# be/ted2020-1469.xml.gz
# so/ted2020-1469.xml.gz


(src)="1"> Я ведаю адказ на пытанне , якое шмат каго хвалюе .
(trg)="1"> Waxaan hayaa jawaabta suaasha aan dhamaanteen is waydiinay

(src)="2"> Пытанне такое : чаму літара Х гэта нешта невядомае ?
(trg)="2"> suaashu waxay tahay , Sababta xarafka X ugu taaganyahay midkaan la garanayn ?

(src)="3"> Спачатку я вывучаў гэта на ўроках матэматыкі , а цяпер я бачу гэта паўсюль у культуры - Прыз X ( The X prize ) , X-файлы ( the X-Files ) , Праект Х ( Project X ) , TEDx .
(trg)="3"> iminka waxaan ogahay inaan taas ku soo baranay fasalka xisaabta , laakiin iminka meel kasta way ku jirtaa -- X prize-ta X-files-ka , project X-ka , TEDx-ta

(src)="4"> Адкуль гэта ўсё ?
(trg)="4"> halkay taasi ka timid ?

(src)="5"> Каля шасці гадоў таму я вырашыў вывучыць арабскую , якая аказалася звышлагічнай мовай .
(trg)="5"> qiyaastii lix sano ka hor waxaan go 'aansaday inaan barto Carabida taasoo u muuqata inay tahay luuqad caqliyeed oo sareysa .

(src)="6"> Напісаць слова ці фразу , альбо сказ на арабскай гэта як пабудаваць раўнанне , таму што кожная частка вельмі выразная і нясе шмат інфармацыі .
(trg)="6"> in la qoro kelmad ama kelmad isku xidhan ama odhaah lagu qoro Carabi waa sida dhirindhirinta qaaciido , maxaa yeelay qayb kasta ilaa xad way cadahay waxayna sidaa xog aad u badan .

(src)="7"> Гэта адна з прычын чаму шмат з таго , што мы лічым заходняй навукай , матэматыкай і інжынерыяй было насамрэч вынайдзена ў першых пяці стагоддзях нашай эры персамі , арабамі і туркамі .
(trg)="7"> taas waa mid ka mida sababaha inta waxay tahay inaynu kaga fekerno cilmiga reer galbeedka iyo xisaabta iyo muhadisnimada in runtii ay hore uga shaqeeyeen qarniyadii ugu horeeyey ee Common Era ( BC ) Beershiyaanka , Carabta iyo Turkidu .

(src)="8"> Сярод вынаходніцтваў невялікая сістэма , якую яны назвалі аль-джэбр .
(trg)="8"> tan waxaa ku jirta habka yar ee Carabiga ah ee lagu magcaabo Aljabra .

(src)="9"> Груба аль-джэбр перакладаецца як " сістэма аб 'яднання несумеверных частак . "
(trg)="9"> Aljabr waxaa sida caadiga lagu turjumaa " habka laysugu xidhayo qaybaha kala baahsan . "

(src)="10"> Цяпер аль-джэбр вядома як алгебра .
(trg)="10"> Aljabr ugu danbayntii waxay ingiriisi isu bedeshay Algebra .

(src)="11"> Адзін прыклад з многіх .
(trg)="11"> tusaale ka mida waxyaalahas badan

(src)="12"> Арабскія тэксты , якія змяшчалі мудрасць матэматыкі нарэшце трапілі ў Еўропу - дакладней у Іспанію - каля 11-12 стагоддзяў .
(trg)="12"> qoraalka Carabida ee ay ku jirto xigmada xisaabtu ugu danbayntii waxay timid Yurub -- taaso ah , aan dhaho Isbayn -- qarnigii koobiyo tobnaan iyo labiyo tobnaad .

(src)="13"> І калі яны з 'явіліся , быў агромністы попыт на пераклад гэтых тэкстаў на еўрапейскія мовы .
(trg)="13"> markay soo gaadhay waxaa jirtay xiiso baaxad wayn oo loo hayey u turjumida xikmadan luuqadaha reer Yurub .

(src)="14"> Але былі і праблемы .
(trg)="14"> laakiin waxaa jirtay dhibaatooyin .

