# som/3KA7lO6H0SXn.xml.gz
# sv/3KA7lO6H0SXn.xml.gz


(src)="1"> Waxaa jira wax aan rabo inaad aragtaan .
(trg)="1"> Jag vill börja med att visa er något .

(src)="2"> ( Fiidyow ) Weriye : waa sheeko si qoto dheer u arbushtay malaayiin Shiine ah : muuqaalka inan yar oo labo jir ah waxa jiidhay gaadhi kadibna ka tegay iyadoo dhiigaysa wado la maro muuqaalku aad ayay u adagtay in la muujiyo . dhacdada gebi ahaanteedba waxa qabatay kamara .
(trg)="2"> ( Filmklipp ) Reporter :
(trg)="3"> Det är en händelse som skakat miljontals i Kina : ett filmklipp av en tvåårig flicka , påkörd av en skåpbil och lämnad blödandes på gatan av förbipasserande , bilder alltför hemska för att visas .
(trg)="4"> Hela olyckan fångades på film .

(src)="3"> Derewalku wuu istaagay ka dib markuu jiidhay cunuga , waxaa la arkayey taayirkiisa oo ku taagan cunugta ilbidhiqsiyo .
(trg)="5"> Föraren stannar upp efter krocken , och man kan se bakhjulen ligga kvar ovanpå flickan i över en sekund .

(src)="4"> laba daqiiqo gudahood , sadex qof ayaa dhaafay cunugta laba jirka ah Wang Yue .
(trg)="6"> Under de två följande minuterna passerar tre människor den tvååriga Wang Yue .

(src)="5"> Ka ugu horeeyaa wuxuu gebi ahaanba iska ag maray cunugta dhaawacan . kuwa kale waxay eegeen iyada intaysan joogsan .
(trg)="7"> Den första går runt det svårt skadade barnet helt och hållet .
(trg)="8"> Andra tittar på henne innan de går vidare .

(src)="6"> Peter Singer : waxaa jiray dad kale oo ag marayeyey Wang Yue , iyo gaadhi labaad oo cagaheeda dul maray ka hor intaan qof wadooyinka nadiifiyaa uusan ridin jeliska waxaa loola cararay cusbitaalka , laakiin xili aad u danbaysay ayay ahayd . way dhimatay .
(trg)="9"> Peter Singer :
(trg)="10"> Det var fler som gick förbi Wang Yue , och ännu en bil körde över hennes ben innan en gatsopare slog larm .
(trg)="11"> Hon kördes till sjukhus , men det var för sent .

(src)="7"> Waxaan jeclaan lahaa intiina idinka mida , ee eegaysay taas ee nafohooda ku tidhi iminka , " taas maan sameeyeen waan joogsan lahaa si aan u caawiyo . "
(trg)="13"> Jag undrar hur många av er , nu när ni såg det här , som tänkte för er själva :
(trg)="14"> " Jag skulle inte ha gjort det .
(trg)="15"> Jag skulle ha stannat och hjälpt henne . "

(src)="8"> Gacmihiina taaga intiina taasi ku soo dhacday .
(trg)="16"> Räck upp en hand om ni tänkte så .

(src)="9"> Saan filayey , waa intiina bada . waanan aaminsanahay , waan hubaa inaad saxantihiin .
(trg)="17"> Som jag trodde , de flesta av er .
(trg)="18"> Och jag tror er , ni har säkert rätt .

(src)="10"> laakiin intaydaan wax badan u nafihiina u ku qancin , tan eega .
(trg)="19"> Men innan ni ropar hej för mycket , ta en titt på detta :

(src)="11"> UNICEF warbixin ay soo saartay 2011 , 6 . 9 milyan oo caruurta da' doodu ka yartahay shan ayaa u dhintay xanuuno laga hortegi karo , xanuuno ay keenaan faqrigu .
(trg)="20"> UNICEF rapporterar att 2011 dog 6, 9 miljoner barn , yngre än fem år , av fattigdomsrelaterade sjukdomar som kunde ha förhindrats .

(src)="12"> UNICEF waxay ku fekeraysaa in tani tahay war wanaagsan sababtoo ah tiradu aad ayay hoos ugu soo dhacday waxay ahayd 12 milyan sanadii 1990kii . taas waa war wanaagsan .
(trg)="21"> UNICEF tycker att det är goda nyheter eftersom det här dödstalet stadigt minskat från 12 miljoner 1990 .
(trg)="22"> Och det är bra .

