# sl/1vMrbuLKJAq1.xml.gz
# som/1vMrbuLKJAq1.xml.gz


(src)="1"> V Somaliji se že 20 let številni ljudje vojskujejo .
(trg)="2"> Dad aad ubadan -- 20 sano ee Somalia ayaa isku dagalaayay .

(src)="2"> Zato ni bilo služb , ni bilo hrane .
(trg)="3"> Shaqa iyo cunaba toona maysan jidhin .

(src)="3"> Večina otrok je podhranjenih , kot tale .
(trg)="4"> Caruurta badankooda waxay noqdeen kuwa nafaqa dareeysan , sidaan oo kale

(src)="4"> Kakor veste , so v državljanski vojni najbolj prizadeti ženske in otroci .
(trg)="5"> Deqo Mohamed :
(trg)="6"> Sida aad ogtihiin
(trg)="7"> Dagaalada sokeeya inta ay socdaan kuwa aay badanaa saameyso waa caruurta iyo dumarka

(src)="5"> Zato so naši pacienti ženske in otroci .
(trg)="8"> Marka , bukaanadeenu waa dumar iyo caruur .

(src)="6"> Prebivajo na našem dvorišču .
(src)="7"> To je naš dom , kjer so dobrodošli .
(trg)="9"> Waxay ku jiraan deyrkeena . waa gurigeena .

(src)="8"> V našem kampu imamo ta trenutek 90 . 000 ljudi , od katerih je 75 % žensk in otrok .
(trg)="10"> Waan kusoo dhaweynaa . waa xerada aan hada ku hayno dad gaarayo 90, 000 , halka 75 % ay yihiin dumar iyo caruur .

(src)="9"> To je vaša bolnišnica , njena notranjost .
(trg)="11"> Pat Mitchell :
(trg)="12"> Kani waa isbitaalkiin . halkani waa gudaha .

(src)="10"> Delamo carske reze in druge operacije , kajti ljudje potrebujejo pomoč .
(trg)="14"> Waxaynu sameynaa qeebaha C iyo hoolgalo kala duwan maxa yelay dadku waxay u baahan yihiin caawimad .

(src)="11"> Ni vlade , ki bi jih zaščitila .
(trg)="15"> Dowlad difaacda majirto .

(src)="12"> Vsako jutro pride okoli 400 bolnikov , morda več , morda manj .
(trg)="16"> DM :
(trg)="17"> Bukaano gaaraya 400 ayaan subax walbo daaweynaa , weey ka badataan ama ka yaaradaan .

(src)="13"> Včasih nas je le pet zdravnikov in 16 medicinskih sester , pregledi nas fizično izčrpajo .
(trg)="18"> Mararka qaar waxaynu nahay kaliya 5 dhaqaatiir iyo 16 kalkaaliyal . jismiyan aad baan u daalnaa si aan dhamaantooda u qaabilno .

(src)="14"> Sprejmemo resne primere , ostale prenaročimo na naslednji dan .
(src)="15"> Zelo je težko .
(trg)="19"> Laakin waxan qaabilnaa kuwa daran oo kaliya , kuwa kalena waxaan dib u balaminaa maalinta xigta . aad beey u adagtahay .

(src)="16"> Kot vidite , so ženske tiste , ki nosijo otroke , ženske pridejo v bolnišnico , ženske so zgradile hiše .
(src)="17"> To so njihove hiše .
(trg)="20"> Sida aad u jeedo , dumarka ayaa caruurta wadaan ; waa dumar kuwa isbitaalka imaada ; waa dumar kuwa dhisayo guryaha . kaasi waa gurigooda .

(src)="18"> Imamo šolo .
(trg)="21"> Iskuul ayeeynu leenahay .

(src)="19"> To so naše svetle ...
(trg)="22"> Waa iftiinkeena --

(src)="20"> V zadnjih dveh letih smo odprli osnovno šolo , kamor hodi 850 otrok , večinoma žensk in deklic .
(trg)="23"> labadii sano ugu dambeysay ayaynu furnay dugsi hoose halkaas oo aan ku haayno caruur dhan 850 , misna waa dumar iyo gabdho ugu badnaatii .

