# fi/9jCavKVoxhlG.xml.gz
# som/9jCavKVoxhlG.xml.gz


(src)="1"> Rakastan internettiä .
(src)="2"> Se on totta .
(src)="3"> Ajatelkaa , mitä kaikkea netti on tuonut meille .
(trg)="1"> waan jeclahay Internetka waa xaqiiq ka fikir wax walboo ay noo keentay ka fikir adeegyada aan isticmaalno dhamaan xiriiryadaas

(src)="4"> Ajatelkaa kaikkia käyttämiämme palveluita , yhteydenpitoa , viihdettä , kaikkea kaupankäyntiä ja verkkoliiketoimintaa .
(trg)="2"> Maaweelooyinkaas dhan iyo Dhamaan howlaha ganacsiga iyo iibka

(src)="5"> Ja tämä tapahtuu meidän elinaikanamme .
(trg)="3"> Taasina waxay dhacdaa inta aan noolnahay

(src)="6"> Olen varma , että kun satojen vuosien kuluttua kirjoitamme historiankirjoja , tämä aika ja meidän sukupolvemme tullaan muistamaan sukupolvena , joka meni nettiin , sukupolvena , joka rakensi jotain aidosti kansainvälistä .
(trg)="4"> Anigu waxaan hubaa in maalin
(trg)="5"> Buugaagta Taariikhda ay qori doonto
(trg)="6"> Boqolaal sano hada kadib

(src)="7"> Mutta on myös totta , että internetillä on ongelmia .
(trg)="10"> Laakiin haa , sidoo kale waa sax
(trg)="11"> Internetka waxa uu wajahayaa Dhibaatooyin , Dhibaatooyin adag

(src)="9"> Ongelmia turvallisuuden ja yksityisyyden kanssa .
(src)="10"> Olen koko urani ajan taistellut näitä ongelmia vastaan .
(src)="11"> Antakaapa minun näyttää teille jotain .
(trg)="12"> Dhibaatooyin Xagga Nabad galyada . iyo Dhibaatooyinka xaga waxyaabaha ugaarka ah Adeegsadaha internetka inta aan shaqeynaayay waxaan ku dhameystay in aan la dagaalamo dhibaatooyinkaas aan idin tusiyo waxyar kani waa ´Brain´

(src)="13"> Tämä on lerppu .
(trg)="13"> Cajaladaan " floppy disk " - ga ah

(src)="14"> Siis viisituumainen tietokoneen levyke .
(src)="15"> Se on Brain . A : n saastuttama .
(src)="16"> Se on ensimmäinen virus , jonka löysimme
(trg)="14"> Cajalad 5 1⁄4 inji ah waxaa kudhacay Viruska ´Brain .

(src)="17"> PC- tietokoneille .
(trg)="16"> Kambiyuutarada Shakhsiyeedka

(src)="18"> Ja me itse asiassa tiedämme , mistä Brain on kotoisin .
(trg)="17"> Runtiina waan ognahay meesha uu ka imaaday ´Brain´ waan ognahay maxaa yeelay , asiga ayaa sheegaayo sidaas

(src)="19"> Tiedämme , koska virus kertoo sen koodin sisällä .
(src)="20"> Katsotaanpa tarkemmin .
(trg)="18"> " Code- ka " dhexdiisa aan fiirino

(src)="21"> No niin .
(src)="22"> Tässä on saastuneen levykkeen käynnistyslohko .
(trg)="19"> hagaag qeybtaani waa qeybta ay kusoo kacayso Cajaladaan Virus- ka qabto

(src)="23"> Jos katsomme tarkemmin sen sisälle , näemme , että tässä näin
(trg)="20"> Hadaana si dhaw usii fiirino inta ayaan ku arkeynaa

(src)="24"> lukee " Tervetuloa vankiluolaan " .
(src)="25"> Sitten teksti jatkuu , sanoen " 1986 Basit ja Amjad " .
(trg)="21"> " wuxuu leeyahay " Kusoo dhawaada Xabsiga kadibna wuu sii wadayaa wuxuu leeyahay :

