# gl/6ni8tIRFnUVl.xml.gz
# som/6ni8tIRFnUVl.xml.gz


(src)="1"> Nunca esquecerei ese día .
(trg)="1"> Abidkay ma ilaabayo maalintaas

(src)="2"> Era a primavera de 2006 .
(trg)="2"> Waxay ahayd gugii 2006

(src)="3"> Eu era residente de cirurxía no Hospital Johns Hopkins , atendendo chamadas de urxencias .
(trg)="3"> Waxaan dhakhtar qaliin joogta ah
(trg)="4"> Ka ahaa Cusbitaalka John Hopkins ,
(trg)="5"> Waxan helay fariin degdeg ah

(src)="4"> Chamáronme para unha urxencia ás 2 da mañá : unha muller cunha úlcera diabética no pé .
(trg)="6"> Waxan fariintaka ka hellay E . R- ka " Qolka degdega " 2dii saqda dhexe .
(trg)="7"> Si aan u imado una arko haweeynay boog macaan ku leh cagta

(src)="5"> Aínda lembro aquela especie de cheiro a carne podre mentres apartaba a cortina para vela .
(trg)="8"> Weli wan xususan karaa siduu ahaa urtii cadkaa qudhmay markii aan ka qaaday go 'a si aan u arko .

(src)="6"> Todos coincidiamos en que estaba moi enferma e tiña que estar ingresada
(trg)="9"> Qofkastoo meesha joogay waa arkayay in qoftani ad u xanunsanayso weyna u baahnayd inay cusbitaalka ku jirto .

(src)="7"> Nin se formulaba a pregunta .
(trg)="10"> Taas lasyma weydiin .

(src)="8"> O que me estaban a preguntar era outra cousa : tamén precisa dunha amputación ?
(trg)="11"> Suaasha lay warsaday waxay ahayd mid taas ka duwan ,
(trg)="12"> Taaso ahayd , Ma u baahantahay in lugta laga jaro ?

(src)="9"> Agora , mirando cara atrás , aquela noite , gustaríame tanto crer que aquela noite a tratei coa mesma empatía e compaixón que mostrara cunha acabada de casar de 27 anos que chegara 3 noites antes con dor lumbar , que resultou ser cancro de páncreas avanzado .
(trg)="13"> Hada , markaan dib u eego habenkaas
(trg)="14"> Waxan aad u jeclaan lahaa inaan aamino inaan kula dhaqmay haweeynadaa habeenkas naxariistii iyo dareenkii aan tusay 27- jir dhowaan guursatay taasoo timi ER- ka sadex habeenk a hor iyadoo xumadi ka hayso qaarka danbe taaso markii danbe cadatay inay tahay Kaankaro baahday .

(src)="10"> Sabía que non había nada que eu puidese facer que de verdade lle salvase a vida .
(trg)="15"> Gabadhaa arinkeeda , waan ogaa inaanan qaban karin wax xaqiiqadii badbaadin kara nolosheeda

(src)="11"> O cancro estaba moi avanzado .
(trg)="16"> Kaankaradu waxay ahayd mid aad u baahday

(src)="12"> Pero empeñeime en garantir que faría todo o posible para facer a súa estancia máis cómoda .
(trg)="17"> Laakiin waxa iga go' nayd inaan xaqiijiyo inaan samayn karo wuxuun suurta gal ka dhigi kara inay
(trg)="19"> Waxaan u keenay buste diiran iyo koob buna

(src)="14"> Tamén para os seus pais .
(trg)="20"> Waxan u keenay oo kale qaar qoyskeeda ah

(src)="15"> Pero sobre todo non a xulguei , xa que , obviamente , ela non fixera nada para provocar a súa situación .
(trg)="21"> Laakiin ta muhiimka ah bal fiiri hada , wax go' aana kuma ridin gabadhaasa sababtoo ah waxba may galabsan ay isugu keento iyadu arintan .

(src)="16"> Entón , por qué só un par de noites máis tarde , cando , na mesma sala de urxencias , determinei que a miña paciente diabética si precisaba unha amputación , por que sentín ese desprezo amargo ?
(trg)="22"> Hadaba wuxu xal sida yahayba , habeno yar kadib anoo taagan isla qolkaa E . R- ka gawrasadayna in bukaankayga macaanka qaba uu u bahanyahay in lugta laga jaro
(trg)="23"> Maxaan ugu hayaa arinka adag dhexidiisa gabadha ?

