# bs/ted2020-1660.xml.gz
# so/ted2020-1660.xml.gz


(src)="1"> Salaam aleikum ( Dobar dan- arp . )
(trg)="1"> Asalaama calaykum

(src)="2"> Dobro došli u Dohu .
(trg)="2"> Kusoo dhawaada Dooxa

(src)="3"> Zadužen sam da ova zemlja ima dovoljno hrane .
(trg)="3"> Waxaan ka masuul ahay sidii dalkan isugu filaan lahaa cunto ahaan .

(src)="4"> To je moj posao naredne dvije godine , da kreiram cjelokupni master plan , i u narednih 10 godina ga sprovedemo -- s velikim brojem ljudi , naravno .
(trg)="4"> Taas waa shaqadayda labada sano ee soo socda , inaan sameeyo qorshe dhamaystiran , oon dhamaystirno dabcan tobanka sano soo socda -- dabcan , aniga iyo dad kaleba .

(src)="5"> Ali prvo , moram da vam ispričam priču , koja je moja priča , priču o zemlji u kojoj ste vi svi danas .
(trg)="5"> Laakiin ugu horayn , waxaan u baahanahay inaan idiin sheego qiso , waa qisadayda , waa qiso ku saabsan dalkan aad maanta dhaamntiin joogtaan .

(src)="6"> I naravno , većina vas imala je tri obroka danas , i najvjerovatnije ćete nastaviti da ih imate i poslije ovog događaja .
(trg)="6"> dabcan , intiina badani sadex wakhti ayaad maanta wax cunteen , run ahaantiina waad wadi doontaan munaasibadan ka dib .

(src)="7"> Tako da nastavim , šta je Qatar bio 40- tih godina ?
(trg)="7"> Hadanba aan wadee , Qadar siday ahayd 1940kii ?

(src)="8"> Imali smo oko 11.000 ljudi koji su živjeli ovdje .
(trg)="8"> Waxaa ku noolaa 11,000 oo qof halkn .

(src)="9"> Nije bilo vode , električne energije , nafte , automobila , ništa od toga .
(trg)="9.1"> May jirin biyo .
(trg)="9.2"> May jirin tamar , saliid , gawaadhi , waxaas ma jirin .

(src)="10"> Većina ljudi koja je živjela ovdje živjela je ili u priobalnim selima , ribareći , ili nomadski , lutajući uokolo u potrazi za vodom .
(trg)="10"> Dadka badi ku noolaa halkan waxay ku noolaayeen xeebaha si ay u kaluumaystaan ama waxay ahaayeen reer guuraa hadba saxara u guurguura si ay biyo u helaan .

(src)="11"> Nije postojao glamur kakav vidite danas .
(trg)="11"> Waxba kama jirin quruxda aad maanta aragtaan .

(src)="12"> Nije bilo gradova poput Dohe , Dubaija , Abu Dhabija , Kuwaita ili Riyadha .
(trg)="12"> Magaalooyinka aad maanta aragtaan ma jirin sida Dooxa , Dubay ama Abu Dubay ama Kuwayd ama Riyaad .

(src)="13"> Nije da se gradovi nisu mogli razviti .
(trg)="13"> Maaha in la samayn kari waayey magaalooyin .

(src)="14"> Nije bilo potrebnih izvora da ih razviju .
(trg)="14"> Muu jirin khayraadkii lagu samayn lahaa .

(src)="15"> Možete vidjeti da je životni vijek bio također kratak .
(trg)="15"> Sidaad arkaysaan cimriga dadku wuu gaabnaa

(src)="16"> Većina ljudi umirala je oko 50 godine .
(trg)="16"> Dadka intooda badan waxay ku dhiman jireen 50 .

(src)="17"> Nastavimo ka drugom poglavlju : era nafte .
(trg)="17"> Hadaba aan u wareegno mawduuca labaad : wakhtigii saliid .

(src)="18"> 1939 . otkrivena je nafta .
(trg)="18"> 1939 kii , waa xiligii ay heleen saliida .

(src)="19"> Ali nažalost , otkriće nije u potpunosti komercijalno iskorišteno sve do svršetka Drugog svjetskog rata .
(trg)="19"> Laakii nasiib daro , runtii qaab ganacsi looma soo saarin ilaa intii laga gaadhayey dagaalkii labaad ee adduunka .

