# som/1vMrbuLKJAq1.xml.gz
# uk/1vMrbuLKJAq1.xml.gz


(src)="2"> Dad aad ubadan -- 20 sano ee Somalia ayaa isku dagalaayay .
(trg)="2"> Багато людей , протягом 20 років у Сомалі , боролися .

(src)="3"> Shaqa iyo cunaba toona maysan jidhin .
(trg)="3"> Не було роботи , їжі .

(src)="4"> Caruurta badankooda waxay noqdeen kuwa nafaqa dareeysan , sidaan oo kale
(trg)="4"> Більшість дітей погано харчувалися , як ця дитина .

(src)="5"> Deqo Mohamed :
(trg)="5"> Деко Могамед :

(src)="6"> Sida aad ogtihiin
(src)="7"> Dagaalada sokeeya inta ay socdaan kuwa aay badanaa saameyso waa caruurta iyo dumarka
(trg)="6"> Як вам відомо , завжди під час громадянської війни найбільше потерпають жінки та діти .

(src)="8"> Marka , bukaanadeenu waa dumar iyo caruur .
(trg)="7"> Тож нашими пацієнтами є жінки і діти .

(src)="9"> Waxay ku jiraan deyrkeena . waa gurigeena .
(trg)="8"> Вони приходять у наш двір .
(trg)="9"> Це наш дім .

(src)="10"> Waan kusoo dhaweynaa . waa xerada aan hada ku hayno dad gaarayo 90, 000 , halka 75 % ay yihiin dumar iyo caruur .
(trg)="10"> Ми зустрічаємо їх тут .
(trg)="11"> А це табір , у якому зараз перебуває 90 000 осіб , з яких 75 відсотків - жінки і діти .

(src)="11"> Pat Mitchell :
(trg)="12"> Пет Мітчелл :

(src)="12"> Kani waa isbitaalkiin . halkani waa gudaha .
(trg)="13"> А це ваша лікарня .
(trg)="14"> Всередині .

(src)="14"> Waxaynu sameynaa qeebaha C iyo hoolgalo kala duwan maxa yelay dadku waxay u baahan yihiin caawimad .
(trg)="16"> Ми робимо кесарево та різні операції , тому що люди потребують допомоги .

(src)="15"> Dowlad difaacda majirto .
(trg)="17"> Немає уряду , який би захищав їх .

(src)="16"> DM :
(trg)="18"> ДМ :

(src)="17"> Bukaano gaaraya 400 ayaan subax walbo daaweynaa , weey ka badataan ama ka yaaradaan .
(trg)="19"> Щоранку у нас близько 400 пацієнтів , плюс- мінус десь стільки .

(src)="18"> Mararka qaar waxaynu nahay kaliya 5 dhaqaatiir iyo 16 kalkaaliyal . jismiyan aad baan u daalnaa si aan dhamaantooda u qaabilno .
(trg)="20"> Та іноді в нас лише п' ять лікарів і 16 медсестер , і ми фізично виснажуємося від такої кількості .

(src)="19"> Laakin waxan qaabilnaa kuwa daran oo kaliya , kuwa kalena waxaan dib u balaminaa maalinta xigta . aad beey u adagtahay .
(trg)="21"> Ми беремо найважчі випадки , а іншим переназначаємо на інший день .
(trg)="22"> Це дуже важко .

(src)="20"> Sida aad u jeedo , dumarka ayaa caruurta wadaan ; waa dumar kuwa isbitaalka imaada ; waa dumar kuwa dhisayo guryaha . kaasi waa gurigooda .
(trg)="23"> Бачите , жінки виносять дітей ; жінки приходять в лікарні ; жінки будують хати .
(trg)="24"> Це їхній дім .

(src)="21"> Iskuul ayeeynu leenahay .
(trg)="25"> У нас є школа .

(src)="22"> Waa iftiinkeena --
(src)="23"> labadii sano ugu dambeysay ayaynu furnay dugsi hoose halkaas oo aan ku haayno caruur dhan 850 , misna waa dumar iyo gabdho ugu badnaatii .
(trg)="26"> Ми нею пишаємося - два роки тому ми відкрили початкову школу , де навчається 850 дітей , більшість з них жінки і дівчатка .

