# eo/ted2020-1192.xml.gz
# so/ted2020-1192.xml.gz


(src)="1"> Mi amas Interreton .
(trg)="1"> waan jeclahay Internetka

(src)="2"> Vere .
(trg)="2"> waa xaqiiq

(src)="3"> Pripensu ĉion , kion ĝi alportis al ni .
(trg)="3"> ka fikir wax walboo ay noo keentay

(src)="4"> Pripensu ĉiujn servojn , kiujn ni uzas , ĉiujn konekteblecojn , ĉiujn amuzigojn , ĉiujn komercojn kaj negocojn .
(trg)="4"> ka fikir adeegyada aan isticmaalno dhamaan xiriiryadaas Maaweelooyinkaas dhan iyo Dhamaan howlaha ganacsiga iyo iibka

(src)="5"> Kaj tio okazas dum nia vivtempo .
(trg)="5"> Taasina waxay dhacdaa inta aan noolnahay

(src)="6.1"> Mi nepre certas ke iam oni verkos historiajn librojn jarcentojn post nun .
(src)="6.2"> Tiutempe nian generacion oni memoros kiel tiu generacio , kiu atingis retkonekton , tiu generacio , kiu konstruis ion vere , efektive tutmondan .
(trg)="6"> Anigu waxaan hubaa in maalin Buugaagta Taariikhda ay qori doonto Boqolaal sano hada kadib Waqtigaan , Jiilkeena waxaa lagu soo xasuusan doonaa Jiilkii ku wada xariiray Internetka Jiilkaasoo dhisay wax Run ahaantii Caalami ah

(src)="7"> Jes ja , ankau veras , ke Interreto havas problemojn , tre seriozajn problemojn , problemojn pri sekureco kaj problemojn pri privateco .
(trg)="7"> Laakiin haa , sidoo kale waa sax Internetka waxa uu wajahayaa Dhibaatooyin , Dhibaatooyin adag Dhibaatooyin Xagga Nabad galyada. iyo Dhibaatooyinka xaga waxyaabaha ugaarka ah Adeegsadaha internetka

(src)="8"> Mi pasigis mian tutan karieron kontraŭbatalante tiajn problemojn .
(trg)="8"> inta aan shaqeynaayay waxaan ku dhameystay in aan la dagaalamo dhibaatooyinkaas

(src)="9"> Do lasu min montri ion al vi .
(trg)="9"> aan idin tusiyo waxyar

(src)="10"> Ĉi tiu estas Brain .
(trg)="10"> kani waa ' Brain '

(src)="11"> Ĉi tiu estas supla disko -- kvin-kaj-kvaron-cola supla disko infektita de Brain A
(trg)="11"> Cajaladaan ' ' floppy disk ' ' -ga ah Cajalad 5 1 ⁄ 4 inji ah waxaa kudhacay Viruska ' Brain .

(src)="12"> Ĝi estas la nepre unua viruso kiun ni trovis por Personaj Komputiloj .
(trg)="12"> A ' waa Virus-kii ugu horeeyay ee aan ku aragno Kambiyuutarada Shakhsiyeedka

(src)="13"> Kaj ni scias certe de kie Brain devenis .
(trg)="13"> Runtiina waan ognahay meesha uu ka imaaday ' Brain '

(src)="14"> Ni scias ĉar ĝi sciigas tion ene de la programa kodo .
(trg)="14"> waan ognahay maxaa yeelay , asiga ayaa sheegaayo sidaas ' ' Code-ka ' ' dhexdiisa

(src)="15"> Ni vidu .
(trg)="15"> aan fiirino

(src)="16"> En ordo .
(trg)="16"> hagaag

(src)="17.1"> Tio estas la eka sektoro de infektita supla disko .
(src)="17.2"> Kaj se ni rigardas pli proksimen , ni vidos ke ĝuste tie ĝi diras " Bonvenon al la tura kelo "
(trg)="17"> qeybtaani waa qeybta ay kusoo kacayso Cajaladaan Virus-ka qabto Hadaana si dhaw usii fiirino inta ayaan ku arkeynaa ' ' wuxuu leeyahay ' ' Kusoo dhawaada Xabsiga

(src)="18"> Kaj plue ĝi diras 1986 , Basit kaj Amjad
(trg)="18"> kadibna wuu sii wadayaa wuxuu leeyahay : 1986 Basit iyo Amjad

