# kk/HFmiWwepA53p.xml.gz
# som/HFmiWwepA53p.xml.gz


(src)="1"> Сіздерге қиын сұрақтың жауабын білемін .
(src)="2"> Ол сұрақ мынандай :
(trg)="1"> Waxaan hayaa jawaabta suaasha aan dhamaanteen is waydiinay suaashu waxay tahay ,

(src)="3"> Не үшін Х әрпі белгісіздікті бейнелейді ?
(src)="4"> Математика пәнінен таныс бұл әріп қазір мәдени өмірге дендеп енген .
(trg)="2"> Sababta xarafka X ugu taaganyahay midkaan la garanayn ? iminka waxaan ogahay inaan taas ku soo baranay fasalka xisaabta ,

(src)="5"> Мәселен , Х марапат , Х файлдар
(src)="6"> Х Жобасы , TEDx .
(src)="7"> Бұлар қайдан келген өзі ?
(trg)="4"> X prize- ta X- files- ka , project X- ka , TEDx- ta halkay taasi ka timid ? qiyaastii lix sano ka hor waxaan go' aansaday inaan barto Carabida taasoo u muuqata inay tahay luuqad caqliyeed oo sareysa . in la qoro kelmad ama kelmad isku xidhan ama odhaah lagu qoro Carabi waa sida dhirindhirinta qaaciido , maxaa yeelay qayb kasta ilaa xad way cadahay waxayna sidaa xog aad u badan . taas waa mid ka mida sababaha inta waxay tahay inaynu kaga fekerno cilmiga reer galbeedka iyo xisaabta iyo muhadisnimada in runtii ay hore uga shaqeeyeen qarniyadii ugu horeeyey ee Common Era ( BC )

(src)="13"> Батыс ғылымы, математикасы мен инженериясын біздің дәуіріміздің алғашқы ғасырларында парсы , араб , түркілер жасаған секілді .
(trg)="5"> Beershiyaanka , Carabta iyo Turkidu . tan waxaa ku jirta habka yar ee Carabiga ah ee lagu magcaabo Aljabra .

(src)="14"> Араб тіліндегі шағын жүйенің бірі алгебра деп аталады . " al- jebr " сөзі шамамен былай аударылады : " жеке бөліктерді салыстыру жүйесі " . " al- jebr " ағылшынға алгебра болып енді .
(trg)="6"> Aljabr waxaa sida caadiga lagu turjumaa
(trg)="7"> " habka laysugu xidhayo qaybaha kala baahsan . "

(src)="15"> Бұл көп мысалдың бірі ғана .
(src)="16"> Мұндай математикалық нақты араб мәтіні ақырында Еуропаға жол тартты .
(src)="17"> Мәселен , Испанияға 11- 12 ғасырларда жетті .
(trg)="8"> Aljabr ugu danbayntii waxay ingiriisi isu bedeshay Algebra . tusaale ka mida waxyaalahas badan qoraalka Carabida ee ay ku jirto xigmada xisaabtu ugu danbayntii waxay timid Yurub -- taaso ah , aan dhaho Isbayn -- qarnigii koobiyo tobnaan iyo labiyo tobnaad . markay soo gaadhay waxaa jirtay xiiso baaxad wayn oo loo hayey u turjumida xikmadan

(src)="19"> Еуропа тілдеріндегі аудармасының мәніне көпшілігі қатты қызықты .
(trg)="9"> luuqadaha reer Yurub .

(src)="20"> Алайда , кедергілер де кездесті .
(src)="21"> Бір мәселе , араб тіліндегі кейбір дыбыстарды еуропалық дыбыс мәнеріндегілер арнайы жаттығуларсыз айта алмайды .
(src)="22"> Бұл сөзіме сеніңіз .
(trg)="10"> laakiin waxaa jirtay dhibaatooyin . dhibaato ka mida waxay ahayd tiraabta codka ee Carabida taason lagu odhan karin codka reer Yurub iyadoon aad loogu celcelin . taas iga rumaysta sidoo kale , codadkaas iyaga ah waxay noqdeen kuwaan ka muuqan xarfaha ku jira luuqadaha reer Yurub . halkan waxaa ah mid ka mida khaladaadka xarafkan waa shiin , waxayna samaysaa codka aan filayno inuu yahay shi ' -- " sh ' " waana mid kamida xarfaha ugu horeeya ee kelmada shay 'un , taasoo macnaheedu yahay " wuxuun " sida kelmada Ingiriisida ee " wuxuun " -- wax aan qayaxnayn , shay aan la garanayn . iminka Carabida , waxaan ka dhigi karnaa tan mid qayaxan inagoo ku darayna xarfahah " al " markaa waa alshay 'un shayga aan la garanayn . tani waa kelmadii ka muuqan jirtay xiliyadii hore ee xisaabta , sida dhirindhirintan qarnigii tobnaad ah dhibaatada heshay aqoonyahankii Medieval Spanish ee loo xilsaaray turjumida arintan waxay ahayd in kelmada shiin ama xarafka shay 'un inaan laga dhigi karin Isbaanish sababtoo ah Isbaanishku ma laha Sha ' , codka " sha´ markaa waxaa laysla qaatay , sameeyeen xeer ay ka soo amaahdeen codka CK , codka " ka´ taasoo ay ka soo qaateen Giriigii hore oo ah qaabka xaraka kaay . ka dib markii tan loo bedelay