(src)="24"> ( Sacbis )
(trg)="27"> ( Оплески )

(src)="25"> PM :
(trg)="28"> ПМ :

(src)="26"> Daqaatiirtu waxay leeyihiin qawaaniin aad u weyn oo ku saabsan qofka helayo daaweyn .
(trg)="29"> Лікарі мають кілька серйозних правил щодо тих , кого лікують у клініці .

(src)="27"> Manoo sharixi kartaa qawaaniintaas ku saabsan aqbalitaanka ?
(trg)="30"> Можете пояснити , що це за критерії прийому ?

(src)="28"> HA :
(trg)="32"> Ми радо вітаємо людей , що приходять до нас .

(src)="29"> Dadka noo imaado , weeynu soo dhaweynaa . waxaynu la wadaagnaa wax walbo oo aan heesano .
(trg)="33"> Ми ділимося з ними всім , що маємо .

(src)="30"> laakin waxaa jira laba sharci .
(trg)="34"> Існує тільки два правила .

(src)="31"> Sharciga koowaad :
(src)="32"> Majiraan wax qabiileeysi iyo kala qeebsanaan siyaasadeed kusaabsan ee shacabka Somaliyeed dhexdiisa .
(trg)="35"> Перше правило : у сомалійській спільноті немає розрізнення за політичною ознакою чи клановою приналежністю .

(src)="33"> Qof walboo waxaas ku dhaqmo banaanka ayaan u tuurnaa .
(trg)="36"> Хто на цьому наголошує , того ми виганяємо .

(src)="34"> Mida labaad :
(trg)="37"> Друге : жоден чоловік не може бити свою дружину .

(src)="35"> Nin garaaci karo xaaskiisa majiro . haduu garaaco ,
(trg)="38"> Якщо б 'є , ми садимо його у в' язницю , кличемо старійшин .

(src)="36"> Xabsi ayaan dhex dhigeena , misna waxan u yeereena duqoowda . ilaa ay ka cadeeyan case- kiisa , xabsiga kama soo deeyneeyno .
(trg)="39"> Доки вони не розберуться з його випадком , ми не випускаємо його .

(src)="37"> Kuwasi waa labadeena sharci .
(trg)="40"> Це наші два правила .

(src)="38"> ( Sacbis )
(trg)="41"> ( Оплески )

(src)="39"> Mida kale aan ogaaday aya waxay tahay ,
(src)="40"> Inay dumarku yihiin kuwa ugu adag aduunka daafahiisa .
(trg)="42"> Я також усвідомила , що жінка - це найсильніша істота у світі .

(src)="41"> Maxa yelay , 20- kii sano ee ugu dambeysay ,
(src)="42"> Dumarkii Somaliyeed ayaa fadhiga ka kacay .
(trg)="43"> Тому що сомалійські жінки вистояли останніх 20 років .

(src)="43"> Hogaamiya- yaal ayeey ahaayen , anaguna waxaynu nahay hogaamiya- yaasha shacabkeena iyo rajada mustaqbalka jiilkeena . ma' aan nihin kuwa miciin laawa yaasha iyo dhibanayaasha dagaalka sokeeye .
(trg)="44"> Вони були лідерами , ми є лідерами нашої спільноти і надією наших майбутніх поколінь .
(trg)="45"> Ми не тільки безпомічні жертви громадянської війни .

(src)="44"> Dib weeynu uheshiin karnaa .
(trg)="46"> Ми можемо сприяти примиренню .

(src)="45"> Wax walbo weeynu qaban karnaa .
(trg)="47"> Ми можемо робити будь- що .

(src)="46"> ( Sacbis )
(trg)="48"> ( Оплески )

(src)="47"> DM :
(src)="48"> Waxaynu nahay rajada mustaqbalka sida hoyadey ka dhawajisay ,
(src)="49"> Ragga ayaa kaliya wax laaya .
(trg)="50"> Як сказала моя мама , ми - надія на майбутнє , тільки чоловіки вбивають у Сомалі .

(src)="50"> Marka waxaynu la imaanay labadaan sharci .
(trg)="51"> Тож ми ввели цих два правила .

(src)="51"> Xero ay ku jiraan 90, 000 oo qofood , waa inaad la imaada qawaaniin ama dagaal ayaa meesha ka dhalanayo .
(trg)="52"> У таборі , де проживає 90 000 людей , ви мусите вводити якісь правила , інакше виникатимуть сутички .

