Nin weyn buu ahaan doonaa. waxaana loogu yeedhi doonaa Wiilka Kan ugu sarreeya.
ንሱ ዓብዪ ኪኸውን፡ ወዲ እቲ ልዑል እውን ኪብሃል እዩ፣ .
Waayo masaakiintu mar walba way idinla jiraan, aniguse mar walba idinlama joogo."
8ድኻታትስ ኲልሻዕ ምሳኻትኩም ኣለዉ፤ ንኣይ ግና ዂልሻዕ ኣይትረኽቡንን ኢኹም በሎም።
Reerka Haaruunna wuu barakayn doonaa.
ንቤት ኣሮን ኪባርኻ እዩ፣
Bal miyey kuu wanaagsan tahay inaad cidhiidhisid Oo aad quudhsatid shuqulkii gacantaada, Oo haddana aad iftiimisid kuwa sharka ah taladooda?
ንተግባር ኢድካ ኽትጭቊኖን ክትንዕቆን ነቲ ምኽሪ ረሲኣን ከኣ ከተብርሆንዶ ባህ የብለካ እዩ?
Wuxuu Qorniinku odhanayaa: "Oo Ilaahna wuxuu ku xidhay iyagii."
እታ ጥቕሲ ኸምዚ ዝስዕብ እያ እትብል፦ "ኣምላኽ ባዕሉ እውን ምሳታቶም ኪኸውን እዩ።
Maxaa yeelay, isaga iyo kuwii la jirayba, waxay la yaabeen kalluunkii badnaa oo ay qabteen.
እዚ ኸአ ንሱን ኩሎም እቶም ምስኡ ዝነበሩን በቲ ኺገፉ ኸለዉ ዝኃዝዎ ዓሣ ስለ ዝተገረሙ እዩ።
Haddaba Bilaatos wuxuu ku yidhi, Idinku qaata, oo sharcigiinna ku xukuma.
ሽዑ ጲላጦስ ንስካትኩም ውሰድዎ፡ ከምቲ ሕግኹም ጌርኩምውን ፍረድዎ፡ በሎም።
Nin weyn buu ahaan doonaa, oo waxaa loogu yeeri doonaa Wiilka Kan ugu sarreeya."
ንሱ ዓብዪ ኪኸውን፡ ወዲ እቲ ልዑል እውን ኪብሃል እዩ፣ .
29 Kuwa xaqa ahu dalkay dhaxli doonaan, Oo weligoodna way dhex degganaan doonaan.
29 (፳፱) ጻድቃን ንሃገር ኪወርስዋ፣ ኣብኣውን ንዘለኣለም ኪነብሩ እዮም።
Your naagtiisii ahaan doontaa sida geed canab ah oo barwaaqo ah waxay gurigaaga ku dhex;
ሰበይትኻ ኣብ ውሽጢ ቤትካ ኸም ፈራይት ወይኒ ኽትከውን።
Reerkiisa iyo isagaba waxay sameyn jireen Ilaahay wuxuu raalli ka ahaa.
ንሱን ስድራ ቤቱን ኣብ ቅድሚ ኣምላኽ ቅኑዕ ዘበለ ኺገብሩ ፈተኑ።
Oo waxaan sameeyey wax hortaada ku xun,
ኣብ ቅድሜኻ'ውን እከይ ገበርኩ።
40:26 Bal indhahaaga kor u sare, oo bal arag kan abuuray waxyaalahan.
26- ኣዒንትኹም ናብ ላዕሊ ቋሕ ኣቢልኩም ርኣዩ፡ ነዚ ዝፈጠሮ መን እዩ?
"waayo, midhaha nuurku waxay ku wada jiraan wanaag iyo xaqnimo iyo run oo dhan."
"ፍረ ብርሃን ብሰናይ ዘበለን ብጽድቅን ብሓቅን እዩ።
10 Oo haddana waxay igu tidhi, Shaabad ha ku xidhin erayada wax sii sheegidda oo kitaabkan lagu qoray, waayo, wakhtigii waa dhow yahay.
10 ከምዚ ድማ በለኒ፦ "እቲ ምዱብ ግዜ ቐሪቡ እዩ እሞ፡ ንቓል ትንቢት እዛ ጥቕልልቲ መጽሓፍ እዚኣ ኣይትሕተሞ።
Sidee Quluubta Dadka loo Kasbadaa?
ንልቢ እቶም ዘይኣመንቲ ኣዝማድካ ኽትንክፎ እትኽእል ብኸመይ ኢኻ፧
Laakiin wuu u jawaabay oo ku yidhi, Geed walba oo aan Aabbahayga jannada ku jiraa abuurin waa la rujin doonaa.