(src)="39"> Кейін бұл сөз жалпы Еуропа тіліне , яғни , латыншаға аударылған кезде , айта кетерлігі , олар гректердің " Кай " әрпін алмастырып
(src)="40"> Латынша Х әрпін алады .
(src)="41"> Осылайша , бұл сөз латын тіліндегі математика кітабының негізін қалыптастырып келе жатқанына 600 жыл болды .
(trg)="11"> luuqadihi caadiga ahaa ee reer Yurub , oo ah Laatiinka , waxay si dhibyar ugu bedeleen Kaay- dii Giriiga xarkii X markii taasi dhacdayna , markii tani noqotay Laatiin waxay samaysay buugaagta aasaasiga ee xiisaabta ilaa lix boqol oo sano , hadaba iminka aan ka jawaabno suaasheeni maxay X u tahay mid aan la garanayn

(src)="44"> Х- тің белгісіз болатыны - испандықтардың " ш " деп айта алмайтындығында .
(src)="45"> ( Күлкі )
(src)="46"> Сол үшін бұл жайлы айтуды құп көрдім !
(trg)="12"> X waa mid aan la garanayn sababtu waa inaysan ku odhan karayn " sha´ luuqada Isbaanishka ( qosol ) waxaanan filayaa inay taasi tamay mid mudan inaan idinla wadaago ( sacab )

# kk/ILYX7EyUf6Yh.xml.gz
# som/ILYX7EyUf6Yh.xml.gz


(src)="1"> 11 жасымда үйімдегі қуанышты дауыстан таңертең оянғаным әлі есімде .
(trg)="1"> 11- jir markaan ahaay ,

(src)="2"> Әкем кішкентай , сұр радиосынан
(src)="3"> BBC жаңалықтарын тыңдайтын .
(trg)="2"> Waxaan xasuustaa inaan subax kusoo kacay dhawaaq farxadeed oo gurigeena ka jiray . aabahay waxuu dhagaysanaayay aqbaacta BBC- da raadiyihiisa yaraa ee dambasta u ekaay .

(src)="4"> Оны жүзінде сол кезде әдеттен тыс қуаныш бар еді .
(src)="5"> Әкем :
(src)="6"> " Талибандар кетті ! " - деп айқайлап жіберді .
(trg)="3"> Wejigiisa waxa ka muuqday dhoolacadeen aad u weyn oo aan caadi aheen waqtigaas , maxaa yelay aqbaaradka marwalbo wey niyad jebin jireen . " Taalibaaniintii weey baxeen ! " ayuu aabehey mar qura ku dhawaaqay . ma' aanan ogeyn wuxuu ula jeedo ,

(src)="7"> Мұның не екенін түсінбесем де , әкемнің бақытты жүзін көрдім .
(trg)="4"> laakin waxan arki karay inuu aabahey aad iyo aad u faraxsanaa .

(src)="8"> Ол :
(src)="9"> " Енді сен мектепке бара аласың " - деді .
(trg)="5"> " Hada waxaad aadi kartaa iskuul dhab ah " , Ayuu yiri .

(src)="10"> Сол күнгі таңғы мезгілді ешқашан ұмытпаймын .
(trg)="6"> Subax aanan weligeey hilmaami doonin .

(src)="11"> Кәдімгі шын мектеп .
(trg)="7"> Iskuul dhab ah .

