# nn/ted2020-1221.xml.gz
# so/ted2020-1221.xml.gz
(src)="1"> No er dette ein svært u-TED-liknande måte å gjere ting på , men la oss starte kvelden med ei melding frå ein hemmeleg sponsor .
(trg)="1"> waxa aan hada sameynaayo waa wax ka duwan TED gebi ahaan laakiin cawada aan ku bilaawno warqad ka socoto ' ' Masuulka waxyaabaha qarsoon ' '
(src)="2"> Anonymous : Kjære Fox News , me er på uheldig vis blitt merksame på at både namnet og vesenet til Anonymous har blitt plyndra
(trg)="2"> ' ' Qof aan la aqoon ' ' : Fox News-oow Dareenkeena waxaa soo jiitay in dhamaan magaca iyo deegaanka qofka aan la qoon la kashifay
(src)="3.1"> Me er alle .
(src)="3.2"> Me er ingen .
(trg)="3"> Anagu dadka dhan ayaan nahay , hal qof ma nihin
(src)="4.1"> Me er anonyme .
(src)="4.2"> Me er ein hær .
(trg)="4"> Dad aan la aqoonin ayaynu nahay , koox ayaana matelnaa
(src)="5.1"> Me tilgir ikkje .
(src)="5.2"> Me gløymer ikkje .
(trg)="5"> wax ma cafino , waxna ma hilmaamno
(src)="6"> Me er ikkje noko anna enn fundamentet i kaoset .
(trg)="6"> Fowdada bilawgeeda ayaynu nahay
(src)="7"> Misha Glenny : Anonymous , damer og herrar -- ei raffinert gruppe av politisk motiverte hackarar som har dukka opp i 2011 .
(trg)="7"> Misha Glenny : ' ' Dad aan la aqoon ' ' Mudanayaal iyo marwooyin waa koox horumarsan waa koox wax Dhaqaajisa oo siyaasad usoo jeestay soona baxay sanadkii 2011
(src)="8"> Og dei er ganske skumle .
(trg)="8"> aad ayaana looga cabsadaa
(src)="9"> Du veit ikkje når dei går til åtak neste gong , kven eller kva konsekvensane blir .
(trg)="9"> ma ogaan kareysid waqtiga weerarkooda xiga ay soo qaadayaan qofka iyo waxa ay cawaaqibtaas noqon karto
(src)="10"> Men interessant nok , har dei sans for humor .
(trg)="10"> laakiin si xiiso leh waa dad kaftan yaqaana
(src)="11"> Desse typane hacka seg inn på Twitter-kontoen til Fox News for å kunngjere eit attentat på President Obama .
(trg)="11"> kooxdaan , waxay jabsadeen Qaanada Twitterka ee Shabakada FOX NEWS si ay usheegaan in la dilay Madaxweyne Obama
(src)="12"> Du kan sjølv tenke deg panikken det førte til i nyheitsredaksjonen til Fox .
(trg)="12"> markaan waad qiyaasi kartaa naxdinta ka dhalan karta qolka wararka ee Fox
(src)="13"> « Kva gjer vi no ?
(trg)="13"> Maxaan sameynaa ?
(src)="14"> Tek me på oss sørgebandet eller opnar me sjampanjen ? »
(trg)="14"> Calaamad madoow miyaan saarnaa , mise dhalo khamri ayaan furnaa
(src)="15"> ( Latter ) Og sjølvsagt er det ironisk om eit medlem av Rupert Murdoch sitt mediekonsern
(trg)="15"> ( Qosal ) Dabcan , yaa waaye qofka ay kasuuro galeyso , jeesjeeskaas in uu sameeyo in xubin kamid ah shirkada wararka ee Rupert Murdoch
(src)="16"> blir offer for datasnoking for ein gongs skuld .