(src)="26"> Basit ja Amjad ovat etunimiä , pakistanilaisia etunimiä .
(trg)="23"> Basit iyo Amjadna waa Magacyo koowaad
(trg)="24"> Magacyo Pakistaaniyiin

(src)="27"> Itse asiassa tässä on puhelinnumero ja osoite Pakistaniin .
(src)="28"> ( Naurua )
(trg)="25"> Runtii , waxaa meesha kuyaala Telfoon iyo Address wadanka Pakistan ah ( Qosal )

(src)="29"> Siis , 1986 .
(trg)="26"> Hada 1986

(src)="30"> Ja nyt on 2011 .
(trg)="27"> Hada waa 2011

(src)="31"> Se oli 25 vuotta sitten .
(trg)="28"> Kaasi waxa uu ahaa 25 sano kahor

(src)="32"> PC- virusongelma on nyt 25 vuotta vanha .
(src)="33"> Puolisen vuotta sitten päätin itse lähteä Pakistaniin .
(src)="34"> Tässä muutama valokuva tuolta matkalta .
(trg)="29"> Dhibaatooyinka Virus- yada Kambiyuutarada way 25 sano jirsatay hada sidaa daraadeed , Sanad iyo bar kahor waxaan go' aansaday in aan Pakistan aado aan aragno sawiradaan aan kasoo qaaday markii aan halkaas tagay halkani waa magaalada " Lahore " taasoo 300 km koonfur kajirta

(src)="35"> Tämä on Lahoren kaupungista , noin 300 km etelään
(src)="36"> Abbottabadista , jossa Bin Laden saatiin kiinni .
(src)="37"> Tässä tyypillistä katukuvaa .
(trg)="30"> " Abbottabad " meeshii Bin Laaden lagu qabtay sidaan ayay u muuqataa wadada

(src)="38"> Ja tässä tie , joka johtaa osoitteeseen 730 Nizam block , Allama Iqbal Town .
(trg)="31"> Jidkaana waa Jidka ku geynaayo dhismaha

(src)="39"> Koputin tämä talon oveen .
(src)="40"> ( Naurua )
(src)="41"> Arvatkaa kuka avasi oven ?
(trg)="32"> Guri lambar 730 , Nizaam Block ee Magaalada Allama iqbal albaabka ayaan garaacay ( Qosal ) ma rabtaan in aad qiyaastaan qofka albaabka furay

(src)="42"> Basit ja Amjad , he ovat edelleen samassa osoitteessa .
(src)="43"> ( Naurua ) ( Aplodeja )
(trg)="33"> Basit iyo Amjad meeshaas ayay joogaan weli ( Qosal ) ( Sacab )

(src)="44"> Kas tässä Basit , seisomassa .
(trg)="34"> Qofka istaagsan waa Basit

(src)="45"> Ja hänen vieressään istumassa veljensä Amjad .
(trg)="35"> Kan fadhiyana waa walaalkiis Amjad

(src)="46"> Nämä miehet kirjoittivat ensimmäisen PC- viruksen .
(trg)="36"> Kuwaani waa dadka qoray Virus- kii ugu horeeyay ee Kombiyuutarada

(src)="47"> Meillä oli erittäin mielenkiintoinen juttutuokio .
(src)="48"> Kysyin heiltä , miksi he tekivät sen ja miten he suhtautuvat siihen , mitä aloittivat .
(trg)="37"> Hada , Hagaag , waxaan galnay doodwadaag aad xiiso u leh waxaan weydiiyay Sabab ? waxaan weydiiyay dareenkooda ku aadan waxa ay bilaabeen kadibna waxaan helay Qanacsanaasho markii aan ogaaday in labadoodaba ( Basit iyo Amjad )

