# arq/ted2020-1885.xml.gz
# so/ted2020-1885.xml.gz


(src)="1"> ( أصوات داخل البحر ) هذا الفيديو تم تسجيله في معمل " أكواريوس " تحت سطح البحر ببعد أربع كيلومترات عن ساحل مدينة " كي لارقو " بعمق 60 قدم ( 18 متر ) تحت سطح البحر
(trg)="1"> ( Shanqar biyo ) Viidiyowgaan waxaa lagu qaaday sheeybaar ku yaala bada hoosteeda meel u jirta afar mile xeebta ku taalo Key Largo , hoosna ujirta sagxada ilaa 60 fiit .

(src)="2"> " ناسا " تستعمل هذه البيئة الصارمة لتدريب رواد الفضاء ورواد البحار وفي العام الماضي قاموا بدعوتنا للذهاب معهم
(trg)="2"> NASA waxay u isticmaashaa deegaantan adag si ay ugu taba barto cir bixiyeenada iyo bad maquurayaasha , sanadkii hore , waxay nagu casuumeen iney na wadaan .

(src)="3"> جميع الصور تم التقاطها بواسطة " م ت ب " مفتوح وهو روبوت صنعناه في ورشتنا
(trg)="3"> Viidiyowgani waxaa lagu qaaday aaladeena ROV , taaso ah mashiin sida dadka wax u qabta oo an anagu ku sameenay garaashkeena .

(src)="4"> لذا " م ت ب " تعني " مركبة تحكم عن بعد " والتي يقصد بها في حالتنا مركبتنا الصغيرة هذه التي ترسل فيديو مباشر عبر الخيط النحيف جدًّا إلى الحاسب الآلي
(trg)="4"> ROV ( Remote Operated Vehicle ) oo ah gaari ku shaqeeya rimuud , kaaso anagu aan dhahno mashiinkeenii yaraay kaas oo diro vidiyoowyal toos ah kuna dira xargahaasi dhuudhuuban ee dhanka dambe ee kumpuyuutarka korkiisa .

(src)="5"> المركبة مفتوحة المصدر ، بمعنى أننا ننشر ونشارك جميع ملفات التصاميم وجميع شفراتنا البرمجية عبر الإنترنت معطين الفرصة لأي شخص بتعديل أو تطوير أو تغيير التصميم .
(trg)="5"> waa il furan , macnaha waxan ku daabacnaa oo aana kuwada wadaagna naqashadaha feelalkeena iyo dhamaan sirteena tooska ah , taaso u ogolaneso in qof walbo uu dib uhabeeyo ama hor mariyo ama badalaba naqshada .

(src)="6"> المركبة مصنوعة في الغالب من قطع جاهزة وكلفت أقل بألف مرة من المركبة التي استخدمها " جيمس كاميرون " لاستكشاف سفينة " تايتانيك "
(trg)="6"> qeebihiisa oo dhan waa la dhameestiray qiima hiisana kun goor ayuu ka raqiisan yahay ROVs-kii James Cameron uu isticmaalay markii uu baarayay Titanic .

(src)="7"> لذلك الــ " م ت ب " ليست جديدة
(trg)="7"> Marka ROVs-ka ma cusba .

(src)="8"> فقد تمت صناعتها منذ عقود مضت
(trg)="8"> Tobaneeyo sano ayee yaalaan

(src)="9"> وقام العلماء باستخدامها لاستكشاف المحيطات
(trg)="9"> Seynis yahanada ayaa isticmaalo ROVs si ay bada ugu baaran .

(src)="10"> شركات النفط والغاز استخدمتها للاستكشاف والبناء
(trg)="10"> Shirkadaha gaaska iyo saliida xita baaritaanada ayee u istcimaalan iyo dhismayaasha .

(src)="11"> ما صنعناه ليس فريدًا
(trg)="11"> Sheeygan aan hada dhisnay ma aha wax aan caadi aheen .

(src)="12"> ولكن كيف صنعناه هو الفريد
(trg)="12"> ee sida aan u dhisnay ayaa ah wax aan caadi aheen .

(src)="13"> لذلك أريد أن أعطيكم قصة قصيرة عن بدايتنا
(trg)="13"> Marka waxaan hada idiin sheegaya sidii aan u sameenay .

