# ps/ted2020-1666.xml.gz
# so/ted2020-1666.xml.gz
(src)="1"> زه چي يوولس کلنه وم ، زما په یاد دي چې یوه ورځ پخپل کور کې د خوشالۍ پر غږونو را و ویښه شوم .
(trg)="1"> 11-jir markaan ahaay , Waxaan xasuustaa inaan subax kusoo kacay dhawaaq farxadeed oo gurigeena ka jiray .
(src)="2"> زما پلار د بي بي سي خبرونه اورېدل له خپلې وړوکې ، خړې رېډيو څخه
(trg)="2"> aabahay waxuu dhagaysanaayay aqbaacta BBC-da raadiyihiisa yaraa ee dambasta u ekaay .
(src)="3"> د هغه په مخ پراخه موسکا وه چې هغه وختونو کې یوه غېرمعمولي خبره وه ، ځکه چې خبرونو به هغه اکثره وخت خپه کاوه .
(trg)="3"> Wejigiisa waxa ka muuqday dhoolacadeen aad u weyn oo aan caadi aheen waqtigaas , maxaa yelay aqbaaradka marwalbo wey niyad jebin jireen .
(src)="4"> " طالبان لاړل . " زما پلار په چيغه ووېل .
(trg)="4"> " Taalibaaniintii weey baxeen ! " ayuu aabehey mar qura ku dhawaaqay .
(src)="5"> زه د دې خبرې په مانا نه پوهېدم ، خو ما لیدل چې پلار مې ډېر زیات خوشاله و .
(trg)="5"> ma 'aanan ogeyn wuxuu ula jeedo , laakin waxan arki karay inuu aabahey aad iyo aad u faraxsanaa .
(src)="6"> هغه وويل : " ته اوس سم ښوونځي ته تللاى شې . "
(trg)="6"> " Hada waxaad aadi kartaa iskuul dhab ah " , Ayuu yiri .
(src)="7"> هغه سهار به مې کله هم هېر نه شي .
(trg)="7"> Subax aanan weligeey hilmaami doonin .
(src)="8"> سم ښوونځي .
(trg)="8"> Iskuul dhab ah .
(src)="9"> زه شپږکلنه وم ، چې طالبانو افغانستان ونیو او د جینکو تعلیم يې غېرقانوني وګرځاوه
(trg)="9"> Sida aad u jeedid , waxaan jiray 6 sano markay Taliban qabsadeen Afgaanistan misna ay soo rogeen ineey mamnuc tahay gabar ineey iskuul aado .
(src)="10"> نو تر راتلونکو پينځو کالونو پورې به زه د هلکانو په جامو کې له خپلې مشرې خور سره ، چې هغې ته اوس د کور نه د وتلو اجازه نه وه ، یوه پټ ښوونځي ته تلم .
(trg)="10"> Shanti sano ee soo socotay , waxaan ulabisan jiray sida wiil si aan u ilaaliyo walaashey , oo markaas loo ogoleen ineey banaan si kali ah u aado oo ay si qarsoodi ah u dhigato Iskuul .
(src)="11"> يواځې همدا طریقه وه چې موږ زدکړې ترلاسه کولاى شوې .
(trg)="11"> waxay ahayd wadada kaliya aan labadeenaba aqoon yahano ku noqon karno .
(src)="12"> موږ به هره ورځ په یوه بله لاره تللو چې څوک شک ونه کړي چې موږ چېرې تللو .
(trg)="12"> waxaan maalin walbo mari jirnay wada kala duwan si ay qofna nooga shakinin meesha aan usocono
(src)="13"> موږ به خپل کتابونه د سودا په کڅوړو کې پټول نو داسې به ښکارېده چي ګواکې موږ د سودا لپاره روانې یو .
(trg)="13"> Waxaan buugaagteena ku dabooli jirnay baagaga adeega si ay u muuqato inaan soo adeeganeenay .
(src)="14"> ښوونځی په یوه کور کې و ، شاوخوا سل جينکۍ به په یوې کوټې ورننوتې وو .
(trg)="14"> Iskuulku wuxuu ku dhexyaalay guri , In ka badan 100 anaga ah ayaa waxa nalagu xareen jiray qol jiif oo yar .
(src)="15"> په ژمي به هغه ځای تود و خو په اوړي به ډېر زیات ګرم و .