(src)="49"> Olin jollain tasolla tyytyväinen kuullessani , että molempien veljesten omat tietokoneet olivat vuosien varrella saastuneet aivan muista tietokoneviruksista moneen kertaan .
(src)="50"> Joten maailmassa on kuitenkin jonkinlaista oikeudenmukaisuutta .
(src)="51"> Tietokonevirukset , joita näimme 1980 - ja 1990- luvuilla , eivät tietenkään ole enää ongelma .
(trg)="38"> Kombiyuutarooda uu virus ku dhacay , halmar wax kabadan waxayna eheed virus- yo kale oo nooc kale ah sanadahaasi marka waxaa jiro xoogaa cadaalad ah caalamka taasoo wax walba ka danbeyso . hada Virus- yada aan caadeesanay in aan aragno sideetameeyadii iyo sagaashameeyadii hada dhibaato ma ahan aan idin tusiyo tusaalooyin dhowr ah sideey u muuqdeen waxa aan hada shidaayo waa system ii suuro galinaaya in barnaamijyo hore aan ku kiciyo kambiyuutaro casri ah aan rakibo Drive- yo qaar ah , halkaan ayaan aadayaa waxaan aan heesano waa liis virus- yo qadiimi ah qaar kamid ah aan ku kiciyo kombiyuutarkeyga

(src)="57"> Aloitetaan esimerkiksi
(src)="58"> Centipede- viruksella .
(trg)="39"> Tusaale ahaan aan kicino Virus- kaan " Farabadnaha " ah marka hore waxaad ku arki kartaa shaashada meesha ugu korayso

(src)="59"> Kuten näette , ruudun ylälaidassa tuhatjalkainen ryömii näytön halki , jos saat tartunnan tästä viruksesta .
(src)="60"> Tiedät , että koneesi on saastunut , koska virus todella tulee näkyviin .
(src)="61"> Tässä toinen esimerkki .
(trg)="40"> Farabadne ayaa kusocdo shaashada computerkaaga markii tan ay kugu dhacdo waad ogaaneysaa in ay kugu dhacday maxaa yeelay way soo muuqaneysaa . kani waa mid kale Virus la dhaho ( Crash )

(src)="63"> Se on kotoisin Venäjältä , vuodelta 1992 .
(src)="64"> Ja nyt virus , joka pitää myös ääntä ...
(trg)="41"> Ruushka ayaa lagu sameeyay 1992 aan idin tusiyo, mid cod leh .

(src)="65"> ( Sireenin ääni )
(src)="66"> Ja viimeinen esimerkki : arvatkaa mitä Walker- virus tekee .
(trg)="42"> ( Cod Ambalaas ) tusaalaha ugu danbeeyo qiyaas waxa uu sameynaayo viruskaan ( Socdo )

(src)="67"> Kyllä , näytölle ilmestyy kävelevä heppu koneen saastumisen jälkeen .
(src)="68"> Aikoinaan , oli helppo huomata , että koneessasi oli virus , kun niitä vielä kirjoittivat harrastelijat ja teinit .
(trg)="43"> Haa , qof ayaa socdo shaashadaada dhexdeeda markii ay kugu dhacdo waxaa fududeed ah in aad ogaato in Virus uu kugu dhacay

(src)="69"> Nykypäivänä viruksia eivät enää kirjoittele harrastelijat ja teinit .
(trg)="44"> Markii Viruska ay sameyn jireen dadka arimahaas ka hela iyo dad Da' yar
(trg)="45"> Maanta , ma qoraan
(trg)="46"> Da' yartaasi iyo dadkaas howlahaas jeclaaba

