# lt/3KA7lO6H0SXn.xml.gz
# som/3KA7lO6H0SXn.xml.gz


(src)="1"> Noriu kai ką jums parodyti .
(trg)="1"> Waxaa jira wax aan rabo inaad aragtaan .

(src)="2"> ( Video ) Pranešėjas :
(src)="3"> Tai istorija , kuri sukrėtė milijonus žmonių Kinijoje ; vaizdo įrašas , kuriame dviejų metų mergaitę partrenkia autobusas ir ji praeivių paliekama kraujuoti gatvėje , įrašas , per daug žiaurus rodyti .
(src)="4"> Visas įvykis buvo užfiksuotas video kamera .
(trg)="2"> ( Fiidyow ) Weriye : waa sheeko si qoto dheer u arbushtay malaayiin Shiine ah : muuqaalka inan yar oo labo jir ah waxa jiidhay gaadhi kadibna ka tegay iyadoo dhiigaysa wado la maro muuqaalku aad ayay u adagtay in la muujiyo . dhacdada gebi ahaanteedba waxa qabatay kamara .

(src)="5"> Vairuotojas stabteli vos partrenkęs vaiką , galima matyti galinius autobuso ratus sustojusius keletui sekundžių .
(trg)="3"> Derewalku wuu istaagay ka dib markuu jiidhay cunuga , waxaa la arkayey taayirkiisa oo ku taagan cunugta ilbidhiqsiyo .

(src)="6"> Dviejų minučių bėgyje , trys žmonės praeina pro dviejų metukų Wang Yue .
(trg)="4"> laba daqiiqo gudahood , sadex qof ayaa dhaafay cunugta laba jirka ah Wang Yue .

(src)="7"> Pirmasis apeina sunkiai sužeistą vaiką visiškai nekreipdamas dėmesio .
(src)="8"> Kiti pasižiūri į ją prieš keliaujant tolyn .
(trg)="5"> Ka ugu horeeyaa wuxuu gebi ahaanba iska ag maray cunugta dhaawacan . kuwa kale waxay eegeen iyada intaysan joogsan .

(src)="10"> Buvo ir daugiau žmonių , kurie praėjo pro Wang Yue , ir antras autobusas pervažiavo jai per kojas prieš tai , kai gatvės valytoja ėmėsi veiksmų .
(trg)="6"> Peter Singer : waxaa jiray dad kale oo ag marayeyey Wang Yue , iyo gaadhi labaad oo cagaheeda dul maray ka hor intaan qof wadooyinka nadiifiyaa uusan ridin jeliska waxaa loola cararay cusbitaalka , laakiin xili aad u danbaysay ayay ahayd . way dhimatay .

(src)="13"> Man įdomu , kiek žmonių tarp jūsų , žiūrėdami šį įrašą , pasakė sau :
(src)="14"> " Aš nebūčiau taip pasielgęs .
(src)="15"> Aš būčiau sustojęs padėti . "
(trg)="7"> Waxaan jeclaan lahaa intiina idinka mida , ee eegaysay taas ee nafohooda ku tidhi iminka , " taas maan sameeyeen waan joogsan lahaa si aan u caawiyo . "

(src)="16"> Pakelkite ranką , jei ši mintis aplankė ir jus .
(trg)="8"> Gacmihiina taaga intiina taasi ku soo dhacday .

(src)="17"> Kaip ir maniau , tai dauguma iš jūsų .
(src)="18"> Ir aš tikiu jumis .
(src)="19"> Esu įsitikinęs , kad jūs teisūs .
(trg)="9"> Saan filayey , waa intiina bada . waanan aaminsanahay , waan hubaa inaad saxantihiin .

(src)="20"> Bet prieš per daug savim patikint , pažiūrėkite štai čia .
(trg)="10"> laakiin intaydaan wax badan u nafihiina u ku qancin , tan eega .

(src)="21"> UNICEF praneša , jog 2011- ais metais , 6, 9 milijonai vaikų , jaunesnių nei penki metai , mirė nuo išvengiamų , su skurdu susijusių , ligų .
(trg)="11"> UNICEF warbixin ay soo saartay 2011 , 6 . 9 milyan oo caruurta da' doodu ka yartahay shan ayaa u dhintay xanuuno laga hortegi karo , xanuuno ay keenaan faqrigu .

(src)="22"> UNICEF galvoja , kad tai geros naujienos , nes šis skaičius pastoviai mažėja nuo 12 milijonų 1990- ais metais .
(src)="23"> Tai yra gerai .
(trg)="12"> UNICEF waxay ku fekeraysaa in tani tahay war wanaagsan sababtoo ah tiradu aad ayay hoos ugu soo dhacday waxay ahayd 12 milyan sanadii 1990kii . taas waa war wanaagsan .