(src)="15"> Адна з іх , што некаторыя арабскія гукі немагчыма было вымавіць еўрапейцамі без шматлікіх гадоў практыкі .
(trg)="15"> dhibaato ka mida waxay ahayd tiraabta codka ee Carabida taason lagu odhan karin codka reer Yurub iyadoon aad loogu celcelin .

(src)="16"> Паверце мне .
(trg)="16"> taas iga rumaysta

(src)="17"> Больш таго , тыя гукі немагчыма было пазначыць літарамі , што былі ў еўрапейскіх мовах .
(trg)="17"> sidoo kale , codadkaas iyaga ah waxay noqdeen kuwaan ka muuqan xarfaha ku jira luuqadaha reer Yurub .

(src)="18"> Вось адзін з такіх гукаў .
(trg)="18"> halkan waxaa ah mid ka mida khaladaadka

(src)="19"> Гэта літара Шын , і яна вымаўляецца як " ш "
(trg)="19"> xarafkan waa shiin , waxayna samaysaa codka aan filayno inuu yahay shi ' -- " sh ' "

(src)="20"> Гэта першая літара слова шалан , якое азначае " штосьці " як і ў нашай мове слова " штосьці " - азначае невядомае , невызначанае .
(trg)="20"> waana mid kamida xarfaha ugu horeeya ee kelmada shay 'un , taasoo macnaheedu yahay " wuxuun " sida kelmada Ingiriisida ee " wuxuun " -- wax aan qayaxnayn , shay aan la garanayn .

(src)="21"> У арабскай мы можам зрабіць яго больш пэўным , дадаўшы азначаны артыкул " аль " .
(trg)="21"> iminka Carabida , waxaan ka dhigi karnaa tan mid qayaxan inagoo ku darayna xarfahah " al "

(src)="22"> І атрымаем аль-шалан - штосьці невядомае .
(trg)="22"> markaa waa alshay 'un shayga aan la garanayn .

(src)="23"> І гэтае слова распаўсюдзілася ў ранняй матэматыцы , напрыклад , для вываду доказаў у 10-м стагоддзі .
(trg)="23"> tani waa kelmadii ka muuqan jirtay xiliyadii hore ee xisaabta , sida dhirindhirintan qarnigii tobnaad ah

(src)="24.1"> Была праблема ў іспанскіх вучоных сярэднявечча , якія перакладалі гэтыя працы .
(src)="24.2"> Літары шын і слова шалан нельга было проста перанесці ў іспанскую , таму што іспанская не мае літары ش , якая гучыць як " ш " .
(trg)="24"> dhibaatada heshay aqoonyahankii Medieval Spanish ee loo xilsaaray turjumida arintan waxay ahayd in kelmada shiin ama xarafka shay 'un inaan laga dhigi karin Isbaanish sababtoo ah Isbaanishku ma laha Sha ' , codka " sha '

(src)="25"> Параіўшыся , яны стварылі правіла , згодна якому яны пазычылі гук " ск " з старажытнай грэчаскай мовы ў форме літары " Кай " .
(trg)="25"> markaa waxaa laysla qaatay , sameeyeen xeer ay ka soo amaahdeen codka CK , codka " ka ' taasoo ay ka soo qaateen Giriigii hore oo ah qaabka xaraka kaay .

(src)="26"> Пазней , калі гэтыя працы перакладаліся на агульнаеўрапейскую мову , якой тады была лацінская , перакладчыкі змянілі грэчаскую літару χ ( Кай ) на лацінскую Х .
(trg)="26"> ka dib markii tan loo bedelay luuqadihi caadiga ahaa ee reer Yurub , oo ah Laatiinka , waxay si dhibyar ugu bedeleen Kaay-dii Giriiga xarkii X

(src)="27"> І пасля таго , як праца з 'явілася на лацінскай мове , гэта сфармавала падмурак для ўсіх кніг па матэматыцы на працягу 600 гадоў .
(trg)="27"> markii taasi dhacdayna , markii tani noqotay Laatiin waxay samaysay buugaagta aasaasiga ee xiisaabta ilaa lix boqol oo sano ,

(src)="28"> І цяпер мы ведаем адказ на нашае пытанне .
(trg)="28"> hadaba iminka aan ka jawaabno suaasheeni

