Karaash kolkaas waxa uu isa siinayaa Veto power uu wuxuu doonana ku hot istaago wuxuu doonana ku fasaxo.
Kwakhona iyaqhubeka, "Ngoko ke unenceba kwathanda ukumenzela lowo inceba, athi ke athandayo amenze lukhuni.


Oo maalintaasaa Ceesaw ku noqday jidkiisii ilaa Seciir.
Wabuya ngaloo mhla uEsawu ngendlela yakhe, esiya kwaSehire.

Oo kuwa Rabbiga ka cabsadaa hadda ha yidhaahdeen, Naxariistiisu weligeedba way waartaa.
Ewe, abamthobelayo uNdikhoyo mabathi: "Izibele zakhe zifikelela ephakadeni."

Daarta aakhiro waa nolol, hadaad ogtihiin (64) [9]
Indlela oncedakala ngayo: UThixo ukuthembisa ubomi obungunaphakade ukuba uye wamazi.

Laakiinse bushimo dad qalaad iyo af kale ayuu kula hadli doonaa dadkan
Inene, uya kuthetha ngentetho ethintithayo nangalulwimi lumbi kwaba bantu;

Boqoraddii Shebaana markay aragtay xigmaddii Sulaymaan iyo gurigii uu dhisay,
Wabubona ukumkanikazi waseShebha ubulumko bukaSolomon, nendlu abeyakhile;

Oo waxay ku soo dhowaadaan doonaa, oo waxay ammaantaydana way arki doonaan.
Kwaye baya kusondela, yaye baya kubona uzuko lwam.

Sidee baan u qaban karaa weyn xumaanta iyo dembiga ka gees ah Ilaah?
Ngoko ndingathini ukwenza obu bubi bukhulu kangaka ndize eneneni ndone kuThixo?"

Si kastaba ha ahaatee, Kitaabka Quduuska ah ku odhan, "Waayo, Wakhtigii waa yimid xukun in ay bilaabaan ee guriga Ilaah: oo haddii ay bilaabaan na at, dhamaadka, waxa jiri doona kuwa aan addeecin injiilka Ilaah?"
Noko ke, iZibhalo Ezingcwele zithi: "Ngokuba lifikile ixesha lokuba umgwebo uqale ngendlu kaThixo: Ukuba ke luqala ngathi, koba yintoni na ukuphela kwabo bangazivayo iindaba ezilungileyo zikaThixo?"

dhagaxyo waaweyn godkii afkiisii saareen, oo waa sidii ilaa maantadan.
Baza babeka amatye amakhulu emlonyeni womqolomba - de kube namhla.

Waxaana rajaynaynaa in Ilaah Idankii uu mashruucu ku dhammaado si guul ah" ayuu yiri afhayeenka Mashruuca hirgalinta isbitaalka Xiirey Bacadow ee degmada Beergadiid.
Sikulinde ngamehl' abomvu ukuzaliseka kwesithembiso sikaThixo esithi: 'Kuya kubakho ukudla okuziinkozo okuninzi emhlabeni.'

20:32 Haddaba, Waxaan idinku ammaano gelinayaa Ilaah iyo ereyga nimcadiisa.
20:32 Kwaye ngoku, Ndiyaniyaleza kuThixo nakwilizwi lobabalo lwakhe.

Guri ilaa guri waannu wacdinaa sidii rasuulladii oo kale.
Njengabapostile, sishumayela kwizindlu ngezindlu.

New version halkan waa!
Version New ulapha!

Haddaba wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay toddobadoodii kee bay naagtiisii ahaan doontaa?
Ngoko eluvukweni, uya kuba ngumfazi wawuphi na kubo? kuba babenaye bosixhenxe engumfazi.

Karaash kolkaas waxa uu isa siinayaa Veto power uu wuxuu doonana ku hot istaago wuxuu doonana ku fasaxo.
18 Ngoko, ke, kulowo anqwenela ukwenjenjalo kuye uba nenceba,+ kodwa lowo anqwenela njalo kuye uyamyeka abe neenkani.+

laakiin mid kasta markiisa, Masiixa midhaha ugu horreeya, markaas kuwa Masiixana wakhtiga imaatinkiisa.
Kodwa ngamnye kuluhlu lwakhe: UKristu intlahlela, emva koko abo bangabakaKristu [abaza kulawula naye] ebudeni bobukho bakhe.

Iyo Coog oo ahaa boqorkii Baashaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
No-Ogi, ukumkani waseBhashan: Ngokuba ingunaphakade inceba yakhe.

wuxuuna la joogayaa naagtiisa: oo waxay noqonayaan isku jidh.
kumkayo; bayakuba nyamanye.

Iisheeg, waa jirtaa meel kasta oo reerka aabbahaa ka doonaynay inaannu ku hoyanno?"
Ikho na indawo yokulalisa endlwini kayihlo?"

laakiin ma rumaysnidin, waayo, idahayga ka mid ma ihidin.
Kodwa nina anikholwa, ngokuba anisibo abezimvu zami.

Wuxuu cunto siiyey kuwa isaga ka cabsada, Oo weligiisna wuxuu xusuusnaan doonaa axdigiisii.
Ubaphe ukudla abamoyikayo; Uwukhumbule ngonaphakade umnqophiso wakhe.

Oo waxaa dhexdeedii ka soo baxay wax u eg afar xayawaan.
Ngaphakathi kwawo yimfano yezinto eziphilileyo ezine.

