# som/muXBGQivutS0.xml.gz
# tt/muXBGQivutS0.xml.gz


(src)="1"> Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah ,
(trg)="1"> Мин бу чыгышымны 2 сәгать дәвамында мәктәптә ясадым .

(src)="2"> Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo
(trg)="2"> Хәзер аны 3 минутка кыскарттым .

(src)="3"> Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran , oo u socda TED ,
(trg)="3"> Барысы да бер көнне TED- ка юл тоткан хәлдә , очкычта башланды .

(src)="4"> Todobo sano ka hor .
(trg)="4"> Җиде ел элек .

(src)="5"> Iyo fadhiga dhinecay ah
(trg)="5"> Минем янымда

(src)="6"> Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah ,
(trg)="6"> Яшүсмер , мәктәп укучысы утырды .

(src)="7"> Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah .
(trg)="7"> Ул бик факыйрь гаиләдән иде .

(src)="8"> Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso ,
(trg)="8"> Ул тормышында нәрсәгәдер ирешергә теләгән иде ,

(src)="9"> Waxeyna i weydisey su' aal fudud .
(trg)="9"> Һәм ул миңа кечкенә гади сорау бирде .

(src)="10"> Waxey tiri , " maxaa guul lagu gaaraa " ?
(trg)="10"> " Уңышка нәрсә китерә ? " , диде ул .

(src)="11"> Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey .
(trg)="11"> Мин югалып калдым .

(src)="12"> Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican .
(trg)="12"> Аңа җавап бирә алмадым .

(src)="13"> Marka diyaarada ayaan kasoo dagey , TED ayaan imaadey .
(trg)="13"> Очкычтан төшкәч , мин TED- ка килдем .

(src)="14"> Waxaan ku fikirey , Hoogayey , waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan !
(trg)="14"> Һәм мин уйлап куйдым : мин бит уңышлы кешеләр тулган бүлмә уртасында !

(src)="15"> Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey 0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer ?
(trg)="15"> Нигә алардан уңыш серен сорамаска ? !
(trg)="16"> Һәм аны балаларга ачмаска ?

(src)="16"> Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa , todobo sano , 500 oo wareysi ka bacdi ,
(trg)="17"> Димәк , җиде ел узган , 500 әңгәмә ясалган .

(src)="17"> Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro oo ka dhiga kuwa TED 'ka sax .
(trg)="18"> Һәм мин сезгә уңышка илткән серләрне ачам .
(trg)="19"> TED- чыларны нәрсә илһамландыра ?

(src)="18"> Midka uga horeeyana waa Dareen .
(trg)="20"> Беренче әйбер - дәрт .

(src)="19"> Free man Thomas wuxuu yiri , " Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga . "
(trg)="21"> Фримен Томас сүзләренчә , " Мине дәртем алып барды " .

(src)="20"> ReernTED waxey u sameeyaan jecel ; ma u sameeyaan lacag awgeed
(trg)="22"> TED- чылар эшләрен яратып эшли , алар акча өчен эшләми .

(src)="21"> Carol Coletta ayaa yiri , " Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa . " waxa xiisaha leh ayaa ah :
(trg)="23"> Кэрол Колетта сүзләренчә , " Миңа эшемне эшләр өчен , мин башкаларга түләргә әзермен " .
(trg)="24"> Иң кызыгы шунда :

(src)="22"> Hadaad jecel aad u sameyso , lacag ayada aa iska imaaneyso . dadaal !
(trg)="25"> Эшне яратып эшләсәң , акча барыбер килер .
(trg)="26"> Эшлә !

(src)="23"> Rupert Murdoch ayaa igu yiri , " waxa dhan waa dadaal .
(trg)="27"> Руперт Мэрдок әйткәнчә , " күп эшләргә кирәк " !

(src)="24"> Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan , laakiin waxaan leeyahay waqti fiican . "
(trg)="28"> " Җиңел генә уңышка ирешеп булмый .

(src)="25"> Ma kaftan buu yiri ?
(trg)="29"> Эштән ләззәт алырга кирәк " .
(trg)="30"> " Ләззәт " сүзен Руперт әйттеме ?

(src)="26"> Rupert ? haa ! dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo waxaan ogaadey in aysan jirin damuur . waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah .
(trg)="31"> Әйе !
(trg)="32"> Тед- чылар эшеннән ләззәт алалар .
(trg)="33"> Һәм алар күп эшлиләр .

(src)="27"> Good !
(trg)="35"> Белгеч булу !

(src)="28"> Alex Garden ayaa yiri , " si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid sida aad ugu fiicnaatid . "
(trg)="36"> Алекс Гарден сүзләренчә , уңышлы булыр өчен берәр нәрсә сайлагыз , һәм ул эштә иң яхшы булыгыз .

(src)="29"> Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal , dadaa , dadaal .
(trg)="37"> Тылсымга урын юк , барысы да практика , практика , практика .

(src)="30"> Iyo in aad diirada saartid .
(trg)="38"> Игътибарны бер өлкәдә тупларга кирәк .

