# som/6ni8tIRFnUVl.xml.gz
# zh/6ni8tIRFnUVl.xml.gz


(src)="1"> Abidkay ma ilaabayo maalintaas
(trg)="1"> 2 0 0 6 年 嘅 春 天

(src)="2"> Waxay ahayd gugii 2006
(trg)="2"> 發 生 咗 一 件 無 辦 法 忘 記 嘅 事

(src)="3"> Waxaan dhakhtar qaliin joogta ah
(src)="4"> Ka ahaa Cusbitaalka John Hopkins ,
(trg)="3"> 我 當 時 係 約 翰 斯 · 霍 普 金 斯 醫 院 外 科 駐 院 醫 生

(src)="5"> Waxan helay fariin degdeg ah
(trg)="4"> 負 責 急 症

(src)="6"> Waxan fariintaka ka hellay E . R- ka " Qolka degdega " 2dii saqda dhexe .
(trg)="5"> 有 朝 凌 晨 兩 點
(trg)="6"> 急 症 室 打 嚟 , 叫 我 返 去 醫 院

(src)="7"> Si aan u imado una arko haweeynay boog macaan ku leh cagta
(trg)="7"> 睇 一 個 隻 腳 患 咗 糖 尿 病 潰 瘍 嘅 女 病 人

(src)="8"> Weli wan xususan karaa siduu ahaa urtii cadkaa qudhmay markii aan ka qaaday go 'a si aan u arko .
(trg)="8"> 我 到 而 家 都 仲 記 得 拉 開 塊 簾
(trg)="9"> 聞 到 一 陣 潰 爛 味

(src)="9"> Qofkastoo meesha joogay waa arkayay in qoftani ad u xanunsanayso weyna u baahnayd inay cusbitaalka ku jirto .
(trg)="10"> 所 有 人 都 認 為 呢 位 女 士 病 情 嚴 重 , 需 要 留 醫

(src)="10"> Taas lasyma weydiin .
(trg)="11"> 咁 呢 當 然 啦 仲 使 問

(src)="11"> Suaasha lay warsaday waxay ahayd mid taas ka duwan ,
(trg)="12"> 但 我 當 時 仲 有 一 個 疑 問

(src)="12"> Taaso ahayd , Ma u baahantahay in lugta laga jaro ?
(trg)="13"> 佢 駛 唔 駛 做 切 肢 手 術 ?

(src)="13"> Hada , markaan dib u eego habenkaas
(trg)="14"> 而 家 , 諗 返 嗰 晚 嘅 事

(src)="14"> Waxan aad u jeclaan lahaa inaan aamino inaan kula dhaqmay haweeynadaa habeenkas naxariistii iyo dareenkii aan tusay 27- jir dhowaan guursatay taasoo timi ER- ka sadex habeenk a hor iyadoo xumadi ka hayso qaarka danbe taaso markii danbe cadatay inay tahay Kaankaro baahday .
(trg)="15"> 我 拼 命 令 自 己 相 信
(trg)="16"> 我 對 待 呢 一 位 女 病 人 嘅 心
(trg)="17"> 同 對 另 一 位 女 病 人 嘅 心 , 都 係 一 樣

(src)="15"> Gabadhaa arinkeeda , waan ogaa inaanan qaban karin wax xaqiiqadii badbaadin kara nolosheeda
(trg)="22"> 我 知 道 我 做 唔 到 咩 保 住 佢 嘅 性 命

(src)="16"> Kaankaradu waxay ahayd mid aad u baahday
(trg)="23"> 癌 症 已 經 好 後 期

(src)="17"> Laakiin waxa iga go' nayd inaan xaqiijiyo inaan samayn karo wuxuun suurta gal ka dhigi kara inay
(trg)="24"> 但 我 仍 然 向 佢 保 證
(trg)="25"> 我 會 盡 一 切 努 力 令 佢 更 加 舒 服

(src)="19"> Waxaan u keenay buste diiran iyo koob buna
(trg)="26"> 我 帶 咗 佢 一 張 毯 同 一 杯 咖 啡

(src)="20"> Waxan u keenay oo kale qaar qoyskeeda ah
(trg)="27"> 我 亦 都 帶 咗 啲 畀 佢 父 母

