili ti dve pravili .
(trg)="37"> Marka waxaynu la imaanay labadaan sharci .
(src)="38"> V kampu z 90.000 ljudmi moraš imeti pravila , drugače pride do sporov .
(trg)="38"> Xero ay ku jiraan 90,000 oo qofood , waa inaad la imaada qawaaniin ama dagaal ayaa meesha ka dhalanayo .
(src)="39"> Ni klanske ureditve in noben moški ne sme pretepati svoje žene .
(trg)="39"> Marka , Majijran wax kala qeyb-sanaan qabiil , misna nin xaaskiisa garaaci karana majirto ,
(src)="40"> Nekdanjo shrambo smo spremenili v zapor .
(trg)="40"> Waxaynu heeysanaa maqaasin yar oo aan xabsi ka dhignay .
(src)="41"> Če pretepaš ženo , greš tja .
(trg)="41"> Marka hadaad xaaskaada garaacdo meeshas ayaa galeysa .
(src)="42"> ( Aplavz ) Dati moč ženskam , dati jim možnost - v podporo smo jim , niso same .
(trg)="42"> ( Sacbis ) Dumarka ayaan baraarujina misna aan siina jaanis --- Dartooda ayaa halkaas ujoognaa. kaligood kuma ahin hooshaan .
(src)="43"> Vodite kliniko ,
(trg)="43"> PM : Waxaad maamusha xarun caafimaad .
(src)="44"> ki je prinesla prepotrebno medicinsko oskrbo ljudem , ki je drugače ne bi dobili .
(trg)="44"> Waxay keentay daryeel caafimaad oo ay aad ugu baahnayeen dadka aan awoodin iney helaan .
(src)="45"> Vodite tudi civilno družbo .
(trg)="45"> Waxaad kaloo maamushaa bulshada rayidka .
(src)="46"> Imate svoja pravila , ki prinašajo ženskam in otrokom drugačen občutek varnosti .
(trg)="46"> Waxaad aas-aastay sharuuc-daada , taaso dumarka iyo caruurta ay helayaan xaalado amni oo kala duwan .
(src)="47"> Povejta mi o vajini odločitvi , dr. Abdi in dr. Mohamed , da delata skupaj - o vaši odločitvi , da postanete zdravnica in delate z materjo v teh okoliščinah .
(trg)="47"> Isheeg go 'aan-kaada , Dr.Abdi , adigana sidoo kale , Dr.Mohamed , ee wada shaqeynta ku saabsan -- si aad adiga u noqoto dhakhtar misna aad ula shaqeeyso hooyadaada xaaladahaan .
(src)="48"> Moja leta - kajti rojena sem leta 1947 - v tistem obdobju smo imeli vlado , zakon in red .
(trg)="48"> HA : Da 'deydu -- maxa yeelay waxaan dhashay 1947 -- waqtigaas oo aynu laheen , dowlad , sharci iyo nidaam .
(src)="49"> Nekega dne sem šla v bolnišnico - moja mati je bila bolna - kjer sem videla , kako ravnajo z zdravniki , in kako so le-ti odločni , da bodo pomagali bolnim ljudem .
(trg)="49"> Laakin maalin ayaan waxan aaday isbitalka -- hooyadey ayaa xanuunsaneyd -- waxaan arkay sida dhaqatiirtu ay u daaweynayaan , sida ay ugu go 'een inay caawiyaan dadka xanuun sanaya .
(src)="50"> Občudovala sem jih in se odločila , da postanem zdravnica .
(trg)="50"> Aad baan ula dhacay , waxaana go 'aan saday inaan noqdo dhaqtar .
(src)="51"> Moja mati je na žalost umrla , ko mi je bilo 12 let .
(trg)="51"> Nasiib xumo hooyadey waxay geeriyootay , markaan 12 jir ahaay .
(src)="52"> Oče mi je nato dovolil , da sledim svojemu upanju .
(trg)="52"> kadib aabahey ayaa wuxu ii ogolaaday inaan rajadeyda horay usii wato .