(src)="31"> Norman Jewison ayaa igu yiri ,
(trg)="39"> Норман Джуисон :

(src)="32"> " Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey . "
(trg)="40"> " Иң мөһиме - игътибарны бер әйбердә туплауда " , ди .

(src)="33"> IIyo riixid !
(trg)="41"> Үзеңне җиңәргә !

(src)="34"> David Gallo ayaa yiri , " naftaada riix .
(trg)="42"> Дэвид Галло :
(trg)="43"> " Үзеңне җиң " , дип әйтә .

(src)="35"> Jismi ahaan , masqax ahaan , waad in aad riixdaa , riix , riix . "
(trg)="44"> Физик яктан һәм рухи яктан җиңәргә .

(src)="36"> Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is- Shaki .
(trg)="45"> Сез оялучанлыкны һәм икеләнүне җиңәргә тиеш .

(src)="37"> Goldie Hawn ayaa tiri , " aniga mar walba waxaan lahaa iska- shaki badan .
(trg)="46"> Голди Һаун : " мин үземннән һәрвакыт шикләнә идем " , ди .

(src)="38"> Aniga saas uma fiicneyn ; aniga saas uma caqli badneen .
(trg)="47"> " Мин җитәрлек яхшы һәм акыллы түгел идем " .

(src)="39"> Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo . "
(trg)="48"> " Миннән нәрсәдер чыгар дип уйламаган идем " .

(src)="40"> Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid ,
(src)="41"> Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen . ( Qosol )
(trg)="49"> Үзеңне җиңеп чыгу җиңел түгел , шуңа күрә Аллаһ әниләрне уйлап чыгарган .

(src)="42"> Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri ,
(trg)="51"> Фрэнк Һири шулай дигән :

(src)="43"> " hooyadey ayaa i riixi jirtey . " adeeg !
(trg)="52"> " Мине әнием алга этте "
(trg)="53"> Хезмәт итү !

(src)="44"> Sherwin Nuland ayaa yiri , " Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar . "
(trg)="54"> Шервин Нуланд :
(trg)="55"> " Табиб булып хезмәт итү минем өчен намус эше иде " ди .

(src)="45"> Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka . waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa :
(trg)="56"> Хәзер күп кенә бала миллионер булырга хыяллана .
(trg)="57"> Мин аларга әйткән беренче әйбер :

(src)="46"> " Hagaag , si fiican naftaada uma adeegi karto ; waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah .
(trg)="58"> " Сез үзегез өчен генә яши алмыйсыз "
(trg)="59"> " Сез башкаларга да хезмәт итәргә тиеш " .

(src)="47"> Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan . "
(trg)="60"> " Чөнки кешеләр шул юл белән генә бай була ала " .

(src)="48"> Fikradadha !
(trg)="61"> Идеяләр !

(src)="49"> Bill gates ayaa yiri ,, " waxaan hayaa fikrad : asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer . "
(trg)="63"> " Минем идеям булган " , ди . " микрокомпьютерлар өчен программалар язган беренче компания ачу " .

(src)="50"> Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan .
(trg)="64"> Бу шактый яхшы идея булган .

(src)="51"> Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad ---
(trg)="65"> Идеяләр тууда бернинди тылсым юк .

(src)="52"> Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer .
(trg)="66"> Бу бары тик гади адымнар гына ясау .

(src)="53"> Waxaana siisaa caddeymo badan .
(trg)="67"> Һәм мин моны дәлилли алам .

(src)="54"> Ku adkeysasho !
(trg)="68"> Үзсүзлелек !

(src)="55"> Joe Kraus ayaa yiri ,
(trg)="69"> Джо Краус шулай ди :

(src)="56"> " Adkeysiga ayaa ah sababta ugu horeeya ee aan ku gaarno guul . "
(trg)="70"> " Уңышның беренче сәбәбе - үзсүзле булу "

(src)="57"> Waa in aad ku adkeysataa guuldarada , waa in aad ku adkeysataa waqtiga dhibka !
(trg)="71"> Сез уңышсызлыклар аша , " CRAP " аша үтәргә тиеш .

(src)="58"> Taas oo dhab ahaantii ula micno ah " Naqdiga , Diidmada , maasuq ah iyo Cadaadiska . "
(trg)="72"> Бу " Тәнкыйть , Кыек карау , Аңгыралар һәм Басым " дигәнне аңлата .

(src)="59"> ( Qosol ) marka waxa weyn -- suaashaan jawaabteeda waa fudeed : ama bixi 4, 000 oo doolar waxaadna imaadaa TED hadii taas aad ku guul dareysitidna , fuli sideedaan sheey -- i aamin ku wani waa sideeda shey ee ugu weyn taas oo ku gaarsiineyso guul waad mahadsantihiin reer TED wareysigiina oo dhan !
(trg)="73"> ( Көлү )
(trg)="74"> Димәк , безнең сорауга җавап бик гади :
(trg)="75"> 4 мең доллар түләгез һәм ТЕД- ка килегез .