(src)="52"> Marka , Majijran wax kala qeyb- sanaan qabiil , misna nin xaaskiisa garaaci karana majirto ,
(trg)="53"> Немає поділу на клани , жоден чоловік не може бити жінку .

(src)="53"> Waxaynu heeysanaa maqaasin yar oo aan xabsi ka dhignay .
(trg)="54"> У нас є невеличкий склад , який ми перетворили на в' язницю .

(src)="54"> Marka hadaad xaaskaada garaacdo meeshas ayaa galeysa .
(trg)="55"> Якщо хтось б 'є дружину , він там опиниться .

(src)="55"> ( Sacbis )
(trg)="56"> ( Оплески )

(src)="56"> Dumarka ayaan baraarujina misna aan siina jaanis ---
(trg)="57"> Надаючи більше влади жінкам , надаючи їм можливості - ми є там для цього .

(src)="57"> Dartooda ayaa halkaas ujoognaa . kaligood kuma ahin hooshaan .
(trg)="58"> Вони не самі .

(src)="58"> PM :
(trg)="59"> ПМ :

(src)="59"> Waxaad maamusha xarun caafimaad .
(trg)="60"> Ви керуєте клінікою .

(src)="60"> Waxay keentay daryeel caafimaad oo ay aad ugu baahnayeen dadka aan awoodin iney helaan .
(trg)="61"> У ній ви надали багато медичної допомоги , тим , хто не мав до неї доступу .

(src)="61"> Waxaad kaloo maamushaa bulshada rayidka .
(trg)="62"> Також ви керуєте громадянським суспільством .

(src)="62"> Waxaad aas- aastay sharuuc- daada , taaso dumarka iyo caruurta ay helayaan xaalado amni oo kala duwan .
(trg)="63"> Ви створили власні правила , у яких жінки і діти отримують відчуття безпеки .

(src)="63"> Isheeg go' aan- kaada , Dr . Abdi , adigana sidoo kale , Dr . Mohamed , ee wada shaqeynta ku saabsan -- si aad adiga u noqoto dhakhtar misna aad ula shaqeeyso hooyadaada xaaladahaan .
(trg)="64"> Розкажіть про ваше рішення , докторе Абді , і ваше рішення , докторе Могамед , працювати разом - про те , як ви стали лікарем і почали працювати з вашою матір 'ю у таких обставинах .

(src)="64"> HA :
(trg)="65"> ГА :

(src)="65"> Da' deydu -- maxa yeelay waxaan dhashay 1947 -- waqtigaas oo aynu laheen , dowlad , sharci iyo nidaam .
(trg)="66"> У мій час - бо я народилась у 1947 році - в той час у нас був уряд , закон і порядок .

(src)="66"> Laakin maalin ayaan waxan aaday isbitalka -- hooyadey ayaa xanuunsaneyd -- waxaan arkay sida dhaqatiirtu ay u daaweynayaan , sida ay ugu go' een inay caawiyaan dadka xanuun sanaya .
(trg)="67"> Та одного дня я прийшла в лікарню - моя мама хворіла - побачила цю лікарню , як лікарі там лікували , як віддано вони допомагали хворим людям .

(src)="67"> Aad baan ula dhacay , waxaana go' aan saday inaan noqdo dhaqtar .
(trg)="68"> Я замилувалася ними і вирішила стати лікарем .

(src)="68"> Nasiib xumo hooyadey waxay geeriyootay , markaan 12 jir ahaay . kadib aabahey ayaa wuxu ii ogolaaday inaan rajadeyda horay usii wato . hooyadey ayaa waxay u dhimatay cudarada dumarka oo aad u dhib badan , marka waxaan go' aan saday inaan noqdo qof ku taqasuso cudurada dumarka .
(trg)="69"> Моя мама , на жаль , померла , коли мені було 12 років .
(trg)="70"> Тоді мій батько дозволив мені реалізувати мою мрію .
(trg)="71"> Моя мама померла від гінекологічного ускладнення , тож я вирішила стати гінекологом .

(src)="69"> Sidaas darteed ayaan dhaqtar u noqday
(trg)="72"> Тому я стала лікарем .

(src)="70"> Marka Dr .
(src)="71"> Deqo aya idiin sharaxeeso ayadana .
(trg)="73"> Тепер слово доктору Деко .