(src)="20"> Čemu je to doprinijelo ?
(trg)="20"> Maxay qabatay saliidu ?

(src)="21"> Promijenilo je lice ove zemlje , kao što možete to vidjeti danas .
(trg)="21"> Waxay bedeshay muuqaalka wadankan , sidaad maanta aragtaan ama makhraatiga ka tihiinba .

(src)="22"> Također je pomoglo ljudima koji su lutali pustinjom- u potrazi za vodom , u potrazi za hranom , koji su pokušavali voditi brigu o svojoj stoci- da se urbaniziraju .
(trg)="22"> Waxay ka dhigtay dadkii u guurguuri jiray saxara -- ee raadinayey biyaha , raadinayey cuntada , iskuna dayayay inay xanaaneeyaan xoolohooda -- inay degaan magaalooyin .

(src)="23"> Možda će vam ovo biti čudno , ali u mojoj porodici imali smo više različitih naglasaka .
(trg)="23"> Waa laga yaabaa inaad la yaabtaan tan , laakiin qoyskaygu waa kala lahjad

(src)="24"> Moja majka imala je naglasak koji je bio drugačiji od očevog , a mi smo populacija koja broji 300,000 ljudi u istoj zemlji .
(trg)="24"> Hooyaday waxay ku hadashaa lahjad ka duwan tan aabahay , waxaanu nahay dad gaadhaya ilaa 300,000 dalkan .

(src)="25"> Postoji oko pet ili šest naglasaka u ovoj zemlji .
(trg)="25"> Waxaa jira shan ilaa lix lahjadood dalkan iminkadan aan hadlayo .

(src)="26.1"> Neko se može upitati , " Kako to ?
(src)="26.2"> Kako se to dogodilo ? "
(trg)="26.1"> Qaar baa dhaha " sidee hada ?
(trg)="26.2"> Siday ku dhici kartaa tani ? "

(src)="27"> To je zato što živimo raštrkano .
(trg)="27"> Sababtu waxay ahayd inaan kala filiqsanayn .

(src)="28"> Nismo mogli živjeti koncentrirani na jednom mjestu zbog jer nije bilo resursa .
(trg)="28"> Kumaan noolaan karayn inaan isu nimaadno .

(src)="29"> I kad su se pojavili resursi , bilo da je to nafta , počeli smo s izgradnjom tih modernih tehnologija skupljajući ljude zato što smo trebali tu koncentriranost .
(trg)="29"> Markii khayraadka la helay , ha noqoto saliidee , waxaan bilownay dhisida teknoolajiyadaa layaabka leh waanuna isu keenay dadkii sababtoo ah waxaan u baahanay inaan isu nimaadno .

(src)="30"> Ljudi su započeli s upoznavanjem jedni drugih .
(trg)="30"> Dadkii markaa way is barteen .

(src)="31"> I shvatili smo da postoje razlike u naglascima .
(trg)="31"> waxayna ogaadeen inay jirto faraq u dhaxeeya lahjadaha .

(src)="32"> To je drugo poglavlje : era nafte .
(trg)="32"> Taasi waa mawduucii labaad : xiligii saliida .

(src)="33"> Pogledajmo šta se dešava danas .
(trg)="33"> Aan eegno maanta .

(src)="34"> Ovo je najvjerovatnije linija horizonta za koju većina vas zna o Dohi .
(trg)="34"> Dhismayaashan dhaadheer waa waxaad dhabtii ku taqaanaan Dooxa .

(src)="35"> Kolika je populacija danas ?
(trg)="35"> Hadaba tirada dadku maanta waa intee ?

(src)="36"> 1,7 miliona ljudi .
(trg)="36"> Waa hal milyan oo qof .

(src)="37"> To je u manje od 60 godina .
(trg)="37"> Intaasi waa in ka yar lixdan sano .

(src)="38"> Prosječni rast naše ekonomije je 15 posto u posljednjih 5 godina .
(trg)="38"> Koboca dhaqaaluhu waa ilaa 15 boqolkiiba shantii sano ee la soo dhaafay .

(src)="39"> Životni vijek je porastao na 78 .
(trg)="39"> Cimriga dadku waxay gaadhay 78 sano

(src)="40"> Potrošnja vode povećana je na 430 litara .
(trg)="40"> Isticmaalka biyuhu waxay kordheen 430 litir .

