17 Oo haddaynu carruur nahay, de haddaba waxaynu nahay kuwo wax dhaxla, kuwo Ilaah dhaxla oo Masiix wax la dhaxla, haddii aynu isaga la xanuunsanno, in laynala ammaano isaga.
Men äro vi barn, så äro vi ock arvingar, nämligen Guds arvingar och Kristi medarvingar, om vi eljest lida med honom, för att också med honom bliva förhärligade.
In oraah Nabiga ayuu u sheegay oo isaga saaxiibbadiis ah, "dhulka waxa uu ahaaee iiga wada ururay, waayo, sidaas in la ii muujiyey baxyada iyo Qorrax u dhacyada ay, iyo boqortooyadii aan quruuntayda ku gaari doonto sida ugu fog sidii la soo wada ururin lahaa. "
I ett citat av profeten berättade han sina följeslagare, "Jorden varsamlades för mig så att jag visade sina alla öst och alla väst och rike min nation kommer att nå så långt som det var samlade. "
Mahad waxaa Mudan iyagoo u Adduun iyo Aakhiro.
All ära till honom i denna värld och i det eviga livet.
17 Oo Ilaah wuxuu Nuux ku yidhi, Tanu waa calaamadii axdigii aan ku adkeeyey inta jidhka leh oo dhulka joogta.
17 Och Gud sade till Noa, är detta det tecken på det förbund som jag har upprättat mellan mig och allt kött som är på jorden.
8 Oo ninkaas wejigaygaan u jeedin doonaa, oo waxaan isaga ka dhigi doonaa yaab iyo calaamad iyo maahmaah, oo dadkaygaan ka dhex gooyn doonaa, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.
8 jag skall vända mitt ansikte mot den mannen och göra honom till ett tecken och till ett ordspråk, och utrota honom ur mitt folk; och I skolen förnimma att jag är HERREN.
21 Ciise markuu sidaas yidhi, ayuu ka qalbi xumaaday, wuxuuna bayaan u sheegay oo yidhi, Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Midkiin ayaa i gacangelin doona.
21 När Jesus hade sagt detta, blev han upprörd i sin ande och betygade och sade: "Sannerligen, sannerligen säger jag eder: En av eder skall förråda mig."
[27] Taas oo u dhiganta in ay meel iyo si waafaqsan runta, in rasuulladii iyo kuwa raacsan badbaadinta iyo baabbi'in Kuwa ka Gaaloobi.
[27] Detta motsvarar dess plats och i linje med sanningen, att genom att spara apostlarna och anhängare och förstöra dem som förnekar.
5 Ibraahimna wuxuu raggiisii dhallinyarada ahaa ku yidhi, Idinku halkan dameerka la jooga, aniga iyo wiilkuna halkoo baannu tegaynaa oo Ilaah ku soo caabudaynaa, dabadeedna waannu idinku soo noqonaynaa.
5 "Stanna här med åsnan", sa Abraham till de unga männen, "så ska jag och pojken gå vidare och tillbe, och sedan kommer vi tillbaka."
10 Markaasuu dadkii badnaa u yeedhay oo ku yidhi, Maqla oo garta.
10 Och han kallade folket till sig och sade till dem: "Hören och förstån.
Taas awgeed Waxaan Eebe ka codsaday in Maalinta Qiyaame wuu i siisoogolaansho si uu ugu duceeyo iyaga oo wakiil ka, iyo tan uu sameeyay.
På grund av detta Jag bad Allah att på Domedagen Han ger migtillstånd att medla på deras vägnar, och det han har gjort. "
"Kuwa idinka mid ah waxaan ugu jeclahay iyo kuwa fadhiya doonaa dhow ii on Maalinta Qiyaame waa kan ugu fiican oo idinka mid ah ee qof, kuwa is-hoosaysiiya, iyo kuwa kuwaasuna waa Asaxaabta wadajir u wanaagsan."
"De ibland er jag älskar mest och de som kommer att sitta nära mig på Domedagen är bäst av er karaktär, de ödmjuka, och de som är ömsesidigt goda kamrater."
13 Markaasaa Bilaatos ku yidhi, Miyaanad maqlaynin waxa badan oo ay kugu marag furayaan?
13 Då sade Pilatus till honom: »Hör du icke huru mycket de hava att vittna mot dig?»
'Amr, As-Sa'ibs ina yiri, "Maalin maalmaha ka mid ah sida Rasuulkii Eebe ahaa wuxuu ku fadhiistay isagoo foster aabihii waxay Nuujinaysay, waxaa isagii u yimid.