(trg)="16"> la jabsaday si wax loo badalo
(src)="17"> ( Latter ) ( Applaus ) Av og til skrur du på nyheitene og seier : « Er det fleire igjen å hacke ? »
(trg)="17"> ( Qosal ) ( Sacab ) Mararka qaar Akhbaarta ayaad shideysaa waxaadna isleedahay ' ' Ma waxaan dhiman qof kaloo la jabsado ? ' '
(src)="18"> Sony Playstation Network -- ferdig , Regjeringa i Tyrkia -- huka av , det britiske Serious Organized Crime Agency -- enkelt som berre det CIA -- lett som ein leik
(trg)="18"> Shabakada Sony ee Games-ka waa la jabsaday Xukuumada Turkiga waa la jabsaday Wakaalada Ingiriiska ee danbiyada khatarta ah - si fudud ayaa loo jabsaday Wakaalada Sirdoonka Mareenkankana -- hoos ayay u rideen
(src)="19"> Ein ven av meg i tryggleiksindustrien kunne faktisk fortelje meg hin dagen at det fins to typar selskap i verda : dei som veit dei blir hacka og dei som ikkje veit det .
(trg)="19"> Runtii , Mid saaxiibkeey ah oo dhanka amaanka kashaqeya ayaa iisheegay Maalmo kahor in Shirkadaha caalamka 2 nooc ay yihiin Shirkada og in la jabsaday iyo kuwo aanan ogeyn
(src)="20"> Tenk at tre selskap som sørgjer for nett-tryggleiken til FBI har blitt hacka .
(trg)="20"> waxaan kawadaa in 3 shirkad ee Amaanka Internetka ka shaqeeya howlahoodana u gudbiya FBI in la jabsaday
(src)="21"> Er ikkje noko heilag lenger , for Guds skuld ?
(trg)="21"> miyeesan jirin wax ilaahay dartiisa loo dhaafaayo ?
(src)="22"> Uansett , denne mystiske gruppa Anonymous og dette ville dei sjølv sagt -- dei tilbyr ei teneste ved å vise kor udugelege selskapa er når det gjeld å verne om data .
(trg)="22"> wax walbeey ahaato , kooxdaan qarsoon waxay naftooda u sheegayaan in ay qabanayaan howlo ay ku cadeynayaan in Shirkadaha Eberka ah ee ku ilaalinayaan Macluumaadkeena
(src)="23"> Men det er også ei seriøs side ved Anonymous -- det er ideologi som driv dei .
(trg)="23"> laakiin dadkaasi qarsoon waxay leeyihiin dhinac qatar ah waxay leeyihiin Fikrado ayaga riixaaya
(src)="24"> Dei hevdar at dei kjempar mot ein ussel konspirasjon .
(trg)="24"> waxay sheeganayaan in ay la dagaalayaan shirqoolo xunxun
(src)="25"> Dei seier at styresmaktene prøver å ta over og å kontrollere Internett , og at dei , Anonymous , er den verkelege motstanden -- enten det er mot diktatur i Midtausten , mot globale mediekonsern eller mot etterretningstenester , eller kven det måtte vere .
(trg)="25"> waxay dhahayaan : in xukuumadaha ay isku dayayaan in Internetka ay qabsadaan , ayna maamulaan ayagana ' ' Qof walboo qarsoon ' ' ee yihiin codka iska Caabinta xaqiiqda ah. kana soo horjeeda Kali talisnimada Bariga dhexe kasoo horjeeda Hey 'adaha warbaahinta caalamiga ah kana soo horjeeda Wakaaladaha Sirdoonka iyo qof walbay ahaato
(src)="26"> Og verksemda deira er ikke heilt utiltrekkjande
(trg)="26"> siyaasadadoona ma ahan mid gebi ahaan la necebyahay
(src)="27"> Ok , dei er litt rudimentære .
(trg)="27"> Hagaag , laakiin xoogaa ayaga ma dhameystirno
(src)="28"> Det er eit sterkt eim av halvferdig anarkisme rundt dei .
