# af/ted2020-1755.xml.gz
# so/ted2020-1755.xml.gz


(src)="1"> Ek 's opgelei om ' n gimnas te word vir twee jaar in Hunan , Sjina in die 1970 's .
(trg)="1"> Waxa la ii taba-barey in aan noqdo tababare jimicsi mudo labo sano ah gudaha Hunan , china 1970kii .

(src)="2"> In graad 1 , wou die regering my na ' n skool vir atlete oorplaas -- alle kostes betaal .
(trg)="2"> markaan fasalka koowaad ahaa , dowdala ayaa waxey rabtey in ay igu wareejiso dugsi loogu talagalay ciyaaraha fudud , oo dhamaan qarashaatka lagaa bixinaayo .

(src)="3"> Maar my tier-ma het gesê : " Nee . "
(trg)="3"> laakin hooyadeydii geesiyada aheeed ayaa dhahdey , " maya . "

(src)="4"> My ouers wou hê ek moes ' n ingenieur soos hulle word .
(trg)="4"> waalidiinteyda waxey rabeen in aan noqdo injineer ayaga oo kala ah .

(src)="5"> Hulle 't die Kulturele Rewolusie oorleef en dus vas geglo aan één weg tot geluk : ' n veilige en goed-betaalde werk .
(trg)="5"> kadib markii laga soo badbaadey kacaanka dhaqameed , waxey si adag u aaminsanaayeen in keliya ay jirto hal wado si loo helo farxad : amaan iyo shaqo lacag fiican leh .

(src)="6"> Dis nie belangrik of ek daarvan hou nie .
(trg)="6"> muhiim ma ahan hadii aan jeclahay shaqada ama hadaan jecleenba

(src)="7"> Maar my droom was om ' n Sjinese operasangeres te word .
(trg)="7"> laakiin aniga riyadeyda waxey aheed in aan noqdo heesaay chineese ah .

(src)="8"> Hier speel ek my denkbeeldige klavier .
(trg)="8"> taasi waa aniga oo ciyaaraya piano khiyaali ah .

(src)="9"> ' n Operasangeres moet van jongs af akrobatiek begin leer , so ek 't als probeer om operaskool toe te gaan .
(trg)="9"> heesayad fanka waa in ay tababar bilowdaa aydoo yer si ay u barato jimnaastik , sidaa darteed waxaan isku dayay waxkasta si aan u aado dugsiga fanka .

(src)="10"> Ek 't selfs aan die skoolhoof geskryf en aan die aanbieder van ' n radioprogram .
(trg)="10"> Waxaan xitaa u qoray in maamulaha dugsiga iyo kuwa martida u ah barnaamijyada raadiyaha .

(src)="11"> Maar geen volwassenes het van die idee gehou nie .
(trg)="11"> laakiin dadka waaweyn ma ka helin fikrada .

(src)="12"> Geen volwassenes het geglo ek was ernstig nie .
(trg)="12"> dadka waaweyn ma aaminsaneen in ay dhab iga tahay .

(src)="13"> Net my vriende het my ondersteun , maar hulle was kinders , net so magteloos soos ek .
(trg)="13"> Saaxiibaday oo keliya ayaa igu taageeray , laakiin iyagu waxay ahaayeen carruur , sida aniga camal awood la 'aan aan u ahay .

(src)="14"> Op 15 het ek geweet dat ek te oud is om opgelei te word .
(trg)="14"> markaan soo gaarey da 'da 15jir . waxaan ogaadey in aan weynaadey oo la i tababari karo .

(src)="15"> My droom sou nooit waar word nie .
(trg)="15"> riyadeydu marna ma rumoowi doonto .

(src)="16"> Ek was bevrees dat vir die res van my lewe ' n tweedeklas geluk die beste was waarop ek kon hoop .
(trg)="16"> waxaan ka baqaayey in inta ka dhiman nolosheyda in farxad labaad un ay noqon doonto waxa ugu fiican aan rajeynaayo .

(src)="17"> Maar dis so onregverdig .
(trg)="17"> laakiin taasi cadaalad ma ahin .