(src)="53"> Mati je umrla zaradi zapleta pri ginekološkem posegu , zato sem se odločila , da postanem ginekolog .
(trg)="53"> hooyadey ayaa waxay u dhimatay cudarada dumarka oo aad u dhib badan , marka waxaan go 'aan saday inaan noqdo qof ku taqasuso cudurada dumarka .
(src)="54"> Zato sem postala zdravnica .
(trg)="54"> Sidaas darteed ayaan dhaqtar u noqday
(src)="55"> Dr. Deqo bo razložila svojo odločitev .
(trg)="55"> Marka Dr. Deqo aya idiin sharaxeeso ayadana .
(src)="56"> Že kot otroka me je mati pripravljala na poklic zdravnice , a tega v resnici nisem želela .
(trg)="56"> DM : dhankeyga , hooyaday ayaaba ii diyaarinaysay markaan yaraa inaan noqdo dhaqtar , laakin dhab ahaantii maanan rabin dhaqtarnimo .
(src)="57"> Raje bi bila zgodovinarka ali novinarka .
(trg)="57"> Waxan ku haminayay inaan noqdo taarikh-yahan , ama wariye ,
(src)="58"> To sem imela rada , a se ni izšlo .
(trg)="58"> aad baan u jeclaa laakin iima suurto gelin .
(src)="59.1"> Ko je izbruhnila državljanska vojna , sem videla mamo pomagati ljudem in kako resnično potrebuje pomoč , ker je oskrba nujna za ženske .
(src)="59.2"> Videla sem , kako je biti zdravnica v Somaliji ter pomagati ženskam in otrokom .
(trg)="59"> Markii dagaalkii uu bilaawday --- Dagaalkii sokeeye -- waxan arkay sida hooyadey aay u caawineysay iyo sida ay caawinaad ugu baahneed , iyo sida ay daryeelku dumarku muhiim ugu yahay si ay u noqoto dhaqtar haween ah ee Somalia dhexdeda misna ay dumarka iyo caruruta u caawiso .
(src)="60"> Pomislila sem : morda sem lahko novinarka in ginekologinja .
(trg)="60"> waxan ku fekeray inaan isku noqdo dhaqtar iyo wariye
(src)="61"> ( Smeh ) Šla sem v Rusijo , tako kot mati , v času Sovjetske Zveze .
(trg)="61"> ( Qosol ) Marka waxaan aaday Russia. xita hooyadey waxay aday , waqtigii midawga Soviet .
(src)="62"> Del najinega karakterja morda izhaja iz stroge sovjetske šole .
(trg)="62"> Dabeecadaheena qaar , waxaan kasoo dhaxalnay tababarka adag ee soviet-ka .
(src)="63"> Tako sem se jaz odločila za isto pot .
(trg)="63"> Marka waa sidaas qaabka aan ku noqday Dr ,
(src)="64"> Moja sestra je drugačna .
(trg)="64"> Walaasheyda waxay aheyd mid naga duwan .
(src)="65.1"> Danes je tukaj z nami .
(src)="65.2"> Tudi ona je zdravnica .
(trg)="65.1"> Waatana .
(trg)="65.2"> Ayaduna waa Dhaqtarad .
(src)="66"> Ravno tako je diplomirala v Rusiji .
(trg)="66"> Russia ayeey ka soo qalin jebisay sido kale .
(src)="67.1"> ( Aplavz ) Vrnili sva se , da bi delali z mamo zaradi tega , kar sva videli v državljanski vojni .
(src)="67.2"> Bilo mi je 16 let , moji sestri pa 11 , ko je izbruhnila državljanska vojna .
(trg)="67"> ( Sacbis ) laabashadeeni iyo la shaqeynta hooyadeyn ayaa aheyda waxa kaliya aan la kulanay dagaaladii sokeeye -- 16 jidh markaan ahay , walashey waxay jidhay 11 , goortii dagaaladii sokeeye qarxay .
(src)="68"> Potrebe ljudi , ki sva jih videli že v zgodnjih 90 . letih , so naju pripravile do tega , da se vrneva in delava za ljudi .
