# ja/ted2020-1045.xml.gz
# so/ted2020-1045.xml.gz
(src)="1"> コーランでは 72 人の 処女が天国で待つと 聞いた方もいらっしゃるでしょう この処女の話は後にでもしましょう
(trg)="1"> Laga yaabee inaad maqasheen aragtida Quraanka ee Janada inay ku jiraan 72 xuuraylcayn ahi , Waana idiin balanqaadayaa inaan xuuralcaynta kusoo noqon doono .
(src)="2"> 事実 ここ米国北東部では コーランの説く楽園に とても近い生活をしています コーランには 36 回 「 流れる川に潤う庭園 」 とあります
(trg)="2"> Laakiin , xaqiiqdii halkan waqooyigalbeed Waxanu ku noolahay wax u dhow aragtida Quraanka ee Janada , lagu sheegay 36 jeer inay yihiin ' beero ay qulqulayaan durduro . ' '
(src)="3"> ユニオン湖上のボートハウスで暮らす 私には正にその通りです
(trg)="3"> Maadaamoo aan ku noolahay guri dooni ah oo ku yaal durdurka Harada Union , Tani dareen qiima leh bay ii samaysay .
(src)="4"> しかしなぜ皆さんこれを知らないのでしょうか ?
(trg)="4"> Laakiin arintu waa , siday u arkaan dadku arintan warkeeda ?
(src)="5"> コーランを読み初めて 途中で放棄してしまった 数多くの誠意ある非イスラム教徒の方は その異質さに戸惑うようです
(trg)="5"> Waxan og ahay gaalo niyad wanaagsan kuwaasoo bilaabay akhrinta Quraanka , balse iska daayay , markii ay ku wareereen qariibnimadiisa .
(src)="6"> 歴史家のトーマス ・ カーライルは ムハンマドを世界のヒーローと認めましたが コーランについては 「 これまでにない読み辛さに加え 退屈でわけの分からない寄せ集め 」 と酷評しています
(trg)="6"> Taariikhyahankii Thomas Caryle wuxu u gartay Muxamed mid kamid ah geesiyaashii ugu waynaa aduunka , laakiin Quraanka wuxu ugu yeedhay ' ' akhriskii ugu kakanaa ee aan dhexgalo kii ugu daalka iyo wareerka badnaa . ' '
(src)="7"> ( 笑 ) ここでの問題と思しき点は 私たちが普通に読書するように コーランも読めると思っていることです 雨の日の午後 ポップコーンを持って 気軽に読めるものだと ・ ・ ・ コーランが神からの ムハンマドに対する啓示であることを忘れ まるで神も単なるベストセラー作家だと言うようなものです
(trg)="7"> ( Qosol ) Qayb kamida dhibaatadu , waxan filayaa , inay tahay inaan u haysano in Quraanka loo akhriyi karo sida aynu caadiyan u akhrino buug- oo aynu intaynu gees ula baxno galab roobaad inagoo salool dubana ina horyaalo , sidii oo Ilaahay -- Quraankuna gebi ahaanba waa hadalkii Ilaahay kula hadlayey Muxamad -- uu yahay mid kamida qoraayada liiska ugu wacan ku jira
(src)="8"> しかしコーランを実際に 読む人が少ないという事実は 引用を容易にしています それも誤った引用をです
(trg)="8"> Welise xaqiiqadu waxay tahay in dad yari ay dhabtii akhriyaan Quraanka way cadahahay sababta ay aadka ugu fududahay in la soo xigto -- taas waxay tahay , in si khalkdan loo xigto .
(src)="9"> 抜粋された語句が文脈から離れ ハイライト版として イスラム教根本主義者と反イスラムの 両方に受け入れらています
(trg)="9"> Jumlado iyo weedho dulucdoodii laga saaray oo ah waxan ugu yeedho ' ' qeybta naqshada la mariyay ' Kaasoo ah kay jecelyihiin Muslimiinta xagjirka ah iyo kuwa islaamka neceb labbaduba .