(src)="72"> DM : dhankeyga , hooyaday ayaaba ii diyaarinaysay markaan yaraa inaan noqdo dhaqtar , laakin dhab ahaantii maanan rabin dhaqtarnimo .
(trg)="74"> ДМ :
(trg)="75"> Щодо мене , моя мама готувала мене змалку до професії лікаря , але я , насправді , не хотіла .

(src)="73"> Waxan ku haminayay inaan noqdo taarikh- yahan , ama wariye , aad baan u jeclaa laakin iima suurto gelin .
(trg)="76"> Можливо , я б стала істориком або репортером .
(trg)="77"> Мені це подобалось , але з того нічого не вийшло .

(src)="74"> Markii dagaalkii uu bilaawday --- Dagaalkii sokeeye -- waxan arkay sida hooyadey aay u caawineysay iyo sida ay caawinaad ugu baahneed , iyo sida ay daryeelku dumarku muhiim ugu yahay si ay u noqoto dhaqtar haween ah ee Somalia dhexdeda misna ay dumarka iyo caruruta u caawiso . waxan ku fekeray inaan isku noqdo dhaqtar iyo wariye ( Qosol )
(trg)="78"> Коли почалась війна - громадянська війна - я побачила , як мама допомагала , і як насправді їй була потрібна допомога , і яким важливим було для жінки бути лікарем- жінкою у Сомалі , і допомагати жінкам і дітям .
(trg)="79"> Тож я подумала , може , я могла б бути репортером і лікарем- гінекологом .
(trg)="80"> ( Сміх )

(src)="75"> Marka waxaan aaday Russia . xita hooyadey waxay aday , waqtigii midawga Soviet .
(trg)="81"> Тож я поїхала в Росію , і мама також , в часи Радянського Союзу .

(src)="76"> Dabeecadaheena qaar , waxaan kasoo dhaxalnay tababarka adag ee soviet- ka .
(trg)="82"> Тож наші методи , можливо , мають сильне радянське підгрунтя .

(src)="77"> Marka waa sidaas qaabka aan ku noqday Dr ,
(trg)="83"> Так я вирішила зайнятись тим же , що і мама .

(src)="78"> Walaasheyda waxay aheyd mid naga duwan .
(trg)="84"> У моєї сестри все було по- іншому .

(src)="79"> Waatana .
(trg)="85"> Вона є тут .

(src)="80"> Ayaduna waa Dhaqtarad .
(trg)="86"> Вона теж лікар .

(src)="81"> Russia ayeey ka soo qalin jebisay sido kale .
(trg)="87"> І також навчалася в Росії .

(src)="82"> ( Sacbis )
(trg)="88"> ( Оплески )

(src)="83"> laabashadeeni iyo la shaqeynta hooyadeyn ayaa aheyda waxa kaliya aan la kulanay dagaaladii sokeeye -- 16 jidh markaan ahay , walashey waxay jidhay 11 , goortii dagaaladii sokeeye qarxay . marka waxay aheyd baahida iyo dadkii aan aragnay bilawgii 90- meeyadii -- waxa nagu dhaliyay inaan dib u laabano misna aan wax ugu qabano .
(trg)="89"> Повернутися і працювати з нашою мамою , це те , що ми могли робити під час громадянської війни - коли мені було 16 , а сестрі 11 років , почалася громадянська війна .
(trg)="90"> Була потреба в цьому , і люди , яких ми бачили на початку 90- х , це все змусило нас повернутися і працювати для них .

(src)="85"> Maxay tahay carqalada ugu weyn ee hortaala hooyo iyo inanteedi aay ku dhex shaqeynayaan , halista iyo xaaladahaan cabsida ahi ?
(trg)="91"> ПМ :
(trg)="92"> Що для вас найскладніше у спільній роботі матері і доньки , у такій небезпечній та іноді страшній ситуації ?

(src)="87"> Haa , waxan ku dhex shaqeynaya xaalad adag , oo aad u halis ah .
(trg)="94"> Я працювала у важких умовах , дуже небезпечних .

(src)="88"> Misna markii aan arkay dadka ii baahan , iyaga ayaan la joogay si aan u caawiyio maxa yelay waxan awooday inaan wax uun uqabto
(trg)="95"> Коли я побачила людей , які потребували мене , я залишалася з ними , щоб допомогти , тому що я могла для них щось зробити .