(src)="21"> ( Aplavz )
(trg)="24"> ( Sacbis )

(src)="22"> Zdravniki so določili nekaj pravil o tem , kdo se lahko zdravi na kliniki .
(trg)="25"> PM :
(trg)="26"> Daqaatiirtu waxay leeyihiin qawaaniin aad u weyn oo ku saabsan qofka helayo daaweyn .

(src)="23"> Nam razložite pravila za sprejem ?
(trg)="27"> Manoo sharixi kartaa qawaaniintaas ku saabsan aqbalitaanka ?

(src)="24"> Ljudje , ki pridejo k nam , so dobrodošli .
(trg)="28"> HA :

(src)="25"> Z njimi delimo to , kar imamo .
(trg)="29"> Dadka noo imaado , weeynu soo dhaweynaa . waxaynu la wadaagnaa wax walbo oo aan heesano .

(src)="26"> Imamo le dve pravili .
(trg)="30"> laakin waxaa jira laba sharci .

(src)="27"> Prvo pravilo : v somalski družbi ni razlik med klani in ni politične delitve .
(trg)="31"> Sharciga koowaad :
(trg)="32"> Majiraan wax qabiileeysi iyo kala qeebsanaan siyaasadeed kusaabsan ee shacabka Somaliyeed dhexdiisa .

(src)="28"> Kdor to počne , ga vržemo ven .
(trg)="33"> Qof walboo waxaas ku dhaqmo banaanka ayaan u tuurnaa .

(src)="29"> Drugo pravilo : noben moški ne sme pretepati žene .
(trg)="34"> Mida labaad :

(src)="30"> Če jo pretepa , ga zapremo in pokličemo naše staroste .
(trg)="35"> Nin garaaci karo xaaskiisa majiro . haduu garaaco ,

(src)="31"> Dokler ne razrešijo njegovega primera , ga ne izpustimo .
(trg)="36"> Xabsi ayaan dhex dhigeena , misna waxan u yeereena duqoowda . ilaa ay ka cadeeyan case- kiisa , xabsiga kama soo deeyneeyno .

(src)="32"> To sta naši dve pravili .
(trg)="37"> Kuwasi waa labadeena sharci .

(src)="33"> ( Aplavz )
(trg)="38"> ( Sacbis )

(src)="34"> Spoznala sem , da so ženske najmočnejše osebe po celem svetu .
(trg)="39"> Mida kale aan ogaaday aya waxay tahay ,
(trg)="40"> Inay dumarku yihiin kuwa ugu adag aduunka daafahiisa .

(src)="35"> V zadnjih 20- ih letih se je somalska ženska dvignila .
(trg)="41"> Maxa yelay , 20- kii sano ee ugu dambeysay ,
(trg)="42"> Dumarkii Somaliyeed ayaa fadhiga ka kacay .

(src)="36"> Bile so voditeljice ; me smo voditeljice naše skupnosti in upanje za prihodnje generacije .
(src)="37"> Nismo nemočne in žrtve državljanske vojne .
(trg)="43"> Hogaamiya- yaal ayeey ahaayen , anaguna waxaynu nahay hogaamiya- yaasha shacabkeena iyo rajada mustaqbalka jiilkeena . ma' aan nihin kuwa miciin laawa yaasha iyo dhibanayaasha dagaalka sokeeye .

(src)="38"> Lahko zgladimo spore .
(trg)="44"> Dib weeynu uheshiin karnaa .

(src)="39"> Vsega smo zmožne .
(trg)="45"> Wax walbo weeynu qaban karnaa .

(src)="40"> ( Aplavz )
(trg)="46"> ( Sacbis )

(src)="41"> Kot je mati rekla , smo upanje za prihodnost .
(trg)="47"> DM :
(trg)="48"> Waxaynu nahay rajada mustaqbalka sida hoyadey ka dhawajisay ,

(src)="42"> Moški so tisti , ki ubijajo v Somaliji .
(trg)="49"> Ragga ayaa kaliya wax laaya .

(src)="43"> Zato smo določili ti dve pravili .
(trg)="50"> Marka waxaynu la imaanay labadaan sharci .

(src)="44"> V kampu z 90 . 000 ljudmi moraš imeti pravila , drugače pride do sporov .
(trg)="51"> Xero ay ku jiraan 90, 000 oo qofood , waa inaad la imaada qawaaniin ama dagaal ayaa meesha ka dhalanayo .