(src)="13"> laakiin ilaa hada , 6 . 9 milyan waa 19, 000 oo caruura ayaa maalin walba dhinta . miyaan tan dhab ahaantii saamayn lahayn inagoo marayna istaraytkii aan soo dhaafnay ? miyay dhabtii saamayn leedahay inay inaga fog yihiin ? ma filayo , waxay saamayn kala duwanaansho ku leedahay damiirka xaqiiqdii ma joogaan horteena ,
(trg)="23"> Men fortfarande , 6, 9 miljoner , betyder att 19 000 barn dör varje dag .
(trg)="24"> Spelar det verkligen någon roll att vi inte går förbi dem på gatan ?
(trg)="25"> Spelar det verkligen roll att de befinner sig långt ifrån oss ?

(src)="14"> laakiin dhabtii , dabcan , waxay aad ugu kala duwanyihiin qoomiyadaha ama jinsiyadaha , midkoodna aniga iilama muuqdo inuu ila taxaluqo waxaa dhab ahaantii muhiimka ahi waxay tahay , inaad hoos u dhigi karto tirada dhimashada ? inagu ma badbaadin karnaa qaar ka mida caruurtaas 19, 000 ah ee maalin kasta dhimanaysa ? jawaabtu waxay tahay , haa waan awoodnaa . midkastoo inaga mida wuxuu ku kharash gareeyaa lacag waxyaabo aynaan runtii u baahnayn . waxaad ka fekertaa waxaa kuu dhaqan ah , haday ahaan lahayd gaadhi cusub , dalxiis ama waxyaabo kale sida inaad iibsato caagad biyo ah iyadoo biyaha qaabada ka imanaya ay ilaa xad u caafimaad wanaagsanyihiin cabitaanka waxaan u qaadi kartaa lacagta aad kharash garaynayso waxyaabahaas aadan u baahnayn inaad siiso ururkan , ururka Against Malaria Foundation , kaas oo qaadi doona lacagta aad siisay una isticmaali doona maro- kaneeyoinka sida tan si ay u ilaaliso caruuta sida kan oo kale , waxaan ognahay runtii hadaynu siiyo maro- kaneecooyinkaas , way isticmaalyaa , waxayna yaraynaysaa tirada dhimashada u dhimanaysa kaneecada , waa mid ka mida cudurada laga hor tegi karo ee galaafta in ka badan 19, 000 caruura inay dhintaan maalin walba . nasiib daro , dab badan oo badan ayaa fahmaya fikradan , maxsuulkuna kacdoon koroya : deeqsinimo waxtar leh waa muhiim sababtoo ah waxay isku xidhaa qalbiga iyo maanka niyada , dabcan waad ka dareemi . waxaad dareentay u calool boholyowga cunugaas
(trg)="27"> Att de inte står precis framför oss , att de , förstås , har en annan nationalitet eller etnicitet , inget av detta verkar moraliskt relevant för mig .
(trg)="28"> Utan det viktiga är , kan vi minska den dödssiffran ?
(trg)="29"> Kan vi rädda några av de 19 000 barn som dör varje dag ?

(src)="15"> laakiin runtii waa muhiim inaan isticmaalno maanka sidoo kale si aan hubaal uga dhigno waxaad samaysid inay tayo leeyihiin yihiina mid la agaasimay taasoo qudha maah , waxaanse ka fekeraa caqliyada na caawinaysa inaan fahano in dadka kale , meel kasta ay joogaanba , ay yihiin inaga oo kale , ay u dhibtoodaan sideena oo kale , in ay u murugada waalidka caruurtoodu dhimatay , sida inaga oo kale , iyo sida nafaheeda iyo wanaageenuba inoo saameeyaan . ayay u saamaysaa sida dadkaas intooda bada . hadaba waxaan ka fekeray caqliyad maaha oo qudha mid dhexdhexaada oo kaa caawinaysa wax kastood doonaysid . waxay inaga caawinaysaa inaan aragtideena ku qotomino xaaladeena waxaana ka fekeray taas sababteeda dad badan oo intooda badan yihiin deeqsiyiin tayo badan waxay ahaayeed dad ka soo jeeda filsafadaha dhaqaalaha ama xisaabta taasoo u muuqan kartan mid lala yaabo maxaa yeelay dad badan ayaa ku fekera ,
(trg)="41"> Men det är väldigt viktigt att använda huvudet också för att vara säker på att det man gör är effektivt och välriktat och inte bara det , jag tycker också att resonerande hjälper oss att förstå att andra människor , oavsett var de befinner sig , är som vi är , att de kan lida som vi kan , att föräldrar känner djup sorg över sina barns död , som vi gör , och att precis som våra liv och vårt välbefinnande betyder mycket för oss , betyder det precis lika mycket för alla dessa människor .
(trg)="42"> Jag tror inte att resonerande bara är ett neutralt verktyg för att ge oss det vi vill ha .
(trg)="43"> Det hjälper oss att sätta perspektiv på vår situation .

