"Shi Muyukile Bino Bintu, Mwi ba Nsangaji shi Mulonga'byo"
Haddaad waxyaalahan garanaysaan, waad barakaysan tihiin haddaad yeeshaan. "
Lelo umpika i mukōkele ne mudyumuke mu buluji'ka?
Sidee buu addoonka aammin u yahay oona caqli u leeyahay?
Bafue bakalumbuluishibua bilondeshile malu avua mafunda mu mivungu eyi bilondeshile bienzedi biabu.
Oo kuwii dhintayna waxaa lagu xukumay sidii lagu qoray kitaabbadii ku qornaa, sidii ay ahaayeen camalkoodii.
Wakamuambila ne: 'Udi muenze bimpe, mupika muimpe!
Markaasuu ku yidhi, Si wanaagsan baad yeeshay, addoon yahow wanaagsan.
19 Bualu bua mianda ya Nzambi idi mimanyibue kudi bantu idi imueneka munda muabo, bualu bua Nzambi wakaimuenesha kudibo.
19 maxaa yeelay, wixii Ilaah laga garan karo waa ka dhex muuqataa iyaga, waayo, Ilaah waa u muujiyey iyaga.
15 Nusanke ne badi basanka; nudile ne badi badila.
15La farxa kuwa farxaya, la ooya kuwa ooyaya.
Kadi mitshima yabo kayena kundi, idi kule.
Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay.
bantu bonso pa mwanda wa dijina dyami.
Dadka oo dhan ayaa magacayga aawadiis idiin necbaan doona.
Wakamba ne: "Bukalenge buanyi ki mbua pa buloba ebu to.
Laakiin Ciise wuxuu yidhi: Boqortooyadaydu tan dunidan ma aha.
tyile pa dijiba 2 kadi bonso babatyijibwe mudi Mosesa mu dikumbi ne mu dijiba 3 kadi bonso
2 iyo sidii dhammaantood xaggii Muuse loogu baabtiisay daruurta iyo baddaba,
Udi ne muaba mu nzubu wa tatu webe bua tuetu kulalamu, anyi?'
Guriga aabbahaa meel aannu ku hoyanno ma leeyahay?
Ne nenshiye bimenga bia Yuda munda mutupu, kakuyi muntu musombelamu.+
Oo magaalooyinka dalka Yahuudahna waxaan ka dhigi doonaa cidla aan ciduna degganayn.
'Bantu bakane nebapiane buloba, nebashikamemu tshiendelele.' - Misambu 37:29.
"Kuwa xaqa ahu dalkay dhaxli doonaan, oo weligoodna way dhex degganaan doonaan." - Sabuurradii 37:29.
12 Bua bualu ebu, sankayi nuenu diulu ne nuenu badi basombamu!
12 Haddaba samooyinka iyo kuwa dhex degganow, reyreeya.
Yeye wakambila bantu bende ne: Tangilayi, bena Isalele badi batupita bungi ne bukole.
Markaasuu wuxuu dadkiisii ku yidhi, Bal eega, dadkii reer binu Israa'iil waa inaga badan yihiin, wayna inaga xoog weyn yihiin.
26Ndi hone a tshi ruma Mushe muḓinḓa wawe,
26 Wuxuu u soo diray addoonkiisii Muuse,
Bana babu ba bakaji bonso kabena munkatshi muetu emu anyi?
56 Gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin?
Wakamba ne: "Bukalenge buanyi ki mbua pa buloba ebu to.
Ciise ayaa ugu jawaabay, Boqortooyadaydu tan dunidan ma aha.
15 Nusanke ne badi basanka; nudile ne badi badila.
15 La farxa kuwa farxaya, la ooya kuwa la ooya.
Kakuikala ne dianyisha kudi mupika eu bua muvuaye muenze tshivuabu bamuambile bua kuenza to, ki mmuomu anyi?
9 Miyuu addoonkii u mahadnaqayaa, waayo, wuxuu sameeyey wixii la amray?
Penepo boba badi mu Yudea bashilule kunyemena ku ngulu, boba badi umbukata mwa kibundi balupuke'mo, ne boba badi mu ntanda nabo kebakitwela'mo."
Markaas kuwa Yahuudiya joogaa buuraha ha u carareen, kuwa gudaheeda ku jiraana ha ka baxeen, kuwa beeraha joogaana yaanay gelin.
Tshisamba tshia bantu netshiledibue mu dîba dimue anyi?
Ama quruun ku dhalan doona oo dhan hal mar?
Netumonaku kabidi balela betu bakadi bafue anyi?
Mar kale maan arki doona kuwii naga dhintay aan jecleen?
53 Ku dituku adi tô bakadi basangisha dî diabo bua kumushiha.
Haddaba maalintaas wixii ka dambeeyey waxay ku tashadeen inay dilaan.
Sisa Thamudi
Thamuud ee maxaa ka haray)
Nudimukile bantu, bualu nebanufile ku bilumbuluidi biabu, nebanuele mfimbu mu nsunagoga yabu.
Laakiin dad iska jira, waayo, waxay idiin dhiibi doonaan shirar, oo sunagogyadooda ayay idinku karbaashi doonaan.
(trg) ="5"> Padibu kabayi baleje nkudimuinu mukuabu , mvese yonso mmiangatshila mu Mukanda wa Nzambi (MNZ), ne mu Bible - Nkudimuinu wa bulongolodi bupiabupia (Matayi - Buakabuluibua).