(src)="19"> Sed Basit kaj Amjad estas personaj nomoj , Pakistanaj personaj nomoj .
(trg)="19"> Basit iyo Amjadna waa Magacyo koowaad Magacyo Pakistaaniyiin

(src)="20"> Fakte , tie estas telefonnumero kaj adreso en Pakistano .
(trg)="20"> Runtii , waxaa meesha kuyaala Telfoon iyo Address wadanka Pakistan ah

(src)="21"> ( Ridoj ) Do , 1986 .
(trg)="21"> ( Qosal ) Hada 1986

(src)="22"> Nun estas 2011 .
(trg)="22"> Hada waa 2011

(src)="23"> Tio estas antaŭ 25 jaroj .
(trg)="23"> Kaasi waxa uu ahaa 25 sano kahor

(src)="24"> La problemo de komputilaj virusoj nun aĝas 25 jarojn .
(trg)="24"> Dhibaatooyinka Virus-yada Kambiyuutarada way 25 sano jirsatay hada

(src)="25"> Tial antaŭ duona jaro mi decidis iri mem al Pakistano .
(trg)="25"> sidaa daraadeed , Sanad iyo bar kahor waxaan go 'aansaday in aan Pakistan aado

(src)="26"> Ni vidu , jen du fotoj kiujn mi fotis dum mi estis en Pakistano .
(trg)="26"> aan aragno sawiradaan aan kasoo qaaday markii aan halkaas tagay

(src)="27.1"> Tiu ĉi devenas el la urbo Lahore , kiu estas ĉ .
(src)="27.2"> 300 kilometrojn sude de Abbottabad kie Bin Laden estis kaptita .
(trg)="27"> halkani waa magaalada ' ' Lahore ' ' taasoo 300 km koonfur kajirta ' ' Abbottabad ' ' meeshii Bin Laaden lagu qabtay

(src)="28"> Jen tipa vidaĵo de strato .
(trg)="28"> sidaan ayay u muuqataa wadada

(src)="29.1"> Kaj jen la strato , kiu kondukas al tiu konstruaĵo t.e.
(src)="29.2"> 730 Nizam block en kvartalo Allama Iqbal .
(trg)="29"> Jidkaana waa Jidka ku geynaayo dhismaha Guri lambar 730 , Nizaam Block ee Magaalada Allama iqbal

(src)="30"> Kaj mi frapis ĉe la pordo .
(trg)="30"> albaabka ayaan garaacay

(src)="31"> ( Ridoj ) Ĉu vi divenos kiu malfermis la pordon ?
(trg)="31"> ( Qosal ) ma rabtaan in aad qiyaastaan qofka albaabka furay

(src)="32"> Basit kaj Amjad , ili daŭre estas tie .
(trg)="32"> Basit iyo Amjad meeshaas ayay joogaan weli

(src)="33"> ( Ridoj ) ( Aplaŭdo ) Jen la staranto estas Basit
(trg)="33"> ( Qosal ) ( Sacab ) Qofka istaagsan waa Basit

(src)="34"> la sidanto estas lia frato Amjad .
(trg)="34"> Kan fadhiyana waa walaalkiis Amjad

(src)="35"> Tiuj estas la uloj , kiuj verkis la unuan komputilan viruson .
(trg)="35"> Kuwaani waa dadka qoray Virus-kii ugu horeeyay ee Kombiyuutarada

(src)="36"> Kompreneble ni havis tre interesan diskuton .
(trg)="36"> Hada , Hagaag , waxaan galnay doodwadaag aad xiiso u leh

(src)="37"> Mi demandis kial .
(trg)="37"> waxaan weydiiyay Sabab ?

(src)="38"> Mi demandis kion ili opinias pri tio , kion ili ekigis .
(trg)="38"> waxaan weydiiyay dareenkooda ku aadan waxa ay bilaabeen

(src)="39"> Kaj mi iamaniere kontentiĝis lerninte , ke ambaŭ , kaj Basit kaj Amjad , suferis infekton de siaj komputiloj dekduojn da fojoj fare de tute aliaj senrilataj virusoj dum la pasintaj jaroj .
(trg)="39"> kadibna waxaan helay Qanacsanaasho markii aan ogaaday in labadoodaba ( Basit iyo Amjad ) Kombiyuutarooda uu virus ku dhacay , halmar wax kabadan waxayna eheed virus-yo kale oo nooc kale ah sanadahaasi

(src)="40"> Do finfine en la mondo estas iom da justeco .
(trg)="40"> marka waxaa jiro xoogaa cadaalad ah caalamka taasoo wax walba ka danbeyso .