(src)="12"> Талибандар Ауғанстанды басып алып , қыздарға мектепке баруға тыйым салған уақытта алты жаста едім .
(trg)="8"> Sida aad u jeedid , waxaan jiray 6 sano markay Taliban qabsadeen Afgaanistan misna ay soo rogeen ineey mamnuc tahay gabar ineey iskuul aado .

(src)="13"> Одан кейінгі бес жылда әпкемді мектепке апару үшін ұл болып киініп жүрдім .
(src)="14"> Елден құпия мектепке баратынбыз .
(src)="15"> Тек осылай ғана біз екеуміз де білім ала алатын едік .
(trg)="9"> Shanti sano ee soo socotay , waxaan ulabisan jiray sida wiil si aan u ilaaliyo walaashey , oo markaas loo ogoleen ineey banaan si kali ah u aado oo ay si qarsoodi ah u dhigato Iskuul . waxay ahayd wadada kaliya aan labadeenaba aqoon yahano ku noqon karno . waxaan maalin walbo mari jirnay wada kala duwan si ay qofna nooga shakinin meesha aan usocono

(src)="17"> Кітаптарымызды азық- түлік сөмкесіне салдық , сонда жай ғана дүкенге шыққан сияқты болып көрінетінбіз .
(trg)="10"> Waxaan buugaagteena ku dabooli jirnay baagaga adeega si ay u muuqato inaan soo adeeganeenay .

(src)="18"> Мектеп үйдің ішінде болатын , 100- ден аса адам кішкентай бір бөлмеде отыратынбыз .
(trg)="11"> Iskuulku wuxuu ku dhexyaalay guri ,

(src)="19"> Қыста бұл ыңғайлы еді , ал жазда шыдау мүмкін болмайтын .
(trg)="12"> In ka badan 100 anaga ah ayaa waxa nalagu xareen jiray qol jiif oo yar . waqtiga jiilalka wuu iska yara roona laakin xagaaga aad buu ukululaay .

(src)="20"> Біз , ұстаздарымыз , ата- аналарымыз - бәріміз де өмірімізді тәуекелге тігіп отырғанымызды білдік .
(src)="21"> Кей кезде Талибандардың күдіктенуінен , сабақ болмай қалатын .
(trg)="13"> Nolosheena inaan halis galineeno waan ogeen -- macalimiinta , ardayda iyo waalidiinteenaba . waqti walbo waxaala baajin jiray iskuulka ilaa iyo hal isbuuc maxa yelay Taalibaaniinta ayaa naga shakin jiray .

(src)="22"> Біз туралы біле ме екен деп уайымдайтынбыз .
(trg)="14"> Mar walbo waxaan la fajacsaneen waxa ee naga ogyihiin .

(src)="23"> Бізді аңдып жүр ме ?
(trg)="15"> Miyaan nala beegsan jiray ?

(src)="24"> Біздің қайда тұратынымызды біле ме ?
(trg)="16"> Miyeey ogyihiin halka aan ku noolnahay ?

(src)="25"> Біз қорықтық , бірақ , сонда да мектепке барғымыз келетін .
(trg)="17"> Aaad ayaan u baqan jirnay ,

(src)="26"> Білімді құрметтейтін , ал қыздарына қазынадай қарайтын отбасында туғаныма бақыттымын .
(trg)="18"> laakin weli , Iskuulka ayuu ahaa meesha kaliya aan rabno . aad baan unasiib badanahaya inaan kusoo dhex koro qoys halka waxbarasha iyo gabdhahaba aad looga qiimeeyo .

(src)="27"> Менің атам өз заманының ерекше адамы болатын .
(trg)="19"> Awoowgey waqtigisa wuxuu ahaa nin aad u cajiib leh .

(src)="28"> Ауғанстанның шалғай ауылынан шыққан абсолютті авантюрист , ол қызының , яғни анамның сабаққа баруын талап етемін деп , өз әкесінің қарсылығына тап болған адам .
(trg)="20"> Aqoonyahan sare oo ka imaaday gobol aad u dheer ee ku yaalo Afgaanistan wuxuu ku adkeesaday in gabadhiisa , oo ah hooyadey , ay aado iskuul , misna ay arintaas darteed aabihiisa ku deeyriyay .

(src)="29"> Осылайша менің білімді анам ұстаз болды .
(trg)="21"> Laakin hooyadeyda aqoonyahanta aheyd ayaa macalimad noqotay .

(src)="30"> Міне , ол суретте .
(trg)="22"> Waa tanaa .