(src)="16"> " falsafadu inay tahay mid ka baxsan dunida dhabta ah : dhaqaalaha , waxaa la noo sheegay , inuu kaa dhigo mid kibir badan , waxaynuna ognahay in xisaabtu tahay mid aan xiiso badnayn oo danbaysa
(trg)="46"> " Filosofi är avlägset från verkligheten ; ekonomi , sägs det , gör oss bara själviska , och vi vet att matte är för nördar . "

(src)="17"> laakiin xaqiiqdii waxay samaysaa kala duwanaansho , xaqiiqdii waxaa jirta hal arin oon ku cajab gelinayn taasoo ahayd arin keensatay deeqsinimada tayada leh sababtoo ah tan ayuu helay kan waa websaydka Bill iyo Mellinda Gates oo hadaad eegto kelmada xaga sare ee midig ku qoran waxay leedahay " noolaha oo dhami waa isku qiime . " taas waa fahaamka , fahamka caadiga ee xaaladeena aduunka taasoo sabab u noqotay dadkaas inay noqday kuwa ugu deeqsisan taariikhda ,
(trg)="47"> Men det är faktiskt så att det gör en skillnad , och det finns en särskild nörd som har varit en särskilt effektiv altruist för att han insåg det här .
(trg)="48"> Det här är webbplatsen för Bill & amp ; Melinda Gates stiftelse , och om man tittar på de översta orden till höger , så står det , " Alla liv är lika mycket värda . "
(trg)="49"> Det är förståelsen , den rationella förståelsen av vår situation i världen som har lett till att de här människorna är de mest effektiva altruisterna genom tiderna ,

(src)="18"> Bill iyo Melinda Gates iyo Warren Buffett .
(trg)="50"> Bill och Melinda Gates och Warren Buffett .

(src)="19"> ( Applause )
(trg)="51"> ( Applåd )

(src)="20"> Midkoodna , Adrew Carnegie , John D .
(src)="21"> Rockefeller , weligood may siinin sadaqadan oo kale sida mid ka mida sadexdaa , waxayna u isticmaaleen garaadkooda ina ka dhigaan inay si dhaba u tarto .
(trg)="52"> Ingen , inte Andrew Carnegie , inte John D. Rockefeller , har någonsin gett så mycket till välgörenhet som var och en av dessa tre personer , och de har använt sin intelligens för att se till att den är mycket effektiv .

(src)="22"> Marka la eego qiyaas , Gates Foundation wuxuu durba badbaadiyey nolosha 5 . 8 milyan malaayiin kale , dad ah , ayaa cuduro helayaan taasoo ka dhigaysaan inay aad u xanuunsadaa , xitaa hadii mark danbe ay badbaadaan sanadada soo socda , waxaan shaki ku jirin in Gates Foundation inuu siin doono in kaloo badan , si uu u badbaadiyo nofo aad u badan .
(trg)="53"> Enligt en uppskattning har Gates- stiftelsen redan räddat 5, 8 miljoner liv och många miljoner fler från att få sjukdomar som skulle ha gjort dem väldigt sjuka , även om de till slut hade överlevt .
(trg)="54"> Under de kommande åren kommer Gates- stiftelsen utan tvekan ge mycket mer , och rädda många fler liv .

(src)="23"> Hagaag . waxaa laga yaabaa inaad tiraahdo , taasi way fiicantahay hadaad tahay bilyaneer , saamayntaasoo kale ayaad lahaan kartaa .
(trg)="55"> Nåväl , kanske ni säger , det går väl an om man är miljardär , då kanske man kan få en sådan inverkan .

(src)="24"> laakiin hadaanan ahayn , maxaan samayn karaa ? markaa waxaan eegayaa afar suaalood oo dadku is waydiiyaan taasoo laga yaabo inay ugu taagnaato habkay u bixin lahaayeen . waxay ka werweraan xajmiga isbedel ayay samay karayaan .
(trg)="56"> Men om man inte är det , vad kan man då göra ?
(trg)="57"> Så jag kommer att gå igenom fyra frågor som folk brukar fråga som kanske hindrar dem från att skänka .
(trg)="58"> De undrar hur stor skillnad deras bidrag kan göra .