Xusuusnow, Google waa saaxiibkaaga.
Khumbula, iGoogle ngumhlobo wakho.

Koobka Aabbuhu i siiyey miyaanan cabbayn?
Andifanele ndiyisele ikomityi endinikwe nguBawo?"

Lotto Faransiis, UK Lotto, iyo in ka badan!
Lotto French, UK Lotto, kunye nokuninzi!

Markaas dabadeed ayuu xertii ku yidhi, Yahuudiya aan haddana tagno.
Waza emveni koko wathi kubo abafundi, Masibuye siye kwelakwaYuda.

Hadda ma istaahilo in laygu yeedho wiilkaaga ma ihi. "
Andisafanelanga nokuba kuthiwe ndingunyana wakho.'

9 Si aan micne lahayn ayay ii caabudaan, Iyagoo dadka wax ku baraya amarrada dadka.
7 Sindinqulela ilize, kuba sifundisa iimfundiso eziyimiyalelo yabantu.'+

Markaasaa afartii xayawaan waxay yidhaahdeen, Aamiin.
Izinto eziphilileyo zone zathi, Amen.

Igana yeel kuwa dhaxla Janadaada Naciimo.
Igana yeel kuwa Dhaxli Janada Naciimo.

Oo Ilaah wuxuu Nuux ku yidhi, Tanu waa calaamadii axdigii aan ku adkeeyey inta jidhka leh oo dhulka joogta.
Wathi uThixo kuNowa, Nguwo lowo umqondiso womnqophiso endiwumisileyo phakathi kwam nayo yonke inyama esehlabathini.

19:33 Oo habeenkaasay aabbahood khamri cabsiiyeen, oo tii curadda
19:33 Kwaye ngoko ke uyise iwayini abo ukuba basele busuku.

Markaasuu yidhi, Bal i eeg, haatan waan gaboobay, garanna maayo maalinta dhimashadayda.
Wathi, Khawubone, ndaluphele, andiyazi imini yokufa kwam.

Bilaatos wuxuu ku yidhi, Waardiyayaal baad leedihiin.
UPilato wabaphendula wathi: "Nineqela labalindi.

Wakhtigiisa ayaa kan xaqa ahu barwaaqoobi doonaa, Oo nabadduna way badan doontaa tan iyo inta dayaxu aanu mar dambe jiri doonin.
'Ngomhla wakhe uya kuhluma olilungisa, nobuninzi boxolo ide ingabi sabakho inyanga.

Naagtiina waxay abeesadii ku tidhi, Midhaha geedaha beerta waannu cuni karnaa;
Wathi umfazi kwinyoka, Eziqhameni zemithi yomyezo singadla;

Wuxuu iyagii u soo diray hadiyad ahaan u sayidkayga Ceesaw.
Uye wathuma kubo njengesipho inkosi yam uEsawu.

oo waxaa dhici doona in markii ay Masriyiintu ku arkaan, ay odhan doonaan, Waa naagtiisii tanu.
Ngokuqinisekileyo kothi akukubona amaYiputa, athi, 'Ngumfazi wakhe lo.'

Oo haddana waxay igu tidhi, Shaabad ha ku xidhin erayada wax sii sheegidda oo kitaabkan lagu qoray, waayo, wakhtigii waa dhow yahay.
Sithi kum, Musa ukuwatywina amazwi esiprofeto sale ncwadi;ngokuba ixesha likufuphi.

Goormaannu aragnay adigoo buka ama adigoo xabsi ku jira oo aannu kuu nimid?
Ngaba sakubona nini na ugula, okanye usentolongweni, sakuhambela?'

Kuwa isaga ka cabsada waxay doonayaanba wuu siin doonaa, Oo weliba qayladoodana wuu maqli doonaa, wuuna badbaadin doonaa iyaga.
Uyayenza into ekholekileyo kwabamoyikayo, Akuve ukuzibika kwabo, abasindise.

Oo iyana waxay ku dayn doonaa dabka iyaga la toddoba sano.
Kwaye baya kubasa umlilo nabo iminyaka esixhenxe.

Waxay ku yidhaahdeen, Sayidkaa u baahan.
Bathi ke bona, Liyafuneka eNkosini.

Laakiin annagu waa badan nahay; dalka ayaa layna siiyey sida hanti ah. '
Kodwa sibaninzi; sinikwe umhlaba ukuba siwenze. '

Hilibkiisu waa ka sii jilicsanaan doonaa kan ilmaha; Oo wuxuu ku noqdaa wakhtigii dhallinyaranimadiisa.
inyama yakhe ibe ntsha kuneyomntwana, abuyele emihleni yobusha bakhe,

Sida fiican ayaad ku ogaan Ottawa?
kakuhle njani uyazi Ottawa?

Dadka oo dhan ayaa magacayga aawadiis idiin necbaan doona.
Niya kuthiywa ngabantu bonke ngenxa yegama lam.

27:43 Ilaah buu isku halleeyey, haddeer ha bixiyo hadduu isaga ku faraxsan yahay, waayo, wuxuu yidhi, Waxaan ahay Wiilka Ilaah.
43 Ukholose ngoThixo; makamhlangule+ ngoku ukuba uyamfuna, kuba wathi, 'NdinguNyana kaThixo.'"+

Naagtiina waxay abeesadii ku tidhi, Midhaha geedaha beerta waannu cuni karnaa;
Wathi ke umfazi kwinyoka: 'Kwiziqhamo zemithi yomyezo singadla.