6 Wszakże Ja przywiodę ich do zdrowia, i uleczę a uzdrowię ich, i objawię im obfitość pokoju, a pokoju pewnego.
6 Bal ogaada, anigu waxaan iyada u keeni doonaa caafimaad iyo fayoobi, waanan bogsiin doonaa, oo waxaan iyaga u muujin doonaa nabad iyo run badan.


Bóg jest w pełni świadomy tego, co robisz. "
Eebe waa ogyahay waxaad camal falaysaan. "

16 Przetoż co rychlej Farao wezwał Mojżesza i Aarona, i rzekł: Zgrzeszyłem przeciwko Panu Bogu waszemu, i przeciwko wam.
16 Markaasaa Fircoon dhaqso ugu yeedhay Muuse iyo Haaruun, oo wuxuu ku yidhi, Waan ku dembaabay Rabbiga Ilaahiinna ah iyo idinkaba.

Funkcja 100G QSFP28 CLR4 jest podobna do funkcji 100G QSFP28 CWDM4 używanej w centrum danych.
Shaqada 100G QSFP28 CLR4 waxay la mid tahay 100G QSFP28 CWDM4 oo loo isticmaalo xarunta xogta.

9 Ja za nimi proszę; nie za światem proszę, ale za tymi, których mi dałeś, bo twoimi są.
9 Iyaga waan kuu baryayaa; kuu baryi maayo dunida, laakiin waxaan kuu baryayaa kuwaad i siisay, waayo, waa kuwaagii.

Oni beda mówic swoimi jezykami to, czego nie ma w ich sercach.
Laakiin way Carrabkooda yay ka dhihi waxa ay micnaheedu maahan in Quluubtooda.

18 Ale ten, który wziął jeden, odszedłszy wykopał dół w ziemi, i skrył pieniądze pana swego.
18 Kii midka helayse, wuu baxay oo dhulka qoday oo lacagtii sayidkiisii ayuu ku qariyey.

Wtedy powiedział do nich Mojżesz: To jest chleb, który Jahwe daje wam do jedzenia.
Kolkaasaa Muuse wuxuu iyagii ku yidhi, Tanu waa kibistii Rabbigu idiin siiyey inaad cuntaan.

20 Gdy tedy przeszedł Abner do Dawida do Hebronu, a z nim dwadzieścia mężów, abym zebrał do króla, pana mego, wszystkiego Izraela, którzy z tobą uczynią przymierze; a będziesz królował nad wszystkimi, jako żąda dusza twoja.
21 Markaasaa Abneer Daa'uud ku yidhi, Anigu waan kacayaa, waanan tegayaa, oo reer binu Israa'iil oo dhanna waan kuu soo wada ururin doonaa, boqorow, sayidkaygiiyow, inay axdi kula dhigtaan oo adna aad xukuntid in alla intii naftaadu doonayso.

42 Ale nazajutrz wyszedł lud w pole, i powiedziano to Abimelechowi. 43 Wziąwszy tedy lud, rozdzielił go na trzy hufce, i zasadził się w polu; a widząc, a oto lud wychodził z miasta, wypadł na nie, i pobił je.
43 Markaasuu dadkii kaxaystay, oo intuu u kala qaybiyey saddex guuto ayuu duurka ku gaaday; markaasuu intuu wax fiiriyey ayuu arkay dadkii magaalada ka soo baxayay oo intuu ku kacay ayuu laayay.

Uczył ich cnoty posłuszeństwa do Boga i Jego Posłańca i powiedział im o wielkiej nagrody będą otrzymywać nie tylko w tym życiu, ale bardziej w życiu ostatecznym.
Wuxuu wax u barayay wanaagga addeecidda idiin kaxaysa xagga Eebe iyo Rasuulkiisa oo waxay u sheegeen abaalgudka weyn helayaan ma aha oo kaliya ee nolosha, laakiin sidaas oo dheeraad ah ee Aakhiro.

I rzeczywiście ich Pan odbiera je:
' Wuxuuna ku suganyahay Eebahood jawaabo, iyaga oo:

Złącze SMT i klatka 1xN, optymalizacja projektu klatki i optymalizacja skrzynek modułów umożliwiają wsparcie termiczne co najmniej 12W na moduł.
Xidhiidhiyaha SMT iyo 1xN, Qaabdhismeedka naqshadeynta cage iyo kobcinta koodhka modules waxay u suurtagelisaa taageerada kululaynta ugu yaraan 12W kasta moduleka.