(src)="21"> Laakiin ta muhiimka ah bal fiiri hada , wax go' aana kuma ridin gabadhaasa sababtoo ah waxba may galabsan ay isugu keento iyadu arintan .
(trg)="28"> 但 更 重 要 嘅 係 , 我 冇 批 評 過 佢
(trg)="29"> 因 為 好 明 顯 , 佢 患 呢 個 病 係 無 辜 嘅

(src)="22"> Hadaba wuxu xal sida yahayba , habeno yar kadib anoo taagan isla qolkaa E . R- ka gawrasadayna in bukaankayga macaanka qaba uu u bahanyahay in lugta laga jaro
(trg)="30"> 咁 點 解 , 幾 晚 之 後 , 我 喺 同 一 間 急 症 室
(trg)="31"> 決 定 我 嘅 糖 尿 病 人 需 要 截 肢 ?

(src)="23"> Maxaan ugu hayaa arinka adag dhexidiisa gabadha ?
(trg)="32"> 點 解 我 會 咁 樣 睇 低 佢 呢 ?

(src)="24"> Waxaad arkaysaa , si ka duwan gabadhii habeenkii hore gabadhaan waxay leheed macaanka nooca 2aad
(trg)="33"> 同 第 二 位 女 病 人 唔 同
(trg)="34"> 第 一 位 病 人 有 第 二 類 糖 尿 病 , 而 且 肥 胖

(src)="26"> Waxaynu dhamaanten ognahay inay tani ka timi cunto layska cuno iyo iyadoon jimicsi dheera la samayn , hagaag ?
(trg)="35"> 我 哋 都 知 道 第 二 類 糖 尿 病
(trg)="36"> 係 因 為 食 太 多 同 唔 夠 運 動 引 起 , 係 咪 ?

(src)="27"> Waxan uga jeeda , siday u adagtahay suurtagalnimadaasi
(trg)="37"> 我 嘅 意 思 係 食 少 啲 同 做 運 動 有 幾 難 呢 ?

(src)="28"> Markii aan hoos u eego iyadoo sariirta saran , anaa isla hadlay
(trg)="38"> 我 望 住 佢 瞓 喺 床 , 心 諗

(src)="29"> Hadii inuun aad isku dayi lahayd inaad inuun taxadartid kumaad sugnaateen xaaladatan waqtigan isaga ah adigoo la jooga dhakhtar aanad weligaa hore u arag kasoo ka shekaynaya inuu lugtada goosto
(trg)="39"> 如 果 你 以 前 關 心 自 己 多 啲
(trg)="40"> 你 而 家 就 唔 會 俾 醫 生 截 肢

(src)="30"> Maxan isugula haboonahay inaan go 'an ku rido gabadhan ?
(trg)="41"> 點 解 我 會 覺 得 咁 樣 評 價 佢 係 合 理 呢 ?

(src)="31"> Waxan jecelahay inaan dhaho ma garanayo
(trg)="42"> 我 想 答 我 唔 知 道

(src)="32"> Laakiin xaqiiqdii waan garanayaa
(trg)="43"> 但 我 其 實 心 裏 面 係 有 原 因

(src)="33"> Waad arki kartaa dhalinyaranimada i qaaday
(trg)="44"> 你 睇 下 , 年 輕 嘅 我 幾 咁 傲 慢

(src)="34"> Dhibteeda waxa kenay ban iska xisaabsaday
(trg)="45"> 覺 得 自 己 好 了 解 病 人

(src)="35"> Cuntaday iska badisay .
(src)="36"> Nasiib daraa ku dhacday
(trg)="46"> 認 為 病 人 因 為 食 得 太 多 , 同 埋 唔 好 彩

(src)="37"> Macaanbay qaaday .
(src)="38"> Khalaas .
(trg)="47"> 所 以 患 上 糖 尿 病 。 完

(src)="39"> Si dadban , waqtigas noloshayda kamidka ah
(src)="40"> Waxaan waday baadhitaan- cilmiyeed cudurka kansarka
(trg)="48"> 諷 刺 嘅 係 我 當 時 做 緊 癌 症 研 究