(src)="41"> Nuntempe la virusoj , kiujn ni kutime vidis en la 1980-aj kaj 1990-aj jaroj kompreneble ne plu estas problemoj .
(trg)="41"> hada Virus-yada aan caadeesanay in aan aragno sideetameeyadii iyo sagaashameeyadii hada dhibaato ma ahan

(src)="42"> Do mi montru paron da ekzemploj pri kiaj ili montriĝis .
(trg)="42"> aan idin tusiyo tusaalooyin dhowr ah sideey u muuqdeen

(src)="43"> Kion mi nun uzas estas sistemo , kiu permesas al mi efikigi malnovegajn programojn en nuntempa komputilo .
(trg)="43"> waxa aan hada shidaayo waa system ii suuro galinaaya in barnaamijyo hore aan ku kiciyo kambiyuutaro casri ah

(src)="44"> Mi ebligu alkonekton de kelkaj diskoj .
(trg)="44"> aan rakibo Drive-yo qaar ah , halkaan ayaan aadayaa

(src)="45.1"> Iru tien .
(src)="45.2"> Jen ni havas liston de malnovaj virusoj .
(trg)="45"> waxaan aan heesano waa liis virus-yo qadiimi ah

(src)="46"> Do mi aktivigu kelkajn virusojn en mia komputilo .
(trg)="46"> qaar kamid ah aan ku kiciyo kombiyuutarkeyga

(src)="47"> Ekzemple , ni ekigu la viruson Centipede unue .
(trg)="47"> Tusaale ahaan aan kicino Virus-kaan ' ' Farabadnaha ' ' ah marka hore

(src)="48.1"> Kiel vi povas vidi supre en la ekrano , centpiedulo trairas vian ekranon .
(src)="48.2"> Kiam vi infektiĝas pro tiu ĉi
(trg)="48"> waxaad ku arki kartaa shaashada meesha ugu korayso Farabadne ayaa kusocdo shaashada computerkaaga markii tan ay kugu dhacdo

(src)="49"> vi konsciiĝas pri la infekto , ĉar fakte ĝi montriĝas .
(trg)="49"> waad ogaaneysaa in ay kugu dhacday maxaa yeelay way soo muuqaneysaa .

(src)="50.1"> Jen alia .
(src)="50.2"> Tiun ĉi nomatan Crash oni elpensis en Rusio en 1992 .
(trg)="50"> kani waa mid kale Virus la dhaho ( Crash ) Ruushka ayaa lagu sameeyay 1992

(src)="51"> Mi montru nun unu , kiu fakte eligas iom da sono .
(trg)="51"> aan idin tusiyo , mid cod leh .

(src)="52"> ( oni aŭdas sirenon ) Kaj la lasta ekzemplo. divenu kion faras la viruso Marŝanto ( Walker )
(trg)="52"> ( Cod Ambalaas ) tusaalaha ugu danbeeyo qiyaas waxa uu sameynaayo viruskaan ( Socdo )

(src)="53"> Jes , iu ulo promenas tra via ekrano kiam vi iĝas infektita .
(trg)="53"> Haa , qof ayaa socdo shaashadaada dhexdeeda markii ay kugu dhacdo

(src)="54"> Do kutime estis tre facile konsciiĝi pri infekto fare de viruso , kiam virusojn elpensis hobiuloj kaj adoleskantoj .
(trg)="54"> waxaa fududeed ah in aad ogaato in Virus uu kugu dhacay Markii Viruska ay sameyn jireen dadka arimahaas ka hela iyo dad Da 'yar

(src)="55"> Nuntempe , ne plu konstruas ilin hobiuloj kaj adoleskantoj .
(trg)="55"> Maanta , ma qoraan Da 'yartaasi iyo dadkaas howlahaas jeclaaba

(src)="56"> Nuntempe , virusoj estas tutmonda problemo .
(trg)="56"> Maanta , Virus-ku waa Dhibaato Caalami ah

(src)="57"> Ĉi malantaŭe ni havas ekzemplon de niaj sistemoj kiujn ni uzas en niaj laboratorioj kie ni priatentas virusajn infektojn tutmonde .
(trg)="57"> meeshaan danbe waxaan heysanaa tusaale Kambiyuutarada aan ku shidno Xarunteena dhexdeeda. meeshaasoo aan ku dabagalno dhibaatooyinka Virus-yada Caalamka