Koran w rękach ludzi, dzisiaj jest ten sam Koran
Quraanka ku jirta gacanta dadka maanta waa isku mid Quraanka

26 Tenci jest Aaron i Mojżesz, do których mówił Pan: Wywiedźcie syny Izraelskie z ziemi Egipskiej według hufców ich.
26 Kuwanu waa Haaruun iyo Muuse kuwii Rabbigu ku yidhi, Reer binu Israa'iil ka soo wada dalka Masar sida ay dadkooda guutooyinkoodu yihiin.

Nowe produkty 400G zazwyczaj wykorzystują łącza szeregowe 8 50G, które są oparte na najnowszej technologii modułu PAM-4.
Waxyaabaha cusub ee 400G waxay inta badan qaataan 8 50G taxane xiriiriye, kuwaas oo ku salaysan farsamaynta casriga cusub ee PAM-4.

22 Bo cóż ma człowiek ze wszystkiej pracy swej, i z usiłowania serca swego, które podejmuje pod słońcem?
22 Bal maxaa nin ka helaa hawshiisa uu qorraxda hoosteeda ku hawshoodo oo dhan iyo dabagalka qalbigiisaba?

17 Mówiąc do niego: Nie bój się, bo cię nie znajdzie ręka Saula, ojca mego; a ty będziesz królował nad Izraelem, ja zaś będę wtórym po tobie; wszak i Saul, ojciec mój, wie o tem.
17 Oo wuxuu isagii ku yidhi, Ha cabsan, waayo, aabbahay Saa'uul gacantiisu kuma heli doonto; oo adna reer binu Israa'iil boqor baad u noqon doontaa, oo anna waan kugu xigi doonaa; taasna aabbahay Saa'uul waa og yahay.

23 I rzekł do nich: wyście z nizkości, jam z wysokości; wy- ście z tego świata, jam nie jest z tego świata.
23 Wuxuu ku yidhi iyaga, Idinku waxaad tihiin kuwa hoosta, aniguse waxaan ka mid ahay kuwa sare.

12 I mające mur wielki i wysoki, mające bram dwanaście, a na onych bramach dwanaście Aniołów i imiona napisane, które są dwanaście pokoleń synów Izraelskich.
12 oo waxay lahayd derbi weyn oo dheer; oo waxay kaloo lahayd laba iyo toban irdood, oo irdahana waxaa ka taagnaa laba iyo toban malaa'igood; oo waxaa ku qornaa magacyo, kuwaas oo ah magacyadii laba iyo tobanka qabiil oo reer binu Israa'iil;

11. I opuścił go diabeł, a oto Aniołowie przychodzili i służyli jemu.
11 Markaasaa Ibliiskii ka tegey, oo waxaa u yimid malaa'igo, wayna u adeegeen.

27 Ale gdy z tobą mówić będę, otworzę usta twoje; tedy rzeczesz do nich: Tak mówi panujący Pan: Kto chce słuchać, niech słucha, a kto nie chce, niech nie słucha, gdyż domem odpornym są.
27 Laakiinse markaan kula hadlo, afkaagaan furi doonaa oo waxaad ku odhan doontaa, Sayidka Rabbiga ahu sidaasuu leeyahay. Kii wax maqlaa, ha maqlo, oo kii diidaana ha diido, waayo, iyagu waa reer caasiyoobay.

I "Powiedz:"O ludzie, ja jestem posłańcem Boga do was wszystkich" (7: 158).
Iyo, "waxaad dhahdaa"Dadow waxaan ahay Rasuulkii Eebe ee Korkiina dhan si '" (7: 158).

14 Bo was nawiedzę według owocu spraw waszych, mówi Pan; a rozniecę ogień w lesie twoim, który pożre wszystko około niego. Jeremiasza 22
14 Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan idiin ciqaabi doonaa siday midhaha falimihiinnu ahaayeen, oo dab baan kaynta oo dhan ku dayn doonaa, oo wuxuu baabbi'in doonaa waxyaalaha hareeraha ku yaal oo dhan.