(trg)="28"> waxaa jirto Heybad awood badan oo ah fowdada ceyriinka ah ee leeyihiin
(src)="29"> Men ein ting er sann : me står i startgropa av ein mektig kamp om kontrollen over Internett
(trg)="29"> laakiin hal mid ayaa sax ah waxaan kujirnaa bilaawga Loolan weyn oo Maamulida Internetka ah
(src)="30"> Nettet knyter alt saman og veldig snart vil det vere til stades i mesteparten av menneskeleg aktivitet
(trg)="30"> Shabakada wax walba ayay isku xirtaa mar dhawna waxay dhaxdhaxaad ka noqon doontaa dhaqdhaqaaqyada ugu badan ee dadka .
(src)="31"> Fordi Internett har generert eit nytt og komplisert miljø for eit gamalt dilemma som dannar ein konflikt mellom etterspurnaden etter tryggleik og ønsket om fridom .
(trg)="31"> waayo internetka waxa uu dhisay Deegaan cusub oo adag ee dabinadii hore kaasoo si xooga ah u raadinaayay Amni xoriyad damacsanaasho ayadoo jirto
(src)="32"> Dette er ein svært komplisert kamp .
(trg)="32"> kaasina waa loolan dhib badan runtii
(src)="33"> Og uheldigvis for vanleg dødelege som du og eg , så forstår me ikkje heilt kva dette inneber .
(trg)="33"> Nasiib xumo , dadka caadiga sideyda iyo sidiinoo kale waxaa laga yaabaa si fiican in ay u fahmi waayaan
(src)="34"> Ikkje desto mindre bestemte eg , i eit uventa åtak av overmot , for eit par år sidan at eg ville prøve å forstå det .
(trg)="34"> sidaa daraadeed weerar aanan la filaneyn dhowr sano kahor waxaan go 'aansaday in aniga aan sameeyo
(src)="35"> Og eg fattar det på ein måte .
(trg)="35"> wayna iisuuro gashay in aan sameeyo sidaas si udhaw
(src)="36"> Her er dei forskjellige tinga eg så på då eg prøvde å forstå det .
(trg)="36"> waxyaabahan kala duwan ee aan raadinaayay waxaana isku daayay in aan fahmo
(src)="37"> Men for å prøve å forklare det heile , treng eg minst 18 minuttar til så du må berre ta det for god fisk i dette høvet og la meg forsikre deg om at alle desse sakene har noko med nett-tryggleik og kontroll over Internett å gjere , på ein eller anna måte , men på ein måte som sjølv Stephen Hawking ville hatt vanskar med å forstå seg på .
(trg)="37"> laakiin arinka dhan hadii aan isku dayo in aan sharaxo waxaan ubaahanahay 18 daqiiqo kale ama wax u dhaw si aan u sameeyo markaasna waad igu kalsoonaaneysaa munaasabadaan dhexdeeda aan idiin xaqiijiyo in masaa 'ishaan dhan ay ku xariirto amaanka iyo maamulida internetka hal wado ama wado kale lkn sameynta in Stephen Hawkin xataa uu dhib wajahay markuu isku dayay in uu fahmo
(src)="38"> Og der står du .
(trg)="38"> Hagaag , soo dhawaada
(src)="39"> Mens midt oppi alt dette er vår gamle venn , hackaren .
(trg)="39"> sidaa ujeedaan , dhexda waa kan Saaxiibkeenii hore , ' ' Waxjabiyaha ' '
(src)="40"> Hackaren er heilt sentral i mange av dei polistiske , sosiale og økonomiske sakene som påverkar nettet .
(trg)="40"> Qofka wax jabsada gebi ahaan meel dhexe ayuu dhacaa mas 'alooyin badan , oo siyaasada iyo kuwa bulshada ah iyo kuwa dhaqaalaha ee saameysa Internetka
(src)="41"> Så eg tenkte med meg sjølv , « Ok , dette er typane eg har lyst å snakke med . »
(trg)="41"> sidaa darteed waxaan is dhahay ' ' Hagaag , kuwaani waa dadka aan rabo in aan la hadlo ' '
(src)="42"> Og kva veit me om dei , ingen andre snakkar med hackararne .