(src)="24"> Bet vistiek , 6, 9 milijonai - tai 19 000 vaikų mirštančių kiekvieną dieną .
(src)="25"> Ar tai išties svarbu , jog mes neprasilenkiame su jais gatvėje ?
(src)="26"> Ar tai išties svarbu , jog jie toli nuo mūsų ?
(trg)="13"> laakiin ilaa hada , 6 . 9 milyan waa 19, 000 oo caruura ayaa maalin walba dhinta . miyaan tan dhab ahaantii saamayn lahayn inagoo marayna istaraytkii aan soo dhaafnay ? miyay dhabtii saamayn leedahay inay inaga fog yihiin ? ma filayo , waxay saamayn kala duwanaansho ku leedahay damiirka xaqiiqdii ma joogaan horteena ,

(src)="28"> Faktas , jog jie nemiršta tiesiai prieš mūsų akis , ir faktas , žinoma , jog jie skirtingos tautybės ar rasės - visa tai man neatrodo moraliai svarbu .
(src)="29"> Kas yra tikrai svarbu , yra tai , ar mes galime sumažintį šį mirčių skaičių ?
(src)="30"> Ar galime išgelbėti keletą iš tų 19 000 vaikų , mirštančių kiekvieną dieną ?
(trg)="14"> laakiin dhabtii , dabcan , waxay aad ugu kala duwanyihiin qoomiyadaha ama jinsiyadaha , midkoodna aniga iilama muuqdo inuu ila taxaluqo waxaa dhab ahaantii muhiimka ahi waxay tahay , inaad hoos u dhigi karto tirada dhimashada ? inagu ma badbaadin karnaa qaar ka mida caruurtaas 19, 000 ah ee maalin kasta dhimanaysa ? jawaabtu waxay tahay , haa waan awoodnaa . midkastoo inaga mida wuxuu ku kharash gareeyaa lacag waxyaabo aynaan runtii u baahnayn . waxaad ka fekertaa waxaa kuu dhaqan ah , haday ahaan lahayd gaadhi cusub , dalxiis ama waxyaabo kale sida inaad iibsato caagad biyo ah iyadoo biyaha qaabada ka imanaya ay ilaa xad u caafimaad wanaagsanyihiin cabitaanka waxaan u qaadi kartaa lacagta aad kharash garaynayso waxyaabahaas aadan u baahnayn inaad siiso ururkan , ururka Against Malaria Foundation , kaas oo qaadi doona lacagta aad siisay una isticmaali doona maro- kaneeyoinka sida tan si ay u ilaaliso caruuta sida kan oo kale , waxaan ognahay runtii hadaynu siiyo maro- kaneecooyinkaas , way isticmaalyaa , waxayna yaraynaysaa tirada dhimashada u dhimanaysa kaneecada , waa mid ka mida cudurada laga hor tegi karo ee galaafta in ka badan 19, 000 caruura inay dhintaan maalin walba . nasiib daro , dab badan oo badan ayaa fahmaya fikradan , maxsuulkuna kacdoon koroya : deeqsinimo waxtar leh waa muhiim sababtoo ah waxay isku xidhaa qalbiga iyo maanka niyada , dabcan waad ka dareemi . waxaad dareentay u calool boholyowga cunugaas

(src)="40"> Bet labai svarbu , jog naudotumėtės ir savo protu , kad užtikrintumėte , jog tai , ką jūs darote , yra veiksminga ir nukreipta tinkama linkme , ir ne tik .
(src)="41"> Aš taip pat manau jog protas padeda mums suprasti , kad kiti žmonės , kad ir kur jie bebūtų , yra tokie patys kaip mes , jie kenčia taip pat kaip ir mes , kad tėvai gedi dėl savo vaikų mirčių , taip pat kaip ir mes , ir kad lygiai taip pat , kaip mūsų gyvenimai ir gerovė rūpi mums , jie rūpi tiek pat ir visiems tiems žmonėms .
(src)="42"> Taigi , aš manau , jog protas nėra tiesiog kokia nors neutrali priemonė , kuri mums padeda gauti tai , ko norime .
(trg)="15"> laakiin runtii waa muhiim inaan isticmaalno maanka sidoo kale si aan hubaal uga dhigno waxaad samaysid inay tayo leeyihiin yihiina mid la agaasimay taasoo qudha maah , waxaanse ka fekeraa caqliyada na caawinaysa inaan fahano in dadka kale , meel kasta ay joogaanba , ay yihiin inaga oo kale , ay u dhibtoodaan sideena oo kale , in ay u murugada waalidka caruurtoodu dhimatay , sida inaga oo kale , iyo sida nafaheeda iyo wanaageenuba inoo saameeyaan . ayay u saamaysaa sida dadkaas intooda bada . hadaba waxaan ka fekeray caqliyad maaha oo qudha mid dhexdhexaada oo kaa caawinaysa wax kastood doonaysid . waxay inaga caawinaysaa inaan aragtideena ku qotomino xaaladeena waxaana ka fekeray taas sababteeda dad badan oo intooda badan yihiin deeqsiyiin tayo badan waxay ahaayeed dad ka soo jeeda filsafadaha dhaqaalaha ama xisaabta taasoo u muuqan kartan mid lala yaabo maxaa yeelay dad badan ayaa ku fekera ,