(src)="14"> قبل عدة سنوات ، صديقي " إريك " وأنا قررنا أن نستكشف كهفًا تحت البحر في سفوح جبال " سييرا "
(trg)="14"> Sanado yar ka hor , aniga iyo saaxibkeyga Eric waxan go 'aan sanay inaan baarno god ku yaalo biyaha hoosteeda buuraha yaryar ee Sierras .

(src)="15"> لقد سمعنا عن قصة الذهب الضائع في عصر الاندفاع نحو سرقة الذهب وأردنا الذهاب إلى هناك
(trg)="15"> waxna horay u maqal nay sheeko ku saabsan dahab lumay taaso ka qeeb aheed xaalufitankii dahabka , waxaana rabnay inaan aadno halkaas .

(src)="16"> للأسف ، لم يكن لدينا أي مال ولم يكن لدينا أي أدوات لصنعها
(trg)="16"> Nasiib xumo , wax lacag ah maanan heesan wax qalab ah aanku hool galno xitaa maanan heesanin .

(src)="17"> وكانت لدى " إريك " فكرة مبدئية لصناعة روبوت ، ولكن لم يكن لدينا فكرة عن القطع التي نحتاجها لذلك قمنا بما يمكن أن يقوم به أي شخص بوضعنا قمنا بطلب المساعدة عبر الإنترنت
(trg)="17"> Marka Eric ayaa wuxuu hayay fekrad naqshad mashiina ah , laakin maanan heesan qeeybaha mashiinka oo dhan , wixii qof walbo sameeyn lahaay aan anagana sameeynay : shabakada internetka ayaan caawinaad weedisanay .

(src)="18"> وبشكل دقيق ، قمنا بإنشاء هذا الموقع openROV.com وقمنا بمشاركة أهدافنا وخططنا خلال أشهر قليلة ، فقط إريك وأنا من كان يتحدث عبر المنتديات ولكن بعدها بوقت قصير ، بدأنا بتلقي ردود وآراء من مصنعين وهواة ثم من مهندسي محيطات محترفين والذين كانت لديهم اقتراحات لما يفترض بنا عمله .
(trg)="18.1"> Si cad , waxaan sameeynay website-kaan , openROV.com , oo aan ku wadaaganay qorsha-yaashena iyo damac-yadeena .
(trg)="18.2"> Bilashii ugu horeysay , aniga iyo Eric qudha ayaa fagaarayaasha iskagala hadleeynay , laakin dhaqsi ahaantiiba , waxaan bilaawnay inaan helno jawaab-celis ama natiijo taaso ka imaneysay kuwa jecel iyo kuwa sameeyaba , hadana injineero caalami ah oo badeed kuwaso na siinayay fekrada ah wixii aan sameeyn lahayn .

(src)="19"> ظللنا نعمل عليها . تعلمنا كثيرًا
(trg)="19.1"> shaqadeena ayaa iska wadanay .
(trg)="19.2"> Wax badan ayaan baranay .

(src)="20"> واصلنا صناعة نماذج للمركبة ، وأخيرًا ، قررنا الذهاب للكهف . فقد كنا مستعدين .
(trg)="20"> Isku daygeenii aan wadanay , ugu dambeeyntii , waxaan go 'aan sanay inaan godka aadno .

(src)="21"> وأثناء ذلك الوقت ، ما أنجزناه أصبح قصة ، وقامت بتغطيتها جريدة " نيويورك تايمز " .
(trg)="21.1"> diyaar ayaan aheyn .
(trg)="21.2"> Waqtigaas , hoosheeni yareed waxay noqotay sheeko aad u weyn , Joornaalka New York Times ayaana lagu soo daabacay .

(src)="22"> وكنا مغمورين نوعًا ما باهتمام الناس الذين أرادوا القطع ليقوموا بأنفسهم بتجميع المركبة
(trg)="22"> Waxaana aad ula dhacnay Xiisaha dadka ka imaanayo kuwaaso rabay qalabka kuwaso rabay inaay iyaga laftirkooda dhisaan ROVs-kaan furan .

(src)="23"> لذلك قررنا وضع المشروع في موقع " KickStarter " وعندما قمنا بذلك ، حصلنا على التمويل الذي نحتاجه خلال ساعتين وفجأة ، صار لدينا المال الكافي لعمل القطع المطلوبة
(trg)="23"> Waxan go 'aan sanay inaan mashruucena soo ban dhigno , waana soo bandhignay , laba saac gudahooda ayaan lacag kusoo aruurinay , silama filaan ahna , lacag ayaan helnay oo aan qalabkaan kusameeyno .