(src)="17"> Pois porque , ao contrario da muller da noite anterior , esta muller tiña diabetes tipo 2 .
(trg)="24"> Waxaad arkaysaa , si ka duwan gabadhii habeenkii hore gabadhaan waxay leheed macaanka nooca 2aad

(src)="18"> Estaba gorda .
(trg)="25"> Wayna buurneyd

(src)="19"> E todos sabemos que iso é de comer de máis e non facer exercicio abondo , non si ?
(trg)="26"> Waxaynu dhamaanten ognahay inay tani ka timi cunto layska cuno iyo iyadoon jimicsi dheera la samayn , hagaag ?

(src)="20"> Quero dicir , é tan difícil ?
(trg)="27"> Waxan uga jeeda , siday u adagtahay suurtagalnimadaasi

(src)="21"> Mentres a vía na cama , pensaba : se simplemente intentaras coidarte un pouco non estarías nesta situación agora , cun médico ao que nunca viras a punto de amputarche un pé .
(trg)="28"> Markii aan hoos u eego iyadoo sariirta saran , anaa isla hadlay
(trg)="29"> Hadii inuun aad isku dayi lahayd inaad inuun taxadartid kumaad sugnaateen xaaladatan waqtigan isaga ah adigoo la jooga dhakhtar aanad weligaa hore u arag kasoo ka shekaynaya inuu lugtada goosto

(src)="22"> Por que me sentín con dereito a xulgala ?
(trg)="30"> Maxan isugula haboonahay inaan go 'an ku rido gabadhan ?

(src)="23"> Gustaríame dicir que non o sei .
(trg)="31"> Waxan jecelahay inaan dhaho ma garanayo

(src)="24"> Pero en realidade si que o sei .
(trg)="32"> Laakiin xaqiiqdii waan garanayaa

(src)="25"> Co arrogancia da xuventude , pensei que o entendía .
(trg)="33"> Waad arki kartaa dhalinyaranimada i qaaday
(trg)="34"> Dhibteeda waxa kenay ban iska xisaabsaday

(src)="26"> Comeu de máis .
(trg)="35"> Cuntaday iska badisay .

(src)="27"> Tivo mala sorte .
(trg)="36"> Nasiib daraa ku dhacday

(src)="28"> Ten diabetes .
(src)="29"> Caso pechado .
(trg)="37"> Macaanbay qaaday .

(src)="30"> Ironicamente , naquela época na miña vida , tamén facía investigación sobre o cancro , en concreto , terapia inmunolóxica para o melanoma , e nese mundo que me ensinou a cuestionar todo , a desafiar as presuncións e levalas aos máis altos estándares científicos posibles .
(trg)="38"> Khalaas .
(trg)="39"> Si dadban , waqtigas noloshayda kamidka ah
(trg)="40"> Waxaan waday baadhitaan- cilmiyeed cudurka kansarka

(src)="31"> Con todo , cunha enfermidade como a diabetes que mata oito veces máis estadounidenses que o melanoma , nin unha vez cuestionei a sabedoría convencional .
(trg)="43"> Laakin markay timado cudurka macaanka oo kale ah
(trg)="44"> Kaaso dila dadka maraykanka sideed jeer in kabadan melanoma- aha
(trg)="45"> Weligay ismaan weydiin arintaa laysla wada garanayo

(src)="32"> Asumín a secuencia patolóxica dos feitos como probada .
(trg)="46"> Waxan isaga malaynayay uun in dhacdooyinka cudurada la xidhiidha ay ahaayeen cilmi hore u degsanaa

(src)="33"> Tres anos máis tarde , descubrín o equivocado que estaba .
(trg)="47"> Saddex sano ka dib , ayaan ogaaday sidaan u khaldanaa

(src)="34"> Esta vez , o paciente era eu .
(trg)="48"> Laakiin waqtigaan , anigaa bukaan ahaa .