ንሱ ኸኣ፡ "ሰማያዊ ኣቦይ ዘይተኸሎ ዘበለ ተኽሊ ኺምንቈስ እዩ።
Laakiin waa in aad sii joogo magaalada, ilaa markii sida xoog laydinka huwiyo xagga sare. "
ንስኻትኩም ግና ካብ ላዕሊ ሓይሊ ኽሳዕ እትለብሱ፡ ኣብ ከተማ ኢየሩሳሌም ጽንሑ"በሎም።
Oo weliba waxaa labadoodaba ka wanaagsan kan aan weli dhalan oo aan arag shuqulka sharka ah oo qorraxda hoosteeda lagu sameeyo.
ካብ ክልቲኦም ግና እቲ ዘይነበረ፡ ኣብ ትሕቲ ጸሓይ ዚግበር እኩይ ግብሪ ዘይረአየ ኣዝዩ ይሐይሽ።
5:15 Markaasaa ninkii la foororsatay doonaa, iyo nin waa la hoosaysiin doonaa, oo kuwa indhaha la sarraysiiyey waa la hoosaysiin doonaa.
15 ሰብ ድማ ትሕት ኪብል፡ሰብ ከኣ ኪዋረድ እዩ፣ኣዒንቲ ዕቡያት እውን ኪዋረዳ እየን።
Sidaas darteed, soo jeeda, idinkoo xusuusanaya in intii saddex sannadood ah aanan ka joogsan inaan mid kasta habeen iyo maalinba waaniyo anigoo ilmaynaya.
ስለዚ ሰለስተ ዓመት ምሉእ ለይትን መዓልትን ብንብዓት ንነፍሲ ወከፍኩም ምምዓድ ከም ዘየብኰርኩ፡ እናዘከርኩም ንቕሑ።
2:3 Waayo, kanu waa wanaagsan iyo la aqbali karo ee Ilaah hortiisa Badbaadiyeheenna,
3እዙይ ኣብ ቅድሚ እቲ መድኃኒና ዝኾነ እግዚኣብሔር ሠናይን ዘሕጕስን እዩ።
31 Sidaasaad isugu marag furaysaan inaad tihiin wiilasha kuwii nebiyada dilay.
31እምበኣርከስ ደቂ ቐተልቲ ነቢያት ምዃንኩም ባዕልኻትኩም ትምስክሩ ኣለኹም።
Waayo, ku alla kii yeela doonista Aabbahayga jannada ku jira, kaasaa walaalkay iyo walaashay iyo hooyaday ah.
ፍቓድ እቲ ኣብ ሰማይ ዘሎ ኣቦይ ዝገብር ኲሉ ንሱ ሓወይን ሓፍተይን እኖይን እዩ በለ።
3 Gurigiisa waxaa ku jira maal iyo taajirnimo, Xaqnimadiisuna weligeedba way sii waartaa.
+ ה [ሄ] 3 ጥሪትን ሃብትን ኣብ ቤቱ እዩ፣ו [ዋው] ጽድቁ ድማ ንዘለኣለም ይነብር።
waayo, waxay qarsoodiga ku sameeyaan waa ceeb xataa in laga hadlo.
እቲ ብኣታቶም ብሕቡእ ዚግበር ንምዝራቡ እኳ ነውሪ እዩ።
42 isagoo leh, Adigu haddii aad maalintan garan lahayd waxa nabad ah!
42 ከምዚ እናበለ፦ "ኣየ፡ በዛ መዓልቲ እዚኣ ንሰላምኪ ዚኸውን ነገር እንተ ትፈልጢ!
Wax kuwan ka weyn, waxaad arki doontaa. "
ገና ኻብዙይ ዝዓቢ ኽትርኢ ኢኻ፤ ኢሉ መለሰሉ።
32 Markaasay isku yidhaahdeen, Miyaan qalbigeennu gubanin intuu jidka inagula hadlayay iyo intuu Qorniinkii inoo furayay?
32 ንሓድሕዶም ከኣ፡ "ኣብ መገዲ ኺዛረበናን ነቲ ቕዱሳት ጽሑፋት ብንጹር ኪገልጸልናን ከሎዶ ግዳ ልብና ኣብ ውሽጥና ይነድድ ኣይነበረን፧" ተባሃሃሉ።
Markaasaa kuwa xaqa ah ku dhalaali doonaan boqortooyada Aabbahood sida qorraxdu u dhalaalayso.
" ሽዑ ጻድቃን ኣብታ መንግስቲ ኣቦኦም ከም ጸሓይ ኪበርሁ እዮም።
Dahabkiinnii iyo lacagtiinniiba way mirdheen, miridhkooduna markhaati buu idinku noqon doonaa, wuxuuna jidhkiinna u cuni doonaa sida dabka oo kale.