(trg)="42"> sidaa ogtihiin qof kale oo la hadlo majiro dadkaan wax jabsada
(src)="43"> Dei er fullstendig anonyme .
(trg)="43"> waayo lama yaqaano , sidee xaalada eheed
(src)="44"> Trass i det faktum at me har begynt å ause ut milliardar , hundrevis av milliardar dollar , på nett-tryggleik -- på dei mest eineståande tekniske løysingar -- vil ingen snakke med desse typane , hackarane , som gjer alt .
(trg)="44"> iyo sida ay xaqiiqda tahay waxaan bilaawnay in Balaayiin aan ku bixino Boqolaal bilyan oo Dollar amaanka Internetka Xalalka Teknoolajiyo ee ugu fiican darteed majiro qof rabo in uu la hadlo dadkaan waxjabsada ee wax walba sameeya
(src)="45"> I staden føretrekk me desse strålande tekniske løysingane , som kostar enorme summar med pengar .
(trg)="45"> taas badalkeedana , waxaan doorbidnay xalalka Teknoolajiyo ee soo ifaaya taasoo lacago badan ay ku baxaan
(src)="46"> Og ingenting blir brukt på hackararne .
(trg)="46"> mida xigta , qof ku dhaqaaqaaya dadkaan waxjabsadana majiro
(src)="47"> Vel , eg seier ingenting , men det fins eit bittelite forskarteam i Torino , Italia som heiter the Hackers Profiling Project .
(trg)="47"> Hagaag , waxaan leeyahay , waxna laakiin xaqiiqdii waxaa jirto qolo xubin yar ah oo wax baarta ee Turin , Italy joogto waxaana loogu yeeraa , ' ' Mashruuca ogaashada nolol shakhsiyeedyada dadka wax jabsada ' '
(src)="48"> Og dei gjer eit fantastisk forskararbeid på karaktertrekka , evnene og sosialiseringa av hackarane .
(trg)="48"> waxayna sameeyaan baaritaano waa weyn dabeecadaha dadka wax jabsada awoodooda iyo sida ay bulshada ugu dhexnoolyihiin
(src)="49"> Men dei er eit FN-tiltak og det er kanskje grunnen til at styresmakter og selskap ikkje er interessert i dei .
(trg)="49"> laakiin maadaama ay tahay howl , U.Nka hoos timaada taasi waxaa laga yaabaa in ay tahay sababta dowladaha iyo shirkadaha aysan u daneyneen .
(src)="50"> Fordi det er eit FN-tiltak manglar dei sjølvsagt finansiering .
(trg)="50"> maxaa yeelay waa waa howl U.Nka taabacsan marka lacag kubixin ma heysato
(src)="51"> Men eg trur dei gjer ein svært viktig jobb .
(trg)="51"> laakiin waxaan aaminsanahay in ay hayaan howl muhiim ah
(src)="52"> For der det fins eit teknologisk overskudd i nett-tryggleikindustrien , er det definitivt mangel på -- kall meg gjerne gamaldags -- menneskeleg intelligens .
(trg)="52"> maxaa yeelay markii ay jirto wax Teknoolajiyada kusoo furma ee sameynta warshadaha amaanka Internetka markaas tabar uma yeelan doono -- iigu yeera in aan Style-kii hore kutaaganahay -- ee caqliga bini aadamka
(src)="53"> Vel , så langt har eg snakka om Anonymous-hackarane som er ei politisk motivert hackar-gruppe .
(trg)="53"> waxaan sheegay ilaa iyo hada kooxaha wax jabsada ee aan la aqoon ahna koox burcad ah oo siyaasada u dhaqdhaqaaqa
(src)="54"> Rettsapparatet handsamar dei sjølvsagt som om dei var vanlige gateforbrytarar .