(src)="41"> A to je među najvišim u svijetu .
(trg)="41"> Tani waxay ka mid tahay kuwa ugu badan adduunka .

(src)="42"> Od nemanja vode nikako do konzumiranja vode do najvišeg stepena , višeg od bilo koje druge nacije .
(trg)="42"> Iyadoo sideedaba la haysan wax biyo ah lana gaadhay isticmaalka ugu badan biya , mid ka badan dal kasta

(src)="43"> Ne znam je li to reakcija na nedostatak vode .
(trg)="43"> Ma garanayo inay tahani falcelis u ahayd biyo la 'aantii .

(src)="44"> Ali šta je zanimljivo u priči koju sam upravo ispričao ?
(trg)="44"> Balse maxay xiiso leedahay waxaan idhi ?

(src)="45"> Zanimljiv dio je da smo nastavili rasti 15 posto svake godine u posljednjih pet godina bez vode .
(trg)="45"> Qaybta xiisaha lihi waa inaan korayno 15 boqolkiiba sanad kasta shantii sano ee la soo dhaafay biyo la 'aan .

(src)="46.1"> Sada je to istorija .
(src)="46.2"> Nikad se ništa slično nije desilo u istoriji .
(trg)="46"> Iminka waa taariikhi. weligeed hore ugama dhicin taariikhda .

(src)="47"> Gradovi su bili potpuno izbrisani zbog nedostatka vode .
(trg)="47"> Magaalooyinka waxaa gebi ahaanba baabiyey waa biyo la 'aanta .

(src)="48"> Istorija se stvarala na ovom području .
(trg)="48"> Tan waa taariikh gobolkani sameeyey .

(src)="49"> Ne samo gradovi koje smo gradili , već gradovi sa snovima i ljudima koji su željeli biti naučnici , doktori .
(trg)="49"> Maaha qudha magaaloyinkaan dhisayno , laakiin magaalooyinka lagu hamiyo dadkuna rabaan inay noqdaan saynisyahano , dhakhtaro .

(src)="50"> Izgraditi lijep dom , dovesti arhitektu , dizajnirati moju kuću .
(trg)="50"> Dhisaan guryo qurux badan , keenaan farshaxanyahano , sameeyaan gurigayga .

(src)="51"> Ovi su ljudi tvrdili da je moguće živjeti na prostoru na kojem to nije bilo moguće .
(trg)="51"> Dadkani waxay ku fekereen meel lagu noolaan karo iyadoon ahayn markaas .

(src)="52"> Ali naravno , uz pomoć tehnologije .
(trg)="52"> Dabcan , iyadoo la isticmaalayo teknolojiyada .

(src)="53"> Brazil ima 1.782 milimetara padavina godišnje .
(trg)="53"> Hadaba Baraasiil waxay heshaa 1,782 milimitir oo biyaha roobka sanadkii .

(src)="54"> Qatar ima 74 , a imamo veću stopu rasta .
(trg)="54"> Qadarna 74 , hadana sidaas ayaan u koraynaa [ 15 boqolkiiba ]

(src)="55"> Pitanje je kako .
(trg)="55"> Suaashu waa sidee .

(src)="56"> Kako možemo preživjeti to ?
(trg)="56"> Sideen ugu badbaadnay taas ?

(src)="57"> Nemamo vode nikako .
(trg)="57"> Si kastay ahaatoba biyo ma haysano

(src)="58"> Jednostavno zbog ove ogromne , mamutske mašine koja se zove desalinizacija .
(trg)="58"> Iyadoo fudud sababtu waa mishiinka baaxada wayn aan ugu yeedhno biyo sifeeyaha

(src)="59.1"> Energija je ovdje ključni faktor .
(src)="59.2"> Ona je sve promijenila .
(trg)="59"> Tamartu waa furaha isbelka. wax kasta way bedeshay .

(src)="60"> To je ona stvar koju pumpamo iz zemlje , palimo tonu toga , većina vas to koristi dolaskom u Dohu .
(trg)="60"> Waa shayga aan ka soo saarno dhulka , u guno xajmi badan , runtii intiina badan waad isticmaasheed iyada imaatinkiini Dooxa .

(src)="61"> To je naše jezero , kako možete vidjeti .
(trg)="61"> Markaa taasi waa haradayada , hadaad arki karaysaan .

(src)="62"> To je naša rijeka .
(trg)="62"> Taasi waa webigayaga .

