# is/hU3RKTl7N2Hu.xml.gz
# som/hU3RKTl7N2Hu.xml.gz


(src)="1"> Áður en við förum inn í algebruna ætla ég að vitna í einn mesta hugsuð í mannkynssögunni .
(trg)="2"> Ka hor intaynaan uguda gelin aljebra dhexdeeda
(trg)="3"> Waxa aan doonayaa inaan idiinsheego halkudhag laga hayo makax ka mida kuwii ugu waaweynaa ee taariikhda baniaadamka .

(src)="2"> Galileo Galilei , vegna þess að mér finnst að hann nái vel að fanga kjarnann í algebru - eða kjarnann í stærðfræði almennt .
(src)="4"> Heimspeki er að finna í merkilegustu bókmenntum sem hafa verið skrifaðar í heiminum - en við skiljum hana ekki ef við lærum ekki tungumálið sem heimspekin er skrifuð á eða skiljum táknin sem eru skrifuð .
(trg)="4"> Galileo Galilei , maxaayeelay , waxay ila tahay in halkudhagiisu uu soo koobayo dulucda dhabta ee aljabrada iyo weliba sida xaqiiqda ah xisaabta guud ahaaneed .

(src)="5"> Þessi bók er skrifuð á tungumáli stræðfræðinnar .... það er óþarfi að ráfa um eins og þú sért í myrku völundarhúsi .
(trg)="8"> laakiinse ma fahmi karayno hadaynu marka hore baran luqada oo aynan maskaxda ku qabsan sumadaha lagu qoro .

(src)="6"> Þetta er dramantískt og djúp speki en þetta er raunverulega kjarninn í stærðfræði og það sjáum við þegar við förum dýpra og dýpra inn í algebruna er að við erum að skoða huglæga hluti og við byrjum á grundvallarhugmyndum sem byggja á því hvernig heimurinn er byggður upp .
(src)="7"> Auðvitað er hægt að tengja byggingu heimsins við hlutlægar hugmyndir eins og hagfræði , fjármál , eðlis - og efnafræði en í kjarnanum byggja þær á sömu hugmynd .
(trg)="9"> Boogani waxa uu ku qoranyahay afka amd luqada xisaabta ... taasoo la aanteed keeneysa in la warwareego dariiqyo mugdi ah oo aan natiija lahayn . " waa mid aad fudud xiisa leh laakiin qoto dheer , tanina waa dulucda maadada xisaabta waliba waxa aynu arki doonaa marka aynu bilawno inaynu sii guda galno aljebrada oo ah taasi inaynu tusaale ka bixino sheyada , waliba waxaanu bilaabaynaa inaynu aragno gunta fikradaha taasoo bilaabeysa inay qeexdo dhabahaantii qaabk koonkan u sameysanyahay . waxaa hubaal ah in fikradahani loo isticmaali karo waxyaabo badan sida dhaqaalaha , maaliyada iyo fiisikiska iyo kimistariga

(src)="8"> Sem er grundvallarhugmynd , hreinni en nokkur önnur fræðigrein .
(trg)="11"> Waliba waa kuwa ka aasaasi ah , oo ka baxsan ama ka daahirsan isticmaaladaa kale .

(src)="9"> Til að sjá hvað ég á við skulum við byrja á .... ég vildi að við gætum við byrjum á hugmyndinni um alheiminn eins og hann birtist í stærðfræðinni byrjum á einfaldri hugmynd . en við gerum hana huglæga og sjúma hvort við getum tengt hana við aðra hluti í heiminum .
(trg)="12"> Waliba si aad u araktaan waxa aan ula jeedo inaga oo u daadagayna fikradii aynu bilawno ,
(trg)="13"> Aynu raacno ... waxa ay ila tahay inaynu sameyn karno . waxaanu ku bilawnay wax weyn oo cilmi nafsiga ee aduunka sida ku qoran maadada xisaabta .
(trg)="14"> laakiin aanu ku bilawno fikrad dhamaystiran oo dabacsan .