(src)="10"> この前の春 私はムハンマドの 伝記を書く準備をしていました 私はコーランをできる限り正しく読む必要が あるという結論に至りました
(trg)="10"> Hadaba gu 'gii ina dhaafay , anigoo u tafaxaydanaya inaan bilaabo qoraal aan ka qoro taariikhdii Muxamed Waxan garawsaday inaan u baahan ahay inaan Quraanka akhriyo si tafatiran -- sida ugu haboon ee aan awooda , waa taas .
(src)="11"> 私のアラビア語能力は辞書を 要するまでに低下していたので 4 つの有名な翻訳版を手に取り 隣に並べて読むことにしました 節ごとに 翻訳とオリジナルの 7 世紀の アラビア語版を比べていきました
(trg)="11"> Afkayga carbeed wuxu ku xidhnaa Qaamuus aan isticmaalo uun , markaa waxan soo qaatay afar tafsiir oo caan ah waxan go 'aansaday inaan isla akhriyo dacal ilaa dacal , ayaad-aayad iyadoo alfabeet cod ahna lagu daray iyo carabidii asalka ahayd ee qarnigii 7aad .
(src)="12"> 私は有利な立場にありました
(trg)="12"> Halkaa faa 'iidaan hore uga haystay .
(src)="13"> 私が前回執筆した本は シーア派とスンニ派分裂にまつわる話で 私は初期イスラム史を詳しく研究していましたので コーランが絶えず 引き合いにだす出来事や その枠組みは知っていました
(trg)="13"> Buugaygii u danbeeyay wuxu ku saabsanaa taariikhda ka danbaysa kala jabka Suniga iyo Shiicada Markaas waxan si dhow ugu kuur galay taariikhdii hore ee Islaamka , Markaas waxaan ogaa dhacdooyinka uu Quraanku sida joogtada u tilmaamayo , Qaabkiisa ujeedka .
(src)="14"> 私は自分がコーランの 旅人にすぎないと 自覚していました 知識があり 経験もありましたが 依然として部外者でした 苦悩しながら他の宗教の 経典を読んでいるユダヤ教徒ですから
(trg)="14"> Waxan si buuxda u ogaa inaan ahaa dalxiise Quraanka dhex yimi -- mid war haya weliba mid khibrad u leh ah , laakiin weli ah soo-galooti , Alla-kood Yahuudi ah. oo akhriyaya kitaabka dhowrsan ee cid kale .
(src)="15"> ( 笑 ) そこで私はゆっくり読みました
(trg)="15"> ( Qosol ) Marka si degan baan u akhriyay .
(src)="16"> ( 笑 ) このプロジェクトに 3 週間を費やすことに決めました 実はこれは私の自惚れでした ( 笑 ) 実際には 3 ヶ月かかりました
(trg)="16"> ( Qosol ) Sadex todobaad baan u qorsheeyay mashruucas waxana filaya taasi waa waxa ' isla baxsanaanta ' micneheedu yahay -- ( Qosol ) waayo waxay igu qaadatay sadex bilood .
(src)="17"> 途中 巻末の短く明らかに 神秘的な章まで 飛ばしたい誘惑と戦い
(trg)="17"> Waxan isku celinayay dareenka ah inaan u boodo meelaha danbe ee jusaska xaqiiqada dahsoon ku yaaliin .
(src)="18"> でもコーランのドアの把手を やっとつかんだように思う度 「 わかった 」 と感じても 一晩で忘れてしまい 翌朝に戻ってきては どこに迷い込んだのだろうと思うのです
(trg)="18"> Laakiin markastoo aan is iraahdo hadaad Quraanka majaraha u qabatay -- dareenkaas ah ' hadaan helay ' ' -- waxay igaga sii badataa isla habeenkaas , Aroortiina waxan kusoo noqdaa anoo dhex wareegalaysanaya dhul aan ku dhex lumay ,
(src)="19"> 見覚えのある風景なのですが
(trg)="19"> laakiin weli dhulku wuxu iila eekaa midaan si fiican u garanayo .
(src)="20"> コーランとはモーセ五書と 福音書を改定したものだそうです なので 3 分の 1 は
(trg)="20.1"> Quraanku wuxu sheegayaa inuu u yimid inuu dib u cusboonaysiiyo fariintii Tawraad iyo Injiil .