(trg)="54"> Dabcan , Nidaamka cadaalada waxa uu kula dhaqmaa in ay yihiin danbiilayaal faafsan
(src)="55"> Men interessant nok nyttar ikkje Anonymous informasjonen dei har hacka til økonomisk vinning .
(trg)="55"> lkn si xiiso leh kooxdaani ogama faa 'iideesato macluumaadka ay jabsadaan in ay lacag ku helaan
(src)="56"> Men kva med dei verkelege nettforbrytarane ?
(trg)="56"> laakiin waa sidee burcada internetka ee xaqiiqda ah
(src)="57"> Den verkeleg organiserte Internettkriminaliteten oppsto for 10 år sidan då ei gruppe talentfulle ukrainske hackarar utvikla ein nettstad , som førte til industralisering av nettkriminalitet .
(trg)="57"> Hagaag , Danbiyada la soo nidaamiyo ee Netka kadhaca waxay soo bilaabatay 10kii sano ee lasoo dhaafay markii koox Yukreeniyiin ah oo waxjabinta heybad uleh ay hormariyeen Bog internetka korkiisa kaasoo sababay in loo badalo tuugnimada netka warshad tuugo
(src)="58"> Velkommen til det no gløymte riket CarderPlanet .
(trg)="58"> Kusoo dhawaada caalamka la hilmaamay ee ' ' CarderPlanet ' '
(src)="59"> Her ser de korleis dei reklamerte for seg sjølv på nettet for ti år sidan .
(trg)="59"> waa wadada ay naftooda ku xayaysiin jireen Tobankii sano ee lasoo dhaafay Internetka korkiisa
(src)="60"> CarderPlanet var særs interessant .
(trg)="60"> CarderPlanet-na aad ayaa loo xiiseyn jiray
(src)="61"> Nettkriminelle gjekk inn der for å kjøpe og selje stolne kredittkortopplysningar , for å utveksle informasjon om ny skadeleg programvare der ute .
(trg)="61"> halkaas ayay aadi jireen burcada Internetka si ay usoo iibsadaan macluumaadka Kaarar bangiyeedyada lasoo xaday si ay macluumaadka u kala badashaan barnaamij cusub oo kambiyuutarka lagu burburin karo
(src)="62"> Og hugs at dette var ei tid då me for første gong opplevde såkalla serieprodusert skadeleg programvare .
(trg)="62"> xasuusta , waqtigaas waxay eheed markii ugu horeysay ee aan aragnay waxyaabaha lagu magacaabo barnaamijyadaan wasaqeesan
(src)="63"> Dette er bruksklare og kreative saker som du kan plassere sjølv om du ikkje er ein særleg raffinert hackar .
(trg)="63"> waxyaabo u diyaarsan in la isticmaalo , aadna u sareeya , aadna u habeysan ay suuro gal tahay in la fidiyo xataa hadii aadan eheen qof si hormarsan oo laga cabsanaayo wax ujabsan kara
(src)="64"> Så CarderPlanet blei ein slags supermarknad for nettkriminelle .
(trg)="64"> sidaa darteed CarderPlanet waxa uu noqday sida Bakhaar ay leeyihiin burcada Internetka
(src)="65"> Og opphavsmenna var utruleg smarte og næringsorienterte , fordi dei sto overfor ei enorm utfordring som nettkriminelle .
(trg)="65"> dadka sameeyayna waxay ahaayeen dad si aan la rumeysan karin u caqli badan maxaa yeelay waxay wajaheen caqabado weyn , sida Burcada Internetka
(src)="66"> Utfordringa er : Korleis gjer du business med , korleis kan du stole på nokon på nettet som du vil gjere business med , når du veit at dei er kriminelle ?