'Amr, As-Sa'ibs son sa, "En dag när Profeten satt sin fosterfar med dia kom till honom.
Marka Abu Jahl hadalladaas maqleen rag uu uu xogagga, oo wuxuu ku yidhi, "Eebaan ku Dhaaranaye waxaan ku soo noqon mayno ilamaa aannu ahayd in Badr!
När Abu Jahl hörde dessa ord som han samlade sina män och sade: "Vid Allah, vi kommer inte tillbaka förrän vi har varit till Badr!
49 oo waxay Muuse ku yidhaahdeen, Annagoo addoommadaada ah waan soo tirinnay ragga dagaalyahannada ah oo aannu u talinno, oo nin qudhuhu nagama dhinna.
49 Och de sade till Mose: "Dina tjänare hava räknat antalet av de krigsmän som vi hava haft under vårt befäl, och icke en enda fattas bland oss.
Sidaas shaqeeyaan (waxa aad Doono siduu iddinka) iyo waxaan ka shaqaynaynaa. '"
Så fungerar (som du vill) och vi arbetar. ""
34 Oo weligiis Ilaah maysku dayay inuu quruun dhexdeed kala soo baxo quruun kale, oo ma kaga soo bixiyey jirrabaadyo, iyo calaamooyin, iyo yaabab, iyo dagaal, iyo gacan xoog badan, iyo cudud fidsan, sidii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinkoo u jeeda uu idiinku sameeyey dalkii Masar?
34 eller om någon gud har försökt att komma och hämta ett folk åt sig ut från ett annat folk, genom hemsökelser, tecken och under, genom krig, genom stark hand och uträckt arm, och genom stora, fruktansvärda gärningar, vilket allt HE EN, eder Guds, har gjort med eder i Egypten, inför dina ögon.
cilmi ka dib, waxaa idiinka yimid, ku odhan,
efter kunskap kommit till dig, säg,
[30] Eebe wa Subhaanahu Allaah siiyo Nicmada addoomadiisa, si ay u sameeyaan in ay xoolahoodii oo ay xujeesan, farxi kala duwan, ay ka mid yihiin faa'iidooyinka ku jira fuushan, faa'iidooyinka cunidda hilibka, caanaha, jirka oo Kulaashaan la maqaarka, oo waxaad ka samaysaa qalabka kala duwan ee maqaar, dhogorta iyo timaha.
[30] Allah wa Subhaanahu ta'ala ge favörer till sina tjänare att göra i sin boskap som de härrör från de olika njutningar, däribland fördelarna med att rida det, fördelarna med att äta kött, dricka mjölk, värma kroppen med huden och göra olika verktyg av läder, päls och hår.
" Hudhayfah uu inoo sheegayaa, "Eebe kulmin Dadka wadajir, ka dib markii uu ka dhawaaqi mid ayaa u yeedhay oo ku saabsan bannaan sare halkaas oo ay maqli karaan oo ay arkaan wacaha.
Hudhayfah informerar oss, "Allah kommer att samla mänskligheten helt och hållet, efter att uppringaren har kallat dem på en högplatå där de kan höra och se den som ringer.
"Dadka, waxaan idin abuurnay lab iyo dhaddig ah,
"Folk, Vi har skapat er av en man och en kvinna,
28 Sidaas daraaddeed waxaannu isnidhi, Markay sidaas waa dambe inagu yidhaahdaan innaga ama farcankeenna, waxay noqon doontaa oo aannu ku odhan doonnaa, Bal eega, hannaankii meeshii allabariga oo Rabbiga, ee ay awowayaasheen dhiseen oo aan lagu bixin qurbaanno la gubo ama allabari, laakiinse waa markhaati inoo dhexeeya annaga iyo idinka.
28 Och vi tänkte: Om det i framtiden händer att de så säga till oss och våra efterkommande, då kunna vi svara: 'Sen på den bild av HE ENS altare, som våra fäder hava gjort, men icke till brännoffer eller till slaktoffer, utan till att vara ett vittne mellan oss och eder.'
3.2 Halbeegyada xawaaraha iyo keynaanka
Välkommen till tid och hastighet
'Waxaa laga yaabaa in igu hanuuniyo Eebahay wax doono si wax u dhawi Hanuukiisa mar ka badan.' "
"Det kan vara så att min Herre vägleder mig till något närmare rättskaffenhet än detta." "
waxa ku qoran falimihiisii kale Archelaus in ay ahayd iyagoo aaminsan in
är skriven i agerar av Arkelaus att det var deras övertygelse att
19 Markaasaa dadkii oo dhammu waxay Samuu'eel ku yidhaahdeen, Addoommadaada u bari Rabbiga Ilaahaaga ah, yaannan dhimanne, waayo, dembiyadayadii oo dhan waxaan ku darsannay sharkan markaannu boqor weyddiisannay.