ወርቅኹምን ብሩርኩምን መሪቱ፡ እቲ ምምራቱ ኸኣ ኪምስክረልኩም እዩ፡ ንስጋኹምውን ከም ሓዊ ኺበልዖ እዩ።
32 Oo waxaannunu kuu wacdinaynaa injiil ah ballankii awowayaasheen loo ballanqaaday.
32 ንሕና ኸዓ ነቲ እግዚኣብሔር ነቦታትና ኣተስፍይዎም ዝነበረ ነብሥረኩም ኣለና።
Laakiinse adigu nabad baad ugu tegi doontaa awowayaashaa, oo waxaa lagu xabaali doonaa adigoo cimri dheer gaadhay.
ንስኻ ግና ብሰላም ናብ ኣቦታትካ ኽትከይድ ኢኻ፡ ብጽቡቕ እርጋን ድማ ክትቅበር ኢኻ።
Waxay u egyihiin naag dhab ah, sida haweeney dhab ah.
ከም ኣንስቲ ድማ ኪዀኑ እዮም።
Dembigu waa badnaan doonaa, taa aawadeed qaar badan jacaylkoodu waa yaraan doonaa.
ብሰንኪ ብዝሒ ክፍኣት ከኣ ፍቕሪ ብዙሓት ክትዝሕትል'ያ።
Eebaha dila ciduu doono, kuna xukumay Uunka geerida.
ንዝደለዮ ቐተሎ፣ ንዝደለዮ ብህይወት ኪነብር ሐደጎ።
Markaasaa boqorkii wuxuu ku arkay gacantii inteedii wax qortay.
እቲ ንጉስ ድማ ነታ እትጽሕፍ ኢድ ረአያ።
Haddaba yuu yahay addoonka aaminka ah oo caqliga leh, kan sayidkiisu dadka gurigiisa u sarreeysiiyey inuu cuntada siiyo wakhtigeeda?
"እቲ ጐይታኡ ምግቦም በብግዜኡ ኺህቦም ኢሉ ኣብ ልዕሊ ኣገልገልቲ ቤቱ ዝሸሞ እሙንን ኣስተውዓልን ባርያ መን ኰን እዩ፧" - ማቴ.
"Waan ogahay shuqulladaada: qabow iyo kulayl midna ma tihid.
"ዝሑል ወይስ ምዉቕ ዘይምዃንካ፡ ግብርኻ እፈልጥ አሎኹ።
4 Laakiinse kuwa sharka lahu sidaas ma aha,
4 እኩያት ከምኡ ኣይኰኑን፣
Oo wuxuu ka badbaadshay dhibaatooyinkiisii oo dhan.
ካብ ኵሉ ጭንቁ ኸኣ ኣድሒንዎ።
Waa gacan weynyahey ilaah,
ኢድ ኣምላኽያ ኢድ እቲ ልዑል
markaas kuwa Yahuudiya joogaa, buuraha ha u carareen.
ሽዑ ኣብ ይሁዳ ዘለዉ ናብ ኣኽራን ይህደሙ።
Markaas waxaad garan doontaa Rabbiga ka cabsashadiisa, Oo waxaad heli doontaa aqoonta Ilaah.
ሽዑ ንፍርሃት እግዚኣብሄር ከተስተውዕሎ፡ ንምፍላጥ ኣምላኽ ከኣ ክትረኽቦ ኢኻ።
10 Waxaan kugu doondoonay qalbigayga oo dhan,
10በሙሉ ልቤ ፈለግሁህ፤
Waa in kan la dhacona oo Isaaq loola galaa isagana qabiilka ama jufada ninka dhacay ay bixiyaan qiimihiisa,
ኢሳይያስ ንዝደለዮ ይኽዕቦ፡ ንዝደለዮ ይኣስሮ ይቀትሎ፡ ንዝደልዮ ይሰጎ፡ ንዝደልዮ ይሸሞ።
10 Laakiinse wuu yaqaan jidkaan maro,
10 ንሱ ግና እታ ዝኸደላ መገዲ ይፈልጣ እዩ።
27|2|Waana Hanuunka iyo Bishaarada Mu'miniinta.
"ለምእምናን መሪና ብስራት ናት።
oo kuwaas dhammaadkoodu waa halligaad, ilaahooduna waa caloosha, ammaantooduna waxay ku jirtaa ceebtooda, oo waxay ka fikiraan waxyaalaha dunida.
መወዳእታኦም ጥፍኣት እዩ፡ ኣምላኾም ከብዶም እዩ፡ ክብረቶምውን ኣብ ነውሮም እዩ፡ ሓሳቦም ከኣ ናይ ምድሪ እዩ።
Kanu waxaa weeye qarnigii kuwa isaga doondoona, Oo waa kuwa wejigaaga doondoona, Ilaaha Yacquubow.
እቶም ዚደልይዎ ወለዶ እዚኣቶም እዮም፣ ንገጽካ ዚደልዩ፣ ዎ ኣምላኽ ያእቆብ።