(trg)="68"> marka waxay aheyd baahida iyo dadkii aan aragnay bilawgii 90-meeyadii -- waxa nagu dhaliyay inaan dib u laabano misna aan wax ugu qabano .
(src)="69"> Kaj je torej največji izziv pri delu matere in hčere v teh nevarnih , včasih celo strašnih situacijah ?
(trg)="69"> PM : Maxay tahay carqalada ugu weyn ee hortaala hooyo iyo inanteedi aay ku dhex shaqeynayaan , halista iyo xaaladahaan cabsida ahi ?
(src)="70"> Ja , delala sem v težkih situacijah , zelo nevarnih .
(trg)="70"> HA : Haa , waxan ku dhex shaqeynaya xaalad adag , oo aad u halis ah .
(src)="71"> Ko sem videla , da me ljudje potrebujejo , sem ostala , da bi jim pomagala , ker sem imela možnost nekaj narediti za njih .
(trg)="71"> Misna markii aan arkay dadka ii baahan , iyaga ayaan la joogay si aan u caawiyio maxa yelay waxan awooday inaan wax uun uqabto
(src)="72"> Večina ljudi je zbežala v tujino .
(trg)="72"> Dadka badankiisa waxay u yaaceen dibada .
(src)="73"> Jaz pa sem ostala z ljudmi in skušala nekaj narediti , vsaj tisto malo , kar sem lahko .
(trg)="73"> Lakin aniga waxan lajoogay kuwa hadhay , waxaana isku dayay inaan wax uun u qabto -- haba yaraatee .
(src)="74"> V mojem kraju mi je uspelo .
(trg)="74"> Waan ku guuleestay hoosheyda .
(src)="75"> V mojem kraju živi 90.000 ljudi , ki se spoštujejo , ki se ne vojskujejo .
(trg)="75"> Iminka waxaan goobteyda ku hayaa 90,000 oo qofood kuwaas oo is xushmeeya , aanan marnaba dagaalameynin .
(src)="76"> Poskušamo se postaviti na noge in nekaj narediti za naše ljudi .
(trg)="76"> Waxan isku daynaa inaa cirbaheena ku istaagno , si aan wax ugu qabano dadkeena , haba yaraatee .
(src)="77"> Hvaležna sem svojima hčerkama .
(trg)="77"> Aaad baana ugu mahad celinayaa gabdhaheyga ,
(src)="78"> Ko prideta k meni , mi pomagata zdraviti ljudi , v pomoč sta mi .
(trg)="78"> Markaye ii imaaadan , waxay iga caawiyaan inaay dadka ii daweeyaan , si ay u caawiyaan .
(src)="79"> Vse naredita za njih .
(trg)="79"> Wax walbo ayeey u qabtaan .
(src)="80"> Vse , kar sem želela od njiju , sta naredili .
(trg)="80"> Waxay qabteen wax walbo aan rabay inaan iyaga u qabto .
(src)="81"> Kaj je najboljše pri delu z mamo in kaj je za vas najtežje ?
(trg)="81"> PM : Maxay tahay qeebta ugu fiican ee la shaqeynta hooyadaa , iyo qeebta kugu dhibka badan ?
(src)="82"> Zahtevna je , to je najtežje .
(trg)="82"> DM : qeebta igu dhibka badan waa ; hooyadey aad bey u adagtahay .
(src)="83"> Vedno pričakuje več od nas .
(trg)="83"> Mar walbo waxay rabtaa inaa wax badan sameyno .
(src)="84"> Ko misliš , da ne moreš več , te porine - in vidim , da zmorem .
(trg)="84"> xaqiiqdii markii aad niyad jabto oo aad quusato , weeyna dhiira gelisa si aan u sameyno oo u gulesano
(src)="85"> To je najboljši del .
(trg)="85"> Taasi waa qeebta ugu fiican .
(src)="86.1"> Uči nas , kako naj delamo , kako naj bomo boljši ljudje in kako naj zdržimo dolge operacije .
(src)="86.2"> 300 pacientov na dan , 10 , 20 operacij , poleg tega pa še upravljamo kamp .