(src)="70"> Nykypäivänä virukset ovat maailmanlaajuinen ongelma .
(src)="71"> Täällä taustalla meillä on esimerkki järjestelmästä , jollaisia ajamme laboratorioissamme ja joilla seuraamme virustartuntoja maailmalla .
(src)="72"> Voimme nähdä reaaliaikaisesti , miten olemme juuri pysäyttäneet tartuntoja Ruotsissa ja Taiwanissa ja Venäjällä ja muualla .
(trg)="47"> Maanta , Virus- ku waa Dhibaato Caalami ah meeshaan danbe waxaan heysanaa tusaale Kambiyuutarada aan ku shidno Xarunteena dhexdeeda . meeshaasoo aan ku dabagalno dhibaatooyinka Virus- yada Caalamka marka waxaan arki karnaa isla waqtigaas uu virus- ka soo baxo waxaan ka istaajinay Virus- yo Sweden iyo Taiwan iyo Ruushka iyo meelo kale runtii markale hadii aan la xariiro Kambiyuutarada xarunteena websiteka korkiisa isla markaasba waxaan arki karnaa fikrado sida inta virus inta tusaalooyin ee oo barnaamijyo wasaq ah´ ee aan helno maalin walba kani waa virus- kii ugu danbeeyay ee aan helnay . oo kudhex jira file lagu magacaabo " Server . exe " waxaana helnay halkaan 3 ilbiriqsi kahor midkii ka horeeyay , lix ilbiriqsi kahor hadii aan sii wadno aad ayay u badanyihiin waxaan helnaa Tobanaan kun , xataa boqolaal kun kaasna waa 20kii daqiiqo ee ugu danbeysay ee barnaamijyada wasaqeesan maalin walba marka halkee ayay ka imaadaan waxyaabahaan dhan

(src)="80"> Mutta mistä kaikki nämä virukset oikein tulevat ?
(src)="81"> Virusten takana ovat nykyään järjestäytyneet rikollisjengit .
(src)="82"> He tekevät paljon rahaa viruksilla .
(trg)="48"> Hagaag Maanta , waxaa maamulo gaangiistarada danbiilayaasha ayagaana qoraan virus- yadaan maxaa yeelay lacag ayay ku helaan virus- yadooda waa sida gaangiistarnimo aan fiirino GangstaBucks . com webkaan waxaa laga maamulaa Magaalada Moosko

(src)="84"> Tämä on Moskovassa toimiva sivusto , ja nämä kaverit ostavat saastutettuja koneita .
(src)="85"> Joten jos olet viruskirjoittaja ja olet saastuttanut paljon Windows- koneita , mutta et tiedä mitä tehdä niillä , voit myydä nuo saastuneet tietokoneet -- siis muiden omistamat koneet -- näille kavereille .
(trg)="49"> Ragaana waxay iibsadaan Kambiyuutarada viruska ku dhacay marka hadii aad tahay Virus qore oo aad awoodid in aad Kambiyuutarada windwos- yada wax qaadsiisid oo aadan ogeen waxaad kusii sameyn leheed kambiyuutaradaas waxaad ka iibin kartaa

(src)="86"> Ja he maksavat rahaa pääsystä noihin koneisiin .
(src)="87"> Mutta miten he tienaavat rahaa näiden saastuneiden koneiden avulla ?
(trg)="50"> Raggaan ayaad ka iibin kartaa kambiyuutaradaasi dadoow runtii ayagana lacag ayay kaa siisanayaan kambiyuutaradaasi marka sidee ragaasi lacag ugu badalayaan kambiyuutaradaasi haleesan ?

(src)="88"> Siihen on paljon eri tapoja , kuten pankkitroijalaiset , jotka vievät rahaa pankkitililtäsi , kun käytät verkkopankkia .
(src)="89"> Tai näppäimistönauhurit .
(trg)="51"> Hagaag , waxaa jiro wadooyin badan oo kala duwan . sida virus- yada bangiga , kaasoo lacag ka xadaayo xisaabtaada bangiyeed ee Online- ka marka aad xisaabta Bangigaaga Online ahaan u isticmaasho ama Fure duubayaasha

(src)="90"> Näppäimistönauhuri piileskelee koneellasi ja nauhoittaa kaiken mitä naputtelet .
(src)="91"> Kun olet koneesi ääressä ja teet Google- hakuja , jokainen hakusi tallennetaan ja lähetetään rikollisille .
(src)="92"> Jokainen kirjoittamasi sähköposti tallennetaan ja lähetetään rikollisille .
(trg)="52"> Fure duubayaasha si qarsoon ayay kombiyuutarkaaga ugu jiraan , ma arki kareysid waxayna duubayaan wax walboo aad qortid marka waxaad fadhisaa kambiyuutarkaaga , waxaadna wax ka baareysaa Google wax walboo aad ku qortid Google way duubmayaan waxayna u dirsamayaan dambiilayaashaas email walboo aad qortid , wuu keedsanyahay , waxa uuna u dirsamayaa dambiilayaashaas sidoo kale password walboo aad qortid , iyo wixii lamid ah