(src)="45"> Ni klanske ureditve in noben moški ne sme pretepati svoje žene .
(trg)="52"> Marka , Majijran wax kala qeyb- sanaan qabiil , misna nin xaaskiisa garaaci karana majirto ,

(src)="46"> Nekdanjo shrambo smo spremenili v zapor .
(trg)="53"> Waxaynu heeysanaa maqaasin yar oo aan xabsi ka dhignay .

(src)="47"> Če pretepaš ženo , greš tja .
(trg)="54"> Marka hadaad xaaskaada garaacdo meeshas ayaa galeysa .

(src)="48"> ( Aplavz )
(trg)="55"> ( Sacbis )

(src)="49"> Dati moč ženskam , dati jim možnost - v podporo smo jim , niso same .
(trg)="56"> Dumarka ayaan baraarujina misna aan siina jaanis ---
(trg)="57"> Dartooda ayaa halkaas ujoognaa . kaligood kuma ahin hooshaan .

(src)="50"> Vodite kliniko , ki je prinesla prepotrebno medicinsko oskrbo
(trg)="58"> PM :
(trg)="59"> Waxaad maamusha xarun caafimaad .
(trg)="60"> Waxay keentay daryeel caafimaad oo ay aad ugu baahnayeen dadka aan awoodin iney helaan .

(src)="52"> Vodite tudi civilno družbo .
(trg)="61"> Waxaad kaloo maamushaa bulshada rayidka .

(src)="53"> Imate svoja pravila , ki prinašajo ženskam in otrokom drugačen občutek varnosti .
(trg)="62"> Waxaad aas- aastay sharuuc- daada , taaso dumarka iyo caruurta ay helayaan xaalado amni oo kala duwan .

(src)="54"> Povejta mi o vajini odločitvi , dr .
(src)="55"> Abdi in dr .
(src)="56"> Mohamed , da delata skupaj - o vaši odločitvi , da postanete zdravnica in delate z materjo v teh okoliščinah .
(trg)="63"> Isheeg go' aan- kaada , Dr . Abdi , adigana sidoo kale , Dr . Mohamed , ee wada shaqeynta ku saabsan -- si aad adiga u noqoto dhakhtar misna aad ula shaqeeyso hooyadaada xaaladahaan .

(src)="57"> Moja leta - kajti rojena sem leta 1947 - v tistem obdobju smo imeli vlado , zakon in red .
(trg)="64"> HA :
(trg)="65"> Da' deydu -- maxa yeelay waxaan dhashay 1947 -- waqtigaas oo aynu laheen , dowlad , sharci iyo nidaam .

(src)="58"> Nekega dne sem šla v bolnišnico - moja mati je bila bolna - kjer sem videla , kako ravnajo z zdravniki , in kako so le- ti odločni , da bodo pomagali bolnim ljudem .
(trg)="66"> Laakin maalin ayaan waxan aaday isbitalka -- hooyadey ayaa xanuunsaneyd -- waxaan arkay sida dhaqatiirtu ay u daaweynayaan , sida ay ugu go' een inay caawiyaan dadka xanuun sanaya .

(src)="59"> Občudovala sem jih in se odločila , da postanem zdravnica .
(trg)="67"> Aad baan ula dhacay , waxaana go' aan saday inaan noqdo dhaqtar .

(src)="60"> Moja mati je na žalost umrla , ko mi je bilo 12 let .
(src)="61"> Oče mi je nato dovolil , da sledim svojemu upanju .
(src)="62"> Mati je umrla zaradi zapleta pri ginekološkem posegu , zato sem se odločila , da postanem ginekolog .
(trg)="68"> Nasiib xumo hooyadey waxay geeriyootay , markaan 12 jir ahaay . kadib aabahey ayaa wuxu ii ogolaaday inaan rajadeyda horay usii wato . hooyadey ayaa waxay u dhimatay cudarada dumarka oo aad u dhib badan , marka waxaan go' aan saday inaan noqdo qof ku taqasuso cudurada dumarka .

(src)="63"> Zato sem postala zdravnica .
(trg)="69"> Sidaas darteed ayaan dhaqtar u noqday

(src)="64"> Dr .
(trg)="70"> Marka Dr .

(src)="65"> Deqo bo razložila svojo odločitev .
(trg)="71"> Deqo aya idiin sharaxeeso ayadana .