(src)="29"> Чаму Х гэта штосьці невядомае ?
(trg)="29"> maxay X u tahay mid aan la garanayn

(src)="30"> Х - невядомае , таму што мы не можам сказаць " ш " у іспанскай .
(trg)="30"> X waa mid aan la garanayn sababtu waa inaysan ku odhan karayn " sha ' luuqada Isbaanishka

(src)="31"> ( Смех ) І гэтым я хацеў падзяліцца .
(trg)="31"> ( qosol ) waxaanan filayaa inay taasi tamay mid mudan inaan idinla wadaago

(src)="32"> ( Апладысменты )
(trg)="32"> ( sacab )

# be/ted2020-1771.xml.gz
# so/ted2020-1771.xml.gz


(src)="1"> Я нарадзіўся ды быў выхаваны ў Паўночнай Карэі .
(trg)="1"> Waxaan ku dhashay , kuna barbaaray Waqooyiga Kuuriya .

(src)="2"> Хаця мая сям 'я няспынна змагалася з галечай , мяне заўсёды любілі ды даглядалі , бо я быў адзіным сынам і малодшым з двух дзяцей у сям 'і .
(trg)="2.1"> Inkastoo qoyskaygu ay la tacaalayeen faqrinimo .
(trg)="2.2"> Haddana waxaan ahaa midka loogu jeceylayahay , looguna xanaaneyn badan yahay .
(trg)="2.3"> Maxaa yeelay waxaan ahaa wiilka kaliya. ugu yar labada caruurta ee reerkeena .

(src)="3"> Але ў 1994 пачаўся вялікі голад .
(trg)="3"> Kadib abaartii darneyd ayaa billaabatay sanadkii 1994-ta .

(src)="4"> Мне было 4 гады .
(trg)="4"> Waxaan jiray afar sano oo kaliya .

(src)="5"> Мне і маёй сястры даводзілася хадзіць у пошуках дроваў , пачынаючы з 5 раніцы і вяртаючыся папоўначы .
(trg)="5.1"> Aniga iyo walaasheey waxaan raadinaynay xaabo ( qoryo dabka lagu shito ) . laga soo billaabo 5-ta subaxnimo .
(trg)="5.2"> Gurigana usoo laabaneynay saqdii dhexe kadib .

(src)="6"> Я блукаў па вуліцах у пошуках ежы , і я памятаю , як бачыў малое дзіця на спіне ў маці , якое ела чыпсы , і мне хацелася іх скрасці .
(trg)="6.1"> Waxaan lugeyn jiray wadooyinka si anigoo raadinaya cunto .
(trg)="6.2"> Waxaan xasuusataa in aan arkay cunug yar .
(trg)="6.3"> Kaasoo saaran dusha hooyadiis kuna cunaya baradhi shiilan , Waxaan doonay in aan ka xado .

(src)="7.1"> Голад – гэта прыніжэнне .
(src)="7.2"> Голад – гэта безнадзейнасць .
(trg)="7"> Baahida waa dulinimo , baahida waa rajo la 'aan .

(src)="8"> Галоднае дзіця пра палітыку ды волю нават не думае .
(trg)="8"> Cunug yar oo gaajoonaya , siyaasad iyo xoriyad Maahan wuxuu ka fekero .

(src)="9"> На мой дзявяты Дзень народзінаў бацькі не маглі мне даць ніякай ежы .
(trg)="9"> Dhalashadeydii sagaalaad , waalideykeyga Meysan awoodin in ay isiiyaan wax aan cuno .

(src)="10"> Але хаця я і быў малы , я мог адчуць цяжар у іх сэрцах .
(trg)="10"> Aniga ka cunug ahaan waan dareemi karay dhibaatada Qalbiyadooda ka dhex guuxeysa .

(src)="11"> Больш за мільён паўночнакарэйцаў памерлі ад голаду ў той час , і ў 2003 , калі мне было 13 год , мой бацька стаў адным з іх .
(trg)="11"> In ka badan 1 Milyan oo reer Kuuriya ah ayaa ku dhimatay gaajo waqtigaas 2003-da , waxaan jiray 13 sano Aabahey waxa uu ahaa mid ka mid ah dadkaasi

(src)="12"> Я бачыў , як ён згасаў і памёр .
(trg)="12"> Waxaan arkayay aabahey oo sii dhimanaya .