(src)="18"> So was ek vasbeslote om nog ' n roeping te vind .
(trg)="18"> sidaas darteed waxaan goostey in aan raadiyo wado kele .

(src)="19"> Niemand om my te leer nie ?
(trg)="19"> ma jiro qof ii dhow oo wax i baraayo ?

(src)="20.1"> Wel , gaaf .
(src)="20.2"> Dan keer ek my tot boeke .
(trg)="20"> hagaag , waxaan u jeestey buugaagta .

(src)="21.1"> Ek 't my honger vir ouerlike advies gestil met ' n boek deur ' n familie van skrywers en musikante .
(src)="21.2"> [ " Correspondence in the Family of Fou Lei " ] Ek 't my rolmodel van ' n onafhanklike vrou gevind , al verlang Konfusiaanse tradisie gehoorsaamheid .
(src)="21.3"> [ " Jane Eyre " ] En ek 't uit dié boek geleer om effektief te wees .
(src)="21.4"> [ " Cheaper by the Dozen " ] En ek wou oorsee gaan studeer nadat ek dié gelees het .
(trg)="21.1"> waxaan raali ka ahaa baahida aan u qabo talooyinka waalidka laga bilaabo buugaan oo qoys qorayaal iyo muusikisyahano ah . [ & amp ; quot ; Correspondence in the Family of Fou Lei & amp ; quot ; ] waxaan heley in ay ku dayasho mudan tahay haweeneyda madax banaan marka caadooyinka jahwareersan ay u baahan yihiin dulqaad . [ " jane eyre " ] iyo sida qof firfircoon loo noqdo waxaan kasoo bartey buugan .
(trg)="21.2"> [ " Cheaper by the Dozen " ] waxaan jecleestey in aan dibada wax kusoo bartey markaan intaan akhriyey .

(src)="22.1"> [ " Complete Works of Sanmao " ( al .
(src)="22.2"> Echo Chan ) ] [ " Lessons from History " Nan Huaijin ] Ek 't in 1995 Amerika toe gekom , so watter boeke het ek eerste hier gelees ?
(trg)="22.1"> " Complete Works of Sanmao " ( aka Echo Chan ) ] [ " Lessons From History " by Nan Huaijin ] ( buugaag magac 'yadooda ) waxaan imaadey America .
(trg)="22.2"> 1995kii , marka buugagate akhris ku bilaabaa marka hore ?

(src)="23"> Boeke verban in Sjina , natuurlik .
(trg)="23"> buugaagta china laga maamnuucay , dabcan .

(src)="24"> " The Good Earth " is oor Sjinese landelike lewe .
(trg)="24"> buuga " the good earth " oo ku saabsan nolosha beeraleyda china .

(src)="25"> Dis net nie gerieflik vir propaganda nie .
(trg)="25"> Taasi waa uun maku haboona dacaayad .

(src)="26.1"> Ek snap dit .
(src)="26.2"> Die Bybel is interestant , maar aardig .
(trg)="26.1"> ma fahantey .
(trg)="26.2"> Kitaabka Qudduuska waa mid xiisa leh , laakiin wa cajiib .

(src)="27"> ( Gelag ) Dis ' n onderwerp vir ' n ander dag .
(trg)="27"> ( Qosol ) Taasi waa mawduuc maalin oo kala duwan .

(src)="28"> Maar die vyfde gebod was ' n openbaring : " Jy moet jou vader en jou moeder eer . "
(trg)="28"> Laakiin amarkii shanaad waxa uu i siiyey garsho : " waa in aad hooyadaa iyo aabahaa aad ixtiraamtaa . "

(src)="29"> " Eerbiedig , " het ek gesê , " Dis so anders , en beter , as om te gehoorsaam . "
(trg)="29"> " ixtiraam , " aan dhahay . " taasi aad ayey u kala duwan tahy , iyo kasii fiican , in aad adeecdid . "

(src)="30"> Dis toe my werktuig om uit Confucius se skuldgevoelstrik te klim en my verhouding met my ouers te hervat .
(trg)="30"> marka waxey noqoneysaa wadadii aan uga bixi lahaa dabintaan hadgudubka ah oo jahwareerka leh iyo in aan dib u bilaabo xariirkeyga aan la leeyahay waalidiinteyda .