(src)="46"> " Filosofija yra nutolusi nuo realaus pasaulio ; ekonomika , kaip mums sakyta , tiesiog padaro mus labiau savanaudiškais , ir mes žinome , jog matematika yra moksliukams . "
(trg)="16"> " falsafadu inay tahay mid ka baxsan dunida dhabta ah : dhaqaalaha , waxaa la noo sheegay , inuu kaa dhigo mid kibir badan , waxaynuna ognahay in xisaabtu tahay mid aan xiiso badnayn oo danbaysa

(src)="47"> Bet tiesą pasakius , tai daro didelį skirtumą , ir iš tiesų , yra vienas toks moksliukas , kuris yra ypatingai veiksmingas altruistas , nes jis turi šią savybę .
(src)="48"> Tai Bill ir Melinda Gates Fondo internetinis puslapis ir jei pažiūrėsite į žodžius viršutiniame dešiniajame kampe , jie sako :
(src)="49"> " Visos gyvybės turi vienodą vertę . "
(trg)="17"> laakiin xaqiiqdii waxay samaysaa kala duwanaansho , xaqiiqdii waxaa jirta hal arin oon ku cajab gelinayn taasoo ahayd arin keensatay deeqsinimada tayada leh sababtoo ah tan ayuu helay kan waa websaydka Bill iyo Mellinda Gates oo hadaad eegto kelmada xaga sare ee midig ku qoran waxay leedahay " noolaha oo dhami waa isku qiime . " taas waa fahaamka , fahamka caadiga ee xaaladeena aduunka taasoo sabab u noqotay dadkaas inay noqday kuwa ugu deeqsisan taariikhda ,

(src)="51"> Bill ir Melinda Gates ir Warren Buffett .
(trg)="18"> Bill iyo Melinda Gates iyo Warren Buffett .

(src)="52"> ( Plojimai )
(trg)="19"> ( Applause )

(src)="53"> Nė vienas , nei Andrew Carnegie , nei John D .
(trg)="20"> Midkoodna , Adrew Carnegie , John D .

(src)="54"> Rockefeller , nėra paaukojęs tiek daug labdarai , kiek kiekvienas iš šios trijulės , ir jie panaudojo savo sumanumą , kad užtikrintų , jog tai būtų labai veiksminga .
(trg)="21"> Rockefeller , weligood may siinin sadaqadan oo kale sida mid ka mida sadexdaa , waxayna u isticmaaleen garaadkooda ina ka dhigaan inay si dhaba u tarto .

(src)="55"> Pagal vieną įvertinimą , Gates Fondas jau išgelbėjo 5, 8 milijonus gyvybių ir dar daugiau milijonų žmonių , užsikrėtusių ligomis , kurios būtų labai sugadinę jų sveikatą , net jei ir galiausiai jie būtų išgyvenę .
(src)="56"> Per ateinančius metus , neabejotinai Gates Fondas paaukos dar daugiau , ir išgelbės dar daugiau gyvybių .
(trg)="22"> Marka la eego qiyaas , Gates Foundation wuxuu durba badbaadiyey nolosha 5 . 8 milyan malaayiin kale , dad ah , ayaa cuduro helayaan taasoo ka dhigaysaan inay aad u xanuunsadaa , xitaa hadii mark danbe ay badbaadaan sanadada soo socda , waxaan shaki ku jirin in Gates Foundation inuu siin doono in kaloo badan , si uu u badbaadiyo nofo aad u badan .

(src)="57"> Na , jūs galite pasakyti , jog tai suprantama , kai tu esi milijardierius , tu gali padaryti tokią įtaką .
(trg)="23"> Hagaag . waxaa laga yaabaa inaad tiraahdo , taasi way fiicantahay hadaad tahay bilyaneer , saamayntaasoo kale ayaad lahaan kartaa .

(src)="58"> Bet jeigu aš nesu , ką aš galiu padaryti ?
(src)="59"> Tad aš peržvelgsiu keturis klausimus , kuriuos užduoda žmonės , kurie galbūt sutrukdo jiems aukoti .
(src)="60"> Jie nerimauja , kokią įtaką jie gali padaryti .
(trg)="24"> laakiin hadaanan ahayn , maxaan samayn karaa ? markaa waxaan eegayaa afar suaalood oo dadku is waydiiyaan taasoo laga yaabo inay ugu taagnaato habkay u bixin lahaayeen . waxay ka werweraan xajmiga isbedel ayay samay karayaan .

