# en/en_XX-so_SO.0001.xml.gz
# so/en_XX-so_SO.0001.xml.gz


(src)="1"> The people of Noah denied before them , and the companions of the well and Thamud
(trg)="1"> Kuwa Reer Makaad hortooda waxaa xaqii beeniyay Qoomkii ( Nabi ) Nuux iyo Rasi dadkeedii iyo thamuud .

(src)="2"> And if they deny you , [ O Muhammad ] - so , before them , did the people of Noah and ' Aad and Thamud deny [ their prophets ] ,
(trg)="2"> Hadday ku Beeniyaan waxaa Beeniyey Ilortood Qoomkii ( Nabi ) Nuux iyo Caad iyo Thamuud .

(src)="3"> Also included Abraham , a covenant with God .
(trg)="3"> Sidoo kale waxaa ka mid ahaa Ibraahim , axdi ula dhigtay Ilaah .

(src)="4"> And ' Aad and Pharaoh and the brothers of Lot
(trg)="4"> Iyo Ree Caad iyo Fircoon iyo ( Nabi ) Luudh walaalihiis ( qoomkiisii ) .

(src)="5"> Indeed , these [ disbelievers ] are saying ,
(trg)="5"> kuwaasi ( Gaaladu ) waxay dhihi .

(src)="6"> IYO ® Holograms
(trg)="6"> Dhacdooyinka

(src)="7"> Then bring [ back ] our forefathers , if you should be truthful . "
(trg)="7"> noo keena aabayowgano haddaad run sheegaysaan .

(src)="8"> And recite to them the news of Abraham ,
(trg)="8"> Ku Akhri Korkooda Warkii Nabi Ibraahim .

(src)="9"> And the people of Abraham and the people of Lot
(trg)="9"> iyo Qoomkii ( Nabi ) Ibraahim iyo Qoomkii ( Nabi ) Luudh .

(src)="10"> That is the Knower of the unseen and the witnessed , the Exalted in Might , the Merciful ,
(trg)="10"> kaasina waa Eebaha og wax maqan iyo waxa joogaba , ee adkaada ee Naxariista .

(src)="11"> And there came Pharaoh and those before him and the overturned cities with sin .
(trg)="11"> Fircoon iyo kuwii ka horreeyeyna waa jireen iyo kuwii gafsanaa ee la daba geddiyey ( Nabi Luudh Qoomkiisi ) .

(src)="12"> Heaven and earth shall pass away , but my words shall not pass away .
(trg)="12"> Cirka iyo dhulku waa idlaan doonaan , laakiinse ereyadaydu ma idlaan doonaan

(src)="13"> And made the moon therein a [ reflected ] light and made the sun a burning lamp ?
(trg)="13"> Dayaxana uga yeelay Dhexdooda Nuur , qorraxdana ka yeelay siraad .

(src)="14"> And [ We destroyed ] ' Aad and Thamud and the companions of the well and many generations between them .
(trg)="14"> Caadna waan Halaagnay iyo Thamuud , iyo Rasi ( Ceelkii ) Ehelkiisii , iyo Quruumo Intaas u Dhaxeeyey oo Badan .

(src)="15"> Love waxaa Sharing
(trg)="15"> Akhri wax dheeraad ah :

(src)="16"> And indeed , it will be [ a cause of ] regret upon the disbelievers .
(trg)="16"> Qur 'aanku waa qoomamada Gaalada ( Maalinta Qiyaame ) .

(src)="17"> God did not create man to suffer .
(trg)="17"> Ilaah ma abuuri dadka u xanuunsataan , .

(src)="18"> We did not create them except in truth , but most of them do not know .
(trg)="18"> mana aanaan u abuurin wax aan xaq ahayn hasa yeeshee badankood ma oga .

(src)="19"> Who have been patient and upon their Lord rely .
(trg)="19"> ee ah kuwa samray Eebahoodna tala saarta .

(src)="20"> Who made [ as equal ] with Allah another deity ; then throw him into the severe punishment . "
(trg)="20"> Ee Eebe miciisa Ilaah kale yeelay , ku tuura caddibaad daran .