(src)="13"> Аднойчы , у той жа год , знікла мая маці , і сястра сказала , што яна збіраецца ў Кітай , каб зарабіць грошай , але хутка яна вернецца з грашыма і ежай .
(trg)="13.1"> Isla sanadkii , hooyadey ayaa la waayay hal maalin .
(trg)="13.2"> Walaasheyna waxa ay ii sheegtay .
(trg)="13.3"> In ay aadeyso Shiinaha si ay lacag usoo hesho .
(trg)="13.4"> Ayna la soo laaban doonto lacag iyo cunto sida ugu dhaqsiyaha badan .

(src)="14"> Мы ніколі не былі паасобку , і я думаў , што мы заўсёды будзем разам , таму я яе нават не абняў пры раставанні .
(trg)="14.1"> Markaasi ka hor waligeey maanan kala tegin .
(trg)="14.2"> Waxaana ku fekeri jiray in aan wada joogi doono weligeen .
(trg)="14.3"> Xittaa maanan siinin habo markii ay baxaysay .

(src)="15"> Гэта была мая самая вялікая памылка за ўсё жыццё .
(trg)="15"> Waana khaladkii ugu weynaa ee aan nolosheyda sameeyo .

(src)="16"> Але зноў жа , я не ведаў , што раставанне будзе доўгім .
(trg)="16"> Lakin marnaba , maanan ogeyn In ay macsalaameynta qaadan doonto wakhtigaan aadka u fog .

(src)="17"> З таго часу я больш не бачыў ні маму , ні сястру .
(trg)="17"> Hooyadey iyo walaashey kadib maanan sii arag .

(src)="18"> Раптам я застаўся сіратой і бяздомным .
(trg)="18"> Si lama filaan ah , waxaan ku noqday agoon iyo darbi jiif .

(src)="19"> Маё штодзённае жыццё стала вельмі цяжкім , але вельмі простым .
(trg)="19.1"> Nolosheyda maalin laha ah waa ay adkaatay .
(trg)="19.2"> Lakin si fudud .

(src)="20"> Маёй мэтай было знайсці пыльны кавалак хлеба ў смецці .
(trg)="20"> Hadafkeyga waxa uu noqday in aan helo rooti booreystay qashinka dhexdiisa

(src)="21"> Але так не выжыць .
(trg)="21"> lakin ma aheyn wado lagu badbaadi karo .

(src)="22"> Я пачаў разумець , што жабрацтва не выйсце .
(trg)="22"> Waxaan billaabay in aan xaqiiqsado , in tuugsiga uusan xal aheyn .

(src)="23"> Так я пачаў красці з фургончыкаў з ежай на нелегальных рынках .
(trg)="23"> Waxaan billaabay in aan suuqyada raashinka ka xado .

(src)="24"> Часам я знаходзіў падпрацоўкі ў абмен на ежу .
(trg)="24.1"> Mararka qaar , waxaan heli jiray shaqooyin yar yar .
(trg)="24.2"> Oo cunto shaqo ku badalasho ah .

(src)="25"> Адной зімой я два месяцы правёў працуючы ў вугальнай шахце , 33 метры пад зямлёй без аніякай засцярогі да 16 гадзін на суткі .
(trg)="25.1"> Mar , Waxaan ku bixiyay 2 bilood oo qaboobaha ah Anigoo ka shaqeynaya godadka macdanta laga qodo. oo dhulka u qodneyd 33 meter , maanan wadanin wax iga difaaca haddey wax igu dhacaan .
(trg)="25.2"> Waxaan shaqeyn jiray illaa 16 saacadood .

(src)="26"> Мая гісторыя не адзіная .
(trg)="26"> Caadi maanan aheyn .

(src)="27"> Шмат іншых сірот былі прымушаныя выжываць такім чынам ці горш .
(trg)="27"> Agoon badan ayaa sidaan noloshooda ku maareyn jiray mise waliba ka xun .