(src)="61"> Bet jums nereikia būti milijardieriais .
(trg)="25"> laakiin maaha inaad ahaatid bilyaneer .

(src)="62"> Tai - Toby Ord .
(trg)="26"> Kan waa Toby Ord .

(src)="63"> Jis mokslininkas filosofijos srityje
(src)="64"> Oksfordo universitete .
(trg)="27"> Waa cilmi baadhe filsafadeed ka ah jaamacada Oxford . wuxuu noqday deeqsi tayo leh markuu xisaabtamay

(src)="65"> Jis tapo veiksmingu altruistu kai suskaičiavo , jog su pinigais , kuriuos jis uždirbs per visą savo karjerą , savo akademinę karjerą , jis galėtų paaukoti pakankamai , kad išgydytų 80 000 žmonių aklumą besivystančiose šalyse ir vis dar turėtų pakankamai likusių pinigų gyventi pagal visiškai pakankamą gyvenimo standartą .
(trg)="28"> lacagta ay tahay inuu ka helo shaqadiisa , shaqada climi- aqooneed , wuxuu ku dawayn karaa in ku filan 80, 000 oo dad indho la´ oo ah wadamada soo koraya ee ay wax badani u dhimanyihiin si ay u gaadhaan nolol ilaa xad gaadhsan qaab nololeed ku filan .

(src)="66"> Taigi Toby įkūrė organizaciją pavadinimu " Duoti , ką galime " , kad paskleistų šią informaciją ir suvienytų žmones , kurie nori pasidalinti dalimi savo atlyginimo , bei paprašytų žmonių pasižadėti paaukoti 10 procentų savo viso gyvenimo uždirbto atlyginimo kovai su skurdu pasaulyje .
(trg)="29"> Tody wuxuu hadaba assaasay urur
(trg)="30"> la yidhaahdo Giving What We Can si uu u fidiyo warbixinta , uuna u mideeyo dadka doonaya inay wadaagaan qaar ka mida dakhligooda uuna u waydiiyo dadku inay u bixiyaan qaadhaan 10 boqolkiiba dakhliga soo gala noloshooda oo dhan si loola dagaalamo fakhriga

(src)="67"> Pats Toby paaukoja daugiau .
(trg)="31"> Toby laftirkiisu si fiican buu taas ka yeelay .

(src)="68"> Jis pasižadėjo gyventi išleidžiant 18 000 svarų per metus -- tai mažiau nei 30 000 dolerių -- o visą likusį atlyginimą atiduoti toms organizacijoms .
(src)="69"> Ir taip , Toby yra vedęs ir yra pasiėmęs paskolą .
(src)="70"> Tai pora vėlesniame gyvenimo tarpsnyje ,
(trg)="32"> Wuxuu dalbay qaadhaan gaadhaya 18, 000 oo ginin sanad -- taasi waxay ka yartahay 30, 000 oo dollar -- wuxuuna siiyey intii kale ururadaas kale . haa , Toby waa xaas wuxuuna bangiga kaga jiraa guri dayntiis kuwan waa labaamo noloshoodu dabayaaqo tahay ,

(src)="71"> Charlie Bresler ir Diana Schott , kurie , kai buvo jauni , kai susitiko , buvo aktyvistai prieš karą Vietname , kovojo už socialinį teisingumą , ir kuomet jie ėmėsi savo karjerų , kaip dauguma žmonių daro , nedarė nieko labai aktyvaus kovojant dėl tų vertybių , tačiau jų neapleido .
(src)="72"> Ir tuomet , kai jie pasiekė tą amžių , kuomet dauguma žmonių pradeda galvoti apie pensiją , jie sugrįžo prie jų ir nusprendė sumažinti savo išlaidas , gyventi kukliai ir paaukoti tiek pinigų , tiek savo laiko kovojant su skurdu pasaulyje .
(src)="73"> Dabar , man minint laiką jūs tikriausiai pradedate galvoti :
(trg)="33"> Charlie Bresler and Diana Schott , kuwaasoo kulmay markay dhalinyaro ahaayee , markay kulmeen waxay ahaayeen aktifiis ka so hor jeeda dagaalkii Vietnam , u dagaalamay cadaalada bulshada , ka dibna u wareegay shaqo , sida dad badani sameeyaan , aanay runtii waxbadan uga qaban qiimaheeda , inkastoo aysan ka tegin iyagu ka dibna , markay gaadheen da' dii dadka inta badani bilaabaan inay ka fekeraan hawl- gabka , ayay ku laabteen , waxayna go' aansadeen inay jaraan kharashka ku baxa una noolaadeen si caadi ah , waxayna siiyeen lacagtoodi iyo wakhtigoodiba si ay ugu caawiyaan inay kula dagaalamaan faqriga . iminka , wakhtiganaan sheegayo waxa laga yaabaa inuu kuu horseedo inaad fekerto ,