(trg)="66"> Caqabadaasina waa sida aad oga ganacsaneysid sida aad ugu kalsoonaaneysid qof internetka isticmaala oo aad wax kala iibsan rabtaa marka aad ogtahay in uu tuugyahay qofkaas
(src)="67"> ( Latter ) Det er sjølvinnlysande at dei er upålitelege og at dei vil flå deg viss dei kan .
(trg)="67"> ( Qosal ) way iska cadahay in ay Qiyaanoolayaal iskuna dayaaya in ay ku xadaan
(src)="68"> Familien , som var namnet på den inste kjerna i CarderPlanet , fekk ein strålande ide kalla deposisjonssystemet .
(trg)="68"> Sidaa darteed qoyska waxay la imaadeen , sidey macruufka ku ahaayeen xarunta dhexe ee CarderPlanet fikradaani caqliga badan ay ubixyeen Hab Damaano qaad ah
(src)="69"> Dei peikte ut ein representant som skulle mekle mellom seljar og kjøpar .
(trg)="69"> waxay sameeyeen ' ' Sargaal ' ' - Masuul dhexdhexaad ka noqonaaya qofka wax iibsanaaya iyo kan laga iibinaayo
(src)="70"> Til dømes hadde seljaren opplysingar om stolne kredittkort som kjøparen ville få ta i .
(trg)="70"> hadii aan dhahno , qofka wax iibinaayo waxa uu soo xaday kaar bangiyeed uuna rabo qofkaan wax iibsanaayo in uu gacanta ku dhigo
(src)="71"> Kjøparen overførte nokre dollar digitalt til den administrative representanten og seljaren selde dei stolne kredittkortopplysningane .
(trg)="71"> qofka wax iibsanaayo Sargaalka ayuu waxa uu u dirayaa dhowr Dollar si Digital ah qofka wax iibinaayayne markaas waxa uu bixinayaa Tafaasiisha kaarkii uu soo xaday
(src)="72"> Seinare verifiserte representanten at dei stolne kredittkorta fungerte .
(trg)="72"> markaas kadib ayuu Sargaalka xaqiijinayaa in kaarka lasoo xaday uu shaqeynaayo
(src)="73"> Og hvis dei gjorde det , overførte han pengane til seljaren og dei stolne kredittkortopplysingane til kjøparen .
(trg)="73"> hadii ay sameeyaan. lacagtii waxa uu udirayaa qofkii wax iibinaayay Kaarka Tafaasiishana qofkii wax iibsaday
(src)="74"> Og det var dette som totalt revolusjonerte kriminaliteten på nettet .
(trg)="74"> arinkaasina waxa uu ahaa wax dhaliyay kacdoon weyn ee Falalka danbiyada Internetka
(src)="75"> Seinare tok det heilt av .
(trg)="75"> markaas kadibna toos ayuu arinkii duurka u galay
(src)="76"> Og me fekk eit sjampanje-tiår for desse folka me kjenner som Carders .
(trg)="76"> waxayna eheed Toban sano oo dabaaldegyo ah dadka loo yaqaano kaarar Jabsadayaasha
(src)="77"> Eg snakka med ein av dei , me kan kalle han RedBrigade -- sjølv om det ikkje eingong var det rette kallenamnet hans -- men eg lova at eg aldri skulle avdekke kven han er .
(trg)="77"> mid kamid ah ayaan la hadlay oo aan hada ugu yeereeno RedBrigade ( Janaraalkii Casaa ) inkastoo naaneystiisa dhabta ah aysan eheen lkn waxaan balan qaaday in aanan sheegin asiga
(src)="78"> Han forklarte meg korleis han i 2003 og 2004 gjekk på festar i New York , og tok ut $ 10 000 i ein minibank , $ 30 000 i ein anna minibank ved hjelp av klona kredittkort .