(src)="10"> Hugsum okkur að við séum í búð og við ætlum að kaupa eitthvað sem er á útsölu .
(trg)="15"> Hadana waanu sii wadi doonaa tusaalaynta islamarkaana si aynu aragno sida fikradi ugu xiranto fikradaha kale iyada oo ku xidhmaysa shabkadaha fikradeed ee ka jira aduunkan aynu joogno .

(src)="11"> Útsalan er 30 % og það sem við viljum kaupa
(trg)="16"> Aanu niraahno waxaanu ku jiraa dukaan waxaana doonaynaa inaynu iibsano shey , dukaana waxaana ka jira iib ama qaarajin iibkaa wuxuu oranayaa 30 % oo hoos loo dhigay sicirkii caadiga ahaa , waana aan xiisaynayaa .

(src)="12"> - ég versla ekki í fínum búðum - svo við skulum segja að ég vilji kaupa buxur buxurnar kosta 20 dollara áður en útsalan byrjaði .
(trg)="17"> Aniga sidaydaba kama dukaamaysto dukaamada qaaliga --
(trg)="18"> Aynu niraahno waxaan doonayaa surweel , markaa qiimaha caadiga ee surweelku waa $20 intaan sicirka iibka ama qaarajinta lagaarin taasina inta aalaaba siisto ama ku iibsado surweelada

(src)="14"> Jæja - ég ætla að kaupa mér buxur á 20 dollara og það sem er jafnvel betra er að það er 30 % afsláttur
(trg)="19"> Waan xiiseynayaa surweelkan qiimihiisu yahay $20 balse waxaaba ka sii wanaagsan qiimaha hoos loo dhigay boqolkiiba sodon surweelada noocan ah .

(src)="15"> Hvernig get ég hugsað hve mikinn afslátt ég fæ af 20 dollorum .
(trg)="20"> Sidee baan markaa ku ogaanayaa diskawntiga sicirka inta layga daayay labaatanka doolar ?

(src)="16"> Og við erum ekki ennþá komin inn í algebruna .
(src)="17"> Þetta er líklega eitthvað sem þú hefur áhuga á að vita .
(src)="18"> Til að finna út hvað buxurnar kosta margfaldar þú 30 % og 20 dollara .
(trg)="21"> Tani weli ma ahan aljebra . tani waxaa dhici karta inay ka mid tahay waxyaabaha aad hore u soo aragtay . sodonkaa boqolkiiba ayaad ku dhufanaysaa labaatanka doolar .

(src)="19"> Svo við segjum að afslátturinn - afslátturinn þinn - er jafnt og ... þú getur skrifað 30 % sinnum 20 dollara .
(trg)="22"> Marka waxaad tiraahdaa inta la iga daayay waxay le egtahay , waxaad u qori kartaa sodon boqolkiiba oo lagu dhuftay

(src)="20"> Við skrifum 20 dollara í fjólubláu eða þú getur skrifað það - ef þú vilt í hvítu - þetta er tugabrot þú getur skrifað þetta 0, 30 * 20 dollarar og ef þú reiknar þetta færðu 6 dollara
(src)="21"> Svo það er ekkert nýtt í þessu .
(trg)="23"> Labaatan doolar waxaanu ku qoraynaa kalarka burbalka . ama waxaad u qori kartaa --- hadii aad doonayso inaad qorto --- adiga oo isticmaalaya xisaab ay nibici ku jiro waxaad u qorikartaa 0 . 30* 20 doolar hadii aad xisaabtaa samayso waxaad helaysaa 6 doolar . markaa ma jiraan halkaasi wax cusub

(src)="22"> En ef við viljum skoða þetta á annan hátt
(trg)="24"> laakiin hadii aan ka dhigo mid guud ahaaneed ka waran ?