(src)="31"> Blootstelling aan ' n nuwe kultuur het ook my gewoonte begin om vergelykend te lees .
(trg)="31"> la kulmidda dhaqan cusub ayan sidoo kele waxaan bilaabey caadadeyda is barbadhiga akhriska .

(src)="32"> Dis baie insigryk .
(trg)="32"> Waxay bixisaa aragtiyo badan .

(src)="33"> Ek 't byvoorbeeld hierdie kaart eers uit plek gevind omdat dít is waarmee Sjinese studente groot word .
(trg)="33"> tusaale ahaan , waxaan markii hore aan meel ka heley khariidhadaan waayo tani waa waxa ay ardeyda chineeseka kusoo koraan .

(src)="34"> Ek 't nooit besef dat Sjina nie die middelpunt van die wêreld hoef te wees nie .
(trg)="34"> waligeed iguma soo dhicin , china ma ahan in ay noqoto xarunta aduunka .

(src)="35"> ' n Kaart dra waarlik iemand se sienswyse .
(trg)="35"> dhab ahaantii khariidada waxey xambarsan tahay arigtida qof .

(src)="36"> Vergelykende nalees is niks nuut nie .
(trg)="36"> isbarbardhiga akhriska ah ma ahan wax cusub .

(src)="37"> Dis standaard in die akademiese wêreld .
(trg)="37"> Waa dhaqanka caadiga ah ee tacliinta dunida .

(src)="38"> Daar 's selfs navorsingsgebiede soos vergelykende godsdienswetenskap en vergelykende letterkunde .
(trg)="38"> Waxaa jira xitaa goobo cilmi-baarista sida isbarbardhiga diimaha iyo isbarbardhiga suugaanta

(src)="39"> Vergelyking en kontras gee geleerdes ' n meer volledige begrip van ' n onderwerp .
(trg)="39"> isbarbardhiga waxey culimada siisaa faham dheeraad ah oo dhamaystiran oo ku saabsan mawduuc .

(src)="40"> So , as vergelykende nalees werk vir navorsing , waarom nie ook vir alledaagse lewe nie ?
(trg)="40"> marka waan fakirey , fiican , hadii isbarbardhiga akhriska u shaqeeya cilmi-baarista , maxey ugu shaqeeyn la 'adahay nolol maalmeedka caadiga ah ?

(src)="41"> So 't ek begin om boeke in pare te lees .
(trg)="41"> markaan waxaan bilaabey in aan buugaagta u akhriyo labo _ labo .

(src)="42"> Hulle kan oor mense wees -- [ " Benjamin Franklin " Walter Isaacson ] [ " John Adams " David McCullough ] -- betrokke in dieselfde gebeurtenis , of vriende met gemeenskaplike ervaringe .
(trg)="42"> waxey ku saansan karaan dad ---- [ " Benjamin Franklin " oo qoreyWalter Isaacson ] [ " John Adams " oo qorey David McCullough ] -- ( magac buugaag ) oo ku lug leh dhacdooyin usku mid ah , ama asxaab aragti wadaaga ,

(src)="43.1"> [ " Personal History " Katharine Graham ] [ " The Snowball : Warren Buffett and the Business of Life " Alice Schroeder ] Ek vergelyk ook dieselfde stories in verskillende genres -- ( Gelag ) [ Holy BIble : King James Version ] [ " Lamb " Chrisopher Moore ] -- of soortgelyke stories van verskillende kulture , soos Joseph Campbell gedoen het in sy wonderlike boek .
(src)="43.2"> [ " The Power of Myth " Joseph Campbell ] Byvoorbeeld , beide Christus en die Boeddha het drie versoekings weerstaan .
(trg)="43"> [ " Personal History " oo qorey Katharine Graham ] [ " The Snowball : Warren Buffett and the Business of Life , " oo qorey Alice Schroeder ] waxaan kaloo isbarbar dhig ku sameeyey isla sheekooyinka oo kala duwan ( qosol ) [ Holy Bible : King James Version ] [ " Lamb " oo qorey Chrisopher Moore ] -- ama sheekooyin isla mid ah oo kasoo kala jeeda dhaqamo kala duwan , sida Joseph Campbell ku yeley bugiisa cajiibka ah [ " The Power of Myth " oo qorey Joseph Campbell ] Tusaale ahaan , Masiix iyo Buddha labadooda waxey mareen sadax halbeeg .