(src)="66"> Že kot otroka me je mati pripravljala na poklic zdravnice , a tega v resnici nisem želela .
(trg)="72"> DM : dhankeyga , hooyaday ayaaba ii diyaarinaysay markaan yaraa inaan noqdo dhaqtar , laakin dhab ahaantii maanan rabin dhaqtarnimo .

(src)="67"> Raje bi bila zgodovinarka ali novinarka .
(src)="68"> To sem imela rada , a se ni izšlo .
(trg)="73"> Waxan ku haminayay inaan noqdo taarikh- yahan , ama wariye , aad baan u jeclaa laakin iima suurto gelin .

(src)="69"> Ko je izbruhnila državljanska vojna , sem videla mamo pomagati ljudem in kako resnično potrebuje pomoč , ker je oskrba nujna za ženske .
(src)="70"> Videla sem , kako je biti zdravnica v Somaliji ter pomagati ženskam in otrokom .
(src)="71"> Pomislila sem : morda sem lahko novinarka in ginekologinja .
(trg)="74"> Markii dagaalkii uu bilaawday --- Dagaalkii sokeeye -- waxan arkay sida hooyadey aay u caawineysay iyo sida ay caawinaad ugu baahneed , iyo sida ay daryeelku dumarku muhiim ugu yahay si ay u noqoto dhaqtar haween ah ee Somalia dhexdeda misna ay dumarka iyo caruruta u caawiso . waxan ku fekeray inaan isku noqdo dhaqtar iyo wariye ( Qosol )

(src)="73"> Šla sem v Rusijo , tako kot mati , v času Sovjetske Zveze .
(trg)="75"> Marka waxaan aaday Russia . xita hooyadey waxay aday , waqtigii midawga Soviet .

(src)="74"> Del najinega karakterja morda izhaja iz stroge sovjetske šole .
(trg)="76"> Dabeecadaheena qaar , waxaan kasoo dhaxalnay tababarka adag ee soviet- ka .

(src)="75"> Tako sem se jaz odločila za isto pot .
(trg)="77"> Marka waa sidaas qaabka aan ku noqday Dr ,

(src)="76"> Moja sestra je drugačna .
(trg)="78"> Walaasheyda waxay aheyd mid naga duwan .

(src)="77"> Danes je tukaj z nami .
(trg)="79"> Waatana .

(src)="78"> Tudi ona je zdravnica .
(trg)="80"> Ayaduna waa Dhaqtarad .

(src)="79"> Ravno tako je diplomirala v Rusiji .
(trg)="81"> Russia ayeey ka soo qalin jebisay sido kale .

(src)="80"> ( Aplavz )
(trg)="82"> ( Sacbis )

(src)="81"> Vrnili sva se , da bi delali z mamo zaradi tega , kar sva videli v državljanski vojni .
(src)="82"> Bilo mi je 16 let , moji sestri pa 11 , ko je izbruhnila državljanska vojna .
(src)="83"> Potrebe ljudi , ki sva jih videli že v zgodnjih 90 . letih , so naju pripravile do tega , da se vrneva in delava za ljudi .
(trg)="83"> laabashadeeni iyo la shaqeynta hooyadeyn ayaa aheyda waxa kaliya aan la kulanay dagaaladii sokeeye -- 16 jidh markaan ahay , walashey waxay jidhay 11 , goortii dagaaladii sokeeye qarxay . marka waxay aheyd baahida iyo dadkii aan aragnay bilawgii 90- meeyadii -- waxa nagu dhaliyay inaan dib u laabano misna aan wax ugu qabano .

(src)="84"> Kaj je torej največji izziv pri delu matere in hčere v teh nevarnih , včasih celo strašnih situacijah ?
(trg)="85"> Maxay tahay carqalada ugu weyn ee hortaala hooyo iyo inanteedi aay ku dhex shaqeynayaan , halista iyo xaaladahaan cabsida ahi ?

(src)="85"> Ja , delala sem v težkih situacijah , zelo nevarnih .
(trg)="87"> Haa , waxan ku dhex shaqeynaya xaalad adag , oo aad u halis ah .

(src)="86"> Ko sem videla , da me ljudje potrebujejo , sem ostala , da bi jim pomagala , ker sem imela možnost nekaj narediti za njih .
(trg)="88"> Misna markii aan arkay dadka ii baahan , iyaga ayaan la joogay si aan u caawiyio maxa yelay waxan awooday inaan wax uun uqabto

(src)="87"> Večina ljudi je zbežala v tujino .
(trg)="89"> Dadka badankiisa waxay u yaaceen dibada .