(src)="25"> laakiin maaha inaad ahaatid bilyaneer .
(trg)="59"> Men man behöver inte vara miljardär .

(src)="26"> Kan waa Toby Ord .
(trg)="60"> Det här är Toby Ord .

(src)="27"> Waa cilmi baadhe filsafadeed ka ah jaamacada Oxford . wuxuu noqday deeqsi tayo leh markuu xisaabtamay
(trg)="61"> Han forskar i filosofi vid Oxfords universitet .

(src)="28"> lacagta ay tahay inuu ka helo shaqadiisa , shaqada climi- aqooneed , wuxuu ku dawayn karaa in ku filan 80, 000 oo dad indho la´ oo ah wadamada soo koraya ee ay wax badani u dhimanyihiin si ay u gaadhaan nolol ilaa xad gaadhsan qaab nololeed ku filan .
(trg)="62"> Han blev en effektiv altruist när han räknade ut att med den summa pengar han troligtvis skulle tjäna genom sin karriär , en akademisk karriär , kunde han skänka tillräckligt för att bota 80 000 människor från blindhet i utvecklingsländer och fortfarande ha tillräckligt mycket kvar för en helt fullvärdig levnadsstandard .

(src)="29"> Tody wuxuu hadaba assaasay urur
(src)="30"> la yidhaahdo Giving What We Can si uu u fidiyo warbixinta , uuna u mideeyo dadka doonaya inay wadaagaan qaar ka mida dakhligooda uuna u waydiiyo dadku inay u bixiyaan qaadhaan 10 boqolkiiba dakhliga soo gala noloshooda oo dhan si loola dagaalamo fakhriga
(trg)="63"> Så Toby grundade en organisation som heter Giving What We Can ( Att ge vad vi kan ) för att sprida den här informationen , för att ena människor som vill dela med sig av en del av sin inkomst , och be människor att utlova 10 procent av sin inkomst genom livet till kampen mot global fattigdom .

(src)="31"> Toby laftirkiisu si fiican buu taas ka yeelay .
(trg)="64"> Toby själv gör ännu bättre ifrån sig .

(src)="32"> Wuxuu dalbay qaadhaan gaadhaya 18, 000 oo ginin sanad -- taasi waxay ka yartahay 30, 000 oo dollar -- wuxuuna siiyey intii kale ururadaas kale . haa , Toby waa xaas wuxuuna bangiga kaga jiraa guri dayntiis kuwan waa labaamo noloshoodu dabayaaqo tahay ,
(trg)="65"> Han utlovade att leva på 180 000 kronor per år -- det är 15 000 i månaden -- och ge resten till organisationerna .
(trg)="66"> Och ja , Toby är gift och han har ett bostadslån .
(trg)="67"> Det här är ett par i en senare fas i livet ,

(src)="33"> Charlie Bresler and Diana Schott , kuwaasoo kulmay markay dhalinyaro ahaayee , markay kulmeen waxay ahaayeen aktifiis ka so hor jeeda dagaalkii Vietnam , u dagaalamay cadaalada bulshada , ka dibna u wareegay shaqo , sida dad badani sameeyaan , aanay runtii waxbadan uga qaban qiimaheeda , inkastoo aysan ka tegin iyagu ka dibna , markay gaadheen da' dii dadka inta badani bilaabaan inay ka fekeraan hawl- gabka , ayay ku laabteen , waxayna go' aansadeen inay jaraan kharashka ku baxa una noolaadeen si caadi ah , waxayna siiyeen lacagtoodi iyo wakhtigoodiba si ay ugu caawiyaan inay kula dagaalamaan faqriga . iminka , wakhtiganaan sheegayo waxa laga yaabaa inuu kuu horseedo inaad fekerto ,
(trg)="68"> Charlie Bresler och Diana Schott , som när de var unga och träffades , var aktivister mot Vietnamkriget , slogs för social rättvisa .
(trg)="69"> De skaffade sedan karriärer , som de flesta gör , och gjorde då inget särskilt aktivt för dessa värderingar , även om de inte övergav dem .
(trg)="70"> Och sen , när de kom till åldern då många börjar tänka på att gå i pension , återvände de till dem , och bestämde sig för att hålla nere på utgifterna ,