(src)="74"> " Ar aš turėčiau mesti savo karjerą ir visą savo laiką paaukoti gelbėti keletą iš tų 19 000 tūkstančių gyvybių , kurias prarandame kiekvieną dieną ? "
(src)="75"> Vienas žmogus , kuris visai nemažai mąstė apie šią problemą , kaip galima turėti karjerą , kuri turės didžiausią įtaką gėriui pasaulyje yra Will Crouch .
(src)="76"> Jis filosofijos magistro studentas ir jis sukūrė internetinį puslapį pavadinimu 80 000 Valandų ( tai skaičius valandų , kurį pagal jo įvertinimus , dauguma žmonių skiria savo karjerai ) , tam , kad patartų žmonėms kaip turėti geriausią ir veiksmingiausią karjerą .
(trg)="34"> " hagaag , miyey tahay inaan ka tago shaqadadyda oo aan geliyo wakhtigayga si aan u badbaadiyo nafahaas 19, 000 ah ee maalin walba la waayayo ? " ' hal shakhsi oo ka fekeray arintan hal cabaara sidaad u heli lahayd sahqo kuu lahaan karta saamaynta ugu wayn ee u wanaagsan adduunkan waa Will Crouch . waa arday ka qalin jebiyey filsafada , wuxuuna aasaasay website layidhaahdo 80, 000 hours , tirada saacadha uu qiyaasay dadka intooda badan waxay ku bixiyaan sahqadooda , si uu ula taliyo dadka sida ugu wacan yeelan lahaayeen shaqada ugu tayada badan . waxaa laga yaabaa inaad la yaabto inaad ogaato mid ka mida shaqooyinka uu dadka ku dhiiri geliyo inay tixgeliyaan , haday leeyihiih tayooyinka ku haboon iyo adaabka , inay tagaan bangiyada iyo dhaqaalaha . sabab ? maxaa yeelay hadaad hesho lacag badan , waxaad bixin kartaa lacag badan , hadaad ku guulaysato shaqadaad , waxaad siin kartaa in ku filan hayadaha gargaarka markaa waxay shaqaalayn kartaa , aan nidhaahno shan qof oo shaqaale gargaar ah oo ah wadamada soo koraya , mid kastoo ka mid ahina wuxuu runtii samayn karaa wanaag ka badan intaad samayn kari lahayd . markaa saamayntaasi waa shan meelood ay kugu hogaaminayso shaqadaasi .

(src)="81"> Štai vienas jaunas vyras , kuris pasinaudojo šiuo patarimu .
(trg)="35"> Halkan waxaa jira nin dhalinyaro ah oo qaatay taladaas .

(src)="82"> Jo vardas Matt Weiger .
(src)="83"> Jis studijavo filosofiją ir matematiką Princetono universitete , jo filosofijos bakalauro darbas buvo įvertinas prizu kaip geriausias iš darbų , kai jis baigė universitetą pernai metais .
(src)="84"> Bet jis pasirinko dirbti finansų srityje Niujorke .
(trg)="36"> Magaciisu waa Matt Weiger . wuxuu ahaa arday filsafada iyo xisaabta ka barta jaamacada Princeton , wuxuu runtii ku guulaystay abaalmarinta buuga jaamacadeedka uu ka qoray filsafada sanadkii la soo dhaafay markuu qalin jebiyey . wuxuu shaqo dhaqaalaha ka helay New York . wuxuu durba helaa in ku filan wuxuu siinayaa lacag lix xaradh dhan ururada deeqaha wuxuuna weli helaa lacag ku filn oo uu ku noolaado .

(src)="86"> Matt taip pat padėjo man įkurti organizaciją , su kuria aš dirbu ir kurios pavadinimas kilo iš knygos , kurią aš parašiau :
(trg)="37"> Matt wuxuu sidoo kale iga caawiyey inaan sameeyo urur kaas oon ka shaqaynayo lehna magaca aan ka soo qaatay ciwaanka buug aan qoray ,

(src)="87"> " Gyvybė , kurią gali išgelbėti " , kuri stengiasi pakeisti mūsų visuomenę , kad daugiau žmonių suprastų , jog jeigu mes norime gyventi etišką gyvenimą , neužtenka vien daryti tai , kas draudžiama ir nesukčiauti , nevogti , nežaloti , nežudyti , bet taip pat , jeigu mes turime pakankamai , mes privalome pasidalinti dalimi to su žmonėmis , kurie turi tiek mažai .
(trg)="38"> " Nolosha aad badbaadin kartied , " kaasoo isku dayaya inuu bedelo dhaqankeena markaa dad badan waxay ka fekeraan in haday tahay inay ku noolaano nolol akhlaaqiyaad leh , ma ku filna inaan raacno iska nolosha dahsoon inaynaan khiyaamin , dhaawicin , dilin