(src)="21"> Love waxaa Sharing
(trg)="21"> Guji si aad u wadaagaan on Reddit ( Furmayaa suuqa kala cusub )

(src)="22"> Wax Parafuun Best in Baako Shrinked
(trg)="22"> waxyaabaha Featured

(src)="23"> Indeed , those who call you , [ O Muhammad ] , from behind the chambers - most of them do not use reason .
(trg)="23"> kuwa kaaga dhawaaqi qolalka gadaashooda badankoodu wax ma kasayaan .

(src)="24"> Uncoiler iyo Straightener
(trg)="24"> Rullaluistemadka iyo meeleeye

(src)="25"> It will not be raised in hell
(trg)="25"> Marka lagu xukumay jahannamada ?

(src)="26"> Indeed , you are to die , and indeed , they are to die .
(trg)="26"> Adigu waad dhiman iyaguna ( Gaaladu ) way dhiman .

(src)="27"> And We had certainly given Moses the Scripture and appointed with him his brother Aaron as an assistant .
(trg)="27"> Waxaana Siinay Nabi Muuse Kitaabkii Waxaana ka Yeellay la Jirkiisa Walaalkiis Haaruun Wasiir .

(src)="28.1"> So turn aside from them and say , " Peace . "
(src)="28.2"> But they are going to know .
(trg)="28"> Iska saamax waxaadna dhahdaa Nabadgalyo , way ogaandoonaan ( waxa ku dhacee ) .

(src)="29"> He gives life and causes death , and to Him you will be returned
(trg)="29"> Eebaa wax nooleeyn waxna dila xaggiisaana laydiin soo celin .

(src)="30"> And they say , " When will be this conquest , if you should be truthful ? "
(trg)="30"> waxay dhihi waa goorma kala xukunku haddaad run sheegaysaan .

(src)="31"> ( He should say : ( I have believed in Allah and His Messenger . ) )
(trg)="31"> ( Wuxuuna dhihi : { aamantu billaahi wa rasulihi } < waxaan rumeeyey ilaahay iyo rusushiisa >

(src)="32"> The revelation of the Book is from Allah , the Exalted in Might , the Wise .
(trg)="32"> Kitaabka ( Quraanka ) ah wuxuu ka soo dagay Eebaha adkaada ee falka san xaggiisa .

(src)="33"> And already had those before them denied , and how [ terrible ] was My reproach .
(trg)="33"> Waxaa Eebe beeniyey Gaaladii ( reer Makaad ) ka horreeyey , sidayse ahayd Ciqaabti Eebe .

(src)="34"> Abiding therein forever , they will not find a protector or a helper .
(trg)="34"> Iyagoo ku waari dhexdeeda waligood oon helaynna Sokeeye iyo gargaare midna ,

(src)="35.1"> We invite you to come and worship the Lord with us .
(src)="35.2"> All of the churches of Christ welcome you .
(trg)="35.1"> Waxaan kugu martiqaadaynaa inaad timaaddo oo aad caabuddo Rabbiga annaga .
(trg)="35.2"> Dhammaan kaniisadaha Masiixa ayaa kugu soo dhaweynaya .

(src)="36"> But [ instead ] , he denied and turned away .
(trg)="36"> Laakiin wuu Beeniyay wuuna Jeedsaday .

(src)="37"> Shillong iyo Guwahati
(trg)="37"> Safi Safarka Gaarka ah

(src)="38"> Then produce your scripture , if you should be truthful .
(trg)="38"> Keena Kitaabkiina ( cadayn ) hadaad runlayaaltihiin .

(src)="39"> Move not your tongue with it , [ O Muhammad ] , to hasten with recitation of the Qur 'an .
(trg)="39"> Ha Dhaqaajinin Nabiyow Carrabka inaad Quraanka ku Dagdagto ( Akhriskiisa ) .

(src)="40"> And the earth and the mountains are lifted and leveled with one blow -
(trg)="40"> Dhulka iyo Buurahana la xambaaro oo la burburiyo hal mar .

(src)="41"> waxaad huwataa Multi Switch Rotary
(trg)="41"> Waa maxay Switch A Rotary

(src)="42"> Say , " O people , I am only to you a clear warner . "
(trg)="42"> waxaad Dhahdaa Dadow waxaan uun Anigu idiin ahay Dige Cad .