(src)="24"> ولكن اضطررنا لتعلم كيفية عملها .
(trg)="24"> Lakin waxan ku qasbeneen inan barano sida loo sameyo .

(src)="25"> أقصد ، اضطررنا لتعلم كيفية الصناعة بكميات قليلة
(trg)="25"> macnaha , dufcad yar xitaa inaan sameyno ayaan rabnay .

(src)="26"> وخلال لحظات ، أدركنا أن ورشتنا لم تكن كبيرة بما فيه الكفاية لاحتواء صناعة القطع
(trg)="26"> Marka waxan isla markiiba ogaanay in garaashkeenu uusan aad ugu filneen hool galkeena sii weeynanaya

(src)="27"> ولكن استطعنا إنجازها ، فقد قمنا بصناعة جميع القطع شكرًا جزيلًا لورشة " TechShop " الذين ساعدونا بشكل كبير وقمنا بشحن القطع لأنحاء العالم مباشرة قبل الكريسماس في السنة الماضية والذي كان قبل أشهر قليلة ماضية
(trg)="27"> Laakin waan wada sameynay , qalabka dhan waan sameynay , mahad waxa leh ' TechShop ' oo aad noo caawiyay qalabkiyo dhan dunida ayaan udirnay kahor Christmas-kii sanandii hore , bilooyin ka hor ayeey aheyd .

(src)="28"> وبدأنا حاليًّا بالحصول على فيديوهات وصور من جميع أنحاء العالم من ضمنها هذه اللقطة من تحت الثلج في الأنتاركتيكا
(trg)="28"> Laakin waxaan isla mar ahaantiiba heleena fiidiyowyaal iyo sawiro aduunka daafihiisa nooga imanayey , kana mid ah sawirkaan barafka ka hooseyo ee Antarctica .

(src)="29"> وأيضًا أدركنا أن البطاريق تحب الروبوتات
(trg)="29"> Waxan kaloo ogaanay in shimbir-badeeda xitaa ay jeceshahay mashiinkan .

(src)="30"> ( ضحك ) وحاليًّا لا زلنا ننشر جميع تصاميمنا عبر الإنترنت ، لنحفز أي شخص ليصنعها بنفسه .
(trg)="30"> ( Qosol ) Weli waxaan online-ka ku daabaceena naqshadaha , anagoo qofwalbo ku dhiiri galineeno inuu naftirkiisa dhiso qalabkaan .

(src)="31"> وهذه الطريقة الوحيدة التي مكنتنا من إنجاز ذلك .
(trg)="31"> waa wadad kaliya aan ku sameeyn karno midan .

(src)="32"> بما أننا مصدر مفتوح ، فقد قمنا بإنشاء شبكة الأبحاث والتطوير هذه ، ونحن نتطور أسرع من أي تجارة أخرى مماثلة
(trg)="32"> il ahaan , waxaan abuurnay Shabakadan R & amp ; D ah aad baynu shaqadeena ugu hormaraysa markii loo bar bar dhigo kuwa aan isku shaqada nahay .

(src)="33"> ولكن الروبوت كان فقط نصف القصة .
(trg)="33"> Laakin mashiinka sax ah wax yar ayee sheekadenu ka quseesa .

(src)="34"> الإمكانيات الحقيقية ، الإمكانيات طويلة المدى ، هي بوجود مستكشفي المحيطات " الذين يصنعون بأنفسهم " الموجودين في مختلف أنحاء العالم
(trg)="34"> Macquul galka rasmiga ah , macquul galkii dheeraa , waa shacabkani baaritaanka iska wax u qabsada ah bada ka wado kuwaaso aduunka ku faafayo .

(src)="35"> ما الذي يمكن أن نستكشف عندما تكون هناك مئات الآلاف من هذه المنتجات تجول في البحار ؟
(trg)="35"> maxaa ka xaqiiqsan karnaa mar ay kumaaan aaladahaan ahi ay jiraan kuwaaso bada ku wareeganayo ?

(src)="36"> أظنكم جميعًا تتساءلون : الكهف .
(trg)="36"> Run ahaantii waxaad ka fekeraysan : godki ,

(src)="37"> هل وجدتم الذهب ؟
(trg)="37"> Dahabkii miyaa heshay ?