19 Och allt folket sade till SamuelSamuel: »Bed för dina tjänaretjänare till HE EN, din GudGud, att vi icke må dö, eftersom vi till alla våra andra synder ock hava lagt det onda att vi hava begärt att få en konungkonung.»
3 Markaasaa duufiyihii u yimid oo ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka Ilaah, dhagaxyadan ku dheh, Kibis noqda.
3 Då trädde frestaren fram och sade till honom: "Är du Guds Son, så bjud att dessa stenar bliva bröd."
Odoroska dhaqaalaha Morocco waxaa laga helaa
Utsikterna för den marockanska ekonomin återfinns i
koray, inuu walaalihiis u soo baxay, oo uu fiiriyey ay
vuxit, att han gick ut till sina bröder och såg på deras
Waxaan Nahay
Vi är imponerade.
Ina Masood iyo kuwa kale oo dhacdadan mucjisada ah waxay yidhaahdeen iftiimino dheeraad ah, "Intii lagu guda jiray waqtiga la Rasuulkii Eebe moon waxaa loo kala qaybiyay laba.
Masood son och andra sprida ytterligare ljus över denna mirakulösa händelse att säga: "Under tiden för Allahs sändebud månen delades i två.
Ina Abbas 'inoo sheegayaa in Nabiga la hadlay ee uu shafeeco aqbalo iyo furitaanka Gates in ay Jannada, oo wuxuu ku yidhi, "Maalinta Qiyaame, waxaan noqon doonaa kii ugu Banner of mahad, iyo tani waa ka faanaa lahayn.
Abu Sayeid Al Khudri berättar att profeten talade om situationen för alla de profeter på Uppståndelsens dag och sade: "På Domedagen kommer jag att vara herre över Adams barn och Banner av beröm kommer att vara i min handen, och det är inte en skryta.
inaanad waxba ka cunin waxa ka mid ah: waayo, maalintii aad wax ka cuntid
Du skall inte äta av det: ty den dag du äter
46 Oo waa in isku guri lagu cuno; oo waa inaadan hilibka waxba dibadda uga bixin; lafna waa inaydnaan ka jebin.
46 I ett och samma hus skall det ätas; du skall icke föra något av köttet ut ur huset, och intet ben skolen I sönderslå därpå.
30 Markaasaa Farrisiintii iyo culimmadoodii, intay xertiisii ka gunuunaceen, waxay ku yidhaahdeen, Maxaad cashuurqaadayaasha iyo dembilayaasha wax ula cuntaan oo ula cabtaan?
30. Och de skriftlärda och fariséerna kritiserade hans lärjungar och sade: Varför äter och dricker ni med publikaner och syndare?
33 Markaasaa Daa'uud ku yidhi, Haddaad i raacdo oo aad ila gudubto, culays baad igu noqonaysaa;
33 David sade till honom:»Om du går med mig, så bliver du mig till besvär.
21 Oo Ilaah wuxuu abuuray nibiriyada badda oo waaweyn, iyo uun kasta oo nool oo dhaqdhaqaaqa, ee biyuhu aad u soo bixiyeen iyagoo badan, oo caynkooda oo kale dhala, iyo haad kasta oo caynkiisa dhala; Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay.
21 Och Gud skapade stora valar, och alla levande varelser som röra sig, vilka vattnet fört ut alldeles efter sitt slag, och varje bevingad fågel efter hans slag Och Gud såg att det var gott.
2 Oo sidii Rabbigu ku amray Muuse sagaal qabiil iyo qabiil badhkiis saami bay ku heleen dhaxalkoodii.
2 nämligen genom lottkastning om vars och ens arvedel, såsom HERREN hade bjudit genom Mose angående de nio stammarna och den ena halva stammen.
Under hanuunka Nabiga, (Salla Allahu alihi wa Sallam), mujaahidiinta ayaa lagu interred oo uu wax ka weyddiin lahaa taas oo ah laba ogaa ugu badan ee Quraanka by qalbigiisa, oo korkoodana waxaa ugu aqoon u ahaa kaalinta qabriga ugu horeysay.
Under ledning av profeten (salla Allahu Alihi wa sallam), var martyrerna begravd och han skulle fråga vilken av de två kände mest av Koranen utantill, varpå de mest kunniga placerades i graven först.