(src)="88"> Ir ši organizacija suburia kartu žmones iš skritingų kartų , kaip Holly Morgan , kuri yra studentė ir kuri pasižadėjo atiduoti 10 procentų tos mažos sumos , kurią turi , ir dešinėje , Ada Wan , kuri yra dirbusi tiesiogiai su skurstančiais , bet dabar studijuoja verslo magistro studijas Yale universitete , kad turėtų daugiau , ką galėtų paaukoti .
(trg)="39"> laakiin hadaan haysano in nagu filan , waa inaan bixinaa in ka mida dadka haysta inta yar iyo ururadka isu keena dadka kala faca a , sida Holly Morgan , oo ah arday aan dhamayn jaamacada , oo dalabtay inay bixiso 10 boqolkiiba
(trg)="40"> lacagta yar ee ay haysato , iyo midigta , Ada Wan , kaasoo si toosa ugu shaqeeyey faqiirk , laakiin iminka ka wada jaamacad aYale Mastar digriigiisa si uu u helo in ka badan uu bixiyo´ dad badan ayaa ka fekeri doona , fekeray , in sadaqadu ayaysan saas runtii u saamayn badnayn . balaan ka hadalno , tayaday leeyihiin .

(src)="91"> Toby Ord yra labai susirūpinęs tuo ir jis apskaičiavo , kad kai kurios labdaros organizacijos yra šimtus ar net tūkstančius kartų veiksmingesnės už kitas , tad yra labai svarbu surasti tas veiksmingąsias .
(src)="92"> Paimkime , pavyzdžiui , šuns vedlio suteikimą aklajam .
(src)="93"> Tai yra geras dalykas , taip ?
(trg)="41"> Toby ORd wuxuu aad ugu taxaluqaa tan , wuxuu xisaabiyey kuwo ka mida ururuda sadaqada ilaa boqolaal , xitaa kumanaan goor ay ka tayo badan yihiin kuwa kale , makra waa muhiim in la helo kuwo tayo leh . u soo qaado tusaale , in ey uu hago qof indho la´ waa mid wanaagsan inuu sameey , sax ? hagaag , sax , waa mid saxa in la sameeyo ,

(src)="94"> Na , taip , tai yra geras dalykas , bet taip pat reikia pagalvoti , kaip dar galima panaudoti tuos pačius išteklius .
(src)="95"> Reikia apie 40 000 dolerių tam , kad išdresiruotum šunį vedlį ir išmokytum su juo elgtis , kad šuo vedlys galėtų efektyviai padėti aklajam .
(src)="96"> Reikia maždaug nuo 20 iki 50 dolerių tam , kad išgydytum aklą žmogų besivystančioje šalye , jei jis turi trachomą .
(trg)="42"> laakiin waa inaad ku fikirtaa waxa kale eed ku samayn kari lahayd khayraadka waxay ku kacaysaa ilaa 40, 000 inaad ku tabo barto ey iyo inaad tabobarto isaga si agyu u hagidiisu u noqon karto mid caawimo tayo leh u fidin karta qofka indhaha la´ waxay ku kacdaa in lagu daweeyo inta u dhexaysa 20 ilaa 50 dollar in lagu daweeyo qof indha la´ wadamada horumaray haday ku dhacdo tarajooma markaa waad isu gayn kartaa , waxaadna heli kartaa wax lamida taas waxaad u fidn kari lahayd ey haga ah qof maraykan ah oo indha la´ ama waxaad ku dawayn kartaa 400 ilaa 2, 000 oo dad indho la´ ah waxaan fili inay cadahay ta wanaagsan ay tahay in la sameeyo .

(src)="100"> Bet jeigu norite ieškoti veiksmingų labdaros organizacijų , tai yra gera internetinė svetainė .
(trg)="43"> laakiin hadaad eegayso ururada deeqa ee tayada leh kan waa websayd wanaagsan oo ay tahay in la eego .

(src)="101"> GiveWell egzistauoja tam , kad įvertintų labdaros organizacijų įtaką , ne tik ar jos yra gerai valdomos , ir ši svetainė patikrino šimtus labdaros organizacijų ir šiuo metu rekomenduoja tik tris , iš kurių Fondas Prieš Maliariją yra pirmoje vietoje .
(src)="103"> Jeigu norite pasižiūrėti į kitas rekomendacijas , thelifeyousave . com ( gyvybė , kurią tu išgelbėji ) ir Giving What We Can ( Duodame , ką galime ) - abi svetainės turi šiek tiek platesnį sąrašą , bet jūs galite rasti veiksmingų organizacijų , ir ne tik toje srityje , padedančių saugoti gyvybes nuo skurdo .
(trg)="44"> GiveWell exist si aad runtii u qiimayso saamaynta ururadaas , maaha qudha in si wanaagsan loo wado , waxayse eegeen boqolaal urur iminka waxay ku taliyeen sadex urur qudha , kaaso Against Maraia Foundation uu ka kow yahay . hadaba aad ayay u adagtahay , hadaad eegto la talin kale oo wanaagsan , thelifeyourcansave . com iyo bixi wixii aad karto