(src)="63"> Eto kako se dogodilo da je svi koriste i uživaju u vodi .
(trg)="63"> Taasi waa sidaad dhamaantin u isticmaashaan uguna raaxaysataan biyaha .

(src)="64"> Ovo je najbolja tehnologija koju je ova regija ima : desalinizaciju .
(trg)="64"> Tani waa teknoolojiyada ugu wanaagsan ee dalkan yeelan karo abid : biyo-sifaynta .

(src)="65"> Koji su rizici ?
(trg)="65"> Hadaba khatartu maxay tahay ?

(src)="66"> Da li se brinete mnogo ?
(trg)="66"> Aad miyaad u werwertaan ?

(src)="67"> Ja bih rekao , možda ak gledate na globalne činjenice , shvatit ćete , naravno moram brinuti .
(trg)="67"> Waxaan odhan karaa , hadaad eegtaan xaqiiqda dunida , waxaad rumaysan doontaan , dabcan inaan werwero .

(src)="68"> Postoji rastuća potražnja , rastuća populacija .
(trg)="68"> Waxaa jira dalab kordhaya , bulsho koraysa .

(src)="69"> Okrenuli smo sedam milijardi prije samo nekoliko mjeseci .
(trg)="69"> Dhawr bilood ka hor 7 billlion ayaynu noqonay .

(src)="70"> Zato ta brojka također zahtjeva hranu .
(trg)="70"> Sidoo kalena tiradaasi cunto ayay u baahantay .

(src)="71"> Tu su pretpostavke da će nas biti devet milijardi do 2050 .
(trg)="71"> Saadashuna waxay sheegi in 2050ka dadku noqonayo 9 billion .

(src)="72"> Zato zemlju koja nema vode mora brinuti ono što se dešava van granica .
(trg)="72"> Markaa wadan aan biyo lahayn waa inuu ka werweraa waxa ka dhaca wax ka baxsan xuduudiisa .

(src)="73"> Također se mijenja i način ishrane .
(trg)="73"> Waxaa sido kale is bedelaysa cuntooyinka .

(src)="74"> Do podizanja na višu društveno- ekonomsku razinu , promjenit će njihovu ishranu .
(trg)="74"> Korodhka dhaqan-dhaqaale ee sare wuxuu sidoo kale bedelay dadka cunadooda .

(src)="75"> Poćet će jesti puno više mesa i tako dalje i tako dalje .
(trg)="75"> Waxay bilaabeen inay cunaan hilib badan iyo wax la mida .

(src)="76"> S druge strane , tu je pad prinosa zbog klimatskih uslova i ostalih faktora .
(trg)="76"> Dhanka kale , waxaa yaraaday wax soo saarkii sababtu waa cimilida is bedelaysa iyo waxyaabo kale .

(src)="77"> I neko stvarno mora shvatiti kada će se desiti kriza .
(trg)="77"> Markaa qofbaa runtii xaqiiqsaday marka dhibku dhacayo .

(src)="78"> Ovo je situacija u Qataru , za one koji ne znaju .
(trg)="78"> Tani waa xaalada Qadar , waa inta aan garanayn 'e .

(src)="79"> Rezervi vode imamo samo za dva dana .
(trg)="79"> Waxaan haysanaa kaydh biyood oo laba cisho oo qudha ah .

(src)="80"> Uvozimo 90 posto hrane , a obrađujemo manje od jedan posto svoje zemlje .
(trg)="80"> Waxaan soo dhoofsanaa 90 boqolkiiba cuntadayada , waxaanna beeranaynaa in ka yar 1 boqolkiiba dhulkayaga .

(src)="81"> Ograničeni broj poljoprivrednika koje imamo istisnut je iz svoje poljoprivredne prakse kao rezultat politike otvorenog tržišta i dolaskom veće konkurencije ...
(trg)="81"> Tirada yar ee beeralayda aan leenahay waa laga saaray beerahay falan jireen sababtuna waa siyaasada dhaqaalaha furan iyo imaatinka la tartamayaal waawayn iyo wax la mida .

(src)="82"> Suočavamo se s rizicima .
(trg)="82"> Markaa sidoo kale waxaan wajahaynay khatar .

(src)="83"> Ovi rizici direktno utiču na održivost ovog naroda i njegovog kontinuiteta .
(trg)="83"> Khatarahayni waxay si toosa u saamaynaysaa waaritaanka dalkan iyo sii socoshadiisa .