(src)="31"> Ол 2 жыл бұрын жұмыстан шығып , үйімізді көрші қыздар мен әйелдерді оқыту үшін мектепке айналдырды .
(trg)="23"> Laba sano kahor ayeey shaqa gabtay , si ay gurigeena ugu badasho
(trg)="24"> Iskuul wax lagu baro gabdhaha iyo dumarka dariskeena ahaay .

(src)="32"> Менің әкем — міне ол — отбасындағы бірінші болып білім алған адам .
(trg)="25"> Abaahey --- waa kaa --
(trg)="26"> Wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee qoyskiisa oo wax barto .

(src)="33"> Оның алдында қыздарды қоса алғанда , балалары білім ала ма деген сұрақ туған емес ,
(trg)="27"> Marnaba su' aal kama taagneen in caruurtiisa ay wax baran doonaan , taas oo ay kujiraan gabdhiisa ,

(src)="34"> Талибандардың қоқан- лоққысына қарамай , тәуекелге бел буып мектепке берген .
(trg)="28"> Inkastoo Taalibaan iyo halistooda ay jireen .

(src)="35"> Ол үшін балалары білім алмаса , сол қорқыныш болар еді .
(trg)="29"> Asiga ahaan , majirin halis ka daran aqoon la' aanta caruutiisa .

(src)="36"> Талибандар басқарған жылдары өмірден көңілімнің қалғаны соншалық , үнемі қорқынышта болып , өз болашағымды мүлде елестете алмайтын кездер әлі есімде .
(trg)="30"> Waxaan xasuustaa , xilayadii Taalibaaniyiinta in mararka qaar aan aad nolsheena uga niyad- jebi jiray misna aan aad u cabsan jiray oo aana mustaqbal ku hamin jirin .

(src)="37"> Мен бәрін де тастағым келетін бірақ , әкем былай дейтін :
(trg)="31"> Waxaan rabay inaan iska dhaafo ,
(trg)="32"> laakin aabahey , wuxuu igu oran jiray ,

(src)="38"> " Мені тыңда , қызым , сен өміріңдегі бардың бәрін жоғалтуың мүмкін .
(trg)="33"> Maqal , gabadheey- diyeey , wax walbo oo aad noloshaada leedahay weey kaa dhumi karaan .

(src)="39"> Ақшаңды ұрлауы мүмкін , соғыс кезінде үйіңді де тастауға тура келеді , бірақ бір нәрсе өзіңмен қалады , ол сенің басыңдағы нәрсе , егер де сенің білім алуың үшін , бізге қан сатуға тура келсе , біз оған да дайынбыз .
(trg)="34"> Lacagtaada waa lagaa xadi karaa .
(trg)="35"> Waqtiyada dagaalka gurigaaga xoog waalagaga baxsan karaa .
(trg)="36"> Laakin sheyga kaliya mar walbo kuu harayo waa waxa halkani ku jiro , xitaa hadaan dhiigeena kuu iibino si aan qarashka wax barashadada kaaga bixino , waan ku sameen doona .

(src)="40"> Сенің әлі де білім алғың келмей ме ? "
(trg)="37"> Marka miyaadan rabin inaad wadato waxbarasha- daada ? "

(src)="41"> Қазір менің жасым 22- де .
(src)="42"> Мен ондаған жылға созылған соғыстың әсерінен қираған елде өстім .
(trg)="38"> Maanta waxaan ahay 22- jir . waxaan kusoo koray wadan aad u bur- buriyay dagaalo socday qarniyo .

(src)="43"> Менің жасымдағы әйелдердің 6 % - дан азы ғана мектепті бітірді , егер де менің де отбасымда білім бағаланбаса , мен де солардың қатарында болар едім .
(trg)="39"> In kayar 6 % dumar da' deyda ah ayaa ilaa dugsi- ga sare dhaafay , hadey familkeeyga dhanka waxbarasha- dayda ay marnaba ku dadaali laheen ,
(trg)="40"> Mid kamid ah ayaan maanta ahaan lahaa .

(src)="44"> Бірақ , осында тұрғаныма және Миддлбери колледжін бітіргенім үшін қуанамын .
(trg)="41"> Halkan ayan badalkii istagsanahay anoo kasoo qalin jibiyay Jaamacada Middlebury .