(trg)="15"> waqtiga jiilalka wuu iska yara roona laakin xagaaga aad buu ukululaay .
(src)="16"> موږ ټول پوهېدو چې خپل ژوند مو په خطر کې اچولى که استاذان وو ، که زده کوونکې او که ميندې پلرونه وو .
(trg)="16"> Nolosheena inaan halis galineeno waan ogeen -- macalimiinta , ardayda iyo waalidiinteenaba .
(src)="17"> وخت په وخت به مو ښوونځى ناڅاپه تر یوې اوونۍ بند کړل شو ځکه چې طالبان پرې شکمن شوي وو .
(trg)="17"> waqti walbo waxaala baajin jiray iskuulka ilaa iyo hal isbuuc maxa yelay Taalibaaniinta ayaa naga shakin jiray .
(src)="18"> موږ به تل حيرانې وو چې دوى په موږ څه خبر شول .
(trg)="18"> Mar walbo waxaan la fajacsaneen waxa ee naga ogyihiin .
(src)="19"> آیا دوى موږ تعقیبوي ؟
(trg)="19"> Miyaan nala beegsan jiray ?
(src)="20"> آیا دوى خبر دي چې موږ چېرې اوسېږو ؟
(trg)="20"> Miyeey ogyihiin halka aan ku noolnahay ?
(src)="21"> موږ به وېرېدلو خو بیا هم ښوونځی هملته و ، چې موږ ورتلل غوښتل .
(trg)="21"> Aaad ayaan u baqan jirnay , laakin weli , Iskuulka ayuu ahaa meesha kaliya aan rabno .
(src)="22"> زه بختوره يم چي په داسې کورنۍ کې لويه شوې یم چې د تعلیم قدر پکې کېده او لوڼه پکې نازول کېدې .
(trg)="22"> aad baan unasiib badanahaya inaan kusoo dhex koro qoys halka waxbarasha iyo gabdhahaba aad looga qiimeeyo .
(src)="23"> زما نیکه د خپل وخت یو غيرعادي سړی و .
(trg)="23"> Awoowgey waqtigisa wuxuu ahaa nin aad u cajiib leh .
(src)="24"> هغه د افغانستان د یوه لرې ولایت یو بیخي بېکسه سړى و هغه به ټینګار کاوه چې د هغه لور ، زما مور بايد ښوونځي ته ځي ، ځکه هغه خپل پلار له ځانه پردى کړی و .
(trg)="24"> Aqoonyahan sare oo ka imaaday gobol aad u dheer ee ku yaalo Afgaanistan wuxuu ku adkeesaday in gabadhiisa , oo ah hooyadey , ay aado iskuul , misna ay arintaas darteed aabihiisa ku deeyriyay .
(src)="25"> خو زما تعلیم یافته مور ښوونکې شوه
(trg)="25"> Laakin hooyadeyda aqoonyahanta aheyd ayaa macalimad noqotay .
(src)="26"> وګورئ ! هاغه ده
(trg)="26"> Waa tanaa .
(src)="27"> هغه دوه کاله مخکې تقاعد ( ریټایر ) شوه يواځې د دې لپاره چې زموږ کور د ګاونډ د جینکو او ښځو لپاره په ښوونځي بدل کړي
(trg)="27"> Laba sano kahor ayeey shaqa gabtay , si ay gurigeena ugu badasho Iskuul wax lagu baro gabdhaha iyo dumarka dariskeena ahaay .
(src)="28"> او زما پلار – ګورئ دغه دى هغه پخپله کورنۍ کې لومړی کس و چې زدکړې يې کړې وې
(trg)="28"> Abaahey --- waa kaa -- Wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee qoyskiisa oo wax barto .
(src)="29"> دا خبره یقیني وه چې د هغه بچیان به تعلیمونه کوي ، د لوڼو په ګډون برسېره پر دې چي طالبان وو او خطرونه وو
(trg)="29"> Marnaba su 'aal kama taagneen in caruurtiisa ay wax baran doonaan , taas oo ay kujiraan gabdhiisa , Inkastoo Taalibaan iyo halistooda ay jireen .
(src)="30"> هغه خپلو بچو ته په تعلیم نه ورکولو کې زیات خطرونه ليدل
(trg)="30"> Asiga ahaan , majirin halis ka daran aqoon la 'aanta caruutiisa .