(trg)="20.2"> Sidaa awaadood 3 meelood meel
(src)="21"> 聖書の人物 アブラハム モーゼ ジョセフ マリー ジーザス 物語の再現です
(trg)="21"> waxay ddib u sheegaysaa ashqaastii Injiil ku jirtay sida Ibraahim , Muuse , Yuusuf , Maryama , Ciise
(src)="22"> 神自身はヤハウェとしての 初期の現れからわかるとおり 嫉妬深く自分のみが唯一絶対神と主張します
(trg)="22"> Ilaahay oo qudhiisu aad loogu bartay bayaankiisii hore ee Yahweh -- wuxu si adag u sheegayaa inaan Ilaahyo kale jirin .
(src)="23"> ラクダや山 砂漠の井戸 水源の記述を見て私は シナイ砂漠を彷徨った あの年を思い出しました
(trg)="23"> Joogitaanka geela , buuraha , lama-deeganaada iyo durdurada ayaa waxay dib iigu celiyeen sanadihii aan ku qaatay dhex wareega Saxaraha Siinaay .
(src)="24"> それから言語はというと そのリズミカルな韻律は ベドウィンの年長者の方が数時間に 渡って物語詩を朗吟してくれた 夜を思わせました
(trg)="24"> Waxan jirtay luqada luuqda ku jirtaa , ay i xasuusinaysay habeeno aan ku qaatay dhegaysiga odayaal Badawiyiin ah oo tirinaya gabayo saacado qaadanaya gabigoodna korka ka shubaya .
(src)="25"> こうして私はアラビア語で 書かれたコーランのみが 真にコーランであると言われる所以を つかみ始めました
(trg)="25"> Waxan bilaabay inaan fahmo sababta loo yiri : Quraanku wuxu Quraan ku yahay keliya Af-Carabi .
(src)="26"> ファーティハの節を例にとると 序章は 7 節で構成された 「 主の祈り 」 と 「 イスラエルよ 聞け 」 の合わさったものです
(trg)="26"> Soo qaado suurada Faatixa Suurada 7da aayadood ee bilowga ahi waa sidan : ' ' Ducada Eebe ' ' ee Kiristanka iyo ta Yuhuuda ee ' ' Shema Yisrael ' ' oo laysku daray .
(src)="27"> アラビア語では 29 文字ですが 訳文では 65 から 72 文字程になっています
(trg)="27"> Waa 29 kalmood af carabi ahaan , laakiin waxay tagtaa 65 ilaa 72 marka la tafsiiro .
(src)="28"> 文字数が多ければ多いほど 情報を曖昧にしているようです
(trg)="28"> markastoo aad wax ku dartidna waa markastoo micnihii sii lumo .
(src)="29"> アラビア語というのはおまじないの様な いわば催眠術のような 頭で読むよりも心で聞いてくれ といった音質を持っています
(trg)="29"> Carabidu waxay leedahay meerin , taaso soo jiidasho sixira leh , tayoo u baahan in la dhagaysto iyadoon la akhrin , la dareemo iyadoon la faaqidin .
(src)="30"> アラビア語は口に出されて初めて 耳の中へ 舌の上で奏でられる音楽なのです
(trg)="30"> Waxay u baahantay in kor loogu heeso , si looga dhawaajiyo muusigeeda dhagaha iyo carabka .
(src)="31"> つまり英語版のコーランは オリジナルの幻影みたいなもの もしくはアーサー ・ アーベリーが呼んだような 「 コーラン解釈 」 なのです
(trg)="31"> Markaa Quraanka Ingiliishka ahi wuxu u eeghay hadh wax daboolaya , ama sida uu Arthur Arberry uu ugu yeedhay ' ' sharaxaad ' '
(src)="32"> しかし翻訳で全情報が失われたわけではありません
(trg)="32"> Laakiin dhamaanteed ku lunto fasiraada .
(src)="33"> コーランが定める通り 忍耐は尊ばれます 驚くことがたくさん書かれています 例えば環境への意識度や 人は神の創造物の管理人にすぎないこと 聖書とは一致していません
(trg)="33"> Sida Quraanka lagu balanqaaday , sabirka waa la abaal marinayaa , waxana jiri doona wax yaabo lala kulmi doono oo cajiib ah -- wacyigelin deegaanka ah ayaa ku jirta ah , tusaale ahaan , Biniaadamku waa khaliifka abuurta Ilaahay ee dhulka , Injiil laguma sheegin .