(trg)="78"> waxa uu ii sharaxay sida sanadihii 2003 iyo 2004 uu si baashaal ah ku aadi jiray New York uuna 10kun oo Dollar oga soo baxsan jiray makiinada lacagta lagala baxo ee halkaan 30kun kale makiinada lacagta lagala baxo ee halkaas asigoo isticmaalaayo kaarar koobi ah
(src)="79"> Han tente i gjennomsnitt $ 150 000 i veka -- skattefritt sjølvsagt .
(trg)="79"> waxa uuna heli jiray 150 kun Dollar isbuucii -- Canshuur aanan saarneyn --
(src)="80"> Og han fortalde at han på eit tidspunkt hadde gøymt vekk så mykje pengar i leilegheita si på upper-East side at han ikkje visste kva han skulle gjere med dei og fekk til og med ein depresjon .
(trg)="80"> waxa uu dhahay in uu heestay lacago badan uuna ku qarin jiray qeybta bari ee kore ee gurigiisa uusana ogeyn waxa uu ku sameynaayo xaqiiqdii , xaalada welwel leh ayuu kujiray
(src)="81"> Men det er ei anna historie som eg ikkje skal gå inn på no .
(trg)="81"> laakin taasi wa sheeko ka duwan xoogaa kumana sii dheeraanaayo hada
(src)="82"> Det som er interessant med RedBrigade er at han ikkje var nokon avansert hackar .
(trg)="82"> hagaag , qeybta muhiimka ah ee ' ' RedBrigade ' ' Janaraalkii Casaa waxa waaye , ma uusan eheen qof sida wax loo jabsado ku dheereeya
(src)="83"> Han hadde eit auge for teknologi , og han innsåg at tryggleik var viktig viss du vil bli ein Carder , men han brukte ikkje dagane og nettene sine bøygd over ein pc mens han åt pizza , drakk cola eller den slags .
(trg)="83"> waxa uu fahmay Teknoolajiyada waxa uuna ogaaday in Amaanka uu muhuum yahay hadii aad rabtid in aad noqotid dadka kaararka Jabsada. lkn kuma uusan dhameysaneyn habeenkiisa iyo maalintiisa dhan Kambiyuutarka in uu kor fadhiyo , Pizzana uu cuno kooka cabo , iyo wixii lamid ah
(src)="84"> Han var ute på byen og hadde det fantastisk mens han naut det gode liv .
(trg)="84"> magaalada ayuu joogi jiray waqti fiican ayuu ku qaadan jiray , asigoo ku raaxeysanaayo noloshaas hodanka ah
(src)="85"> Dette kunne han fordi hackarane er berre eit element i foretaka som driv nettkriminalitet
(trg)="85"> kani , maxaa yeelay dadka wax jabsada waxay matalaan hal dhinac oo danbiyada Internetka ah
(src)="86"> Og dei er ofte det mest sårbare elementet av dei alle .
(trg)="86"> caado ahaana waxa ay noqdaan , waxa ugu daciifsan
(src)="87"> Dette vil eg forklare for dykk ved å presentere seks personar eg møtte mens eg forska på dette .
(trg)="87"> waxaan rabaa in aan idiin cadeeyo taas anigoo idin baraayo 6 qof aan lakulmay intii aan baaritaankaas ka shaqeynaayay
(src)="88"> Dimitry Golubov , også kjent som SCRIPT -- fødd i Odessa , Ukraina i 1982 .
(trg)="88"> Dimitry Golubov oo kumagac dheer ' ' SCRIPT ' ' waxa uu ku dhashay , Odessa , Ukraine 1982
(src)="89"> Han utvikla dei sosiale og moralske evnene sine in ein hamneby ved Svartehavet på 90-talet .
(trg)="89"> waxa uu hormariyay Jiheeyihiisa bulsho iyo maskax ee dekada Bada Madoow sanadihii sagaashameeyadii
(src)="90"> Det var eit søkk eller sym-miljø og kor deltaking i kriminelle og korrupte aktivitetar var heilt naudsynt om du ville overleve .