(src)="44"> Vir Christus was die versoekings ekonomies , polities en geestelik .
(trg)="44"> masxiixa , halbeegyada wa dhaqaalaha , siyaasada iyo ruuxiga .

(src)="45"> Vir die Boeddha was alles psigies : wellus , vrees en sosiale plig -- interessant .
(trg)="45"> buddha , kulligood wa wada cilmi nafsi : damac , cabsi iyo waajibaadka bulshada - xiiso leh .

(src)="46"> As jy ' n vreemde taal ken , is dit ook pret om jou gunsteling boeke in twee tale te lees .
(trg)="46"> marka hadii aad taqaano luuqad ajnabi ah , waxa kaloo xiiso leh in aad buugaagta aad jeceshahay labo luuqadood .

(src)="47"> [ " The Way of Chuang Tzu " Thomas Merton ] [ " Tao : The Watercourse Way " Alan Watts ] In plaas van verlore in vertaling , vind ek daar is baie om by te baat .
(trg)="47"> [ " The Way of Chuang Tzu " Thomas Merton ] [ " Tao : The Watercourse Way " Alan Watts ] ( buugaag ) intaan tarjumaad ku lumi lahaa , waxaan ogaadey in ay jiraan wax badan oo faa 'ido ah

(src)="48"> Ek 't deur vertaling besef dat " geluk " in Sjinees letterlik " vinnige plesier " beteken .
(trg)="48"> tusaale ahaan , waxaan tarjumaada ka ogaadey in -- " farxada " chineese 'ku u yaqaaniin " farxad dhaqsi ah , " huh !

(src)="49.1"> Nou toe .
(src)="49.2"> " Bruid " beteken letterlik " nuwe ma . "
(trg)="49"> " aroosad " ee Chinese macno ahaan waxaa loola jeedaa " hooyada cusub .

(src)="50.1"> Ô-ô .
(src)="50.2"> ( Gelag ) Boeke het my ' n magiese poort gegee om met mense in verbinding te tree , uit die verlede en die hede .
(trg)="50"> " uh-oh . ( qosol ) buugaagtu waxey i siiyeen wado sixran si aan ugula xariiro dadka ee la soo dhaafey ama kuwa la joogaba .

(src)="51"> Ek sal nooit weer alleen of magteloos voel nie .
(trg)="51"> Waan ogahay in aan marnaba mar dareemi doonaan cidlo ama awood darro .

(src)="52"> Om ' n droom verbrysel te hê is niks in vergelyking met baie ander se lyding nie .
(trg)="52"> in aad qabto riyo burburtey dhab ahaantii wa wax aan jirin marka la barbar dhigo waxa dadka kele ka cowdaan .

(src)="53"> Ek glo dat die verwerkliking nie die enigste doel van ' n droom is nie .
(trg)="53"> waan in aan rumeystaa in xaqiijinta in aysan aheen u jeedada keliya ee riyada

(src)="54"> Sy belangrikste doel is om ons in voeling te bring met waar drome vandaan kom , waar passie vandaan kom , waar geluk vandaan kom .
(trg)="54"> ujeeadada ugu weyn waa in aan anagu isku xariirinaa meesha riyada ay ka tiaado , halka dareenka xooga leh uu ka yimaado , halka farxadu ay ka timaado .

(src)="55"> Selfs ' n verpletterde droom kan dit vir jou doen .
(trg)="55"> xitaa riyo daal leh waad sameyn kartaa marka loo fiiriyo adiga .

(src)="56"> As gevolg van boeke is ek vandag hier , gelukkig , lewend met ' n doel en klaarheid , meeste van die tyd .
(trg)="56"> marka buugaagtaas daraadood , oo aan maanta halkaan u joogo , faraxsan , mar labaadna la nool hadaf iyo cadeymo. wakhtiga intiisa badan .

