# be/HFmiWwepA53p.xml.gz
# som/HFmiWwepA53p.xml.gz


(src)="1"> Я ведаю адказ на пытанне , якое шмат каго хвалюе .
(trg)="1"> Waxaan hayaa jawaabta suaasha aan dhamaanteen is waydiinay suaashu waxay tahay ,

(src)="2"> Пытанне такое : чаму літара Х гэта нешта невядомае ?
(src)="3"> Спачатку я вывучаў гэта на ўроках матэматыкі , а цяпер я бачу гэта паўсюль у культуры -
(trg)="2"> Sababta xarafka X ugu taaganyahay midkaan la garanayn ? iminka waxaan ogahay inaan taas ku soo baranay fasalka xisaabta ,

(src)="4"> Прыз X ( The X prize ) , X- файлы ( the X- Files ) ,
(src)="5"> Праект Х ( Project X ) , TEDx .
(src)="6"> Адкуль гэта ўсё ?
(trg)="4"> X prize- ta X- files- ka , project X- ka , TEDx- ta halkay taasi ka timid ? qiyaastii lix sano ka hor waxaan go' aansaday inaan barto Carabida taasoo u muuqata inay tahay luuqad caqliyeed oo sareysa . in la qoro kelmad ama kelmad isku xidhan ama odhaah lagu qoro Carabi waa sida dhirindhirinta qaaciido , maxaa yeelay qayb kasta ilaa xad way cadahay waxayna sidaa xog aad u badan . taas waa mid ka mida sababaha inta waxay tahay inaynu kaga fekerno cilmiga reer galbeedka iyo xisaabta iyo muhadisnimada in runtii ay hore uga shaqeeyeen qarniyadii ugu horeeyey ee Common Era ( BC )

(src)="9"> Гэта адна з прычын чаму шмат з таго , што мы лічым заходняй навукай , матэматыкай і інжынерыяй было насамрэч вынайдзена ў першых пяці стагоддзях нашай эры персамі , арабамі і туркамі .
(src)="10"> Сярод вынаходніцтваў невялікая сістэма , якую яны назвалі аль- джэбр .
(trg)="5"> Beershiyaanka , Carabta iyo Turkidu . tan waxaa ku jirta habka yar ee Carabiga ah ee lagu magcaabo Aljabra .

(src)="11"> Груба аль- джэбр перакладаецца як
(trg)="6"> Aljabr waxaa sida caadiga lagu turjumaa

(src)="12"> " сістэма аб' яднання несумеверных частак . "
(trg)="7"> " habka laysugu xidhayo qaybaha kala baahsan . "

(src)="13"> Цяпер аль- джэбр вядома як алгебра .
(src)="14"> Адзін прыклад з многіх .
(src)="15"> Арабскія тэксты , якія змяшчалі мудрасць матэматыкі нарэшце трапілі ў Еўропу - дакладней у Іспанію - каля 11- 12 стагоддзяў .
(trg)="8"> Aljabr ugu danbayntii waxay ingiriisi isu bedeshay Algebra . tusaale ka mida waxyaalahas badan qoraalka Carabida ee ay ku jirto xigmada xisaabtu ugu danbayntii waxay timid Yurub -- taaso ah , aan dhaho Isbayn -- qarnigii koobiyo tobnaan iyo labiyo tobnaad . markay soo gaadhay waxaa jirtay xiiso baaxad wayn oo loo hayey u turjumida xikmadan

(src)="16"> І калі яны з' явіліся , быў агромністы попыт на пераклад гэтых тэкстаў на еўрапейскія мовы .
(trg)="9"> luuqadaha reer Yurub .

(src)="17"> Але былі і праблемы .
(src)="18"> Адна з іх , што некаторыя арабскія гукі немагчыма было вымавіць еўрапейцамі без шматлікіх гадоў практыкі .
(src)="19"> Паверце мне .
(trg)="10"> laakiin waxaa jirtay dhibaatooyin . dhibaato ka mida waxay ahayd tiraabta codka ee Carabida taason lagu odhan karin codka reer Yurub iyadoon aad loogu celcelin . taas iga rumaysta sidoo kale , codadkaas iyaga ah waxay noqdeen kuwaan ka muuqan xarfaha ku jira luuqadaha reer Yurub . halkan waxaa ah mid ka mida khaladaadka xarafkan waa shiin , waxayna samaysaa codka aan filayno inuu yahay shi ' -- " sh ' " waana mid kamida xarfaha ugu horeeya ee kelmada shay 'un , taasoo macnaheedu yahay " wuxuun " sida kelmada Ingiriisida ee " wuxuun " -- wax aan qayaxnayn , shay aan la garanayn . iminka Carabida , waxaan ka dhigi karnaa tan mid qayaxan inagoo ku darayna xarfahah " al " markaa waa alshay 'un shayga aan la garanayn . tani waa kelmadii ka muuqan jirtay xiliyadii hore ee xisaabta , sida dhirindhirintan qarnigii tobnaad ah dhibaatada heshay aqoonyahankii Medieval Spanish ee loo xilsaaray turjumida arintan waxay ahayd in kelmada shiin ama xarafka shay 'un inaan laga dhigi karin Isbaanish sababtoo ah Isbaanishku ma laha Sha ' , codka " sha´ markaa waxaa laysla qaatay , sameeyeen xeer ay ka soo amaahdeen codka CK , codka " ka´ taasoo ay ka soo qaateen Giriigii hore oo ah qaabka xaraka kaay . ka dib markii tan loo bedelay

(src)="30"> Пазней , калі гэтыя працы перакладаліся на агульнаеўрапейскую мову , якой тады была лацінская , перакладчыкі змянілі грэчаскую літару χ ( Кай ) на лацінскую Х .
(src)="31"> І пасля таго , як праца з' явілася на лацінскай мове , гэта сфармавала падмурак для ўсіх кніг па матэматыцы на працягу 600 гадоў .
(src)="32"> І цяпер мы ведаем адказ на нашае пытанне .
(trg)="11"> luuqadihi caadiga ahaa ee reer Yurub , oo ah Laatiinka , waxay si dhibyar ugu bedeleen Kaay- dii Giriiga xarkii X markii taasi dhacdayna , markii tani noqotay Laatiin waxay samaysay buugaagta aasaasiga ee xiisaabta ilaa lix boqol oo sano , hadaba iminka aan ka jawaabno suaasheeni maxay X u tahay mid aan la garanayn

(src)="34"> Х - невядомае , таму што мы не можам сказаць " ш " у іспанскай .
(src)="35"> ( Смех )
(src)="36"> І гэтым я хацеў падзяліцца .
(trg)="12"> X waa mid aan la garanayn sababtu waa inaysan ku odhan karayn " sha´ luuqada Isbaanishka ( qosol ) waxaanan filayaa inay taasi tamay mid mudan inaan idinla wadaago ( sacab )