(src)="104"> Aš džiaugiuosi galėdamas pasakyti , kad dabar yra internetinė svetainė , kuri stebi veiksmingas gyvūnų organizacijas .
(src)="105"> Tai dar viena problema , dėl kurios aš jaudinuos visą savo gyvenimą , ta begalinė kančia , kurią žmonės sukelia , neperdedant , dešimtims milijardų gyvūnų kiekvienais metais .
(src)="106"> Tad jeigu nori surasti veiksmingų organizacijų , kurios stengiasi sumažinti tą kančią , gali apsilankyti Veiksmingoje Gyvūnų Agitacijoje .
(trg)="47"> Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idhaahdo waxaa jira sidoo kale websayd eegaya ururada xayawaanka ee tayada leh . taasi waa arin kale oo aan ka walaacsanaa noloshayda oo dhan , dhibta baaxada weyn ee biniaadamka haleesha marka la turjumo tobanaan bilyan oo xayawaana sanad kasta markaa hadaad rabtid inaad eegto urur xayawaan oo tayo leh si hoos loogu dhigo dhibka , waxaad tegi kartaa Effective Animal Actism . sidoo kale deeqsinomo tayo leh ood filay inay aad u muhiim tahay si loo looga dhigo nooluhu inay badbaadaa dhamaantood . markaa waxay eegayaa hababka hoos loogu dhigi karo khatarta inay dabar go' aan . halkan waxaa ah hal khatar oo dabar go´ ah oo aynu dhamaanteen ka war hayno dhawaanahan , markii asteriyoodh uu maray meel u dhaw aduunkeena waxaa suuro gal ahayd in cilmi baadhis ay inaga caawin lahayd inaan uun saadaalin jidka astiriyoodhada inagu dhici kara ,

(src)="110"> Tyrimai mums gali padėti net tik numatyti asteroidų , kurie galėtų su mumis susidurti , keliavimo trajektoriją , bet ir nukreipti juos .
(src)="111"> Taigi , kai kurie žmonės remia šį projektą .
(src)="112"> Egzistuoja daugybė galimybių .
(trg)="48"> laakiin runtii ka hortagi karno inaysan dhicin . dadka qaar ayaa ka fekera inay ahaan lahayd arin fiican inaynu bixino . waxa jirta suurtagalnimooyin badan , suaashayda u danbaysaa waxay tahay , dadka qaar waxay ka fekeraan inay culustahay in la bixyo . anigu ma aaminsani inay tahay waxaan ku raaxaysanayey inaan bixiyo noloshaydi oo dhan ilaa markaan qalin jebiyey . waxay ii ahayd wax i farxad gelinayey .

(src)="117"> Charlie Bresler man sakė , kad jis nėra altruistas .
(src)="118"> Jis mano , kad gyvybė , kurią jis gelbėja , yra jo paties gyvybė .
(trg)="49"> Charle Bresler wuxuu igu yidhi inuusan ahayn deeqsi . wuxuu ka fekeraa noloshii kaga baxday dhigaalkiisa .

(src)="119"> O Holly Morgan man sakė , kad kažkada kovojo su depresija iki kol įsitraukė į veiksmingą altruizmą , ir dabar jis yra vienas laimingiausių žmonių .
(src)="120"> Manau , kad viena iš to priežasčių yra ta , kad veiksmingas altruizmas padeda nugalėti , ką aš vadinu , Sizifo problema .
(src)="121"> Štai čia yra Sizifas , pavaizduotas Ticiano , dievų pasmerktas stumti didelį akmenį į kalną .
(trg)="50"> Holly Morgana wuxuu ii sheegay waxay u isticmaashay inay kula tacaasho niyad jabka ilaa hada waxay ku taxaluqday deeqsinada tayada leh , iminkana waa dadka ugu farxada badan een arkay . waxaan filayaa mid ka mida sababta arintan in faxalnimada tayada lihi ay caawiso inaan ka gudbo waxa aan ugu yeedho dhibta Sisphus . halkan waxa ah Sisphus sida uu sawirkiisa soo dhigay Titian , ku cambaareeyey in sanamadoodu ay ku soo riixeen dhagxaanti korka ka saarnaa buurta . marka uu minka halkan galay , dedaalku aad buu u sii batay . dhagaxii wuu ka baxsaday , ku soo socday hoosta buurta , waa inuu dib u riixaa oo kor celiyaa mar kale si lamid ayaa dhacd oo dhacda ilaa dhamaadka dunida . taas ma ku xasuusisaa qaab nololeedka macmiilka , inaad aad u shaqayso si aad lacag u hesho , waxaad ku bixisaa lacagtaas si aad ugu isticmaasho alaab taasoo aad rajaynaysid inaad la dhici doontid isticmaalkooda ?