(src)="43"> Creates collages
(trg)="43"> Waxay abuurtaa sawirrada

(src)="44"> God created everything and he has authority over it .
(trg)="44"> Ilaah wuxuu abuuray wax kasta oo uu ku leeyahay amar uu dul .

(src)="45.1"> You , verily , O Man , are working toward your Lord a work which you will meet ( in His presence ) .
(src)="45.2"> ( 84 : 6 )
(trg)="45"> Yaa ayyuhal insaanu innaka kaadihun ilaa rabbika kadhan fa mulaaqiyyah .

(src)="46"> Who else but the Lord of the nations
(trg)="46"> Yaa kale laakiin Eebaha quruumaha

(src)="47"> Indeed , the criminals will be in the punishment of Hell , abiding eternally .
(trg)="47"> Dambiilayaashu waxay gali cadaabka jahanamo iyagoo ku waari .

(src)="48"> Waa maxay Charter a Jet Private ?
(trg)="48"> Akhri wax dheeraad ah

(src)="49.1"> Are you a more difficult creation or is the heaven ?
(src)="49.2"> Allah constructed it .
(trg)="49"> Ma idinkaa daran abuuridda masc Samada Eebaa dhisay .

(src)="50"> And that is for Allah not difficult .
(trg)="50"> Arrintaasna wax Eebe ku culus ma aha .

(src)="51.1"> good price with good quality .
(src)="51.2"> You will know it after comparison .
(trg)="51.1"> qiimaha wanaagsan leh tayo wanaagsan .
(trg)="51.2"> Waxaad ku ogaan doonaa ka dib markii la barbardhigo .

(src)="52"> And No Creature Is Hidden From His Sight
(trg)="52"> Iyo uun No Qarsoon From uu Sight

(src)="53"> God is not counting the sins of men .
(trg)="53"> Ilaah ma aha tirinta dembiyadii dadka .

(src)="54"> Those are the disbelievers , the wicked ones .
(trg)="54"> Kuwaasina waa Gaalada Faasiqiinta ah ( aadna u xun ) .

(src)="55"> [ They will say ] , " Our Lord , remove from us the torment ; indeed , we are believers . "
(trg)="55"> Waxayna dheheen Eebow naga fayd cadaabka waxaan nahay Mu 'miniine .

(src)="56"> By the wise Qur 'an .
(trg)="56"> Quraanka xigmada leh yaan ku dhaartaye .

(src)="57"> But they denied the truth when it came to them , so they are in a confused condition .
(trg)="57"> Waxaybase beeniyeen xaqii markuu u yimid , waxayna ku suganyihiin xaal qasan .

(src)="58.1"> Such is the punishment [ of this world ] .
(src)="58.2"> And the punishment of the Hereafter is greater , if they only knew .
(trg)="58"> Caddibaaddu waa saas Caddibaadda Aakharaase ka weyn haddii ay wax ogyihiin .

(src)="59"> We worship God in spirit and in truth
(trg)="59"> We Ilaahay u caabud Ruuxa iyo runta

(src)="60"> You , [ O Muhammad ] , are not but a warner .
(trg)="60"> Waxaan u dige ahayn ma tihid .

(src)="61"> He said , " My Lord , support me against the corrupting people . "
(trg)="61"> wuxuuna yidhi Eebow iiga gargaar qoomka wax fasaadiya .

(src)="62"> And denied Our verses with [ emphatic ] denial .
(trg)="62"> Waxayna beeniyeen Aayaadkannaga .

(src)="63"> And [ mention , O Muhammad ] , when We took from the prophets their covenant and from you and from Noah and Abraham and Moses and Jesus , the son of Mary ; and We took from them a solemn covenant .
(trg)="63"> « Xusuuso » markaan ka qaadnay Nabiyada ballankoodii iyo adiga iyo Nuux , Ibraahim , Muuse iyo Ciise Ibnu Maryam , oo ka qaadnay Ballan adag .

(src)="64"> Fruits and Vegetables
(trg)="64"> Miraha iyo Khudaarta

(src)="65"> Then how [ will it be ] when the angels take them in death , striking their faces and their backs ?
(trg)="65"> Ee say noqon markay nafta ka qaadayso Malaa 'igtu iyadoo ka garaaci Wajiga iyo gadaashaba .

