11 A filè, Kisibaa bangera aw ye bi Dawuda ka dugu la, o ye Matigi ni Krisita ye.
Waayo, manta waxaa magaalada Daa'uud idiinku dhashay Badbaadiye oo ah Masiixa Rabbiga ah."
43Kiraw bɛɛ tun ye ale Yezu le koo fɔ, ko ni mɔgɔ min lar'a la, k'o tigi ka hakɛ bena yafa."
Isaga nebiyada oo dhan ayaa u markhaati fura in mid kastoo isaga rumaystaa uu magiciisa ku helo dembidhaafka."
8Ala y'a fɔ Nuhun n'a dencɛw ye tugu ko:
8 Oo Ilaah Nuux buu la hadlay, iyo wiilashiisii la joogay, isagoo ku leh,
17 Kumakan dɔ bɔra sankolo la k'a fɔ ko: "Nin ye ne Dencɛ kanunin ye.
Oo bal eeg, oo cod baa samooyinka ka lahaa, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay.
6U ye i ka mɔgɔw ni kiraw joli bɔn, o la, i ye joli di u ma minji ye, o ka kan!"
waayo, iyagu waxay daadiyeen dhiiggii quduusiintii iyo nebiyadii, oo adiguna waxaad ka waraabisay dhiig; waayo, way istaahilaan.
Taga hɛrɛ la, i kɛnɛyanin ka to."
Nabad ku tag, oo laga bogsiiyo dhibaatadaadii."
Jɔncɛ kantigiman hakiliman ye jɔn lo ye?
Waa Ayo Addoonka Aamminka ah oo Caqliga leh?
10A y'a fɔ ne ye tugu ko: "Kana kitabu nin kɔnɔna kuma kɛ gundoko ye dɛ, bari a koow kɛtuma surunyana ka ban.
Oo haddana waxay igu tidhi, Shaabad ha ku xidhin erayada wax sii sheegidda oo kitaabkan lagu qoray, waayo, wakhtigii waa dhow yahay.
Siyaw bena u jigi la ale kan."
Oo quruumuhu waxay ku rajayn doonaan magiciisa.
Ne man kan ka wele ko i deen tugu.›
Hadda ma istaahilo in laygu yeedho wiilkaaga ma ihi. "
nga a nana waasa ka yeelen le koo fɔ.
Isagu nuurka ma uu ahayn, laakiin wuxuu u yimid inuu nuurka u marag furo.
Ɲɛyirali fɛ, a be "tile bɔ mɔgɔjuguw ni mɔgɔɲumanw ye, ka sanji di koɲumankɛlaw ni kojugukɛlaw ma."
Isagu "qoraxdiisa wuxuu u soo bixiyaa kuwa xun iyo kuwa wanaagsan, roobna wuu u di'iyaa kuwa xaqa ah iyo kuwa aan xaqa ahaynba."
37 Ne y'a dòn ko aw ye Ibrahima bònsònw ye, o bèè n'a ta aw bè cogo ɲini ka ne faga, katuguni aw ma sòn ne ka kuma ka sigi yòrò sòrò aw kònò.
Waan garanayaa inaad farcankii Ibraahim tihiin, laakiin waxaad doonaysaan inaad i dishaan, waayo, hadalkaygu meel idinkuma haysto.
An b'a fɛ k'ale lo ladegi.
Waxaanu dareemaynaa inaanu maxaabiis oo kale nahay.
A ka kalandenw dara a la.
Xertiisiina way rumaysteen.
20Aw kɔni tun y'a latigɛ ka kojugu kɛ ne la, nga Ala y'a ta k'a yɛlɛma k'a kɛ koɲuman ye janko min kɛra bii, o ka se ka kɛ, mɔgɔ caaman nii ka kisi.
20 Idinku xumaan baad ila damacsanaydeen, laakiinse Ilaah wuxuu damacsanaa wanaag si uu u sameeyo siday maantaba tahay oo uu dad badan badbaadiyo.
35 O kosɔn, aw ye aw yɛrɛ kɔrɔsi aw ta yeelen kana na ban ka kɛ dibi ye.
Haddaba iska jir si iftiinka kugu jiraa aanu gudcur u ahaan.
An sera k'o kɛ cogo di? - Matiyo 19:26.