Waxana laga akhrisan kara aayadaha Kitaabka ah oo laga qaaday Turjumaadda Adduunka Cusub oo Kitaabka Quduuska ah:
Wakamukudimuna ne, Ndi bianyi Yesu ûdi ukengesha; 6 kadi bika, ubuele mu musoko, nebakuambile bualu bûdi n'abu mbua kuenza.
laakiin kac oo magaalada gal, oo waxaa laguu sheegi doonaa wixii kugu waajib ah inaad samaysid.
"Kupwa bino bintu, webapa batyibi kufika ne kudi Samwele
waxyaalahaas dabadeedna wuxuu siiyey xaakinno ilaa nebi Samuu'eel.
Nakumona bualu ebu, ne nakumanyisha bantu ne, Eu udi Muana wa Nzambi.
Anigu waan arkay, waana u marag furay in kanu yahay Wiilka Ilaah.
ndoe, kadi beluka ku luba lobe lusansa."
Nabad ku tag, oo laga bogsiiyo dhibaatadaadii."
Tutu tuenza nunku bualu Yezu wakambila bayidi bende ne: "Tungunukayi ne kuenza nunku bua kumvuluka."
Ciise wuxuu raacayaashiisii ku amray: "Waxan xusuustayda u sameeya."
Lufimpu lumosi lusonganga vo vioka mafunda ye mafunda ma Nkand'a Nzambi mikayuanga.
000 oo diinaar oo dahab ah, isagoo jidka Alle ku bixiyay.
'Mukanda wa tshivulukidi wakafundibua ku mpala kuende bua kuanyisha bantu aba bakadi batshina Nzambi ne bakadi banemeka dîna diende.'
Iyo kitaab xusuuseed baa loogu qoray hortiisa, kuwa Rabbiga ka cabsada iyo kuwa ka fiirsan magiciisa.
Bana babo ba bakashi kabena munkatshi muetu, anyi ?
Gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin?
nuenu nudi bamumanye bua yeye utu wikala n'enu, neikale munda muenu.
Waad garanaysaa isaga, maxaa yeelay, isagu wuu idinla jiraa, wuuna idinku jiri doonaa.
Yeye kakenza bualu bubi, kabakamusangana ne didinga mukana muende.
Isagu ma uu dembaabin, khiyaanona afkiisa lagama helin.
KIFUNDWA 19 Le Umpika Mukōkele ne Mudyumuke I Ani?
CASHARKA 19 Waa Ayo Addoonka Aamminka ah oo Caqliga leh?
byonso bitambile kwadi, ne batwe bene pa mwanda wandi; kadi
Waayo, wax waluba isagay ka yimaadeen oo ku yimaadeen oo u yimaadeen aawadiis.
Udi kabidi mu diba dimue ukeba bua kumanya nganyi wa mu nkatshi muabu wikala mutambe bunene ! (nv.
Waxaa ka dhex kacday dood ay islahaayeen, Kee baa ahaan doonaa kan inoo weyn.
42 Yesu wakatuambila bikole ne, Nuambile bantu bualu ebu, nubamanyishe ne, Eu nyeye wakusungudibua kudi Nzambi bua kuikala Mulumbuludi wa badi ne muoyo ne wa bafue.
42 Wuxuu nagu amray inaannu dadka wacdinno, aannuna markhaati u furno inuu kanu yahay kii Ilaah doortay inuu xukumo kuwa nool iyo kuwa dhintayba.
43 Baprofete bonso badi bamba bualu buandi ne, Muntu yonso wamuitabusha neangate dijimisha dia mibi mu dina diandi.
Isaga nebiyada oo dhan ayaa u markhaati fura in mid kastoo isaga rumaystaa uu magiciisa ku helo dembidhaafka."
Bualu lelu, mbanulelele mupandishi mu tshimenga tshia Davidi, yeye udi Kristo, Mukalenge.
Waayo, manta waxaa magaalada Daa'uud idiinku dhashay Badbaadiye oo ah Masiixa Rabbiga ah."
Yeye kakenza bualu bubi, kabakamusangana ne didinga mukana muende.
"Isagu ma uu dembaabin, khiyaanona afkiisa lagama helin.
'Kakuena dibue dikuabu didi bu Nzambi wetu'
Oo dhagax weyn oo Ilaahayaga la mid ahuna ma jiro.
kadi kabakajingulula malu akabambileye.
Laakiin way garan waayeen hadalkii uu kula hadlay.
Uvua ne: "Umbuka mu ditunga dienu ne munkatshi mua balela bebe, ulue mu ditunga dingakuleja."
oo wuxuu ku yidhi, Ka soo kac waddankaaga iyo dadkaaga, oo kaalay dalka aan ku tusi doono.
Bavua balamate Nzambi bikole, kadi batshivua baditatshisha bua kumanya muntu uvua munene munkatshi muabu.
Laakiin way aamuseen, waayo, intay jidka ku socdeen waxay ka wada hadlayeen kan ugu weyn.
Bible unena'mba: "I kutupu kipangwa nansha kimo kifyame ku meso andi, ino bintu byonso bidi mutaka kadi i bisokokele patōka ku meso a yewa mwine otukeshintulwila'ko."
"Oo uun aan hortiisa ka muuqani ma jiro, laakiin wax waliba way qaawan yihiin oo bannaan yihiin indhihiisa hortooda, kan aynu ku tirsan nahay."
17 Ami nenudimbile ngi kwiatshila bintu bienu kwi muntu oso abo a bantu banatumine kwanudi su ? 18 Natekyele Tshito na nantumine n'aye mwanikye.
17 Miyaan faa'iido ahaan wax idiinkaga qaatay kuwii aan idiin soo diray midkoodna?