(src)="34"> 聖書は二人称や三人称に男性称を使うことで もっぱら男性に語りかけています コーランでは女性も含まれており 例えば 信ずる男性 信ずる女性や 高貴な男性 高貴な女性の ような形で出てきます
(trg)="34"> Halka Injiil si gaara loogula hadlayo raga iyadoo la isticmaalayo jinsiga rageed labbaad iyo sadexaad , Quranku wuxu ku soo darayaa dumarka -- wuxu ka hadlaya tuusaale ahaan ; raga mu 'miniita ah iyo dumarka mu 'miinta ah , raga sharafta badan iyo dumarka sharafta badan .
(src)="35"> または悪名高い一節 不信心者の殺害
(trg)="35"> Ama soo qaado aayada aan caanka ahayn ee ka sheekaynaysa gaalada oo la dilo .
(src)="36"> これは確かに書かれています ただしコンテクストはかなり制約されています 聖なる都市メッカの 領域とみなされる場所では 戦いは通常禁止されています
(trg)="36.1"> Haa , saasay leedahay , laakiin duluc gaar ah weeye .
(trg)="36.2"> Furashadii la filayay ee magaalada barakaysan ee Maka taaaso dagaalku xaaraam ka yahay ,
(src)="37"> その許可には条件がついています
(trg)="37"> Ogolaanshuna wuxu la imanayaa shuruudo
(src)="38"> 「 不信心者はメッカで殺せ 」 ではなく 殺すことが許されるのは それは猶予期間が切れた場合のみで しかも他に何の約束事もなく そしてカアバ聖殿への道を阻まれ 攻撃を仕掛けられた場合に限ります
(trg)="38.1"> Keliya ma aha ' ' Waa inaad dishaan gaalada Maka . ' '
(trg)="38.2"> Waad awoodaan , waa laydiin ogolyahay , laakiin keliya waa marka waqtiga xurmada lihi dhamaado waana keliya marka aan heshiis hore u jirin waana keliya marka ay idinka joojiyaan galida Kacbada , waana keliya haday marka hore idin soo weeraraan .
(src)="39"> それでもなお -- 神は慈悲深く 赦しは無限 -- なので 本質的には 殺さないほうが無難です
(trg)="39"> Intaasoo dhan kadibna -- Ilaahay waa naxariiste ; Cafiska ugu sareeya -- Asal ahaantiina waxa kasii wanaagsan inaanaydin samayn .
(src)="40"> ( 笑 ) これは多分最大の驚きでした コーランはなんて柔軟なんだろうか 少なくとも基本的に柔軟性を 欠いていないという点において
(trg)="40"> ( Qosol ) Tanina macquul inay tahay cajiibnimadii ugu waynayd -- ee ina tusta sida Quraanku u furfuranyahay , ugu yaraan maskaxaha aan asalkoodu ahayn kuwa xidhxidhan .
(src)="41"> 「 いくつかの節は意味において限定的である 」 とあり 「 その他は多義的である
(trg)="41"> ' ' Aayadaha qaarkood macnohoodu waa biya-kama-dhibcaan ' ' ' ' qaarkoodna waxay leeyihiin micne mutaashih ah ' '
(src)="42"> よこしまな心は 両義に取れる表現を追及し 自分なりの解釈を押し付けることで 不和を作り出そうとする
(trg)="42"> Qalbiyada aan wanaaagsanayni kuwa macnohoodu mutashaabiha yahay ayay wax ka baadhaan , iyagoo is-diido abuuraya markay ku ladhaan macne ay u samaysteen iyagu .
(src)="43"> 真の意味は神のみが知っている 」
(trg)="43"> Ilaahay keliyaa og micnaha dhabta ah .
(src)="44"> 「 神はとらえがたい存在である 」 という節が折々登場します 実にコーラン全体が曖昧模糊です 私たち多くが思うよりずっと微妙です 小さなところでは
(trg)="44.1"> Jumalada ' ' Ilaahay waa ladiif ' ' ayaa soo noqnoqota in badan , taasina xaqiiqdii waxay ina tusay in Quraanku la ladiifsanyay sida in badan oo inaga midi u rumaysay .