(src)="34"> " hagaag , miyey tahay inaan ka tago shaqadadyda oo aan geliyo wakhtigayga si aan u badbaadiyo nafahaas 19, 000 ah ee maalin walba la waayayo ? " ' hal shakhsi oo ka fekeray arintan hal cabaara sidaad u heli lahayd sahqo kuu lahaan karta saamaynta ugu wayn ee u wanaagsan adduunkan waa Will Crouch . waa arday ka qalin jebiyey filsafada , wuxuuna aasaasay website layidhaahdo 80, 000 hours , tirada saacadha uu qiyaasay dadka intooda badan waxay ku bixiyaan sahqadooda , si uu ula taliyo dadka sida ugu wacan yeelan lahaayeen shaqada ugu tayada badan . waxaa laga yaabaa inaad la yaabto inaad ogaato mid ka mida shaqooyinka uu dadka ku dhiiri geliyo inay tixgeliyaan , haday leeyihiih tayooyinka ku haboon iyo adaabka , inay tagaan bangiyada iyo dhaqaalaha . sabab ? maxaa yeelay hadaad hesho lacag badan , waxaad bixin kartaa lacag badan , hadaad ku guulaysato shaqadaad , waxaad siin kartaa in ku filan hayadaha gargaarka markaa waxay shaqaalayn kartaa , aan nidhaahno shan qof oo shaqaale gargaar ah oo ah wadamada soo koraya , mid kastoo ka mid ahina wuxuu runtii samayn karaa wanaag ka badan intaad samayn kari lahayd . markaa saamayntaasi waa shan meelood ay kugu hogaaminayso shaqadaasi .
(trg)="73"> " Tja , borde jag överge min karriär och lägga all min tid på att rädda några av de här 19 000 liven som förloras varje dag ? "
(trg)="74"> En person som tänkt en hel del på den här frågan , om hur man kan ha en karriär med största möjliga inverkan , är Will Crouch .
(trg)="75"> Han är doktorand i filosofi , och han har startat en webbsida som heter 80 000 Hours ( 80 000 timmar ) , det antal timmar han uppskattar att de flesta spenderar på sin karriär , för att ge råd om hur man får den bästa , mest effektiva karriären .

(src)="35"> Halkan waxaa jira nin dhalinyaro ah oo qaatay taladaas .
(trg)="80"> Här är en ung man som har följt det rådet .

(src)="36"> Magaciisu waa Matt Weiger . wuxuu ahaa arday filsafada iyo xisaabta ka barta jaamacada Princeton , wuxuu runtii ku guulaystay abaalmarinta buuga jaamacadeedka uu ka qoray filsafada sanadkii la soo dhaafay markuu qalin jebiyey . wuxuu shaqo dhaqaalaha ka helay New York . wuxuu durba helaa in ku filan wuxuu siinayaa lacag lix xaradh dhan ururada deeqaha wuxuuna weli helaa lacag ku filn oo uu ku noolaado .
(trg)="81"> Han heter Matt Weiger .
(trg)="82"> Han studerade filosofi och matematik på Princeton , och vann faktiskt priset för bästa filosofiavhandling förra året när han tog examen .
(trg)="83"> Men han har börjat arbeta i New Yorks finansvärld .

(src)="37"> Matt wuxuu sidoo kale iga caawiyey inaan sameeyo urur kaas oon ka shaqaynayo lehna magaca aan ka soo qaatay ciwaanka buug aan qoray ,
(trg)="85"> Matt har också hjälpt mig att sätta upp en organisation som jag jobbar med .
(trg)="86"> Namnet är taget från titeln på en bok jag skrev ,

(src)="38"> " Nolosha aad badbaadin kartied , " kaasoo isku dayaya inuu bedelo dhaqankeena markaa dad badan waxay ka fekeraan in haday tahay inay ku noolaano nolol akhlaaqiyaad leh , ma ku filna inaan raacno iska nolosha dahsoon inaynaan khiyaamin , dhaawicin , dilin
(trg)="87"> " Det liv du kan rädda " , som försöker förändra vår kultur så att fler människor tycker att om vi ska leva ett etiskt liv , är det inte tillräckligt att bara följa du- skall- icke- reglerna och inte vara otrogen , stjäla , lemlästa , döda , utan om vi har tillräckligt , måste vi dela med oss en av en del av det med de som har väldigt lite .