(src)="35"> A pesar de facer exercicio tres ou catro horas todos os días , de seguir a pirámide alimentaria ao pé da letra , gañei moito peso e desenvolvín algo chamado síndrome metabólica .
(trg)="49"> Ka sokow anoo saddex ilaa afar saacadood maalin kasta jimicsada raacana qorshaha cunto ee ugu suuban
(trg)="50"> Waxaa kordhay miisankayga , waxana igu dhacay wax
(trg)="51"> loogu yeedho " Metobolic syndorome "

(src)="36"> Algúns escoitarían falar dela .
(trg)="52"> Qaarkiin inaad maqasheen ba laga yaabaa .

(src)="37"> Fixérame resistente á insulina .
(trg)="53"> Dheecanka isulin- ta ayaan difaac u yeeshay

(src)="38"> Poden pensar na insulina como a hormona mestra que controla o que fai o noso corpo cos alimentos que comemos , queimalos ou almacenalos .
(trg)="54"> Waad filan kartaa in insulin- tu tahay dheecan muhiima kaasoo maamula sida jidhkeenu u go' aamiyo cuntada aynu cuno . hadii aan gubno iyo hadii aan keedinaba

(src)="39"> Separación do combustible no argot .
(trg)="55"> Tan afka suuqa waxa loogu yeedhaa habaynta shidaalka

(src)="40"> Non producir insulina suficiente é incompatible coa vida .
(trg)="56"> Habada awood u waayida inaad so sartid insulin waafiya waa nolol seegis

(src)="41"> E a resistencia á insulina , como o propio nome indica , é cando as células opoñen cada vez máis resistencia ao efecto da insulina tentando facer o seu traballo .
(trg)="57"> Insulin difaac u yeelashaduna . sida magaceeda ka muuqata waa marka unugyadu difaac u yeeshaan saamaynta insulinta shaqadeeda wadata markaad insulinta difaac u yeelatid

(src)="42"> Cando un é resistente á insulina , está no camiño a padecer diabetes , que é o que pasa cando o páncreas non pode superar a resistencia e producir insulina suficiente .
(trg)="58"> Wadadaadi macaanku kugu dhici lahaa bad haysaa
(trg)="59"> Taaso ah waxa dhaca marka ganaacaagu uu iska hayn kari waayo iska cabinta samayna kari wayo insulin waafiya

(src)="43"> Os niveis de azucre no sangue comezan a subir , e iniciase unha auténtica fervenza de eventos patolóxicos , unha espiral fóra de control , que pode levar a enfermidades cardíacas , cancro , mesmo alzheimer , e amputacións , como aquela muller uns anos antes .
(trg)="60"> Markaa sonkorta dhiigaaga ayaa kacda
(trg)="61"> Dhacdooyoin xidhiidha oo xanuuno ah ayaa sidii tusbaxii furma kasoo keensada wadna xanuun kansar , ilaa cudurka Alzheimer iyo weliba jidh goyn , sida arinka gabadha sanado yar ka hor

(src)="44"> Con este susto , púxenme a cambiar a miña dieta radicalmente , poñendo e quitando cousas que a maioría seguramente atoparían chocantes .
(trg)="62"> Anoo cabsidaas qaba , waxaan ku mashqulay si aan u bedelka cuntadayda anoo ku daraya kana goynaya waxad badankiis u arki kartaan wax xaqiiqadii layaableh ,

(src)="45"> Fíxeno e perdín 18 quilos , sorprendentemente facendo menos exercicio .
(trg)="63"> Taasan samaayey waxana lumiyay 40 pound anoon aadna u jimicsan

(src)="46"> Como se pode ver , creo que xa non teño sobrepeso
(trg)="64"> Hadaba sidaa arki kartaanba hada waxan filayaa inan culays xad dhaafa lahayn

(src)="47"> E sobre todo , tampouco resistencia á insulina .
(trg)="65"> Ta muhiimka ah , difaac uma lihi hada insulint- ta

(src)="48"> Pero , o máis importante , quedei con estas tres cuestións candentes que non marchaban :
(trg)="66"> Laakiin ta kasii muhiimsan , waxaa isoo baxday sadexdan su' aalood ee dab ka kulul ee aan i seegayn

(src)="49"> Como me pasou isto se , en teoría , estaba facendo o correcto ?
(trg)="67"> Siday taasi iigu dhacday hadii aan sii loogu talla gally wax kasta u samaynaayay ?