(src)="41"> Daawanyn difaac ku salaysan oo loo hello melanomaha , khaas ahaan´
(trg)="49"> 研 究 以 免 疫 系 統 為 本 嘅 黑 色 素 瘤 療 法

(src)="42"> Hadaba caalamkaas an ku jiray wax kasta su' aal ban saari jiray si aan ula halgamo dhamaan xaqiiqoyinka uguna beego miisaanka cilmiyeed ee ugu sareeya uguna macquulsan
(trg)="50"> 研 究 裏 面 , 我 學 到 要 凡 事 問 問 題
(trg)="51"> 質 疑 所 有 假 設
(trg)="52"> 同 埋 將 研 究 保 持 喺 最 高 嘅 科 學 標 準

(src)="43"> Laakin markay timado cudurka macaanka oo kale ah
(trg)="53"> 但 講 到 一 啲 好 似 糖 尿 病 咁 嘅 病

(src)="44"> Kaaso dila dadka maraykanka sideed jeer in kabadan melanoma- aha
(trg)="54"> 比 黑 色 素 瘤 奪 去 多 八 倍 美 國 人 嘅 病

(src)="45"> Weligay ismaan weydiin arintaa laysla wada garanayo
(trg)="55"> 我 從 未 懷 疑 過 前 人 知 識

(src)="46"> Waxan isaga malaynayay uun in dhacdooyinka cudurada la xidhiidha ay ahaayeen cilmi hore u degsanaa
(trg)="56"> 我 假 設 咗 以 前 讀 到 嘅 病 理 發 展 次 序 係 成 形 嘅 科 學

(src)="47"> Saddex sano ka dib , ayaan ogaaday sidaan u khaldanaa
(trg)="57"> 三 年 後 , 我 終 於 明 白 自 己 有 幾 錯

(src)="48"> Laakiin waqtigaan , anigaa bukaan ahaa .
(trg)="58"> 但 今 次 , 我 係 一 個 病 人

(src)="49"> Ka sokow anoo saddex ilaa afar saacadood maalin kasta jimicsada raacana qorshaha cunto ee ugu suuban
(trg)="59"> 雖 然 我 每 日 都 會 做 三 至 四 個 鐘 運 動
(trg)="60"> 並 且 不 折 不 扣 跟 足 食 物 金 字 塔

(src)="50"> Waxaa kordhay miisankayga , waxana igu dhacay wax
(trg)="61"> 我 嘅 體 重 仍 然 增 加

(src)="51"> loogu yeedho " Metobolic syndorome "
(trg)="62"> 而 且 患 上 咗 代 謝 症 候 群

(src)="52"> Qaarkiin inaad maqasheen ba laga yaabaa .
(trg)="63"> 可 能 在 座 有 人 會 聽 過 呢 個 病

(src)="53"> Dheecanka isulin- ta ayaan difaac u yeeshay
(trg)="64"> 我 個 身 體 突 然 抗 拒 胰 島 素

(src)="54"> Waad filan kartaa in insulin- tu tahay dheecan muhiima kaasoo maamula sida jidhkeenu u go' aamiyo cuntada aynu cuno . hadii aan gubno iyo hadii aan keedinaba
(trg)="65"> 各 位 可 以 想 像 胰 島 素 係 一 種 主 要 激 素
(trg)="66"> 控 制 身 體 對 食 咗 嘅 食 物 作 出 反 應
(trg)="67"> 話 畀 身 體 知 消 耗 定 儲 存 食 物

(src)="55"> Tan afka suuqa waxa loogu yeedhaa habaynta shidaalka
(trg)="68"> 呢 個 生 理 反 應 叫 能 量 分 區

(src)="56"> Habada awood u waayida inaad so sartid insulin waafiya waa nolol seegis
(trg)="69"> 產 生 唔 到 足 夠 胰 島 素 係 難 以 令 人 生 活