(trg)="44.2"> Tusaale ahaa ,
(src)="45"> あの処女が待つという 楽園の話もその一例です
(trg)="45"> arintii ku saabsanayd bikranimada iyo jannada ,
(src)="46"> 時代遅れの ' 東洋風 ' がここに現れます
(trg)="46"> Oryantaaliiskii qadiimka ahaa ayaa arinka soo galaya markan .
(src)="47"> 四回出てくる単語は 「 フーリー ( 天女 ) 」 で 黒い瞳の 豊満な胸の乙女と翻訳されています または巨乳の処女
(trg)="47"> Kelmeda afarta jeer lagu sheegay Quraanka waa Xuur. kelmeda waxa loo tarjuntay jaariyado indha madmadow oo naasa buurbuuran , ama curubooyin bikra ah .
(src)="48"> オリジナルのアラビア語版には 「 フーリー 」 の一語のみです
(trg)="48"> Laakiin waxa carabida asalka ah ku jira waxa weeye mid kaliya oo ah ' ' Xuur ' ' .
(src)="49"> 豊満な胸とも巨乳とも書かれていません
(trg)="49"> Ma aha mid naasa buurbuuran mana aha mid curubo ah .
(src)="50"> ( 笑 ) 多分これは天使のような 純粋な存在の呼び方なのでしょう またはギリシャ語のクーロスやコレ 永遠の若さでしょうか
(trg)="50"> ( Qosol ) Tan waxa la dhihi karaa ' ' Abuur saafi ah ' sida malaaigta oo kale , ama sida Giriiga Kuuros ama Kooree , oo ah dhalinyarimo abadi ah .
(src)="51"> しかし本当は誰も知らないのです
(trg)="51"> Laakiin runtu waxay tahay qofna ma oga ,
(src)="52"> これが重要な点です
(trg)="52"> taasina waa ujeedada .
(src)="53"> コーランには明確に 天国にて生まれ変わることは その人の知らない別の何かに 生まれ変わることであると 書かれており 私からすれば 処女達よりもこちらの方が かなり魅力的に思えます
(trg)="53"> Sababtoo Quraanku waa cadeeyay markuu leeyahay waxaad noqon doontaan ' ' abuur cusub janada dhexdeeda ' ' taasina waxa weeye ' waxa laguu abuuri donaa qaab aanad garanayn adigu ' ' Kaasoo kaba sii qurux badnaa kara xuuralcaynta aynu aamisannahay .
(src)="54"> ( 笑 ) そして 72 という数字はどこにも出てきません
(trg)="54"> ( Qosol ) Tiradaa 72 marna lama sheegin .
(src)="55"> コーランには 72 人の処女は出てきません
(trg)="55"> Laguma sheegin 72 bikro ah / xuuralcayn ah Quraanka .
(src)="56"> この説ができたのは 300 年後で 大半のイスラム教学者が フーリーは 羽根があり 雲の上でハープを奏でる人と 同様だと解釈しています
(trg)="56"> Aragtidaasi waxay aburantay 300 oo sano kadib Culumada Islaamka waxay ku masaaleeen sidii dad baalal leh oo daruuraha ku fadhiya walax dhawaaq macaanna tumanaya .
(src)="57"> 楽園とはまったく逆のもので
(trg)="57"> Janadu waa kasoo horjeedka taas .
(src)="58"> 処女性ではなく 生殖能力であり 活力あふれる 流れる水に潤う
(trg)="58.1"> bikronnimo maaha ; waa irmaan. waa badhaadhe .
(trg)="58.2"> Waa beero lagu waraabiyay
(src)="59"> 庭園なのです
(trg)="59"> durduro qulqulaya .
(src)="60"> ありがとうございました
(trg)="60"> Mahadsanidiin .
(src)="61"> ( 拍手 )
(trg)="61"> ( Sacab )
# ja/ted2020-1071.xml.gz
# so/ted2020-1071.xml.gz
(src)="1"> ソマリアでは 20 年もの間 多くの人々が争ってきました 。
(trg)="1"> Hawa Abdi : Dad aad ubadan -- 20 sano ee Somalia ayaa isku dagalaayay .