Sidee waxan suuraggal u yihiin? - Matayos 19:26.
33Piyɛri y'a fɔ a ye ko: "Matigi, hali ni ne ka kan ka fara i kan u k'an don kaso la, walima u k'an faga, ne be sɔn."
Markaasuu wuxuu ku yidhi, Sayidow, diyaar baan u ahay inaan kuu raaco xabsiga iyo dhimashadaba.
43Ne ye jɔn ye fɔɔ ne Matigi bamuso yɛrɛ be na bɔ ne fɛ?
Xaggee waxanu iiga yimaadeen in Sayidkayga hooyadiis iigu timaado?
ka bɛɛn kɛ n'u ye, bɛɛn min te ban.
Tani waxay noqon doonaa axdi weligiis ah iyaga, waayo,.
42Matigi y'a jaabi ko: "Baaraden tilennin hakiliman jumɛn be yen, n'a kuntigi y'a sigi a ka baaraden tɔw kunna waasa a ka dumuni d'u ma a diwaati la?
42 Sayidkuna wuxuu yidhi, Haddaba yuu yahay wakiilka aaminka ah oo caqliga leh, kan uu sayidkiisu u sarraysiin doona dadka gurigiisa, inuu qaybtooda oo cuntada ah siiyo wakhtigeeda?
Aw gwɛnin lo, nga aw bɛɛ tɛ."
Oo idinkuna waa nadiifsan tihiin, laakiin dhammaantiin ma aha. "
1Ne ye koo bɛɛ fɔ aw ye janko aw kunna kana cɛn.
"Waxaan waxyaalahaas idiinkula hadlay inaydnaan ka xumaanin.
34 Ne y'a ye ka seereya kè ko, nin ye Ala Denkè de ye."
34Anigu waan arkay, waana u marag furay in kanu yahay Wiilka Ilaah."
8- Ni Isirayɛlidenw tun donna lafiɲɛyɔrɔ nin na Zozuwe sababu la, Ala tun tena lafiɲɛlon wɛrɛ kuma fɔ tugu.
8 Waayo, haddii Yashuuca iyagii nasiyey, Ilaah markaas dabadeed kama uu hadleen maalin kale.
8bari Mɔgɔ Dencɛ ye lafiɲɛlon kuntigi ye."
Waayo, Wiilka Aadanahu waa sayidkii sabtida.
20 A bangebaaw ye u jaabi ko: "An y'a dòn ko an denkè don, ko a fiyennen bangera.
20 Waalidkiis waxay haddaba ugu jawaabeen, Waannu garanaynaa kani inuu wiilkayagii yahay oo uu indhala'aan ku dhashay,
5 Ne b'a fò aw ye ko ayi dèrè, nka ni aw ma nimisa aw ka jurumuw la, aw bèè na halaki ten."
13:5 Waxaan idinku leeyahay, Maya, laakiin haddaydaan toobad keenin, kulligiin sidaas oo kale ayaad u lumi doontaan.
Ibrayima lara Ala la minkɛ ka sɔn a ta ma, a wilila ka taga k'a sɔrɔ a tun t'a tagayɔrɔ lɔn.
Ibraahim kolkii loo yeedhay, rumaysad buu ku addeecay inuu tago meeshuu ku heli lahaa dhaxalka, wuuna tegey isagoo aan garanaynin meeshuu ku socdo.
46"Mun na aw be ne wele Matigi, Matigi, k'a sɔrɔ ne be min fɔ aw ye, aw t'o kɛ?
46 Maxaad iigu yeedhaan, Rabbow, Rabbow, oo aad u yeeli weydaan wixii aan leeyahay?
36Ne b'a fɔ aw ye ko Ala bena mɔgɔw kiti loon min na, u ye kuma kuntan minw bɛɛ fɔ, a bena u ɲininga u fɔkun na.
Laakiin waxaan idinku leeyahay, nin yeelan doonaan in ay siin account on Maalinta Qiyaame, waayo, Eray kasta oo si taxadar la'aan ay ku hadleen.
47 Nka Solomani de ye o so jò a ye.
Laakiinse Sulaymaan baa guri u dhisay.
36Ne b'a fɔ aw ye ko Ala bena mɔgɔw kiti loon min na, u ye kuma kuntan minw bɛɛ fɔ, a bena u ɲininga u fɔkun na.