(src)="66"> Aluminum Qaybo qayilo
(trg)="66"> Kooxda Farsamada ee Takhasuska

(src)="67"> EnglishArabicAfrikaansBelarusianBulgarianCatalanChineseCroatianCzechDanishDutchEstonianFarsiFinnishFrench ( France ) French ( Canada ) GermanGreekHebrewHindiHungarianIcelandicIndonesianIrishItalianJapaneseKhmerKoreanLatvianLithuanianMalteseMalayMacedonianNorwegianPolishPortuguese ( Brazil ) Portuguese ( Portugal ) RomanianRussianSerbianSlovakSlovenianSpanish ( Mexico ) Spanish ( Spain ) SwahiliSwedishTamilThaiTurkishUkrainianVietnamese
(trg)="67"> EnglishCarabiAfrikaansBelarusBulgarianCatalanShiinahaCroatianCzechDanishHollandIstooniyaanFarsiFinlandFaransiiska ( France ) Faransiiska ( Canada ) JarmalGreekHebrewHindiHungarianIcelandIndonesianIrishTalyaaniJapanKhmerKuuriyaanLatviaLithuaniaMaltaMalayReer MakedoniyaNorwayPolishPortuguese ( Brazil ) Portuguese ( Portugal ) RomanianRuushkaSerbiaSlovakSloveniaIsbaanish ( Mexico ) Isbaanish ( Spain ) SawaaxiliSwedenTamilThaiTurkishUkraineVietnamese

(src)="68"> ( Allah has decreed and what He wills , He does . ) ( for verily ‘ If ’ lets in the work of the devil . )
(trg)="68"> { qadarullaahi wamaa shaa-a facal } “ Waa ilaahay qadarkiis , wuxuu doonana wuu sameeyaa .

(src)="69"> And again it says , “ For God so …
(trg)="69"> Oo haddana wuxuu leeyahay , “ For God so …

(src)="70"> But will , -the day of reckoning awaits .
(trg)="70"> laakiin doono , - Maalinta xisaabta qiyaamada sugnaaday .

(src)="71"> Then they turned away from him and said , " [ He was ] taught [ and is ] a madman . "
(trg)="71"> Markaasay ka , jeedsadeen Nabiga waxayna dheheen waa waxlabare waalan .

(src)="72"> To warn whoever is alive and justify the word against the disbelievers .
(trg)="72"> Si uu ugu digo ruuxii nool ( xaqa raaci ) cadaabna ugu sugnaado Gaalada .

(src)="73.1"> " The Lord God formed every beast of the field and all the birds of the earth .
(src)="73.2"> He brought them to the man to see what he would call them .
(src)="73.3"> So the man called each living creature , that was its name . " ( 1 Exodus 2 : 19 ) .
(trg)="73.1"> " Sayidka Rabbiga ahu wuxuu sameeyey dugaag kasta oo duurka jooga , iyo haad kasta oo dhulka .
(trg)="73.2"> Oo wuxuu iyagii keenay ninkii , inuu arko wuxuu u bixiyo .
(trg)="73.3"> Sidaas daraaddeed ninkii u bixiyey uun kasta oo nool , ayaa magiciisii ​​noqday . " ( 1 Baxniintii 2 : 19 ) .

(src)="74"> And We saved those who believed and used to fear Allah .
(trg)="74"> Waxaana korinay kuwii rumeeyey ( xaqa ) oo dhawrsan jiray .

(src)="75"> design qaybsan ;
(trg)="75"> waxyaabaha Featured

(src)="76"> [ Allah will say ] , " Throw into Hell every obstinate disbeliever ,
(trg)="76"> Markaasaa lugu dhihi ku tuura Naarta Jhannamo Gaalnimo badane madax adag dhammaantiis .

(src)="77"> [ As ] reward from your Lord , [ a generous ] gift [ made due by ] account ,
(trg)="77"> Waa abaalmarin Eebe uu siiyay oo ku filan .

(src)="78"> A people asked such [ questions ] before you ; then they became thereby disbelievers .
(trg)="78"> Waxaa warsaday Qoom idinka Horreeyey Markaasay Noqdeen Kuwo ka Gaalooba ( Markii loo Muujiyey ) .