(src)="39"> laakiin hadaan haysano in nagu filan , waa inaan bixinaa in ka mida dadka haysta inta yar iyo ururadka isu keena dadka kala faca a , sida Holly Morgan , oo ah arday aan dhamayn jaamacada , oo dalabtay inay bixiso 10 boqolkiiba
(src)="40"> lacagta yar ee ay haysato , iyo midigta , Ada Wan , kaasoo si toosa ugu shaqeeyey faqiirk , laakiin iminka ka wada jaamacad aYale Mastar digriigiisa si uu u helo in ka badan uu bixiyo´ dad badan ayaa ka fekeri doona , fekeray , in sadaqadu ayaysan saas runtii u saamayn badnayn . balaan ka hadalno , tayaday leeyihiin .
(trg)="88"> Och organisationen för samman människor från olika generationer , som Holly Morgan , en student , som har utlovat att ge 10 procent av det lilla hon har , och till höger , Ada Wan , som har arbetat direkt för de fattiga , men som nu åkt till Yale för att göra en MBA för att ha mer att ge .

(src)="41"> Toby ORd wuxuu aad ugu taxaluqaa tan , wuxuu xisaabiyey kuwo ka mida ururuda sadaqada ilaa boqolaal , xitaa kumanaan goor ay ka tayo badan yihiin kuwa kale , makra waa muhiim in la helo kuwo tayo leh . u soo qaado tusaale , in ey uu hago qof indho la´ waa mid wanaagsan inuu sameey , sax ? hagaag , sax , waa mid saxa in la sameeyo ,
(trg)="91"> Toby Ord är väldigt intresserad av det här , och han har räknat ut att vissa organisationer är hundra eller till och med tusen gånger mer effektiva än andra , så det är väldigt viktigt att hitta just de som är effektiva .
(trg)="92"> Ta till exempel det att erbjuda en ledarhund till en blind person .
(trg)="93"> Det är en bra sak att göra , eller hur ?

(src)="42"> laakiin waa inaad ku fikirtaa waxa kale eed ku samayn kari lahayd khayraadka waxay ku kacaysaa ilaa 40, 000 inaad ku tabo barto ey iyo inaad tabobarto isaga si agyu u hagidiisu u noqon karto mid caawimo tayo leh u fidin karta qofka indhaha la´ waxay ku kacdaa in lagu daweeyo inta u dhexaysa 20 ilaa 50 dollar in lagu daweeyo qof indha la´ wadamada horumaray haday ku dhacdo tarajooma markaa waad isu gayn kartaa , waxaadna heli kartaa wax lamida taas waxaad u fidn kari lahayd ey haga ah qof maraykan ah oo indha la´ ama waxaad ku dawayn kartaa 400 ilaa 2, 000 oo dad indho la´ ah waxaan fili inay cadahay ta wanaagsan ay tahay in la sameeyo .
(trg)="94"> Ja , det är en bra sak att göra , men man måste tänka på vad man mer kan göra med de resurserna .
(trg)="95"> Det kostar ungefär 250 000 kronor att träna upp en ledarhund och att träna mottagaren så att ledarhunden kan vara en effektiv hjälp för den blinda personen .
(trg)="96"> Det kostar någonstans mellan 100 och 300 kronor att bota en blind person i ett utvecklingsland om de har trakom .

(src)="43"> laakiin hadaad eegayso ururada deeqa ee tayada leh kan waa websayd wanaagsan oo ay tahay in la eego .
(trg)="100"> Men om du vill leta efter effektiva organisationer , är det här en bra webbsida att gå in på .

(src)="44"> GiveWell exist si aad runtii u qiimayso saamaynta ururadaas , maaha qudha in si wanaagsan loo wado , waxayse eegeen boqolaal urur iminka waxay ku taliyeen sadex urur qudha , kaaso Against Maraia Foundation uu ka kow yahay . hadaba aad ayay u adagtahay , hadaad eegto la talin kale oo wanaagsan , thelifeyourcansave . com iyo bixi wixii aad karto
(trg)="101"> GiveWell finns för att verkligen bedöma effekten av organisationers välgörenhet , inte bara att de drivs på ett bra sätt , och de har kontrollerat hundratals organisationer och rekommenderar just nu bara tre , av vilka Against Malaria Foundation är nummer ett .
(trg)="103"> Om du vill se andra rekommendationer , så har både thelifeyoucansave . com och Giving What We Can en aningen större lista , men man kan hitta effektiva organisationer , och inte bara när det handlar om att rädda livet på fattiga .