(src)="2"> なので 、 仕事もなく 、 食べ物もありません 。
(trg)="2"> Shaqa iyo cunaba toona maysan jidhin .
(src)="3"> 子どもたちの多くが このようにひどい栄養失調になりました 。
(trg)="3"> Caruurta badankooda waxay noqdeen kuwa nafaqa dareeysan , sidaan oo kale
(src)="4"> ご存知のように 、 民族紛争で一番影響を受けるのは いつも女性と子どもたちで
(trg)="4"> Deqo Mohamed : Sida aad ogtihiin Dagaalada sokeeya inta ay socdaan kuwa aay badanaa saameyso waa caruurta iyo dumarka
(src)="5"> 私たちの患者もほとんどがそうです 。
(trg)="5"> Marka , bukaanadeenu waa dumar iyo caruur .
(src)="6"> 私の家の裏庭で
(trg)="6"> Waxay ku jiraan deyrkeena .
(src)="7"> みんなを受け入れています 。
(trg)="7.1"> waa gurigeena .
(trg)="7.2"> Waan kusoo dhaweynaa .
(src)="8"> これが今のうちのキャンプです 。 9 万人の人がいて 75 % が女性と子どもです 。
(trg)="8"> waa xerada aan hada ku hayno dad gaarayo 90,000 , halka 75 % ay yihiin dumar iyo caruur .
(src)="9"> これが診療所の内部ですね 。
(trg)="9"> Pat Mitchell : Kani waa isbitaalkiin .
(src)="10"> キャンプの人々が助けを必要としているので 帝王切開やその他の手術を行っています 。
(trg)="10.1"> halkani waa gudaha .
(trg)="10.2"> HA : Waxaynu sameynaa qeebaha C iyo hoolgalo kala duwan maxa yelay dadku waxay u baahan yihiin caawimad .
(src)="11"> 彼らを守るべき政府がないのです 。
(trg)="11"> Dowlad difaacda majirto .
(src)="12"> 毎朝 400 人前後の 患者さんがやって来ます 。
(trg)="12"> DM : Bukaano gaaraya 400 ayaan subax walbo daaweynaa , weey ka badataan ama ka yaaradaan .
(src)="13"> 我々 5 人の医師と 16 人の看護士では 全ての患者さんを診るには肉体的に疲れ果ててしまうこともあります 。
(trg)="13"> Mararka qaar waxaynu nahay kaliya 5 dhaqaatiir iyo 16 kalkaaliyal. jismiyan aad baan u daalnaa si aan dhamaantooda u qaabilno .
(src)="14"> そういうときは重症患者を診て ほかの人たちを翌日にまわしたりします 。
(trg)="14"> Laakin waxan qaabilnaa kuwa daran oo kaliya , kuwa kalena waxaan dib u balaminaa maalinta xigta .
(src)="15"> そうするのはとても辛いです 。
(trg)="15"> aad beey u adagtahay .
(src)="16"> 見ての通り 、 子どもの世話をするのは女性で 病院にやってくるのも女性で 、 家を作るのもその女性なのです 。
(trg)="16"> Sida aad u jeedo , dumarka ayaa caruurta wadaan ; waa dumar kuwa isbitaalka imaada ; waa dumar kuwa dhisayo guryaha .
(src)="17"> これが女性たちの家です 。
(trg)="17"> kaasi waa gurigooda .
(src)="18"> キャンプには学校もあります 。 これが 2 年前に始めた小学校です 。 850 人の生徒がいて 、 過半数は女性と女の子です 。
(trg)="18.1"> Iskuul ayeeynu leenahay .
(trg)="18.2"> Waa iftiinkeena -- labadii sano ugu dambeysay ayaynu furnay dugsi hoose halkaas oo aan ku haayno caruur dhan 850 , misna waa dumar iyo gabdho ugu badnaatii .
(src)="19"> ( 拍手 ) ハワ ・ アブディ診療所では 、 誰が診療を受けられるか 大事なルールがあるそうですが
(trg)="19"> ( Sacbis ) PM : Daqaatiirtu waxay leeyihiin qawaaniin aad u weyn oo ku saabsan qofka helayo daaweyn .
(src)="20"> 説明していただけますか ?
