Oloze ami ngwamutachikiza, kaha nawa nguli nakulama mazu enyi.
Laakiinse waan aqaan isaga, oo ereygiisa waan xajiyaa.
Vavavulu navavalingisa "kupwa vakwoloka hakwononoka chayauze mutu umwe [Yesu]."
Waxaana sidaasi u badan dadka madxada oo qaar badan oo ka mid ahi ay aaminsan yihiin.
Zambi kanakatanga atu ni angelo hanga ahase kumwononokena ni ungunu weswe.
Binuʼaadanka iyo malaaʼigta uu Ilaahay abuuray si qumman bay Ilaahay u addeeci kareen.
Ami Ngunafungulula Lyehi Kaye"
Waxaan ka adkaaday adduunka."
Ka ha Kalunga acimwene ngwenyi, ci nawahe.
"Oo Ilaah wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay.
Mwilu mwafumine nawa lizu ngwavo: 'Ou ikiye Mwanami, ou ngwazanga, ou ngwevwila kuwaha.'"
Oo bal eeg, oo cod baa samooyinka ka lahaa, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay.
Ambile ngwenyi: "Mwomwo ngana muze chapwile hamakumbi aNowa, ngocho nakupwako chaMwanamutu [chipwe makumbi akukuminyina] mukiko vene munachikapwa.
Sida wakhtigii Nuux ahaa, sidaas oo kale ayaa imaatinka Wiilka Aadanahu ahaan doonaa.
Oloze mutu himutu nahenyi: Mihako yatete ivene Kulishitu, kaha namwiza vaze vakuli Kulishitu halwola lwakupwako chenyi.
laakiin mid kasta markiisa, Masiixa midhaha ugu horreeya, markaas kuwa Masiixana wakhtiga imaatinkiisa.
Shikaho kachi nge ami Mwata, ami Muka-kunangula, ngunamisanyisa kumahinji enu, nayenu nawa mwatela kulisanyisa navakwenu kumahinji enu.
Haddaba haddaan cagaha idiin maydhay anigoo ah Sayidka iyo Macallinka, idinkuna waa inaad cagaha isu maydhaan.
Iye kali mukwa-keke ni utu.
Sida ay mar kastaba tahay, Eebbe waa naxariis iyo raxmad badan yahay.
Ngocho ambile kuli vakiko ngwenyi: "Uno ou mutwe namazu vasonekaho vyeya?"
Wuxuu ku yidhi, Yaa leh masawirkan iyo qorniinkan?
Mumu chalitwaminyine kwambujola kuli yenu mana eswe a Zambi."
Maxaa yeelay, dib ugama noqon inaan talada Ilaah oo dhan idiin sheego.
, 1Pe 2:15 kuh. vaze navahanjika vyauleya
waayo, waxay qarsoodiga ku sameeyaan waa ceeb xataa in laga hadlo.
Jisamu 103.11 Mwomwo nganomu ajindama melu helu lyamavu, Ngoco mulyatohwela likoji lyenyi hali ava vamwivwa woma.
103:11 Waayo, sida samadu dhulka uga sarrayso, Sidaas oo kalaa naxariistiisu ugu weyn tahay kuwa isaga ka cabsada.
Jino ngunatachikiza ngwami unevu woma waKalunga, mwomwo kawanguminyine ami mwanoveko, ikiye mwanove umwe kaha."
Haatan waan garanayaa inaad Ilaah ka cabsatid, tan iyo aad aan u tudhin aad keliya oo dhashay wiilkayga aawadiis. "
Che muchihasa kulingiwa kuli yena.
Tani way kugu dhici kartaa adiga.
Nyi yove nawa ika una honena kupwa nakeke hali mukwenu nganomu ami ngwa kwivililile keke?"
33Miyaanad lahayn inaad kii kula shaqayn jiray u naxariisatid sidaan anigu kuugu naxariistay?
Marta te hananyingika sango jipema hakutwala kuli afu.
Maarta way ogeed warka wanaagsan oo ku saabsan kuwa dhinta.
Nyi yove nawa ika una honena kupwa nakeke hali mukwenu nganomu ami ngwa kwivililile keke?"
33 Miyaanad lahayn inaad kii kula shaqayn jiray u naxariisatid sidaan anigu kuugu naxariistay?
Kalunga ikiye atutengele etu tuvosena kaha apwa nawa wamuchano.
Dhammaanteen innagu waxaynu nahay abuur, laakiin isagu waa ruux abuuraya.
Afu keshi kuhanjika chipwe kwivwa.
Kuwa dhintay mana hadlaan mana maqlaan.
Kuchi Muhasa Kupwa Sepa Lia Zambi?
Sidee Baad Ilaahay Saaxiib ula Ahaan Kartaa?
(Zefania 2:3) Ha mashimbu aka mulikahwa?
(Sefanyaah 2:3) Goormay waxan dhici doonaan?
Kaha navakamumona Mwanamutu ali nakwiza hamavwi amwilu nangolo naupahu waunene.
Markaasay waxay arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruuraha ku imanaya isagoo leh xoog badan iyo ammaan.
Kalunga wamuchano apwa hiKalunga uze Atengele vyuma vyosena.
Ilaaha runta ah waa ka wax kasta abuuray.
Wahililenu, lisambenu, mwomwo fweto yenu yinapu yayinene mwilu, mwomwo mukiko vene vayanjishile navapolofweto vaze valivangile kupwako shimbu kanda enu muchisemuke."