(src)="47"> Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idhaahdo waxaa jira sidoo kale websayd eegaya ururada xayawaanka ee tayada leh . taasi waa arin kale oo aan ka walaacsanaa noloshayda oo dhan , dhibta baaxada weyn ee biniaadamka haleesha marka la turjumo tobanaan bilyan oo xayawaana sanad kasta markaa hadaad rabtid inaad eegto urur xayawaan oo tayo leh si hoos loogu dhigo dhibka , waxaad tegi kartaa Effective Animal Actism . sidoo kale deeqsinomo tayo leh ood filay inay aad u muhiim tahay si loo looga dhigo nooluhu inay badbaadaa dhamaantood . markaa waxay eegayaa hababka hoos loogu dhigi karo khatarta inay dabar go' aan . halkan waxaa ah hal khatar oo dabar go´ ah oo aynu dhamaanteen ka war hayno dhawaanahan , markii asteriyoodh uu maray meel u dhaw aduunkeena waxaa suuro gal ahayd in cilmi baadhis ay inaga caawin lahayd inaan uun saadaalin jidka astiriyoodhada inagu dhici kara ,
(trg)="104"> Jag är glad att kunna säga att det nu också finns en sida som tittar på effektiva djurorganisationer .
(trg)="105"> Det är en annan fråga jag har varit berörd av hela mitt liv , den kolossala mängden lidande som människor vållar på bokstavligen tiotals miljarder djur varje år .
(trg)="106"> Så om du vill leta efter effektiva organisationer för att minska det lidandet , kan du gå till Effective Animal Activism ( Effektiv djuraktivism ) .

(src)="48"> laakiin runtii ka hortagi karno inaysan dhicin . dadka qaar ayaa ka fekera inay ahaan lahayd arin fiican inaynu bixino . waxa jirta suurtagalnimooyin badan , suaashayda u danbaysaa waxay tahay , dadka qaar waxay ka fekeraan inay culustahay in la bixyo . anigu ma aaminsani inay tahay waxaan ku raaxaysanayey inaan bixiyo noloshaydi oo dhan ilaa markaan qalin jebiyey . waxay ii ahayd wax i farxad gelinayey .
(trg)="110"> Forskning kanske kan hjälpa oss att inte bara förutsäga banan av asteroider i kollisionsläge , utan faktiskt avleda dem .
(trg)="111"> Så vissa människor tycker att det vore något bra att skänka till .
(trg)="112"> Det finns många möjligheter .

(src)="49"> Charle Bresler wuxuu igu yidhi inuusan ahayn deeqsi . wuxuu ka fekeraa noloshii kaga baxday dhigaalkiisa .
(trg)="117"> Charlie Bresler sa en gång till mig att han inte är en altruist .
(trg)="118"> Han tycker att det liv han räddar är sitt eget .

(src)="50"> Holly Morgana wuxuu ii sheegay waxay u isticmaashay inay kula tacaasho niyad jabka ilaa hada waxay ku taxaluqday deeqsinada tayada leh , iminkana waa dadka ugu farxada badan een arkay . waxaan filayaa mid ka mida sababta arintan in faxalnimada tayada lihi ay caawiso inaan ka gudbo waxa aan ugu yeedho dhibta Sisphus . halkan waxa ah Sisphus sida uu sawirkiisa soo dhigay Titian , ku cambaareeyey in sanamadoodu ay ku soo riixeen dhagxaanti korka ka saarnaa buurta . marka uu minka halkan galay , dedaalku aad buu u sii batay . dhagaxii wuu ka baxsaday , ku soo socday hoosta buurta , waa inuu dib u riixaa oo kor celiyaa mar kale si lamid ayaa dhacd oo dhacda ilaa dhamaadka dunida . taas ma ku xasuusisaa qaab nololeedka macmiilka , inaad aad u shaqayso si aad lacag u hesho , waxaad ku bixisaa lacagtaas si aad ugu isticmaasho alaab taasoo aad rajaynaysid inaad la dhici doontid isticmaalkooda ?
(trg)="119"> Och Holly Morgan berättade för mig att hon brukade kämpa med depression tills hon blev involverad i effektiv altruism , och nu är hon en av de lyckligaste personerna hon vet .
(trg)="120"> Jag tror att en anledning till det här är att effektiv altruism hjälper till att övervinna det som jag kallar Sisyfos- problemet .
(trg)="121"> Här är Sisyfos avbildad av Tizian , fördömd av gudarna att knuffa en enorm stenbumling upp till toppen av kullen .