(src)="23"> Þetta sýnir okkur afsláttinn af ákveðnum buxum en hvað ef við viljum vita afsláttinn af öllu í búðinni ?
(trg)="25"> Taasi waxay ahayd sicir hoos loo dhigay ama diskawn oogu talagalay surweelo qaasa .
(trg)="26"> Laakiin hadii aan doonayo inaan ogaado diskawti ama sicir dhig
(trg)="27"> loo sameeyey shay kale oo dukaanka yaala ?

(src)="24"> Þá getur þú sagt , X tánknar verðið
(src)="25"> - við notum annan lit -
(src)="26"> Ég ætla að skrifa tákn
(trg)="28"> Waa hagaag markaa waan oran karaa , inay x tahay sicir caadiga aanu ku samayno kalar kale -- oo kaliya waxaa samaynayaa sumad . x ha noqoto sicirkii caadiga ee alaabta aan iibsanayo , ee kamida shayada dukaanka dhexyaala ee sicirkooda weli hoos loo dhigin . markaa iminka , waxaynu orankarnaa sicirka hoosta loo dhigay waxa ay le egtahay 30 % la dhuftay x , ama hadii aad doonayso inaad u qorto si ay dhibicyo ku jiraan . waxaynu u qori karnaa 30 % si ay dhibici ku jirto .

(src)="30"> Við skrifum 0, 30 sinnum x - sinnum x
(src)="31"> Þetta er áhugavert .
(trg)="29"> 0 . 30 lagu dhuftay x -- lagu dhuftay x --- . iminka tani waa mid xiisa leh .

(src)="32"> Nú getur þú sagt mér verðið á hverju sem er í búðinni og ég get sett það inn fyrir x og þá get ég margfaldað verðið með 0, 3 og þá fæ ég afsláttinn
(src)="33"> Nú erum við að byrja , mjög hægt byrja að skoða hvernig algebra gerir hluti að hugmyndum
(trg)="30"> Iminka isii sicirka shay la iibinayo oo dukaanka yaala markaa waxaan taa ku badali karaa x markaa taan waxaan ku dhufan karaa 0 . 3 markaa waxaa ii soo baxaya discountiga ama inta sicirka la iga daayay . iminka waxaan u bilaabaynaa si tartiiba inaynu u dhexgalno qaabka aljebrada .

(src)="34"> Við sjáum að algebran getur orðið almenn og djúp og miklu fallegri þegar við byrjum að skoða fleiri hugmyndir út frá algebrunni
(trg)="31"> Waxaynu arki doonaa inay noqdaan kuwa kala duwan oo hadana aad u qurux badan marka aynu bilawno inaynu barano inkale iyo fikradaha aljebrada

(src)="35"> En við erum ekki búin
(trg)="32"> laakiin itnaa kuma ay eka .

(src)="36"> Við getum gert miklu fleiri hugmyndir úr dæminu okkar
(trg)="33"> Waxaynu tani u sii kala qaadi karnaa tan inka badan .

(src)="37"> Hér segjum við við getum sett hvaða hlut sem er í búðinni inn í dæmið ekki bara það sem kostar 20 dollara ef eitthvað kostar 10 dollara
(trg)="34"> Halkan waxaynu ku soo bandhignay oo aynu si guud ahaana tusaale uga bixinay alaab ama shay , ma oranayno sheygan 20 doolar jooga oo kaliya .

(src)="38"> Við getum sett 10 dollara vöru inn hér í staðinn fyrir x og segjum 0, 30 sinnum 10
(src)="39"> Afsláttuinn er 3 dollarar
(src)="40"> Ef varan kostaði 100 dollara væri afslátturinn 30 dollarar
(trg)="35"> Hadii shey uu jooga 10 doolar , shaygaa 10ka doolar jooga waxay ku bedeli karnaa x , ka dibna waxaynu oranlahayn 0 . 30 lagu dhuftay 10 . sicirka inta hoos loo dhigay waxay noqonaysaa 3 doolar . waxay noqonkartaa shey 100 doolar jooga hadii la doono . markaa sicirka la inaga daayay wuxuu noqonayaa 30 doolar

(src)="41"> En nú skulum við nota fleiri hugmyndir
(trg)="36"> laakiin aynu ka dhigno tan mid guud ahaaneed .

