# am/ted2020-70.xml.gz
# so/ted2020-70.xml.gz


(src)="1"> ይሄ ለሁለተኛ ደረጃ ተማሪዎች የሰጠሁት ገለጻ ነው በሶስት ደቂቃ አሳጥሬው ነው
(trg)="1"> Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah , Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran , oo u socda TED ,

(src)="2"> ነገሩ የተጀመረው አንድ ቀን አውሮፕላን ላይ ሆኜ ወደ ቴድ እያመራሁ ሳለ ነበር ከሰባት አመት በፊት
(trg)="2.1"> Todobo sano ka hor .
(trg)="2.2"> Iyo fadhiga dhinecay ah

(src)="3"> ከጎኔ ካለው መቀመጫ የሁለተኛ ደረጃ ተማሪ ልጅ ተቀምጣ ነበር በጣም ደሀ ከሆኑ ቤተሰቦች የተገኘች ናት
(trg)="3"> Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah , Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah .

(src)="4"> እናም በህይወቷ የላቀ ነገር ለማድረግ ትፈልጋለች ቀላል ጥያቄ ጠየቀችኝ
(trg)="4.1"> Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso , Waxeyna i weydisey su 'aal fudud .
(trg)="4.2"> Waxey tiri , " maxaa guul lagu gaaraa " ?

(src)="5"> ወደ ስኬት የሚያደርሰው ምንድ ነው ?
(trg)="5"> Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey .

(src)="6"> አለችኝ በራሴ በጣም አዘንኩ ! ምክንያቱም ጥሩ የሆነ መልስ ልሰጣት ስላልቻልኩ ነበር
(trg)="6"> Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican .

(src)="7"> ስለዚህ ከአውሮፕላን ወርጄ ወደ ቴድ መጣሁ
(trg)="7"> Marka diyaarada ayaan kasoo dagey , TED ayaan imaadey .

(src)="8"> ሳስበው ስኬታማ የሆኑ ሰዎች የሞሉበት ክፍል መሀል ነው ያለሁት
(trg)="8"> Waxaan ku fikirey , Hoogayey , waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan !

(src)="9"> ስለዚህ ምን ለስኬት እንዳበቃቸው ! ለምን አልጠይቃቸውም ? እና ያንን ለልጆች ለምን አላስተላልፍም ?
(trg)="9"> Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey 0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer ?

(src)="10"> አልኩ ይኀው ከሰባት አመታት ፣ ከ 500 ቃለ መጠይቆች በኋላ በትክክል ወደ ስኬት ምን አንደሚመራቹ እነግራቹሀለው እናም ቴድ ተናጋሪዎችን የሚነካ ነው
(trg)="10"> Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa , todobo sano , 500 oo wareysi ka bacdi , Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro oo ka dhiga kuwa TED 'ka sax .

(src)="11"> የመጀመሪያው ጽኑ ፍላጎት ነው !
(trg)="11"> Midka uga horeeyana waa Dareen .

(src)="12"> ፍሪማን ቶማስ እንዳለው " የሚገፋኝ ጽኑ ፍላጎቴ ነው "
(trg)="12"> Free man Thomas wuxuu yiri , " Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga . "

(src)="13"> ቴድ ተናጋሪዎችን ወደውት ነው የሚሰሩት ለገንዝብ ብለው አይደለም
(trg)="13"> ReernTED waxey u sameeyaan jecel ; ma u sameeyaan lacag awgeed

(src)="14"> ካሮል ኮሌታአ እንዳለችው " እኔ የምሰራውን ለሚሰራ ሰው እከፍላለሁ "
(trg)="14"> Carol Coletta ayaa yiri , " Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa . "

(src)="15"> ደስ የሚለው ነገር ! ወዳችሁት የምታደርጉት ከሆነ ገንዘቡም መምጣቱ አይቀርም
(trg)="15"> waxa xiisaha leh ayaa ah : Hadaad jecel aad u sameyso , lacag ayada aa iska imaaneyso .

(src)="16"> መስራት ! ሩፐርት ሙትዶች ያለኝ " ተግቶ መስራት ነው ፣
(trg)="16.1"> dadaal !
(trg)="16.2"> Rupert Murdoch ayaa igu yiri , " waxa dhan waa dadaal .

(src)="17"> ምንም ነገር በቀላሉ አይገኝም ፣ ግን በመስራት ብዙ ደስታ አገኛለሁ "
(trg)="17"> Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan , laakiin waxaan leeyahay waqti fiican . "

(src)="18"> ደስታ ነው ያለው ? ሩፐርት ! ?
(trg)="18.1"> Ma kaftan buu yiri ?
(trg)="18.2"> Rupert ?

(src)="19"> አዎ ! ( ሳቅ ) ቴድ ተናጋሪዎችን በስራቸው ደስታ ያገኛሉ እናም ተግተው ይሰራሉ
(trg)="19"> haa ! dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo

(src)="20"> ሲገባኝ ! የስራ ሱስኞች አይደሉም !
(trg)="20"> waxaan ogaadey in aysan jirin damuur. waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah .

(src)="21"> ስራ ወዳድ ናቸው ! ( ሳቅ ) ጥሩ !
(trg)="21.1"> Good !
(trg)="21.2"> Alex Garden ayaa yiri , " si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid

(src)="22"> ( ጭብጨባ ) አሌክስ ጋርደን እንዳለው " ስኬታማ ለመሆን አንድ ነገር ውስጥ አነፍንፉና በነገሩ የተዋጣላቹ ሁኑ !
(trg)="22.1"> sida aad ugu fiicnaatid . "
(trg)="22.2"> Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal , dadaa , dadaal .

(src)="24"> ሌላው ትኩረት ነው !
(trg)="23"> Iyo in aad diirada saartid .