(src)="84"> Pitanje je , postoji li rješenje ?
(trg)="84"> Suaashu waxay tahay , ma jiraa xal ?

(src)="85"> Postoji li održivo rješenje ?
(trg)="85"> Ma jiraa xal waara ?

(src)="86"> Naravno da postoji .
(trg)="86"> Haa dhabtii wuu jiraa .

(src)="87"> Ovaj slajd sadrži na hiljade stranica tehničke dokumentacije na kojoj smo radili u posljednje dvije godine .
(trg)="87"> Islaydhkan wuxuu koobsaday kumanaan farqadood oo qoraalo farsamo ah oo aanu ka shaqaynaynay labadii sano ee la soo dhaafay .

(src)="88"> Krenimo od vode .
(trg)="88"> Aan ku bilowno biyaha .

(src)="89"> Znamo jako dobro- pokazao sam vam to ranije- da trebamo ovu energiju .
(trg)="89"> Si wanaagsan ayaan u garanaynaa -- horaan idiin tusay -- inaan u baahanahay tamartan .

(src)="90"> Zato ukoliko nam treba energija , koja je to vrsta energije ?
(trg)="90"> Hadaba hadaan u baahanahay tamar , tamar noocee ah ?

(src)="91.1"> Ograničena energija ?
(src)="91.2"> Fosilno gorivo ?
(trg)="91"> Tamar dhamaankarta ? tamarka dhulka ku hoos jirta ?

(src)="92"> Ili treba da koristimo nešto drugo ?
(trg)="92"> Mise wax kale ayaan isticmaalnaa ?

(src)="93"> Da li imamo komparativne prednosti za korištenje neke druge vrste energije ?
(trg)="93"> Miyaynu haysnaa nooc kale oo tamara oo faaido leh oon ku bedelano ?

(src)="94"> Pretpostavljam da je većina vas shvatila šta radimo : 300 dana sunca .
(trg)="94"> Waxaan qiyaasi in intiina badani aad iminka xaqiiqsateen inaan haysano : 300 cisho oo cadceeda .

(src)="95"> I tako ćemo koristiti taj obnovljeni izvor energije da bi proizveli neophodnu vodu .
(trg)="95"> Markaa waxaan isticmaali karnaa tamarta dib loo cusboonaysiiyo si aan ugu soo saarno biyaha aan u baahanahay .

(src)="96"> I vjerovatno ćemo staviti 1.800 megavata solarnog sistema da bi se proizvello 3,5 miliona kubika vode .
(trg)="96"> Waxaanan dhabtii samaynaynaa sistam soo saara 1,800 megawat oo tamarta cadceeda ah si aan u soo saarno 3.5 milyan kuyuubik mitir oo biyo ah .

(src)="97"> A to je dosta vode .
(trg)="97"> Taasina waa biyo badan

(src)="98"> Ta voda će ići poljoprivrednicima , i poljoprivrednici će biti u stanju zalijevati svoje biljke , i onda će biti u stanju društvo snabdjeti hranom .
(trg)="98"> Biyahaasi waxay gaadhi doonaan beeralayda , beeralayduna waxay awoodi inay ku waraabsadaan dalagooda , waxay awoodi doonan inay bulshada u soo saaraan cunto .

(src)="99"> No , kako bi se održala horizontalna linija- zato što postoje projekti , postoje sistemi koje ćemo mi isporučiti- također moramo razviti vertikalnu liniju : sistem hrane , visoke razine obrazovanja , istraživanja i razvoja , industrije , tehnologije , da bi se stvorile ove tehnologije za primjenu I tržištima .
(trg)="99"> Hadaba si loo joogteeyo udubkan taagan -- maxaa yeelay kuwan waa mashaariic , kuwan waa hababkii aan u gudbin lahayn waxaan markaa u baahanahay inaan samayno udub jiifa : sistam waara , waxbarasho tayadeed sarayso , cilmi baadhis iyo horumar , warshado , teknolojiyad soo saara teknolojiyadii dabikhi lahayd iyo ugu danbayntii suuqyo ganacsi .

(src)="100"> No ono što se onemogućava u razvoju jeste legalizacija , politika , propisi .
(trg)="100"> Hadaba maxaa isku xidha , waxa isku xidha waa sharciyada , siyaasadaha , xeerarka sharciyadeed