(src)="45"> ( Қол соғу )
(trg)="42"> ( Sacbis )

(src)="46"> Ауғанстанға қайта келгенімде , қыздарына білім беремін дегені үшін , үй іші теріс айналған атам , мені құттықтағандардың алғашқысы болды .
(trg)="43"> Goortii aan ku laabtay Afgaanistan , awoowahey ,
(trg)="44"> Midkii gurigiisa looga soo eryay geesinimo uu gabdhihiisa aqoonyahaniin ugu dhigo darteed , ayaa wuxu ka mid ahaa dadki ugu horeen ii hambalyeeyay .

(src)="47"> Ол тек қана менің білім алғаным үшін ғана емес , сонымен қатар Кабул көшелері бойымен оны машинамен алып жүрген , иә машина айдаған ең алғашқы әйел болғаным үшін де мақтанды .
(trg)="45"> Kuma faano kaliyo heerka jaamacadayda ,
(trg)="46"> laakin inaan ahaay dumar tii ugu horeysay , misna aan ahay dumar tii ugu horeso ee gaari ku dhex wado wadooyinka Kabul .

(src)="48"> ( Қол соғу )
(trg)="47"> ( Sacbis )

(src)="49"> Отбасым маған сенеді .
(trg)="48"> Qoyskeeyga weey i aaminsan yihiin .

(src)="50"> Көп нәрсені армандаймын , бірақ отбасым мен үшін үлкен нәрселерді тілейді .
(trg)="49"> Heer sare ayaan ku riyoda , lakin famil- keyga heer ka sii sareeyo ayeey iigu sii riyodan

(src)="51"> Міне , сондықтан да әйелдерді оқытуға бағытталған халықаралық 10х10 компаниясының халықаралық елшісімін .
(trg)="50"> Saas darteed ayaan waxan u ahay Safiir caalamiyeed ee 10x10 ,
(trg)="51"> Olole caalami ah oo dumarka waxbaro .

(src)="52"> Міне , сондықтан да қыздарға әлі де мектепке бару қауіпті болып саналатын ,
(trg)="52"> Saas darteed ayaa waxaan u sameenay SOLA ,

(src)="53"> Ауғанстандағы қыздарға арналған ,
(src)="54"> SOLA мектеп- пансионы құрылтайшысының бірімін .
(trg)="53"> Iskuul xanaaneed kii ugu horeeyay oo gabdhaha ah ee ku yaalo Afgaanistan , wadan ay weli tahay in gabdhaha ay iskuul aadaan .

(src)="55"> Ең қызығы — мектебімнің осы мүмкіндікті жібергісі келмейтін оқушыларын көру .
(trg)="54"> Sheeyga farxada leh ayaa waxay tahay inaan arko arday dhigto iskuulkeyga kuwaaso leh hami ay ku qabsadaan Jaanis .

(src)="56"> Әйелдің білім алуына қатысты теріс ойларға қарамастан , олардың ата- анам сияқты , қолдап отырған ата- аналарының , әкелерінің барын көріп отырмын
(trg)="55"> Waxaan kaloo arkaa waalidiintooda kuwaaso ah kuwa sida waalidiinteyda u taageerayo , inkastoo ay jirto wejiyada cabsida badan ee kuwa kasoo horjeeda .

(src)="57"> Ахмед сияқты .
(trg)="56"> Sida Ahmed .

(src)="58"> Бұл оның шын аты емес , бірақ сіздерге оның жүзін көрсете аламаймын .
(trg)="57"> Ma ahin magaciisa rasmiga , mana idin tusi karo wejigiisa ,

(src)="59"> Ахмед — оқушыларымның бірінің әкесі .
(trg)="58"> Laakin Ahmed waa aabaha ardayad dhigata iskul kayga .

(src)="60"> Жарты ай бұрын , қызы екеуі ауылдарына SOLA- дан қайтып келе жатқанда , сол кезде жол бойына қойылған бомбаның жарылысынан қаза бола жаздады .
(trg)="59"> Bil wax ka yar kahor ayaa asiga iyo gabadhiisa waxay u jeedeen xaafadooda ayagoo ka imaaday SOLA , waxayna ku sigteen ineey ku dhintaan bam loo dhigay geeska wadada daqiiqada gudahooda .