2 Zwołał tedy Mojżesz wszystkiego Izraela, i mówił do nich: Wyście widzieli wszystko, co czynił Pan przed oczyma waszemi w ziemi Egipskiej Faraonowi, i wszystkim sługom jego, i całej ziemi jego;
2 Markaasaa Muuse u wada yeedhay reer binu Israa'iil oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, Idinku waad wada aragteen wixii Rabbigu markaad Masar joogteen hortiinna ku sameeyey Fircoon iyo addoommadiisii oo dhan iyo dalkiisii oo dhan,

Tak mówi Pan, król Izraela i Odkupiciel jego
Sayidka Rabbiga, oo wuxuu boqorkii reer binu Israa'iil, iyo Bixiyahaaga

17 (Jako napisano: Ojcem wielu narodów wystawiłem cię) przed Bogiem, któremu uwierzył, który ożywia umarłe i który przywołuje te rzeczy, których nie masz, i jakoby były.
17 (sida qoran, Quruumo badan baan aabbe kaaga dhigay) Ilaaha uu rumaystay hortiisa, kan nooleeya kuwii dhintay oo u yeedha waxyaalaha aan jirin sida iyagoo jira.

13 Bo majętność ich przyjdzie na rozchwycenie, i domy ich na spustoszenie; pobudują domy, lecz w nich mieszkać nie będą; i będą sadzić winnice, ale z nich wina pić nie będą.
13 Maalkoodu wuxuu noqon doonaa wax la boobo, guryahooduna waxay noqon doonaan meel baabba' ah, haah, oo waxay dhisan doonaan guryo, laakiinse ma ay degi doonaan, oo waxay beeran doonaan beero canab ah, laakiinse khamrigooda ma ay cabbi doonaan.

15 A ona rzekła: Daj mi błogosławieństwo; gdyżeś mi dał ziemię suchą, daj mi też źródła wód.
15 Markaasay ku tidhi, Ii ducee, oo waxaad i siisaa ilo biyo ah, maxaa yeelay, waxaad i siisay dalkii koonfureed.

W ogóle, brytyjskie siły zbrojne są umiarkowane, z około 200 tysięcy żołnierzy, 330 samolotów bojowych i śmigłowców, jak również dwie klasy lotniskowca królowej Elżbiety.
Guud ahaan, ciidamada British yihiin dhexdhexaad ah, oo leh qiyaastii 200 oo kun oo askari, 330 dagaalka diyaaradaha helicopters iyo sidoo kale diyaaradaha xambaara laba fasal ee Queen Elizabeth.

Pamiętaj, atrybuty istot stworzonych, nie są niezależne, nie są one wolne od pragnień, podczas gdy Bóg jest wolny od tego wszystkiego.
Xusuusnow, astaamihii sugan uxuu u abuuray, ma u madaxbannaan yihiin, oo innaba waa ay xoreeyaan hawadooda, halka Eebana waa ka kaaftoon oo dhan taas aawadeed.

30 Ale ty, synu człowieczy! słuchaj. Synowie ludu twojego często mówią o tobie około ścian i we drzwiach domów, i mówi jeden do drugiego, i każdy do bliźniego swego, mówiąc: Pójdźcie, a posłuchajcie, co za słowo od Pana wyszło.
30 Oo weliba Wiilka Aadamow, dadkaagu derbiyada dhinacooda iyo guryaha irdahooda ayay kugu hadal hayaan, oo midkoodba wuxuu kan kale ku yidhaahdaa, oo midba walaalkiis ku yidhaahdaa, Waan ku baryayaaye bal kaalay oo maqal waxa uu yahay erayga Rabbiga ka imanayaa!

Bóg jest hojny w przeważającej mierze na początku i w życiu przyszłym. Wszystko chwała Mu na tym świecie iw zyciu ostatecznym.
Mahad waxaa Mudan iyagoo u Adduun iyo Aakhiro.

Starają się oszukać Boga i tych, którzy wierzą,
Waxay khiyaameyn Eebe iyo kuwa ku Rumeeyey,

5 A gdy on jeszcze mówił, oto obłok jasny zacienił je; a oto głos z obłoku mówiący: Ten jest Syn mój miły, w którym mi się upodobało, tego słuchajcie.
5 Intuu weli hadlayay, daruur dhalaalaysa ayaa hadhaysay, oo cod baa daruurtii ka soo baxay oo yidhi, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay oo aan ku faraxsanahay. Maqla isaga.

Wtedy powiedział im, że po tym, jak poprowadził modlitwę w południe powinni stanąć i powiedzieć: "Zwracamy się do Wysłannika Allaha (Salla Allah alihi sallam), aby wstawiali się za nami u muzułmanów i prosi muzułmanówwstawiać się za nami u Wysłannika Allaha (Salla Allah alihi sallam) ".
Markaas wuxuu iyaga ku sheegay in ka dib markii uu ku hogaamiyay salaada duhurkii ay tahay in ay u istaagaan, oo waxaad tidhaahdaan, "Waxaan ku weydiin Rasuulkii Eebe (Salla Allahu alihi wa Sallam) noo Shafeeceene, la Muslimiinta, iyo muslimiinta ah waxaan ku weydiinnoo Shafeeceene, la Rasuulkii Eebe (Salla Allahu alihi wa Sallam).

