E moholo hara lona e be mohlanka wa lona.
Laakiin kan idiinku weyn waa inuu ahaado midiidinkinna.


Ga ke sa swanelwa ke go bitšwa morwago.'
Hadda ma istaahilo in laygu yeedho wiilkaaga ma ihi. "

se ke madi a ka ao a tiišetšago kgwerano ya Modimo, ao a tšhollelwago ba bantši gore ba lebalelwe dibe.
Waayo, kanu waa dhiiggayga axdiga cusub kan kuwo badan loo daadshay dembidhaafkooda aawadiis.

Le gona, a ga le tsebe gobane ba ba sa lokago ba ka se be le kabelo mmušong wa Modimo?
9 Ama miyeydnaan ogayn in kuwa xaqa darani ayan dhaxlayn boqortooyadii Ilaah?

ko mi ga ba se ve? ma e kweŋ 'o
maqadan ma waayaan

Le dikgaetšedi tša gagwe a ga di mo go rena?
Gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin?

Yena e tla ba yo mogolo, o tla bitšwa Morwa wa Yogodimodimo.
Nin weyn buu ahaan doonaa, oo waxaa loogu yeeri doonaa Wiilka Kan ugu sarreeya."

A o ikemišeditše go mpolaya bjalo ka ge o bolaile Moegepeta?"
Ma waxaad doonaysaa inaad ii dishid sidaad Masrigii shaalay u dishay?

11Bona ba galefa mme ba rerišana ka se ba ka se dirago Jesu.
11 Markaasay aad u cadhoodeen, oo waxay ka wada hadleen waxay Ciise ku samayn lahaayeen.

Ke moka a re: "Ba ke batlotšwa ba babedi bao ba emego kgauswi le Morena wa lefase ka moka."
Oo isna kolkaasuu igu yidhi, Kuwanu waa labada la subkay oo ag istaaga Sayidka dhulka oo dhan.

Se se kgonega bjang? - Mateo 19:26.
Sidee waxan suuraggal u yihiin? - Matayos 19:26.

"Ge motho a ka ba le morwa wa senganga e bile e le lerabele, a sa theetše lentšu la tatagwe goba la mmagwe, ba mo phošolla eupša a sa ba theetše,
Haddii nin leeyahay wiil madax adag oo caasi ah oo aan addeecin hadalka aabbihiis ama hadalka hooyadiis, oo in kastoo ay edbiyaan aan iyaga dhegaysan innaba,

Yo mogolo mo go lena e be mohlanka wa lena.
Laakiin kan idiinku weyn waa inuu ahaado midiidinkinna.

Tatagolena wa legodimong o a tseba gore tšohle tšeo le phela ka tšona.
Aabbihiinna jannada ku jiraa waa og yahay inaad waxaas oo dhan u baahan tihiin.

(gobane ba tla kwa ka leina la gago le legolo le seatla sa gago se matla le letsogo la gago leo le otlolotšwego), ge a ka tla a rapela a lebeletše ntlong ye,
(waayo, waxay maqli doonaan magacaaga weyn, iyo gacantaada xoogga badan, iyo cududdaada fidsan) markuu yimaado oo uu u soo tukado gurigan xaggiisa,

Bjale ke ka lebaka lang o bolela le nna ka mokgwa wo?"
Maxaad haddana iigaga daba hadlaysaa?"

Lena banna, ratang basadi ba lena gomme le se ba gakalele.
Nimankow, idinkuna afooyinkiinna jeclaada oo ha ku qadhaadhoobina.

Gomme ke re: A Baisiraele ga ba di tsebe?
Laakiin waxaan leeyahay, Miyaan reer binu Israa'iil ogayn?

Ka morago ga moo bahlanka ba Farao ba re go yena: "Monna yo e tla ba molaba go rena go fihlela neng?
Markaasaa Fircoon addoommadiisii waxay ku yidhaahdeen, Ilaa goormuu ninkanu dabin inagu noqonayaa?

Na ruri ga le tsebe gore batho ba ba sa lokago ba ka se je bohwa bja mmušo wa Modimo?
9 Ama miyeydnaan ogayn in kuwa xaqa darani ayan dhaxlayn boqortooyadii Ilaah?

Gomme Morena ga a lahle setšhaba sa gagwe, mme naga ya gagwe a ka se e tlogele.
Waayo, Rabbigu dadkiisa xoori maayo, oo dhaxalkiisana dayrin maayo.

Na mathread yenu.
56|7|Ood ahaataan Saddex nooc, (markaasaa dadka la soo bixin).

Nnete ga se la e tlogedišwa ke Modimo yo a le bitšago.
Taasi dan inooma aha, wana tan u wayn ee idiinku yeedhay.

Ka gona ba bantši ba bona ba fetoga badumedi, gotee le bontši bja basadi le banna ba Bagerika ba botumo bjo bobotse.
Sidaas darteed kuwa badan oo iyaga ka mid ah baa rumaystay iyo dumar Gariig ah oo sharaf leh iyo niman aan fara yarayn.

A o ikemišeditše go mpolaya bjalo ka ge o bolaile Moegepeta?"
Ma waxaad doonaysaa inaad ii disho sidaad u dishay Masriga?