(src)="58"> Do ni vere povas vidi dumokaze ke ni ĵuse blokis virusojn en Svedio kaj Tajvano kaj Rusio kaj ie ajn .
(trg)="58"> marka waxaan arki karnaa isla waqtigaas uu virus-ka soo baxo waxaan ka istaajinay Virus-yo Sweden iyo Taiwan iyo Ruushka iyo meelo kale

(src)="59"> Fakte , se mi konektiĝas reen al niaj serĉsistemoj pere de la reto , ni povas vidi dumokaze plimalpli kiom da virusoj , kiom da okazaĵoj de malica softvaro ni trovas ĉiutage .
(trg)="59"> runtii markale hadii aan la xariiro Kambiyuutarada xarunteena websiteka korkiisa isla markaasba waxaan arki karnaa fikrado sida inta virus inta tusaalooyin ee oo barnaamijyo wasaq ah ' ee aan helno maalin walba

(src)="60"> Jen la lasta viruso , kiun ni trovis en dosiero nomata Server.exe .
(trg)="60"> kani waa virus-kii ugu danbeeyay ee aan helnay. oo kudhex jira file lagu magacaabo ' ' Server.exe ' '

(src)="61"> Ni trovis ĝin antaŭ tri sekundoj - la antaŭlastan , antaŭ ses sekundoj .
(trg)="61"> waxaana helnay halkaan 3 ilbiriqsi kahor midkii ka horeeyay , lix ilbiriqsi kahor

(src)="62"> Kaj se ni inspektas malsupren , temas pri ega kvanto .
(trg)="62"> hadii aan sii wadno aad ayay u badanyihiin

(src)="63"> Ni trovas dekmilojn , eĉ centmilojn .
(trg)="63"> waxaan helnaa Tobanaan kun , xataa boqolaal kun

(src)="64"> Kaj jen la lastaj 20 minutoj da malica softvaro ĉiun unuopan tagon .
(trg)="64"> kaasna waa 20kii daqiiqo ee ugu danbeysay ee barnaamijyada wasaqeesan maalin walba

(src)="65"> Do , de kie ĉiuj ili devenas ?
(trg)="65"> marka halkee ayay ka imaadaan waxyaabahaan dhan

(src)="66"> Vidu , nuntempe estas organizitaj krimulaj bandoj kiuj produktas ĉi tiujn virusojn ĉar ili akiras monon per siaj virusoj .
(trg)="66"> Hagaag Maanta , waxaa maamulo gaangiistarada danbiilayaasha ayagaana qoraan virus-yadaan maxaa yeelay lacag ayay ku helaan virus-yadooda

(src)="67"> Temas pri bandoj kiel ... ni iru al GangstaBucks.com .
(trg)="67"> waa sida gaangiistarnimo aan fiirino GangstaBucks.com

(src)="68"> Tio estas retejo funkcianta el Moskvo kie ili aĉetas infektitajn komputilojn .
(trg)="68"> webkaan waxaa laga maamulaa Magaalada Moosko Ragaana waxay iibsadaan Kambiyuutarada viruska ku dhacay

(src)="69"> Tiel se vi estas verkisto de virusoj kaj kapablas infektigi Vindozajn komputilojn , sed ne scias kion fari per ili , vi povas vendi tiujn infektitajn komputilojn - komputilojn de iu alia - al tiuj uloj .
(trg)="69"> marka hadii aad tahay Virus qore oo aad awoodid in aad Kambiyuutarada windwos-yada wax qaadsiisid oo aadan ogeen waxaad kusii sameyn leheed kambiyuutaradaas waxaad ka iibin kartaa Raggaan ayaad ka iibin kartaa kambiyuutaradaasi dadoow

(src)="70"> Kaj ili efektive pagos al vi monon por tiuj komputiloj .
(trg)="70"> runtii ayagana lacag ayay kaa siisanayaan kambiyuutaradaasi

(src)="71"> Sed kiel tiuj uloj ricevas monon por la infektitaj komputiloj ?
(trg)="71"> marka sidee ragaasi lacag ugu badalayaan kambiyuutaradaasi haleesan ?