(src)="51"> laakiin lacagtii way tagtay , waxaad u shaqaysay aad si aad u helo in badan , waxaad kharash garaysay in badan , si aad u hesho in la mida farxadaas , farxad raadinteedu dhamaanayn . ka dhamaan masid , runtiina weligaa ku qancin mayso . inaad deeqsi wanaagsan nooqoto ayaa ku siin karta macnaha faraxadaas gaadhideeda . waxay kaa dhigaysaa inaad lahaato aasaaska dareenka niyadeed oo sareeya kaasoo aad ku dareemi karto inay noloshaadu tahay mid mudan in la noolaado waxaan ku soo gebogebaynayaa inaan idiin sheego emayl aan helay maraan qorayey hadalkan bil ka hor . waxay ka timid nin la dhaho Chris Croy , aanan weligay maqal kan waa sawirkiisa oo tusaya isagoo ka soo bogsoonaya qalin muxuu uga soo bogsoonayaa qaliinka ? emaylkii u danbeeyey wuxuu ku bilaabmay " salaasadii u danbaysay , waxaan si qarsoodiya ugu deeqay kelidayda midig qof aanan garanayn taas waxay bilowday silsilada kelida taasoo awood u siisay afar qof inay helaan kelyo . " waxaa jira ilaa 100 sanadkii maraykanka iyo kuwo kaloo wadamada kale oo sidaas sameeya . waxaa i farxad gelisay inaan akhriyo .
(trg)="124"> Men sedan är pengarna borta , och man måste arbeta hårt för att tjäna mer , spendera mer och bibehålla samma nivå av glädje , det är en sorts njutningens löpband .
(trg)="125"> Man kommer aldrig av , och man känner sig aldrig riktigt nöjd .
(trg)="126"> Genom att bli en effektiv altruist får man en mening och uppfyllelse .

(src)="52"> Chris wuxuu yidhi inay saamayn ku yeelatay qoraaladayda waxa uu sameeyey hagaag . waa inaan qirtaa , intaasi iga yaabisay , maxaa yeelay , ilaa hada waxaan leeyahay laba kelyood .
(trg)="135"> Jag var glad att läsa det .
(trg)="136"> Chris fortsatte och sa att han hade påverkats av mina texter i det han gjorde .
(trg)="137"> Tja , jag måste erkänna att det känns lite pinsamt att höra , eftersom jag fortfarande har två njurar .

(src)="53"> laakiin Chris wuxuu yihdi inuusan ka fekerin inuu sameeyey wax saas loola yaabo . maxaa yeelay wuxuu xisaabiyey tirada sanadada uu ugu daray dad , kordhinta nololeed , ay tahay mid la mida midaad gaadhi kari lahayd hadaad siiso 5, 000 dollar ururuka Against Malaria Foundation aad ka dibna aad xoogaa dareerto wanaag , maxaa yeelay waxaad bixisay in ka badan 5, 000 oo doolar ururka Against Malaria Foundation iyo ururo kaloo deeqaha wax ku qabta .
(trg)="138"> Men Chris fortsatte med att säga att han inte tyckte att det han gjort var så fantastiskt , eftersom han räknat ut att det antal år som han lagt till de här människornas liv , var ungefär samma förändring man kunde åstadkomma genom att ge 30 000 kronor till Against Malaria Foundation .
(trg)="139"> Och det fick mig att känna mig lite bättre , för jag har gett mer än 30 000 kronor till Against Malaria Foundation och till diverse andra effektiva välgörenhetsorganisationer .

(src)="54"> Markaa hadaanad fiicnaan dareemayn maxaa yeelay weli laba kelyood ayaad leedahay , waxaa jira qaabad aad uga bixi kartid .
(trg)="140"> Så om du känner dig dålig för att även du har två njurar kvar , så finns det ett sätt för dig att komma undan .

(src)="55"> Mahadsanidiin .
(trg)="141"> Tack .

(src)="56"> ( Sacab )
(trg)="142"> ( Applåd )

# som/6ni8tIRFnUVl.xml.gz
# sv/6ni8tIRFnUVl.xml.gz


(src)="1"> Abidkay ma ilaabayo maalintaas
(src)="2"> Waxay ahayd gugii 2006
(trg)="1"> Jag kommer aldrig att glömma den dagen på våren 2006 .

(src)="3"> Waxaan dhakhtar qaliin joogta ah
(src)="4"> Ka ahaa Cusbitaalka John Hopkins ,
(src)="5"> Waxan helay fariin degdeg ah
(trg)="2"> Jag var kirurg under specialistutbildning på John Hopkins- sjukhuset och tog emot akutfall .

(src)="6"> Waxan fariintaka ka hellay E . R- ka " Qolka degdega " 2dii saqda dhexe .
(src)="7"> Si aan u imado una arko haweeynay boog macaan ku leh cagta
(trg)="3"> Jag kallades till akuten vid tvåtiden på morgonen för att titta till en kvinna med ett diabetessår på sin fot .