Lena setšhaba sa ka, baetapele ba lena ba a le timetša, ba le rarakanyetša ditsela.
Dadkaygow, hoggaamiyayaashaadu way ku qaldaan, oo waxay kharribaan jidkaaga aad ku socoto.

Ka ge Noa e be e le "mmoledi wa toko," o ile a bolela ka mafolofolo molaetša wa gore Jehofa o tlo fediša batho ba babe.
Nuydh wagel garka waaru nge pugan, nuydh lak senaabi za aymadhin.

Mme tšatši la go šupa Modimo o le šegofaditše a le dira le lekgethwa, ka gobane ka lona o khutšitše a feditše modiro wa gagwe ka moka wa tlholo wo a o dirilego.
Maalintii toddobaadna Ilaah wuu dhammeeyey shuqulkiisii uu sameeyey; oo maalintii toddobaad ayuu ka nastay shuqulkiisii uu sameeyey oo dhanba.

Go tloga tšatši leo Popo a fetoga ya ba sebopiwa se sefsa.
Waana maalmihii UFO, soo abuurmaysay, SNM. la aasaasay.

Modimo o ile a kgetha Baisiraele gore e be dihlatse tša gagwe.
Ilaahay reer binu Israaʼiil buu doortay inay markhaatiyaashiisii noqdaan.

A ko fele o re lebelele ka botho; mme re tlo ba bahlanka ba Farao.
sayidkayagiiyow, naga raalli ahow, oo annana waxaannu Fircoon u noqon

gomme o mphile lefa la bao ba go boifago.
Oo waxaad i siisay kuwa magacaaga ka cabsada dhaxalkooda.

Le se ke la lebala go dira batho gabotse le go ba nea; gobane Modimo o kgahlwa ke didimo tše bjalo.
Laakiinse inaad wax wanaagsan fashaan oo wax wada wadaagtaan ha illoobina; waayo, allabaryada caynkaas ah Ilaah aad buu ugu farxaa.

Tše ba di bunnego di ba leša dihlong,
waayo, waxay qarsoodiga ku sameeyaan waa ceeb xataa in laga hadlo.

dihlapi le tšona di tla go anegela -
Oo kalluunka badduna wax buu kuu sheegi doonaa.

Gomme Jesu a bolela a re: Tata!
Isagoo intuu qaylin karo qaylinaaya, ayuu yiri, "Abbaabaa.

Ke bona bao ba a ba belegetšego Jakobo; ka moka ke batho ba ba šupago.
xanjaadkii Yacquub oo dhammu waxay ahaayeen toddobaatan qof;

Sale And if ye die, or be slain, verily unto God shall ye be gathered.
Oo haddii aad dhimataan ama la idin dilo, Xagga Allaah baa la idiin celinayaa.

Bjale le tla re'ng ge e ba le bona Morwa wa motho a rotogela moo a bego a le gona pele?
Haddaba maxay noqon haddaad aragtaan Wiilka Aadanaha oo kor ugu baxaya meeshuu markii hore joogi jiray?

Dulang le dira se e le go nkgopola."
Tani sameeya inaad igu xusuusataan of.

Jesu a tšwela pele a re: "Go kile gwa ba le motho yo mongwe a na le barwa ba babedi.
Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, ""Oo waxaa jiray nin laba wiil lahaa.

Gobane badirabobe bona ba tla fedišwa, Eupša bao ba holofetšego Jehofa ke bona bao e tlago go ba beng ba lefase.
Waayo, xumaanfalayaashu way go'i doonaan, Laakiinse kuwa Rabbiga sugaa dalkay dhaxli doonaan.

Letšatšing leo dikgarebe tše dibotse le masogana ba tla tšewa ke samadikwane, e le ka baka la lenyora;
Haybe iyo tafeenihiisa yaryari, maalintaas ayay naxariis kala dhaaranayaan.

Batho ba bantši ba thekgile Sathane tabeng ya go gana gore Modimo e be Mmuši wa bona.
Binuʼaadanka ugu badnaantooda waxay raaceen Shayddaanka inay Ilaah xukunkiisa diidaan.

"Ka ona o tlotše tente ya kopano le areka yeo e nago le diphaphathi tša bohlatse,
Oo waxaad ku subagtaa taambuugga shirka iyo sanduuqa maragga,

Gape Morwamotho o tletše go nyaka le go phološa ba ba timetšego."
Waayo, Wiilka Aadanahu wuxuu u yimid inuu kii hallaabay doondoono oo badbaadiyo."

Eupša wena o Modimo yo a lebalelago;
Runtii, waxaad tahay qaata Sare toobadda, Dhaafe Naxariista.

Gwa ngwalwa ka pukung mo pele ga gagwe maina a bao ba bego ba mmoifa gape ba mo hlompha.
Iyo kitaab xusuuseed baa loogu qoray hortiisa, kuwa Rabbiga ka cabsada iyo kuwa ka fiirsan magiciisa.

Ba lehlogonolo ke badirakhutšo, gobane bonabao ba tlo bitšwa bana ba Modimo.
Waxaa barakaysan kuwa nabadda ka shaqeeyaa, waayo, waxaa loogu yeedhi doonaa wiilashii Ilaah.

7Isaka a botšiša Aborahama tatagwe a re: Tata!
22:7 Isxaaqna waa la hadlay aabbihiis Ibraahim, oo yidhi, Aabbow.