(src)="28"> Калі я не мог заснуць праз люты холад ці боль ад голаду , я спадзяваўся , што наступнай раніцай мая сястра вернецца , каб мяне абудзіць з маёй любімай ежай .
(trg)="28.1"> Mar ayaa hurdada iga soo dhici jirin qaboowga dartiis .
(trg)="28.2"> Marna xanuunka daran ee gaajada .
(trg)="28.3"> Waxaan rajeyn jiray , in subaxa xiga .
(trg)="28.4"> Ay walaashey dib igu soo laabaneyso hurdadana iga kicineyso .
(trg)="28.5"> Iyadoo wado cuntadii aan jeclaan jiray .

(src)="29"> Гэтая надзея падтрымлівала маё жыццё .
(trg)="29"> Rajadaas ayaa nolosheyda badbaadisay .

(src)="30"> Я не маю на ўвазе вялікую , значную надзею .
(trg)="30"> Ula jeedo mid weyn , rajo weyn .

(src)="31"> Я кажу пра надзею , якая дапамагала верыць , што ў наступнай кучы смецця будзе хлеб , хоць звычайна яго не было .
(trg)="31.1"> Waxaan ula jeedaa qaar ka mid ah rajada ayaa iga dhigtay mid rumeysan .
(trg)="31.2"> In qashinka xiga uu rooti ku jiri karo .
(trg)="31.3"> Xittaa haddii aan sidaa badanaa u fekeri jirin .

(src)="32"> Але калі б я не верыў , я б ніколі і не спрабаваў і тады я б памёр .
(trg)="32.1"> Lakin haddii aanan rumeysneyn , maanan isku dayi laheyn .
(trg)="32.2"> Kaidbna waan dhiman lahaa .

(src)="33"> Надзея падтрымлівала жыццё .
(trg)="33"> Rajada nolosheyda ayay badbaadisay .

(src)="34"> Кожны дзень я сабе казаў , што , нягледзячы на тое , як цяжка ўсё робіцца , я павінен жыць .
(trg)="34.1"> Maalin walba , Waxaan nafsadeyda u sheegi jiray .
(trg)="34.2"> In aysan dhibaato lahaeyn wax waliba sida ay u adag yihiin .
(trg)="34.3"> Weli waa in aan noolaadaa .

(src)="35"> Пасля трох гадоў чакання , пакуль вернецца мая сястра , я вырашыў сам пашукаць яе ў Кітаі .
(trg)="35.1"> Kadib sugitaankeygaa 3 sano kadib walaasheey soo laabashadeeda .
(trg)="35.2"> Waxaan go 'aansaday in aan Shiinaha aado , Anigana raadiyo .

(src)="36"> Я зразумеў , што болей так трымацца не магу .
(trg)="36.1"> Waan xaqiiqsaday .
(trg)="36.2"> Intaan ka badan iskuma dhibi karo sidaan .

(src)="37"> Я ведаў , што падарожжа будзе рызыкоўным , але я ў любым выпадку рызыкаваў сваім жыццём .
(trg)="37.1"> Waan ogaa safarka in uu qatartiisa leeyahay .
(trg)="37.2"> Lakin waa in aan u bareeraa qatarta sidey ahaataba .

(src)="38"> Я мог памерці ад голаду ў Паўночнай Карэі , як мой бацька , ці мог прынамсі паспрабаваць дасягнуць лепшага , калі б уцёк у Кітай .
(trg)="38.1"> Laga yaaba in aan u dhinto sida aabaheyn abaartii Waqooyiga Kuuriya .
(trg)="38.2"> Mise ugu yaraan in aan helo nolol midaan dhaanto .
(trg)="38.3"> Tegitaankii Shiinaha .

(src)="39"> Я даведаўся , што шмат хто спрабаваў перасекчы кітайскую мяжу ўначы , каб не быць заўважанымі .
(trg)="39.1"> Waxaan ogaa in dad badan ay isku dayeen in ay gooyaan .
(trg)="39.2"> Xaduuda Shiinaha wakhtiyada habeenkii si aanan loo arag .

