nammwe mwenna emmunyeenye ezaaka mumutendereze.
Xiddigaha iftiinka oo dhammow, ammaana isaga.
ng'ayogera nti 2 Musa, omuweereza wange, afudde; kale kaakano
oo wuxuu ku yidhi, 1:2 Addoonkaygii Muuse ahaa waa dhintay, haddaba
10Abatendekwa baagira Yesu bati: Eby'omushaija n'omukazi we ku biraabe biri bityo, haakiri omuntu okutashwera.
Xertiisii waxay ku yidhaahdeen, Haddii nin xaalkiisu sidan yahay xagga naagtiisa, in la guursadaaba ma wanaagsana.
"N'abo abaasaasaana nebagenda nga babuulira ekigambo.
Haddaba kuwii kala firidhsanaa, meel walba ka tegey wacdiyeyeen ereyga.
Ekibi - Weena orikushisha naba omuhuku wekibi.
Ku alla kii dembaabaa waa addoonka dembiga.
Haza abaafiire baacwerwa orubanja nk'oku ebi baakozire, ebyahandiikirwe omuri ebyo bitabo, byabaire biri.
Oo kuwii dhintayna waxaa lagu xukumay sidii lagu qoray kitaabbadii ku qornaa, sidii ay ahaayeen camalkoodii.
era banaayimbanga olw'obutuukirivu bwo.
Xaqnimadaadana way ka gabyi doonaan.
Ekikompe Kitange ky'ampadde, siikinywe?"
Koobka Aabbuhu i siiyey miyaanan cabbayn?
mulabye nga nnyimye mu ggulu okwogera nammwe.
qudhiinnu waad aragteen inaan samada idinkala hadlay.
"Nayita Omwana wange okuva mu Misiri."
"Masar waxaan uga yeedhay wiilkayga"
Amu mi kibananook kobootok kotugul; ago ma mi anee ak okweek kotugul."
Waayo masaakiintu mar walba way idinla jiraan, aniguse mar walba idinlama joogo."
kandi igulu riri emirimo egia amakono gaao.
Samooyinkuna waa shuqullada gacmahaaga,
Era nsobi ki gye nkukoze, n'ondeetera nze n'obwakabaka bwange ekibi ekinene ekyenkana awo?
Oo maxaan kuugu dembaabay, oo aad aniga iyo boqortooyadaydaba dembi weyn ugu soo jiidday?
"N'abo abaasaasaana nebagenda nga babuulira ekigambo.
Haddaba kuwii kala firidhsanaa, meel walba oo ay mareenba ereygii bay ku wacdiyeen.
kkubo limu, era onoddukanga mu makubo musanvu mu maaso gaabwe:
jid qudha baad kaga iman doontaan, oo hortooda ayaad toddoba jid ku
kandi igulu riri emirimo egia amakono gaao.
Samooyinkuna waa shuqulkii gacmahaaga.
Luusi n'addamu nti, "Nze Luusi omuweereza wo.
Waxay ku jawaabay: "Waxaan ahay Ruth, anoo addoontaada ah.
Ogenda noolaba amaato nga gakola ekkubo muyo, olwo nno musobole okugenda okunoonya ebigabwabye (Katonda), era kibasobozese okwebaza.
Waxaadna aragtaa doomaha oo dhex jeexaya badda gudaheeda, si aad ugu doonataan [sidaa] deeqdiisa iyo bal inaad shukridaan.
Ku ekyo kWe tulitegeerera nti: Amazima tuli baago, mu maaso g'Oli omutima gulitutereera.
Oo taasaynu ku garan doonnaa inaynu kuwa runta nahay, oo aynu isaga hortiisa qalbigeenna kaga dhiiro gelin doonnaa
Sikyasaana kuyitibwa mwana wo.
Hadda ma istaahilo in laygu yeedho wiilkaaga ma ihi. "
olimalayo ennaku musanvu ndyoke njije gy'oli nkutegeeze by'oba okola.
Toddoba maalmood waa inaad i sugtaa, ilaa aan kuu imaado oo aan ku tuso waxaad samayn doonto.
agondera ekigambo ky'omuweereza we?
Oo maqli codka addoonkiisa?
ku lunaku olw'obulokozi ndikuyamba.
Oo maalintii badbaadintana ayaan ku caawiyey.
era mwenna muli baana b'oyo Ali Waggulu Ennyo.
Oo dhammaantiin waxaad tihiin Ilaaha uga sarreeya wiilashiisii.
