# ko/19b5lVHbj78l.xml.gz
# som/19b5lVHbj78l.xml.gz


(src)="1"> ** 자막제공 :
(src)="2"> SNOW . or . kr ( 본 자막은 SNOW 자원활동가들에 의해서 제작되었습니다 ) **
(trg)="1"> Soo dhawaw markale

(src)="5"> 이제 우리가 극한이 무엇인지에 대한 약간의 직관과 함수의 극한을 찾는 것에 대해 알게 되었길 바랍니다 .
(trg)="2"> Waxaan u malaynayaa inaan xoogaha ka fahamnay waxa uu yahay limit ama sida loo helo functionka limit hada aan samayno dhowr mithaalo waxaa laga yaabaa kuwo kamid ahna inaad horey u soo aragteen marka aad rabto inaad xaliso problem limit ah aan markale is waydiino muxuu yahay limitka oh qalinka ayaan ii shaqaynayin

(src)="11"> x가
(src)="12"> - 1에 가까워질 때에
(src)="13"> 음 뭐가 좋을까 , 제가 쓸 식은 ..
(trg)="3"> Muxuu limitka marka x uu u dhowyahay dheh negative 1 aan iraahdo tusaalahayga waa parentheses ayaan galineyaa si uu u cadaado waa 2x plus 2 oo loo qaybiyay x plus 1

(src)="16"> 제가 언제나 처음으로 할 것은 바로 ,
(src)="17"> 만약 제가 이식에 x를 덧붙인다면 어떻게 될까요 ?
(src)="18"> 어떻게 되죠 ?
(trg)="4"> Waxaa ugu horeeya oo aan ku sheegayaa inaad marwalbo samayso waa inaad isku daydaa maxaa dhici hadii x aan si toos ah u dhexgaliyo expressionka ? maxaa dhacaaya dabdan waa 2x plus 2 marka x ee la eg yahay negative 1 2 lagu dhuftay negative 1 2 lagu dhuftay negative 1 oo lagu daray 2 oo loo qaybiyay negative 1 oo lagu daray 1 numeratorka waa negative 2 oo lagu daray 2 taasoo le eh 0 muxuu yahay denominator

(src)="24"> - 1+1이니까
(src)="25"> 0입니다 .
(src)="26"> 우리가 0/ 0이 무엇인지 아나요 ?
(trg)="5"> Negative 1 oo lagu daray 1 0 haye muxuu yahay 0 oo loo qaybiyay 0 ? haye muxu yahay waa wax aan la qeexin kani wuxuu lamid yahay kii aan kusoo aragnay mithaalkii hore kaaasoo limit ka uusan la ekaan waxa expressionka uu la egyahay markaad ku bedelato numberka aad xalinaysid inaad hesho sababtoo ah jawaabta waxay noqonaysaa wax aan la qeexin hada aan fiirino qaabka limit hadii aan ku xalin karno jawaab taas ka fiican marka aan kudhownahay numberkaas hadana maadaama aan bilow ku nahay limitka aan sawiro graph kaasoo aad si fudud ugu fahmi kartid waxa aan samaynayno jawaabta si fudud ayuu kuu siinayaa kadibna qaabka loo analyse gareeyo ayaan kuu sheegayaa hadaba aan sawiro graphka

(src)="42"> 저는 그림을 그리는 것과 분석하는 것을
(src)="43"> 동시에 하도록 할게요 .
(src)="44"> 제가 식을 다시 한 번 써볼게요 .
(trg)="6"> labada waa samaynayaa , graphka iyo qaabka analytical ka waqti isku mid ah hadaba aan si kale u qoro expressionka dabcan wan fududayn karaa hadabo 2x oo lagu daray 2 miyaysan lamid ahayn2 lagu dhuftay x oo lagu daray 1 ?

(src)="48"> 2( x+1 ) , 맞습니까 ?
(trg)="7"> 2 lagy dhuftay x oo lagu daray 1 , sax ?

(src)="49"> 2x+2는 2( x+1) 과 같은 말입니다 .
(src)="50"> 그리고 이 모든 것을 x+1로 나눕니다 .
(src)="51"> 이 식은 0이 아니기 때문에 ,
(trg)="8"> 2x oo lagu daray 2 waxay lamid tahay 2 lagu dhuftay x oo lagu daray 1 kadibna intaas oo idil oo loo qaybiyay x oo lagu daray 1 hadaba inta labada expression aysan isla sinnayn 0, functionkan runtii wuxuu noqonayaa , aan iraahno f( x ) sax ? function kan dhaman value yada marka laga reebo x wuxuu la mid yahay negative 1 , waad isku bixin kartaa kan iyo kaas hadaba f( x ) wuxuu la mid yahay .. aan fiiriyo tool kan ka fiican f( x) =2 marka x uusan la sinnayn negative 1 waana soo aragnay marka x uu la mid yahay nagative 1 in expression ka uusan qeexnayn waa undefined marka x uu la mid yahay negative 1 haye sideen u graphi karnaa kan ? waxaan sheegnay in f( x ) uu la mid yahay 2 marka x uusan la sinnayn negative 1 isla markaasna f( x ) uusan qeexnayn marka x uu la mid yahay negative 1 hadaba si kale ayaan u qoray isla functionkii sax ? waxaan kusoo tusay inaad fududayn kartid markaan u qaybiyo kor iyo hoos x oo lagu dary 1 mar hadii x uusan

(src)="71"> x가 - 1이 아닐 때 말이죠 , 그렇지 않다면 이것은 정의될 수 없어요 .
(src)="72"> 자 이제 그래프를 그려볼게요 .
(src)="73"> 다른 색깔을 쓸게요 ,
(trg)="9"> lamid ahayn negative 1 , kaasoo ka dhigaya expression ka mid aan qeexnayn hadaba aan grapho color kale aan soo baxsado aan iska haysto qalinka gaduudan kan waa labo waxaan aragnaa in x aan iraahdo kan waa negative 1 qiimo walbo marka laga reebo negative 1 , in qiimaha uu yahay kan , f( x ) inuu la mid yahay 2 kan waa 1 , kana waa 2 kana waa sadax iyo wixii kawayn negative 1 , graphka ma qeexna hadaba xariijin ayaa halkaas ku samaysayn kadib dhanka bidix ayaan u soconaynaa hadaba limitka waxaan u samayn karnaa muuqaal ahaan color kale aan doorto marka x ka yimaado dhanka bidix muxuu la mid yahay f( x ) wuxuu lamid yahay 2, 2, 2, 2, 2 , f( x ) waa labo