(src)="79.1"> And you do not will except that Allah wills .
(src)="79.2"> Indeed , Allah is ever Knowing and Wise .
(trg)="79"> Waxna ma dooni kartaan in Eebe doona mooyee , Eebana waa wax walba oge falsan .

(src)="80"> By the clear Book ,
(trg)="80"> Waxaan ku dhaartay Kitaabka ( Quraanka ) cade ( muuqda ) ee .

(src)="81"> And they say , " When is this promise , if you should be truthful ? "
(trg)="81"> Waxayna dhihi waa goorma yaboohaasi ( soobixinta ) hadaad run sheegaysaan .

(src)="82"> We will guide you to the right care and support !
(trg)="82"> Waxaan kugu hageynaa daryeel iyo taakulo habboon

(src)="83"> The revelation of the Qur 'an is from Allah , the Exalted in Might , the Wise .
(trg)="83"> Soo dajinta Kitaabka ( Quraanka ) wuxuu ka ahaaday xagga Eebaha adkaada ee falka san .

(src)="84"> Here are voskrešaû of the dead – only offer escape alive , If they want it .
(trg)="84"> Waxa aanu kor u dhintay – kaliya bixiyaan baxsadaan nool , haddii ay doonayaan .

(src)="85"> Aluminum Qaybo qayilo
(trg)="85"> Tani waa wax soo saarka cusub qaadashada .

(src)="86"> niizhing miinwaa Temgak
(trg)="86"> Ndo Waankii Yaawinan

(src)="87"> And save us by Your mercy from the disbelieving people . "
(trg)="87"> nagana kori naxariistaada darteed qoomka gaalada ah .

(src)="88"> Charter Near Waxaad
(trg)="88"> Akhri wax dheeraad ah

(src)="89"> Then I seized the ones who disbelieved , and how [ terrible ] was My reproach .
(trg)="89"> Markaasaan qabtay kuwii gaaloobay , sayse noqotay ciqaabtaydii ( aan ciqaabay kuwaas )

(src)="90"> There is such a , that throws stones ,
(trg)="90"> Oo xooggii Kan ugu daa 'in

(src)="91"> And We have already sent Noah and Abraham and placed in their descendants prophethood and scripture ; and among them is he who is guided , but many of them are defiantly disobedient .
(trg)="91"> Dhab ahaan baan u dirray ( nabi ) Nuux iyo ( nabi ) Ibraahim , waxaana yeellay faracooda Nabinnimo iyo Kitaabbo loo soo dajiyay , waxaana ka mid ah kuwa hanuunay , waxbadan oo ka mid ahna waa Faasiqiin .

(src)="92"> And We certainly saved the Children of Israel from the humiliating torment -
(trg)="92"> waana ka korinay ree Bani Israa 'iil cadaab wax duleeya .

(src)="93"> P.S. ­ This is a one time offer for 14 day trial …
(trg)="93"> P.S. Tani waa mid ka mid waqti dalab 14 maalinta maxkamadda …

(src)="94"> Has there reached you the story of Moses ? -
(trg)="94"> Ma ku soo gaadhay warkii ( Nabi ) Muuse .

(src)="95"> Then on that Day none will be asked about his sin among men or jinn .
(trg)="95"> Maalintaas Ruux la warsan dambigiisa Insi iyo Jinniba ma jiro .

(src)="96"> And there certainly came to the people of Pharaoh warning .
(trg)="96"> Fircoon iyo ehelkiisii waxaa uyimid digid .

(src)="97"> qaybaha featured
(trg)="97"> SAXIIX UP IYO HELI NEWS THE LATEST iyo dalabyo

(src)="98"> The size of the land plot
(trg)="98"> Bedka dhulka ee qaab adag

(src)="99"> As for those who believed and did righteous deeds , for them will be the Gardens of Refuge as accommodation for what they used to do .
(trg)="99"> kuwa rumeeyay ( xaqa ) oo camal fiican falay waxay mudan Jannooyinka Ma 'wa martiqaad waxay xamal falayeen dartiis .

(src)="100"> We Have Turned the Newswires On Their Heads
(trg)="100"> Waxaan soo celinay wargeysyada madaxooda