13 Oo nin alla ninkii ka mid ah reer binu Israa'iil ama shisheeyayaasha dhexdooda deggan hadduu ugaadhsasho ku helo neef amase haad ugaadh ah oo la cuno, waa inuu dhiiggiisa daadiyaa oo ciid ku daboolaa.
13 Och om någon av IsraelsIsraels barn, eller av främlingarna som bo ibland dem, fäller ett villebråd av fyrfotadjur eller en fågel, sådant som får ätas, så skall han låta blodetblodet rinna ut och övertäcka det med jord.
1 Markaasuu wuxuu Muuse ku yidhi, Soo fuula oo Rabbiga u kaalaya, adiga iyo Haaruun, iyo Naadaab, iyo Abiihuu, iyo toddobaatan oday oo reer binu Israa'iil ah, oo meel fog ka caabuda;
1 Och han sade till MoseMose: »Stig upp till HE EN, du själv jämte AronAron, NadabNadab och Abihu och sjuttio av de äldsteäldste i IsraelIsrael; och I skolen tillbedja på avstånd.
5 Oo markii Rabbigu idin geeyo dalka reer Kancaan iyo reer Xeed, iyo reer Amor, iyo reer Xiwi, iyo reer Yebuus, oo uu awowayaashiin ugu dhaartay inuu idin siinayo, kaas oo ah dal caano iyo malab la barwaaqaysan, de markaas waa inaad bishan dhexdeeda dhawrtaan u adeegiddan Ilaah.
5 Och när HE EN låter dig komma in i kananéernas, hetiternas, amoréernas, hivéernas och jebuséernas land, som han med ed har lovat dina fäder att giva dig, ett land som flyter av mjölk och honung, då skall du hålla denna gudstjänst i denna månad:
20 Markaasaa Caakaan wuxuu Yashuuca ugu jawaabay, Sida runta ah waan ku dembaabay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, oo waxaan sameeyey sidaas iyo sidaas:
20 Akan svarade Josua och sade: »Det är sant, jag har syndat mot HE EN, Israels Gud, ty så har jag gjort:
waa kuwa dhihi, 'Waxaan nahay Nasaara.'
finns de som säger, "Vi är Nazarenes."
16 Isaguna Aabraam si wanaagsan buu u qabtay iyada aawadeed: wuxuuna lahaa ido, iyo dibiyo, iyo dameerro lab, iyo niman addoommo ah, iyo naago addoommo ah, iyo dameerro dhaddig iyo geel.
16 Och AbramAbram blev av honom väl behandlad för hennes skull, så att han fick får, fäkreatur och åsnor, tjänaretjänare och tjänarinnor, åsninnor och kamelerkameler.
2 iyo inaad adigu u sheegtid dhegaha wiilkaaga, iyo wiilkaaga wiilkiisa, wixii aan ku sameeyey Masriyiinta, iyo calaamooyinkaygii aan ku dhex sameeyey, inay iyagu ogaadaan inaan anigu ahay Rabbiga.
2 och för att du sedan skulle kunna förtälja för din son och din sonson vilka stora gärningar jag har utfört bland egyptierna, och vilka tecken jag har gjort bland dem, så att I förnimmen att jag är HERREN.»
21 Laakiinse Yuusuf waxaa la jiray Rabbiga, wuuna u roonaaday, kii xabsiga hayayna raalli buu uga dhigay.
21 Men HE EN var med JosefJosef och förskaffade honom ynnest och lät honom finna nåd hos föreståndaren för fängelset.
16 Bal tag, oo isu soo ururi waayeellada reer binu Israa'iil, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin, oo ah Ilaahii Ibraahim, iyo Ilaahii Isxaaq, iyo Ilaahii Yacquub ayaa ii muuqday, isagoo leh, Hubaal waan idin soo booqday, oo waan arkay waxa laydinku sameeyey Masar dhexdeeda,
16 Gå nu åstad och församla de äldste i Israel, och säg till dem: HERREN, edra fäders Gud, Abrahams, Isaks och Jakobs Gud, har uppenbarat sig för mig, och han har sagt: 'Jag har sett till eder och har sett det som vederfares eder Egypten;
4 Waayo, Rabbigu wuxuu ku farxaa dadkiisa, Wuxuu kuwa camalka qabowna ku qurxin doonaa badbaado.
4 Ty HERREN har behag till sitt folk, han smyckar de ödmjuka med frälsning.
kaliya sida qorraxda oo kale waxaa loo arkaa in ay indhaha meel fog,
precis som solen ses av ögonen på avstånd,