(src)="57"> Insulin difaac u yeelashaduna . sida magaceeda ka muuqata waa marka unugyadu difaac u yeeshaan saamaynta insulinta shaqadeeda wadata markaad insulinta difaac u yeelatid
(trg)="70"> 而 抗 胰 島 素 , 顧 名 思 義
(trg)="71"> 就 係 細 胞 對 胰 島 素 所 做 嘅 嘢 愈 嚟 愈 抗 拒
(trg)="72"> 當 你 係 抗 胰 島 素 , 糖 尿 病 就 會 埋 你 身

(src)="59"> Taaso ah waxa dhaca marka ganaacaagu uu iska hayn kari waayo iska cabinta samayna kari wayo insulin waafiya
(trg)="73"> 你 嘅 胰 腺 就 會 因 為 抗 胰 島 素 嘅 關 係
(trg)="74"> 製 造 唔 到 足 夠 嘅 胰 島 素

(src)="60"> Markaa sonkorta dhiigaaga ayaa kacda
(trg)="75"> 血 糖 於 是 會 上 升

(src)="61"> Dhacdooyoin xidhiidha oo xanuuno ah ayaa sidii tusbaxii furma kasoo keensada wadna xanuun kansar , ilaa cudurka Alzheimer iyo weliba jidh goyn , sida arinka gabadha sanado yar ka hor
(trg)="76"> 然 後 病 情 就 會 失 控
(trg)="77"> 最 終 引 致 心 臟 病 、 癌 症 阿 爾 茨 海 默 氏 病 , 同 埋 截 肢
(trg)="78"> 即 係 好 似 幾 年 前 嗰 位 女 士 咁 樣

(src)="62"> Anoo cabsidaas qaba , waxaan ku mashqulay si aan u bedelka cuntadayda anoo ku daraya kana goynaya waxad badankiis u arki kartaan wax xaqiiqadii layaableh ,
(trg)="79"> 因 為 我 好 驚 會 變 成 咁
(trg)="80"> 所 以 我 徹 底 改 變 咗 飲 食 習 慣
(trg)="81"> 飲 食 上 開 始 食 加 同 減 一 啲 大 部 分 人 會 驚 訝 嘅 嘢

(src)="63"> Taasan samaayey waxana lumiyay 40 pound anoon aadna u jimicsan
(trg)="82"> 做 咗 之 後 令 我 輕 咗 4 0 磅
(trg)="83"> 奇 怪 嘅 係 我 做 少 咗 運 動

(src)="64"> Hadaba sidaa arki kartaanba hada waxan filayaa inan culays xad dhaafa lahayn
(trg)="84"> 大 家 見 到 , 我 已 經 唔 再 超 重

(src)="65"> Ta muhiimka ah , difaac uma lihi hada insulint- ta
(trg)="85"> 更 重 要 嘅 係 , 抗 胰 島 素 無 再 發 生

(src)="66"> Laakiin ta kasii muhiimsan , waxaa isoo baxday sadexdan su' aalood ee dab ka kulul ee aan i seegayn
(trg)="86"> 但 最 重 要 嘅 係
(trg)="87"> 我 仲 有 三 個 急 需 解 決 嘅 問 題 ︰

(src)="67"> Siday taasi iigu dhacday hadii aan sii loogu talla gally wax kasta u samaynaayay ?
(trg)="88"> 假 如 我 嘅 生 活 習 慣 係 健 康
(trg)="89"> 咁 點 解 呢 個 病 係 會 發 生 喺 我 身 上 呢 ?

(src)="68"> Hadii arinkii laysla wafaqsanaa ee nafaqadu uu socon waayay suurta gal ma tahay inay qof kalena ka socon weyday ?
(trg)="90"> 如 果 有 關 營 養 嘅 舊 有 知 識 對 我 唔 適 用 嘅 話
(trg)="91"> 會 唔 會 對 其 他 人 都 係 咁 ?