(src)="31"> د طالبانو په وخت کې ، زما په یاد دي زه به کله کله له ژونده ډېره ناهيلې شوم او زه به تل ډېره وېرېدم او ما خپل راتلونکى نه لیده
(trg)="31"> Waxaan xasuustaa , xilayadii Taalibaaniyiinta in mararka qaar aan aad nolsheena uga niyad-jebi jiray misna aan aad u cabsan jiray oo aana mustaqbal ku hamin jirin .
(src)="32"> ما به غوښتل چي ښوونځی پرېږدم خو ، زما پلار هغه به ويل - واوره ، زما لورکۍ تا نه د ژوند هر یو څیز ورکېدای شي .
(trg)="32"> Waxaan rabay inaan iska dhaafo , laakin aabahey , wuxuu igu oran jiray , Maqal , gabadheey-diyeey , wax walbo oo aad noloshaada leedahay weey kaa dhumi karaan .
(src)="33"> ستا پېسې غلا کېداى شي . چې جنګ شي نو کور پرېښودو ته مجبوره کېداى شې
(trg)="33.1"> Lacagtaada waa lagaa xadi karaa .
(trg)="33.2"> Waqtiyada dagaalka gurigaaga xoog waalagaga baxsan karaa .
(src)="34"> خو هغه یو څیز چې تل به له تا سره وي هغه دلته دی او که د ستا د ښوونځي د فیس ورکولو لپاره موږ د خپلې وینې خرڅولو ته هم اړ شو موږ به يې خرڅه کړو
(trg)="34"> Laakin sheyga kaliya mar walbo kuu harayo waa waxa halkani ku jiro , xitaa hadaan dhiigeena kuu iibino si aan qarashka wax barashadada kaaga bixino , waan ku sameen doona .
(src)="35"> نو اوس هم ته نه غواړې تعلیم ته دوام ورکړې ؟
(trg)="35"> Marka miyaadan rabin inaad wadato waxbarasha-daada ? "
(src)="36"> نن زه دوه ويشت کلنه يم
(trg)="36"> Maanta waxaan ahay 22-jir .
(src)="37"> زه په یوه داسې هېواد کې را لویه شوې یم چې د لسیزو اوږدو جګړو تباه کړی دی
(trg)="37"> waxaan kusoo koray wadan aad u bur-buriyay dagaalo socday qarniyo .
(src)="38"> زما په همځولو کې تر شپږ فيصده کمې جینکۍ تر عالي لیسې وړاندې نه دي تللې او که زما کورنۍ پر تعلیم کلکه نه واى درېدلې زه به اوس د هغوى په شان وم
(trg)="38"> In kayar 6 % dumar da 'deyda ah ayaa ilaa dugsi-ga sare dhaafay , hadey familkeeyga dhanka waxbarasha-dayda ay marnaba ku dadaali laheen , Mid kamid ah ayaan maanta ahaan lahaa .
(src)="39"> خو برعکس ، زه دلته د ميډلبري کالج د فارغې په توګه په ویاړ ولاړه یم
(trg)="39"> Halkan ayan badalkii istagsanahay anoo kasoo qalin jibiyay Jaamacada Middlebury .
(src)="40"> ( د ستاينې چکچکې ) زه چې افغانستان ته ستنه شوم زما نیکه ، هغه سړی چې د خپلو لوڼو د تعلیم يافته کولو په جرم له خپل کوره شړل شوی و لومړى کس و ، چې ما ته يې مبارکي وويله
(trg)="40"> ( Sacbis ) Goortii aan ku laabtay Afgaanistan , awoowahey , Midkii gurigiisa looga soo eryay geesinimo uu gabdhihiisa aqoonyahaniin ugu dhigo darteed , ayaa wuxu ka mid ahaa dadki ugu horeen ii hambalyeeyay .
(src)="41"> هغه نه یواځې زما د کالج ډګري په وياړ وستايله بلکې دا هم چې زه لومړۍ جینۍ وم چې داسې ډګري مي اخيستې او دا هم چې زه لومړۍ جینۍ یم چې هغه مي د کابل په کوڅو کې په موټر کې وګرځاوه ، چې ما چلاوه
(trg)="41"> Kuma faano kaliyo heerka jaamacadayda , laakin inaan ahaay dumar tii ugu horeysay , misna aan ahay dumar tii ugu horeso ee gaari ku dhex wado wadooyinka Kabul .