Farxa oo reyreeya, waayo, jannada abaalgudkiinnu waa ku weyn yahay, waayo, sidaasay u silcin jireen nebiyadii idinka horreeyey.
Kapena (Allah) alitendele ŵanache ŵachikongwe mu yaagumbile, sano jenumanja ni ansagulile ŵanache ŵachilume?
(39) Mise Eebaa Gabdho u sugnaaday idinkana wiilal.
Tondenunga Lika Chatete Wangana
Horta doondoona boqortooyadii
Yehova ikiye Kalunga wamuchano, ngocho twatela kulemesanga ikiye kaha.
Yehowah waa Ilaaha runta ah oo waa inaan keligiis caabudno.
, Isa 49:10 Kaveshi kukevwa zala chipwe l.
Oo aan wax cayilanaynin, gaajona wax katareyn.
Ami ngweji kuli twaminanga kulya kavali mu chalumingo, ngwechi kuhananga chakweseka mulikumi kufumisa ku vyami ngweji kukwatanga."
Toddobaadkiiba laba kol ayaan soomaa, waxaan haysta oo dhanna toban meelood ayaan meel ka bixiyaa.
Senu atachikiza ngwenyi nayenu mwasakiwa vyuma kanevi. . . .
Weli Aabbihiin waa og yahay inaad waxaas oo dhan u baahan.
Tuhane kulya chetu cha hakumbi hakumbi.
qancinay waar maanta calafkii annaguu na siiyee xagayaga nala eeg,
Ona fo, mwanaa hae a li ku yena: 'Tate, ha mu itamile ku Jehova, mu eze mo mu itamezi.'
Oday ayaa Wiilkiisa wuxuu yiri:- Aabbo iska ilaali intaad Nooshahay Waqti aad u Xun oo imaan doona, max...
, Isa 49:10 Kaveshi kukevwa zala chipwe l.
Lagumana cayilo sidoo kalana gaajo kaama bi'iyo."
Kawetava tahi? ngwove, Ami nguli muli Tata naTata nawa ali muli Amiko?
Miyaadan rumaysan inaan Aabbaha ku jiro, Aabbuhuna uu igu jiro?
"Wangana wami kaweshi wamukaye kanoko.
Imminkase boqortooyadaydu tan halkan ma aha.
Kapena (Allah) alitendele ŵanache ŵachikongwe mu yaagumbile, sano jenumanja ni ansagulile ŵanache ŵachilume?
Mise wuxuu Allaah leeyahay gabdhaha kaliya oo aad idinkuna leedihiin wiilasha?
Ana, yika Zambi anazange kuli Yenwe?
Carruuray muxuu Ilaahay idin la raba?
Kapena (Allah) alitendele ŵanache ŵachikongwe mu yaagumbile, sano jenumanja ni ansagulile ŵanache ŵachilume?
Mise Eebaa Gabdho u sugnaaday idinkana wiilal. (39)
Kaha lizu lya Kalunga lya fumine mwilu, nakuhanjika ngwalyo, "Ou you mwanami ngwazanga; muli ikiye ngweji kwivwilangamo kuwaha."
Oo kolkiiba jannada waxay u timid cod leh oo leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay oo aan ku faraxsanahay."
Kalunga avatwaminyinengako kulutwe lwavo mupanda ya livwi mumusana, naufuku avatwaminyinyinengako mupanda yakakahya.
waxay ku caanbexeen cadaalad daro iyo kooxaysi waxaana daliil u ah dagaalka tooska iyi kam qarsoon ee ay ku hayaan abwaan kaad
Shikaho weshowo mwalinyisa nge ou mwana wamundende, ikiye wamulemu muWangana wamelu.
Ku alla kii haddaba isu hoosaysiiya sida ilmahan oo kale, kaas ayaa ugu weyn boqortooyada jannada,
Kaha lizu lya Kalunga lya fumine mwilu, nakuhanjika ngwalyo, "Ou you mwanami ngwazanga; muli ikiye ngweji kwivwilangamo kuwaha."
oo cod baa samooyinka ka lahaa, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay, oo aan ku faraxsanahay.
Avakumbulwile, "Ava vangana kavalovoka kechi nachuma chekako kuvanga nakulomba nakulitwamina kulya."
28 Ciise goortuu guriga galay, xertiisii waxay gooni ahaan u weyddiiyeen, Annagu maxaannu u saari kari waynay? 29 Wuxuu ku yidhi, Caynkanu wax kale kuma soo bixi karo tukasho iyo soon maahee.
Numba vene nge mwakuvulumuna mapapa 7 halikumbi lyolimwe nakwiza cheka kuli ove mapapa 7 nakwamba ngwenyi, 'Ngunapihilila nakwalumuka,' watela kumukonekela."
17:4 Hadduu toddoba goor maalintii kugu dembaabo, oo toddoba goor kuu soo jeesto, isagoo leh, Waa toobad keenay, waa inaad cafido.
Atu anji kanehuka Wata wa Zambi, ha kulichinga ni Satana.
Binuʼaadanka ugu badnaantooda waxay raaceen Shayddaanka inay Ilaah xukunkiisa diidaan.
Etu twachinyinyine kuvihela vyeka."
Halka kuwa kale oo ka mid ah riyaaqayarzuqnay qaarkood nolosha . "
tukakupoeni ukakupoa
(Dand ka adhinirnay, dand kaa adhinirnay)
Ana, yika Zambi anazange kuli Yenwe?
Carruuray muxuu Ilaahay idin la rabaa?