(src)="69"> Markaan hoosta ka xariiqay su' aalahaas
(trg)="92"> 問 咗 呢 啲 問 題 之 後

(src)="70"> Waxaan si waaliya ugu hamuumay inaan isku dayo fahanka xidhiidhka runta ah ee ka dhexeeya cayilnaanta iyo difaac u yeelashada insulin
(trg)="93"> 我 更 加 想 了 解 肥 胖 同 抗 胰 島 素 之 間 嘅 真 正 關 係

(src)="71"> Hada , culimada badankeedu waxay aminsanyihin in cayilaantu ay tahay waxa keena difaac u yeelashada insulin
(trg)="94"> 如 今 , 大 部 分 學 者 都 相 信
(trg)="95"> 肥 胖 係 抗 胰 島 素 嘅 原 因

(src)="72"> Caqli ahaana , hadaad rabtid inaad dawaysid difaac u yeelashada insulin waa in dadku miisaan lumiyaa , miyaanay ahayn ?
(trg)="96"> 咁 照 邏 輯 推 理 , 如 果 想 醫 好 抗 胰 島 素
(trg)="97"> 我 哋 就 要 鼓 勵 啲 人 減 肥 , 係 咪 ?

(src)="73"> Waxaad dawaysay cayilnaantii
(trg)="98"> 所 以 我 哋 要 醫 肥 胖

(src)="74"> Laakiin ka waran hadaynu dhanka kale ka eegno ?
(trg)="99"> 但 係 如 果 個 關 係 調 轉 呢 ?

(src)="75"> Ka waran hadaynay cayilnaantu ahayn sababta difaac u yeelashada insulin ?
(trg)="100"> 如 果 肥 胖 根 本 唔 係 抗 胰 島 素 嘅 原 因 ?

(src)="76"> Ka waran hadii ay calamad u tahay dhibato sii qoto dheer
(src)="77"> Figta buur barafa oo la garanayo ?
(trg)="101"> 如 果 肥 胖 反 映 緊 一 個 更 深 嘅 問 題 ?

(src)="78"> Waan garanayaa inay doqonimo tahay waayo xaqiiqadii badhtankaynu kaga jirnaa cayilnaan baahday , laakiin dhegta ii raarici
(trg)="102"> 我 知 咁 講 好 似 好 癲
(trg)="103"> 因 為 我 哋 都 經 歷 梗 肥 胖 流 行 病 嘅 爆 發
(trg)="104"> 但 請 先 聽 我 講

(src)="79"> Ka waran hadii cayilnaantu tahay qaab la dagalamaya dhibaato kaloo qarsoon oo ka socota unuga dhexdiisa si hoose ?
(trg)="105"> 如 果 肥 胖 係 一 個 機 制
(trg)="106"> 畀 我 哋 抵 禦 更 加 兇 險 嘅 細 胞 問 題 ?

(src)="80"> Ma soo jeedinayo in cayilaantu tahay mid aan dhibaato lahayn
(trg)="107"> 我 唔 係 講 緊 肥 胖 係 好 事

(src)="81"> laakin waxaan sheegayaa ma laga yaabaya inay tahay
(trg)="108"> 但 我 認 為 肥 胖 係 兩 種 代 謝 問 題 之 中

(src)="82"> laba daran ta door roon
(trg)="109"> 影 響 比 較 輕 微 嗰 個

(src)="83"> Waxaad u malayn kartaa in difaac u yeelashada insulin ay tahay xadi ka dhinmay nafaheena oo aynu ku meelayn lahayn shidaal sidaan hore usoo carabaabay qaadashada kaloriskaa cuntada ah iyo gubida qaarkood si habsami ah iyadoo qaarna kadyinaysa
(trg)="110"> 你 可 以 將 抗 胰 島 素 諗 成 細 胞 獲 取 能 量 嘅 能 力 下 降
(trg)="111"> 就 好 似 我 頭 先 提 到
(trg)="112"> 當 我 哋 攝 取 卡 路 里 嘅 時 候

(src)="84"> Markaynu difaac u yeelano insulin- ta habkii isu dheelitiranka ayaa xaladiisii ka weecda
(trg)="114"> 當 我 哋 患 上 抗 胰 島 素 時
(trg)="115"> 消 耗 同 儲 存 嘅 平 衡 就 會 消 失

(src)="85"> Hadaba markan , marka insulin ku tiraahdo unuga
(trg)="116"> 宜 家 當 胰 島 素 同 細 胞 講

(src)="86"> Waxan rabaa inaad tamar gubtid habada markan uu unugu jawaab celin ku dhaho
(trg)="117"> 「 我 要 你 消 耗 更 多 能 量 」
(trg)="118"> 但 因 為 細 胞 覺 得 消 耗 率 大 過 安 全 水 平