(src)="42"> Segjum :
(src)="43"> Hvað ef afslátturinn
(src)="44"> - þegar afsláttuinn er ákveðnin prósenta ?
(trg)="37"> Aanu niraahno ; " waa maxay inta la inaga daayay sicirka , marka sicirka la inaga daayay uyahay boqolkiiba in .. ? "

(src)="45"> Nú segjum við að afslátturinn sé
(trg)="38"> Iminka waxaynu oran karnaa sicirka inta la inaga daayay

(src)="46"> Nú skilgreini ég breytuna
(trg)="39"> Aan idiin qeexo a tibix ... aynu niraahno m= ...

(src)="47"> Látm m= .... ég segi p fyrir prósentur p er sama og afslátturinn í prósentum
(trg)="40"> Aan iraahdo p , makaa si ay micna u sameyso p waxa ay la egtahay persentej ama boqolkiiba sicirka inta daayo

(src)="48"> Hvað gerum við núna ? nú getum við sagt að afslátturinn er sama og prósentan
(trg)="41"> Iminka maxaanu sameynaa ? iminka waxaanu orankarnaa diskawntiga ama sicirka inta la daayo waxa ay la egtahay boqolkiiba inta sicirka hoos loo dhigay

(src)="49"> Í dæminu áðan var alltaf 30 % afsláttur en núna er afsláttuinn p prósent afsláttur afslátturinn er p það er prósentin sem eru í afslátt margfaldað með vöruverðinu , og verðið á vörunni sem við erum að skoða
(trg)="42"> Tusaalayaashankale ee soo socda waxaanu isticmaalaynaa 30 boqolkiiba
(trg)="43"> Laakiin iminka waanu orankarnaa inay p tahay percentage ama inta boqolkiiba hoosloo dhigay ... waa p . boqolkiiba inta sicirka hoosloodhigay oo lagu dhuftay alaabta la is weydiinayo , oo lagu dhuftay sicirka alaabta la is weydiinayo oo aan hoos loo dhigin .

(src)="50"> Verðið var ráknað með x
(src)="51"> Afsláttuinn er þá p sinnum x
(trg)="44"> Markaa , taasi waa x . sicirka ina hoos loo dhigayo waxay le egtahay p la dhuftay x .

(src)="52"> Nú er þetta að verða skemmtilegt ... nú höfum við almenna leið til að reikna afslátt fyrir hvaða afslátt sem er og hvaða vöru sem er
(src)="53"> Við þurfum ekki að nota orð og stafi
(trg)="45"> Hada tani waa mid xaqiiqdii xiisa leh . iminka waxaanu haynaa dariiq guud ahaaneed oo aynu ku xisaabino sicirka inta hoos loo dhigo boqolkiiba inta sicirka hoos loo dhigo ee alaabta x ereyadan iyo xuruuftan oo kaliya ma ahan inaynu isticmaalno .

(src)="54"> Við getum sagt að y - tákni afsláttinn y er jafnt og afslátturinn
(src)="55"> Þá getum við skrifað hugmyndina í staðinn fyrir að skrifa orðin : afsláttur , við skrifum y er jafnt og prósenturnar sem voru í afslátt - p margfaldað með upphaflegu vöruverði sinnum x og þú getur þá skilgreint stafina eins og þú vilt
(trg)="46"> Waxaanu orankareyney " ha noqoto y waxey le egtahay sicirka inta hoos loo dhigo " markaa waxaanu qori kareynin fikad la mida kuwii hore intii aanu qorilahayn sicirka inta hoos loo dhigay , waxaanu qori kareyney y waxa ay le egtahay boqolkiiba inta la daayay p oo lagu dhuftay sicirka caadiga ah ee alaabta