(src)="50"> A sabedoría convencional sobre nutrición fallárame .
(src)="51"> Estaríalle fallando a alguén máis ?
(trg)="68"> Hadii arinkii laysla wafaqsanaa ee nafaqadu uu socon waayay suurta gal ma tahay inay qof kalena ka socon weyday ?

(src)="52"> E , baixo estas preguntas , obsesioneime dun xeito case maníaco con tentar entender a relación real entre obesidade e resistencia á insulina .
(trg)="69"> Markaan hoosta ka xariiqay su' aalahaas
(trg)="70"> Waxaan si waaliya ugu hamuumay inaan isku dayo fahanka xidhiidhka runta ah ee ka dhexeeya cayilnaanta iyo difaac u yeelashada insulin

(src)="53"> A maioría dos investigadores consideran que a obesidade é a causa da resistencia á insulina .
(trg)="71"> Hada , culimada badankeedu waxay aminsanyihin in cayilaantu ay tahay waxa keena difaac u yeelashada insulin

(src)="54"> Por lóxica , se se quere tratar a resistencia á insulina , faise que a xente perda peso , non ?
(trg)="72"> Caqli ahaana , hadaad rabtid inaad dawaysid difaac u yeelashada insulin waa in dadku miisaan lumiyaa , miyaanay ahayn ?

(src)="55"> Trátase a obesidade .
(trg)="73"> Waxaad dawaysay cayilnaantii

(src)="56"> Pero , e se imos ó revés ?
(trg)="74"> Laakiin ka waran hadaynu dhanka kale ka eegno ?

(src)="57"> E se a obesidade non é para nada a causa da resistencia á insulina ?
(trg)="75"> Ka waran hadaynay cayilnaantu ahayn sababta difaac u yeelashada insulin ?

(src)="58"> E se , de feito , é un síntoma dun problema moito máis profundo , a punta dun iceberg proverbial ?
(trg)="76"> Ka waran hadii ay calamad u tahay dhibato sii qoto dheer
(trg)="77"> Figta buur barafa oo la garanayo ?

(src)="59"> Sei que parece unha tolería , porque estamos , obviamente , no medio dunha epidemia de obesidade .
(src)="60"> Pero , escoiten .
(trg)="78"> Waan garanayaa inay doqonimo tahay waayo xaqiiqadii badhtankaynu kaga jirnaa cayilnaan baahday , laakiin dhegta ii raarici

(src)="61"> E se a obesidade é un mecanismo para afrontar un problema moito máis sinistro baixo todo isto ?
(trg)="79"> Ka waran hadii cayilnaantu tahay qaab la dagalamaya dhibaato kaloo qarsoon oo ka socota unuga dhexdiisa si hoose ?

(src)="62"> Non digo que a obesidade sexa benigna , o que digo é que pode ser o menor de dous males metabólicos .
(trg)="80"> Ma soo jeedinayo in cayilaantu tahay mid aan dhibaato lahayn
(trg)="81"> laakin waxaan sheegayaa ma laga yaabaya inay tahay
(trg)="82"> laba daran ta door roon

(src)="63"> Poden ver a resistencia á insulina como a capacidade reducida das nosas células para repartir o combustible , como dixen hai pouco , tomar esas calorías que inxerimos queimar algunhas e almacenar outras adecuadamente .
(trg)="83"> Waxaad u malayn kartaa in difaac u yeelashada insulin ay tahay xadi ka dhinmay nafaheena oo aynu ku meelayn lahayn shidaal sidaan hore usoo carabaabay qaadashada kaloriskaa cuntada ah iyo gubida qaarkood si habsami ah iyadoo qaarna kadyinaysa

(src)="64"> Cando nos facemos resistentes á insulina , a homeostase deste equilibrio desvíase deste estado .
(trg)="84"> Markaynu difaac u yeelano insulin- ta habkii isu dheelitiranka ayaa xaladiisii ka weecda

(src)="65"> Así , cando a insulina lle di a unha célula :
(trg)="85"> Hadaba markan , marka insulin ku tiraahdo unuga