(trg)="90"> waxayna tani eheed Deegaan nolol ama geeri meesha lug ku lahaanshada falalka danbiyeed iyo qalalaase ay daruuri ka eheed hadii aad rabtid in aad badbaado
(src)="91"> Som ein dyktig databrukar kunne Dimitry overføre gangster-kapitalismen frå heimbyen sin til nettet .
(trg)="91"> Kambiyuutarka uu ku xeel dheeraa darteed Dimitry waxa uu sameeyay in uu ku xawilo Burcada Magaaladiisa Ra 'sumaalkooda Internetka korkiisa
(src)="92"> Og han gjorde ein strålande jobb med det .
(trg)="92"> howl weyn ayuuna qabtay
(src)="93"> Det er likevel viktig å forstå at sidan han fylte ni år var det einaste miljøet han kjente gangsterverksemda .
(trg)="93"> waa in aad fahantaan in sagaal sano jirkiisa deegaanka kaliya uu yaqaanay uu ahaa Burcadnimada
(src)="94"> Han visste ikkje om noko anna levebrød eller nokon annan måte å tene pengar på .
(trg)="94"> ma uusan aqoon wado kale uu noloshiisa kusoo dhacsado lacagna ku sameeyo
(src)="95"> Eit anna eksempel er Renukanth Subramaniam , kjent som JiLsi -- stiftar av DarkMarket , fødd i Colombo , Sri Lanka .
(trg)="95"> ' ' Kaas kadib ' ' waxaan heynaa Renukanth Subramaniam oo kumagac dheer JiLsi ninkii dhisay Suuqa Madoow waxa uu ku dhashay Colombo , Siri Lanka
(src)="96"> Som åtteåring flykta han med foreldra frå hovudstaden på Sri Lanka fordi singalesiske bandar flakka omkring i byen på leit etter tamilar som Renu dei kunne myrde .
(trg)="96"> sanadiisii 8aad asiga iyo aabihiisa waxay kasoo carareen caasimada Siri Lanka maxaa yeelay burcada Singhalese ayaa magaalada ku wareegeysay ayagoo raadinaaya ' ' dad Tamil ah ' ' sida Reno cml si ay u dilaan
(src)="97.1"> Då han var 11 år gamal blei han forhøyrt av det srilankiske militæret og skulda for å vere terrorist .
(src)="97.2"> Foreldra hans sendte han åleine til Storbrittania som flyktning ute etter politisk asyl .
(trg)="97"> sanadiisii 11aad , waxaa su 'aalo weydiiyay Militariga Sri Lanka ayagoo ku tuhmeen argagaxisanimo waalidkiisa ayaa ingiriiska usoo direen kaligiis Qaxooti magan galyo doon ah camal
(src)="98"> Då han var 13 snakka han lite engelsk og blei mobba på skulen , og flykta difor inn i dataverda kor han viste framifrå tekniske evner og ikkje lenge etter blei han forført av folka på Internett .
(trg)="98"> sanadiisii 13aad Englishkiisa yaraa iyo culeeska uu iskoolka kala kulmaayay waxa uu u cararay caalamka Kambiyuutarada meeshaasuu ku muujiyay awoodo farsamo oo waa weyn lkn si fudud ayaa loo dhumiyay dad internetka isticmaala ayaana dhumiyeen
(src)="99"> Han blei dømt for lån- og kredittkortsvindel , og han blir sett fri frå Wormwood Scrubs-fengselet i London i 2012 .
(trg)="99"> waxaa lagu eedeeyay sharad in uu ku gali jiray guryaha , iyo kaarar bangiyeed bug ah uu sameeyn jiray. waxaana laga soo deyn doonaa xabsiga Wormwood Scrubs ee London kuyaala 2012
(src)="100"> Matrix001 , som var administrator på DarkMarket ,
(trg)="100"> Matrix001 kaasoo maamule ka ahaa suuqa madoow