(src)="56"> Í staðinn fyrir að skrifa y hér
(src)="57"> Þú getur skrifað gríska stafi hvaða staf sem er - svo lengi sem þú manst hvað hann táknar starurinn táknar afsláttinn í dollurum .
(trg)="47"> --- lagu dhuftay x . xuruuftani waxaad u qeexi kartaa hadba sida aad donaysid intii aad ku qori lahayd y halkaa , waxaad ku qori kareysay xaraf giriig ah , illaa iyo inta la socon karayso xaqiiqda in sumada ay mataleyso sicirka doolarka inta hoos loo dhigay .

(src)="58"> En nú er þetta orðið spennandi . vegna þess að við getum notað svona tengsl .... sem er jafna ... þú ert að búa til jöfni y er JAFNT og þetta þess vegna er það kölluð jafna
(trg)="48"> Laakiin iminka ayay dhabahaantii noqonaysaa mid xiisa leh , maxaayeelay waxaanu isticmaali karnaa xiriirka noocan ah ... kaasoo ay isla ekeysiin , waxaad isla ekeysiinaysaa y waxyaaba halkan yaala taasi waa sababta aynu ugu yeerno isle ekeysiin .

(src)="59"> Þetta er hægt að nota fyrir hluti sem eru allt öðruvísi en afsláttur af vörum í búð .
(trg)="49"> Tani waxaa loo isticmaali karaa sheyada kuwaasoo aanu wax xiiriir ahi ka dhaxaynin sicirada kuwa hoos loo dhagay ee halkan ah .

(src)="60"> Kanski í eðlisfræði krafturinn er jafnt og massi sinnum hraði
(trg)="50"> Waxa laga yaabaa inaad hesho ...
(trg)="51"> Marka maadada fiisikiska waxaad arkaysaa in xoogu le egyahay cufnaanta oo lagu dhuftay xawaaraha xuruufahana waa ay kala duwan yihiin

(src)="61"> Orðin eru önnur en það er sama hugmyndin .
(trg)="52"> Laakiin kuwani aasaas ahaan waa fikrado isku mida .

(src)="62"> Við getum látið y tákna kraft og m er jafnt og ...... massi getur verið p svo p er jafnt og massi þetta er ekki hefðbundin leið til að skilgreina þessi hugtök en ég vil sýna ykkur að þetta er sama hgmyndin - sömu tengsl það er hægt að nota þetta um ólíkar hugmyndir
(trg)="53"> Waynu orankarnaa y waxa le egtahay xooga isla markaana m waxay la egtahay ... or cufnaanta waxay le egtahay p .
(trg)="54"> Markaa aan u qoro p waxa ay le egtahay cufnaanta
(trg)="55"> -- markaa tani waa dariiqa hore ee loo qeexo --

(src)="63"> Og við getum sagt að x er sama og hröðun .
(src)="64"> Við getum sagt x er það sama og hröðun .
(trg)="56"> Laakiin waxaan doonayaa inaan idin tuso fikrad la mida , xiriir la mida kuwii hore kuwaasoo loo isticmaalayo 2 shey oo kala duwan . markaa waxaanu orankaraynay x waxay le egtahay xawaaraha . waxaanu orankaraynay x waxay le egtahay xawaaraha

(src)="65"> Jæja - þetta er fræg setning " kraftur er jafnt og massi sinnum hröðun " við getum skrifað þetta sem y - sem er kraftur er jafnt og massi sem við táknum með p sem er jafnt og p sinnum hröðun
(trg)="57"> Waa hagaag markaa tan caanka ee " xoogu wuxuu le egyahay cufnaanta oo lagu dhuftay xawaaraha " waxaa loo qori karaa , sida dhabta ah waa fikrad la mida tii hore sida y -- oo aynu u qeexnay tahay xoo -- waxay le ekaan kartaa cufnaanta
(trg)="58"> -- taasoo aynu doonayno inaynu u isticmaalno sumada p -- taasoo le eg p lagu dhuftay xawaaraha .