(src)="66"> Quero que queimes máis enerxía do que a célula considera seguro , a célula di :
(trg)="86"> Waxan rabaa inaad tamar gubtid habada markan uu unugu jawaab celin ku dhaho

(src)="67"> " Non , grazas , prefiro almacenar esa enerxía . "
(src)="68"> E como as células de graxa carecen da maioría da complexa maquinaria atopada noutras células , seguramente sexan o lugar máis seguro para almacenala .
(trg)="87"> " Maya mahadsandid , marabo inaan tamar gubo , waan keydinayaa " sababtoo ah unugyada duxda ayaa ka maqan isku dhiska farsamo unugeed ee unugyada kalle leeyihiin

(src)="69"> Así , para moitos de nós , uns 75 millóns de estadounidenses , a resposta adecuada á resistencia á insulina pode ser almacenalo como graxa , e non ó contrario , desenvolver resistencia á insulina como resultado de engordar .
(trg)="89"> Hadaba badankeena , 75 million oo maraykani jawaabta saxda ah ee ay u hayaan difaac u yeelashada insulin inay tahay in loo keydiyo dux ahaan , ka bedelan cagsigeeda insulin difaac loo yeeshaa waxaa keena cayilnaan

(src)="70"> É unha diferenza moi sutil , pero as implicacións poden ser profundas .
(trg)="90"> Tani runtii waa arin dul ka xaadis ah
(trg)="91"> laakiin fahanku intaa wu u ka sii qot dheeryahay

(src)="71"> Consideren a seguinte analoxía :
(trg)="92"> Bal eeg dhacdadaan isku xidhan ee soo socota

(src)="72"> Pensen nunha mazadura que se produce nunha canela , cando sen darse conta baten coa mesa do café ,
(trg)="93"> Ka fikir haar kaa gaadhay boqonta kadib markii aad lugta gashatay miiskii shaahu saarnaa

(src)="73"> Por suposto , a lesión doe moitísimo , e seguramente non lle guste a aparencia descolorida , pero todos sabemos que a lesión en si non é o problema .
(src)="74"> En realidade , é o contrario .
(src)="75"> É unha resposta saudable ao trauma , todas as células inmunitarias correndo ó lugar da lesión para salvar os restos celulares e evitar a propagación da infección a outras partes do corpo .
(trg)="94"> Xaqiiqadii , haartu way ku dhibaysaa , sida iska cadna ka helaysid midab bedelkaa kugu dhacay , lakiin sidaynu wada ogsoonahay haartu ma aha dhibaatada xaqiiqadii waa taa ka caksigeeda , waa jawaabta caafimaad ee dhibaatada dhamaan unugyda difaaca ee goobta dhawaca kusoo ururay rabana inay badaadiyana unugydada kana hortaga faafitaanka

(src)="76"> Agora imaxinen que pensásemos que as mazaduras eran o problema , e desenvolvésemos un sistema médico xigante , e unha cultura arredor do tratamento das mazaduras : cremas de enmascaramento , analxésicos , de todo , en todo momento ignorando o feito de que a xente segue a bater coas canelas nas mesas do café .
(trg)="96"> Hada ka fikir hadaynu haarta u haysano dhibaatada dhex gallona mu' asaso daaweed weyn iyo waxyaaba kallaynu ku dhayayno haaraha ku duugid kareemo , xumad dilayaal , sii wad
(trg)="97"> Dhamaan iyadoo layska indha- tirayo in dadku weli ay lugta ku jiidanayaan miiskii shaahu saarnaa

(src)="77"> Canto mellor sería se tratásemos a causa ,
(src)="78"> -- avisando á xente de que teña conta cando ande pola sala de estar -- en vez do efecto ?
(trg)="98"> Intebay ka si wanagsanaan lahayd inakoo sababta abaara -- dadka u sheegna inay ka taxadiraan markay qolalka fadhiga dhexmarayaan -- halkaygu aynu saameynta eegi lahayn ?