(src)="125"> Bet tuomet pinigai baigiasi , turi sunkiai dirbti , kad gautum daugiau , išleistum daugiau ir taip palaikytum vienodą laimės lygį , tai lyg hedonistinis bėgtakis .
(src)="126"> Niekad nuo jo nenulipi ir niekad nesijauti visiškai patenkintas .
(src)="127"> Tapimas veiksmigu altruistu suteikia prasmę ir pasitenkinimą .
(trg)="51"> laakiin lacagtii way tagtay , waxaad u shaqaysay aad si aad u helo in badan , waxaad kharash garaysay in badan , si aad u hesho in la mida farxadaas , farxad raadinteedu dhamaanayn . ka dhamaan masid , runtiina weligaa ku qancin mayso . inaad deeqsi wanaagsan nooqoto ayaa ku siin karta macnaha faraxadaas gaadhideeda . waxay kaa dhigaysaa inaad lahaato aasaaska dareenka niyadeed oo sareeya kaasoo aad ku dareemi karto inay noloshaadu tahay mid mudan in la noolaado waxaan ku soo gebogebaynayaa inaan idiin sheego emayl aan helay maraan qorayey hadalkan bil ka hor . waxay ka timid nin la dhaho Chris Croy , aanan weligay maqal kan waa sawirkiisa oo tusaya isagoo ka soo bogsoonaya qalin muxuu uga soo bogsoonayaa qaliinka ? emaylkii u danbeeyey wuxuu ku bilaabmay " salaasadii u danbaysay , waxaan si qarsoodiya ugu deeqay kelidayda midig qof aanan garanayn taas waxay bilowday silsilada kelida taasoo awood u siisay afar qof inay helaan kelyo . " waxaa jira ilaa 100 sanadkii maraykanka iyo kuwo kaloo wadamada kale oo sidaas sameeya . waxaa i farxad gelisay inaan akhriyo .

(src)="138"> Chris rašė toliau , kad jį įkvėpė mano darbai .
(trg)="52"> Chris wuxuu yidhi inay saamayn ku yeelatay qoraaladayda waxa uu sameeyey hagaag . waa inaan qirtaa , intaasi iga yaabisay , maxaa yeelay , ilaa hada waxaan leeyahay laba kelyood .

(src)="140"> Bet Chris rašė , kad nemano , jog padarė kažką nepaprasto , nes jis apskaičiavo , kad metų skaičius , kuriuo prailgino kito žmogaus gyvenimą buvo tolygus 5000 dolerių , atiduotų Fondui prieš Maliariją .
(src)="141"> Tai privertė mane pasijusti geriau , nes esu davęs 5000 dolerių
(src)="142"> Fondui prieš Maliariją ir įvairioms kitoms veiksmingoms labdaroms .
(trg)="53"> laakiin Chris wuxuu yihdi inuusan ka fekerin inuu sameeyey wax saas loola yaabo . maxaa yeelay wuxuu xisaabiyey tirada sanadada uu ugu daray dad , kordhinta nololeed , ay tahay mid la mida midaad gaadhi kari lahayd hadaad siiso 5, 000 dollar ururuka Against Malaria Foundation aad ka dibna aad xoogaa dareerto wanaag , maxaa yeelay waxaad bixisay in ka badan 5, 000 oo doolar ururka Against Malaria Foundation iyo ururo kaloo deeqaha wax ku qabta .

(src)="143"> Taigi , jeigu jaučiatės blogai , kad vis dar turite du inkstus , yra būdas atsipirkti .
(trg)="54"> Markaa hadaanad fiicnaan dareemayn maxaa yeelay weli laba kelyood ayaad leedahay , waxaa jira qaabad aad uga bixi kartid .

(src)="144"> Ačiū .
(trg)="55"> Mahadsanidiin .

(src)="145"> ( Plojimai )
(trg)="56"> ( Sacab )

# lt/9jCavKVoxhlG.xml.gz
# som/9jCavKVoxhlG.xml.gz


(src)="1"> Aš myliu internetą .
(src)="2"> Tai tiesa .
(src)="3"> Pagalvokite , kiek jis mums daug atnešė .
(trg)="1"> waan jeclahay Internetka waa xaqiiq ka fikir wax walboo ay noo keentay ka fikir adeegyada aan isticmaalno dhamaan xiriiryadaas

(src)="4"> Pagalvokite apie visas paslaugas , kuriomis naudojamės , ryšį , visas pramogas , visą verslą , prekybą .
(trg)="2"> Maaweelooyinkaas dhan iyo Dhamaan howlaha ganacsiga iyo iibka