(src)="66"> Við ætlum að nota x hér sinnum x sem er það sama jafnan .
(trg)="59"> Waxaanu iminka ku soo dhacaynaa inaynu u isticmaalno xarafka x halkan
(trg)="60"> -- lagu dhuftay x .
(trg)="61"> Waa hagaag tani waa isle ekeysiin la mida tii aanu hore u soo sheegnay .

(src)="67"> Þetta er saman jafnan og áðan .
(trg)="62"> Tani waa isle ekeysiin la mida tii aanu hore u soo sheegnay .

(src)="68"> Við getum séð að við getum tekið þessa jöfni og við getum notað hana í hagfræði eða í viðskiptafræði eða í tölvunarfræði eða rökfræði eða í rafeindaverkfræði eða í hverju sem er - bókfærslu
(src)="69"> Það er hægt að nota hana á óendanlegan hátt sömu jöfnuna .
(src)="70"> Og það sem er gott við stærðfræði og sérstaklega gott við algebru er að við getum einbeitt okkur að hugmyndinni .
(trg)="63"> Waxaanu arki karnaa inaynu qaadan karno isle ekeysiintan waxaana loo isticmaali karaa sheyada ama waxyaalo ku jira maadada dhaqaalaha loo yaqaano , ama waxaa loo isticmaali karaa sheyada ama waxyaalo ku jira maadada maaliyada loo yaqaano . ama waxaa loo isticmaali karaa sheyada ama waxyaalo ku jira maadada cilimi seyniska kambuyuutarada ama logik ama electrical ingineering ama wax uun -- xisaabaadka -- waxa jira tiro aan xadadneyn oo isticmaalada oo ku saabsan hal le ekaansho . markaa waxaa hagaagsan ee xisaabta weliba waxaa hagaagsan ee aljebrada si qaas ahaaneed waa waxaanu si gaar ah u eegi karnaa tusaalahan . waxaanu si gaara ugu eegi karnaa tusaalaha halkan , waxaynu halkan sidaynu doono ugu isticmaali karnaa tusaalaha , iyo wixaynu ka helno fikradahan iyo isticmaaladan kuwaasoo hadana dib loogu isticmaali karo kuwan iyo kuwa kale dhamaantoon . waliba waxaa xiisa u yeelay sida ay inoogu sheegayso

(src)="71"> Við getum skoðað hugmyndina við getum breytt hugmyndinni og við getum fundið út frá þessari hugmynd , getum við fundið fleiri hugmyndir fyrir allar fræðigreinar og alla hluti og það sem er jafnvel skemmtilegra , þetta sýnir okkur sannleikann um hvernig heimurinn er byggður upp ef þú værir tekinn í burtu frá öllum flóknu hugmyndum manna og tekinn í burtu frá öllum fræðigreinum .
(trg)="64"> Qaabka runta ee aaduunku u sameysanyahay
(trg)="65"> Hadii aad kala qaado dhamaan qeexitaanada bani aadamka iyo dhamaan isticmaalada beniaadamka .

(src)="72"> Þannig að hægt væri að segja : " sjáðu , ef y er jafnt og p sinnum x "
(trg)="66"> Markaa tusaale ahaan waxaynu oran karnaa :
(trg)="67"> " Fiiri , if y ay le egtahay p oo lagu dhuftay x "

(src)="73"> Þá gæti einhver sagt
(trg)="68"> Markaa siday tahay hadii qof yiraahdo

(src)="74"> " Hey þetta er y " og einhver sagði " ég er með p sinnum x "
(trg)="69"> " Waryaahe , tan waa y . "
(trg)="70"> Oo misna qofkale yiraahdo " waxaan haystaa p lagu dhuftay x . "

(src)="75"> Ég get sagt " Jæja , þú hefur það sama í báðum höndum "
(trg)="71"> Waxaan orankaraa " Waa hagaag , waxaad labada gamcood ku haysaa sheyo isku mida . "