(src)="94"> Mutta se , mitä verkkorikolliset erityisesti etsivät , ovat istunnot , joissa menet verkkokauppaan ja ostat jotain .
(src)="95"> Koska kun ostat jotain verkkokaupasta , naputtelet näppäimistöltä nimesi , osoitteesi ,
(trg)="53"> laakiin waxa ugu badan ay raadinayaan waa waqtiyada aad Online- ka galeysid kadibna aad online- ka wax ka iibsaneysid , dukaan walboo Online ah kii ay ahaataba maxaa yeelay markaad Online- ka wax ka iibsaneysid waxaad qoreysaa magacaaga , iyo cinwaanka laguu soo dhigi lahaa waxaas aad iibsatay

(src)="96"> luottokorttisi numeron ja turvakoodin .
(src)="97"> Tässä on esimerkki tiedostosta , jonka
(src)="98"> löysimme eräältä palvelimelta pari viikkoa sitten .
(trg)="54"> Lambarka ( Credit Card- kaaga ) iyo furaha amaanka ee Credit cardkaaga kani waa tusaale Feel aan ka helany kambiyuutar isbuucyo dhowr ah kahor

(src)="99"> Tässä näkyy luottokorttien numeroita , voimassaolopäiviä ja turvakoodeja , ja tässä on kortin omistajan nimi .
(trg)="55"> Lambarka Credit Card- ka

(src)="100"> Kun hyökkääjät saavat käsiinsä luottokorttitietoja , he voivat mennä verkkoon ja ostaa näillä tiedoilla mitä haluavat .
(src)="101"> Ja tämä on todellinen ongelma .
(src)="102"> Verkkorikollisuuden ympärille on syntynyt maanalaiset markkinat ja kaupankäyntiverkosto .
(trg)="56"> Xiliga uu dhacaayo , iyo furaha amaanka iyo qofka isla kaarkaas magaciisa marka aad heshid dadka kale macluumaadka kaararkooda markaas Online- ka ayaad geli kartaa oo waxa aad rabtid ayaad iibsan kartaa macluumaadkaasi taasina waa dhibaato waan ognahay in aan leenahay Suuq madoow oo aad u weyn iyo hab Ganacsi

(src)="103"> Otetaan esimerkki siitä , miten hyvin nämä kaverit pystyvät tekemään rahaa verkkorikoksilla .
(src)="104"> Katsotaanpa INTERPOLin verkkosivuilta
(src)="105"> listaa etsityistä ihmisistä .
(trg)="57"> lagu dhisay dambiyada internetka hal tusaale sida raggaani ay lacag ugu helaan howlahooda waxaan fiirineynaa Bogga " Booliska Aduunka " waxaana raadineynaa dadka la baadi goobaayo waxaan ujeednaa Ragg sida Bjorn Sundin oo asal ahaan Sweden kasoo jeeda iyo dadka gacanta kusiiyay danbiyada waxaa lagu daray liiska dadka la baadi goobaayo ee Bogga Booliiska Caalamiga ah , ku qoran

(src)="106"> Täältä löytyy Ruotsista kotoisin oleva Björn Sundin , ja hänen rikoskumppaninsa , joka on myös etsittyjen listalla ,
(trg)="58"> Mr .

(src)="107"> Shaileshkumar Jain ,
(src)="108"> Yhdysvaltain kansalainen .
(trg)="59"> Shaileshkumar Jain muwaadin Ameerikaan ah

(src)="109"> He pyörittivät operaatiota nimeltä I . M . U . , verkkorikollisoperaatiota , jonka avulla varastettiin miljoonia .
(trg)="60"> Raggaani waxay wadeen howl la dhaho I . M . U . , fal danbiyeed internetka ah kaasoo ay ka faa' iideyn malaayiin

(src)="110"> Nyt molemmat miehet ovat karkuteillä , eikä kukaan tiedä , missä he ovat .
(trg)="61"> labadoodaba hada way baxsadeen qof og majiro meesha ay joogaan