(src)="38"> حسنًا ، لم نجد أي ذهب . ولكنا أدركنا أن ما وجدنا كان أكثر قيمة بكثير .
(trg)="38"> Wax dahab ah maanan helin , laakin waxaan go 'aansanay wixii aan helnay inuu ahaa wax dahabka ka qaalisan .

(src)="39"> كانت اللمحة الخاطفة لمستقبل محتمل لاستكشاف المحيطات .
(trg)="39"> waxay ahey jileecid oo aan mustaqbalka umilicsnay baaritaanka bada .

(src)="40"> إنها شيء غير محصور على " جيمس كاميرون " ( المستكشفين ) حول العالم ولكنه شيء نشارك فيه جميعًا
(trg)="40"> waa sheey aanan ku ekeen kaliya James Cameron-kii dunida , laakin waa sheey aan dhamaantenaba ka qeeb qaadaneno .

(src)="41"> إنه عالم ما تحت المياه نستكشفه جميعًا مع بعضنا .
(trg)="41"> waa dunida biyaha hoosteeda jirta si wadajir ahaana ayaan u wada baareena .

(src)="42"> شكرًا
(trg)="42"> Mahadsanidiin .

(src)="43"> ( تصفيق )
(trg)="43"> ( Sacbis )

# arq/ted2020-70.xml.gz
# so/ted2020-70.xml.gz


(src)="1"> F el-ḥeqq , hadi muḥaḍara ntaɛ saɛtin nmedha l el-ṭalaba ntaɛ el-lisiyat , meqṣuṣa hnaya l telt dqayeq Kul ši bda f waḥed el-nhar fi ṭeyyara , f ṭriqi beš neḥḍer l TED ,
(trg)="1"> Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah , Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran , oo u socda TED ,

(src)="2.1"> hadi sebɛ snin fatet .
(src)="2.2"> W f el-kursi elli quddami
(trg)="2.1"> Todobo sano ka hor .
(trg)="2.2"> Iyo fadhiga dhinecay ah

(src)="3"> kanet qaɛda waḥed el-ɛziba , teqra f el-lisi , Ɛaylatha zawaliya w meɛduma b el-bezzaf .
(trg)="3"> Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah , Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah .

(src)="4.1"> W kanet baġya tdir keš ḥaja fi ḥyatha , w seqsatni swal ṣġir w sahel .
(src)="4.2"> Qaletli : " Weš huwa elli yweṣṣel l el-njaḥ ? "
(trg)="4.1"> Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso , Waxeyna i weydisey su 'aal fudud .
(trg)="4.2"> Waxey tiri , " maxaa guul lagu gaaraa " ?

(src)="5"> W ḥessit ruḥi ṣeḥḥ kelli tfukert ,
(trg)="5"> Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey .

(src)="6"> laxaṭerš ma qdertš neɛṭilha jwab wafi .
(trg)="6"> Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican .

(src)="7"> ' Beɛdatik , nzelt m el-ṭeyyara , w jit l TED .
(trg)="7"> Marka diyaarada ayaan kasoo dagey , TED ayaan imaadey .

(src)="8.1"> W xemmemt temmatik : Ya el-Zeḥḥ !
(src)="8.2"> Rani fi weṣṭ ṣala mɛemra b nas najḥin !
(trg)="8"> Waxaan ku fikirey , Hoogayey , waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan !

(src)="9"> Ɛlah ma nseqsihumš weš elli ɛawenhum beš nejḥu , w nqerrih l el-drari ?
(trg)="9"> Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey 0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer ?

(src)="10"> ' Amala , rana hna , sebɛ snin , 500 ' intervyu beɛdatik , w ġadi nqullkum šahuwala ṣeḥḥ elli yweṣṣel l el-njaḥ w yxelli nas TED yezzeġdu .
(trg)="10"> Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa , todobo sano , 500 oo wareysi ka bacdi , Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro oo ka dhiga kuwa TED 'ka sax .

(src)="11"> W el-ḥeyya el- 'ewla hiya el-welɛa ( ki el-waḥed ykun muluɛ b keš ḥaja )
(trg)="11"> Midka uga horeeyana waa Dareen .