(src)="76"> Og þú þarft að skipta því yfir í tölur og þú vilt hafa það jafnt þá skiptir þú einu út fyrir tölur til dæmis , segjum - við vitum að y er jafnt og p sinnum x ef þú vilt hafa það jafnt
(trg)="72"> Markaa hadii aad u qeybiso midka mida namber
(trg)="73"> Adiga oo doonaya inay isla ekaadaan , waxaa markaa u qeybinaysaa nambarka kale naberkaa hore .
(trg)="74"> Markaa tusaase , tusaale ,

(src)="77"> Hvað er y skipt á á milli x ef y er sama og p sinnum x þá er y skipt á milli x þa 'er það sama og p sinnum x skipt á milli x
(trg)="76"> Kawaran hadii aad doonayso in labada ay isle ekaadaan . maxay le ekaanaysaa marka aad y u qeybiso x ?
(trg)="77"> Waa hagaag y waxa ay le ekeyd p lagu dhuftay x markaa y loo qeybiyay x
(trg)="78"> Waxa ay la mid tahay p lagu dhuftay x oo loo qeybiyay x

(src)="78"> En hvernig er það áhugavert ? vegna þess að p sinnum x skipt á milli c
(trg)="79"> Laakiin hada tani waa mid xiisa leh ,
(trg)="80"> Maxaayeelay p lagu dhuftay x oo loo qeybiyey x

(src)="79"> - ef þú margfaldar með einhverju og skiptir því svo á milli í jafn marga hluta þá ertu komin aftur með upphaflegu töluna ef þú margfaldar með 5 og skiptir á milli 5 þá ertu bara með p eða hvaða tals sem þú byrjaðir með
(trg)="81"> -- waahagaag hadii aynu isku dhufano tibxo ama nambaro oo markaa aynu u qeybino isla namberkii ama tibixdii waxaa kuu soo baxaya namberkii hore . hadii aad isku dhufato 5 oo hadana aad u qeybiso 5 , waxaad helaysaa p , ama wax alla wixii namberku yahay .

(src)="80"> Svo þá eyðist það út .
(trg)="82"> Markaa kuwaaso way kansalmayaa , ama isla baxayaan .

(src)="81"> En við vorum að margfalda og fá y skipt á milli x er p
(trg)="83"> Laakiin waxaynu awoodaynay inaynu sidaynu doono u isticmaalno tusaalaha halkan , oo markaa hel in y loo qeybiyay x ay le egtahay p

(src)="82"> Við höfum x grænan y skipt á milli x er p sem hefur afleiðingar fyrir allar hugmyndirnar okkar afleiðngarnar eru
(trg)="84"> -- waxaanu ka dhigaynaa x da cagaar -- y loo qeybiyey x waxa ay le egtahay p markaa iminka tani waxbay sidadban inoo tusaaleynaysaa , tani waxay sidadban inoo tusaaleynaysaa midkasta oo ka mida fikradahan .

(src)="83"> Einn einn sannleikurinn um heiminn .
(trg)="85"> Waa mide waxay inoo sheegaysaa xaqiiqda aasaasiga ah ee aduunka ama koonkan , ugu dhowaan waxay ka maran yihiin isticmaaladaas ,

(src)="84"> Fyrir allar þessar hugmyndir viðgetum tekið þær til baka hvert sem er .
(trg)="86"> Laakiin iminka intaynu tagno ayeynu ku soo celin karnaa meelkasta ee aynu u isticmaalnay .