(src)="111"> Muutama viikko sitten Yhdysvaltojen viranomaiset sulkivat sveitsiläisen pankkitilin , joka kuului Jainille , ja tuolla tilillä oli 14, 9 miljoonaa dollaria .
(trg)="62"> Saraakiisha mareekanka , isbuucyo dhowr ah kahor waxay xireen Xisaab bangi oo iswiisarland ah taasoo uu leeyahay Mr .
(trg)="63"> Jain waxaana kujirtay akoonkaas 14 . 9 Milyan Dollar

(src)="112"> Verkkorikoksilla tienattu raha on merkittävää .
(src)="113"> Ja se tarkoittaa , että verkkorikollisilla on varaa investoida hyökkäyksiinsä .
(src)="114"> Me tiedämme , että rikolliset palkkaavat ohjelmoijia ja laaduntarkkailijoita , he testaavat koodinsa , ja ajavat relaatiotietokannoilla varustettuja palvelinjärjestelmiä .
(trg)="64"> Sidaa darteed , tirada lacaga laga helo falalka danbiyada internetka way weyntahay . taasina waxay micno ka tahay , in danbiilayaashaasi internetka ay maal galin karaan howlahooda waan oganahay danbiilayaashaasi internetka in ay kireystaan dad Barnaamijyada dhisa , ay kireystaan dad tijaabiya , tijaabiya furayaashaas waxay heystaan habab casri ah oo SQL databases wadata . waxay wax ku bixin karaan oo ay fiirin karaan sidaan u shaqeyno sida dadka amaanka suga ay u shaqeeyaan waxayna isku dayaan in ay wado u helaan hababka Amni ee aan dhisi karno waxayna u isticmaalaan deegaanka caalamiga ah ee Internetka faa' iidadooda . waxaan ka wadaa , Internetku waa caalami sidaa darteed ayaan Internet ugu yeernaa hadii aan fiirino waxa ka dhacaaya Dunida online- ka ah kani waa Video ay dhiseen Clarified Networks , kaasoo cadeynaaya sida hal qoys oo barnaamijyadaasi wasaqda ah uu u awoodo in ku wareego aduunka falkaani , waxaa la aaminsanyahay in asal ahaan uu ka imaado wadanka Estonia waxa uu u dhaqaaqayaa wadan ka wadan . isla markii la isku dayo in webkaas la xiro marka ragaasi ma celin kareysid waxay ka badalaan wadan ka wadan hal nidaam cadaalad kasii hal nidaam cadaalad kale aduunka dhan ayay ku wareegsanayaan waxay isticmaalayaan waxyaabo xaqiiq ah oo aynaan awoodeeda leheen

(src)="125"> liikkuen ympäri maailmaa , hyödyntäen sitä tosiasiaa , että meillä ei ole maailmanlaajuista poliisia .
(src)="126"> Joten tavallaan netti on kuin joku olisi antanut ilmaiset lentoliput kaikille maailman verkkorikollisille .
(trg)="65"> Howlo Boliis caalami ah sidaan oo kale marka waa Internet , oo ah sida qof la siiyay tikit diyaarad oo lacag la' aan ah dhamaan danbiilayaashaasi internet- ka ee Aduunka

(src)="127"> Rikolliset , jotka aiemmin olivat liian kaukana ollakseen uhka , voivat nyt tavoittaa meidät .
(trg)="66"> Hada , danbiilayaashii awoodi waayay in ay nasoo gaaraan awal hore hada way nasoo gaari karaan

(src)="128"> Mutta miten verkkorikolliset löydetään ?
(src)="129"> Miten heidät jäljitetään ?
(trg)="67"> Marka xaqiiq ahaan sidee ku raadin kartaa danbiilayaashaasi internetka ? sidee u daba geli kartaa si hoose ?

