かれら以前も,(使徒を)嘘付き呼ばわりした者があった。ヌーフの民も,ラッスの仲間もサムードも,
Kuwa Reer Makaad hortooda waxaa xaqii beeniyay Qoomkii (Nabi) Nuux iyo Rasi dadkeedii iyo thamuud.


またアードの民も,フィルアウンも,ルートの同胞も,
Iyo Ree Caad iyo Fircoon iyo (Nabi) Luudh walaalihiis (qoomkiisii).

イブラーヒームの物語をかれらに語りなさい.
Ku Akhri Korkooda Warkii Nabi Ibraahim.

この方こそは,幽玄界と現象界を(凡て)知っておられる方,偉力ならびなく慈悲深い御方であり,
kaasina waa Eebaha og wax maqan iyo waxa joogaba, ee adkaada ee Naxariista.

またフィルアウンやかれ以前の者や滅ぼされた諸都市(の民)も,罪を犯していた。
Fircoon iyo kuwii ka horreeyeyna waa jireen iyo kuwii gafsanaa ee la daba geddiyey (Nabi Luudh Qoomkiisi).

また月をその中の明りとされ,太陽を(燃える)灯明となされたかを。
Dayaxana uga yeelay Dhexdooda Nuur, qorraxdana ka yeelay siraad.

本当にこの(クルアーン)は,不信者にとっては悲しみ(の種)であろう。
Qur'aanku waa qoomamada Gaalada (Maalinta Qiyaame).

神は苦しむ人間を作成していません.
Ilaah ma abuuri dadka u xanuunsataan,.

これはよく耐え忍び,自分の主を信頼している者(への報奨である)。
ee ah kuwa samray Eebahoodna tala saarta.

本当に部屋の外から大声であなたを呼ぶ者の多くは,思慮分別のない者である。
kuwa kaaga dhawaaqi qolalka gadaashooda badankoodu wax ma kasayaan.

本当にあなたは(何時かは)死ぬ。かれらもまた死ぬのである。
Adigu waad dhiman iyaguna (Gaaladu) way dhiman.

(それで主は仰せられた。)かれらから逸れて去りなさい,だが「平安あれ。」と(挨拶して)言いなさい。やがてかれらも知るであろう。
Iska saamax waxaadna dhahdaa Nabadgalyo, way ogaandoonaan (waxa ku dhacee).

かれらは,「もしあなたがたが言うことが真実ならば勝利はいつ来るのですか。」と言う。
waxay dhihi waa goorma kala xukunku haddaad run sheegaysaan.

この啓典の啓示は,偉力ならびなく英明な,アッラーから(下されたもの)である。
Kitaabka (Quraanka) ah wuxuu ka soo dagay Eebaha adkaada ee falka san xaggiisa.

本当にあなたがた以前の者たちも,(わが警告を)嘘であるとした。それであが不興が如何に(恐ろしいもので)あったか。
Waxaa Eebe beeniyey Gaaladii (reer Makaad) ka horreeyey, sidayse ahayd Ciqaabti Eebe.

かれらは永遠にその中に住み,守護者も救助者も見い出せないであろう。
Iyagoo ku waari dhexdeeda waligood oon helaynna Sokeeye iyo gargaare midna,

あなたがたのいうことが真実ならば,あなたがたの啓典を出してみなさい。
Keena Kitaabkiina (cadayn) hadaad runlayaaltihiin.

この(クルアーンを催促するために)あなたの舌を急がしく動かしてはならない。
Ha Dhaqaajinin Nabiyow Carrabka inaad Quraanka ku Dagdagto (Akhriskiisa).

大地や山々は持ち上げられ,一撃で粉々に砕かれ,
Dhulka iyo Buurahana la xambaaro oo la burburiyo hal mar.

罪を犯した者は,地獄の懲罰の中に永遠に住む。
Dambiilayaashu waxay gali cadaabka jahanamo iyagoo ku waari.

これは,アッラーにおいて最も易しいことである。
Arrintaasna wax Eebe ku culus ma aha.

良質の良い価格。 あなたは比較の後にそれを知っているだろう。
qiimaha wanaagsan leh tayo wanaagsan. Waxaad ku ogaan doonaa ka dib markii la barbardhigo.

神は人の罪を数えていません.
Ilaah ma aha tirinta dembiyadii dadka.

「主よ,わたしたちからこの懲罰を免じて下さい。本当に信仰いたします。」
Waxayna dheheen Eebow naga fayd cadaabka waxaan nahay Mu'miniine.

英知に満ちた,クルアーンによって誓う。
Quraanka xigmada leh yaan ku dhaartaye.

真理が訪れた時,それを虚偽としたので,かれらは混乱状態に陥った。
Waxaybase beeniyeen xaqii markuu u yimid, waxayna ku suganyihiin xaal qasan.

このようなものが,(現世の)懲罰である。だが来世の懲罰は更に大きなものである。もしかれらに分っていたならば。
Caddibaaddu waa saas Caddibaadda Aakharaase ka weyn haddii ay wax ogyihiin.

かれは(祈って)言った。「主よ,不義を行う民からわたしを御助け下さい。」
wuxuuna yidhi Eebow iiga gargaar qoomka wax fasaadiya.