# is/vfZ7rQuS8mBO.xml.gz
# som/vfZ7rQuS8mBO.xml.gz


(src)="1"> Segjum að við höfum jöfnuna 7 sinnum x er 14 .
(trg)="1"> Ka soo qaad inaan haysano isle 'egta toddoba lagu dhuftay x waxay le' egtahay afar iyo toban

(src)="2"> Nú , áður en ég reyni að leysa þessa jöfnu , vil ég hugsa svolítið um hvað þetta þýðir í raun .
(trg)="2"> Haddaba ka hor inta aanan isku dayin furfurka isle 'egta
(trg)="3"> Waxa aan rabo inaan sameeyo waa ka fakirka micnaha isle 'egta

(src)="3"> 7 x jafngildir 14 ,
(trg)="4"> Toddoba x waxay le' egtahay afar iyo toban

(src)="4"> Þetta er nákvæmlega það sama og að segja 7 sinnum x.
(trg)="5"> Tani waxay la mid tahay adiga oo yiri toddoba lagu dhuftay x

(src)="5"> Þú ert mögulega fær um að gera þetta í höfðinu .
(trg)="6"> Haatan waxaa suurtagal ah inaad maskaxda ku xallisid

(src)="6"> Þú getur bókstaflega farið í gegnum 7 sinnum töfluna .
(trg)="7"> Waxaad adeegasan kartaa jedwelka isku dhufashada ee 7

(src)="7"> Þú segir t. d. 7 sinnum 1 er jafnt og 7 , þannig að það gengur ekki upp .
(src)="8"> 7 sinnum 2 er jafnt og 14 , svo 2 virkar hér .
(trg)="8"> Waxaad oran kartaa 7 lagu dhuftay 1 waxay le' egtahay 7 , marka taasi ma shaqaynayso 7 lagu dhuftay 2 waxay le' egtahay 14 , marka 2 waa ku habboon tahay halkan

(src)="9"> Svo þú myndir strax geta leyst hana .
(trg)="9"> Marka waxaa si dhakhso ah kuu suurtagal ah inaad hesho xalka

(src)="10"> Þú myndir strax , bara með því að reyna mismunandi tölur segja , hey , það mun verða 2 .
(trg)="10"> Waxaad si dhakhso ah oran kartaa , adiga oo tijaabinaya tirooyin kala duwan , xalku wuxuu noqon doonaa 2

(src)="11"> En það sem við erum að fara að gera í þessu myndbandi er að hugsa um hvernig skal leysa hana kerfisbundið .
(trg)="11"> Hase yeeshee waxa aynu rabno inaynu ku sameyno fiidyowgan waa sidee u sameynaa xal ku salaysan habdhis

(src)="12"> Vegna þess að við munum sjá að þegar þessar jöfnur verða stöðugt flóknari , munt þú ekki geta hugsað bara um það og reiknað í höfðinu .
(trg)="12"> Maadaama aynu ogaan doono in marba marka ay isle' egahani kasii dhib bataan , suurtagal kuu noqon mayso inaad ka fakarto oo keliyo adigoo maskaxda ku sameynaya

(src)="13"> Svo það er mjög mikilvægt að í fyrsta lagi , þú skiljir hvernig skal eiga við þær jöfnur , en jafnvel enn mikilvægara að skilja hvað þeir tákna í raun .
(trg)="13"> Marka waxaa dhab ahaanti muhiim ah inaad fahamto sida aad uga shaqayn lahayd isle' egahan , waxase ka sii muhiimsan inaad fahamto waxay u taagan yihiin .

(src)="14"> Þetta þýðir bókstaflega bara að 7 sinnum x er jafnt og 14 .
(trg)="14"> Tani waxay si toos ah u sheegaysaa in 7 lagu dhuftay x le' egtahay 14 .

(src)="15"> Í algebru skrifum við ekki sinnum- ið þarna .
(trg)="15"> Ma qorno calaamadda isku dhufashada markaynu qorayno aljebrada

(src)="16"> Þegar þú skrifar tvær tölur við hliðina á hvor annarri eða tölu við hliðina á svona breytu , þá þýðir það bara að þú sért að margfalda .
(trg)="16"> Marka aad qortid laba tiro oo isku xiga ama tiro iyo doorssome isku xiga sida 7x , taas micneheedu waa adiga oo isku dhufunaya