(src)="79"> Interpretar a causa e o efecto correctamente marca a diferenza por completo .
(trg)="99"> Iyadoo laysla hello sababta iyo saamaynta si saxa waa waxa farqiga keena aduunkoo dhan

(src)="80"> Se o interpretamos incorrectamente , a industria farmacéutica aínda o estaría a facer moi ben para os seus accionistas pero nada mellora para as persoas con pernas moradas .
(trg)="100"> Markii si kale loo eego , suuqa samaynta daawadu weli si fiican buu saamigiisu u shaqayn karaa
(trg)="101"> laakiin waxba uma siyaadayaan dadka lugaha haaraha ku leh

(src)="81"> Causa e efecto .
(trg)="102"> Sabab iyo Saamayn

(src)="82"> O que eu suxiro é que , se cadra entendemos mal a relación causa- efecto entre a obesidade e a resistencia á insulina .
(trg)="103"> Hadaba waxaan soo jeedinaya waxa weeye
(trg)="104"> laga yaabe inay sabab iyo saamayn khalada tahay cayilnaanta iyo difaac u yeelashada insulin

(src)="83"> Se cadra deberámonos preguntar , é posible que a resistencia á insulina cause o aumento de peso e as enfermidades asociadas coa obesidade , polo menos na maioría das persoas ?
(src)="84"> E se ser obeso é só unha resposta metabólica a algo moito máis ameazante , unha epidemia subxacente , que é polo que deberiamos estar preocupados ?
(trg)="105"> Laga yaabee inaynu is weydiinayno suurta gal ma tahay in Difaac u yelashada insulin ay sababto miisaan cudurkuna lug ma la leeyahay cayilnaanta ugu yaraan dadka oo dhan ? ka waran hadii cayilnantu ay jawaab jidh ahaneed u tahay dhibaato sii mug weyn baahsanaan heer aan la ogayn ah

(src)="85"> Vexamos uns feitos rechamantes .
(trg)="107"> Hada aynu eegno xaqiiqooyin wax ina tusinaya

(src)="86"> Sabemos que 30 millóns de estadounidenses obesos non teñen a resistencia á insulina .
(src)="87"> E , a propósito , non parecen ter maior risco de enfermidade que as persoas delgadas .
(trg)="108"> Waxaynu ognahay in 30 million oo Maraykan cayilani oo ku nool wadanka aanay lahayn difaaca insulin sida oo ay tahayna , uma muuqato inay inaba uga khatar badanyihiin cudurka dadka dhuudhuuban

(src)="88"> Por outra banda , sabemos que seis millóns de persoas fracas nos Estados Unidos son insulinorresistentes , e , por certo , parecen presentar un risco aínda maior de padecer estas enfermidades metabólicas que mencionaba que os seus homólogos obesos .
(src)="89"> Non sei o porqué , pero podería ser porque neste caso , as células non descubriron o correcto que facer co exceso de enerxía .
(trg)="109"> Taa cagsigeeda, waxaynu ognahay in 6Milyan oo dad dhuudhuuban ah oo dalka maraykanka ku nool inay difaaca insulinta leeyihiin sida aawadedna . u muuqda inay uga khatar badan yihiin cudur jidh cunteedka aan hore usoo sheegay mar loo eego dhigooda cayilan hada ma garanyo sababta laakiin laga yaabe inay tahay unugyadooda oo aan gawrasan wixii saxda ahaa ee ku qaban lahayeen tamarta dheeriga ah

(src)="90"> Entón , pódese ser obeso e non ter resistencia á insulina , e pódese estar delgada e tela .
(trg)="110"> Hadaba hadii aad cayilnan karto difaacna u yelan kartid insulin caatana ahaan kartid oo aad yeelan kartid ,

(src)="91"> Isto suxire que a obesidade pode ser só un representante do que está sucedendo .
(trg)="111"> Waxay tusaysaa in cayilnaantu noqonkarto lagu khadamaha waxa socda

(src)="92"> E se estamos loitando a guerra equivocada , a loita contra a obesidade , no canto da resistencia á insulina ?
(trg)="112"> Ka waran hadaynu dagaalkii khaladka ahaa ku dirirayno
(trg)="113"> la dirirayno cayilnaan halkii difaac u yeelashada Insulin

(src)="93"> Peor aínda , e se culpar ós obesos significa que estamos culpando ás vítimas ?
(trg)="114"> Kasii darane , ka waran hadaynu hiifayno cayilnaha oo micneheedu yahay dhibanahoo la hiifay