Owange Musa kiki ekiri mu mukono gwo ogwa ddyo?.
waa maxay Taas midigtaada ku Jirta Muusow (ogaal waydiin). (17)
amu ki ma imuuch komuita eng' ng'olyoondonooto ki king'at keele, Agot ngo twa tyony tulweet, kelage koik; 21
Waayo, uma ay adkaysan karin wixii lagu amray, markii lagu yidhi, Xataa haddii neef buurta taabto, waa la dhagxin doonaa.
aluwa omukisa olunaku olwa ssabbiiti, n'alutukuza.
barakadeeyey maalintii sabtida ahayd oo qoduus uga dhigay.
Ono anaayitibwanga mukazi, kubanga ono aggyiddwa mu musajja.
yeedhi doonaa Naag, maxaa yeelay, iyada waxaa laga soo saaray Nin.
mubuulire ebikolwa bye mu mawanga,
Falimihiisana dadyowga ka dhex sheega.
"Waliwo omugga, emyala gyagwo gisanyusa ekibuga kya Katonda, kye kifo ekitukuvu ekya Katonda Ali Waggulu Ennyo."
Waxaa jira webi durdurradiisu ay ka farxiyaan magaalada Ilaah, Taasoo ah meesha quduuska ah ee Ilaaha ugu sarreeya taambuugyadiisa.
N'olwekyo abalunnyanja bamubuuza: 'Tukukole tutya okuziyiza omuyaga?'
Markaasay ku yidhaahdeen, Si baddu noogu degto aawadeed haddaba bal maxaannu kugu samaynaa?
muleete ekiweebwayo, mujje mu maaso ge;
Qurbaan u keena, oo hortiisa kaalaya,
Tukwebaza, kubanga Erinnya lyo liri kumpi.
Waannu kuu mahadnaqnaa, waayo, magacaagu waa noo dhow yahay,
n'abantu bonna ne balaba ekitiibwa kye.
Oo dadyowga oo dhammuna waxay arkaan ammaantiisa.
10 Omutuukirivu alisanyuka ng'alabye bamuwalanidde eggwanga,
10 Kan xaqa ahu wuu rayrayn doonaa markuu arko aargudashada,
mukama wange kabaka, bonna si baddu bamukama wange?
Laakiin, boqorow, sayidkaygiiyow, Kuwaasi ma ah addoommadaada oo dhammuba?
'Tebaliyingira mu kiwummulo kyange.' "
Inaanay nasashadayda gelin.
2 Mukuŋŋaane muwulire, mwe abaana ba Yakobo,
2 Wiilashii Yacquubow, isa soo urursada, oo maqla,
Ku kino okwagala kwa Katonda kw'atwagalamu kwe kwalabikira: Katonda yasindika mu nsi Omwana we omu yekka gw'azaala tube balamu mu ye.
"In this oo taasaa jacaylka Ilaah inoogu qabo xagga, maxaa yeelay, Ilaah in dunida u soo diray Wiilkiisa keliya oo dhashay, si aynu ugu noolaanno isaga marayo.
Mukama Katonda wo yalagira Musa omuweereza we okubawa: ensi
Ilaahaaga ahu addoonkiisii Muuse ahaa ugu amray inuu idin siiyo dalka oo
kubanga twesiga erinnya lye ettukuvu.
Maxaa yeelay, innagu waxaynu isku halleeynay magiciisa quduuska ah.
Ak ki kas kutit ne oo ne punu kipsengwet koleenji icheek, Otogosu oli.
Oo waxay samada ka maqleen cod weyn oo ku leh, Halkan soo fuula.
Ono anaayitibwanga mukazi, kubanga ono aggyiddwa mu musajja.
Tani waxay la mid waxaa loogu yeedhi doonaa naag, maxaa yeelay, iyada waxaa laga soo qaaday nin. "
era tebamanyi makubo gange.'
Oo iyagu ma ay aqoon jidadkaygii.
era leka abaavu n'abeetaaga batenderezenga erinnya lyo ennaku zonna.
Miskiinka iyo kan baahanu magacaaga ha ammaaneen.
Kyokka mmwe si bwe mwayigirizibwa ku bya Kristo.
Laakiinse idinku Masiixa sidaas kuma aydnaan baran,
Awo Sulemaani n'amutegeeza byonna bye yamubuuza: tewaali kintu ekyakwekebwa kabaka ky'a taamutegeeza.
Sulaymaanna wuxuu uga jawaabay su'aalaheedii oo dhan; oo wax boqorka ka qarsoonaa oo uusan u sheegin ma jirin.
giweebwa amaanyi, Eri emikono gy'Omuyinza wa Yakobo, (Omuva
Gacmaha Kan xoogga leh oo Yacquub,
okutuusa lwe batuuka mu maaso ga Katonda mu Sayuuni.
Oo midkood kastaaba Ilaah buu ka hor muuqdaa Siyoon dhexdeeda.
Oliraba eby'ekivve ebisinga n'ebyo."
Wax kuwan ka weyn, waxaad arki doontaa. "