(src)="130"> Otetaan esimerkki .
(src)="131"> Tässä on eräs hyökkäystiedosto .
(trg)="68"> Tusaale aan idin siiyo waxa aan halkaan ku heysanaa Fayl Haleysan

(src)="132"> Tässä heksanäkymä kuvatiedostoon , joka hyödyntää haavoittuvuutta .
(trg)="69"> Halkaan , waxaan fiirinayaa " Hex- ka " Sawir halaabay kaasoo ka kooban wax amaanka hadidaaya

(src)="133"> Se tarkoittaa , että jos yrität katsoa tätä kuvaa Windows- tietokoneella , se ottaa koneesi haltuun ja ajaa haitallista koodia .
(trg)="70"> Taasoo lamicno ah , hadii aad isku daydid in sawirkaan aad ku dhex furto kuna fiiriso kambiyuutarkaaga windowska dhexdiisa
(trg)="71"> Kambiyuutarkaaga ayay qabsaneysaa oo waxa ay ka shaqeysiineysaa " Fure ku qarsan "

(src)="134"> Katsotaanpa tarkemmin tätä tiedostoa .
(src)="135"> Tässä ovat kuvatiedoston otsikkotiedot .
(trg)="72"> Hada . hadii aad sii fiiriso sawirkaan waa kan sawirka meesha uu ka bilaawdo

(src)="136"> Ja tässä varsinainen hyökkäyskoodi .
(trg)="73"> Calaamada dhabta ah ee weerarkana halkaan ayay ka bilaabmeysaa

(src)="137"> Koodi on salakirjoitettu , joten puretaan se .
(src)="138"> Se on XOR- salattu avaimella 97 .
(src)="139"> Nyt teidän täytyy vain luottaa minuun .
(trg)="74"> Calaamada waa la lanbareeyay marka aan furfurno lambaradaas waxaa loo adeegsaday XOR howlhalaha 97aad . i rumeysta ineey sidaan , ineey sidaan , waxaan aadi karnaa oo aan bilaabi karnaa in aan furfurno

(src)="141"> Nyt voimme ryhtyä purkamaan salakirjoitusta .
(trg)="75"> Hagaag , qeybta kore ee Jaalaha ah hada way furfurmatay

(src)="142"> Keltainen koodi on purettua koodia .
(trg)="76"> Hadana waan ogahay , in aysan ka duwanaaneyn mida asalka ah

(src)="143"> Se ei juuri näytä erilaiselta kuin alkuperäinen .
(trg)="77"> Laakiin sii fiiriya ayada

(src)="144"> Mutta jos katsotte tarkkaan , näette täällä alhaalla www- osoitteen : unionseek . com/ d/ ioo . exe
(src)="145"> Kun avaat tämä kuvan koneellasi , se lataa ja ajaa tuon ohjelman .
(src)="146"> Tuo ohjelma on takaportti , joka ottaa koneesi haltuun .
(trg)="78"> Halkaan hoose waxaad oga jeedaan waxaad ujeedaa website unionseek . com/ d/ ioo . exe markii sawirkaan aad kambiyuutarkaaga ku furtid waxay aadeysaa oo bilaabeysaa in Barnaamijkaas ay soo Dejiso taasina waa albaabka danbe ee kambiyuutarkaaga qabsanaayo

(src)="147"> Mutta vielä mielenkiintoisempaa on , että jatkaessamme koodin purkamista
(src)="148"> löydämme salaperäisen tekstin , jossa lukee " O600KO78RUS " .
(trg)="79"> laakiin wax kaloo ka xiiso badan hadii aan sii furfurno waxaan heleynaa ololahaan qarsoon oo dhahaayo O600KO78RUS .

(src)="149"> Tämä teksti on salakirjoituksen alla ikään kuin allekirjoituksena .
(src)="150"> Sitä ei käytetä mihinkään .
(src)="151"> Tutkin tekstiä ja yritin keksiä , mitä se tarkoittaa .
(trg)="80"> Lanbarkaasi waxa uu ka hooseeyaa furayaashaan hoostooda si saxiix ahaan camal wax walbo looma isticmaalo anigana waxaan isku dayay in aan ogaado waxa laga wado waxaas waxaan ka raadiyay Google wax natiijo ah ma aanan helin waxaan la hadlay mid xarunta nagala shaqeeyo