(src)="72"> Estas pluraj diversaj manieroj kiel la bankaj trojanoj , kiuj ŝtelos monon el via bankokonto dum vi mastrumas ĝin pere de la reto , aŭ tajpospionoj ( keyloggers ) .
(trg)="72"> Hagaag , waxaa jiro wadooyin badan oo kala duwan. sida virus-yada bangiga , kaasoo lacag ka xadaayo xisaabtaada bangiyeed ee Online-ka marka aad xisaabta Bangigaaga Online ahaan u isticmaasho ama Fure duubayaasha

(src)="73"> Tajpospionoj sidas en via komputilo , silentaj kaj nevideblaj , kaj memoras ĉion kion vi tajpas .
(trg)="73"> Fure duubayaasha si qarsoon ayay kombiyuutarkaaga ugu jiraan , ma arki kareysid waxayna duubayaan wax walboo aad qortid

(src)="74"> Do vi sidas ĉe via komputilo kaj serĉas per Guglo .
(trg)="74"> marka waxaad fadhisaa kambiyuutarkaaga , waxaadna wax ka baareysaa Google

(src)="75"> Ĉiu unuopa Gugla serĉaĵo tajpita estas savita kaj sendata al la krimuloj .
(trg)="75"> wax walboo aad ku qortid Google way duubmayaan waxayna u dirsamayaan dambiilayaashaas

(src)="76"> Ĉiu unuopa retmesaĝo el vi estas savita kaj sendata al la krimuloj
(trg)="76"> email walboo aad qortid , wuu keedsanyahay , waxa uuna u dirsamayaa dambiilayaashaas

(src)="77"> Same okazas por ĉiu pasvorto kaj tiel plu .
(trg)="77"> sidoo kale password walboo aad qortid , iyo wixii lamid ah

(src)="78"> Sed tio , kion ili plej aktive serĉas estas retsesioj en kiuj vi alretiĝas kaj perrete aĉetas el iu ajn retvendejo .
(trg)="78"> laakiin waxa ugu badan ay raadinayaan waa waqtiyada aad Online-ka galeysid kadibna aad online-ka wax ka iibsaneysid , dukaan walboo Online ah kii ay ahaataba

(src)="79"> Ĉar kiam vi aĉetas ĉe retvendejoj , vi tajpos vian nomon , sendadreson , kreditkartan numeron kaj sekurkodojn .
(trg)="79"> maxaa yeelay markaad Online-ka wax ka iibsaneysid waxaad qoreysaa magacaaga , iyo cinwaanka laguu soo dhigi lahaa waxaas aad iibsatay Lambarka ( Credit Card-kaaga ) iyo furaha amaanka ee Credit cardkaaga

(src)="80"> Jen ekzemplo de dosiero kiun ni trovis en retservilo antaŭ du semajnoj .
(trg)="80"> kani waa tusaale Feel aan ka helany kambiyuutar isbuucyo dhowr ah kahor

(src)="81"> Jen la kreditkarta numero , jen la limdato , jen la sekureca kodo , jen la nomo de la posedanto .
(trg)="81"> Lambarka Credit Card-ka Xiliga uu dhacaayo , iyo furaha amaanka iyo qofka isla kaarkaas magaciisa

(src)="82"> Post akiro de la kreditkartaj datumoj de iu alia , oni povas retkonekti kaj aĉeti kion ajn oni volas pere de tiuj datumoj .
(trg)="82"> marka aad heshid dadka kale macluumaadka kaararkooda markaas Online-ka ayaad geli kartaa oo waxa aad rabtid ayaad iibsan kartaa macluumaadkaasi

(src)="83"> Tio nedirinde estas problemo .
(trg)="83"> taasina waa dhibaato

(src)="84"> Nun ni havas tutan kaŝitan merkaton kaj komercan vivmedion kreitan surbaze de la perreta krimo .
(trg)="84"> waan ognahay in aan leenahay Suuq madoow oo aad u weyn iyo hab Ganacsi lagu dhisay dambiyada internetka

(src)="85.1"> Ekzemplo de kiel tiuj uloj vere kapablas enspezi monon pro siaj faroj .
(src)="85.2"> Ni rigardu iomete la paĝojn de INTERPOL kaj priatentu serĉatajn homojn .
(trg)="85"> hal tusaale sida raggaani ay lacag ugu helaan howlahooda waxaan fiirineynaa Bogga ' ' Booliska Aduunka ' ' waxaana raadineynaa dadka la baadi goobaayo