(src)="88"> Jaz pa sem ostala z ljudmi in skušala nekaj narediti , vsaj tisto malo , kar sem lahko .
(trg)="90"> Lakin aniga waxan lajoogay kuwa hadhay , waxaana isku dayay inaan wax uun u qabto -- haba yaraatee .

(src)="89"> V mojem kraju mi je uspelo .
(trg)="91"> Waan ku guuleestay hoosheyda .

(src)="90"> V mojem kraju živi 90 . 000 ljudi , ki se spoštujejo , ki se ne vojskujejo .
(trg)="92"> Iminka waxaan goobteyda ku hayaa 90, 000 oo qofood kuwaas oo is xushmeeya , aanan marnaba dagaalameynin .

(src)="91"> Poskušamo se postaviti na noge in nekaj narediti za naše ljudi .
(trg)="93"> Waxan isku daynaa inaa cirbaheena ku istaagno , si aan wax ugu qabano dadkeena , haba yaraatee .

(src)="92"> Hvaležna sem svojima hčerkama .
(trg)="94"> Aaad baana ugu mahad celinayaa gabdhaheyga ,

(src)="93"> Ko prideta k meni , mi pomagata zdraviti ljudi , v pomoč sta mi .
(trg)="95"> Markaye ii imaaadan , waxay iga caawiyaan inaay dadka ii daweeyaan , si ay u caawiyaan .

(src)="94"> Vse naredita za njih .
(trg)="96"> Wax walbo ayeey u qabtaan .

(src)="95"> Vse , kar sem želela od njiju , sta naredili .
(trg)="97"> Waxay qabteen wax walbo aan rabay inaan iyaga u qabto .

(src)="96"> Kaj je najboljše pri delu z mamo in kaj je za vas najtežje ?
(trg)="99"> Maxay tahay qeebta ugu fiican ee la shaqeynta hooyadaa , iyo qeebta kugu dhibka badan ?

(src)="97"> Zahtevna je , to je najtežje .
(trg)="100"> DM : qeebta igu dhibka badan waa ; hooyadey aad bey u adagtahay .

(src)="98"> Vedno pričakuje več od nas .
(src)="99"> Ko misliš , da ne moreš več , te porine - in vidim , da zmorem .
(trg)="101"> Mar walbo waxay rabtaa inaa wax badan sameyno . xaqiiqdii markii aad niyad jabto oo aad quusato , weeyna dhiira gelisa si aan u sameyno oo u gulesano

(src)="100"> To je najboljši del .
(trg)="102"> Taasi waa qeebta ugu fiican .

(src)="101"> Uči nas , kako naj delamo , kako naj bomo boljši ljudje in kako naj zdržimo dolge operacije .
(src)="102"> 300 pacientov na dan , 10 , 20 operacij , poleg tega pa še upravljamo kamp .
(src)="103"> Tako nas uči .
(trg)="103"> Waay na taba bartaa oo ay na tustaa sida loo sameeyo misna loo noqdo dad aad u wanaagsan iyo sida loo sameeyo qaliin waqti badan ah -- ugu yaraan 300 oo bukaan ah maalin walbo , 10 ilaa 20 qaliin ah , sidoo kale waa inaad ogaata xerada -- taasi waa sida aan noo taba barto . halkani ma ahin sidii xafiisyo qurux badan , 20 bukaan waana daaleeysa . sida aad u jeedo waa 300 oo qofood , 20 qaliin ah iyo 90, 000 qofood oo ad ogaaneysid .

(src)="106"> Vendar to počnete iz dobrih razlogov .
(trg)="104"> PM :
(trg)="105"> Laakin waxan u sameysaa dhan wanaag ku jiro .

(src)="107"> ( Aplavz )
(trg)="106"> ( Sacbis )

(src)="108"> Počakajta .
(trg)="107"> Su, Sug .

(src)="109"> Hvala .
(trg)="108"> HA :
(trg)="109"> Mahadsanid .

(src)="110"> Hvala .
(trg)="110"> DM :
(trg)="111"> Mahadsanidiin .

(src)="111"> ( Aplavz )
(trg)="112"> ( Sacbis )