(src)="25"> ኖርማን ጄዊሰን እንዳለኝ ሳስበው ! ራስን በአንድ ነገር ላይ ትኩረት ማድረግ ነው
(trg)="24"> Norman Jewison ayaa igu yiri , " Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey . "

(src)="26"> እና መግፋት !
(trg)="25.1"> IIyo riixid !
(trg)="25.2"> David Gallo ayaa yiri , " naftaada riix .

(src)="28"> በአካል ፣ በአምሮ ፣ እራስህ መግፋት አለብህ ! መግፋት !
(trg)="26"> Jismi ahaan , masqax ahaan , waad in aad riixdaa , riix , riix . "

(src)="29"> መግፋት ! መግፋት ! " ማፈርህን ፣ በራስ መጠራጠርን መግፋት አለብህ !
(trg)="27"> Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is-Shaki .

(src)="30"> ጎልዲ ሃውን አንዳለው " ሁሌም በራሴ ላይ ጥርጣሬ ነበረኝ
(trg)="28"> Goldie Hawn ayaa tiri , " aniga mar walba waxaan lahaa iska-shaki badan .

(src)="31"> ብቁ አይደለሁም ፣ ጎበዝ አይደለሁም ፣
(trg)="29"> Aniga saas uma fiicneyn ; aniga saas uma caqli badneen .

(src)="32"> የሚሳካልኝ አይመስለኝም ነበር "
(trg)="30"> Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo . "

(src)="33"> እራስን መግፋት ሁሌም ቀላል አይሆንም ! ለዛም ነው እናቶች የተፈጠሩት !
(trg)="31"> Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid , Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen .

(src)="34"> ( ሳቅ ) ( ጭብጨባ ) ፍሬንክ ጌሪይ ምን አለኝ እናቴነች ስትገፋኝ የነበረው
(trg)="32"> ( Qosol ) Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri , " hooyadey ayaa i riixi jirtey . "

(src)="35"> ( ሳቅ ) ማገልገል !
(trg)="33.1"> adeeg !
(trg)="33.2"> Sherwin Nuland ayaa yiri , " Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar . "

(src)="37"> ብዙ ልጆች ሚሊየነር መሆን እንደሚፈልጉ ይነግሩኛል
(trg)="34"> Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka .

(src)="38"> መጀመሪያ የምላቸው ነገር " እሺ ፣ እራሳችሁን ማገልገል አትችሉም በሆነ ዋጋ ባለው ነገር ሌላውን መጥቀም አለባችሁ
(trg)="35"> waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa : " Hagaag , si fiican naftaada uma adeegi karto ; waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah .

(src)="39"> ምክንያቱም ሰዎች ሀብታም የሚሆኑት በዚህ መንገድ ነው "
(trg)="36"> Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan . "

(src)="40"> ሀሳብ !
(trg)="37"> Fikradadha !

(src)="41"> ቴድ ተናጋሪ ቢል ጌትስ እንዳለው " አንድ ሀሳብ ነበረኝ ፣ የመጀመሪያውን የማይክሮ ኮምፒውተር ሶፍትዌር ካምፓኒ የማቋቋም ሀሳብ
(trg)="38"> Bill gates ayaa yiri , , " waxaan hayaa fikrad : asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer . "

(src)="42"> በጣም ምርጥ ሀሳብ ነበር
(trg)="39"> Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan .

(src)="43"> ሀሳብ ማፍለቅ ተአምር የለውም ቀላል ነገር እንደማድረግ ነው
(trg)="40"> Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad --- Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer .

(src)="44"> ለዚህም ብዙ ማስረጃ ማቅረብ እችላለሁ "
(trg)="41"> Waxaana siisaa caddeymo badan .

(src)="45"> መጽናት !
(trg)="42.1"> Ku adkeysasho !
(trg)="42.2"> Joe Kraus ayaa yiri ,

(src)="46"> ጆይ ክራውስ እንዳለው መጽናት ለስኬታችን ቁጥር አንድ ምክንያት ነው
(trg)="43"> " Adkeysiga ayaa ah sababta ugu horeeya ee aan ku gaarno guul . "

(src)="47"> በውድቀት መሀል መጽናት አለባቹ በችግር ውስጥ መጽናት አለባቹ
(trg)="44"> Waa in aad ku adkeysataa guuldarada , waa in aad ku adkeysataa waqtiga dhibka !

(src)="48"> ያ ማለት ትችት ፤ ተቃውሞ ፣ አይረቤ ሰዎችና ግፊት
(trg)="45"> Taas oo dhab ahaantii ula micno ah " " Naqdiga , Diidmada , maasuq ah iyo Cadaadiska . "

(src)="49"> ( ሳቅ ) የዚህ ትልቅ ጥያቄ መልስ ቀላል ነው 4 ሺ ክፍሎ ወደ ቴድ መምጣት
(trg)="46"> ( Qosol ) marka waxa weyn -- suaashaan jawaabteeda waa fudeed : ama bixi 4,000 oo doolar waxaadna imaadaa TED

(src)="50"> ( ሳቅ ) ያ ካልሆነላቹ ! እነዚህን ስምንት ነገሮች አድርጉ ደግሞም እመኑኝ ! እነዚህ ስምንት ታላቅ ነገሮች ናቸው ወደ ስኬት የሚመሩት
(trg)="47"> hadii taas aad ku guul dareysitidna , fuli sideedaan sheey -- i aamin ku wani waa sideeda shey ee ugu weyn taas oo ku gaarsiineyso guul

(src)="51"> ቴድ ተናጋሪዎችን ለሰጣችሁን ቃለመጠይቅ ሁሉ አመሰግናለሁ !
(trg)="48"> waad mahadsantihiin reer TED wareysigiina oo dhan !