(src)="89"> Dadka badankiisa waxay u yaaceen dibada .
(trg)="96"> Багато людей полетіли за кордон .

(src)="90"> Lakin aniga waxan lajoogay kuwa hadhay , waxaana isku dayay inaan wax uun u qabto -- haba yaraatee .
(trg)="97"> Та я залишилася з цими людьми і намагалася щось зробити - свій невеличкий внесок .

(src)="91"> Waan ku guuleestay hoosheyda .
(trg)="98"> Я зробила це успішно .

(src)="92"> Iminka waxaan goobteyda ku hayaa 90, 000 oo qofood kuwaas oo is xushmeeya , aanan marnaba dagaalameynin .
(trg)="99"> Зараз у місці , створеному мною , 90 000 людей , які поважають одне одного , не б' ються .

(src)="93"> Waxan isku daynaa inaa cirbaheena ku istaagno , si aan wax ugu qabano dadkeena , haba yaraatee .
(trg)="100"> Ми намагаємося стояти на ногах , робити щось , маленькі речі , які можемо робити для наших людей .

(src)="94"> Aaad baana ugu mahad celinayaa gabdhaheyga ,
(trg)="101"> Я вдячна своїм донькам .

(src)="95"> Markaye ii imaaadan , waxay iga caawiyaan inaay dadka ii daweeyaan , si ay u caawiyaan .
(trg)="102"> Коли вони приходять до мене , допомагають мені лікувати людей і просто допомагають .

(src)="96"> Wax walbo ayeey u qabtaan .
(trg)="103"> Вони роблять для них усе .

(src)="97"> Waxay qabteen wax walbo aan rabay inaan iyaga u qabto .
(trg)="104"> Вони зробили те , що я хотіла зробити для них .

(src)="99"> Maxay tahay qeebta ugu fiican ee la shaqeynta hooyadaa , iyo qeebta kugu dhibka badan ?
(trg)="105"> ПМ :
(trg)="106"> Що найкраще у спільній праці з вашою матір 'ю , і що найскладніше для вас ?

(src)="100"> DM : qeebta igu dhibka badan waa ; hooyadey aad bey u adagtahay .
(trg)="107"> ДМ :
(trg)="108"> Вона дуже строга ; це найскладніше .

(src)="101"> Mar walbo waxay rabtaa inaa wax badan sameyno . xaqiiqdii markii aad niyad jabto oo aad quusato , weeyna dhiira gelisa si aan u sameyno oo u gulesano
(trg)="109"> Вона завжди очікує від нас більшого .
(trg)="110"> І справді , коли ви думаєте , що не можете цього зробити , вона підштовхує , і я можу це зробити .

(src)="102"> Taasi waa qeebta ugu fiican .
(trg)="111"> Це найкраще .

(src)="103"> Waay na taba bartaa oo ay na tustaa sida loo sameeyo misna loo noqdo dad aad u wanaagsan iyo sida loo sameeyo qaliin waqti badan ah -- ugu yaraan 300 oo bukaan ah maalin walbo , 10 ilaa 20 qaliin ah , sidoo kale waa inaad ogaata xerada -- taasi waa sida aan noo taba barto . halkani ma ahin sidii xafiisyo qurux badan , 20 bukaan waana daaleeysa . sida aad u jeedo waa 300 oo qofood , 20 qaliin ah iyo 90, 000 qofood oo ad ogaaneysid .
(trg)="112"> Вона показує нам , тренує нас , і вчить бути кращими , вчить , як робити багатогодинні операції - 300 пацієнтів на день , 10- 20 операцій , а ще вам треба стежити за порядком у таборі - ось так вона нас тренує .
(trg)="113"> Це не подібно на гарні офіси тут , 20 пацієнтів і ви вже втомлені .
(trg)="114"> Ви маєте 300 пацієнтів , 20 операцій , і 90 000 людей під вашою опікою .

(src)="104"> PM :
(trg)="115"> ПМ :

(src)="105"> Laakin waxan u sameysaa dhan wanaag ku jiro .
(trg)="116"> Але ви це робите з добрих міркувань .

(src)="106"> ( Sacbis )
(trg)="117"> ( Оплески )

(src)="107"> Su, Sug .
(trg)="118"> Зачекайте .