(src)="42"> ( د ستاينې چکچې ) زما کورنۍ پر ما باور لري
(trg)="42"> ( Sacbis ) Qoyskeeyga weey i aaminsan yihiin .
(src)="43"> زه لوی خوبونه وینم ، خو زما کورنۍ زما لپاره تر ما هم ستر خوبونه ویني
(trg)="43"> Heer sare ayaan ku riyoda , lakin famil-keyga heer ka sii sareeyo ayeey iigu sii riyodan
(src)="44"> ځکه خو د ۱۰ × ۱۰ لپاره نړېواله سفیره یم چې د ښځو د تعلیم لپاره نړېواله مبارزه ده
(trg)="44"> Saas darteed ayaan waxan u ahay Safiir caalamiyeed ee 10x10 , Olole caalami ah oo dumarka waxbaro .
(src)="45"> ځکه خو ما د ( سولې ) بنسټ کښېښود چې په افغانستان کې لومړنى او شاید یواځینى د جینکو ښوونځی دی چې استوګنځای هم لري په داسې يوه هېواد کې چې اوس هم د جینکو د زدکړو لپاره خوندي نه دی
(trg)="45"> Saas darteed ayaa waxaan u sameenay SOLA , Iskuul xanaaneed kii ugu horeeyay oo gabdhaha ah ee ku yaalo Afgaanistan , wadan ay weli tahay in gabdhaha ay iskuul aadaan .
(src)="46"> ډېره خوشالوونکې خبره دا ده چې زه پخپل ښوونځي کې داسې زده کوونکې وینم چې په ډېر همت سره له هرې موقعې ګټه اخلي
(trg)="46"> Sheeyga farxada leh ayaa waxay tahay inaan arko arday dhigto iskuulkeyga kuwaaso leh hami ay ku qabsadaan Jaanis .
(src)="47"> او زه د هغوى ميندې پلرونه وینم په خاصه توګه پلرونه ، چې زما د پلار په شان پر سختو مخالفتونو برسېره ، د خپلو لوڼو ملاتړ کوي
(trg)="47"> Waxaan kaloo arkaa waalidiintooda kuwaaso ah kuwa sida waalidiinteyda u taageerayo , inkastoo ay jirto wejiyada cabsida badan ee kuwa kasoo horjeeda .
(src)="48"> د مثال په توګه احمد : دا د هغه اصل نوم نه دی او زه نه شم کولای د هغه څېره تاسو ته وښيم خو احمد زما د يوې شاګردې پلار دی
(trg)="48.1"> Sida Ahmed .
(trg)="48.2"> Ma ahin magaciisa rasmiga , mana idin tusi karo wejigiisa , Laakin Ahmed waa aabaha ardayad dhigata iskul kayga .
(src)="49"> تر یوې میاشتې کم وخت مخکې ، دوى له ( سوله ) ښوونځي خپل کلي ته روان وو او د سړک پر غاړه له ښخ شوي بم نه یو څو مينټه لرې وو ، چې هغه و چاودېد
(trg)="49"> Bil wax ka yar kahor ayaa asiga iyo gabadhiisa waxay u jeedeen xaafadooda ayagoo ka imaaday SOLA , waxayna ku sigteen ineey ku dhintaan bam loo dhigay geeska wadada daqiiqada gudahooda .
(src)="50"> احمد چي کور ته ورسېد ، ټيليفون ورته راغی يو کس غږېده ، چې هغه ته يې اخطار ورکاوه چې که خپله لور يې بیا ښوونځي ته واستوله نو دوى به بل برید پرې وکړي
(trg)="50"> Markuu guriga soo gaaray , ayaa waxaa usoo dhacay taleefanka , cod u digayo haduu dib gabadhiisa ugu diro iskuulka , ineey isku dayayaan qaraxa mar kale
(src)="51"> هغه ورته وويل : " که غواړې ، اوس مې و وژنه خو زه د خپلې لور راتلونکى نه شم خرابولاى ستاسو په زړو او تيارو فکرونو
(trg)="51"> " Hada idila hadaad rabtaan , " ayuu dhahay , " Laakin marnaba mustaqbalka gabadheyda kuma dheelayo waayo waxaad wadataan feker qaliban . "
(src)="52"> د افغانستان په اړه چي زه پوهه شوې یم هغه څه دي چي په غرب کې اکثر له پامه غورځول کیږي په موږ کې اکثره جینکۍ چې بریالۍ شوې دا د پلرونو برکت دي ځکه پلرونه دا مني ، چي لوڼې هم قدر لري او د هغوي بریا خپله بریا ګڼي
(trg)="52"> Arinta aan Afgaanistan ka ogaaday , misna ah mid ay wadamada Galbeed-ka ay ka tageen , aya waxay tahay mid walbo anaga naga mid oo gulesytay inuu ka dambeyo aabe og qiimaha gabadhiisa misna arka inay guusheeda tahay guushiisa .