(src)="40"> Памежнікі Паўночнай Карэі часта стралялі ды забівалі людзей , што спрабавалі перасекчы мяжу без дазволу .
(trg)="40.1"> Illaalada xaduuda Waqooyiga Kuuriya , badanaa waa ay toogan jireen weyna dili jireen .
(trg)="40.2"> In la dhaafo xaduuda amar la 'aan .

(src)="41"> Кітайскія салдаты лавілі ды адпраўлялі назад паўночнакарэйцаў , дзе іх сустракала жорсткае пакаранне .
(trg)="41.1"> Askarta Shiinaha waa ay ku soo qabanayaan .
(trg)="41.2"> Waxayna dib kugu soo dirayaan kuwa Waqooyiga Kuuriya .
(trg)="41.3"> Halkaasoo aad kala kulmeyso ciqaab daran .

(src)="42"> Я вырашыў перабегчы ўдзень , па-першае , таму , што я быў усё яшчэ дзіцём ды баяўся цемры , па-другое , я ведаў , што рызыкую ў любым выпадку , і таму , што мала хто спрабаваў перабегчы ўдзень , я думаў , што ў мяне атрымаецца і ніхто не заўважыць .
(trg)="42.1"> Waxaan go 'aansaday in aan dhaafo maalinta cad .
(trg)="42.2"> Mida ugu horeysa , weli waan yaraa mugdigana waan ka baqi jiray .
(trg)="42.3"> Mida labaad , Waan iska ogaa in qatarta laba gaarba aan lugaha kula jiro .
(trg)="42.4"> Waxaan kaloo ogaa in dad badan aysan isku dayi jirin in ay maalinti dhaafaan .
(trg)="42.5"> Waxaan ku fekeray in aan dhaafi karo .
(trg)="42.6"> Iyadoo qofna i arkeynin .

(src)="43"> Я апынуўся ў Кітаі 15 лютага 2006 года .
(trg)="43"> Waxaan imid Shiinaha 15-ka Febraayo 2006-da .

(src)="44"> Мне было 16 .
(trg)="44"> Waxaan jiray 16 sano .

(src)="45"> Я думаў , у Кітаі будзе прасцей , бо там больш ежы .
(trg)="45.1"> Waxaan ku fekerayay in Shiinaha ay noloshada ka fududahay .
(trg)="45.2"> Cunto badana laga helo .

(src)="46"> Я думаў , больш людзей мне дапаможа .
(trg)="46"> Waxaan ku fekerayay in dad badan ay i caawin doonaan .

(src)="47"> Але там было цяжэй за Паўночную Карэю , бо я не быў вольны .
(trg)="47.1"> Lakin waa ay ka adkaatay mida Waqooyiga Kuuriya .
(trg)="47.2"> Maxaa yeelay xor maanan aheyn .

(src)="48"> Я заўсёды хваляваўся , што мяне зловяць ды адашлюць назад .
(trg)="48.1"> Waxaan ka welweli jiray in la i qabto .
(trg)="48.2"> Dibna la ii diro .

(src)="49"> Цудам , праз некалькі месяцаў , я сустрэў кіраўніка нелегальнага сховішча для паўночнакарэйцаў , і мне дазволілі там жыць і рэгулярна есці ўпершыню за многія гады .
(trg)="49.1"> SI layaab leh , bilo kadib .
(trg)="49.2"> Waxaan la kulmay qof ordaya .
(trg)="49.3"> Dhulka hoostiisa , halkaasoo ay ku noolaayeen dadka ka yimid Waqooyiga Kuuriya .
(trg)="49.4"> Waana loo ogolaa in ay ku noolaadaan .
(trg)="49.5"> Waxaan cunay inta caadi ah sanado badan kadib .

(src)="50"> Пазней у тым годзе адзін актывіст дапамог мне збегчы з Кітая і патрапіць у Штаты ў якасці ўцекача .
(trg)="50.1"> Sanadkaas kadib , Dhaqdhaqaaqyo ayaa waxay iga caawiyeen in aan Shiinaha ka soo baxo .
(trg)="50.2"> Oo aan imaado Mareykanka si qaxootinimo ah .