(src)="86.3"> Tako nas uči .
(trg)="86"> Waay na taba bartaa oo ay na tustaa sida loo sameeyo misna loo noqdo dad aad u wanaagsan iyo sida loo sameeyo qaliin waqti badan ah -- ugu yaraan 300 oo bukaan ah maalin walbo , 10 ilaa 20 qaliin ah , sidoo kale waa inaad ogaata xerada -- taasi waa sida aan noo taba barto .
(src)="87"> Nimamo lepih ordinacij kot vi tukaj , 20 pacientov in že ste utrujeni .
(trg)="87"> halkani ma ahin sidii xafiisyo qurux badan , 20 bukaan waana daaleeysa .
(src)="88"> Sprejmemo 300 ljudi , naredimo 20 operacij in še 90.000 ljudi nadziramo .
(trg)="88"> sida aad u jeedo waa 300 oo qofood , 20 qaliin ah iyo 90,000 qofood oo ad ogaaneysid .
(src)="89"> Vendar to počnete iz dobrih razlogov .
(trg)="89"> PM : Laakin waxan u sameysaa dhan wanaag ku jiro .
(src)="90"> ( Aplavz ) Počakajta .
(trg)="90"> ( Sacbis ) Su , Sug .
(src)="91"> Hvala .
(trg)="91"> HA : Mahadsanid .
(src)="92"> Hvala .
(trg)="92"> DM : Mahadsanidiin .
(src)="93"> ( Aplavz ) Najlepša hvala .
(trg)="93.1"> ( Sacbis ) Ha : Aaad baad u mahadsan tihii .
(trg)="93.2"> DM : aad baad u mahadsan tihiin .
# sl/ted2020-1469.xml.gz
# so/ted2020-1469.xml.gz
(src)="1"> Poznam odgovor na vprašanje , ki si ga vsi zastavljamo .
(trg)="1"> Waxaan hayaa jawaabta suaasha aan dhamaanteen is waydiinay
(src)="2"> Vprašanje je , zakaj črka X predstavlja tisto , kar je neznano .
(trg)="2"> suaashu waxay tahay , Sababta xarafka X ugu taaganyahay midkaan la garanayn ?
(src)="3.1"> Seveda smo se o tem učili pri matematiki , ampak dandanes je prisotno v vsej kulturi ...
(src)="3.2"> X nagrada , dosjeji X projekt X , TEDx .
(trg)="3"> iminka waxaan ogahay inaan taas ku soo baranay fasalka xisaabta , laakiin iminka meel kasta way ku jirtaa -- X prize-ta X-files-ka , project X-ka , TEDx-ta
(src)="4"> Odkod to izvira ?
(trg)="4"> halkay taasi ka timid ?
(src)="5"> Pred kakimi šestimi leti sem se odločil naučiti arabščino , ki je pravzaprav izjemno logičen jezik .
(trg)="5"> qiyaastii lix sano ka hor waxaan go 'aansaday inaan barto Carabida taasoo u muuqata inay tahay luuqad caqliyeed oo sareysa .
(src)="6"> Pisanje besede ali fraze ali povedi v arabščini je kot izklesovanje enačbe , saj je vsak del skrajno precizen in vsebuje veliko informacij .
(trg)="6"> in la qoro kelmad ama kelmad isku xidhan ama odhaah lagu qoro Carabi waa sida dhirindhirinta qaaciido , maxaa yeelay qayb kasta ilaa xad way cadahay waxayna sidaa xog aad u badan .
(src)="7"> To je eden od razlogov , da so ogromno tega , kar razumemo kot zahodno znanost , matematiko in inženirstvo , v resnici v prvih nekaj stoletjih moderne dobe razvili Perzijci , Arabci in Turki .
(trg)="7"> taas waa mid ka mida sababaha inta waxay tahay inaynu kaga fekerno cilmiga reer galbeedka iyo xisaabta iyo muhadisnimada in runtii ay hore uga shaqeeyeen qarniyadii ugu horeeyey ee Common Era ( BC ) Beershiyaanka , Carabta iyo Turkidu .