Waxaan idinku leeyahay, Eray kasta oo aan waxtar lahayn oo dadku ku hadlo, maalinta xisaabta xisaab bay ka bixin doonaan.
bu mɛɛrio ye Yinni Gusunɔ u kuɑ.
Maryanna igu salaama, tan aad idiinku dadaashay.
7 Zan y'a ye ko *Fariziɲɛ caaman ni *Saduseɲɛ caaman be nana batize ale fɛ minkɛ, a y'a fɔ u ye ko: "Aw fɔnfɔnnidenw, jɔn y'aw lasɔmi ko aw ka boli Ala ka kiti nata ɲa?
Laakiin goortuu arkay qaar badan oo Farrisiin iyo Sadukiin ah oo baabtiiskiisa yimid wuxuu ku yidhi, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa?
Siya wɛrɛw ka Ala tɛ fana wa?
Miyuusan ahayn kan quruumaha kalena?
50 Wo ma a lɔn ko yanni mala mɔgɛ bɛɛ la ni to, a fisa, mɔgɔ kelen ni faga mɔgɛ bɛɛla ko la?"
oo ka fiirsan maysaan inay idiin roon tahay in nin keli ahu dadka u dhinto oo aan quruunta oo dhammu lumin.
Nka ni aw bè farisogo ka kèwalew faga Ni Senu barika la, aw na ɲènamaya.
waayo, haddaad sida jidhka u noolaataan, hubaal waad dhiman doontaan, laakiin haddaad falimaha jidhka Ruuxa ku dishaan, waad noolaan doontaan.
40 Ayiwa, a' ye aw yèrèw kòlòsi, walisa kiraw ye ko minnu fò, olu kana na aw sòrò.
40 Sidaas darteed iska jira inaanay idinku dhicin wixii nebiyadu sheegeen iyagoo leh,
20 A bangebaaw ye u jaabi ko: "An y'a dòn ko an denkè don, ko a fiyennen bangera.
9:20 Waalidkiis waxay haddaba ugu jawaabeen, Waannu garanaynaa kani inuu wiilkayagii yahay oo uu indhala'aan ku dhashay?
4An tena o dogo an deenw na,
4 Ka qarin mayno carruurtooda,
44Tiɲɛ na, n b'a fɔ aw ye ko a kuntigi ben'a ka nafolo bɛɛ ɲamɔgɔya don a bolo.
Runtii waxaan idinku leeyahay, Wuxuu leeyahay oo dhan ayuu ka sarreeysiin doonaa isaga.
48 Aw ye o kow seerew ye.
48 Idinkuna waxyaalahaas ayaad markhaati ka tihiin.
33Piyɛri y'a fɔ a ye ko: "Matigi, hali ni ne ka kan ka fara i kan u k'an don kaso la, walima u k'an faga, ne be sɔn."
33 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Sayidow, diyaar baan u ahay inaan kuu raaco xabsiga iyo dhimashadaba.
46"Mun na aw be ne wele Matigi, Matigi, k'a sɔrɔ ne be min fɔ aw ye, aw t'o kɛ?
Maxaad iigu yeedhaan, Rabbow, Rabbow, oo aad u yeeli weydaan wixii aan leeyahay?
An ka mɔgɔ sɔbɛ minw sara, an bena u ye tugun loon dɔ wa?
Mar kale maan arki doonnaa kuwii naga dhintay aan jecleen?
Mɔgɔ min ka d'a ye, a b'a di o tigi le ma.
Eebaha deeqda siiya ciduu doono adoomihiisa.
22 Aw mana fèn o fèn ɲini Ala delili la ni dannaya ye, aw na o sòrò."
22 Oo wax kasta oo aad tukasho ku baridaan idinkoo rumaysan waad heli doontaan.
Ibrayima lara Ala la minkɛ ka sɔn a ta ma, a wilila ka taga k'a sɔrɔ a tun t'a tagayɔrɔ lɔn.
Rumaysad, Ibraahim baa addeecay kolkii loo yeedhay ayuu ku soo baxay, waayo, meel in uu si aad u hesho sida dhaxalka, oo uu ka soo dhigay, ma uu garanaynin meeshuu ku socdo.