(src)="53"> زه دا نه وايم چې زموږ ميندې زموږ په بریا کې هېڅ رول نه لري
(trg)="53"> macnaha mahin inay hooyo-yinkeena aheen furaha guusheena .
(src)="54"> په حقیقت ، اکثر ميندې وي چې د لور د ځلانده اینده لپاره لومړۍ خبره وړاندې کوي او په نورو يې مني خو د افغانستان په شان يوه ټولنه کې موږ بايد د سړيو ملاتړ و لرو
(trg)="54"> Xaqiiqdi , waxay yihiin bilawga wada xaajood qancin kara mustaqbal ifo oo ay gabdhahooda helaan , laakin xaalada shacab sida kuwa Afgaanistan , waxa qasban inaan helno taagerida raga .
(src)="55"> د طالبانو په حکومت کې ښوونځو ته د تلونکو جینکو شمېر په سلګونو وو په یاد ولرئ ، د جینکو زدکړې غيرقانوني وې
(trg)="55"> Sharciga Taliban , gabdhaha aaday Iskuulka kuwaaso gaarayo boqoleeyo -- xasuuso , waxay aheyd sharci la 'aan .
(src)="56"> خو نن ، په افغانستان کې تر درې میلیونه زیاتې جینکۍ په ښوونځیو کې دي
(trg)="56"> Laakin maanta , gabdho ka badan 3 million ayaa dhigta iskuulada Afgaanistan .
(src)="57"> ( چکچکې ) افغانستان دلته له امریکې ډېر بل ډول ښکاري
(trg)="57"> ( Sacbis ) Afghanistan waxay umuuqata mid ka duwan halkaan America .
(src)="58"> زه اورم ، امریکایان دا بدلونونه کلک نه ګڼي
(trg)="58"> waxaan u arkaa in Amerikaanku arko burburka is badal .
(src)="59"> زه وېرېږم چې دا بدلونونه به د امریکايي ځواکونو تر وتلو وروسته زیات وخت دوام و نه لري
(trg)="59"> Waxaan ka baqanaayo in is badalkani usii socon waayo hore markii ciidamada U.S-ka laga soo bixiyo .
(src)="60"> خو کله چې زه بيرته افغانستان ته لاړه شم کله چي د خپل ښوونځي زده کوونکې ووینم او د هغوى ميندې پلرونه چې د هغوى ملاتړ کوي هغوى ته حوصله ورکوي ، نو يو هيله من سباوون او دوام لرونکي بدلونونه وینم
(trg)="60"> Laakin markii aan kusoo laabto Afgaanistan , oo aan arday ku arko iskuulkayga iyo waalidiintooda ku taaageerayo , misna ku dhiira gelinayo , waxaan arkaa mustaqbal aad u ifo iyo isbadal weligiisa socdo .
(src)="61"> زما لپاره افغانستان له هیلو او لامحدوده امکاناتو ډک هېواد دی او هره ورځ د ( سوله ) ښوونځي جینکۍ ما ته دا خبره کوي
(trg)="61"> Ani ahaan , Afgaanistaan waa wadan rajo iyo suura-gal badan leh , misna maalin walbo gabdhaha SOLA ayaa midaas isoo xasuusiyo .
(src)="62"> چې زما غوندې هغوى هم لوی خوبونه ویني
(trg)="62"> Heer sare ayee ku riyoodaan sidayda oo kale .
(src)="63"> مننه .
(trg)="63"> Mahadsanidiin .
(src)="64"> ( د ستاينې چکچکې )
(trg)="64"> ( Sacbis )