(src)="87"> " Maya mahadsandid , marabo inaan tamar gubo , waan keydinayaa " sababtoo ah unugyada duxda ayaa ka maqan isku dhiska farsamo unugeed ee unugyada kalle leeyihiin
(trg)="119"> 所 以 會 話 「 唔 駛 啦 , 我 會 蓄 能 量 」
(trg)="120"> 而 由 於 脂 肪 細 胞 欠 缺 其 他 細 胞 大 部 分 複 雜 嘅 細 胞 機 制

(src)="88"> Suurta gal , inay tahay meesha ugu amnisan ee lagu keydin karo
(trg)="121"> 所 以 佢 哋 係 一 個 安 全 嘅 地 方 儲 存 能 量

(src)="89"> Hadaba badankeena , 75 million oo maraykani jawaabta saxda ah ee ay u hayaan difaac u yeelashada insulin inay tahay in loo keydiyo dux ahaan , ka bedelan cagsigeeda insulin difaac loo yeeshaa waxaa keena cayilnaan
(trg)="122"> 所 以 對 於 我 哋 好 多 美 國 人 嚟 講
(trg)="123"> 即 係 七 千 五 百 萬 人 嚟 講
(trg)="124"> 對 抗 胰 島 素 最 合 適 嘅 做 法 反 而 係 我 哋 儲 存 脂 肪

(src)="90"> Tani runtii waa arin dul ka xaadis ah
(src)="91"> laakiin fahanku intaa wu u ka sii qot dheeryahay
(trg)="126"> 呢 兩 個 次 序 雖 然 分 別 唔 大 , 但 意 義 深 遠

(src)="92"> Bal eeg dhacdadaan isku xidhan ee soo socota
(trg)="127"> 大 家 嘗 試 諗 下 以 下 比 喻 :

(src)="93"> Ka fikir haar kaa gaadhay boqonta kadib markii aad lugta gashatay miiskii shaahu saarnaa
(trg)="128"> 當 你 唔 小 心 俾 茶 几 撞 到 隻 腳 時
(trg)="129"> 皮 膚 會 有 瘀 傷

(src)="94"> Xaqiiqadii , haartu way ku dhibaysaa , sida iska cadna ka helaysid midab bedelkaa kugu dhacay , lakiin sidaynu wada ogsoonahay haartu ma aha dhibaatada xaqiiqadii waa taa ka caksigeeda , waa jawaabta caafimaad ee dhibaatada dhamaan unugyda difaaca ee goobta dhawaca kusoo ururay rabana inay badaadiyana unugydada kana hortaga faafitaanka
(trg)="130"> 當 然 , 瘀 傷 係 好 痛
(trg)="131"> 你 亦 都 唔 會 鍾 意 變 咗 色 嘅 皮 膚
(trg)="132"> 但 我 哋 知 道 瘀 傷 唔 係 問 題

(src)="95"> Infection ku baaha jidhka intiisa kale .
(trg)="136"> 同 埋 防 止 身 體 其 他 部 位 受 到 感 染

(src)="96"> Hada ka fikir hadaynu haarta u haysano dhibaatada dhex gallona mu' asaso daaweed weyn iyo waxyaaba kallaynu ku dhayayno haaraha ku duugid kareemo , xumad dilayaal , sii wad
(trg)="137"> 而 家 , 假 設 我 哋 覺 得 瘀 傷 係 一 個 問 題
(trg)="138"> 而 且 研 發 到 一 種 醫 學 技 術
(trg)="139"> 同 埋 形 成 一 種 文 化 去 治 療 瘀 傷

(src)="97"> Dhamaan iyadoo layska indha- tirayo in dadku weli ay lugta ku jiidanayaan miiskii shaahu saarnaa
(trg)="140"> 當 中 包 括 有 掩 蔽 霜 、 止 痛 藥 各 種 你 哋 諗 到 嘅 嘢 都 有
(trg)="141"> 但 係 我 哋 忽 略 咗 人 仍 然 會 撞 到 茶 几 呢 個 事 實