(src)="51"> Я апынуўся ў Амерыцы , не ведаючы ніводнага англійскага слова , але мой сацыяльны працаўнік сказаў , што я павінен пайсці ў школу .
(trg)="51.1"> Waxaan Mareykanka imid anigoo aanan aqoonin 1 eray oo Ingiriisi ah .
(trg)="51.2"> Wuxuu ii sheegay midka mid ah shaqaalaha bulshada in aan aado dugsi sare .

(src)="52"> Нават у Паўночнай Карэі я быў двоечнікам .
(trg)="52"> Xitaa waqooyiga Kuuriya , waxaan ahaa arday F ah .

(src)="53"> ( Смех ) І я ледзь скончыў пачатковую школу .
(trg)="53"> ( Qosol ) Waxaan si dhib badan ku dhameeyay dugsigii hoose .

(src)="54"> Памятаю , як я біўся ў школе па некалькі разоў на дзень .
(trg)="54"> Waxaan la tacalayay in ka badan 1 mar maalinti .

(src)="55"> Падручнікі ды бібліятэка не былі маім месцам для гульняў .
(trg)="55"> Buugaagta iyo maktabada ma aysan aheyn goobta aan ku ciyaaro .

(src)="56"> Мой бацька вельмі стараўся натхніць мяне вучыцца , але ў яго не атрымалася .
(trg)="56.1"> Aabaheyn si adag ayuu iskugu dayay in uu igu qasbo waxbarasho .
(trg)="56.2"> Lakin waa ay shaqeyn weysay .

(src)="57"> У адзін момант ён проста перастаў пытацца .
(trg)="57"> Aabahey wuu iska key dhaafay .

(src)="58"> Сказаў : " Ты мне болей не сын " .
(trg)="58"> Wuxuu yiri , " Wiilkeyga ma tihid intaan ka badan "

(src)="59"> Мне было 11 ці 12 , але гэта мяне вельмі раніла .
(trg)="59"> Waxaan jiray 11 mise 12 , lakin waxay ii dhaawacday si qoto dheer .

(src)="60"> Тым не менш , узровень маёй матывацыі не змяняўся да яго смерці .
(trg)="60.1"> Lakin heerkeyga xiiso .
(trg)="60.2"> Muusan iska badalinin ka hor dhimashadiisa .

(src)="61"> Таму ў Амерыцы было даволі смешна , што мне сказалі ісці ў старэйшую школу .
(trg)="61.1"> Mareykanka waa qeyb ka mid ah maada .
(trg)="61.2"> Waxay dhaheen waa in aad aadaa dugsi sare .

(src)="62"> Я нават у сярэднюю не хадзіў .
(trg)="62"> Maanan aadin xittaa dugsi dhexe .

(src)="63"> Я вырашыў пайсці толькі таму , што так сказалі , не прыкладаючы намаганняў .
(trg)="63.1"> Waan go 'aansaday in aan aado , maxaa yeelay waa ay ii sheegeen .
(trg)="63.2"> Isku day la 'aan badan .

(src)="64"> Але аднойчы я прышоў дадому , а мая прыёмная маці прыгатавала на абед курыныя крылцы .
(trg)="64.1"> Lakin hal maalin , guriga ayaan imid hooyadey .
(trg)="64.2"> Waxay sameysay garbo dooro ( digaag ) .

(src)="65"> І калі я еў , мне захацелася яшчэ аднаго крылца , але я зразумеў , што іх на ўсіх не хопіць , таму вырашыў не браць .
(trg)="65.1"> Inta lagu guda jiray qadada , Waxaan rabooday in aan helo 1 garab kale .
(trg)="65.2"> Waxaan xaqiiqsaday , in aysan dadka dhan u filneyn .
(trg)="65.3"> Waxaan go 'aansaday in aan iska daayo .

(src)="66"> Калі я паглядзеў на сваю талерку , я ўбачыў апошняе крыльца , якое мне аддаў мой прыёмны бацька .
(trg)="66.1"> Waxaan fiiriyay hoos .
(trg)="66.2"> Waxaan arkay garabkii ugu dambeeyay ee digaaga , oo aabahey isiinayo .

(src)="67"> Я быў такі шчаслівы .
(trg)="67"> Aad ayaan u farxay .

(src)="68"> Я паглядзеў на яго , які сядзеў побач .
(trg)="68"> Waan fiiryay isaga oo agteyda fadhiya .