(src)="94"> E se algunha das nosas ideas fundamentais sobre a obesidade están mal ?
(trg)="115"> Ka waran hadii fikirka asaasiga ee cayilnaanta aynu ka qabnaa uu khaldanyahay

(src)="95"> Persoalmente , xa non me permito o luxo da arrogancia e moito menos o luxo da certeza .
(trg)="116"> Qof ahaan , uma sii dul yeelan karo guracnantan baas
(trg)="117"> Xaqiiqadu waa inay gees u baxdaa

(src)="96"> Teño as miñas propias ideas sobre isto , pero estou aberto a outras .
(trg)="118"> Fikirkaygaan ka qabaa ku dhexjirka arinkan
(trg)="119"> Laakiin cid kasta waan u furan ahay

(src)="97"> A miña hipótese , porque todo o mundo ma pregunta é :
(trg)="120"> Markan , mala- awaalkayga , sababtoo ah qof kasti wuu weydiiyaa wuxu yahay

(src)="98"> Se te preguntas , de que se intenta protexer unha célula cando se fai resistente á insulina ? a resposta probablemente non sexa : demasiada comida .
(src)="99"> Probablemente é a glicosa : azucre no sangue .
(src)="100"> Agora sabemos que os grans refinados e o amidón elevan o azucre no sangue a curto prazo .
(trg)="121"> Hadaad isweydiisid , muxu unugu inuu ilaaliyo isku dayaya marka ay difaac u yeelato insulin sabatoo malahayga ma aha cunta badan waxay u badantahay glucose farabadan ; dhiig macaan waxaynu hada ognahay macmaanka la miiray inuu kor qaadi karo macaanka dhiiga waqti kooban sababaana jirta lagu aamina karo in sonkortu ay toos u keento difaac u yeelashada insulin

(src)="102"> Se poñemos eses procesos fisiolóxicos a traballar , a miña hipótese é que é posible que o aumento na inxesta de grans refinados , azucres e amidón nos estea levando á epidemia de obesidade e diabetes , pero a través da resistencia á insulina , e non necesariamente por exceso de comida e falta de exercicio .
(trg)="122"> Hadaba hadaad qaabkan maskaxeed ka shaqaysiisid waxaan filayaa in ay suurta gal tahay korodhka qaadashada macmaanada la miiray ay keenayso baahitaanka cayilnaanta iyo macaanka iyadoo keenayso difaac u yeelasha insulin bal eeg , ma aha cunta badsasho iyo ciyaar badsasho toona

(src)="103"> Cando eu perdín os 18 quilos , fíxeno eliminando estas cousas , polo que admito que teño unha inclinación baseada na miña experiencia persoal .
(trg)="123"> Markaa lumiyay 40 pound sanad yar ka hor
(trg)="124"> SI fudud waxaan yareeyay waxyaabahaa
(trg)="125"> Tasoo qiraal ahaan keentay inaan dhinac u jeesto anoo ku salleeyay khibaraday shakhsiga ah

(src)="104"> Pero iso non significa que o meu prexuízo sexa malo , e o máis importante , todo isto pode ser probado cientificamente .
(trg)="126"> Taasi maaha in dhinac u baydhidaydu ay khalad tahay ku darsoo muhiimku waa in wax kasta si cilmi ah loo sugi karo

(src)="105"> O primeiro paso é aceptar a posibilidade de que as nosas ideas actuais sobre obesidade , a diabetes e a resistencia á insulina poidan ser incorrectas e , polo tanto , deben ser comprobadas .
(trg)="127"> laakiin ta koowaad waa aqbalida suurtagalnimada ah in fikirkeena hada ee cayilnaanta macaanka iyo insulta ku saabsani uu khalad yahay sidaa awaadeedna waa inay tijaabo galla arinku

(src)="106"> Aposto a miña carreira nisto .
(trg)="128"> Waan ugu khamaarayaa xirfadayda arinkaas

(src)="107"> Hoxe , dedico todo o meu tempo a traballar neste problema , e eu vou cara a onde a ciencia me leva .
(trg)="129"> Maanta waxan u huriyaa waqtigaya arintaas
(trg)="130"> Waana aadayaa meelkastoo cilmigu ila gallo