(src)="57"> So mag boeke altyd met julle wees .
(trg)="57"> marka buugaagta had iyo jeer ha idin la jiraan .

(src)="58"> Dankie .
(trg)="58"> waad mahadsantihiin .

(src)="59.1"> ( Applous ) Dankie .
(src)="59.2"> ( Applous ) Dankie .
(src)="59.3"> ( Applous )
(trg)="59"> ( sacbis ) waad mahadsantihiin . ( sacbis ) waad mahadsantihiin . ( sacbis )

# af/ted2020-70.xml.gz
# so/ted2020-70.xml.gz


(src)="1"> Hierdie is eintlik ’ n twee-uur aanbieding vir hoërskoolleerders , kortgeknip na drie minute .
(trg)="1"> Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah , Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran , oo u socda TED ,

(src)="2"> Dit begin op ’ n vliegtuig , op pad TED toe , sewe jaar gelede .
(trg)="2.1"> Todobo sano ka hor .
(trg)="2.2"> Iyo fadhiga dhinecay ah

(src)="3"> In die sitplek langs my was ’ n hoërskoolleerder , ’ n tiener , van ’ n baie arm gesin .
(trg)="3"> Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah , Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah .

(src)="4.1"> Sy wou iets van haar lewe maak .
(src)="4.2"> Sy 't my ’ n eenvoudige vraag gevra :
(trg)="4.1"> Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso , Waxeyna i weydisey su 'aal fudud .
(trg)="4.2"> Waxey tiri , " maxaa guul lagu gaaraa " ?

(src)="5"> " Wat lei tot sukses ? "
(trg)="5"> Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey .

(src)="6"> Ek 't rêrig sleg gevoel , want ek kon haar nie ’ n goeie antwoord gee nie .
(trg)="6"> Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican .

(src)="7"> So ek klim van die vliegtuig af , en ek kom TED toe .
(trg)="7"> Marka diyaarada ayaan kasoo dagey , TED ayaan imaadey .

(src)="8"> Ek dink toe , jissie , ek 's in ’ n kamer vól suksesvolle mense !
(trg)="8"> Waxaan ku fikirey , Hoogayey , waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan !

(src)="9"> So hoekom vra ek hulle nie uit oor hulle sukses en dra dit dan oor aan kinders nie ?
(trg)="9"> Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey 0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer ?

(src)="10"> So hier is ons , sewe jaar en 500 onderhoude later en ek gaan vir julle vertel wat rêrig tot sukses lei en hoe TEDsters se koppe werk .
(trg)="10"> Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa , todobo sano , 500 oo wareysi ka bacdi , Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro oo ka dhiga kuwa TED 'ka sax .

(src)="11"> Die eerste ding is passie .
(trg)="11"> Midka uga horeeyana waa Dareen .

(src)="12"> Freeman Thomas sê : " My passie dryf my . "
(trg)="12"> Free man Thomas wuxuu yiri , " Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga . "

(src)="13"> TEDsters doen dit vir die liefde ; nie vir geld nie .
(trg)="13"> ReernTED waxey u sameeyaan jecel ; ma u sameeyaan lacag awgeed

(src)="14"> Carol Coletta sê : " Ek sou iemand betaal om te mag doen wat ek doen . "
(trg)="14"> Carol Coletta ayaa yiri , " Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa . "

(src)="15"> Interessant : as jy dit doen vir die liefde , kom die geld in elk geval .
(trg)="15"> waxa xiisaha leh ayaa ah : Hadaad jecel aad u sameyso , lacag ayada aa iska imaaneyso .

(src)="16.1"> " Werk ! " sê Rupert Murdoch vir my .
(src)="16.2"> " Dis alles harde werk .
(trg)="16.1"> dadaal !
(trg)="16.2"> Rupert Murdoch ayaa igu yiri , " waxa dhan waa dadaal .