(src)="86"> Ni trovas homojn kiel Bjorn Sundin , sved-devena , kaj lia kunkrimulo , kiu ankaŭ aperas en la paĝoj pri serĉatuloj de INTERPOL , S-ro Shaileshkumar Jain , usona civitano .
(trg)="86"> waxaan ujeednaa Ragg sida Bjorn Sundin oo asal ahaan Sweden kasoo jeeda iyo dadka gacanta kusiiyay danbiyada waxaa lagu daray liiska dadka la baadi goobaayo ee Bogga Booliiska Caalamiga ah , ku qoran Mr. Shaileshkumar Jain muwaadin Ameerikaan ah

(src)="87"> Ĉi tiuj uloj starigis firmaon nomatan I.M.U. , retkriman entreprenon per kiu ili akiris milionojn .
(trg)="87"> Raggaani waxay wadeen howl la dhaho I.M.U. , fal danbiyeed internetka ah kaasoo ay ka faa 'iideyn malaayiin

(src)="88"> Ambaŭ nuntempe estas fuĝantaj
(trg)="88"> labadoodaba hada way baxsadeen

(src)="89"> neniu scias kie ili estas .
(trg)="89"> qof og majiro meesha ay joogaan

(src)="90"> Usonaj oficistoj nur antaŭ du semajnoj , frostigis svisan bankokonton apartenantan al s-ro Jain , kaj tiu konto enhavis 14,9 milionojn da usonaj dolaroj .
(trg)="90"> Saraakiisha mareekanka , isbuucyo dhowr ah kahor waxay xireen Xisaab bangi oo iswiisarland ah taasoo uu leeyahay Mr. Jain waxaana kujirtay akoonkaas 14.9 Milyan Dollar

(src)="91"> Do la kvanto da mono produktata de la retkrimo estas rimarkinda .
(trg)="91"> Sidaa darteed , tirada lacaga laga helo falalka danbiyada internetka way weyntahay .

(src)="92"> Tio montras ke retkrimuloj fakte povas permesi al si investi monon en siaj atakoj .
(trg)="92"> taasina waxay micno ka tahay , in danbiilayaashaasi internetka ay maal galin karaan howlahooda

(src)="93"> Ni scias ke retkrimuloj nun dungas programistojn , dungas kontrolistojn , pruvkontrolas programan kodon , posedas komputilajn servilojn kun SQL-datumbazoj .
(trg)="93"> waan oganahay danbiilayaashaasi internetka in ay kireystaan dad Barnaamijyada dhisa , ay kireystaan dad tijaabiya , tijaabiya furayaashaas waxay heystaan habab casri ah oo SQL databases wadata .

(src)="94"> Kaj ili povas permesi al si observi kiel ni laboras - kiel laboras ni , sekurecaj fakuloj - kaj ili klopodas trovi elturniĝon flanke de kiaj ajn sekurecbariloj kiujn ni povas starigi .
(trg)="94"> waxay wax ku bixin karaan oo ay fiirin karaan sidaan u shaqeyno sida dadka amaanka suga ay u shaqeeyaan waxayna isku dayaan in ay wado u helaan hababka Amni ee aan dhisi karno

(src)="95"> Ili ankaŭ ekspluatas la tutmondan naturon de interreto por sia avantaĝo .
(trg)="95"> waxayna u isticmaalaan deegaanka caalamiga ah ee Internetka faa 'iidadooda .

(src)="96"> Mi celas diri , interreto estas internacia
(trg)="96"> waxaan ka wadaa , Internetku waa caalami

(src)="97"> pro tio ni nomas ĝin interreto
(trg)="97"> sidaa darteed ayaan Internet ugu yeernaa

(src)="98"> kaj se vi priatentas kio okazas nun en la interreta mondo , jen video farita de Clarified Networks , kiu montras kiel ununura familio de malicaj softvaoj kapablas dise moviĝi tra la mondo .
(trg)="98"> hadii aan fiirino waxa ka dhacaaya Dunida online-ka ah kani waa Video ay dhiseen Clarified Networks , kaasoo cadeynaaya sida hal qoys oo barnaamijyadaasi wasaqda ah uu u awoodo in ku wareego aduunka

(src)="99"> Ĉi tiu iniciato , onidire devena el Estonio , moviĝas de lando al lando kiam oni klopodas fermi tiun retpaĝaron .
(trg)="99"> falkaani , waxaa la aaminsanyahay in asal ahaan uu ka imaado wadanka Estonia waxa uu u dhaqaaqayaa wadan ka wadan. isla markii la isku dayo in webkaas la xiro

(src)="100"> Tial fakte ne eblas ĉesigi tiujn ulojn .
(trg)="100"> marka ragaasi ma celin kareysid