9 Co było, jest to, co być ma; a co się teraz dzieje, jest to, co się dziać będzie, a niemasz nic nowego pod słońcem.
9 Wixii hore u jiri jiray waa waxa dibna u jiri doona, oo wixii la sameeyeyna waa waxa hadda ka dib la samayn doono, oo inta qorraxda ka hoosaysana wax cusub laguma arko.

13. Ale gdy sprawujesz ucztę wzówże ubogich, ułomnych, chromych i ślepych.
13 Laakiin goortaad diyaafad samayso waxaad u yeedhaa masaakiinta iyo kuwa laxaadka la' iyo curyaannada iyo indhoolayaasha,

31 Potem stojąc król na miejscu swem, uczynił przymierze przed Panem, że chce chodzić za Panem, i strzedz przykazań jego, i świadectw jego, i ustaw jego, ze wszystkiego serca swego i ze wszystkiej duszy swojej, i pełnić słowa przymierza tego, które było w onych księgach napisane.
31 Markaasaa boqorkii istaagay meeshiisii, oo wuxuu Rabbiga hortiisa axdi ugu maray inuu Rabbiga raaco oo uu qalbigiisa oo dhan iyo naftiisa oo dhan ku dhawro amarradiisa, iyo markhaatiyadiisa, iyo qaynuunnadiisa, iyo inuu sii adkeeyo erayadii axdiga oo kitaabkan ku qornaa.

39 A oto duch zły popada go, a zaraz krzyczy, a on rozdziera go, śliniącego się, a zaledwie odchodzi od niego, skruszywszy go.
39 oo bal eeg, jinni baa qabsada, oo dhaqsiba wiilkaa qayliya, jinniguna waa gilgilaa, oo wiilku afkuu ka xumbeeyaa; dhib ayaa jinnigu kaga baxaa, isagoo aad u burburinaya.

31 I wspomnicie na złe drogi wasze, i na sprawy wasze, które nie były dobre, i omierzniecie sami sobie w oczach swoich dla nieprawości waszych i dla obrzydliwości waszych.
31 Oo markaasaad jidadkiinnii xunxumaa iyo falimihiinnii aan wanaagsanayn soo xusuusan doontaan, oo xumaatooyinkiinna iyo waxyaalihiinna karaahiyada ah aawadood ayaad iskaraahsan doontaan.

15 I wzgardzili wyroki jego, i przymierze jego, które uczynił z ojcami ich, i oświadczenia jego, któremi się oświadczał przeciwko nim, a chodzili za próżnością, i stali się próżnymi, i naśladowali poganów, którzy byli około nich, o których im rozkazał Pan, aby nie czynili jako oni.
15 Oo iyagu way diidi jireen qaynuunnadiisii iyo axdigiisii uu awowayaashood la dhigtay, iyo markhaatifurkiisii uu iyaga ugu marag furay, oo intay waxtarla'aan raaceen ayay wax aan waxba tarin noqdeen, oo waxay ku dayan jireen quruumihii hareerahooda ku wareegsanaa oo Rabbigu ku amray inayan sidooda oo kale yeelin.

Modelowanie przepływu danych; Jest to proces identyfikacji, modelowania i dokumentowania sposobu przepływu danych całego systemu informacji gospodarczej.
Data Flow Modelling; Tani waa habka of aqoonsado, tusaale u noqosho iyo diiwaangelinta sida xogta socodka agagaarka nidaamka macluumaadka ganacsi.

3 A dał Pan łaskę ludowi w oczach Egipczan, i był Mojżesz mąż bardzo wielki w ziemi Egipskiej, w oczach sług Faraonowych, i w oczach ludu.
3 Rabbiguna Masriyiintii ayuu dadkii raalli uga dhigay. Oo weliba ninkii Muuse ahaa wuxuu dalka Masar ku ahaa mid aad u weyn xagga Fircoon addoommadiisa iyo xagga dadkaba.

Dla kogo pracujemy?
Waxaan Nahay

Co mówią o nas inni
Waxaan Nahay

Jak działamy
Waxaan Nahay

Czym jesteśmy
Waxaan Nahay

Jak współpracujemy
Waxaan Nahay

Należymy do:
Waxaan Nahay