(src)="12"> Freeman Thomas yqul : " el-welɛa hiya elli tseyyerni . "
(trg)="12"> Free man Thomas wuxuu yiri , " Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga . "

(src)="13"> Nas TED ydiru weš rahum ydiru laxaṭerš yebġu weš rahum ywasu ; mši ɛla jal el-drahem .
(trg)="13"> ReernTED waxey u sameeyaan jecel ; ma u sameeyaan lacag awgeed

(src)="14"> Carol Coletta tqul : " Madabiya nxelleṣ keš waḥed ġir beš neqder ndir weš rani nwasi . "
(trg)="14"> Carol Coletta ayaa yiri , " Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa . "

(src)="15"> W el-ḥeyya el-muhhima hiya : lakan tdirha b sebba 't el-rešqa , el-drahem yju waḥedhum .
(trg)="15"> waxa xiisaha leh ayaa ah : Hadaad jecel aad u sameyso , lacag ayada aa iska imaaneyso .

(src)="16.1"> Xedma !
(src)="16.2"> Rupert Murdoch qalli : " Kulši yji b el-thenbir . "
(trg)="16.1"> dadaal !
(trg)="16.2"> Rupert Murdoch ayaa igu yiri , " waxa dhan waa dadaal .

(src)="17.1"> Ḥetta ḥaja ma tji sahla .
(src)="17.2"> Beṣṣaḥ , netsella b el-bezzaf . "
(trg)="17"> Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan , laakiin waxaan leeyahay waqti fiican . "

(src)="18.1"> Qal tselya ?
(src)="18.2"> Rupert ?
(trg)="18.1"> Ma kaftan buu yiri ?
(trg)="18.2"> Rupert ?

(src)="19.1"> Wah !
(src)="19.2"> Nas TED yetsellaw w huwa yexxedmu .
(src)="19.3"> W yhenbru .
(trg)="19"> haa ! dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo

(src)="20"> Fhemt belli huma mši henbriyin .
(trg)="20"> waxaan ogaadey in aysan jirin damuur. waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah .

(src)="21.1"> Huma meḍrubin ɛla el-xedma .
(src)="21.2"> Mliḥ - Mxeyyer !
(src)="21.3"> Alex Garden yqul : " Beš tkun najeḥ , dexxel rasek fi keš ḥaja
(trg)="21.1"> Good !
(trg)="21.2"> Alex Garden ayaa yiri , " si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid

(src)="22.1"> w redd ruḥek el-mxeyyer fiha . "
(src)="22.2"> Ma fiha ḥetta sḥur ; tmerren , tmerren , tmerren .
(trg)="22.1"> sida aad ugu fiicnaatid . "
(trg)="22.2"> Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal , dadaa , dadaal .

(src)="23"> W hiya gana Terkaz .
(trg)="23"> Iyo in aad diirada saartid .

(src)="24"> Norman Jewison qalli : " Fi mizi , kul ši merbuṭ b el-terkaz ntaɛek ɛla ḥaja weḥda . "
(trg)="24"> Norman Jewison ayaa igu yiri , " Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey . "

(src)="25.1"> W zeyyer !
(src)="25.2"> David Gallo yqul , " Zeyyer ruḥek .
(trg)="25.1"> IIyo riixid !
(trg)="25.2"> David Gallo ayaa yiri , " naftaada riix .

(src)="26"> F el-kor ntaɛek w fi ɛeqlek , yliqlek tzeyyer , tzeyyer w tzeyyer . "
(trg)="26"> Jismi ahaan , masqax ahaan , waad in aad riixdaa , riix , riix . "

(src)="27"> Lazemlek tzeyyer ruḥek beš tbeɛɛed el-ḥešma w el-šekk fi datek .
(trg)="27"> Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is-Shaki .

(src)="28"> Goldie Hawn tqul : " Dima šekkit fi dati .
(trg)="28"> Goldie Hawn ayaa tiri , " aniga mar walba waxaan lahaa iska-shaki badan .

(src)="29"> Ma kuntš mliḥa kima yelzem ; ma kuntš faṭna kima yelzem .
(trg)="29"> Aniga saas uma fiicneyn ; aniga saas uma caqli badneen .

(src)="30"> Ma ḥsebtš bellli ndirha . "
(trg)="30"> Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo . "

(src)="31"> Ḍerwek , mši dima sahla beš tzeyyer ruḥek , ɛla biha xtarɛu el-yemmayen .
(trg)="31"> Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid , Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen .

(src)="32"> ( Ḍeḥk ) Frank Gehry -- Frank Gehry qalli : " ' Ana , yemma zeyretni . "
(trg)="32"> ( Qosol ) Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri , " hooyadey ayaa i riixi jirtey . "

(src)="33.1"> Xdem w Dir mziyat !
(src)="33.2"> Sherwin Nuland yqul : " Kunt mezhar ki xdemt ṭbib . "
(trg)="33.1"> adeeg !
(trg)="33.2"> Sherwin Nuland ayaa yiri , " Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar . "

(src)="34"> Ḍerwek , bezzaf bzuza yqululi belli rahum ḥabin ywellu málin mlayen .
(trg)="34"> Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka .

(src)="35"> W el-ḥaja el- 'ewla elli nqulhalhum hiya : " Ṣeḥḥa , ma teqderš texdem ruḥek ; lazelmek texdem ( w tdir mziya fi ) ġirek b ḥaja fiha qima ( fayda )
(trg)="35"> waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa : " Hagaag , si fiican naftaada uma adeegi karto ; waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah .

(src)="36"> Laxaṭerš hadi hiya el-sira elli el-nas twelli biha mrefḥa . "
(trg)="36"> Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan . "

(src)="37.1"> Fkar !
(src)="37.2"> Men nas TED , yqul Bill Gates : " Kanet ɛendi fekra :
(trg)="37"> Fikradadha !

(src)="38"> nṭelleɛ el-šarika el- 'ewla ntaɛ el-baramej dyal el-ḥasub el-ṣġir
(trg)="38"> Bill gates ayaa yiri , , " waxaan hayaa fikrad : asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer . "

(src)="39"> Neqder nqul kanet fekra mxeyra .
(trg)="39"> Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan .

(src)="40.1"> W ma fiha ḥetta sḥur f el-bdaɛ ( kreyativite ) ki el-waḥed yjib fkar -- hiya , ġir , ki ydir el-waḥed ṣwaleḥ sahlin .
(src)="40.2"> [ Smeɛ , Šuf , Kunek qerɛaji , Seqsi , Ḥell el-mašakil , Rbeṭ bin el-ṣwaleḥ ]
(trg)="40"> Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad --- Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer .

(src)="41"> W nmedd šḥal men bayan .
(trg)="41"> Waxaana siisaa caddeymo badan .

(src)="42.1"> Ɛeṣṣeṣ !
(src)="42.2"> Joe Kraus yqul :
(trg)="42.1"> Ku adkeysasho !
(trg)="42.2"> Joe Kraus ayaa yiri ,

(src)="43"> " el-teɛṣaṣ huwa el-sebba el- 'ewla elli txelli el-waḥed yenjeḥ . "
(trg)="43"> " Adkeysiga ayaa ah sababta ugu horeeya ee aan ku gaarno guul . "

(src)="44.1"> Yliqlek tɛeṣṣeṣ mɛa kul xsara .
(src)="44.2"> Yliqlek tɛeṣṣeṣ mɛa el-CRAP ( xra , ḥbuba )
(trg)="44"> Waa in aad ku adkeysataa guuldarada , waa in aad ku adkeysataa waqtiga dhibka !

(src)="45"> elli bayen meɛnatu : " neqd , refḍ , bhalil w ḍeġṭ . "
(trg)="45"> Taas oo dhab ahaantii ula micno ah " " Naqdiga , Diidmada , maasuq ah iyo Cadaadiska . "

(src)="46"> ( Ḍeḥk ) ' Amala el-jwab -- el-kbir , ntaɛ had el-swal ... sahel : Xelleṣ 4.000 ḥebba ( dollars ) and rwaḥ l TED .
(trg)="46"> ( Qosol ) marka waxa weyn -- suaashaan jawaabteeda waa fudeed : ama bixi 4,000 oo doolar waxaadna imaadaa TED

(src)="47"> W ' ida ma nejjemtš , dir el-temn ṣwaleḥ -- w ṣeddeqni , hadu huma el-temn ṣwaleḥ el-kbar elli ywweṣlu l el-njaḥ .
(trg)="47"> hadii taas aad ku guul dareysitidna , fuli sideedaan sheey -- i aamin ku wani waa sideeda shey ee ugu weyn taas oo ku gaarsiineyso guul

(src)="48"> Ṣeḥḥitu ya nas TED ɛla jal gaɛ el-intervyu ntaweɛkum !
(trg)="48"> waad mahadsantihiin reer TED wareysigiina oo dhan !