またかれらはわが印を嘘であると言って,強く拒否した。
Waxayna beeniyeen Aayaadkannaga.

またわれが,預言者たちから誓約をとった時を思い起こしなさい。あなたからも,またヌーフ,イブラーヒーム,ムーサー,マルヤムの子イーサーからもとった時のことを。われは,厳かにかれらから誓約をとったのである。
«Xusuuso» markaan ka qaadnay Nabiyada ballankoodii iyo adiga iyo Nuux, Ibraahim, Muuse iyo Ciise Ibnu Maryam, oo ka qaadnay Ballan adag.

果物と野菜
Miraha iyo Khudaarta

英語アラビア語アフリカーンス語ベラルーシ語ブルガリア語カタロニア語中国のクロアチア語チェコ語デンマーク語オランダ語エストニア語ペルシア語フィンランド語フランス語 (フランス)フランス語 (カナダ)ドイツ語ギリシャ語ヘブライ語ヒンディー語ハンガリー語アイスランド語インドネシアのアイリッシュイタリア語日本語クメール語韓国語ラトビアのリトアニア語マルタ語マレー語マケドニア語ノルウェーのポーランド語ポルトガル語 (ブラジル)ポルトガル語 (ポルトガル)ルーマニア語ロシアセルビア語スロバキア語スロベニア語スペイン語 (メキシコ)スペイン語 (スペイン)スワヒリ語スウェーデン語タミルタイのトルコ語ウクライナ語ベトナム語
EnglishCarabiAfrikaansBelarusBulgarianCatalanShiinahaCroatianCzechDanishHollandIstooniyaanFarsiFinlandFaransiiska (France)Faransiiska (Canada)JarmalGreekHebrewHindiHungarianIcelandIndonesianIrishTalyaaniJapanKhmerKuuriyaanLatviaLithuaniaMaltaMalayReer MakedoniyaNorwayPolishPortuguese (Brazil)Portuguese (Portugal)RomanianRuushkaSerbiaSlovakSloveniaIsbaanish (Mexico)Isbaanish (Spain)SawaaxiliSwedenTamilThaiTurkishUkraineVietnamese

しかします, - 審判の日は、待って.
laakiin doono, - Maalinta xisaabta qiyaamada sugnaaday.

かれらはかれ(使徒)から背き去って,「他人に入れ智恵された者,(ほ?)かれた者です。」と言ったではないか。
Markaasay ka, jeedsadeen Nabiga waxayna dheheen waa waxlabare waalan.

だが,われは信仰し主を畏れる者は救った。
Waxaana korinay kuwii rumeeyey (xaqa) oo dhawrsan jiray.

これらはあなたの主からの報奨,賜物の決算である。
Waa abaalmarin Eebe uu siiyay oo ku filan.

(事物を)明瞭にする啓典にかけて(誓う)。
Waxaan ku dhaartay Kitaabka (Quraanka) cade (muuqda) ee.

かれら(不信者)は,「もしあなたがたの言葉が真実なら,この契約は何時(果たされるの)であろうか。」と言う。
Waxayna dhihi waa goorma yaboohaasi (soobixinta) hadaad run sheegaysaan.

この啓典の啓示は,偉力ならびなく英明であられるアッラーから(下されたもの)である。
Soo dajinta Kitaabka (Quraanka) wuxuu ka ahaaday xagga Eebaha adkaada ee falka san.

世間知らず, を “オンドリ” すべて同じ.
Oo xooggii Kan ugu daa'in

P.S. これがために1時間のご提供です 14 日間のトライアル…
P.S. Tani waa mid ka mid waqti dalab 14 maalinta maxkamadda…

ムーサーの物語が,あなたに届いたか。
Ma ku soo gaadhay warkii (Nabi) Muuse.

信仰して善行に勤しむ者は,楽園が住まいで,それは善行をしたことへの報奨である。
kuwa rumeeyay (xaqa) oo camal fiican falay waxay mudan Jannooyinka Ma'wa martiqaad waxay xamal falayeen dartiis.

私たちはNewswireを彼らの頭の上で変えました
Waxaan soo celinay wargeysyada madaxooda

天と地,そしてその間の凡てのものの主,慈悲深き御方(からの賜物であり),誰もかれに語りかけることは出来ない。
Eebaha Samada iyo Dhulka iyo waxa u dhexeeya waa Allaha Raxmaan ah, Hadal wax ku soocelinna ma jiro (Qiyaamada).

だからあなたがたは(自分の行いの結果を)味わえ。われは懲罰を増加するばかりである。
Ee dhadhamiya Caddibaad Gaalooy waxaan caddibaad ahayn idiin kordhinmaynee.

2 このような人は主のおきてをよろこび、昼も夜もそのおきてを思う。
2 Laakiinse waxaa isaga ka farxiya sharciga Rabbiga, Oo habeen iyo maalinba sharcigiisuu ka fikiraa.

あなたがたはアッラーに仕え,かれを畏れ,わたしに従いなさい。
ee Eebe Caabuda kana dhawrsada'anigana i adeeca.

信仰して,絶えず主を畏れる者には,来世における報奨こそ最も優れたものである。
Ajirka aakhiraana u khayrroon kuwa rumeeyey (Xaqa) oo ah kuwa dhawrsada.

9:30と11:00
9: 30 iyo 11: 00