(src)="61"> Ол үйіне кіре салған бетте телефон шырылдап , арғы шетіндегі дауыс :
(src)="62"> " Егер тағы да қызыңды мектепке жіберсең , тағы да өлтіруге тырысамыз " , - деді .
(trg)="60"> Markuu guriga soo gaaray , ayaa waxaa usoo dhacay taleefanka , cod u digayo haduu dib gabadhiisa ugu diro iskuulka , ineey isku dayayaan qaraxa mar kale

(src)="63"> " Егер өлтіргілерің келсе , қазір өлтіріңдер , бірақ , сендердің ескірген және артта қалған сенімдерің үшін қызымның болашағын құртпаймын " , — деп жауап берді .
(trg)="61"> " Hada idila hadaad rabtaan , " ayuu dhahay ,
(trg)="62"> " Laakin marnaba mustaqbalka gabadheyda kuma dheelayo waayo waxaad wadataan feker qaliban . "

(src)="64"> Міне , менің Ауғанстанда түсінгенім осы , және Батыста бұл туралы көп айтылмайды
(src)="65"> Көбіміздің артымызда , өз қызының қадірін білетін , қызының жеңісі - өз жеңісі деп білетін әкелер тұр .
(src)="66"> Бірақ аналарымыз жеңіске жетуімізге көмектеспейді дегенім емес .
(trg)="63"> Arinta aan Afgaanistan ka ogaaday , misna ah mid ay wadamada Galbeed- ka ay ka tageen , aya waxay tahay mid walbo anaga naga mid oo gulesytay inuu ka dambeyo aabe og qiimaha gabadhiisa misna arka inay guusheeda tahay guushiisa . macnaha mahin inay hooyo- yinkeena aheen furaha guusheena .

(src)="67"> Алғаш қыздарының болашағын ойлайтындар дәл осылар , бірақ Ауғанстан сияқты елде біз ер адамдардың қолдауына ие болуымыз керек .
(trg)="64"> Xaqiiqdi , waxay yihiin bilawga wada xaajood qancin kara mustaqbal ifo oo ay gabdhahooda helaan ,
(trg)="65"> laakin xaalada shacab sida kuwa Afgaanistan , waxa qasban inaan helno taagerida raga .

(src)="68"> Талибандар басқарған кезде , мектепке баратын қыздар саны бар- жоғы бірнеше жүз болды , бірақ бұның заңсыз болғандығын ұмытпаңыздар .
(trg)="66"> Sharciga Taliban , gabdhaha aaday Iskuulka kuwaaso gaarayo boqoleeyo -- xasuuso , waxay aheyd sharci la' aan .

(src)="69"> Қазіргі кезде Ауғанстанда 3 млн . қыз мектепке барады .
(trg)="67"> Laakin maanta , gabdho ka badan 3 million ayaa dhigta iskuulada Afgaanistan .

(src)="70"> ( Қол соғу )
(trg)="68"> ( Sacbis )

(src)="71"> Америкадан Ауғанстан мүлдем басқаша .
(src)="72"> Америкалықтар бұл өзгерісті уақытша деп ойлайды .
(trg)="69"> Afghanistan waxay umuuqata mid ka duwan halkaan America . waxaan u arkaa in Amerikaanku arko burburka is badal .

(src)="73"> Көп өзгеріс Америка әскері шығарылған соң , ұзақ уақытқа бармай ма деп қорқамын .
(trg)="70"> Waxaan ka baqanaayo in is badalkani usii socon waayo hore markii ciidamada U . S- ka laga soo bixiyo .

(src)="74"> Бірақ Ауғанстанға қайтып келген соң , мектебімде оқып жатқандар мен оларды қолдап , көтеріп отырған ата- аналарды көремін . ұзақ мерзімді өзгерістер мен келешегі бар болашақты көріп отырмын .
(trg)="71"> Laakin markii aan kusoo laabto Afgaanistan , oo aan arday ku arko iskuulkayga iyo waalidiintooda ku taaageerayo , misna ku dhiira gelinayo , waxaan arkaa mustaqbal aad u ifo iyo isbadal weligiisa socdo .

(src)="75"> Мен үшін Ауғанстан — үміт пен шексіз мүмкіндік елі және күн сайын
(src)="76"> SOLA оқушылары есіме осыны салып отырады .
(trg)="72"> Ani ahaan , Afgaanistaan waa wadan rajo iyo suura- gal badan leh , misna maalin walbo gabdhaha SOLA ayaa midaas isoo xasuusiyo .

(src)="77"> Мен сияқты , олар да көп нәрсені армандайды .
(trg)="73"> Heer sare ayee ku riyoodaan sidayda oo kale .

(src)="78"> Рақмет .
(trg)="74"> Mahadsanidiin .