(trg)="20"> Manoo sharixi kartaa qawaaniintaas ku saabsan aqbalitaanka ?
(src)="21"> 私たちのところへやって来る人たちは 誰でも歓迎です 。
(trg)="21"> HA : Dadka noo imaado , weeynu soo dhaweynaa .
(src)="22"> 私たちは 、 自分たちが持っているものを 分かち合います 。
(trg)="22"> waxaynu la wadaagnaa wax walbo oo aan heesano .
(src)="23"> でも 、 それには二つだけ決まりがあります 。
(trg)="23"> laakin waxaa jira laba sharci .
(src)="24"> 最初のルールは ソマリア社会の部族による区別や 政治的な区別はナシということです 。
(trg)="24"> Sharciga koowaad : Majiraan wax qabiileeysi iyo kala qeebsanaan siyaasadeed kusaabsan ee shacabka Somaliyeed dhexdiisa .
(src)="25"> 区別をする人は追い出されます 。
(trg)="25"> Qof walboo waxaas ku dhaqmo banaanka ayaan u tuurnaa .
(src)="26"> 二つ目のルールは 妻への暴力の禁止です 。
(trg)="26"> Mida labaad : Nin garaaci karo xaaskiisa majiro .
(src)="27"> もしも暴力を振るったら その夫は牢屋に入れられ 、 長老が呼ばれます 。
(trg)="27"> haduu garaaco , Xabsi ayaan dhex dhigeena , misna waxan u yeereena duqoowda .
(src)="28"> 長老が裁きを下すまでは 絶対に釈放しません 。
(trg)="28"> ilaa ay ka cadeeyan case-kiisa , xabsiga kama soo deeyneeyno .
(src)="29"> これが私たちの二つの決まりです 。
(trg)="29"> Kuwasi waa labadeena sharci .
(src)="30"> ( 喝采 ) もうひとつ私が気がついたことは 女性は地球上で もっとも強い存在だということです 。
(trg)="30"> ( Sacbis ) Mida kale aan ogaaday aya waxay tahay , Inay dumarku yihiin kuwa ugu adag aduunka daafahiisa .
(src)="31"> なぜなら 、 過去 20 年間 ソマリアの女性は立ち上がってきました 。
(trg)="31"> Maxa yelay , 20-kii sano ee ugu dambeysay , Dumarkii Somaliyeed ayaa fadhiga ka kacay .
(src)="32"> ソマリアの女性はリーダーでした 。 私たち女性は 自分たちのコミュニティのリーダーであり 、 次の世代の希望です 。
(trg)="32"> Hogaamiya-yaal ayeey ahaayen , anaguna waxaynu nahay hogaamiya-yaasha shacabkeena iyo rajada mustaqbalka jiilkeena .
(src)="33"> 私たち女性は内戦による ただの無力な被害者ではありません 。
(trg)="33"> ma 'aan nihin kuwa miciin laawa yaasha iyo dhibanayaasha dagaalka sokeeye .
(src)="34"> 私たち女性は仲直りができます 。
(trg)="34"> Dib weeynu uheshiin karnaa .
(src)="35"> 私たち女性には何だって可能なのです 。
(trg)="35"> Wax walbo weeynu qaban karnaa .
(src)="36"> ( 喝采 ) 母が言うように 、 ソマリアでは女性が未来の希望で 、 男たちはただ殺しあっています 。
(trg)="36"> ( Sacbis ) DM : Waxaynu nahay rajada mustaqbalka sida hoyadey ka dhawajisay , Ragga ayaa kaliya wax laaya .
(src)="37"> だから 、 このような二つのルールが出来たのです 。
(trg)="37"> Marka waxaynu la imaanay labadaan sharci .
(src)="38"> 9 万人もの人がいるキャンプでは 何かルールを作らねば争いごとがおこります 。
(trg)="38"> Xero ay ku jiraan 90,000 oo qofood , waa inaad la imaada qawaaniin ama dagaal ayaa meesha ka dhalanayo .
(src)="39"> だから 、 民族区別をなくし 、 男は妻に暴力を振るってはなりません 。
(trg)="39"> Marka , Majijran wax kala qeyb-sanaan qabiil , misna nin xaaskiisa garaaci karana majirto ,