(src)="17.1"> Niks kom maklik nie .
(src)="17.2"> Maar ek 't baie pret . "
(trg)="17"> Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan , laakiin waxaan leeyahay waqti fiican . "

(src)="18"> Het hy gesê pret ?
(trg)="18.1"> Ma kaftan buu yiri ?
(trg)="18.2"> Rupert ?

(src)="19.1"> Rupert ?
(src)="19.2"> Ja !
(src)="19.3"> ( Gelag ) TEDsters geniet hulle werk .
(trg)="19"> haa ! dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo

(src)="20.1"> En hulle werk hard .
(src)="20.2"> Hulle 's nie " workaholics " nie .
(trg)="20"> waxaan ogaadey in aysan jirin damuur. waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah .

(src)="21.1"> Hulle 's " workafrolics " .
(src)="21.2"> ( Gelag ) Goed !
(trg)="21.1"> Good !
(trg)="21.2"> Alex Garden ayaa yiri , " si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid

(src)="22"> ( Applous ) Alex Garden sê : " Om suksesvol te wees , klim in die ding in en raak goed , raak kundig daarin . "
(trg)="22.1"> sida aad ugu fiicnaatid . "
(trg)="22.2"> Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal , dadaa , dadaal .

(src)="24"> En dis fokus .
(trg)="23"> Iyo in aad diirada saartid .

(src)="25"> Norman Jewison sê vir my : " Dit het alles te doen met jouself op een ding fokus . "
(trg)="24"> Norman Jewison ayaa igu yiri , " Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey . "

(src)="26"> En druk !
(trg)="25.1"> IIyo riixid !
(trg)="25.2"> David Gallo ayaa yiri , " naftaada riix .

(src)="28"> Fisies , verstandelik , jy moet druk , druk , druk . "
(trg)="26"> Jismi ahaan , masqax ahaan , waad in aad riixdaa , riix , riix . "

(src)="29"> Jy moet druk deur bedeesdheid en selftwyfel .
(trg)="27"> Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is-Shaki .

(src)="30"> Goldie Hawn sê : " Ek 't altyd getwyfel aan myself .
(trg)="28"> Goldie Hawn ayaa tiri , " aniga mar walba waxaan lahaa iska-shaki badan .

(src)="31"> Ek was nie good genoeg of slim genoeg nie .
(trg)="29"> Aniga saas uma fiicneyn ; aniga saas uma caqli badneen .

(src)="32"> Ek 't nie gedink ek sou dit maak nie . "
(trg)="30"> Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo . "

(src)="33"> Dis nie altyd maklik om jouself te druk nie , en dis hoekom ma 's gemaak is .
(trg)="31"> Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid , Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen .

(src)="34"> ( Gelag ) ( Applous ) Frank Gehry sê : " My ma het my gedruk . "
(trg)="32"> ( Qosol ) Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri , " hooyadey ayaa i riixi jirtey . "

(src)="35"> ( Gelag ) Dien !
(trg)="33.1"> adeeg !
(trg)="33.2"> Sherwin Nuland ayaa yiri , " Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar . "

(src)="37"> Baie kinders wil miljoenêrs wees .
(trg)="34"> Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka .

(src)="38"> Die eerste ding wat ek sê is : " OK , jy kan nie jouself dien nie ; jy moet ander iets van waarde bied .
(trg)="35"> waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa : " Hagaag , si fiican naftaada uma adeegi karto ; waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah .

(src)="39"> Want dis hoe mense rêrig ryk raak . "
(trg)="36"> Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan . "

(src)="40"> Idees !
(trg)="37"> Fikradadha !

(src)="41"> TEDster Bill Gates sê : " Ek 't ’ n idee gehad : om die eerste mikrorekenaar- sagtewaremaatskappy te stig . "
(trg)="38"> Bill gates ayaa yiri , , " waxaan hayaa fikrad : asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer . "

(src)="42"> Ek sou sê dit was ’ n redelike goeie idee .
(trg)="39"> Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan .

(src)="43"> En daar 's geen toorkuns agter kreatiewe idees nie -- dis net ’ n paar eenvoudige dinge .
(trg)="40"> Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad --- Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer .

(src)="44"> En ek gee baie getuienis .
(trg)="41"> Waxaana siisaa caddeymo badan .